Тёмный

Diabetes (Af Somali) 

Dr. Asad Dahir
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

This video is about Diabetes: Pre-diabetes, Type 1, and Type 2. More detail about Gestational diabetes coming up in separate video.
Lecture series that will focus on specific mental health conditions that are often overlooked or misunderstood in the Somali community.
Muxaadaro taxane ah oo diiradda saari doonta xaaladaha gaarka ah ee caafimaadka dhimirka ee inta badan laga ilduufo ama eey ku qaldamaan bulshada Soomaaliyeed.
-------------Keywords----------------
Cudur, Mental Health, Somali Mental Health, Qaal-Qaal, Caafimaad, Caafimaadka Dhimirka, Cudurada ku dhaca Dumarka, Umusha, Uurka, Canuga sida uu ku dhasho, how babies born in Somali, Af Somali, Af Soomaali, Cudurada Maskaxda, Ootiisam, Autisum Somali, Somali Community Mental Health, Minneapolis Somali Community Mental Health, Somali drugs, Dhaqanada Xun ee Soomaalida, Caafimaadka maskaxda, Asad Dahir youtube Channel, Dr. Asad Dahir, Dr. Asad Ahmed Dahir, Hassan Hussein Ahmed, Hassan Ahmed, Garweyne Film Products, GFP, ADHD Somali, Depression Af Somali, uurka, pregnancy, Shahwada raga, Shahwada dumarka, waalida, waalasho, Soomalida Waalan, Taqtar, dhaqtar Soomaaliyeed, Dhaqaatiirta, Our Obsession of Having Boy Babies, Macaa Loo Takooraa Uurka Hablaha Marka eey Sidaan Gabar?!, The Misconception of Weight Gain and Loss, Khatarta Waxa Laysku Caateeyo & Cayilsiiyo, The Dangers of Skin Bleaching, Kansarka Iscadeynta Jirka Laga Qaado, A.D.H.D., Caruurtaada Caawi ADHD, Daawo Hadii Waalid aa Tahay, Autisum Somali, Depression Af Somali, Waa Maxay Niyad-Jab, Niyad Jab, post-Partum Blues, Xaaladaha Niyad Jabka Nafsadeed ee ku Dhacda umusha, Dawada ootiisamka, Daawooyinka, Cuntada caafimaadka leh, healthy foods, black mental health, African mental heath, Somali mental health issues, Somali African, Ohio somali community, Somali Hennepin county, Soomalida waalan, waali soomaliyeed, @ garweyne films product, @haniyow, # Somali, # Somalia, Dadka Somalida, Somali Arabs, Somali Arab Mental Health,
----------Tags-------------
somali,couple,lamaane,qiso,challenge,guurka,sida,maxaa,aj,and,fadna,somalia,somaliland,somali family,somali prank,qiso dhabi ah,dhacdooyinka aduunka,qisooyin jaceyl,lamaane qurux badan,dhacdooyinka aduunka ugu yaabka badan,dhacdooyinka aduunka ugu yaabka badan 2020,qiso dhab ah hees,qiso dhab ah oo cabsi badan part 1,qiso dhab ah,qiso dhab ah oo dhacday,dhacdooyinka aduunka 2020,qiso dhab ah oo diini ah,somalia documentary,somali family youtube

Опубликовано:

 

25 фев 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@user-mm4rx8ej1v
@user-mm4rx8ej1v 10 месяцев назад
Dr masha Allah alehakuxifdiyo
@husseinabdirahman5173
@husseinabdirahman5173 2 месяца назад
Thanks docktor
@hawaadam6823
@hawaadam6823 10 месяцев назад
Masha Allah Jazakallahu kheeran
@hooyomacaan4106
@hooyomacaan4106 Год назад
Thanks doctor..
@iqlaasahmed8380
@iqlaasahmed8380 Год назад
Maansha allah
@halwoali5532
@halwoali5532 2 года назад
Thank you sida fasixa aad noogu sharaxday dr qor madobadkas waN isku arkay lkn maan fahansanyn
@sihamabdurahman776
@sihamabdurahman776 2 года назад
Dr hypertension ka so hadal
@fsal4682
@fsal4682 2 года назад
ASC Dr. thank you for the informative videos. Can you also advise on the topic of PCOS as it relates to insulin resistance?
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
Thank you for watching them and I hope it was helpful. You are right there is a connection between PCOS, Cushing’s disease, and other endocrinological conditions with insulin resistance. We are planning on doing Gestational diabetes video soon and would put PCOS in our future lectures. Thank you again
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 2 года назад
Dr masha Allah aniga qaba sonkorta Allah noo saqiro
@aska4499
@aska4499 2 месяца назад
Dr asad dahir my glucose is 109 is that normal
@hamdi7738
@hamdi7738 2 года назад
Casharada aad soo gudbiso midba midka kale waaka muhiimsanyahay Mahadsanid Dr. Asad
@zahraosman1390
@zahraosman1390 Год назад
dr waxaa af somali lagu yirahadaa ganaca
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 2 года назад
Masha Allah Dr. Jazakallah kheyr Aad baa loga faaidaa channel kaga
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
Thank you.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
@@dr.asaddahir2050 asc wadanke jogta taqasuskaga maskaxda miya mise
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
General medicine but I have strong interest in mental health as well.
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
USA
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
@@dr.asaddahir2050 mahadsanid waxan ku waydiyay dhowr cudur od ka hadashay ban qaba from Minnesota
@abdirizaaqyoung9586
@abdirizaaqyoung9586 Год назад
Dr.waad mahad san thay
@adnamohamed1948
@adnamohamed1948 Год назад
Hemo golopine one c mxy thy teacher
@iqlaasahmed8380
@iqlaasahmed8380 Год назад
Ina sheegtay waan ahay waana qaba sokor
@jimalemame4980
@jimalemame4980 2 года назад
dr asad dahir thanks alot walal walaahi ad ayan ugu ray nay vidoes ka caafimaadka ah ilaahay ka kaa jazi siiyo lkn EREYGA PANCREAS Waa ganac afsomali waxaan ka codsanaynaa in aad vidoes kas ad nooso badisaa in sha ALLAH
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
Waad ku mahadsantahay. In kastoo eraygaas eray xun uu u egyahay. Qofka amu xanaaqaa haddii la dhoho ganacaa aad ku xanuunaayo miyaa adiga oo dhan ganac socdo aa tahay.
@jimalemame4980
@jimalemame4980 2 года назад
@@dr.asaddahir2050 asc dr asad hhhh wa runta sababtoo ah aniga kolay afsomaliga waa layga badhiyaa lkn waxaan ahay arday caafimad barta oo markaa marar badan ayaan hospital kula kulamay dadkala duwan oo sonkorow leh markaa aan waydiyey xubanka pacreas ka macneehda oo sax ah waxa ay ii sheegeen in la dhaho ganac kadibna waxaa aniga iskaga kay khaldanaa spleen iyo pacreas macanahooda oo af soomaali ah kadib way ii kala sheegeen iyaga oo iigu macneeyey pancreas oo ah ganac iyo spleen oo ah beer yarta so intaa kadhib ilaa 10 qof oo kale oo somaali ah waydiiyay marla baad isku si ayay iigu macneeyeen markaa sidaas ayaan aniga ku aamiinay dhankayga hhhhh ana dr ino soo hubi becouse book medical dictionary ah oo afsomaali ah ayan aniga hada qoraalkiisa wada si aan uga faaiideeyo arday badan oo somali ah oo ethiopian ah looqadana aad u fahmin dhanka erayada caafimaadka
@halwoali5532
@halwoali5532 2 года назад
3sano ayaan Diabetes ahay nuuca 2baad 40na magaarin alxamdulilah
@boqoradanugaal1796
@boqoradanugaal1796 Год назад
Type 2 waa la saari karaa wll hdad cayilanthy is caate cunadada sax exercise samee wad cafimadi insh allh
@halwoali5532
@halwoali5532 Год назад
@@boqoradanugaal1796 okey mahadsanid wll uma maleyneynin waa run cayilkaa ii keenay iyo fadhiga thanks
@HassanshalleAden
@HassanshalleAden 4 месяца назад
Pancrease meaning in Somalia=Ganaca
@abdirizaaqyoung9586
@abdirizaaqyoung9586 Год назад
Asc
@galinsoorchannel9879
@galinsoorchannel9879 Месяц назад
Pancreas Af soomaali waa ganac
@HassanHassan-rc5kg
@HassanHassan-rc5kg Год назад
Pancreas= ganac
@mursalmudakar2387
@mursalmudakar2387 Год назад
Balaalaayo .ku .qabatay
@halwoali5532
@halwoali5532 2 года назад
3sano ayaan
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 Год назад
Pancreas somaali wa Ganac
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 Год назад
Pancreas= Afsoomaali Waa Ganaca.
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Pancreas af somali ganac inay tahay ban u malayn
@dr.asaddahir2050
@dr.asaddahir2050 2 года назад
Waa mahadsantahay. Google translate aa ka raadiyay ee gallbladder and pancreas waxay dhaheen xameetida.
@drkawir5195
@drkawir5195 2 года назад
Pancreas waa Ganaca/Ganac Gallbladder waa xamaytida/Xamayti
@jimalemame4980
@jimalemame4980 2 года назад
dr asad horta somalida way kula kala duwan yihin macmaha ereyada qarkood tusaale ahaan gallbladder waxa ay qaar u yaqaanan xameyti, qaarna waxa ay u yaqaanan beer taxaliil gaar ahaan dadka Djabouti dagan aya beertaxaliil u yaqaana lkn pacreas inta badan dadku macnaheeda ma yaqaanan aniga mudo badan ayan raadin jiray lkn marki ugu danbaysay waxan ogaaday in dadku u badinayan pacreasta ganac waxaan bilaabay markii an GB ga ahaa waxaana ku guulaystay macnaheeda in an helo hadeer oo R3 ahay in cardiotharoxic department so trust dr thanlks alot lkn run ahaantii waxan ad uga helay vidoeskaa wax badana aan ka bartay masha ALLAH ilaahay cilmi iyo caafimad ALLAHA KUU ZIYAADIYO DR
@khadramaxed663
@khadramaxed663 Год назад
Masha allh bancreatic wa ganaca somali ahaan unaqan dr mhsnid
@omarahmed145
@omarahmed145 Год назад
Pancreas= ganac
Далее
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
Лепим из пластилина🐍
00:59
Просмотров 455 тыс.
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 922 тыс.
Gestational Diabetes (Af Somali)
16:13
Просмотров 1,7 тыс.
Somali - hva er diabetes type 1?
1:32
Просмотров 1,3 тыс.
8 Prediabetes Signs You Must Know Before It's Too Late
12:56
Abs for Diabetes!
31:37
Просмотров 113 тыс.
Ep:26 Understanding Type 2 Diabetes
11:35
Просмотров 16 тыс.
What If You Totally Stop Eating Sugar For 30 Days?
27:58
AF SOMALI DIABETES MEDICATIONS
37:04
Просмотров 7 тыс.
Воскресный утренний стрим!
1:00:16