Тёмный
No video :(

"AMNIGA QARANKA|: JAHAWAREERKA KA TAAGAN BIXITAANKA ATMIS, XULAFADA TURKIGA&MASAR MAXAA XIGGA? 2/3. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

"AMNIGA QARANKA|: JAHAWAREERKA KA TAAGAN BIXITAANKA ATMIS, XULAFADA TURKIGA&MASAR QORSHAHA ITOOBIYA.
Disclaimer❗️
©copyrighted material Used. Third party (Motionarrays)
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid.
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 370   
@Abdijaliil
@Abdijaliil 2 месяца назад
Salaamullah Daawadayaal, Fadlan Kamid Noqo Asxaabta ku xiran Abdijaliil Show. Halkaan waxaanu kusoo gudbin doonaa barnaamijyo waxtar u leh ummadda Soomaaliyeed. "Subscribe"
@XanjoowYare
@XanjoowYare 2 месяца назад
Waxaan karajeyneyna inaan kaahelidoono wareysiyo kusaabsan sida shacbiga somaliyed loo shirqooolaayo iyo As wax yaalo quseeyo
@Aw-Daawade
@Aw-Daawade 2 месяца назад
@abdijaliil, Wareysiyo heersare ah ayaad soo gudbisaa, lkn hordhacyada 1min ku soo koob. Mahadsanid.
@dayib5161
@dayib5161 2 месяца назад
Quality video ayuu leyhy taas ayaa dadka badnaa soo jiidato hore u soco Lpx 💯 quality ayuu leyhy
@mukhtaarmacalin6419
@mukhtaarmacalin6419 2 месяца назад
Qeybta 3aad waa goorma?
@XuseenCismanadan
@XuseenCismanadan 2 месяца назад
Itoobiyan baa tahay
@user-iu8eh9pw9y
@user-iu8eh9pw9y 2 месяца назад
Marka wariyaha uusan hadalka ka dhex galeynin waxa soo baxaayo wareysi qurux bdn labadiina waa idinka mahad celinaa horey u soco.
@momire6992
@momire6992 2 месяца назад
Waraysiyadaan oo kale soo badi saaxiib, wax badan ayuu bulshada ku biirinyaa. Mahadsanid wariye @abdijaliil.
@yusufcabdi4349
@yusufcabdi4349 2 месяца назад
This man is very Educated intiligent and Expert
@teach-or-learn
@teach-or-learn 2 месяца назад
he is not waa crap
@SukritiXasan
@SukritiXasan 2 месяца назад
Bismilaahi ninkaani waa cajiib alla maxaa soomaali qof cajiiba ku jira war xagee inkaartu naga heysataa maxaa dadkeenaan cajiibkaa dib mariya kuwa xuna xilalka noogu dhiiba allow dhibtaan nagasaar
@user-uh4kj9ux3z
@user-uh4kj9ux3z 2 месяца назад
qiiiiiro jabaaan waakaas hhhhhh adiga oo kale somalı ku jıro aduunka iska daye dalkaga xita la soconin. nınkan waa fahad yasin nınku ceriyay 2017 kadıbna weeraray isago c. cabdı shakur la joogo gurıgıısa marka adıga 2024 bad aragtay laga yaba wadanıyow 🤣🤣 horta se u aragta nınkan in xilka laga ceeriyay fahad yasina 4 sano jogay sirdonka somalıya . maxase lo weraray. mıse wagas 11 jır eheed 2017 kiii🤣🤣🤣
@user-tc8jz2vg5x
@user-tc8jz2vg5x 2 месяца назад
Xasuuqii ethiopia ay soomalia ka geysatay ninka leh dowlad dhiska soomaaliya ayay ka qeyb qaadatay miyaan soomaali wada nahay
@Aadanbarre836
@Aadanbarre836 2 месяца назад
Ninkaan waa maskax fadhiso lkn hal.mar ayuu Ethiopia amaanay
@CabdiraxmaanKeydukf
@CabdiraxmaanKeydukf 2 месяца назад
Somalia inteey hawiye iyo darood xifaaltamayaan dowlad ha sugin
@abdirahmanosman6762
@abdirahmanosman6762 2 месяца назад
Abdisalam wareeysigiisa markaa ku qiimeeye wa security expert. waxaan sidaa u leeyahay weerarada ciidamada lagu sameeye oo aan Telegram ku arko mar dhexdaa waa exactly sida uu wax u dhigay. Hadalkiiisa 100/100 waa sax.
@bobleealisalad5653
@bobleealisalad5653 2 месяца назад
Tnx Dr Abdisalaam boowe waayo arga batah
@abdiladiif7296
@abdiladiif7296 Месяц назад
Realy this man he is intelligent and expert So abdi jaliil we need like this guy coz he knows more situations
@Shaakirson
@Shaakirson 2 месяца назад
Abdijaliil aad iyo aad ayaad u mahad santahay sidaa u xushmeesay commenti geenii aan kusoo wada qornay qaybtii kowaad ee ku saabsanaa hordhaca dheeraaa runtii aad ayaad usoo koobtay waan siii jeclaan lahaa inaa intaan xitaa kasii yareeso mahad sanid sidaa noo xushmeesay mar labaad horay usoco sxb
@mohamedomar976
@mohamedomar976 2 месяца назад
Hadalkaaga waa sax , Lkn Ethopia Iyo Alshabaab Labaduba Somalia Halis Ayee Ku Yihiin , ha u malayn Ethopia In ay ka shaqeenayso Danaha Guud Ee Somalida
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 2 месяца назад
Absolutely great program 👍
@XanjoowYare
@XanjoowYare 2 месяца назад
Itoobiyaa miyaaba As kafiicn maad iga dhaadhicin rabta hanagu qasbin sacan inaan shabaab kubiirno
@yusufcabdi4349
@yusufcabdi4349 2 месяца назад
Saa maxa faiday hadey itoobiya ka baxdo oo 1000km shabab qabsado
@ibrahimibrahim9962
@ibrahimibrahim9962 2 месяца назад
Ethiopia way ka ficanyihn Xaqiiq Ethiopia wa Nabad ilaaliyal xalka Khawaarij Masaakinta xasuuqan Ethiopia ❤
@ibrahimibrahim9962
@ibrahimibrahim9962 2 месяца назад
@@yusufcabdi4349 Faa'ido lama soo koobi karo Lkn adigu Hawiye tahyy Ethiopia cadow U aragtaa xalka anagu Ethiopia Walal nahyy
@user-kl2ek7lb5v
@user-kl2ek7lb5v 2 месяца назад
War waxaan amxaaraa soo barbaarisay, dalkaan anagaa iskale amxaarana dabadaa xabad ka galineynaa
@Alon_404
@Alon_404 2 месяца назад
waa mahadsantahay akeena noguhadashey codkadane meel dher bugaray foley wuu aqrisandona siyaasixumaha
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Waa Xaqiiq Golo Wasiiro iyo Golo Baarlamaan Oo shaqeeyo Maleh Keliya Go,aanka Keliya MD Hassan sheikh lee socdo iyo Envoy uu isaga Magacowdo Keligiisna wuu Dhoofaa cajiib wa runtiisa taliye kuxigeenki Hore ee Sirdoonka
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 2 месяца назад
Midnimo dhimatu kusii dhagan yee dhagaha ugu rida inaaney dhacayn viva somaliland ❤️🤍💚
@0name530
@0name530 Месяц назад
Meel cidlo ah baa ku dhegan tahay
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 месяца назад
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 месяца назад
ITOOBIYAA SHABAAB ka fiican haye makaa yeelaa nacalaa ku yaal gaaladii kusoo barbaarisay.
@najiip___neto
@najiip___neto 2 месяца назад
Ka fiican lagu ma dhihin ya khatar badan lagu dhahy
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Kansar iyo Aydus ayuu kala fadilayaa ​@@najiip___neto
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Kun Albaab ayaa ufuran soomaali laa,kin waa Jaasuusiin itoobiyaan dadka Nuucaan ah
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Itoobiya bax kuma bixi doonto kadibna Amnigayaga ayay sugaysaa ma is qabataa walaala yaal?
@Abuu_Naaila
@Abuu_Naaila 2 месяца назад
Shabaab oo Xawaadle iska dhicin waaye oo weliba geedaha ufuulay baqdin darteed baa laguu meerinayaa laguma aado, Halkaa kagaro Shabaab in uu Ameerikaan leeyahay
@user-no6hz4jv3q
@user-no6hz4jv3q 2 месяца назад
Ustd abdijaliil osman waan ku salaamay ❤
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 2 месяца назад
Shabaab. Ilaa africa usoconaa inshalalh somaliya bes marabno
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 2 месяца назад
War duligaan arag Itoobiya ayuu nooga dhigay iney ka shaqeynayaan wanaaga somalia
@abdirahman7282
@abdirahman7282 2 месяца назад
Adigu wareysiga si fcn udhageyso itobiya iyo shaabab ayaa lais barbardhigey dabcan itobiyanka dhaamo shabaabka sababto ah meelaha shababka jogan nolal kamajirto school kamajiro cafimad hasheegin intaas waxaa sii dheer in caruurta la askareeyo qaarna qaraxyo lagu xiro waana xaqiiq intaas uu sheegay ninkan
@hanadyare4735
@hanadyare4735 2 месяца назад
Itoobiya Al shabab dhaanto al shabab ayaan tageerayaa hadi itobiyanka noqoto
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 месяца назад
Sheekadii Xasn sheekh Khiyaaliga Ahayd Ayaad wadaa
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 месяца назад
Ethopia Iyo Alshabaab Imika colaadeedu Waxay muuqataa Alshabaab
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 месяца назад
Xasan bakh bakhtiisa Iyo beentiisa Ha dhagaysan wllo
@AbdirizakIstiila
@AbdirizakIstiila 2 месяца назад
Mida kaso Mary Ana ogee dagal danbo ama ciidan danbo ma igu ogid wlhi 😢
@abdirihmanabdikadir5928
@abdirihmanabdikadir5928 2 месяца назад
Sxp ma ciidanka dawlad ka mid ahyd
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 2 месяца назад
kuwii coosweyne kaso badbaaday miyad kamid ahed 😂😂😂😂😂😂
@user-nc3yg8uf9b
@user-nc3yg8uf9b 2 месяца назад
Runtii anigaba rag saxibadey ah ban kuwayay
@AbdullahiAbdirizakmuse-iq2oj
@AbdullahiAbdirizakmuse-iq2oj 2 месяца назад
Su'aal shabaab ma somalia 🇸🇴 ? Fakir nocee ah ayeey wataan ? Yaa cadawga somalia 🇸🇴 ah ? Ma shisheeyaha mise waa alshabaab ? Dawlada somalia mxay u tayeen la'yihiin askartoda ? Askarta somalia 🇸🇴 mushaarkoda meqaa ugu badan. Mushaarka atmis waa imisa ? Su'alhaas aa rabnaa in Nolaga jawaabo
@Ssomalii7
@Ssomalii7 2 месяца назад
💯👀👀👀👀✔️
@Goorre-Media
@Goorre-Media Месяц назад
AS IYO Shisheeyuhuba waa cadowga Somalia
@dahirmohamedabdullahi5545
@dahirmohamedabdullahi5545 2 месяца назад
Great program
@Masqaniine8
@Masqaniine8 2 месяца назад
Muqalada is leh oo qaybaha ka koba playlist u samey please 🙏
@Muxammed22
@Muxammed22 2 месяца назад
18:11 national interest tiga Itoobiya maxaa nooga gidhiisha adeer hadii la dhoho ka baxa waa inay ka baxaan, hadii kale khasab bay shacabka soomaaliyeed uga saarayaan. Iyaga iyo Alshabaab-na iyaga ayaa sii daran saa dawladii soomaaliya oo amnigeeda ku aamintay bay dhabar jabiyeen oo badeenii qayb kamida damceen inay iska qaataan. Sidii in soomaali dunida ka tirtirantay. Waxaa kaa muuqata inaad itoobiya u qiildayayso, lagaba yaabaa inaan sirdoon u tahay.
@liban4679
@liban4679 2 месяца назад
Jahwareer baa aqoonyaan isku sheegi Soomaalida ku wada dhacay, had iyo jeer waxay ka sheekeynayaan nabada gobolka iyo caalamka inay UN u shaqeyaan isku heystaan, danta dadkooda iyo dadkooda uma jeedan.
@Alon_404
@Alon_404 2 месяца назад
mya itoopiya uma qiil dayayo ee waxuu rabaa inuu iskaqaato lacagaha xadka dhafka ah ee uu hadaba qaato ama marku xilka haayay gaari land cruiser iyo dabaq ayuu rba inu iskagajuro siuu uwaayin nimcadas xaranta ah 😂😂😂😂
@liivazza
@liivazza 2 месяца назад
Waxaa Naga quseeya anaga ayeey Naga Nabad Gali weysanyihiin oo wiilal Somali ah oo AL shabab la baxay ayaa wadamkooda ku weeraray, intaas hadaa Isla Fahamnay wadankaaga la iga soo weerarayaa waana iska aamusayaa oo ciidan iga difaaca kuwa isoo weeraraya wadankaaga keensan maayo nin Naga yeeleysa ma jirto. Inaad Fahamtay ayaa Rajeynayaa
@cabdisamadhaybe2191
@cabdisamadhaybe2191 2 месяца назад
Waan sugeyay, inaad noo Soo Gud biso mahadsanid Saxiib.
@Abdullah_Abudujana23.
@Abdullah_Abudujana23. 2 месяца назад
Great work well done Abdijalil
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад
Asc mudane waa saxiix walaahi ❤
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 2 месяца назад
Cabdisalaan waa khabiir way caddahay lakiin xoogaa waa mucaarad
@maxamadcusman6171
@maxamadcusman6171 2 месяца назад
Mucaaradnimada ma. Ahn naceeb lkn waa inuu fahansanyhy xld iyo qorsha xumada madaxda somalia 🇸🇴
@Samatar4
@Samatar4 2 месяца назад
Waraysigaan waxaa maalgeliyay maraykanka sida aan qiyaasayo.
@husseinquavo3450
@husseinquavo3450 2 месяца назад
Mxa u tiri sas
@Samatar4
@Samatar4 2 месяца назад
@@husseinquavo3450 niyohow horta ninka gudoomiyihii hore ee nisa iskusheegaya wuxuu hadalka kuleeyahay innciidamada soomaaliya aysan wax awood ay alshabaab looga hortago lahayn dowladda soomaaliyana ay kukhaldanayd in ciidamada shisheeye in ay codsato in wadanka lagasaaro. Waxa kale oo uu isku dayayaa in dadka soomaaliyeed kadhaadhiciyo in Ciidanka itoobiya ay siijoogaan soomaaliya oo alshabaab loo arko cadow kakhatar badan itoobiya. Maraykanka sidaasuu kudoodayaa.
@abdulog8461
@abdulog8461 2 месяца назад
Waa iska yiri isaga u aan dhagaysan​@@husseinquavo3450
@LiibaanWadani-zq3fn
@LiibaanWadani-zq3fn 2 месяца назад
Masagawaa Kutagri Falki nalagu sameeyay 😮
@ayaninadee176
@ayaninadee176 2 месяца назад
Wow 👌 👏 👏 👏 👏 👏
@Rinad..
@Rinad.. Месяц назад
Woow🥰
@diriyemohamed7061
@diriyemohamed7061 2 месяца назад
Aragti gabanaa dabadilifkaan
@qaysarvicos3887
@qaysarvicos3887 2 месяца назад
aad iyo aad waad ku mahadsanthay sida usoo godbineyso wararka dadka wax u tarleh hore usoco
@adamali2035
@adamali2035 2 месяца назад
Abdisalan gulled halkeeda ayaaf dhigtay xogo muhiim ah ayaad dhiibtay💪
@abdirahmanHajisaid
@abdirahmanHajisaid 2 месяца назад
Expert Abdi Salaam meel aan kala xiriiro ayaa aad ugu bahnahay idinko mahadsan khibradda uu leeyahay wuxu ku jira ragga dalkan u bahanyahay in lala shaqeeyana ay waajib tahay
@cadnan_21
@cadnan_21 2 месяца назад
Ninkan waa qatar umada somaliyed ha'iska qabato Allah hakaqabto, anaga iyo itoopiye gorma walalo noqoney iyo asxap waa dad aminsan in annaga aan nahay dad ayaga katirsana ka caasiyobey diinta kirishtaankane nala rabaan dhulkeenane waxay doonayan inay qatan adunka kunoolano gunnimo iyo qaxooti. marnaba surtobimayso waxad shegayso Amxaar kal kaal
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 2 месяца назад
sxp waxan xasusta xiligii farmaajo uu joogey wazarada arimaha dibadda umaleenaya ayaa twitterka soo dhigtey qariirad aankujirin somaliya dhulka somalidane itoopiya ayee kudarsatay gabi ahaantisaba
@siyaadshaafici7355
@siyaadshaafici7355 2 месяца назад
War waxan madax xiran iyo wax lamidka ah amini waxba kama oga Ajinabina Waligaa har ku jiido maayo ATimiska u kahadalya waa caloshood usha qeystayaal anba ranin in aad nabda Noqoto mida kale Somali wuxuu ka dhigaa waxan anaba waxba h aheen war waxaan waa mid Cuqubo ku dhacday oo ah in somalia eysan waxba Qabsan karin
@drfaahim3210
@drfaahim3210 2 месяца назад
Waxa oo abdisalan guuled ka hadlay waa ado kale waxa tahay qof lab la kac cml u hadlayo. Midakale ninkas waa oo sheegay sabata ay Ethiopia ugu ficantahay AS waana oo cadeeyay ee haddad video si fiican u firsatay waad fahmi karta, ee sifican u firso video ee na fahan waxa ka hadlayo .
@blueline502
@blueline502 2 месяца назад
@@drfaahim3210 laba Gus waaaye ee kan Ethiopia aa laqab satay marka dhibla aan ……., kan kale cabsi cabsi waaye. War amaa kan yaa Muslim yaa Somali kaga khafiifiyaa…… waligaa adigu mid noqon meysi ee arag wixii albaabka garaaca xabiibti.
@Alon_404
@Alon_404 2 месяца назад
@@drfaahim3210 anigane marnaba itoopiya walal kama dhiganayo waa cadawgega 1aad umada somaliyed wayna wada ogyihiin
@fartunosman3503
@fartunosman3503 2 месяца назад
Taasi waa run xasan sheekh la xir xiro ayuu u baahan yahey
@abdishugri6930
@abdishugri6930 2 месяца назад
Gaal jacaylkii ku Qaaday kuma dhigo maraykan iyo ethiopia ayaa Tobanaan Goor Ka argagixisan al-shabaab.
@libanibrahim6077
@libanibrahim6077 2 месяца назад
Wuxuu hadalka u wada kuwa lagu hogaamiyo caqliyadooda warbahinta galbeed tageersan.
@YuusufGuure
@YuusufGuure 2 месяца назад
Waa wareysi muhiim ah oo xoga badan laga heley balse si lamid ah xog muhiim ah siinaya cadowga Allaa xaal kumaqan
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Fantastic abdijalil
@cabdiqaaliqmaxamed2293
@cabdiqaaliqmaxamed2293 2 месяца назад
Guuleeso sxbkiis.
@maxamed1264
@maxamed1264 2 месяца назад
Ethiopian al shabaab noo dhaaamo oo wlhiyaa Ciidanka Ethiopia haddii ee bixi wayaan Alshabaab ku biirena ama naga saara shiisheeyaha 😡😡
@engnajmudiinabdirahman8347
@engnajmudiinabdirahman8347 2 месяца назад
Alshabab saar marka hore.itoopiynku dhip igu hayaan lkn khawaarijta aad ka midthy wxba ha is qarine.waa cadaw ilaahy iyo diintiisa. Itoopiya ilaa qiyamaha waa is hysan doonaa lkn kuwa aaan dawladnimo rabin waa kooxdada
@maxamed1264
@maxamed1264 2 месяца назад
Kalay ka saar hee 18 sano saas la laahaa ilaa hadda maa sii awood badnadeen mise waa jabeen Wiilashena waaye al shabaab gaaal xun ku doorsan maayo ​@@engnajmudiinabdirahman8347
@cabdirahmanuweysmaxamed8750
@cabdirahmanuweysmaxamed8750 2 месяца назад
War midkan eng kugu qoran tahy War dhulkeena naga leh shabab iyo ithopia wa isugu keena mid Anago ka dowlad jecel ba tageraya bixintanka atmis Dhibatada in ay nawada gaarto ba rabaa
@ibrahimibrahim9962
@ibrahimibrahim9962 2 месяца назад
Al Shabaab Haday ficanyihin Orado u tag Khawaarijow Ethiopia Amaanka Somalia inta badan ayaga Gacanta ku haayo
@cabdirahmanuweysmaxamed8750
@cabdirahmanuweysmaxamed8750 2 месяца назад
@@ibrahimibrahim9962 wa doqonow dalkan aniga leh meshan rabno ba geynaya, khawaarij iyo xabashi midka iron wan kala aqanaa Dalkan anaga kaga xaq leh ee meel fariiso
@CabdiraxmanAxmed-mt1tn
@CabdiraxmanAxmed-mt1tn 2 месяца назад
Waa warbixin muhiimah❤
@mohamudnorabdi7537
@mohamudnorabdi7537 Месяц назад
Aad baad umahadsantahay walaaal wareeysiyada noocaan ookala ahna aad ayaan uku bahanahay
@user-uf8ob2dz1n
@user-uf8ob2dz1n 4 дня назад
Waraysiyadaan oo kale Soo badi si aan u ogaano waxtarka siyaasada madaxdii hore waxa Soo qabtay Iyo wadanka mesha uu marayo
@Zaadak.dj1
@Zaadak.dj1 2 месяца назад
Wxa fahmi la ahay sbbta aTmis lo wareri layahya oo ciidanka dowlada bis lo wararo
@Somalian_nationalist
@Somalian_nationalist 2 месяца назад
sbabta ana kusgeya markalena ha iswaydiin ATMIS howlgal masameyan badankod xeryo un bay kujuraan banaka masobaxan hadad somaliya joogto waad ogtahay arinkas ine runteda tahay magaalada ayjogan xitaa waxa dhexda ka mamulo AS laaki ciidanka dowlada waxay raban taatikada inay badelan oo deganka dhan maamulan qaab hoose iyo qaabsare ayagoo dadka deeganka xita dhaxgalaayo halkaas kalasiidagalamayo AS oo ay zuuliyan Alshabaabne wayka dhintan sidas oo haday ka aamusan deganada dhamaan walaga qabsanaya marka waa tas waxay uweeraran dowlada mafahantey zhp
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 2 месяца назад
Waa laweraraa 2015 ilaa 2022 weerar lagu haaya amisom ma arkin miyaa
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 2 месяца назад
Ciidanka dowlada 2023 lee weerar lagu bilaaway
@abbasrashid5341
@abbasrashid5341 2 месяца назад
Hordhaca soo gaabi fadlan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 месяца назад
Khayaanada koobaad waxaa weyo Al shabab sida uu nogu sheegey ma ahan liiska argagixisada caalamiga kuma jiraan OO lomaba aqoonsan Mida kele dowlad somaliya Ma xaqiijin shegasha da Al shabab aa aheed iney xirir la leeyihiin al qaacida da afgaanistaan oo hada dowlad ah qaab dublamasiyad iyo qaab sirdoon xitaa warbahin in lodiro oo madaxda alqaacida laga wareysto madhicin
@jimalemohamed2995
@jimalemohamed2995 2 месяца назад
Duli jaajus wadankiisa loo isticmaalayo in uu xuman ka faafiyo, itoobiya ayuu amanaya
@abdiladiif1745
@abdiladiif1745 2 месяца назад
keep up pro 👏
@User7654suy
@User7654suy 2 месяца назад
Maasha Allah ❤❤❤
@ibrahimcumar9466
@ibrahimcumar9466 2 месяца назад
Madax waaynaha in. Uu mandooway mar hore arkay😮😂
@husseinabdullaahimohamed1925
@husseinabdullaahimohamed1925 2 месяца назад
Waa. Waraysi. Caajiib ah. Oo. Wax badan. Aan ka. Ogaaday. Wax badan. Ayaan ka. Bartay. Waxaa uu. Badalay. Fikirki. Aan mustaqbalka. Somalia. Ka qabay. Waxaan ogaaday. In aan. Saaranahay. Doon badwayn. Sabaynaysa. Matoorkana. Ka. Xumàaday. Waxaan. Rajaynaynaa. Naxariista. Alle. In aan ku bad. Baadno ama. Ay. Teena. Noqoto
@Zoro-lm4rb
@Zoro-lm4rb 2 месяца назад
Great work
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 месяца назад
Cabdisalaan guuleed waa xogogogaal weyn oo wax fahhamsan lkn Kan eelayga ah ee waraysiga qaadaya wuu riyoonayaa wax Somalia ladhaho majirto Niyaw Ethiopia ayaa xukunta dhulka
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 2 месяца назад
Shabaab guul
@moomar4185
@moomar4185 2 месяца назад
This guy is a somali asset and it’s so sad he is not in the decision making process. Hassan Gurgurte has nothing but collecting money and no one else can do something now because he is everything.
@mofosman4426
@mofosman4426 Месяц назад
Si fiican ayuu aragtii uuga bixiyey
@Fire_films0
@Fire_films0 2 месяца назад
Waxaan la yaabay dadkeena cilmiga iyo caqliga u leh dowladnimada iyo hormarka wadankeena iwm,ma doonayaan inee ficil sameeyaan wa ilaa ay dhibaatada ka sheekeeyaan xalma hayaan?
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 2 месяца назад
Ee fursad yaa siiyay markaasaa la orankaraa ficil ma samayn
@ceeyna1445
@ceeyna1445 2 месяца назад
Wax hormar ah kamajiro halkee itobiyo joogti Jaajus itobiya madhaafsiisanid
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 2 месяца назад
REALISTIC SCHOLAR WEYE NINKAAN.
@hanafmohammed709
@hanafmohammed709 2 месяца назад
Subxaanlaha ninkan itoobiya iyo gaalo xayeysiineya si wadanka guumeysi iyo dulinimo inaa KU jirno oo hadba gaalo iyo wax gaal u shaqeeyo wadanka maalmunaan. Waa jaajuus maxaa laga fa iidiyaa aanan aheen in marwalba cid kale ku maamuusho
@ahmedmohamedabdi8702
@ahmedmohamedabdi8702 2 месяца назад
Kan waa cadow soomaaliyeed 100%
@MohamedAbdi-wn3dg
@MohamedAbdi-wn3dg 2 месяца назад
Al shabab Aleh ha ka qabto Somalia
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 2 месяца назад
Atmis ilahay hanga saaro kuwa klena ilahy ayan ka baryeynaa kuwa kle aysan noo imaan
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d 2 месяца назад
Illaahay hanoo keeno AS waqooyi iyo koonfurbo hadaanu nahay shacab somaaliyeed waan soo dhawaynaynaa dadkii waa la is nacsiiyay qabiilaa loo kalasaaray hogaamiya koxeedyo gaaladu bajad ku siiso in la inagala dgaalamo diintaiyo dadnimada waanu daalnay kusoo dhawaada gacma furan wallaalayaal
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 Месяц назад
12:30 cajiib
@NUURIYE______
@NUURIYE______ 2 месяца назад
Dowlda wx planing ah ma la hn if allh say! Wee imanee mar dhaw😊
@user-kl2ek7lb5v
@user-kl2ek7lb5v 2 месяца назад
Waxaan baqtisanaa bal arka siduu amxaarada ugu calaacalayo, lacnadi kugu dhacday.
@miskoo1333
@miskoo1333 2 месяца назад
somaliyey rer galbeid wskhnimdoda iska cayriya oo calamka wax laqaybsada ila inte liiditan ujirena
@abdiyare2025
@abdiyare2025 2 месяца назад
Sirta qaranka in sidan losonandhigo ilama wanaagsan ninkan yuu uwaramaya hadii uu dowladda lahadkayo waxa jira wadooyin kala hadii uu shacabka lahadlayona shacabka waxa matala dowlad iyo baarlamaan
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
Aad i aad
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 2 месяца назад
Maxaad sarakiishi ulayseen dawladii hore udiyaarisay lawaregidda amniga maxad u dumiseen nidamkii horay usocodka laha ee walhtigu nooga baxay waar Allah wadankan haidinka qabto
@DrNeeri
@DrNeeri Месяц назад
25:03 wariye cabdijaliil kulahaa isagana wa maqan yahay 😂
@HassanAhmedJama-de9ul
@HassanAhmedJama-de9ul 2 месяца назад
Alle ku duullee haddaad maqasho meel kale ha u doonin, Waa qof aaminsan in xamashiga gaalka ah uu saaxiibkii yahay, Shabaab oo wiil soomaaliyeed ahna uu cadaawe yahay. Xaqiiqdu waxay tahay in qofka soomaaliga ah iyo Itoobiyaan Faranji ah aysan kuu sinnayn. Gaalka ayaa ah cadoga runta ah, kan soomaaliga ah wax uun baad ku heshiin kartaan.
@mrcigaal3090
@mrcigaal3090 2 месяца назад
wali ma daawan muuqaalka hda ayan bilaabi rabaa daawashada ee hordhaca ma dheer yahy sidii qeybta koowaad cml😂
@abdirahmanosman6944
@abdirahmanosman6944 2 месяца назад
Good news
@bishaarCabdulaahi14
@bishaarCabdulaahi14 2 месяца назад
Asc wariya waa ku salaamay salan kadib waxaan kaaa codsan lahaa inaad waraysi kasoo qaado Taliye Odawaa yusuf Raage waa muhuum waraysigas adoo ka waraysanaya xaalada ciidanka iyo sidi looo Mishimay ciidankii soomaaliyeed
@zhunmow6405
@zhunmow6405 Месяц назад
30 sec intro is enough I think
@mohamedhassanabdi8459
@mohamedhassanabdi8459 2 месяца назад
Sxn soo badi wareesiyada
@AbdulkadirJubba1
@AbdulkadirJubba1 2 месяца назад
Madaxweynaha Wuxuna Haysan Waa Golaha Fulintisa oo Eber ah
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 2 месяца назад
Xasan waa masiibo qaran ilaahay waddanka ha dhaafiyo. Tuugonimo, qabiiliste, jaahilnimo
@shaondthesheeb6809
@shaondthesheeb6809 2 месяца назад
Hadalka sifican uma dhakesan miya waxano kale wadani waye laku dhaha
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Allahuma Amiin
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 2 месяца назад
Laangaab ciilan😂😂
@Somalian_nationalist
@Somalian_nationalist 2 месяца назад
xasan kaligiis hasoqadan macal kan fadhiyo garowe xaranta ku naaxey wanka camal iyo midka fadhiyo hargaysa muuse fircoon iyo midka fadhiyo jabuti wadanki dhan shisheye ugacangaliyay wadanki kadhigey xero militari asigoo shilimad fiirsanayo . xasan kaligiis hasoqadan haday run katahay qadyada midnimada somalida munaaaqenta joji nacas
@Somalian_nationalist
@Somalian_nationalist 2 месяца назад
xasan kaligiis hasoqadan macal kan fadhiyo garowe xaranta ku naaxey wanka camal iyo midka fadhiyo hargaysa muuse fircoon iyo midka fadhiyo jabuti wadanki dhan shisheye ugacangaliyay wadanki kadhigey xero militari asigoo shilimad fiirsanayo . xasan kaligiis hasoqadan haday run katahay qadyada midnimada somalida munaaaqenta joji nacas
@SaidAbdulkadir-ie6lt
@SaidAbdulkadir-ie6lt 2 месяца назад
Qofka ugu horeeyay daawada ban noqday
@abdiladiif1745
@abdiladiif1745 2 месяца назад
makufaraxsantahay 😂
@SaidAbdulkadir-ie6lt
@SaidAbdulkadir-ie6lt 2 месяца назад
@@abdiladiif1745aad ii aad
@hakashakin3306
@hakashakin3306 2 месяца назад
Mid kastoo aqoon yahan sheegta sidaan buu uhadli, war Ethopia ayadaa kadaran 1000 jeer Alshabaab, waayo geedka bixitaankiisa waxaa kamuhiimsan kan abuuraya, marnaba Somalia uma baahna joogitaanka Ethopia.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 месяца назад
Ethiopia markay baxdo yaaa difaacayo gobolada ciidankoodu joogu ... maxaa la faaiiday markaa...
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b 2 месяца назад
Waa ruun
@mohamedamoore4714
@mohamedamoore4714 2 месяца назад
Qabiir waxa fiicnaan lahayd markaad xilka aad heysay iney ku muuqdaan dhibaatooyinkan iyo ceebooyinka ileen awalba wey jireene mrkaad amniga aad joogatay lkn wa caadadiina ninwalba intuu kursiga ku fadhiyo inuu inoo aamuso o dantiisa fiirsado mrkuu xilki waayana afurka furto (we are not serious guys) waxani dhab inagama aha
@joeokieh43
@joeokieh43 2 месяца назад
best interwiev, ce homme de l ancien NISA est trop fort... markaleh farmajo iyo fahad yacin
@SaidAbdulkadir-ie6lt
@SaidAbdulkadir-ie6lt 2 месяца назад
Abdijaliil Osmaan! Wllo qeebaha,kale soo bobsii bal!
@ilyasabdullahimohamed8170
@ilyasabdullahimohamed8170 Месяц назад
Ninkaan waa high intelligence Lkn wareysigaaan uu hada bixiye maahen waqtigiii uu ku haboonaa 😢😢😢😢 Qaladkasta Ee jira maahan in lagu saxo meelahan ookale hadane Adiga Oo sarkaal sirdoon ah Ee xogaahan ookale haaya inaad meelahan kahadashane wax fiican maahen lkn Somali hadaa nahay sidii qof depression qaba cml ayaan u nafisnaa Lkn xogtaan ookale maahan nafis 😢😢😢😢😢
@cabdirisaaqaxmedcise9024
@cabdirisaaqaxmedcise9024 2 месяца назад
Waa xog mu hiima oo ku tuseesay musuqa iyo baaba ciidamada koonfurta somaliya heesta
@sahalabdi5554
@sahalabdi5554 2 месяца назад
mahadsanid
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru Месяц назад
Model Cabdijalliil Cusmaan samow
@saidabdulahi8243
@saidabdulahi8243 2 месяца назад
That's why aan u rabno in Shabab wadankaan guud ahaan gacanta kudhigo Sababtoo ah ma jiri lahyn wax layiraa ATMIS iyo nabad ilaalin oo ay Hormuud uyihiin Dowlado gaajo dilootay sida Ethiopia iyo Uganda Dadkaan Mareykan iyo Ree galbeedka kabaha kadaba wada Waxa GHAZA ka socda horta Indhahoodu ma qabtaan miyaa , Argagaxiso la dirir barnaamijki ahaaa Ey baa cunay wadankaan Somalia waa cusub baa u baryi doonaa hadi alla iddmo✋️💪 Turkey, US, ATMIS , NATO iyo wxa lagu magacaabo ururka islaamka wax Dan ah iyo dowladnimo nooma wadaan AFGHANISTAN baa tusaale kuu ah mawaadin wacyigaagu haka sareeyo Heblaayo iyo safir hebel
@xasanfarxanciise776
@xasanfarxanciise776 2 месяца назад
Weliba NFD iyo soomaali galbeed waa la xoreenayaa.wlhi dowlada hada jogto kuma talo jirto xitaa in ay NFd soo ceshato
@m.galool
@m.galool 2 месяца назад
:inagan dhalan bu maxamed siyad bare ino sishegay cadawgena mara kasay dofarada hada madaxda inoahi inaga dhadhicinayan itobiya wa walalihin wale wanan idinka yelin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸
@suheibmohamudmohamed
@suheibmohamudmohamed 2 месяца назад
Wlhi ninkaan waa caaaqil xig mihiiim lahaya arimaha amniga dalka iyo arimaha quseeya sirdoonka.runtii wuxu mudanyhy in la ixtiraama .
@Abdi_Hajji
@Abdi_Hajji 2 месяца назад
Sxb hordhaca waa qayrul caadi ee bal hada kadib u fiirso mahadsanid
@HorseedAirbnb
@HorseedAirbnb 2 месяца назад
Ma aqano wuxu aha ninkan lakin Ethiopia ayaa hoos ibiisho oo wuxu naka dhadhacin raba Ethiopia 🇪🇹 ayaa Somalia ufican. 17 sano hadi askari Ethiopian ah uu Somalia cawinaay mushar ayuu qadanayay bilwalba. Hadi 17 sano nacawinayana amal marin umasineno bada somalia. Nin iskudayay inuu badada qado biri wuxu isku daya inu lawarego goboladu jogo!
@yoonisabdulkadir1
@yoonisabdulkadir1 2 месяца назад
Cawaan dhaqan gaalo kusoobarbaaray weeye malaha 2006dii ayuu iloobay
@HorseedAirbnb
@HorseedAirbnb 2 месяца назад
@@yoonisabdulkadir1 dadkasa madaxdeyna kamid ah wuxuna hayay xil wayn waygi farmajo yac!
@amaliina2693
@amaliina2693 Месяц назад
Waa suaale ? Goormee la rabaa in somalia cagaheyda ku istagto cidamada atmis 17sano maxay wadanka kusoo kordhiyen dulaan kasta waxa ku dhinta waa cidamadeyn somaliyed ku atmis soo mawa dhafan xiroyinkoda 17s la isma waydinayo miyaa maxay soo kordhiyen oo ay wadanka u jogaan all cidamada shisheye wadanka halaga saaro waxba maqabtan cidamada somalidana inshallah isku filnasho way garayan musharadka shisheyaha lagu fangareyo ayaga hala siiyo
@MuxuyadiinSomali
@MuxuyadiinSomali 2 месяца назад
So baadi
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 месяца назад
Waxaa wiilasha 🇸🇴 la isugu dhameynaa, loo qaxinaa dad iyo duunyo 🇸🇴 in ciidan shisheeye lugu haayo inta dalkaan meel cidlaa laga qaato.
Далее
ОБЗОР ПОДАРКОВ 🎁 | WICSUR #shorts
00:55
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35