Тёмный

Waligaa Ma is Waydiisay Saamaynta Beenta Ee Jirkaada ? Sidaad umalaynayso ma ahan  

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 71 тыс.
50% 1

Maskaxdeena maxaa ku dhacaayo markaan been sheegno
been aan u aragno mid iska caadiga ah sida ka beensheegida da’deena gabar 28 jir in ay dhahdo waxaan jiraa 21 : qof aan ballan la lahayn in aan u sheegno cudur daar been ah : shaqo aan ka daahnay in aan dhahno waxaas iyo waxaas ayaan ku soo daahnay :
Macquul miyaa in beentaas yar ay nagaliso albaab jaxiimo lagu ruugmo oo nafteena saamaynaayo jirkeena iyo maskaxdeena dhaawacaayo Kanaalka Ogaansho #Ogaansho
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
@khadarfantastic4757
@khadarfantastic4757 9 месяцев назад
الهم صلي على النبي محمد ❤
@axmednurculusow8627
@axmednurculusow8627 9 месяцев назад
salallaahu calayhi wasallam
@MohamedDHegjar
@MohamedDHegjar 9 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم
@abdiasismohamed2093
@abdiasismohamed2093 9 месяцев назад
اللهم صل علي سيدنا محمد
@famousboy-ll1ty
@famousboy-ll1ty 9 месяцев назад
😮😮m😮
@MohamedCabdi-n7r
@MohamedCabdi-n7r 9 месяцев назад
Kusaliya nabigeen scw ❤
@NajmaomarNuju
@NajmaomarNuju 9 месяцев назад
Ogansho waa chanlka kaliya somalida ugu jeclahy❤❤
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle 9 месяцев назад
Yaa ku weydiyy sorry😂😂
@shedo7275
@shedo7275 9 месяцев назад
Aniga xita
@shedo7275
@shedo7275 9 месяцев назад
​@@King_4_xaasleoo adigu indho adakida ujawabaya
@MABRUUK
@MABRUUK 9 месяцев назад
@@King_4_xaaslemaxa kaa gale adine 😂😂 cafwan
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle 9 месяцев назад
@@MABRUUK 😂😂😂😂
@asmaabubakar6081
@asmaabubakar6081 9 месяцев назад
Illaahay baa ku mahadsan oo iga aqbalay ducadayda waayo been masheego wxn ka baqay in Alle xaggiisa la'iiga qoro beenaale😢
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 9 месяцев назад
Masha Allah ilaahay haku barakeeyo walal
@strongman330
@strongman330 9 месяцев назад
Ilhow Ana iga madowey
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq 8 месяцев назад
Alxamdulillah adunka wxan ugu necbahay qof ben i shegayo
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 9 месяцев назад
Beenta waxeey kugu hogamineysaa Dariiqa Naarta 🔥 Runtana waxey kugu hogamineysaa dariiqa Jannada☝️ صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@Qurani-d3f
@Qurani-d3f 9 месяцев назад
Cumaroow waad mahad san tahay muuqaal I badalay baan xaggaaga Ka daawaday maanta ma ahi ruuxii shalay thanks
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 9 месяцев назад
Wa ii faaiidaysay wll mahadsanid cwa aya igu dambaysa been aan shego I.a
@suugcabiro6415
@suugcabiro6415 9 месяцев назад
Mudooyinkaan waxaan kaa weeynay sidaan oo kale ustaad ❤❤mahadsanid
@Qurank683
@Qurank683 9 месяцев назад
جزاك الله خير الجزاء ❤❤
@BosAli666-lq7ru
@BosAli666-lq7ru 8 месяцев назад
Jazaakumullaahu kheyr madax sare
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader 9 месяцев назад
1️⃣M Your deserved Coming soon ❤
@AbdirahmanIsmail420
@AbdirahmanIsmail420 9 месяцев назад
آللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد آللهم با رك على محمد وعلى آل محمد كما با ركبت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤
@KingXamaadaOfficial
@KingXamaadaOfficial 9 месяцев назад
Jasakallah khair barnaamijyadaadu waa kuwo manaafacaad badan wll
@CabdiMajiid-n5r
@CabdiMajiid-n5r 9 месяцев назад
Walaal kheyr allaha ku siiyo Mowduuca xiga inooga dhig adigoo mahadsan Caafimaad qabka qalbiga iyo caafimaad qabka maskaxda
@omarmohamedabdulleabdulle2986
@omarmohamedabdulleabdulle2986 9 месяцев назад
Maduuc aad muhiim u eh kadhawaajisay baraatika ahaan u akray kalsonnida nafsad ahaaneed iyo goaan qaadasha what a real life for truth
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@khadarmaxamed2878
@khadarmaxamed2878 9 месяцев назад
Okay 👍 7:43
@FIKIRWADAAG
@FIKIRWADAAG 9 месяцев назад
Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Muxammad(scw)ﷺ:📿🕋🕌
@hazmeptilaahi442hazma9
@hazmeptilaahi442hazma9 9 месяцев назад
Shikran ustaad ilahey abaalkaga Jaso hakadhigo waad nagu bararujesey waxan naga qaldanba anakaa gacmahayaga kugeysana kalaamka rabi waaa mucjiso
@user-hamdi337
@user-hamdi337 9 месяцев назад
Masha allaha jazakallahuqeyr wll
@AbdirahmanIsmail420
@AbdirahmanIsmail420 9 месяцев назад
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤
@AhmedHassan-zh6zb
@AhmedHassan-zh6zb 9 месяцев назад
asalamu caleykum walaal waad ku mahadsan tahay maclim Cumar . walaalkeyga qaaliga ah, Run sheegga ah, Codka iyo af Somaliga fasiixa ah Allah ugu deeqay, dhinaca waaqica iyo caalamka waxa ka socda og isla markaana nala wadaaga, aniga gaar ahaan i saameeya sida farxaddeyda iyo murugadeyda mar allaale markaan dhageysto,arko mowduucyada aad ka hadasho. Allah haku xafdiyo adduun iyo aaqiroba. shugran Adeer.
@AminAden-jh1xf
@AminAden-jh1xf 9 месяцев назад
Mahadsanid ustaad cumar
@IsmacilAbdukqadi
@IsmacilAbdukqadi 9 месяцев назад
Sxp cumar inshaar waa mahadsantay 100/100
@suheybmx6491
@suheybmx6491 9 месяцев назад
Wa arin runti in laga hadlo aan waligey horay u maqal lkn koley wan ogaa inay saameyn ledahay markay aruurto in kaste oo ay yartahy sidokle in'an wax ku darsado wan rabay blse wax walba wad shegtay |Salaan sare wll
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 9 месяцев назад
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 9 месяцев назад
Maanta igu danbeyso been aan sheeko ilahow iga madoobey aamin yaa allah 😭🤲
@fahmoaguero8463
@fahmoaguero8463 9 месяцев назад
Ameeen all of us 😢
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 9 месяцев назад
Maashallah golden voice
@naimamuse4979
@naimamuse4979 9 месяцев назад
Allahuma sali wasalam Calaa nabiyanaa wa xabibanaa❤ muxamed
@SuhaybHagaa-i5z
@SuhaybHagaa-i5z 9 месяцев назад
Thanks for the bodcast 🎉❤
@mohamedqasimhussein9150
@mohamedqasimhussein9150 9 месяцев назад
mahadsanid wll
@AbdullahiLiil
@AbdullahiLiil 9 месяцев назад
Omar inshaar macalinkey
@Captian_Jey_Mohan
@Captian_Jey_Mohan 3 месяца назад
Maalin Jimca ah 09:27AM 28 June 2024 Fiirsanoyaa Waad MahadsntHy Mr Omar Inshaar
@supermema0ffical226
@supermema0ffical226 9 месяцев назад
Sheikh khalid rashid qisadas ka soo hadal brother manta dhintay Allah una xarista
@im7somali
@im7somali 9 месяцев назад
Waxaan u maleeyay ama aan filayaa in aan maqlay oraah ama xadiith uu rasuulka leeyahay scw ( Qofka muslimka ah bakhiil ma noqon karaa uu leeyahay haa, hadana la yiri beenloowna, markaas buu yiri MAYA,) alaahu aclam ❤
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 9 месяцев назад
Ma zinysan kara ayuu ahaa lafdiga xadiithka iyo wax ma xadi karaa ee ma aha bakhyl ma noqon karaa
@im7somali
@im7somali 9 месяцев назад
@@CaishaAbdiraxman-qd5eb mahadsanid wlllo, lkn Maila wadaagibkartaa a
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 9 месяцев назад
سأل النبي صلى الله عليه وسلم فقال: يا نبي الله، هل يزني المؤمن؟ قال: قد يكون من ذلك، قال : يا رسول الله، هل يسرق المؤمن؟ قال: قد يكون من ذلك، قال: يا نبي الله هل يكذب المؤمن؟ قال: لا، ثم أتبعها رسول الله صلى الله عليه وسلم فقال هذه الكلمة: إنما يفتري الكذب الذين لا يؤمنون.::::: waakanaa wllo
@im7somali
@im7somali 9 месяцев назад
@@CaishaAbdiraxman-qd5eb waa mahadsantahay wll, sida aad ii saxday caisha
@hamzaaboubakar8116
@hamzaaboubakar8116 9 месяцев назад
Ustaad inshar wa mawduq qiimo badan
@barresagal8891
@barresagal8891 9 месяцев назад
Wad mahadsantahay ✅️
@derow17
@derow17 9 месяцев назад
Aduunyadu waa raaxo yaroo ina dhagreysa, waxaa ka kheyr badan oo waaraya waxa Alle agtiisa yaalla, waxaas maxaa waaye? Waa Janno, oo jannada yaa hela? Waxaa helaya kuwa Alle ka cabsada mar walba ee aan kibrin ee aduunka iyo dhal-dhalaalkiisa aan ku kadsoomin, meesha loo wada dambeyn doonana mar walba maanka ku haaya oo u shaqeysta. Sidaad darteed walaalkeyga iyo walaasheyda muslimka ahoow ku dadaala wax kastoo aakhiro idin anfacaya, kana dheeraada wax kastoo idin hoojinaya.
@libaanhassan8068
@libaanhassan8068 9 месяцев назад
Maasha Allah adeer
@SHAANDHEMEDIA
@SHAANDHEMEDIA 9 месяцев назад
Mash all wale soo badi
@IsmailAbdi-y9w
@IsmailAbdi-y9w 9 месяцев назад
Sax thank you run weeyi
@CabdulahiMursal
@CabdulahiMursal 9 месяцев назад
Thank you ustaad omar❤
@CabdiwahaabOsmaan-u8v
@CabdiwahaabOsmaan-u8v 9 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalama
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 9 месяцев назад
Mansha allah jimco mubarik
@AbdullahiCadow-n3r
@AbdullahiCadow-n3r 9 месяцев назад
Allah is one
@AlfananGermany
@AlfananGermany 9 месяцев назад
Ustaad aadbaad u mahadsanthy sida mowduucyada wax ku oolka ah aan nogu soogudbinaysid
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 9 месяцев назад
Mhdsanid akhi
@caliamed4590
@caliamed4590 9 месяцев назад
حسبنا الله ونعم الوكيل
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 9 месяцев назад
Yaa rasuululaah scw beento waa cilmo sheeydaan😢
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 9 месяцев назад
Yaa aallh dheh wll rasuulka
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 9 месяцев назад
Runti mahadsanid Macalin maxa yelay waxad tahy Qof kodayahay maudan walahi ❤
@DeeqcumarisaaQ
@DeeqcumarisaaQ 9 месяцев назад
TNkz Bro ogaansho🙏
@khadraguleed7645
@khadraguleed7645 9 месяцев назад
Mnsh allah sifooyinkaa runtu leedahay anigaa qaar isku arkay. Alx
@safiyoaadanali8533
@safiyoaadanali8533 9 месяцев назад
Jazakumullahu Qer wcs
@dolarahmat7288
@dolarahmat7288 9 месяцев назад
Wlhi xqiiq weeye mahad znid omar wll❤
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 9 месяцев назад
Asc Omar wlhi waa runtaa sababto ah tajribo ahaan aya u arkay illa yaraanteydii, MAHAD SANID wll
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 9 месяцев назад
اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله واصحابه وعنامعهم اجمعين
@CabiirMaxamad
@CabiirMaxamad 8 месяцев назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ❤❤❤❤
@FatoumaOmar-mb3mv
@FatoumaOmar-mb3mv 9 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@LamelaLilowfunny
@LamelaLilowfunny 9 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@hibocabdinaasircumar2099
@hibocabdinaasircumar2099 9 месяцев назад
Thanks bro
@AbdikarimAhmed-h7u
@AbdikarimAhmed-h7u 9 месяцев назад
Thnkz ustaad
@AbdimajiidMohamed-q9d
@AbdimajiidMohamed-q9d 9 месяцев назад
Thanks
@wllsahim6692
@wllsahim6692 8 месяцев назад
حديث أبي هريرة  أن رسول الله ﷺ قال: آية المنافق ثلاث، إذا حدث كذب وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان، وفي رواية وإن صام وصلى وزعم أنه مسلم
@mohaahmet4817
@mohaahmet4817 9 месяцев назад
صل الله عليه وسلم
@Lukyehehenj
@Lukyehehenj 7 месяцев назад
Jazakalh bro lkn dad aan cilmi lehen o kugu dhagayana wa arkaye
@cabdiwahab2156
@cabdiwahab2156 9 месяцев назад
Meesha aylahaayeen memory ayaa lagalin kadib waxaad ku hadli luuqad walba . Naasiyada horre
@habiibomumin
@habiibomumin 9 месяцев назад
Tankis wll 🥰🥰🥰
@hassanyare4768
@hassanyare4768 9 месяцев назад
Allow no naxariso 🤲🤲🤲🤲🤲
@Mohamed-khdar
@Mohamed-khdar 9 месяцев назад
Thanks omaer
@MohamedAhmed-m6d
@MohamedAhmed-m6d 9 месяцев назад
Waa runtaada walaalkeey
@caliamed4590
@caliamed4590 9 месяцев назад
اللهم صل على محمد وعلى ءاله وصحبه وسلم
@King_4_xaasle
@King_4_xaasle 9 месяцев назад
First lph muuqaaladaada maba I dhaafaan keep going
@maryanali9429
@maryanali9429 9 месяцев назад
Mahadsanid wll 😢❤😊
@Sabrxnaaa
@Sabrxnaaa 9 месяцев назад
Mahadsanid ninbaa been igu wareriyey waba udirayaa bal inuu ku wansa qaato lagayaba tan inu alle ku hanuniyo
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 9 месяцев назад
m.a wll alle haso hadeyo
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭 Cumar is Not Easy Jumca Mubarak❤️ Last Jumca in 2023😥
@strongman330
@strongman330 9 месяцев назад
Ilhey hanisiyadiyo cafimadka waa shey qali ah
@Lukyehehenj
@Lukyehehenj 7 месяцев назад
Balwad aya leyahy rerkeygana waxan kudhahaa malihi ee mxa igula talin laheyd wll
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb 9 месяцев назад
سبحان الله
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 9 месяцев назад
Waad mahadsantahay maanta laga biloobo waxaan sidhabaa ugu dadaalayaa inan been sheynaa ka sheegin waxa walina runtaa ku abaaro xitaa hadan noloshayda oodhan kuwayayo
@CabdaleboyBoy
@CabdaleboyBoy 9 месяцев назад
Waa ku salamay ustaad marka hore waxan kugu xidhaa 5 sano ka badan " waxa i haysta dhibato ah ika dhaadhicn nolol khiyaali ah, markatan Fikirayo waxan ka fikiraya wax anan ii surto galayn sidan , anigoo Ku nool nolol hoosaysa ina ,ika aamino inan aha inan ahay qof taajirah kadibna an ika macansado noloshaa khiyaaliga ah waxan , gaadhay heer an amino , waxan ahay wiil reer waqooyi iku day inad fahantid qoraalkaga waxan iiga sheeg adigoo rali ah 📢
@ruweydabashir1739
@ruweydabashir1739 9 месяцев назад
waxba ha ka cabsanin dadka dhan wey ku fikiraan nolol qayaali ah ,laakin taajiriinta laguu sheegayo waa dad un noloshaas ey ku fikiraayeen u shaqeystay ee ka dhabeeyay adiguna sidaas waad suubin kartaa hadaad isku tashatid illaheyna talasaaratid
@nadiramaxamed9579
@nadiramaxamed9579 9 месяцев назад
Janatul fardowsa Allaha kugubishareyo ustd
@munaahmed5187
@munaahmed5187 9 месяцев назад
Been Wan sheegna alle hanaga cafiyo😢 lkn hada kadib in aan iska ilaaliyo ayanku dadaali insha allh
@Sumaayah182
@Sumaayah182 9 месяцев назад
Jazakallah ❤
@hazmeptilaahi442hazma9
@hazmeptilaahi442hazma9 9 месяцев назад
Ducada waaa waxa kaliya ee lagu faido
@halista3994
@halista3994 9 месяцев назад
Subxanallah sxpow shax ayan samesanaye kawaran marka video ga an daray ayan kacayba inan shaxi samesto 😂😂😂
@SOMAALISOMAALIWEYN
@SOMAALISOMAALIWEYN 6 месяцев назад
Sallahu calayhi wasalam
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 9 месяцев назад
Maasha Allaah jzklh kheyran ustaad cumar walaal waxaa kasoo hadashaa dadka soomaalida oo RU-vidrleyda ah oo dadka soomaaliyeed beenta kasheego kuna raadinaayaan review kuwii beenta badnaa ayey aaminaan kuwa runta sheegana ma aaminaan waana waxa ummada soomaaliyeed halaagey ayna horumar ugaari waayeen
@abdullahinasri6137
@abdullahinasri6137 9 месяцев назад
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahameddeeq9391
@mahameddeeq9391 9 месяцев назад
Waxaa sugayaa ama uxiise wax tariiq ama juquraafi
@HalimaFarah-t2h
@HalimaFarah-t2h 9 месяцев назад
Mansha sllaah ❤
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 9 месяцев назад
Wlahi anay igu dhacdey been baan shegi jiray markii hore 1been aan shegay lkn wan usii barty wxanan dreemay inay maskaxdayda wax ka qaldanyihiin😢
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 9 месяцев назад
Gerri miyaa laga carari karaa? Seelooga cararaa intee looga cararaa?
@AmiiraNasri-dc5qo
@AmiiraNasri-dc5qo 9 месяцев назад
Waa runta sxp anaay igu dhacday
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 9 месяцев назад
Coming 1m omar inshaar ❤❤❤
@AbuukarAweysAxmed
@AbuukarAweysAxmed 9 месяцев назад
M.a Allah😊
@SaciidNahari-pc5wc
@SaciidNahari-pc5wc 9 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 9 месяцев назад
Benta waa shay aad iyo aad uxun ee iska yareya 😂😂😅😅😅
@fahmoaguero8463
@fahmoaguero8463 9 месяцев назад
😂😂
@Naima-43
@Naima-43 9 месяцев назад
Beenti san u sheegaynay bey wax iska caadiya ka noqotay dexdeena Allow na cafi beentu inay waxyaabaha xaaranta ah kamid tahay xata ma moodaysid sida aynu waxyabaha xaaranta ah isoogo ilaalino wa inaynu ku dadaalna beentana inaynu iska ilaalino mahadsanid wll
@mohamedabdillahi9535
@mohamedabdillahi9535 9 месяцев назад
Jumma Mubarak ❤❤❤
Далее
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Просмотров 2,6 млн
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
Просмотров 337 тыс.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
Sideed Maalintaada Si sax ah ugu bilaabi ? | Muhiim |
9:02