Тёмный

Aar Maanta - Buulo Xuubey (Official Lyric Video) New Somali Music 2021 

Aar Maanta
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 71 тыс.
50% 1

#NewSomaliMusic #AarMaanta #BuuloXuubey
Aar Maanta's new single Buulo Xuubey is available to now on iTunes and all other digital music studios. This is Official Lyric Video. Expect more new music & videos in early 2021 iA.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 213   
@halkahaleel794
@halkahaleel794 3 года назад
Aarmanata waa ninka kaliya ee aan ku arkay fanka ee leh hab heeseed iyo aragti faneed oo u goonniya.
@yasmin19977
@yasmin19977 3 года назад
Reer buula xuubeey iyo ceelqalow waa idin salaamay. Viva dagmada wadajir❤️
@yaasmiinhassan2508
@yaasmiinhassan2508 3 года назад
Ha ka raabin geedka jacaylka iyo skuul jabuuti
@abdirisaqyare1461
@abdirisaqyare1461 3 года назад
Yasmiin Waa kaa wade walashey god bless buulo xubeey ❤️❤️❤️😳
@shaadiyadiamond6341
@shaadiyadiamond6341 3 года назад
Waa ka qadey ani😍
@abdiabdio6876
@abdiabdio6876 3 года назад
yasmin amaanba deris ahayn heee
@cumar_bulshawi
@cumar_bulshawi 3 года назад
Waan kaqaday yaasmiin rer celqalow ma thy
@kavitarey
@kavitarey 3 года назад
Rer Mogadishu liketa ❤🤜🤛
@Mo_Amiin16
@Mo_Amiin16 3 года назад
Inta #buuloxubey jecel ❤
@hibaqali3456
@hibaqali3456 3 года назад
Awaay reer buula xuubey ❤️❤️❤️ viiva xadaan ku dhashay 👍👍👍
@HornLy
@HornLy 3 года назад
I love buulo-Xuubey From Hargeisa🤩
@abdirisaqyare1461
@abdirisaqyare1461 3 года назад
Thanks anagana sidaa idin jecel nahay
@shaadiyadiamond6341
@shaadiyadiamond6341 3 года назад
Tnx wll
@wariyejaceylow4273
@wariyejaceylow4273 3 года назад
Msha allh buulo xubeey waa xaafad barwaaqoo nabad ahoo allow buulo xubeey haika dheereynin
@zeytuungalgacal3328
@zeytuungalgacal3328 3 года назад
Bula xuubey xafadeda wan u xizey wlh 😭😭😭 allow yaa bajaj kusaro bula xubey kuso baraa legend aarmanta 😍😍😍😍
@lastking9865
@lastking9865 3 года назад
Niyaw ninkan Aar maanta fanaaniinta soomalida uu ka style fiican yahay heesihiisa waxad moodaa sida kuwa caalamka haday noqoto 🎶 🎼 music Xitaa laxankiisa waa heer caalami this man is Goat 🐐 👑✅
@asmaahmett1642
@asmaahmett1642 3 года назад
Wow wow laxan ereyo music isu dheeli tiran waxan sugaba yaaqshiid weyku jirtaa heesta 🤩🤩🤩
@annamaalin8481
@annamaalin8481 2 года назад
Ciyal Bulo-xubey 4Eva 🌚🖤
@MuuseXassan-dz1pu
@MuuseXassan-dz1pu Месяц назад
Ex reer BuuLo xubeey Rer XASAN Faarax Daris wanaag❤👋
@andregamming3536
@andregamming3536 3 года назад
aar maanta legend hees somali waxay tahy ninka ibaray 🙏😍
@khaliilofficial8571
@khaliilofficial8571 3 года назад
Reer warta nabada is moojiya
@liina_hasan
@liina_hasan 3 года назад
War dhiigley kuso bara🥰🥰
@piraaha
@piraaha 3 года назад
I love buulo xuubey from Nigeria 🖤🖤
@AbdallaArush
@AbdallaArush 3 года назад
Rer bulaxubey one love❤ buulabezani xafadeyda ninki yaqana yaqan
@nagiibkayse3008
@nagiibkayse3008 Год назад
Watched after 2 yrs, Aarmaanta professional artist.
@foziarakotobe200
@foziarakotobe200 3 года назад
He's the one can play with international standard .💯
@omarsheikhsharif6911
@omarsheikhsharif6911 3 года назад
Absolutely. 🔥🔥
@hyunjinsbias9341
@hyunjinsbias9341 3 года назад
Legend sister
@hamseabdihakinmohamoudhuss7272
@hamseabdihakinmohamoudhuss7272 3 года назад
Aar maanta is a unique somali musician.
@daauusofficial4253
@daauusofficial4253 3 года назад
War nio waanu ku wadanaa ma ceeb baa heestan neh hda ayaa tiktok kala kicineynaa 😛😁 legend ciyaalka xaafada luuqadoda kula hadley igu qado 😉🥰🇸🇴✊
@abdiabdio6876
@abdiabdio6876 3 года назад
Buulo. xubey xaafadaydi dugsi hoose dhexe jabuti, dugsi sarena wadajir sare ka dibna jamacada ummada 1 year woow good live
@duriyyobarqadle
@duriyyobarqadle 3 года назад
Buloxuubey 😍😘❤️❤️
@abdidahirgorod898
@abdidahirgorod898 3 года назад
Best fanan fananiinta hda jira kan ugu heesta ban ku siiyey anu
@BillanMohamoud
@BillanMohamoud Год назад
From film ardey 😅❤
@kooshinugazka5053
@kooshinugazka5053 3 года назад
Nin weyn aar maanta I can't wait inta dabka laga soo qadayo lio🤴🏿
@HorumariUmaddaada
@HorumariUmaddaada 3 года назад
Maasha Allah Waa hees Sahlan, Hadana Cumqi weyn. Waxaan qabaa in heestan laxankeeda iyo Muusigeeda waqti badan uu galay. Waa hees qalbiga u roon, gaar ahaan markay kaa qasan tahay oo aad qurbaha joogto. Markaad Qurbahaaad nafsadaada "Isku Weyso", heestani waxay kuu suuro gelinee in aad nafsadaada isa soo hesho, oo aad waayo waayo soo xasuusato. Waxay i soo xusuusisay markaan Boondheere, Shangaani iyo Xamarweyne kubada ku ciyaari jiray iyo garaangarta lugu wadi jiray.
@borbowahmadey2684
@borbowahmadey2684 3 года назад
🦁MAANTA.....It undoubtedly has some of the world’s greatest voices 🔥🔥🔥 #Boondheere fiidkii kaaga tuma baareey Xamar beri samaadii Shingaani kusoo bara 🦁♥️👌🏿 Viva Buulo_Xuubey Peace & Love... From Boondheere🥁
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 2 года назад
Best song Mesha ku barbaarey buulo xuubey 💙💙💙💙❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@yt6605
@yt6605 Год назад
From arday inTa iga daNbaysaa Like ta haLa bakhaYliNa😂❤
@basheybsb7919
@basheybsb7919 3 года назад
Aar Maanta is taking Somali Music to another level. I wish him all the best in his career~~ Popularity and Success.
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 3 года назад
Armaanta legend waaye inta taqaano aya gara neyso
@sabaabdi2215
@sabaabdi2215 3 года назад
I huge fancy of aarka maanta keeping going you get unique voice 💯🔥💯🌹🌹🌹🌹🌹
@faicalmeraneh7301
@faicalmeraneh7301 Год назад
allow yaa arday nagasoo racay 😄
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 3 года назад
Walaalkeey Aar Maanta. Buulo Xuubeey. Salaan qaaliya iga gudoon.
@amishnuur7903
@amishnuur7903 3 года назад
Rer bula xubey xafada ku dhashay 💓💓💓💓
@JowharFilms
@JowharFilms Год назад
Hees shidan kala Kansan ❤❤
@Abdiqani-Hassan
@Abdiqani-Hassan Год назад
From arday😂❤
@najibabukar1758
@najibabukar1758 3 года назад
Summer 2021 iyo Muqdishu inshaAllah ❤️
@Ralia.Channal
@Ralia.Channal 3 года назад
we love you Aarka❤️
@enggorod34
@enggorod34 Год назад
Hees iyo bar waye, bajaaj walba aan raaco heestaan ayaan shitaa
@shidanenoor3506
@shidanenoor3506 3 года назад
Kaxda yaa ku sobaraa🥰🥰
@issesouleiman5309
@issesouleiman5309 3 года назад
Hambalyo Aar maanta. Fanaan aan tageero u ahay baad tahay jaalle Caafimaad iyo Cimri dharar allaha kugu deeqo Waxaan ka soo salaamaya dalka faransiiska anigo ah wiil Soomaaliyeed oo uu dhashay wadanka Jabuuti Tabta haboon ee aad fanka kaga jirto ku taagnow mudane Ciise Saleebaan Horay u soco legend Aar 🇩🇯🇸🇴
@nacimaiman
@nacimaiman 3 года назад
Hees & Bar Aar Maanta 🥰🥰🥰🥰💚💚💚💚my Home Xamar 🥰🇸🇴🇸🇴💯🙏🏿
@sariif11
@sariif11 3 года назад
Allow yaa bajaaj Ku saaroo xeebta Lido iyo badda kula gala 🇸🇴♥️#Aarmaanta heesihiisa wa classic and relax Horey usoco sxb
@darvish7180
@darvish7180 3 года назад
Allow yaa bajaaj ku saaroo Heliwaa kusoo baraa reer Heliwaa ❤️🇸🇴
@fartunxaalifaraax5694
@fartunxaalifaraax5694 3 года назад
Heliwaa am huriwaa
@AhmedSomaliTV
@AhmedSomaliTV 3 года назад
Hees munaasiba oo soo baxday xili munaasiba, fanaan munaasib ahina qaadayo! #BuuloXuubey Let's GOOOOOO!!
@mohamedabdinoor525
@mohamedabdinoor525 3 года назад
Buulo xubey My home mesha aan ku dhashay i miss titinley buulo xubey
@aymarmusa225
@aymarmusa225 3 года назад
Watching from the Bahamas . I love Buulo-Xuubey
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 года назад
Bahamas na somali miyay ku nooshahay??
@zakariyeaxmed765
@zakariyeaxmed765 3 года назад
Aar waxan xamar goormee saas ukala baratay #from #beyxaani 🇸🇴
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 3 года назад
Waw,. Aar Maanta Somali Legend,..Cod iga dheh,Laxan iga dheh,Aar Maanta 👍👍
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 года назад
Nice song 🇸🇴 Aarmaanta 😍 Keep going 👑
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 3 года назад
Xamar yaa kusoo bara miss my hometown its been 11 years since I have been there 😭
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 года назад
Aar maanta nin weyn
@hatafkeyo6555
@hatafkeyo6555 3 года назад
I love you sxb hore usocco
@AbdalleBeer-Hooyo
@AbdalleBeer-Hooyo 3 года назад
Walaal xushamad iga muddan waxad ka tagtay Fan qiimo leh oo Heersaro ah lana dhaxli karo❤
@swtyhaajara7478
@swtyhaajara7478 3 года назад
C casiis kuso baraa🔥🔥🔥🔥
@OmarAbdulle
@OmarAbdulle 3 года назад
Buula-xuubey in aan bajaaj kugu geeyo waaye bae.
@Gabi-bw8ci
@Gabi-bw8ci 3 года назад
Legend Aarmaanta❤🔥
@naimamohamed1822
@naimamohamed1822 3 года назад
Ciyaalka qurbaha way jecelyihiin wllkey yar oo 9jira class dhan iyo macalimiinta u tusay way idinku fanaan ilmaha yaryar xitaa aar maanta qofka kaliya dhaqanka utusa qaab casriya ❤️
@madadaalotv24
@madadaalotv24 3 года назад
Al fanaan Aar Matana sxb video ayaan kaa sugeeynaa🇸🇴❤
@secretstar8830
@secretstar8830 3 года назад
I can’t wait 👑❤️👑
@rahima3839
@rahima3839 3 года назад
Same to you
@hanadcadeysi217
@hanadcadeysi217 3 года назад
Dadka qaar fankay ku jiraan lkn aarka fanka laftisaa ku jira war nio heesa Soo daa muqaaladii lagaga bartayna la imo 2019 noogu kaa danbaysee 2021 isasoo muuji tan wankaa haynaaye waanad kasoo shaqaysay brodher
@mahamedabdilahi5955
@mahamedabdilahi5955 2 года назад
Aar is the best
@aymarmusa225
@aymarmusa225 3 года назад
Abuukar Buulo-xuubey ayaan wacayaa!
@khadranouh2406
@khadranouh2406 3 года назад
Si anan fananinta kale udhagaysan baan udhgaysta aar maanta hesihiisa
@issaabdullahi4323
@issaabdullahi4323 Год назад
Filmka arday episode 4 brought me here ,where najma is dropped off at school by febbaro to school in a Bajaj .....
@rizzkaapukar7370
@rizzkaapukar7370 3 года назад
Hayay
@shaadiyadiamond6341
@shaadiyadiamond6341 3 года назад
I love u my home bulaxuuwey😍😍😍 yaa bulaxuuwey ila ah wlip macruuf agtiiisa🌹
@abdrahman2910
@abdrahman2910 3 года назад
My freind! Is this the last we got?
@abdulkadirsheikhibrahimfaa3449
@abdulkadirsheikhibrahimfaa3449 3 года назад
Aarmaanta fanka waxtarka leh hormuud ayad utahay legend💟
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Somali Legends *Aar MaanTa_**____*
@dinifxsignals5445
@dinifxsignals5445 3 года назад
Reer buulo xuubey is muujiya c.mon love me back ❣
@zakariyemohamed773
@zakariyemohamed773 3 года назад
AAR MANTA NIN LA ILAWI KRO MHN WA BEST MUSICERSKA KUWA UGU FCN
@Xaabsade_
@Xaabsade_ 3 года назад
Loool@bacdal cishaha gortii balaayodu seexdaan goobaha bashaalkiyo yaa liido kula gala 😍😍 Fanaan Qaran
@mmhajji
@mmhajji 3 года назад
we love you Aarkeenna ❤💪🏽
@hilkashanshi2548
@hilkashanshi2548 3 года назад
My home wadajir ❤️❤️
@idilabdi5784
@idilabdi5784 3 года назад
Hees iyo bar aar Wan kuwataa👌👌👌
@thenewworld8008
@thenewworld8008 3 года назад
Legend is back Aarmanta I love you
@Ralia.Channal
@Ralia.Channal 3 года назад
best song ever 🥰🥰
@leilamohamed9314
@leilamohamed9314 3 года назад
Warta nabada ex wardhiigley my home town💕🇸🇴💕 jecliyaa magaceeeda❣️
@farhanomar4563
@farhanomar4563 3 года назад
Masha Allah awesome song buulo xuubey👍💯
@cadaala_filims
@cadaala_filims 3 года назад
Music 100% Laxan iyo cod 100% Inaba Caadi Maaha LEGEND Armanta Reer BuuloXubeey Slma Ceel Qalaw iyo Laami yaraha Zoobbe si gaar ah 🤣🤣😂 Wallee xili hore ayaan bartay heesahaaga Guuleyso AarMaanta
@SadioA
@SadioA Год назад
Viva Buuloxubeey💕
@zagalmohamed8305
@zagalmohamed8305 3 года назад
Aarmaanta keep going allh keep you bro🇸🇴❤
@hirsiahmet6593
@hirsiahmet6593 3 года назад
The best in modern somali artists beyond special!!.
@shinecade1145
@shinecade1145 3 года назад
Wwwww AR maanta Welcome back Nin ween oo la soo laabty Hees xamar gilgili doonto Waala yaaby runtii Keeb going alfanaan AL ustaaad🎤🙏🙏💯
@yonisinji8032
@yonisinji8032 3 года назад
Ciyaaal somali airlene buulxubeey ceelqalow Farta Taaaga ✌️ciyaaalka xaaafada.🙏
@swtyhaajara7478
@swtyhaajara7478 3 года назад
Home xamar ❤️🙏
@ZattamElmi99
@ZattamElmi99 3 года назад
wax in la downloaded garaystoh ogolow heesta mahn off online an ka dhiganeh
@theqodax
@theqodax 2 года назад
I can imagine all of this Yaa AAR. What a wonderful song, you're really inspired me, and this song would be the first one I'll listen at Liido Beach. I can feel this verse. "Baayo Bacdal cishaa'iga Markay beladu seexdaan Caku yaa ku ballamiya Goobaha bashaalkee Beyda Iyo Biisahaws Boosh iyo Biijfiyuu Bartay Liido ahayd Badda yaa mar kula gala?" It's a great lyrics 😍
@mahamedmahamuud8257
@mahamedmahamuud8257 3 года назад
The best Artist somali ever Aarmanta From mogadisho pro All of us really ❤❤❤ you Allahu ku dhowro sxb qaali
@rizzkaapukar7370
@rizzkaapukar7370 3 года назад
Asxbta waxan idin ka codsana ina i sarten subscriber somali nimo
@yahyekasim7911
@yahyekasim7911 3 года назад
Hilwaa🤩🙏
@mascadeofficial4920
@mascadeofficial4920 3 года назад
Casimadda beelweynta Hawiye Mogadishu waad ku mahadsanatahay inaad noo soo heesto
@ayanasuldan5019
@ayanasuldan5019 3 года назад
Woow aarmanta noolow
@hannaha188
@hannaha188 3 года назад
Pure talent Nothing but a authenticity ❤️💕❤️
@dromarhabeb
@dromarhabeb 3 года назад
Allow dalkena nabad inoga dhig, Rabiyow Adi Xaq lagu Adeecaaa.
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 3 года назад
Ameen, 16 Sano aan maqanahay, waan u xiisay
@Shebaz120
@Shebaz120 3 года назад
Inkasoo rer buluxubey aheyn lkn waa hees macaan rer hodan aawey laanta dagmada ✌️
@matankafarmaajo3724
@matankafarmaajo3724 3 года назад
#Armanta sxp video official usamey hesta macquul waaye lkn waqti ubahantahay sxp ee dadaal wan sugnaa sxp adoo mahadsan
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 3 года назад
Gud må vara med dig Bro Aar Maanta.
@abdinasirgobe7587
@abdinasirgobe7587 3 года назад
Viva #Howl-Wadag
@khaalidy
@khaalidy 3 года назад
Aarmaanta❣✌
Далее
Tahriib 'Dangerous Crossings' (SOMALI MUSIC 2017)
5:25
Buulo Xuubey
4:19
Просмотров 10 тыс.
МУЖСКИЕ ДУХИ
00:33
Просмотров 108 тыс.
People Cling To Trees As Typhoon Slams Into Shanghai
00:34
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Просмотров 35 тыс.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
Просмотров 466 тыс.
Aar Maanta - Ifraax (Somali Songs From The Diaspora)
3:47
Aar Maanta - Dhaayaha (Official 2015 Music Video)
5:56
Aar Maanta & Ali Osman. Habeenkii Cuudka Oslo
6:47
Просмотров 28 тыс.