Тёмный
No video :(

Alxamdulilaah Marwalba | Muuqaal Cod ah | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 194 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@Omarhajjigurhan490
@Omarhajjigurhan490 8 месяцев назад
Anoo Ogadenia joogo wlhi waligay ma aaminin itoobiya walaa galbeed iyo dabadhilifkod xitaa kuwa somali galbeed ay xukunka udhiibaty daqiiqad ma aminin alx caqligygan qabaa waxana ogahy waxa hada ay isku qancinayaan inaysan ahyn wax sii wadi doona Mahadsanid omar inshar dhiri galiye iyo wadani somaliyeed baa tahay
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 6 месяцев назад
Wlhi kula mid ban ahy walal Somalia 🇸🇴 aniga cid aan Somalia 🇸🇴 ehen ma rabo lkn waa ku wee kuwas kuwa aan kaba qaad ehen Somalia 🇸🇴 dhisaya
@yahyeburhan
@yahyeburhan 8 месяцев назад
waan idin baryayaa aadan sahan dhagaysta iyo cumar inshaar cidkale yaanan la dhagaysan. walaal cumar ixtiraam wayn baan kuu hayaa adiga iyo aadan sahan. allaah ha idinka abaal mariyo wax baraarugintiina.
@MuscabAbdullahi-hw6dd
@MuscabAbdullahi-hw6dd 8 месяцев назад
Aad io aad wllhi aadan waa wiil caaqil ah fikir dheer m. A allh usiyaadsho
@Qadan-ca247
@Qadan-ca247 8 месяцев назад
Idinki fikir malihidin miyaa maxaa laba qof fikirkooda ugu shaqaynaysaan midna ma gaadhin heer uu wax idiin soo gudbiyo wayna xamaasad hadlaan kaliya xamaasada ayaad rabtaan😂
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 8 месяцев назад
Waan dhageystaa aniga intakalena halagaadhsiiyo dhalinyarta wallalayaal❤
@sofiyaomar-ht6fr
@sofiyaomar-ht6fr 8 месяцев назад
​@@Qadan-ca247iskama hadlan waxay so gubiyan tarikhda iyo xaqiiqoyinka hada jirto
@Tasniim1
@Tasniim1 8 месяцев назад
Hadaabad tiri way iska xamaasad hadlaan waa 2ba mid inaad xaqiraysid ama infamku kugu yar yahay.
@Karbuun1
@Karbuun1 8 месяцев назад
Wacyiga waa muhiim waxa aan ku farax sanahay in ogaansho iyo aadan sahan eey yihiin dhalinyarada dhiigod kuwii tusin lahay wlhi waa idinku daydaa waligeyna waxa aan ahay wadani qorshoyin badana wan ka leeyahay wadan keyga inaan hormar kusameyo maanta cidna ima taqaano balse maalin waxqabadkeyga la igu mahad noqo ayad arko doontan insha allah
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 8 месяцев назад
Wanku dhiiro galinaya rajadada wangsn Alle hku fududeeyo wll mcn
@MukhtaarAden
@MukhtaarAden 8 месяцев назад
Horey u soco wllka waad gaarey xadafkaaga🎉
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 8 месяцев назад
Horey usoco wllo
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 8 месяцев назад
Waan kaadareen sanahay wll in wx fcn uqab doontid dadkaga! Kusoco. Hortada hor Allah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Masha Allah wll. Inkastoo ay wacantahay inaad wax uqaban in lagu mahadiyo. Marwalaba niyadaadu iyo wax walbo aad qabaneysid hakaa ahaato ilaahay daraadi, Ilaahay baa sheygaa aad qabaneysid kuu barakeynayo
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 8 месяцев назад
Ma jirto ummad ku waarta dhibaatada inshaallah gedo iyo meel walba oo muslim joogo way xoroobi doonaan
@Allsportshighlights1600
@Allsportshighlights1600 8 месяцев назад
Alhamdulilah
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 8 месяцев назад
اللهم طهر وحرر واحفظ وبارك بلد الصومال المسلمة الكبيرة إلى الأبد الأبدية اللهم امين يا رب العالمين لاَ إله إلاَّ أنتَ سبحانك إني كنتُ من الظالمين
@Everymemess
@Everymemess 7 месяцев назад
Ok Gacmaha isa saarta Waad xoroobeysane
@Hamzaa_Fx
@Hamzaa_Fx 8 месяцев назад
Alxamdulillah ilaahow cadowga Somali ee ugu wayn nagasoogaadh fom Somali galbeed ❤🤲🙏
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 месяцев назад
Love you 😍 somali galbeed wa dad wadaniyin ah somalinimad ku weynthay ❤❤halkanga meshas kasiwad
@safiyoaadanali8533
@safiyoaadanali8533 8 месяцев назад
Aamiin Aamiin 🤲🤲
@Hamzaa_Fx
@Hamzaa_Fx 8 месяцев назад
Inshaalah wllo mcn
@jeylaaniMJ
@jeylaaniMJ 8 месяцев назад
From waxba ma sheegayse somali ma tahay ❤
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 8 месяцев назад
Cadaw aan innaga dhexdeena ahayn ma lihin dadladahan kale danahooday wataan
@-Y95
@-Y95 8 месяцев назад
Inshaalh 1M Congratulations 🎉 from 🇩🇯☪️
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 8 месяцев назад
Aad io aad zxb sido kale from xamar❤
@user-fs3pq4lt1n
@user-fs3pq4lt1n 8 месяцев назад
From xamar congragulation
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 8 месяцев назад
Waxa aad ka hadleysaan ee mowdooca isma lahan.1M madaxa idinka martee mowduuca ka dhiibta.1M idin madax martaye!
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 8 месяцев назад
dadkaan waa xoolo waxa laga hadlayo uma jeedaan @@gaarhadafkada8106
@Ninweyn-
@Ninweyn- 8 месяцев назад
​@@gaarhadafkada8106Hadii Aan Nahay Dadka Kuxiran Kuna Xirnaan jiray Janalkan Ogaansho Wan Shegayna Waana Buun buuninayna Wax Walba Oo Janalka Kuso Kordha Adi Aday Kuutala Isku gooso
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 8 месяцев назад
Way dhacee sababtoo ah waa yahuuda madow waana isku dhaqan soomaalida sida maanta falastiin heysato ayaa sugeyso ee Allah ha garadsiiyo dhalinta soomaaliyeed meesha odayada dhigeen waad aragtaan ee Allah aqliga ha idiin yeelo aamiin
@guuleedyare5936
@guuleedyare5936 8 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 somalibale from jigjiga somali galbeed ❤❤❤❤❤anogolee ilhow nagagosar ayeey dadkalena sogalayaan lkn nasibdaro madax somali o dhiglee malihiin 😢😢😢😢😢😢😢
@aninfinitelyvixxedvip6
@aninfinitelyvixxedvip6 8 месяцев назад
Annaka aan isku tashano, haddii bahal soo socdo in loo jiifto ma bannaana. Dhulka aan difaacanno.
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Waa Murugo Laakiin Jabhadihiina Dib Utaaga Sidii Falasdhiiniyyiinta Kadibna Doowladda Soomaaliya Taageero Weeydiista, Cadowga Hadii Eeynan Iska Dhicinin Wuu inaga Qalayyaa Kadibna ina Duugayyaa.
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Soomaaliya (Afsoomaali, Afsoomaaliga) Kasoojeedo, Kasoo Hadlayyo
@mahadjamaabdi5685
@mahadjamaabdi5685 8 месяцев назад
Illahay waxaanwaydisanayna inii somali hal quluub hakadhigo hana midiiyo I.a ... Wallahay kurbo iyo murug ayeey iguhaysaa waxaan isleeyahay marwalba maxaa soocusbonanayo ❤❤❤ Wallahay qayb ayaa iga riday kurbadaa oo qalbiga ayaad iqaboojisay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯 I.a guul somali
@MABRUUK
@MABRUUK 8 месяцев назад
Wax walbo oo la iishego ama an maqlo wllhi qalbiga ma ii qabobayo sababtoo ah Somali Caqiidadoda iyo Dowladnimadoda iyo Dadnimadoda iyo Caqligoda iyo Damiirkooda waa Qabyaalad inta ay Qabyaaladasi jirtane Wadankan wuxu ahan doona Gumaysi😭😭 Tusale manta hadad guri gadanesid waxa la dhaha waa qabiilkeee hadii ad rer gabar ka gursameysid waxa la dhhaa wa qabiilkee bal iskaba daayee manta hadad Nabiga scw u gaftid ama Alle Somali ayaa qabiil kugu taagereyso marka intay qabyaaladu jirto Gabanimo xita maku riyoonayi😭
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@MABRUUK
@MABRUUK 8 месяцев назад
@@libanwarsame3468 Walal wllhi billhi itobiyan inatuu i gumeysan lahaa waxan ka xegaa Alshabab inan ku biiro oola dagaalamo Adunkan waxan ugu Necbahay itobiyan ticket markan jaranayo inan safro rabo walligey wan iska ilalin jiray inaa diyaradoda raaco ama an airport kooda maro hadii itobiya baddan lasiiyo intas aa Gumeysi noogu filan Somali hadaa nahay Dulqaad nalagu gumeysto malihin hadii madaxdaan damiir laawayaasha ah na iibsaden sideen ku raali noqdaa dhulkeyga in itobiya la siiyo😭😭 walibo anigoo Somali ah dhalin yaroy wadankan anakaa manta madax ka ah ee an u tashano 🥺
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 6 месяцев назад
Mahad sami Wlhi kula mid ban ahy Fikir jogta ah wayo dawlad xogan ayan arky aabo siyad aabahey bolis ayuu ahy iskul isbital lcag la.aan Qofka Somalia 🇸🇴 ♥️ ah fuul bawar fuul rezbect mahad oo dhan fuul isbirit mahad sanid
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 8 месяцев назад
Qur'aanka waxa uu Alle swt ku sheegay waa wax jira ummadu hadday midowdo cadaalad na dhexdeeda ka jirto cid hor istaagi karta ma jirto
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 8 месяцев назад
Soomaaliya soomaliba leh from somaliland ❤😊
@kingkang3024
@kingkang3024 8 месяцев назад
Legend bathy sxp
@cabdibaraf
@cabdibaraf 8 месяцев назад
Somaliland somalilanders baa leh
@hamsegadhle4651
@hamsegadhle4651 8 месяцев назад
Midaas ayaa Xaqiq ah frrom somalilan
@AyaanAbdallaQoordheere
@AyaanAbdallaQoordheere 8 месяцев назад
Xaqiiqtu waa taa sxp❤😢
@zakariyaabdi8943
@zakariyaabdi8943 8 месяцев назад
Guleyso sxb from Garissa
@yesserahmed
@yesserahmed 8 месяцев назад
Yahuda madow ee afirca waa Ethiopia 🇪🇹 taasna ma oga dadkeena😢
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Waa Sidaas. (Afsoomaali, Afsoomaaliga) Afrika, Afrikada, Afrikaan, Afrikaanka,Afrikaanta. ithiyoobiya, ithiyoobiyaanka
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 8 месяцев назад
Xurnada si dhab ayey ino muuqataa wanku dhawhahay maanta in aan xoreyno dhulalka naga maqan ee jigjiga gaarisa godey wajeer diridhaba barar iyo mooyale mustahiil shilinle🦁👊🏽🇸🇴
@mustafehasan1799
@mustafehasan1799 8 месяцев назад
"Doqoni xintan mooyaane, xisaabtan ma leh." Ilaahay Xaqa ha garansiiyo kuwa inoo hor boodaya xabashida.
@ckariimbile6777
@ckariimbile6777 8 месяцев назад
Dameerka ka ugu fosha xunle ayaa ugu haraati kulul😂😂
@aniwaaye484
@aniwaaye484 8 месяцев назад
Amin 🙏
@saidabdi73
@saidabdi73 8 месяцев назад
Ha dagdagin
@xuseenfadal
@xuseenfadal 8 месяцев назад
​@@saidabdi73Degdegid majirto walaal waa masiibo wayn
@ismaaciil8088
@ismaaciil8088 8 месяцев назад
​@@ckariimbile6777😂😂😂😂
@AhmedHassanp4
@AhmedHassanp4 8 месяцев назад
Asc somali weyn aan is walaashano walyaal 😢😢❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🥀
@cabdibaraf
@cabdibaraf 8 месяцев назад
Calankani ma matalo somali weyn ee waa calanka koonfurta dadka somalida markaa isku yara noqo somalidu dawlada kale duwan iyo calamo kal duwan ayey leeyihiin.
@ifraahhassan4901
@ifraahhassan4901 8 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركة
@shuebashikir7593
@shuebashikir7593 8 месяцев назад
​@@cabdibarafsxb meel dhow ha eegin soomaliland dowlad iyo dowlad la.aan layskuma haysto ethiopia wa codow sikasto isku hayno cadowkena an iska ilaalino hal codow aya wada lenahay
@MuscabAbdullahi-hw6dd
@MuscabAbdullahi-hw6dd 8 месяцев назад
​@@cabdibarafMuhiimada maha calan ee waa ma ilaashana dhulkeena io badahena io qadiyadeena❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 8 месяцев назад
Inshallah somalinimo mid nimo❤❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 8 месяцев назад
Maanshaa Allaah wiilkaan wuxuu istaahilaa abaal marin weyn sababta waxaa weeye aad ayuu nagalahadli jirey waan se fahmi weyney Ilaahay waxaan inooga bar yaayaa inaan cadawga ka guulaysano halmeelna uga wada soo jeesano guul soomaaliya, soomaaliyana soomaalibaaleh❤️❤️❤️❤️
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 8 месяцев назад
Waarun ee adan sahan isaga kawar ahy
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@muxammad2413
@muxammad2413 8 месяцев назад
ASC, WATICIYAHAA, UDDUNNUN, WAACIYAH, DHAGGIHII ALLE WAANSHAY BAA WAANSANNE, JASAAKALKAAH- AAMMIIN 🤲, Waannadda dhaxal- galka ah ee aad siisay beeshaas soommaalliyeed ee lunsan ka dib kolkii ay hoggaanka u qabteen 57% kii caallamka uggu dammiirka xummaa, Kuwaas oo ah , kuwo muslimba aan isku mallaynin , Ahba kuwo aan oggayn weerrarka ay gaallo innaggu tahay iyo waxa caallamka ka dhacaya. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@user-hf4nh4hj7j
@user-hf4nh4hj7j 8 месяцев назад
Itoobiyo waa cadowgeyga koowaad nacalad alle haku dhacdo
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 8 месяцев назад
allha is one ☝️ 😢❤
@Ali-ev8js
@Ali-ev8js 8 месяцев назад
ALLAH IS ONE *
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 8 месяцев назад
Alhamdullilah الحمد الله ❤🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴 We will succeed inshaAllah ❤🇸🇴👏💪 Guul iyo Gobanimo Somalia hanoolato meel kasto ee joogaan إن شاء الله خيرا 🤲🤲
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 8 месяцев назад
Codowga markasto wuxu nogu soo deg degaa kala qebsananta umada somaliyed iyo boqolka calan eey sameysten cadowgii sidii dhurwagii ookale ayeey nogu soo xomayan lakiin ilahay waxaan ka baryaa in soomali qulubtoda isku soo jediyo oo cdowgana ka soo hor jeestan qawiilka iyo qabyalada qalbigoda kasaaro aamiin yaarabi
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Mucaarad muuse biixi hadu yeesho waa la joojinaa walal😢 Pls mucaarad aa dowlada ku noqo hadii Maanta wax laga qaban bari waa la shalaynaa wlhi😢
@user-de7gf6gr2n
@user-de7gf6gr2n 8 месяцев назад
somaliya somali baa leh ❤🇸🇴✊️guul Inshaa.Allaah
@CabdulaahiCali-hk7ex
@CabdulaahiCali-hk7ex 8 месяцев назад
Guul Insha Allah somalia ❤❤❤❤❤❤
@cabdibaraf
@cabdibaraf 8 месяцев назад
Somaliland somalilanders baa leh.
@CabdulaahiCali-hk7ex
@CabdulaahiCali-hk7ex 8 месяцев назад
@@cabdibaraf soomaliland Somalia baa leh
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 8 месяцев назад
Somaliland somalilander baa leh not somalia 🚫🇸🇴🐕‍🦺❌
@cabdibaraf
@cabdibaraf 8 месяцев назад
@@CabdulaahiCali-hk7ex dee kaalay sii bal adigu indha beelnimadan eeg war anaga yaab aragney
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 8 месяцев назад
Golden voice ❤Ilaahay haku xifdiyo walaal ❤
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 8 месяцев назад
Niyaw caqlibaan kugu ogaa laakiin waxaanad aqoon ulahayn haka hadlin adigay Dan kuutahay taladaasi
@ashaoali8020
@ashaoali8020 8 месяцев назад
​@@warwannaagchannel7241warheede anaga voice kiisa macna manoo sameynaaye waxaa maco noosameeynaaya waa qisada
@user-kh1hv8qc8m
@user-kh1hv8qc8m 8 месяцев назад
Maxad wiilka kumaagty​@@warwannaagchannel7241
@Bishar-to6zf
@Bishar-to6zf 8 месяцев назад
Ethiopia qorshe culus way ka lahayd somalia laakin abiye wuu kaga ciyaaray qorshihi waana alxmdulillah
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 8 месяцев назад
Sidee yacni ka wdA
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
​@@yaxyeym3766Ummadi Somaliyeed ayuu isku soo jeediyey Isla markaana wada mideeyey isagoo kutalagalin. Waa Alxamdulillah marka dhankaa laga eego
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
@@yaxyeym3766somaliland ethiopia ayee noqon doontaa hadii laga hortagin hada
@AbdifatahabdirisaaqabdilaahiMa
@AbdifatahabdirisaaqabdilaahiMa 8 месяцев назад
Abaa faysalaw wacyiga aad. Wadaan waadku mahadsantihiin
@aichadarar678
@aichadarar678 8 месяцев назад
Well spoken 👏,continue like this way !!! greeting from Djibouti 🇩🇯
@somaliislamic2460
@somaliislamic2460 8 месяцев назад
Wll isku day inaad afkaaga ku hadasho👏🖤
@aichadarar678
@aichadarar678 8 месяцев назад
@@somaliislamic2460 miyaad fahantay mise….??😂😂 ma’gacmaahaagan ku qoray Horta ?? Yaab!!!
@engabuukar
@engabuukar 8 месяцев назад
Reer jabuuti walaalo manihi sabtoo ah Ethiopia ayeey lasafteen Jabuuti waxan moodnay walal lkn yahuud ayeey nagu noqdaan Somaliyey ista ilaaliya
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 8 месяцев назад
@@engabuukar hade runta imado anaga ee nala jiraan walalaheen 🇸🇴🫡🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯
@Bareh607
@Bareh607 8 месяцев назад
​​​​​@@engabuukariskulka kulaman oo wax sobaro fikirkaagu madhisno rer Djibouti 🇩🇯 Somalia kamaxigtid ada qarxiya Somalia oo wax utarin siyasada iyo dalka iyo dalka farqiqa udhaxeeya sobaro 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 qof wax garad sonaliyeed waligi ma ogolano in Djibouti wax lagasheego ayan ognahay inta maaangaabka waxan ka ahayn muqdisho ani iskada awoowahay muusan arag muqdisho handana ogolan mayo in wax lagasheego wayo isku dhiig ayan nahay marwabana wan sheclahay inaad aado Somaliga dhabtahna marka waa aniga adiga maha
@alihirsi284
@alihirsi284 8 месяцев назад
IlAa maaalintiii uuu bilaaabay channel ogaansho waaN ku xidhnaaaa waxaaaana ka faaaiiday waxaan jaamacadda iyo iskuulka ka faaa iidin. Waaana xaqiiiqada wajah. Midkale habeen kasta marka aan siii seexanyo waan eegaa inuuu wax soo dhigay iyo inkale.❤❤❤
@Raaginho
@Raaginho 8 месяцев назад
Runta in aan ka cabsano ayaa dhibkaan inoo keente Wllka ku marqaati fur magtana la bixi Intaan hdii aan ku dhaqan no wax dhib ma arki doono Insha'allah Meelna waaka soo wada jeysan doon baa😊❤🇸🇴
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Mucaarad aan furno walal inshallah waa la joojinaa
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 8 месяцев назад
Zxb wan kuwataa sidad ugu fanesid dadkada iyo luqadada vivaa ogansho ❤❤❤❤❤❤
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Cumarow Jazakumu Allahu kheyra. Ilaahay haku Barakeeyo, Ummadana hakugu anfaco dhamantood
@fadumatimacade6235
@fadumatimacade6235 8 месяцев назад
Asc lxd allaah noo xifdiyo wiilishen wax garadak allaah mideeyo amiin
@aidarusahmed8563
@aidarusahmed8563 8 месяцев назад
Markii aan farxad arkeyy ayaan ku dhagaystay wllo Allah hanooka xafido😢😮
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Aamiin
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 8 месяцев назад
Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
@user-ln3lp4nw9k
@user-ln3lp4nw9k 8 месяцев назад
thank you cumar inshaar sheekh samatar wlhi walal wan kugutashada waxa tahay hogaamiye. asal i appreciate you my dear cousin. ❤❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 8 месяцев назад
Golden voice🎉😊
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 8 месяцев назад
Asc.omar ilaahay haku xofdiyo aduunyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin aduun iyo aakhiraba hana kaa qabto cadowga cad iyo cadowga madow iy munaafiqiinta
@Seynep-ahmed
@Seynep-ahmed 8 месяцев назад
War adi "goden voice" ma ahanee warka amuu kugu socdaa ❤😂
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 8 месяцев назад
MashaAllah U dheh walalka.
@ashamohamed689
@ashamohamed689 8 месяцев назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn Dalkeena iyo dadkeena iyo Diintanaba
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@Africa202to4
@Africa202to4 8 месяцев назад
​@@libanwarsame3468dowlade ku raacsan war naga aamus so xasan sheikh diidayo
@najmaegal6731
@najmaegal6731 8 месяцев назад
War ma ogalin in Ethiopia dhulkga la siyo wllhi ano Hargeisa jooga dhulkyga somalia oo qadata igaba fican intu xabashi qdnyo
@queentanya3787
@queentanya3787 8 месяцев назад
Intey xabashi Ina qaadan laheyd Somalia ayaynu la safan walahi muuse doqonimadisa wuxu rabaa inuu inaga dhaadhiciyo Somalia cadaw ah Itobiya saxib ah waliba saldhig Millitary siinayaa cajiib. Meel dheer waxba kama arko shalay qaar baa U dabaal degeyay waxas halka Somalia inteeda kale badena laga difacayey Kaaf iyo Kala dheeri
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 8 месяцев назад
​@@queentanya3787muuse inaga daa wll waxa ku kalifay waa qabyaalad laakiin shacabkeenii wabay soodha waynayaan ninkii iibiyy
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 8 месяцев назад
Wlhi reer muqdisha ahay wxa maanta udifacaya badaas in ee tahay dhul ee Somaliland leeyihiin umada somaliyeed ee difacisi wajib kutahay. Itobiya agtisa wxa kanahay SOMALI waxuna jecelyahay in uu kusogalo waji kan Xamar joga iyo kan bosaso jooga waa cadowgiin 2024! Oo aniga walaalkina ah kaadhadhacsiyo. Bas ulajeedkisa waa inu dhubkas hela oo woshisa kaqabsada, bari Ani iyo adi itobiya na burburinayo hadii maanta wxu rabo usameyno!
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 8 месяцев назад
Omar zaylac waa meeshii ay kusoo Dageen Jacfar Bin abidalib rc iyo saxaabo badan waa meeshii ay diinta naga soogashay waa xuduntii somaliya waxa kuyaalo masjidka qiblataynka ma'ahan mid macquul ah waa sidii adigo dhul muslimiintu leyihin gacanta ugaliyay Gaalo Taariikhdu manlaayarxam manaxariisadto hadii uukanoqan waayo Muusa Biixi Lacnaullaahi Lacnada ilaahay hakudhacdo Aamiin
@user-ln3lp4nw9k
@user-ln3lp4nw9k 8 месяцев назад
saxix walal abiy waxa gadaal kariixayo yahuuda kacareesan taageerada dadka somaliya io dowlada somaliya lagarabtaaganyihin walalaha falastin. inkasto rw xamsa io mw hsm yirahdeen xalka 2da dowladood sababto majirto dowlada Israel layiraahdo wa qalad dowlada federalka somaliya inay adeegsato kalmada ah xalka 2 dowladood
@shafimahamed
@shafimahamed 8 месяцев назад
Waxaan joogaa dhulkay Ethiopia gumaysato gaar ahaan wardher waan ka gariiray mxaa yeelay waan ka xumaaday oo dhulkaan sidaan u xorayn lahaa ayaan ka fakari jiray lkn bad baa loogu daray waan uqaadan wayey ilaa aan 9 videos daawaday Lkn waxan rajaynayaa in shanta somaliyeed soo laaban doonto iyadoo bilaa qabyaalada xilkana loo dhiiban doono qofkii u qalma hday rabaan wlle ha ahaadeen insha allah
@AFIFHD77
@AFIFHD77 8 месяцев назад
Walahy reer waqoyi xalady kujiraan waa marxaldii ay ku jirty palestine 1900 😢😮 waxa soo socda qof walba waa ka. War hayaa
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 8 месяцев назад
taas anaga oo dhan ayaa na saameeneesa
@AFIFHD77
@AFIFHD77 8 месяцев назад
@@sacdiyocabdikariim8683 wayhe maysn ahyn in ay ka jogan waxy samynyaan ‼️⁉️
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 8 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. استاذ عمر انشار شكرا جزاك الله خيرا وبارك فيك، أللهم انصر اخواننا في فلسطين في الصومال وفي كل مكان، اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤
@OGSOOR
@OGSOOR 8 месяцев назад
Omar inshaar Nin Basiiradiisa Ilaheey Ku Deeqay ❤❤❤
@geesdiiraxmedbashiir1095
@geesdiiraxmedbashiir1095 8 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 somaaliyaa leh❤❤❤
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 8 месяцев назад
Omar waa ku baryaa marka canjilayso hayska dayn mahadsanid jizaakallahu khayr wll adiga oo kale allaha badiyo ❤❤❤❤
@Yesyoucan116
@Yesyoucan116 8 месяцев назад
Somali weyn🇸🇴🇸🇴from hargaysa
@dreamsboy2036
@dreamsboy2036 8 месяцев назад
Soo dhowow wll from BOSASO 🇸🇴🇸🇴
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 8 месяцев назад
Calankaa bulugaa san unecbaa lakiin 1jan sidii inaan soo baraarugey ayaan udaawadaa 😭
@user-kk1oq7vx5n
@user-kk1oq7vx5n 8 месяцев назад
alle hagara siiyo kuwa hor cararyaa xabashida muse iyo intii racsan
@kalloofficial5153
@kalloofficial5153 8 месяцев назад
Soomaali waa mid marka dibada lajoogo from SOMALILANDER ❤
@user-lw1bc1hy1z
@user-lw1bc1hy1z 6 месяцев назад
Wr iska aamus ncs aya tihin family dhan oo wada ncs ah lkn Somalia 🇸🇴 ayaa difaceso hada adigo jogo jermeny aya leyahy mrki dibada la jogo walal aa nahy maxa didy markan Somalia 🇸🇴 jogno walal ma nihin
@madoo199
@madoo199 8 месяцев назад
Muuse inuu daawo rajaynaya, oo ogaado doqonimadiisa iyo garasho la'aantisa uu Omar gartay. 💔
@HassanoHachimto-ie7kr
@HassanoHachimto-ie7kr 8 месяцев назад
ألف مبارك هذا اتفاق يجمع بين دولتين مسلمة ان شاء الله نرجوا أن يتحقق🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AmiiraMohmed-rk8je
@AmiiraMohmed-rk8je 8 месяцев назад
اي اتفاق يا....
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@NurtoMohamed-qp1zv
@NurtoMohamed-qp1zv 8 месяцев назад
Ilaha hanoo ilaliyo wadankena❤😊
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@user-cw6rg2fj7z
@user-cw6rg2fj7z 8 месяцев назад
Ogaansho biliis xasuusi somali galbeed ama ogadenia ina dhalinyaradu is xoreeyaan awoodna ay u leeyihiin inay iska qaadan gumaysiga aniga waxan ka soo jeda jigjiga waxana igu wayn somalinimada somali waxay ku badbaadi kartaa in somali galbed kacso mahadsanid
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Insha Allah wey kici doonaan insha Allah. Ilaahay awooda iyo dhiirigalintaa hawaafajiyo
@aaminahmed3513
@aaminahmed3513 8 месяцев назад
Inchallah waxaan rajaynayaa inaan dawladaha somalida aan wax ka badalo❤ 14:28
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Mucaarad dowlada halagu noqdo walal pls😢
@ViewersView-sb8vp
@ViewersView-sb8vp 8 месяцев назад
Wadankenu wlhi umasojodno bal firi jasirada seylac and salacadiin iyo kuwa badhan oo xitaa loo dalxisin❤
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 8 месяцев назад
Alxm wllo manta somalia runta be ogatay manta ka bacdine sidan ahan jirnay ma ahanayno
@suziahmed
@suziahmed 8 месяцев назад
Ustaad cumar ninkaan wajigiisa waa idhibya walahy mobileka inan jabiyo ayan kudhawhay nacald haku dhcdee wxkle noo so sar marka xigta ninkan wjigiisa ciiiiiiiiiilba naha haya eyga
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 8 месяцев назад
Wllkay cumar inshaar waad mahadsan tahay beerka kaa ogsooni from burco gobolka ragga
@samatar1142
@samatar1142 8 месяцев назад
Itoobiya waa cadowgeena kowaad .
@user-gq4uz2jq7r
@user-gq4uz2jq7r 8 месяцев назад
Ninkan rush ayaa usamaynaya nukliyeer kadib wuxuu rabaa inu heshiisku waa 2055ka loo dhamaystiro hubkiisaa inagana waxu inagatay 2074ta wana intuu helayo awood dhamaystiran dalkiisu falastiinta bari waa inaga somali 🇸🇴 ahaan amo waqooyi ama koonfur iskudar 😢
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 8 месяцев назад
Africa cidna nukliyeer sin mayso wll ruushka hada cid wax sinaayo South Africa sin lahaa o saxiboyihjn
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
​@@nasrocabdiraxmaan4960 Wax walba waa suurto gal Mustaqbalka, gaalana waa heshiis Markey timaado in Muslimiin lagu duulo
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 8 месяцев назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@Bashka252
@Bashka252 8 месяцев назад
Scw
@SaciidNahari-pc5wc
@SaciidNahari-pc5wc 8 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Bashka252
@Bashka252 8 месяцев назад
Scw
@abdinasirabdullah9940
@abdinasirabdullah9940 8 месяцев назад
thanks ustaadi dhan walbo aad wax nooga sheegtey wallahi❤
@user-bb4dn2fo9z
@user-bb4dn2fo9z 8 месяцев назад
In sha Allah soomaali way midoobaysa🇸🇴
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@soomaliteach
@soomaliteach 8 месяцев назад
Ogaansho nin wax badan og ❤ 1m coming soon
@Ramdelfalcao2024
@Ramdelfalcao2024 8 месяцев назад
Firi Ethiopia waa yuhud
@Cupeyd.90
@Cupeyd.90 8 месяцев назад
the golden voice ❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 8 месяцев назад
Anigo reer somaliland ah gaar ahaan hargeisa wxn diyaar u ahay inaan Ethiopia qori kala hor tago aan la dagaalamo
@haniaden2700
@haniaden2700 8 месяцев назад
Wax garad ayad tahay wlh
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 8 месяцев назад
Anaka ne hadan rer muqdisho nahay diyar ban nahay nin io nagba
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 8 месяцев назад
Reer kismaayana waa diyaar amxaaro aan iska dhicino
@queentanya3787
@queentanya3787 8 месяцев назад
From Burco diyaar anoo gabadh ah baa qori qaadan doono
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 8 месяцев назад
Geesi geesi dhalay!!
@hassankaafi8157
@hassankaafi8157 8 месяцев назад
Ustaadkan mudo 6 sano ku xiranahay runtii wax badan ayaan ka faaiiday wlhi thanks
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Aad iyo aad. Ilaahay hanoo Barakeeyo Ummadana haku anfaco dhamantood
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@nashaadmahad9433
@nashaadmahad9433 8 месяцев назад
Qofkii igu horeeyay maanta alxmdulillah
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 8 месяцев назад
Inshallah ma dhaceyso abey iyo oromey in dhulkeena qabasado muuse wa odey xuno waalan
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL 8 месяцев назад
أحبك يا استاذ عمر انشار
@AbdirahmanHaji-po6rj
@AbdirahmanHaji-po6rj 8 месяцев назад
Soomaali oo dhan guumaysi ayay ku jirtaa ee rabi haka dulqaado
@apdifatahmahdi868
@apdifatahmahdi868 8 месяцев назад
1M Congratulations insha allaah
@abdisamath
@abdisamath 8 месяцев назад
Wll Cumar Allah kuu daayo fahankaaga xeelka dheer waxbadan ayaad igu soo kordhisaa marwalboo aan kusoo booqdo MAHADSANID
@sukaynasaed
@sukaynasaed 8 месяцев назад
Gobalada puntland gar bosaso iyo garowe oramada ku nool waxa la isdhihi karaa dadka somalida ah oo gobalada in ay population ahaan is le egyihin ama ay iyagu badan yihin say oo guso qul qulayan wadanka wxa jira xafado ay gar udagan Somaliland sanad kan bay bilaben iny yimadan somali ilaahy baaa u maqan Ustaad omar inshaar gulayso adun iyo aa qariba
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 месяцев назад
Ku Mahadsanid Sida Qotada dheer, Ee aad Barnaamijka U Lafo gurtay Ugana soo saartay, Xikmada iyo Xeelada ay Cadawgu inala damac san yihiin, iyo sida aynaan u dhaadanayn.
@RitaAhmed-ih4sb
@RitaAhmed-ih4sb 8 месяцев назад
Omar inshar congratulations to 1M from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@AmiiraMohmed-rk8je
@AmiiraMohmed-rk8je 8 месяцев назад
👍👍👍👍Hore ayaa u sheegay itopia waa isreal sha Africa taas waxaa ka sii daran in cidamada isreal ee ka dagalamo qaza eey ku jiraan rag itopian oo fara badan marka isreal iyo itopia waxaa ka dhexeyo xirir
@AXMATO_
@AXMATO_ 8 месяцев назад
Ethiopia maaha dad aynu maanta baraneyno si fiican ayeynu U naqaana hadey Somaliland cagta soo dhigaan bas Somaliland dambe masii jireyso
@m.k.7788
@m.k.7788 7 месяцев назад
Soomaali Land = Dhulka Soomaaliyeed. Soomaalida Woqooyi Galbeed ✅ Cadowgeenna Ayaa inoogaga Baahan inaan La Dagaalanno
@nasriinnasriin2750
@nasriinnasriin2750 8 месяцев назад
Wllky waxad tahay qof aqligisu jogo msha allaah somalida iyo dhaman umada islamka damirkoda allaaah ha usoo celiyo🤲🤲🤲
@AXMATO_
@AXMATO_ 8 месяцев назад
Inzha Alla 1M Hambalyo coming soon from Hargeisa ❤
@SumayoCabdi-kw3hl
@SumayoCabdi-kw3hl 8 месяцев назад
1M ayaad gaari doontaa wll cumar I.a❤🎉🎉
@omarfarah5790
@omarfarah5790 8 месяцев назад
Inshallah mrkan waa markii aan somali ahaan midoobi leheen
@faaisaapshir8595
@faaisaapshir8595 8 месяцев назад
Inshallah
@Tasniim1
@Tasniim1 8 месяцев назад
Insha Allah.
@ikraanhaji3919
@ikraanhaji3919 8 месяцев назад
Inshallah
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Insha Allah ilaahay idankii
@libanwarsame3468
@libanwarsame3468 8 месяцев назад
Somalia wee u dhamaatay Kawaran dhul 20km la qaatay oo Hadana Dowlada ku raacsanyihiin hadalkaas waa aduun gadoon wallahi😢 Somalia Ilahay ha unaxariisto inaa dalka fowdo kakicino waye hadii kale Gumeysi Israel camal ayaa na soo marayo Wallahi hada hadii wax laga qaban😢
@qalbisafi-oi8zr
@qalbisafi-oi8zr 8 месяцев назад
Ogaasho chanel I love you allaha nookaadaayo waayo badan❤🎉 waaan kaa faa iidnaa cilmi diin iyo arimaha aduunyada mashaaa Allah baarakallaaahu fiikum
@ismDirir
@ismDirir 8 месяцев назад
Acw masha allah cogratulation qarnimada somaaliyeed lagama qaadan karo waxbad ah taas xadgudubka ethiopia ayku soo gasho somaaliya waa flkrad riyo waxdhici karto maa,aha insha allah guulna aan rajo khayr ugga dhigo shcibka palestiniinta uggan guulaysan doontaa 🎉🎉❤❤
@abdifatahsimpa6560
@abdifatahsimpa6560 7 месяцев назад
Omarow alle hakubarakeeyo wallahi xaqiiiqda kama gambaneysid waxaa fiicnaa madaxda iney dhageystan you toper rada fakirka haaya sida omar inshaar aadan sahan
@saadaqabdullahosmanreermag8453
@saadaqabdullahosmanreermag8453 8 месяцев назад
inshaAllh 1M Congratulatons zxb
@user-mo2bg2lb8z
@user-mo2bg2lb8z 8 месяцев назад
In sha allah waan iska dhicinaynaa adigana siiwad baraarujinta shacabka
@Munii858
@Munii858 8 месяцев назад
Somali somali ba leh ❤❤
@drmohfar301
@drmohfar301 8 месяцев назад
Waa taladii ugu xumayd abid ee hogaan soomaaliyeed qaato, Shantii qarni ee lasoo dhaafay Ethiopia dalkaan isir soomaali nacayb iyo inay dhulka ka tirtirto balse aysan awood u yeelan ayaa inaka dhexeeya. Waase dhab in shacab xamaasad iyo ficilba leh ay manta iijoogaan dalka soomaaliya beri, koonfur, waqooyi iyo galbeedba.
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 8 месяцев назад
MaanshaAllah reer Gaza Allaah guul falastiin xamaas ☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲💪🇵🇸🇵🇸
@nysama4812
@nysama4812 8 месяцев назад
Anoo lander dhulka somalida somaliba leh wlahi geeri baan ka xigaa in ethepian aayar iska imaado
@dhool_waabari_130
@dhool_waabari_130 8 месяцев назад
ilaahay waxaanka baryaa inuu kacdoonkan maanta noqdo kii quluubta somalida mideyn lahaa
@sagalcumar2733
@sagalcumar2733 8 месяцев назад
aamin yaa rabi ilhow waa awoda anga iyo walalehena muslimiinta dalkod nabad ugu dhig😢🤲
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Aamiin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
​@@sagalcumar2733Aamiin
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 8 месяцев назад
Ethiopia aad & aad ayay uga xun tahay Soomliya horumarkeeda. Soomaalida waa inay ogaadaan in nin christian ah uu ku difaaceyn, laakiin nin Soomaali, Muslim ah qabiil kaste ha u dhasho inuu ku difaacayo. Ilaahay Somalida ha is jeclaysiiyo oo mid ka dhigo insha Allah. Sayid Maxamed Cabdule Xassan ilaahay ha u naxariisto, wadani number one uu ahaa.
@wsy3251
@wsy3251 8 месяцев назад
Ani ahaan waan quustay wlhi ah markaan arkay boqolaalka aan fahmeen dabinkaas 😢
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 8 месяцев назад
Wata inawada haysta iska daa inayogaade somaliland xalay way udabaal dageen heshiiska
@Czetttt
@Czetttt 8 месяцев назад
Eritrea 🇪🇷 oo 3millon ah ayaa 100Qarni Ethiopia ka hortaagned bada cas maanta se Somaliya ayayba si free ah kaga heleen!!! Somali waa shuftaano
@user-or5og5dn3l
@user-or5og5dn3l 8 месяцев назад
Shuftaano mxa waye😂sxb
@fariida6236
@fariida6236 8 месяцев назад
😂😂
@nasramohamed781
@nasramohamed781 8 месяцев назад
Allaha ka dhigo arinkan kii soomaali midayn lahaa, ku mahadsanid wll adna rajo galintaada
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 8 месяцев назад
Aamiin wll qli, Ilaahay haka yeelo sidaa
@mrtoraantr5994
@mrtoraantr5994 8 месяцев назад
Aadan sahan soo marti qaad si uu u siyaado wacyiga dadkeena soomaaliyeed
@MUUSE967
@MUUSE967 8 месяцев назад
Insha Allah Somaliweyn oo mid ah Min gaasrisa ilaa jigjiga Waan soo xoreenaya
@aishaayaan407
@aishaayaan407 8 месяцев назад
Min dirdhaba ilaa gaarisa
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 8 месяцев назад
riyo ku nool
@aishaayaan407
@aishaayaan407 8 месяцев назад
Oromo aya nasoo dhex gashay 🪰🪰🪰🪰
@MUUSE967
@MUUSE967 8 месяцев назад
​@@aishaayaan407❤❤
@MUUSE967
@MUUSE967 8 месяцев назад
​@@aishaayaan407❤❤
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 8 месяцев назад
Hooyda somali hawasto somalia way baday inshallh waxa jacelahy somalia babado inshalla marwalab illhay ayan waydiiya inay somalia aduynda aya ugu nacebahy somalia masajidka ayan ka habar waxa somali ladhoho ma jirto inshallh somali allha habaabiiyo somalia inashallh baba aye ku dabeen from wajaale
@Secret_668
@Secret_668 8 месяцев назад
Oroma thy waxba somali ha iska dhigdhigin
@Bulshada08
@Bulshada08 8 месяцев назад
Adeer digaal ban diyar u nahay Cumar sxb what's appkaga rabaa ina kaaala hadlo🦁🇸🇴⚔
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp 8 месяцев назад
Cumar magaran karta qofka ama dowlada gadal katagan arinkan bada somalia ee Ethiopia ku qalqaliyey iney heshiis lagalan mamulgoboled oo 33 sano lahayen wan goaney imaradka aya arinkan ka dambeya somalia an dan ka kaheyn iney horumar garan ❤waxa ka sidaran madaxweyne xassan gurgurte oo imaradka hayin u ah lona saxixey amniga somalia beri maxad ka sugeysa sidi falastiin somalia inlaga dhigo aya ka goan imaradka ❤❤️🇸🇴❤️❤️
@munawara943
@munawara943 8 месяцев назад
Imaaraat waa dullaalka USA iyo UK
Далее
MA TAHAY DOOKHAGA YES OR NO
8:45
Просмотров 10 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.
A Minecraft Movie | Teaser
01:20
Просмотров 20 млн
Ma Tijaabin Kartaa ? | Rootinka Andrew Tate |
11:43
Просмотров 124 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 500 тыс.