Тёмный

Ax In Ayada Guursada Somalia Utagay 7 Bari Ano Joga Nin Kale Guursaday 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Развлечения

Опубликовано:

 

4 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 212   
@mariishgwalmariishgwal1137
@mariishgwalmariishgwal1137 Месяц назад
Hadad xarif ama xarfanad tahay like i sar
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍😢
@UzaameSakaria
@UzaameSakaria Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@NaciimoNalka-pp9bj
@NaciimoNalka-pp9bj Месяц назад
Scw scw scw
@calicadee465
@calicadee465 Месяц назад
Scw
@saabiryaare9934
@saabiryaare9934 Месяц назад
Scw
@khadraaelmi921
@khadraaelmi921 Месяц назад
Scw
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille Месяц назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 Месяц назад
𝑻𝒉𝒂𝒏𝒌𝒔 😂😂😂
@NaciimoNalka-pp9bj
@NaciimoNalka-pp9bj Месяц назад
Waa ka qadne 😂
@FatxiMaxamuud-nd5vl
@FatxiMaxamuud-nd5vl Месяц назад
Waka qade 😂😢 kaly qisdada sheg 😊 wll😢😢😂
@user-eg6dr4uu1b
@user-eg6dr4uu1b 13 дней назад
Wan ka qade inkasto Mar dhaw la iga tage
@nuurcool
@nuurcool Месяц назад
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤
@user-qs9vb2tg2e
@user-qs9vb2tg2e Месяц назад
Scw
@farhiyasalatm.k
@farhiyasalatm.k Месяц назад
Scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Месяц назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax Месяц назад
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@SafiyoAbdullaahi-ly5sy
@SafiyoAbdullaahi-ly5sy Месяц назад
Aamiin yaa rabii shukran wll
@maxamedmaxamuud8602
@maxamedmaxamuud8602 Месяц назад
Setahey
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤ ruux kawanagsan dunida masoo rin❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Месяц назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@abdiwalimohammed353
@abdiwalimohammed353 Месяц назад
Guuleyso sxb sare ridwaan markasta waan kugu xiranahy❤
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 Месяц назад
Ninkaan qiso xanuun badan baa ku dhacday wlahi waa la murugooda,😢waxaan kula talin lahaa walaalkaygaas anigoo ogsoon dhibaatada iyo xanuun ka ayeedahay inaad waydo qof aad si dhaba ujeclayd, in uu noloshiisa horey u wato oo uusan u jabin xanuunkas soo gaaray ha niyad jabin bro hory uwado noloshaada🙏
@shaficicirroabdulqadir7061
@shaficicirroabdulqadir7061 Месяц назад
40 qof Ducadooda waala aqbalaa Pleas waxaan ubaahanaHay 40 qof oo iiducaysa in muraadkayga ilaaHay ii sahlo Pleas Please waa codsi🤗
@user-tu9gs9lc4w
@user-tu9gs9lc4w Месяц назад
Alha kusahlo
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Месяц назад
Muraadkaado qayr allaha ku sahlo
@amran2010
@amran2010 Месяц назад
Illhay haaku sahlo muradkaga اللهم امين
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Illhy muraadka illhy hakuu sahlo
@Abeyadanenzo
@Abeyadanenzo Месяц назад
Scw scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜 scw 💜
@Ustaad402
@Ustaad402 Месяц назад
Xabadka igalisay kuyeh dadka intey sameyan wax danbi ah oo Allah rali ka aheen bey raban iney guleystan adigoon isa soo diyarin guurna diyaar garow buu rabaa yaa ku yiri xiriir samee oo wax jeclow markaas bey iska dhigayan qof la xumeeyay ama dhibane ayeey iska dhigayan rag iyo dumar hadad xiriir sameyso ama jecel aadana mudo yar ku guursaneen wax dhib ka soo gaara adiga isku geystay calacalkan iyo waa la I xumeeyay meelaha hala so fadhiisanin
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali Месяц назад
That's Right ✅
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Waa sax illhy rali kama ahan in 2 qof oo ajnabi kala ah is taabtaan
@RAAQIYOMAXAMED-yj5gn
@RAAQIYOMAXAMED-yj5gn Месяц назад
That is TRUE
@Kahih
@Kahih Месяц назад
Waligay ismalaheyn gabar Aya nin inte kubooto aye sidii ninqaba waxayrabto kasamesane ayadoo in saxib le ah wlhi wiil Aya idhahay Malin ayan saffar galnay dadbadan anago ah bus ayan sarneen kadib mel ayaan kunasaneenay marka inta buska sarneen ayan wada hadalnay sheeko iska cadiya kadib marki andaganay on sugeeno in an Bari baxno marka subaxilagaray odadki sokaceen wati iwacday inta qolka gashay marka utahay igusobooday sidi 2qof isoqabo anigii naxdin wanbasuuxirabay
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
@@Kahih ragga waa nooc aan layaabey gabartii ka gaabsata fara kama dayan tii waxayrabto samaysana way ka gaabsadaan inkastoon dadku isku mid ahyn wiil baa igu baryi jirey vidoe call igula hadal markastana waa isku dagaali jirne wagii danbe wuxuu iiga sheekeye gabar hada ka hor uu la Socon jirey xiriir jacayl lkn uu nacay inuu guursado waxaan ku dhahey maxaa sababey gabartaas wixii uu ku dhaliiley bay ka mid ahyd bilaa xishood ahyd markastana ay ka codsan jirtey vidoe call aan xad lahayn xili walba aniga yaaab ma waxa aa malinwalpa igula dagaasho maa qofkii diyaar u ahaa ku nacdey hhhhhh
@fiidowmrk
@fiidowmrk Месяц назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@lamafilaan6968
@lamafilaan6968 Месяц назад
Welcome wll
@Najaxmaxamed-ob8vp
@Najaxmaxamed-ob8vp Месяц назад
Kuu sàaray
@ubaxmaxmud3889
@ubaxmaxmud3889 Месяц назад
Ridwaan plz video soogali marwalba sidaas RU-vid saan uufiiraysa daalay
@Amrinabela
@Amrinabela Месяц назад
Scw scw scw
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud Месяц назад
Wlhy marka adoo dhaqaale haysan jaceyl kugalo waliba aad Somalia ku noshahay waa rafaad😢
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
yamo wanagsan Sabiriineey saxaneeey Murwodumaroo yariisEEy Qiimobadan Qasatan facyaashay Noocyadey wanba hEE uwara SiraadEEY.JemadeeY Yanogasho E mashaaaaalah tabaarakalah
@Issadere
@Issadere Месяц назад
Yacni,qofkasta oo Somali aah waa qalbi jaab soctha ? Umada maxa helay?
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 Месяц назад
Adoo quxooti ah oo ardey ah wax jeclow 😁 Wuxuu laandheeranima badnaa
@YUSSUFZAKARIYA
@YUSSUFZAKARIYA 9 дней назад
Jecel hoyada waas😊
@mohamedmahamud8920
@mohamedmahamud8920 Месяц назад
That's why its said love without money shall narrowly last.. Don't dare to love someone while you are broke make money first that's when you are ready to love and marry without further ado
@qweenamish8222
@qweenamish8222 22 дня назад
Sorry bro that is ur thought but only know that love is not all about money💯
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Месяц назад
Gallaadi cilaanle wardheer wuxuba waa somalia
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 Месяц назад
Adaa ka gudbay xeerka saxiibtinimada😅
@wahelkacaashaqa4416
@wahelkacaashaqa4416 Месяц назад
100k love isara😂
@Maryan-ty1sp
@Maryan-ty1sp Месяц назад
Ani waaye gabadhaas I aamina
@fatxilady638
@fatxilady638 Месяц назад
Waaw
@Nimcaanaxmtth805
@Nimcaanaxmtth805 Месяц назад
Gabar baadiya ka timid hadu damac kaga jiro guurso inteysan il bixin 🤣💔
@user-rq7cg2rv2g
@user-rq7cg2rv2g Месяц назад
😂😊
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq Месяц назад
Hye wllky
@calixasan9183
@calixasan9183 Месяц назад
Waad saxantahy
@fatxilady638
@fatxilady638 Месяц назад
Wiilkan jaceelka dhab uu ka ahaa, jah jaceel dhan wiil HBG laga soo garay😂😂😂😂
@zeinabjama7686
@zeinabjama7686 Месяц назад
😂😂😂sifiican
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Месяц назад
Love is in the air, everywhere I look around Love is in the air, every sight and every sound And I don't know if I'm being foolish Don't know if I'm being wise But it's something that I must believe in And it's there when I look in your eyes
@eng7252
@eng7252 Месяц назад
Lesson?
@suldaandaacad4968
@suldaandaacad4968 Месяц назад
Wax waliboo Bani'aadam ku dhaho marnaba ha aaminin kaliya hooyadaa iyo aabahaa iyo kuwa dhigaaga ah kula dhashey kugu Hooyo kugu aabe bes amin waxa Ka soo harey cidna ha aaminin
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Месяц назад
Maadigaaba diyar ah wllale
@user-sk5me1rl9y
@user-sk5me1rl9y Месяц назад
Ridwanka aniga waxanka helay sida uu markaba khaladka uuqabto
@FarhiaYusuf-lh8zb
@FarhiaYusuf-lh8zb Месяц назад
Qeeybti ke aaway 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢wllo waan kahelo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
Ya Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil Nicmaturabi
@user-bw9yw9ni4y
@user-bw9yw9ni4y Месяц назад
Anaa hada caabudwaq joogo bro😢 I fee sorry
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Месяц назад
Waa diyaar hadii aysan sheekadu ahayn( dalaq dam)😂
@AbdinajibCbdii
@AbdinajibCbdii Месяц назад
Ridhwan away dalaq dam part2 wasugihaynaa eee😂😂💯✌️
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 Месяц назад
𝑲𝒌𝒌𝒌😂
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Месяц назад
Illahey naguma Soo celsho xishood la aantaas
@user-ju5bj3gv6f
@user-ju5bj3gv6f Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Месяц назад
Yahuu😂😂😂😂
@FuadNoor-my3mu
@FuadNoor-my3mu Месяц назад
Ridwaan dalag daam awey part two only iskabulo😅
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Месяц назад
Ridhan pasle dadka ha la caawiyo 🙏
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 Месяц назад
PART 2 PLEASE
@user-fx3cx9dg8f
@user-fx3cx9dg8f Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
As,LEE YawayE, Familyyyyyy tii lagaa soo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo waleeneeey Qatroisliina qiimobadan cadayyareey sahrascadayyareey cadceeddumaroo murwodumaroo samsamEey Yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay
@nagadmaydhane2200
@nagadmaydhane2200 Месяц назад
Marka la leeyhy nin baad riyadiisa tahay oo cadayn weeyi❤
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Walalo waxaas Waa aduunyo. Wax ka dhib badan Ayaa dhaca markasta
@CaliMaxamed-hc6ee
@CaliMaxamed-hc6ee Месяц назад
😢😢😢❤
@user-wf9ny8hk1i
@user-wf9ny8hk1i Месяц назад
Waxani hada ma qisaa marka wll 😂
@user-wk7rh5tf1c
@user-wk7rh5tf1c Месяц назад
Ridwan wll labarkaga isodir
@maxamedcolaad8455
@maxamedcolaad8455 Месяц назад
If you from cabudwaq hello 😂😂
@AbdimajidQuresh-ll7ou
@AbdimajidQuresh-ll7ou Месяц назад
Xàaaa
@Ibrahimhoosh
@Ibrahimhoosh Месяц назад
Hee 😂
@maxamedcolaad8455
@maxamedcolaad8455 Месяц назад
@@AbdimajidQuresh-ll7ou xgana mxa idin keny🤣
@maxamedcolaad8455
@maxamedcolaad8455 Месяц назад
@@Ibrahimhoosh yowww😂
@user-iw7wj7ii6y
@user-iw7wj7ii6y Месяц назад
Asc
@user-lw6ls2ep4f
@user-lw6ls2ep4f 27 дней назад
شيفه
@AyanDaoud-vr6le
@AyanDaoud-vr6le Месяц назад
😢😢😢
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Месяц назад
❤❤❤❤❤
@nyg1162
@nyg1162 Месяц назад
@user-lj2zj8xs2x
@user-lj2zj8xs2x 17 дней назад
😢😢
@HAAWOapdulllahi
@HAAWOapdulllahi Месяц назад
Team 27🎉
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h Месяц назад
Oo 9saac baad maraysee maxaa 6saac dib kugu heliyey
@shadowonyt669
@shadowonyt669 Месяц назад
Wiil xaaladaha lagu jeexjeexay
@Cmaajidomar
@Cmaajidomar Месяц назад
Scw Scw
@user-lw6ls2ep4f
@user-lw6ls2ep4f 27 дней назад
😢😢😢😢😢
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi Месяц назад
Haa sax erages qalbiga kuhay. Ha jaceiku wabalayo😢. Kkkk
@LuulshaMohamed-qm9nv27
@LuulshaMohamed-qm9nv27 Месяц назад
Ninmakana amina magalaana 😢😢walhi 😢😢😢
@calixasan9183
@calixasan9183 Месяц назад
Ridwan isaaq
@KhadraC.qadir9746
@KhadraC.qadir9746 Месяц назад
Jacayl abaahaa cun😢
@MohammedIbrahim-db7po
@MohammedIbrahim-db7po Месяц назад
Sxbkey muridii dhere magacaan cusub heeee
@JackCaddnan
@JackCaddnan Месяц назад
🧐Waxaan cml iyo qııro jabaankaan iyo qiso ka sheekeynaa hadıı lııgama maqlo dhagax lııgu dilaa😂😂😂
@HAAWOapdulllahi
@HAAWOapdulllahi Месяц назад
Team azaad hagio🎉
@yussufhassan486
@yussufhassan486 Месяц назад
Rithwan waxan story maahan
@user-cc7br4fr7o
@user-cc7br4fr7o Месяц назад
Bilz wallkey wan gorsan rabaa labo nin Aya is kaga keey qasan mad Ii tijabisid ileen wan gorsan rabayi mid kii dacad iyh midkii an Ii aheen bilz marbadan Ayan ku radiyay wan ku baryaa wan ku baryaa wallkey walhi abalal Ayan kaga haynaa arintan hadad Ii fulisid
@user-gc6me9vv6k
@user-gc6me9vv6k Месяц назад
Ah ah ah ridwan dayn mayo ee tikto var ayay kugu soqabteen😂
@nurabarkhadle7606
@nurabarkhadle7606 Месяц назад
Maxaa yaab isdabayaal
@qanciyevip3026
@qanciyevip3026 Месяц назад
SO WAXA DHACDAY
@nimcogooni2898
@nimcogooni2898 21 день назад
Wiilkan waa daacad lkin jecelkiisa buu calfan sory abowe
@qanciyevip3026
@qanciyevip3026 Месяц назад
So waxa dhacday 1000 jer is ticmaalay
@seed3966
@seed3966 Месяц назад
Kkkkkkkkkk moohaaaa somalidii caadi maaha moooohaaaa
@user-yw2zv4jo3g
@user-yw2zv4jo3g Месяц назад
Dam dalaq soogali parts keeda
@Faatuush470
@Faatuush470 Месяц назад
Reer caabudwaq ismuujiya❤✋
@RB-up7dt
@RB-up7dt Месяц назад
Radwaanuw awey dalaq dam 2
@sahromaxamedsahromaxamed4284
@sahromaxamedsahromaxamed4284 Месяц назад
Wllow caajis nagu dishee vidioyada qaar anagoo partiyada kle kaasugeeno mxaa wax cusub lee lasoo gelisaaa waxa dhamestir kedip wax cusub soogeli
@user-pi4zg6sd3g
@user-pi4zg6sd3g Месяц назад
Sax wallahi anna saaa lee ugu dhex wareersy
@Faatuush470
@Faatuush470 Месяц назад
Sax weeye kii hore oo qabyo ah buu midkale cusub soo galinaa🙈😏
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Месяц назад
Ridwaan fadlan timaha naga badal waalid, dhalinyaro, caruurta iyo bulshadaadaa ku fiirsanayso oo kowo tusaala wanaagsan ay dhalinyarada iyo caruurta ku daydaan.
@Misbaax
@Misbaax Месяц назад
Wah timahisa waxba kamawa qaldane
@user-xl9sk3vr3z
@user-xl9sk3vr3z 24 дня назад
I’m sorry pro 😢
@Najaxmaxamed-ob8vp
@Najaxmaxamed-ob8vp Месяц назад
Reer caabudwaaq
@yussufhassan486
@yussufhassan486 Месяц назад
Ninkan shegadisa wa cato walahi shekadada tos ugali maxa shekadan Nolan ah
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 Месяц назад
Mrs aaha aha😂😂😂😂😂
@halimaadam422
@halimaadam422 Месяц назад
Mashaqesta walbo meeshu jecel been lafadhiyaa ninka raga waa kii is dhisa kadib nolol rasmi dhisaa nin xamalanayo jecel benben eh nafas umabo hayo
@xamdakhaliif6986
@xamdakhaliif6986 Месяц назад
Jebkaga oo madhan waxad kuwaydaa wxd rabtay odhan😢😢😢
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp Месяц назад
Hadu haysan makhasaba inu dhaqalo hayo
@user-eg6dr4uu1b
@user-eg6dr4uu1b 13 дней назад
Rerkisa wa qaxoti ah mu kal fikiro in nolosha rerkisa badalo intu gawar raldinayo ar Somalia
@user-si7wg8zu3v
@user-si7wg8zu3v Месяц назад
Scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@AbdifatahYusuf-kl6of
@AbdifatahYusuf-kl6of Месяц назад
Nio qofkan ma sheekeyn yaqano manta oo dhan wu hdlayey eray kama fahmin 😂
@user-vb3ef5bi8c
@user-vb3ef5bi8c Месяц назад
Came to the point😂
@mohamedbarre2566
@mohamedbarre2566 Месяц назад
Ninyaho calaacalka raga kuma wanaagsana naagta wa lala fakadaa Hadiiba xushmad daro mesha ka dhacdaba lama qaato inaa ishabeysa wacneyde isqalabeyda ninkaxa dhakab ku siisa Lkn caaaaac jaceyl io waxa kasheekenesa mesha majiraan naagi marabto wax nuucasa kas io maag bey kugu sameysay e rag ba tahye move on caashe isaarte io habey isiisay io niiiq da la tag meelahasi.
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 Месяц назад
Haddii aa tahay hooyo isticmaasho kaniiniga uurka looga HORTAGO halista ka dhalan karta kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤❤
@user-zs4jx8fz3h
@user-zs4jx8fz3h Месяц назад
Ninkan waxan ahayn zxb qisadan igama usan waramin oo wuxu ahaa nin marka la isku imado sheekeya oo farxad badan oo an waligii wax murugo ah wajigiisa An ku arag TAs micnahedu waxay tahay qosol walba farxad ha modin
@cabdidaahircabdi4844
@cabdidaahircabdi4844 Месяц назад
Ninyow waxan kugu nacay kala gonta nagadaa dee ridwaanow
@duniyakordahab
@duniyakordahab Месяц назад
Sorry sorry wll 😢😢
@ShankaRoon-il1ze
@ShankaRoon-il1ze Месяц назад
Sorry wll
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws Месяц назад
Adiga yaakuyiri naag aadan qabin laabta gali 🤔
@kadradahir7287
@kadradahir7287 Месяц назад
Somalida gabdhaood dhib baa haysta waax loola dhaqamaa sidii neef xoolo aha wiilkaa miskiinka ahana qalbigay ka dileen aad baan uga xumahay wiilkaa iyo gabdhaa wax ku dhacay
@kaysebaashe
@kaysebaashe Месяц назад
Waar ridawan anuu raga kamaba naxo hii uu dhimanyo xataa lakiin dumarka way damqaan sheekadoodu 😊
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Месяц назад
Rag iyo dumar isku mid waaye hadii qof intaas sano jacleed oo halmar kula soo israago waa kaatafayaa oo qofkale iguursanaya waa niyad jab weyn😢qofkii ku dhacdey kaliye dareemi karo
@madinamuqtarhussein5221
@madinamuqtarhussein5221 Месяц назад
Sorry Sorry 😢 😢😢
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage Месяц назад
nacala abuuk waxaan nacay markii geber aan lasocdoay 4sano wil Hal habin xamar joogay lasiyay jacel dhan markaasi nacay 😢
@jawibila3005
@jawibila3005 Месяц назад
4sano oo been baad waday ina ader 😂
@user-fx3cx9dg8f
@user-fx3cx9dg8f Месяц назад
Sorry sorry 😢😢😢
Далее
No one will play with him( #standoff #meme #grenade
00:12
Kaftanka Siyaasada 507 oo aad u xiisa badan
47:44
Просмотров 7 тыс.
ЖВАЧКИ!!!
0:47
Просмотров 3,5 млн