Тёмный

Anxiety (Af Somali) 

Dr. Asad Dahir
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

This video is about Anxiety (Af Somali)

Опубликовано:

 

14 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
Mahadsanid walaalkey. Noloshaba walwal miiran ah.Allaha noo yasiro.Iimaanka Allaha nagu qaboojiyo.
@fsal4682
@fsal4682 2 года назад
ASC. Thanks so much Dr. Asad. This video was very much needed. The example you give on constantly feeling like you’re on a job interview is very accurate. Thanks again for your help in shedding light on these vital topics.
@xafsocali2546
@xafsocali2546 Год назад
Mahadsanid Dr
@jamalnur4981
@jamalnur4981 10 месяцев назад
Asc Dr. Asad. This was very helpful, and informative. Jazakallah khayr wallaalkay
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 года назад
Mashallh
@shukrimahamud3600
@shukrimahamud3600 2 года назад
Mahadsanid
@nabadoonka6649
@nabadoonka6649 2 года назад
Thnks dr
@Zahra-ul3rk
@Zahra-ul3rk Год назад
Asc MashaAllah 7:32
@adi69283
@adi69283 2 года назад
Thank you so much Dr Asad respect
@mohamedabdirashid1501
@mohamedabdirashid1501 Год назад
Thanks alot
@sadiasaid5565
@sadiasaid5565 2 года назад
Walal ad baa ugu bahanahay noso badi
@xaliimoaxmed9386
@xaliimoaxmed9386 2 года назад
Asc Dr Asad xanunka aanu iihaya ila 8 Sano Dr Asad maxa lagu daweeya ado mahadsan iisojawab
@xaliimoaxmed9386
@xaliimoaxmed9386 2 года назад
Dr Asad aad Ayan ugu bahanhY xagen Kala so xidida
@mom.iit-
@mom.iit- Год назад
Asc Dr sidee loo daaweya si walba wan sameyay Dhaqtar majira daweeya
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 2 года назад
Mowducan wlhi waa u bahna mahadsanid hdda 22:00 habeenimo i tahay beri marka so kaco ayaa dawanaya mahadsanid inta noso galisay dr
@nafisaahmed5757
@nafisaahmed5757 2 года назад
Hada feeling anxiety little dremaya because of tomorrow lacture an kuleyahay kher ee noqonee Dr mahdsanid
@iqlaasceynte2687
@iqlaasceynte2687 Год назад
Hooydey iga xnunsan stress haayo waxa video ku shegty isku arkty mxa daawo u eh fadln jwb isiii
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 года назад
Asc wr wb Dr Asad Allah haku barakeeyo Allahuma aamiin, xanuunka welwelka inii qabta Allah ha caafiyo Allahuma aamiin, anagana Allah naguma rido
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 8 месяцев назад
😢 wllo somaliyan joga sycotarbe ma heli karo maxaan sameya?
@user-ux1kv6wp5q
@user-ux1kv6wp5q Год назад
Dr intee joogtaa
@user-mo5xc2hy6o
@user-mo5xc2hy6o 8 месяцев назад
Maxaa lagu daweeyaa welwelka dareenka dhecaanka soo deenayaa dheceenka dhuunta qanjirka iyo mid dhidid badan iyo daal dareemaayaa
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 4 месяца назад
Same wllo maxaa uga dawoowday
@HafsaAdanHassan
@HafsaAdanHassan 4 месяца назад
Asc Dr waxan raba Ina sigoniya kulahad lo haday macqultahay❤
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 27 дней назад
Anxiety miyaa ku haya
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 27 дней назад
Anxiety miyaa ku haya
@mohamoudabdisamedmohamed8197
@mohamoudabdisamedmohamed8197 2 года назад
Dr please i caawi waxa daremayay mudo 4sano ah calamado kamid thy feeraha culays iga saaranyihin xanun feeraha iyo calosha u waregayo walwal hada dhimanysa iyo wixi lamida madaxanun dhaqtar kasta waxba ma igu shego maxa sameya dr😪
@hodanomar3772
@hodanomar3772 2 года назад
Wan izku arky wll anipo waxa dawo u ah 1 xus allh mgacyada alhh iyo kusali nabiga scw iyo quran aqris badi saladahga hagaji
@kunciilgaming623
@kunciilgaming623 2 года назад
Wey jirtaa pro anigaba waan isku arkay waa health anxiety waxaan ka walwalaya caafimaadkeyga iyo dhibaato kale basle noloshedyda ayaan isbadal ku smeyn hadey hagaagto waa OK badana dhaqtar ma xaliyo xaladahan uum niyadada dagso
@globaltrends7520
@globaltrends7520 Год назад
Waxaa laga yabaa il inee Tahay, you need to listen to surah yasin 2x times a day and two times a day Surah surah al baqrah. Waa ka reesan kartaa, Waa mental anxiety, fearing the future and present although is not true.
@najmiin
@najmiin Год назад
Allaha ku cafiyo wll vidiogan dawo wax bdan bad ka faidi donta inshaAllah Suratul baqrana akhriso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-BPHEPXGXKGA.html
@najibmusse7133
@najibmusse7133 Год назад
@@najmiin walal fadlan aan kula soo xiriiro
@naeem4091
@naeem4091 2 года назад
Asc dr maxa saba qofka aso hurda ilkaqaramkasi marale marku sexdo sida inu wax cunayo camal wsye marki wu kasidara qaramar sad samena pl dr jw
@mohamedabdisalansheikhali7384
@mohamedabdisalansheikhali7384 2 года назад
Wll waxas ku haysta aniga aya kacafimaday asbuucan wlhi alx wa xanuun aad udaran
@haliimoali1043
@haliimoali1043 Год назад
Wll aniga aya qabay ilaa yaranteydi wax dhiba iyo xanun kuma arag
@mariamohamed5706
@mariamohamed5706 5 месяцев назад
​@@mohamedabdisalansheikhali7384maxaa samaysay wll
@haitalisiad3504
@haitalisiad3504 2 года назад
Asc wlaalkey waxan u bahnahaye Labarkad aadigo mahadsn
@mohamedabdirashid1501
@mohamedabdirashid1501 Год назад
Dr address kaaga ma hellikarnaa thanks
@iqlaasceynte2687
@iqlaasceynte2687 Год назад
Asc Dr fdln nberkga ubahanhy
@AsmaacqaadirYusuf-kh4rm
@AsmaacqaadirYusuf-kh4rm 4 месяца назад
Walaal mail lasts walaal bana kudamaystaa waayo hooyaday iyo aabe baanka Fakaraa gortan laku maayo waxan jiraa 19 aabahay waligay marag hooyaday waxay igatagtay 6jir waxkafakaraa madhimatay iyo insane dadka cabdanaayo walaal icawiy
@sadaam_osman3336
@sadaam_osman3336 Год назад
Wllhi anoo yar ba noloshayda laygaga ciyaary ano 17 jira ba wllhi masakxadi dhamayd 😭Walwal iyo Wallaac mar marka qaar diinta ka shakiya iduceeya wll ama inu ilahay degaanka iga badalo oo nolol wacan helo ama ina dhinto Dunida ka tago
@cabdiraxmaan-casayr
@cabdiraxmaan-casayr Год назад
wll marka hore waxaan Allaah kaaga baryayaa nolol farxad iyo raaxo leh inaad aduunka ku noolaatid, aakhirana inaad janadda ku waartid. Yaa Allaah baryada iga aqbal waa ramadaane....... Intaa ka bacdi walaal waxaad samaysaa Casarka adigoo sooman meel wanaagsan fadhiiso sida masaajidka oo kale, Ka bacdina Allaah Bari oo weliba qalbiga soo xaadiri oo baryada Allaah aad baryaysid ku ooy. Allaah dhibaatada hakaa saaro wll oo faraj khayr qaba hakuusoo dedejiyo.
@najmiin
@najmiin Год назад
Wll Allaha ku cafiyo inshaAllah vediogydan fiirso wey ku caawin Donnan inshaAllahru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qQUBFWXYylo.html
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Walaalo ilaahay caafimaad haku siiyo. Wax ka xun ma jirto markaad maskaxda ka bukooto. Ilaahay aniga iyo adiga iyo inta kale ee depression iyo xanuunada nafsaaniga ah la dhiban haka kor qaado asagaa awood lehe. Aamiin🤲 Waxaad samaysaa walaal 1. Nadaafadaada hagaaji 2. Salaadaada hagaaji 3. Routinekaaga qurxi 4. Meelo qurux hadan oo indhaha uroon tag oo bilaa buuq eh. Inshaa'allaah intaa dabaq waad caafimaadi doontaa ilahaay idankii.
@zuhurali5477
@zuhurali5477 Год назад
A/C ALLE HA XIFTIYO WAX KU SOO KU SOO MARAY ALLE QALBIGAAGA HA KA MAYDHO XAGA DIINTA ISLAMKA HA KA SHAKIYIN SALIGA NABIGA MAXAMED BADI DHAQATARKA NAARFAH TAG
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 11 месяцев назад
Sorry sadam wan kucawine xageen kala soo xariiraa
@ssffs484
@ssffs484 Год назад
Wal wal ban dareemaya walibo wxn umaleya ina dhiman rabo walwal ah waligey geeri kama baqin allow iga dulqaad exam lahaa xta wn ka gali wye
@Kaluu09
@Kaluu09 10 месяцев назад
hade see batahay pro
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i 8 месяцев назад
Me to😢
@ssffs484
@ssffs484 8 месяцев назад
@@Kaluu09 alxm wn fcnhy
@ssffs484
@ssffs484 8 месяцев назад
@@user-uo2hb8uc7i Quran isasar dhaqtarne tag vitamins ka iska baar
@ssffs484
@ssffs484 8 месяцев назад
@@user-uo2hb8uc7i inee kgu yaryihiin macqul eh
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 4 месяца назад
Xanunka aya igudhacay alla xanunbadana ax wan washayba anigu waxan iskadhadhiciyay inuu madaxa cancer igadhacay iyo inuu cancer dhiga igaracay inan baralisnoqday inan ooyo inanan sexan wayo inaan cararo hada wan ronahay😢😢
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 4 месяца назад
Abaayo xamidi see u walatay waaw caadi ahaa 😢😢 naa anaa waxa qabee ha iga nixin😢😢😢😢
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 4 месяца назад
Panic attacks ku haayo wllo aan ku cawiyo isoo qabo
@LovelyCosmos-cv7uv
@LovelyCosmos-cv7uv 2 месяца назад
@@sakariyemohammed3102 wllo anuu ihayaa panic attack xgen kalasoo xidhiidhaa
@SahalHussein-vm7fo
@SahalHussein-vm7fo Месяц назад
Daawooyinkan ma isticmali karaa dhakhtar ma heli karo
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee 4 месяца назад
Hello everyone then waxan ku jira da.ada qaangadhka waxan ahay age ahaan 17 years malinta an qaangadhay ila maanta waxa ka fikiraya wax an muqan waxan donaya everytime inan qolkayga jooGo light wuu i dhibaya waxan donaya mar walba inan ooYo run ahanti waxan ku caqliyaystay broblem family mar mar waxan is dhaha ma broblem family kugu wacan ina sidan oo dhan aa noqotid marmarka qaar waxan radinaya qof iga foG an ku nafisso routine kayga waxa weyaan guriga hawsha igu beegan ina qabto wax cuno jiifto nadafaada waan kala tagnay shower body ma yaqaano salaad way igu adag tahay marmarka qaar waxan ku fikiraya inaan aduunka dheerad ku ahay dawakhad jooGto ah marmar waxa is dhahaya nafta is dhaafi xitaah wa jirta mar an ka baxsaday gurigayaga wll talo isiiiya pls wlhi xalad quus ah ku jira 🙏🏼 pls pls help me 💢 !!
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 4 месяца назад
Sorry walla mcn waxaa samaydaa marka hore salada timekeda ilaali marka xigta tasbiixso marka xigta iskuday inaa qabisho inaa xanunsantahay lknse wax wayn aysan ahayn alle talo saro waxad dhagaysata setkolajiga kuwa naftada dhirigaliya waxad amintaa waxwalbo kugu dhacay yarantii inaysan musiibo aysan ahayn ee aytahay qalad qaladkana walaga gudbaa alle hakucafiyi😢
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee 4 месяца назад
@@user-zb2zc7fe4v aamiin wllo mahadsanid ilahay haka jasai mariyo🤲🏽❤️
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 4 месяца назад
Illa soo xiriir aan ku caawiyee
@Lose_hopeeee
@Lose_hopeeee 3 месяца назад
@@sakariyemohammed3102 xageer
@user-zb2zc7fe4v
@user-zb2zc7fe4v 3 месяца назад
@@Lose_hopeeee side noqotay hada walal
@QuruxsanInaahmed
@QuruxsanInaahmed 4 месяца назад
Cabsi saaid ah ayn isku arka. Anka cabsayo dhimasho Xalayna jares isku arkay cabsida marmarka qar arka. Xitaa mar anoo scholka joogo iqabata saa I'd uoya.
@sakariyemohammed3102
@sakariyemohammed3102 4 месяца назад
Panic attacks weeye wllo anaa ku caawinaya ila soo xiriir
@mohamedabdirzakahmed6326
@mohamedabdirzakahmed6326 3 месяца назад
@@sakariyemohammed3102 Number kaaga iisoo qor
@mohamedabdirzakahmed6326
@mohamedabdirzakahmed6326 3 месяца назад
@@sakariyemohammed3102xagee kaagala soo xiriiraa
@user-ux1kv6wp5q
@user-ux1kv6wp5q Год назад
Asc
@wiilhoog8838
@wiilhoog8838 2 года назад
Suaal ?
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
Emailka ku soo dir drasaddahir@gmail.com ama commentiga ku soo qor.
@xaliimoaxmed9386
@xaliimoaxmed9386 2 года назад
@@dr.asaddahir2050 w
@xaliimoaxmed9386
@xaliimoaxmed9386 2 года назад
Asc
@foosiyoali6860
@foosiyoali6860 Год назад
Iney kahelaa Dr wan ku baha nahay
@Naagnool124
@Naagnool124 Год назад
Walaal no.kaaga ama email kaaga igu caawi please 🙏 😢
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 27 дней назад
Waxaan isku dayayaa inaan mushkiladan kula xaliyo ee lasoo xiriir hadaad u baahato
Далее
Diabetes (Af Somali)
32:44
Просмотров 7 тыс.
Panic Attack (Af Somali)
11:37
Просмотров 9 тыс.
AF SOMALI OBSESSIVE COMPULSIVE DISORDER
23:50
Просмотров 1,9 тыс.
Mental health. afsomali.
52:46
Просмотров 3,7 тыс.
Depression ( Af Somali)
22:15
Просмотров 17 тыс.
Xanuunka Waalida (Schizophrenia)
19:18
Просмотров 2,4 тыс.