Тёмный

Atheism | Burburinta Doodaha Mulxidiinta | Part 5 and Q&A by Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil 

Al Furqan Centre Leicester
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@yamaaniabshir9222
@yamaaniabshir9222 5 лет назад
waan dhamaystay 5 ta xalaqaba.alxamdu lillaah. rabboow inagu anfac inti sawaab ah. jazaakumullaahu khayraa walaalaha alfurqaan. waxan kaloo aad ugu mahadcelinayaa oon si walbaahi abaalkiisu soomaali gudi karin shiikh mustafa oo ah sidan aaminsanahay professor bilaash cilmi badan inagu baray, noo dadaalay juhdi wayn noo bixiyay. ilaahay ikhlaas ha oga dhigo camalkiisa. rabbina ha sugo. oo jannada ha inagu kulmiyo. aamiin yaa rabb.
@Samaale-vu6qh
@Samaale-vu6qh Год назад
Kun Professor isagaa ka qaalisan aqoonta aan ka dheefay ma malayn karo ilaahay ha dhawro
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Год назад
​@@Samaale-vu6qhAmiin Haa Wallahi
@MohamedHassan-ci9hz
@MohamedHassan-ci9hz 4 года назад
Ilahy habrkeeyo rntii waa aqonyhnka kowad ee somlidu ledahy.
@khadaraxmed
@khadaraxmed 2 года назад
Aqoonta iyo sida Sheekh Mustafe wax usoobandhigo hadaan saasoo kale wax loobaran Dadbadan diinta fitnaa kagali doonta. Gaar ahaan dadka dibada jooga. Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haruun Jazaakallaahu Khayraa cimriga iyo caafimaadkana Alle adiga iyo qoyskaagaba Allaah ha idiin siyaadiyo ALLAAHUMMA AAMIIN
@maganilmi582
@maganilmi582 8 лет назад
jasakalah khayr sh.mustafe x.ismaciil haarun
@salman90818
@salman90818 5 лет назад
masha Allah, aad baa u mahadsantihiin.
@amaadin12
@amaadin12 7 лет назад
Man sha allah sheekh mustafa, allaha cilmaga kusiyaadiyo aamiin yaarabi
@Ss53426
@Ss53426 2 года назад
Illahay khayr badan haku siiyo sh.mustafa mudo dheerbaaan garan laaaa labadaa daliil دليل الخلق والايجاد iyo دليل الاحكام والاتقان si waxanbaan kaaga fahmayballe janada hakaugu abaal mariyo.
@natureplace8500
@natureplace8500 4 года назад
Optimum solutions, ayaa aduunka lugu base gareeyey Masha allah.
@husseinsheikhabdi820
@husseinsheikhabdi820 8 лет назад
Masha allah
@cshakuraxmed1144
@cshakuraxmed1144 8 лет назад
mahadsanid
@qaadoiftiinkachannel4077
@qaadoiftiinkachannel4077 5 лет назад
Allha daayo Sheekha Amin
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 4 года назад
jazakalah khayr sheekh mustafe
@calixagarsuleman268
@calixagarsuleman268 3 года назад
Waa Darsi muhiim ah
@zahirsomalicilmi7009
@zahirsomalicilmi7009 4 года назад
M.a
@anwarmaxamed2766
@anwarmaxamed2766 5 лет назад
Mnshallah..shekha ilaahay hakajazaiz siyo
@cabdicasisomer9806
@cabdicasisomer9806 4 года назад
Masha alah sheekh alaha haku barakeeyo
@cabdicasisomer9806
@cabdicasisomer9806 4 года назад
Masha alah sheekh alaha haku barakeeyo
@xamseaadan605
@xamseaadan605 3 года назад
Mansha allaah
@Easy_way1
@Easy_way1 4 года назад
30:9 Su aasha Sh Mustafe la waydiiyay waxay bil caksi ku tahay Qof ka 50 sano cibadaysanaayay ma uun 50 sano janada lagu sii daayo kadibna la dhaho way ka dhamaatay oo maxaa Ugu waraya? Ninka So qoray su aashi hore haka soo jabaabo.
@Samaale-vu6qh
@Samaale-vu6qh Год назад
😂 si fiican baad ula heshay Kollay waa qof ku dhex ababay bulsho aan muslim ahayn oo qaabka uu u fekerayo ayaa galbeedaysan
@abdirahmanaden4784
@abdirahmanaden4784 3 года назад
JakallAh
@abdinasirabib5411
@abdinasirabib5411 8 лет назад
jazaakumulah camera qatar ayaa loo duubay
@ayanbasher4560
@ayanbasher4560 4 года назад
Sh.mustafe
@imanshegow7204
@imanshegow7204 9 лет назад
من دعاء المقيم للمسافر (أستودع الله دينك، وأمانتك، وخواتيم عملك) ---- أحمد، ٢/ ٧، برقم ٤٥٢٤، والترمذي، ٥/ ٤٩٩، برقم ،٣٤٤٣، وصححه الألباني في صحيح سنن الترمذي، ٣/ ٤١٩. من دعاء المسافر للمقيم (أستودعكم الله الذي لا تضيع ودائعه) ---- أحمد، ٢/ ٤٠٣، برقم ٩٢٣٠، وابن ماجه، ٢/ ٩٤٣، برقم ٢٨٢٥، وانظر: صحيح ابن ماجه، ٢/١٣٣ .
@mahamed4159
@mahamed4159 7 лет назад
Iman Hashim
@nabadraadshe
@nabadraadshe Год назад
Waar waa maxay quraafaadka aad halkan ku qortay?
@sacdaali3483
@sacdaali3483 4 года назад
Cadawgaa jab
@nabadraadshe
@nabadraadshe 3 года назад
Yaa yidhi baniaadamka waxaa laga abuuray biyaha labka??
@munamuhumed7314
@munamuhumed7314 Год назад
allh ayaa dhahay hno allh uunba ku qancin kara waayo dadku wxba ma qanciyaan ilaa allh maahane
@munamuhumed7314
@munamuhumed7314 Год назад
allh ayaa dhahay hno allh uunba ku qancin kara waayo dadku wxba ma qanciyaan ilaa allh maahane
@nabadraadshe
@nabadraadshe Год назад
@@munamuhumed7314 Hadal malaggii galay. Marka hore baro sida far Soomaali loo qoro. Waxaad u baahan tahay in far Soomaali lagu geliyo. Haddiiba aad sidaa ku tahay qoridda afka Soomaaliga, maxaa lagaa weydiin waxa ay Carabi dhoodhoobeen qarnigii 7aad oo ay ka soo miinguuriyeen bugaagta Yahuudda.
@mo-eid8995
@mo-eid8995 6 лет назад
*kkkwa benale weyn kani
@Cc-cs9zz
@Cc-cs9zz 5 лет назад
mahadcade siyaad adigu maad cadayn la timaadid nicas maan lawe ah
@farhanaabi4536
@farhanaabi4536 5 лет назад
جزاك الله خير
@mustafmohamed8852
@mustafmohamed8852 5 лет назад
mahadcade siyaad maangaab murtad ah baa tahay
@abdirahmaanmohamed397
@abdirahmaanmohamed397 4 года назад
Xole ayaa tahay aan wax fican wax xun Kala garanayn nocan oomidhanba iska jira
@mohakerimzy111
@mohakerimzy111 4 года назад
Mxaad u dhegaysatay hadu benaale yahy ilahy haku soo hanuuniyo caqw sh mustafe ilahy cilmiga ha u siyaadio 🇸🇴☝️
@abdishakuurahmed4798
@abdishakuurahmed4798 5 лет назад
Masha alaah
@cshakuraxmed1144
@cshakuraxmed1144 8 лет назад
mahadsanid
Далее
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Я ЖЕ БЕРЕМЕННА#cat
00:13
Просмотров 231 тыс.
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
QISADI SALMAAN FARIS  SH  MUSTAFE HARUN
1:20:06
Просмотров 228 тыс.
Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:00
Просмотров 603 тыс.
Khatarta Munafiqinta  Sh. Mustafe  Xaaji Ismail
1:07:42
Просмотров 93 тыс.
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17