Тёмный

Panic Attack (Af Somali) 

Dr. Asad Dahir
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

This video is about Panic Attack (Af Somali)

Опубликовано:

 

18 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@AnimaSaida
@AnimaSaida 23 дня назад
Aniga makasayi waxan kawal walaayo inaan iska oooyo ayaan raabaa cabsi iyo murugo ayaa ilhayoo matag iyo lalabo ba iqabta iyo calool xanuuun subhanaAllah 😢😢😢
@shukrimahamud3600
@shukrimahamud3600 2 года назад
Mahadsanid Dr
@warsanafrah2399
@warsanafrah2399 2 года назад
Thanks Dr Asad
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 года назад
Jazakallahu kheir Dr Asad Allah haku barakeeyo Allahuma aamiin 🥰
@zamara609
@zamara609 6 месяцев назад
Jazakallah dr wlhi ani xata salada ano ku jiro wxas wa arki jiray ila 13 sano ano jira wa arki jiray panic attacks 😢 hda sidi hore mahi wan ducaysta wana fcnay hda Allah mahada iska leh wxan dadka way wada qaban
@naciimaxassan6076
@naciimaxassan6076 Месяц назад
Jazakalh dr
@rahmoni2023
@rahmoni2023 9 месяцев назад
Kheir Allah haku siyo wll dr asad dahir
@Zopdoz
@Zopdoz Год назад
Hate panic attacks.. Trying to explain what a panic attack is to my uncle in Somali.. Thanks for uploading this video walaal.
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Hideo wa cabsi xad dhaf ila ad dhimasho daremayso
@Zopdoz
@Zopdoz Год назад
@@hodanc6255 Asc, U fiirso neefsashadaada oo qof aad jeceshahay ha ku raaxeeyo. Xaaladeyda, waa walaashay iga weyn. Dhawr ka dib, waxaad ku fiicnaan doontaa inaad dhex marto. Sidoo kale, isku day inaad fahamto sababta ay u dhacaan si aad naftaada u bogsato.
@noof5163
@noof5163 Год назад
Mahadsanid
@user-ed7gf5ns4l
@user-ed7gf5ns4l 3 месяца назад
Illhow intaqabta io anipa adaa cafikaree nacaaafi yaarabi 🤲
@yonishassan3423
@yonishassan3423 11 месяцев назад
Wlh muuqalkan waan kufaa iday soomaali wlh isbtaal mayaalo dctoore tnx
@AmiinkeyPei
@AmiinkeyPei 6 месяцев назад
Wll dawada halkee ka heshy ii soo jawaab wll 🙏🙏🙏
@queenislii-
@queenislii- 5 месяцев назад
abwe maxa ku dwowodey😭
@safasalleban
@safasalleban 3 месяца назад
Usataad waa mahadasna tahye ee daawada ugu fiican ii noosoo sheeg iminka walaalkey buu kudhacey
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 Месяц назад
Walee anaa la dhiban ilaahoow icaafi 😢
@usxc
@usxc Год назад
Mara daremay 😔😩💔
@najibmusse7133
@najibmusse7133 Год назад
Asc wll
@user-et1re6we2u
@user-et1re6we2u 2 месяца назад
Seen ku heela waan xaanuun saanahay wuuna iguu wèey naaday waaxa ii xaanuunayo luug iyo gaacan dhiimasho
@IqroAbdifitah
@IqroAbdifitah Месяц назад
Hadaa see dareme
@nimcoaxmed5964
@nimcoaxmed5964 5 месяцев назад
Hada dareemay 6:00 am ilaa 6:10 am waxaan dareemay ano hurda in dad aan aqaana gurigayga imadeen riyo camal inyar kadib waa nuuxsan kari waayay sidii qof dhintey ayaan noqday waaba hadali kari waayay wakhti kadib ayaan caadi noqday
@ilyaasabdirahman7509
@ilyaasabdirahman7509 Месяц назад
Jasakallah dr xaaladan mudo sanada ayaan xaaladan ku suganahay markii u horaysay waxkale ayaan mooday waan is quraan saaray cibaadada ayaan xoojay inkastoo xaaladu sidii waxyar dhaantay hadana way igusoo noqotay naxdin badan iyo walwal daganaasho la aan badan jidhuudhuco marmar aan dareemo axlm kolay qadar baa socda iso duceeya wll wixii talo ahna igu caawiya
@RuwaydaMaxamuud-uj4di
@RuwaydaMaxamuud-uj4di 17 дней назад
Kula mid ahay hhada ayay xaladan ihysataa quran ayaan isisaara 😢 ilahay hakucaafiyo
@ayaanabshi4059
@ayaanabshi4059 6 дней назад
​@@RuwaydaMaxamuud-uj4diwll hda seethy
@naciimaxassan6076
@naciimaxassan6076 Месяц назад
Xage kala soo xirirka kara dr chronic panic attack ayan leyahay iminka wandisorder
@ayaanqurux531
@ayaanqurux531 7 месяцев назад
2017 wan La noolahay daqiiqad walbana waxan aaminaya inan dhimanaayo o hada naftu iga baxayso alle hanaga caafiyo🤲😔
@yaasiraxmed5163
@yaasiraxmed5163 6 месяцев назад
Wll waa xanuun aad iska dawayn karto lkn fadlan samee inaad lakulanto dhakhtarka psychiatryga
@jiyaa9
@jiyaa9 6 месяцев назад
SIDOkle payo 😢 wuu ihayaa illahy idinkiiz allah naga caafiyo wlhi wla xnnsanhy alle ayaan ka baryaa in icfyo qof walbo oo la xannsn alle cfdm siiyo allw cimri cfmd isii yaa rbbi 😢
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 5 месяцев назад
​@@jiyaa9 Horta abayo maxaa nugu badiyey hada nhy dumark❤
@alkhayrtv95
@alkhayrtv95 5 месяцев назад
Aniga heer waxan maraya sidi maqane joge okale ah inan ahay xata feker badan indhahaygu markas siwersha ah ineyyihin ayan daremaya markn fekerayo indhahaygu wersho ayey noqdan tanlabad markas waxan kafekerayo badana maqan waxan ahay wiil😢😢😢 waxan ilatahay dadka iney iyasayan sigar cabistayduna xad male welwel badan daremo
@RahmaYusuf-zi4dh
@RahmaYusuf-zi4dh 4 месяца назад
​@@yaasiraxmed5163 wll somali ma jogta muqdisho walipo
@axmedcabdilahi
@axmedcabdilahi Год назад
Diktoor email kaga noo sheeg si,aan kuula soo xiriiro
@cawoyasiin2402
@cawoyasiin2402 7 месяцев назад
Dr waxan dareamyaa cabsi hadii xataa aan saqadh maqalo ama wax la garaaco waan naxayaa oo isala boodayaa welwel faro badan see baan dhakhtar ula xidhiidhaa
@yaasiraxmed5163
@yaasiraxmed5163 6 месяцев назад
Wll intee kunoshahy meeshaad joogto dhakhtarka qaybta psychiatry lakulan xanuunkan anaa muddo dhib kamaray lkn alx hadda dawoyin bn ka qaatay cibaadada iyo ducooyinkana badi wll exercise samee
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 5 месяцев назад
​@@yaasiraxmed5163abowe ila sohadl daawada intee lagaga Soo qoray😢😢😢
@user-fj7lz5jj5n
@user-fj7lz5jj5n Месяц назад
@@yaasiraxmed5163 asc abyo aniga ladhibatesan 2020 ila 2024 maxa ku cawiyay isheeg plz
@Xalimo421
@Xalimo421 2 года назад
Aloow intii xanuunadan qabaan ka caafi.
@g.f.p.8630
@g.f.p.8630 2 года назад
Amiin
@fatimayusuf9621
@fatimayusuf9621 7 месяцев назад
Asc dr welwel fara badan ayaan leyahy baqdin markasta an is dhaho wax qabso sida shaqada waxbarashada muscles xanuun saida ka dremayo xiiq marka in yar socdo iyo wadna xanuun
@yaasiraxmed5163
@yaasiraxmed5163 6 месяцев назад
Wll xanuunkaan anaa hadda kafiicnaday alle isku xidh cibaadada badi lakulan dhakhtarka qaybta psychiatry daawoyin ayuu kuu qorayaa ama talooyin kale ayuu kusiinayaa waa khasab inaad dhalhtarka lakulnta wll
@T6fffF6gcgh
@T6fffF6gcgh 6 месяцев назад
Wadna xanunka kula qaba😢
@mohamedabdirzakahmed6326
@mohamedabdirzakahmed6326 4 месяца назад
@@yaasiraxmed5163walal number kaaga ii reeb
@mohamedabdirzakahmed6326
@mohamedabdirzakahmed6326 4 месяца назад
@@yaasiraxmed5163 meel aan kaagala soo xidhiidho ma heli karaa
@nawaalnuur3326
@nawaalnuur3326 2 месяца назад
@@yaasiraxmed5163 meeeqo ku haye
@fatxihussein2948
@fatxihussein2948 2 года назад
Ani imel sa wax laku so diro ma kara nayo
@mrnice2665
@mrnice2665 2 года назад
Waa sixir I think.
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Mr nice wa run aniga marki igu dhacay sixir wax takhtarka shegay inta badan way igu dhacen
@mohamedumar4497
@mohamedumar4497 Год назад
🤔 wax kasto aan la fahmin waa sixir. 😄 🤣 😂
@kadarjama3174
@kadarjama3174 Год назад
Somalida Waxey fahmiwaayan waa sixir beey iska kaa dhayaan 😂😂
@yonishassan3423
@yonishassan3423 11 месяцев назад
😂😂
@user-ux1kv6wp5q
@user-ux1kv6wp5q Год назад
Asc
@moh00011
@moh00011 7 месяцев назад
Xaaladan ayan darrema doctor walba marku i baaro oo dhigag iga qaado wax maqabtid ayaa layriha. Dr mahadsanid psychiatric ban aadaya.
@salaxudiinaxmedbaxuur6498
@salaxudiinaxmedbaxuur6498 7 месяцев назад
Asc
@yaasiraxmed5163
@yaasiraxmed5163 7 месяцев назад
Wll xanuunkan anaa hadda kafiicnaday alle isku xidh cibaadada badi lakulan dhakhtarka qaybta psychiatry daawoyin ayuu kuu qorayaa naftana kadhaadhici in waxani aanu xanuun xun ahyn exercise same maalin kasta
@moh00011
@moh00011 7 месяцев назад
@@yaasiraxmed5163 Mahadsanid walal.
@moh00011
@moh00011 7 месяцев назад
@@salaxudiinaxmedbaxuur6498 wcs
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 5 месяцев назад
Abowe salada duko ilhy isku xir aniba wan qabaa oohin iyo Geri aan ka fkraayo cabsi
@umishabdul1345
@umishabdul1345 2 месяца назад
Aniga Cabsi faro bdn aya darema wax hada qabsani rabo haqabanin laidaha waadba dhimani rabta maskaxda neh Waa iska la sheegeysta naska hostisa neh wuu ixanuna sometimes wadno garac neh Waa isku argay iyo dhabar xanun Hurdo neh masexdo mar mar lee 9,8 subaxnimo Hurdo iga imanee 😢
@laylaqurux8806
@laylaqurux8806 2 месяца назад
Wll isku xanun nahay Allaha naga cafiyo😢
@Tomjeryy2
@Tomjeryy2 2 месяца назад
Huno wax mcn badsoh si wadna xanunka ku dayyo is dhexgalka bulshada io la shekaysiga samayy talefan dawashada iska yareyy
@filsan7550
@filsan7550 2 года назад
Somalia anoo yar oo joogo ayeey igu dhici jiray marwalbo waxaan ka baqi jiray inuu igu soo laabto aan dhimanaaayo dhaktar kasto ayaa la iii geeyey wax diagnose ma helin marwalbo waan cabsan jiray inaan u dhintay oo yahy heart attack markaan yurub imaaday ayaaa leey diagnose gareeeyey tarapi ayaaan aaaday waxaan ogaaday inaan cudurkaan loo dhiman kadib marwalbo igu dhaco waan isdajin jiray neef ayaan qaadan jiray meshii ayaa iigu danbeeysay alhamdulilah qof walbo oo haayo ilaaheeey ha caaafiyo waxaan Dareeemi inaan dhimasho ka soo laaabtay mashlh dr cilmigaaaga allaha kuu daayo excekt sidii eey dhakhtarada iigu macneeysay ayaaad adna u micneeysay sida in libaaax aad adiga duur joogay aragtay lakiin waxba uma jeedid only maskaxdaada ayaaa direeyso signal qaldan markaas ayuu wadnaha react gareeeynaa qofka isla markii wadnahaaa garaaacmaaayo wadnaha markuu saaid kugu garaaacmo waxaas iska dhaadhicinee inuu wadnaha halis yahy aadna dhimaneeyso cabsidii ayaa sii kordheeyso lugaha ka jareeynaa inaad sii dhimaneeyso ayaaad iska dhaadhicineee marka signalkaas qaldan eey maskaxdaada dirtay waa inaad saxdaaa naftaada u sheegtaaa inaan loo dhiman eey tahy signal qaldan oo maskaxdaada dirtay deep neef qaaado isla markiiba wuu ku deeeynaaa aniga sidaaas ayaaan ku daawoobay daawane ma qaaadan
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 2 года назад
Mahadsanid sxb sida aad u sharaxday mid aan kula wadaago aniga igu dhacday welina saamayntiisa aan la tacaalayo ramadaantii lasoo dhaafay ayaan taajid aaday aniga oo jawigaygu caadi ahaa markaas dabadeed markaan salaadii xirtay ragcadii labaad ayaa hal mar waxa i helay wareer iyo cabsi aad u weyn taas oo igu keliftay in aan salaadi ka baxo wadno qaraac dhidid iyo argagax ayaan isku arkay waxaana niyada ku hayey in aan dhimanayo guriga ayaan aaday meel ayaan fariistay aniga oo naxsan gabar walaashay ah ayaa i waydiisay waxa i helay uma jawaabi karin in aan ooyo maahe dhowr daqiiqo kadib waxaan dareemay hadana sidii oo kale laakiin markan waan is yara kantarooli karaa intaas ka dib cuntadii waan jaray hurdadiina way igu yaraatay markasta waxaan jeclahay in aan keli ahaado waxaanan ka fakarayaa dhimasho iyo baqdin soo wajahan alxamdullilah bil aan sidaas ahaa waan soo yara dhaamaa baqdintii way iga yaraatay laakiin waxa igu haray xanuuna ah xabadka dhanka wadnaha iyo aagiisa ayaa i xanuunta hadaan taabtana way iyara damqanaysaa waxa niyada iga gasha in wadnuhu i xanuunayo oo sidiisi caadiga ahad uusan ahayn. Iga raali noqo hadalka waan kugu badiyey talo iga sii arintaas ma panic attack baa mise waa xanuun kale somaliyana waan jooga oo dhakhaatiir fiican oo qaabilsan cuduradaas ma jiraan. Mahadsanid.
@filsan7550
@filsan7550 2 года назад
@@mohedsaed4393 aboowe ani dhaktar ma ihi lakiin waxaan meeshaan kula wadaagay xanuunkaan la dhaho panic attack oo igu dhacay anigoo somalia joogo dhakhaatiirta somaliya joogana inta badan ma yaqaanaan ama kuma diagnose karreynayaaan waxaan rajeeynaa inuu dhaktarkaan RU-vidkaan leh kaa siiyo talo anigabe marka hore talo kugu siinaayo inaaad u tagto dhaktar wadnaha lagaaa saaro ekg la fiirinaayo inuu wadnahaaga wax ka qaldanyihiin hadii lagu dhaho wadnahaaga waxba kama qaldano sida caadiga ayuu u shaqeeeynaa markaaas waa panic attack anxiety waxa keliya oo aad isku daweeyn kartane anigana aan ku daawoobay waxaaa waaaye markii aad wadna garaac ama culeeys wadnaha kaa fuulo neef qaado isdaji ha argagixin waa ogahy aad ayeey u xanuun badantahy dadka qaar daawooyin ayaa loo qoraaa lagu dajinaayo panic attacka lakiin sida ugu fiican aad sameeyo karto ha argagixin ogoowna cudurkaan in aan loo dhiman mida kale hadii eey jiraaan meesha aad ku nooshahy dhakhaatiir cudurada maskaxda qaabilsan aad talooyina ka qaaado aboowe ilaaheey ha ku caafiyo aad ayaan ku dareemaa dhibaatada aad mareeyso lakiin ku dadaal inaad is dajiso inshalh waxaan rajeeynaa inuu dhakhtatkaan youtubeka kaaga soo jawaabi doono calaamadahaaaga inshalh
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 2 года назад
@@filsan7550 Mahadsanid walaal♥️✊🏾
@najaxsiciid3367
@najaxsiciid3367 Год назад
abaayo😭kaalay iga dhaadhici
@filsan7550
@filsan7550 Год назад
@@najaxsiciid3367 abaayo luuqa isoo gal anaa kaa dhaadhacsoonaayo
@AsmaMoxamuud-fj1qx
@AsmaMoxamuud-fj1qx 7 месяцев назад
Dotor wxan qba panic disorder wuxu ihaya 2 sano ku dhawaad shalo ugu dnbeysey Wu iqabatey wxan dhibsadan qaylada iyo canaanta xita caradu wey igu kicisaa xilikaste waanka cabsada wx yaalaha yr yr xita wnka cabsadaa iney igu kiciyan doctor familkeyga ma fhansana qarkod Inan is yelyelayey modayan mxad igula tlin lhyd mrkey xaladeydi dgicweydey dhaqtrkaste waan tgey wxna maqabtey idhehen
@yaasiraxmed5163
@yaasiraxmed5163 6 месяцев назад
Wll xanuunkan waad iska dawayn kartaa hadaad u diyaar garowdo adigu fadlan waa inaad lakulantaa dhakhtarka qaybta psychiatry isagaa waabilsan xanuunkan dhakhaatiirta kale kale wxba kuuma waban karaan
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 4 месяца назад
​@@yaasiraxmed5163abowe anine xanuunkaas baa qabaa Somalia Ana joogaa dhaqtar xanunkaan daweya ma kahelaa😢😢😢
@haniyasinmahmed
@haniyasinmahmed 4 месяца назад
​@@yaasiraxmed5163ok adi hda taqaano nagu caawi wll ajar ayaadna ka heleysaa
@nimcoaxmed5964
@nimcoaxmed5964 5 месяцев назад
O
@fatxihussein2948
@fatxihussein2948 2 года назад
Asc Dr aney i heysda hada wan joka somli xake kla so xiri ilh dar dis iku cawi ilh ku cawiyee wlh mudo sanad ayow iku so lba naya wan kar lahay
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 2 года назад
Walaal hada sidee ka noqotay?
@abdiwahaabhassan414
@abdiwahaabhassan414 Год назад
walal waxan waa xanuun qalbiga adiga ayaa moodaya inaa xanuusantahaya balse sidaa maaha kaligaa meel fadhiiso naftaada la shekayso kadib waad fahmaysa waxkasta
@najibmusse7133
@najibmusse7133 Год назад
@@abdiwahaabhassan414 xanuunkan anuu igu dhacay wll walina wan dareemaa mararka qaar waana fcnahey oo xoogaa waan fahmey, maan idinla soo xiriiri karaa plz
@yonishassan3423
@yonishassan3423 11 месяцев назад
​@@najibmusse7133abyo wlh ani htaa waaqabaa xanuunka lawa mar isku arkay
@yonishassan3423
@yonishassan3423 11 месяцев назад
​@@najibmusse7133sorry hadaa nin tahay
@fatxihussein2948
@fatxihussein2948 2 года назад
Hada qorlkey arkdid I cawi nolsha dhan aya nacay
@abdiwahaabhassan414
@abdiwahaabhassan414 Год назад
maxa sababay walal nolosha inaa nacdo
@najibmusse7133
@najibmusse7133 Год назад
Allah haku sakhiro muraadkaga walal
@yonishassan3423
@yonishassan3423 11 месяцев назад
Anaa kucaawinaayo wll
@haniyasinmahmed
@haniyasinmahmed 4 месяца назад
​@@yonishassan3423ino wada sheeg hda dhaqtar taqaano
@safasalleban
@safasalleban 3 месяца назад
Alle hakucaafiyo wll
@saciidfarah2121
@saciidfarah2121 Год назад
asc dr alaha kuxifdiyo ani mundo badan bn xanuunkaan la noolaa ina waxaana dareemaa insane hurdoda want macaaneyn fahanketga ok fiicnaa hi be ready Markey daawooyin been qaataa mundo Baden was as kamida dawooyinkaas arrange olensapen when taken iyo sarterlin
@sacdiamohamed4972
@sacdiamohamed4972 Год назад
A s c
@zakiabdiibrahim8052
@zakiabdiibrahim8052 11 месяцев назад
Asc
@safasalleban
@safasalleban 3 месяца назад
Hada see tahey wll walaakey baa xanuunakaas la dhibane waxaa iisheegataa see noqotey sxp adiga maxaase alle kugu caafiyeye
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 3 месяца назад
Wlle maalin waxaan xasuustey meesha loo dukado la Ii jeediyey naftaa iga socota aa kuwaashay wan jarciyey wadnaha iigaraamay kuleel igu daarmay alx wxan kacabsadaa ilahada inuu igu Soo laabto😢
@Fartun76
@Fartun76 2 месяца назад
Abyo Ana hda sas eh hda dhimne niyda igatagan cbsi nfta igajrty senoqoty adhi 😢
@shamsocali3492
@shamsocali3492 Месяц назад
Adi setahay hada​@@Fartun76
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m Месяц назад
​@@Fartun76sory mcnyy hada se noqatay 😢
@Fartun76
@Fartun76 Месяц назад
@@user-yo8ms8di3m abyo wanronhy xppty adhi senoqty
@yonishassan3423
@yonishassan3423 11 месяцев назад
Dctoore thayroth banic heyber tharthisam masababaa daawo aan qaadan karo lawa mar isku arkay wlh somali joogaa anoo magaalada joogo markaas habeen eheed soomalidi waxay idhaheen wuu sarqaansanyahay 😂
@mustafabuukar7982
@mustafabuukar7982 Месяц назад
Dawo mlhn miyaa
@qurpaawi9ine300
@qurpaawi9ine300 Месяц назад
Wu leyahay wll
@qurpaawi9ine300
@qurpaawi9ine300 Месяц назад
Venlafaxine 75 mg isticmal
@yuusufosmaan2857
@yuusufosmaan2857 20 дней назад
@@qurpaawi9ine300miyuu u ficn yahy wll
@maryancadow6220
@maryancadow6220 5 месяцев назад
Ani maalin anigaaa fiican ayaa la iku soo booday ka dib waxaan umalayay inaa dhiman rabo ka dib waxuu ihaayo mudo 4saac kadib labo maali ka dib igu soo kace hadan markaaa waan qayliya mana awoodi qaylida aan qaylinaa dirska in laga maqlo sida naag waalan oo kale hadan labo saac saas uqaylinaa aa familkaga saas ugu hortaagnanayaan ka dib malinta ku xigto xaaanu aaan uadagaysan karin in dadka ka dhex baxo oo aan ooyo ilaaa hada sidaaa aan ku jiray 1.xanuuun 2.murugo 3.geeri 4. Walbahaar 5. ooyin 6. qaylo 7.naxdin intaas anoo ihaayo dadka waxay idhahaaanyaa ninbo waxuu iska sheegaa ka dib daqtar aali wade markaas waxbo waa lii soo heli waaye ka dib qur aaan aan lii saaray 2. Biloood oo ihaaayay ilaa wax aa igu jiro hadan dadka madaraamsiiyo
@Nadarey
@Nadarey 5 месяцев назад
Hada see noqotay 😢
@maryancadow6220
@maryancadow6220 5 месяцев назад
​@@Nadareyalx hada waan fiicamahay
@Nadarey
@Nadarey 5 месяцев назад
@@maryancadow6220 maxaa samesay abayo igu caawi
@user-yo8ms8di3m
@user-yo8ms8di3m 5 месяцев назад
​@@maryancadow6220abaayy inad iga shekeyneysaa moodey Ani anoo 13 sano Jira igu dhacay asoo 2 sano iga maqan uu hada igu Soo labtay aduunka dhn wax hami ah kama lihi😢😢😢 abyo ila so hadal aan niyada isu dejinee
@mohamedabdirzakahmed6326
@mohamedabdirzakahmed6326 4 месяца назад
@@maryancadow6220 Walal number kaaga ii reeb adoo raali ah
@MyMaxamad
@MyMaxamad 2 года назад
Walaal skitsofrenia kasoo hadal pla
@newaali6142
@newaali6142 5 месяцев назад
Ma iga tago ani waa qanaa😢
Далее
Kettim gul opkegani😋
00:37
Просмотров 1,3 млн
Anxiety (Af Somali)
16:55
Просмотров 14 тыс.
Depression ( Af Somali)
22:15
Просмотров 18 тыс.
AF SOMALI OBSESSIVE COMPULSIVE DISORDER
23:50
Просмотров 1,9 тыс.
A.D.H.D. Part 1 (Af Somali)
13:55
Просмотров 6 тыс.
SOMALI MENTAL HEALTH | Caafimadka Maskaxda | Naz Ahmed
33:36
PTSD ( Stresska dhaawaca ee maskaxda)
14:13
Просмотров 1,7 тыс.