Тёмный

PART 2: QISADI XASKAYGI AADKA ISKU JECLEN E QASABKA LA IGA WATAY 

Ridhwan Issack
Подписаться 842 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 344   
@Aminaabdulqadir12
@Aminaabdulqadir12 3 месяца назад
Wlhi wiilkan nafsi ayey ka galeen gawadha reer keeda Lkn manta malin aan ehen ayey ka shalan doonan xita hadey la rawan nin familka ah kaas aya laga yaba in uu xaladaha ku jeex jeexo familka neh is dhahan kii qaway aad kala ordeysen aya u roona nafsiga neh waa mid aad u xun qofka bini adamka ah ma qurux badno ina nafsi ka gasho aad dhibto adiga neh wllo ilahey nolosha haku qurxiyo wiil dagnan iyo aqli alle u dhamayey aya thy wali adigo sidas lagu galay Ayad ka fikireysa wanagii aad so wada martan xaskaaga Masha allah qaar adiga oo kale hadey waxas oo dhan ku dhici lahay xuman ayey ku badali lahayen Lkn sabarkaga badan aya laga yaba xitaa in uu alle ugu so celiyo xaskaga 🥰
@Mascuud-rj6gk
@Mascuud-rj6gk 3 месяца назад
Waligaa ha aaminin wax media ka argtay ninkaan anigaa aqaan gabdha wuu qiyanay naag hoos ka guursaday cunuga loo dhalay markay xanuusatay w xuu ka dhacay mobile lphone 15 iyo dahab markay tiri ifur wuxuu dhahy 8,000dolar hala i siiyo hadii kale ma furaayo waa been in ku dhoofo rabay wanna lagu fahmay sheekada hadii uu daacad tahy muu naag kale u geeyay 😢
@YuusufXassan-ip9mi
@YuusufXassan-ip9mi 3 месяца назад
Asc
@sundusmaxamudaadan
@sundusmaxamudaadan 3 месяца назад
M.a waa umaleeynaayay nin fcn gabar xumeyneeso ma jirto
@Maadtv2023
@Maadtv2023 3 месяца назад
@@Mascuud-rj6gkgabarta miya qaraabo thihiin😂😊
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 3 месяца назад
@@Maadtv2023ala mxad caqli badantay fikirka allha kuu siyaadsho Aniga jawaabtaada soo qori rabay waa faamilka gabadha wey iska cadahay😂😂
@nuurcool
@nuurcool 3 месяца назад
Adiga oo amuusan igula sali nabiga❤❤❤
@CshakuurXasan-z6z
@CshakuurXasan-z6z 3 месяца назад
Scw
@IglanIbraahim
@IglanIbraahim 3 месяца назад
Wiilkan wuu dagan yahy wuuna qurux badan yahay mashallah
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Baden Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫵❤
@FaadumoFaadumo-yi1bf
@FaadumoFaadumo-yi1bf 3 месяца назад
Scwscwscwscw Scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 месяца назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@abdirahmanmursal6104
@abdirahmanmursal6104 3 месяца назад
Scw
@farxiya184
@farxiya184 3 месяца назад
Scw
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 месяца назад
Allah is one please one like
@eqbaaleey6631
@eqbaaleey6631 3 месяца назад
Nin dagan buu u eegyahy ninkan qisaduna waa xanuun gabadha laga sheekaynayo kanaxay ani😢😢😢
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 месяца назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤ alle kabaq meel kasta aad joogto ❤ allah is one
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 3 месяца назад
Aad iyo aad nabsi alle Nama gliyo
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 месяца назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@SabaxMire
@SabaxMire 3 месяца назад
Bro howlqalada ku celcelii iyo saliga nsbiga way sonoqon idam alleh ayadoo ku baryaysa waliba ilaahay ka dacqee inshallah qadiimaysiid
@nashsomalian1658
@nashsomalian1658 3 месяца назад
Tasaa lahuba qofki Rabigisa iskuxiro maqasaro
@alkheyr4
@alkheyr4 3 месяца назад
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم أنصر نصرا عاجلا غير آجل، ،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم
@duniyakordahab
@duniyakordahab 3 месяца назад
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw meel kasta aad joogto alle kabaq ❤ allah is one
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 месяца назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@Ibraz__team27
@Ibraz__team27 3 месяца назад
scw scw scw scw
@حبيبهعمر-ع1ض
@حبيبهعمر-ع1ض 3 месяца назад
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤
@aanaan6027
@aanaan6027 3 месяца назад
Maskiin walalkey wan ka xumahay dhiibka ku gaaray somaali horay ayeey ugu maah maahday gabadh lama guursadee reerkeda la guursadaa waa sidan oo kale waba reer dulmiga uso kabo gashaday subxanalaah cuqubada wiilka ka gasheen xagee ka galeysiin mid ka kheyr badan allaha ku siiyo walal 😢
@taqiyasheikh4352
@taqiyasheikh4352 3 месяца назад
Wiilkaan xanuunkiisa qof kasto ma fahmi karto lkn qofki xanuunkaas maray ayaa fahmi kara anigu sidiisa oo kale ayaa la ii galay Alxamdulillaah maanta wan ka noolahay isna wuu ka nool yahay lkn qalbi jabku ma ahaan doono mid naga ba'a 😢 Allah noo booga dhayo💔
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 месяца назад
Amiiin nooga sheekey😢
@sammie1163
@sammie1163 2 месяца назад
Aamiin yaa Rabi
@asiliborle6342
@asiliborle6342 3 месяца назад
Wiilkan waa wiila fiican oo masakiin ah
@safamaxamed967
@safamaxamed967 3 месяца назад
Gabadha wu jecelyahay wiilkuna wa miskin khayr ban ku rajeynaya huno iska fur gabadha gabadh ku jecelba heli donta inshallah
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 3 месяца назад
Inu furo maah Huno waa inu eego reerkii la walanayay inay furi karan
@saadiacodey9847
@saadiacodey9847 3 месяца назад
Masha Allah very handsome and intelligent man…..family xuuun iyo gbr gooan lahen iskugu darsame isk samiiir brother
@seeypaul5775
@seeypaul5775 2 месяца назад
Bro qadar Allah waye waxaa dacay , qoftan iska fasax oo nolashada hore uwado, wish happy and long life 🥰
@abdirajmanadow5729
@abdirajmanadow5729 3 месяца назад
Kind nd humble man .
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 2 месяца назад
SUBXAANALLAAH. Koley wixi jira Allaah baa og. Lkin Somali waligood labaclabac ma deynayaan. Wiilkan waa wiil yar oo aad u qurux badan. Illaahey naag ka fiican oo reerkeeda ay jecel yihiin ha u sahlo. Mar haduu guurku eray galana ma fiicna inuu iska furo baa uroon. Gabar fiicana Allaah ha u sahlo insha Allaah
@Aminasacdia
@Aminasacdia 3 месяца назад
Mid iyada kafican bad heli inshaAllah oo mesha iyada joogto ayaad heli inshaAllah mareykan bad si sharafle kutageysa inshaAllah wa haday runtahay waxaad no sheegtay
@MohamedHaji-m5e
@MohamedHaji-m5e 3 месяца назад
@AminaSaida ma adigaa diyaar ah? Kkkk
@Culture-y4o
@Culture-y4o 3 месяца назад
Qisadan oo kale ayaa igu dhacday xageen 😢
@raxmiinasalaad3765
@raxmiinasalaad3765 3 месяца назад
wanka xumahay waa wiil masha allah dagan reero xun wey jiran gabadhasna nabsi gashay 😢😢😢
@NafisoAli-ez2sy
@NafisoAli-ez2sy 2 месяца назад
Kor ogabax abowe waxse wa adun waxane alah swA iskuhir alah aya wax kuqawan kare ❤
@FaizaWarsame-tt1du
@FaizaWarsame-tt1du 3 месяца назад
Waa run gabar lamaguursadee dadkeedaa lagursadaa
@JamacAxmed-zc6qp
@JamacAxmed-zc6qp 3 месяца назад
Waaw qisadan sugayey weeeye😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@BahjaidrissAbdi
@BahjaidrissAbdi 3 месяца назад
Inshllh allah kusiyo ree kudaagato wllo
@shinelikeadiamond8954
@shinelikeadiamond8954 3 месяца назад
Brother move on let her go if she did not understand ur care and love u will find one who loves you ❤
@AbdinasirMohamed-n9z
@AbdinasirMohamed-n9z 3 месяца назад
😢so painful,Wilkaan waa inuu imadaa Maxkamada Dahir alasow
@ahmeddychannel9885
@ahmeddychannel9885 3 месяца назад
😂😂😂
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 3 месяца назад
Dahir alasow muxu yaheey wa jahil jahil dhaaaleey wayee
@a.rahman7679
@a.rahman7679 3 месяца назад
Ninkas dadka waalan sidado kale ayaa dhageysto.
@AbdinasirMohamed-n9z
@AbdinasirMohamed-n9z 23 дня назад
@@a.rahman7679 kkkk you are crazy
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 3 месяца назад
Gabadha familkeedaa sixreen saa isleeyahy wixii dambi alla hanega cafiyo😢💔😪😩🦻
@missAmerica-cx3lz
@missAmerica-cx3lz 3 месяца назад
​@@nasraabdulahi8467abayo gabadha iney daacad u aheyd oo ay aroskoda cawisay ayu shegay mana ila ahan sabab la'an iney ka tageyso marka muxu ku sameyey asaga?
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 3 месяца назад
@@nasraabdulahi8467 Sorry ani wixii mas kaxdeyda kujuri baashegi quf uma gafin waa un malees🙂🫡
@AnasCali-j8e
@AnasCali-j8e 3 месяца назад
😂😂😂😂
@shukrishuulaanka8595
@shukrishuulaanka8595 2 месяца назад
Kkkkkkkk ALLAAHU WACLAN. COZ MARKII UGU HOREYSAY EE TIMIDBA WEY ISKU BUUQDAY. BUU YIRI
@MHD448
@MHD448 3 месяца назад
Sxp iskafuur qofta Allah ayaa faraj fican kufurayee
@nimconfg
@nimconfg 3 месяца назад
Asc wiilkaan waxaan kulatlinayaa gabadhaas boqorada kuu aheeyd iska illoow waxaad helli gabar aadboqor utahay ayada iyo reerkeedaba iskana cafi gabadha aduunku waa harka labadiisa gallin insha Allah waxaan kuu rajeeynaa guul.❤
@AmuunOsmanhasan
@AmuunOsmanhasan 19 дней назад
Don't worry wllo waxad heli qof kula jooga ilaa waliga wa ka khyr badan ba ilahay ku siin donna insha allah
@AminaAli-g7q
@AminaAli-g7q 3 месяца назад
Maasha alaah will degen iimaan leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedjama1329
@mohamedjama1329 3 месяца назад
Reer isku wanaagsan aya shayaadhiin utashate ineey burburiyaan Wanaag laga shaqeeyo arki jirnee xumaan dad waaweyne iney sameyaan kutashte ayaga aya kudhib qabo Mid Qeeyr qabto Alle hagugu badalo I.A.
@marianabokar7809
@marianabokar7809 3 месяца назад
Sorry hbo dad xun baa ku helay ishaada way kasoo baxee insha Allah mid qayr qabto ilaahay haku siiyo
@SalahWarfa
@SalahWarfa Месяц назад
asc wiil fiican ayaa tahay khayer ala ha ku siiyo iyo gabar fiican.
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 3 месяца назад
Meherka hadaad siin lahayd waa in ay kuu soo celiso lakiin haday warqada ku iibsaneyso waa xalad kale
@UserZuser-mc9ql
@UserZuser-mc9ql 3 месяца назад
Maskiin he so cute masha Allah 💔😢 horta wiilkan xaq ween ba laga galay reer xun iyo naag jilicsan bu illahay wax ugu daray. Xaaskisa aad iyo aad bey unasiib xuntahay saa nin qurux iyo raganimo leh bey calfani weysay, hadey xata nin kale ay ubad udhasho wiilkan xarigisa bu ku dhashay cunugas.
@UmzakiUm
@UmzakiUm 3 месяца назад
Badal qeyr qabo allah siiyo
@istarhussein-iu6us
@istarhussein-iu6us 3 месяца назад
Qofna ha xukumin adigo labada dhinac dhageysan aniga wiilkan hadalkisa wax badan oo macqul ahan ayan ka dhax arkay
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 3 месяца назад
Waxaan fahmi waayay gabdhu markey lacag leedahay ama family qurbo kasoo jeedo sababta lo dhaho wiil africa joogo seed dhihi, Halka Wiilku marku lacag leeyahay ama qurbo ka yimado gabadh africa joogto lagula taliyo, ninku wuxuu u dadalaa si lacag uu u sameyo kadibna noolashooda uga miro dhaliyo halka markey gabadhu lacag yeelato afaaro kale aado ama gasho, yaab, Nimaan talin jirin hadu taliyo nimaan tagi jirin baa tago ileen waa run…
@caanoos
@caanoos 3 месяца назад
Xoolo dumar waraabaa yiri ma cuneen haddaan ka garanayo xoolaha kale Raggii hore naagtu haddey reerka keento dheri wey ka jebin jireen….. Annaguna i dhoofi iyo lacag soo dir baynu leenahay Annagaa kaalinteenii gabney
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 месяца назад
Familyga waye dhipka abwe gabadha ayadaba reeerka ka dhistay lacagta guurka xataa yadaa bixisay 😢
@nashsomalian1658
@nashsomalian1658 3 месяца назад
Jumca Mubarak
@kamalkhashoggi2374
@kamalkhashoggi2374 Месяц назад
Zhpow qisadaada xogaa waa xanuun waana stress socda runtii marba gabadhi familykeda hadaydaan isku fiicnenba inaad bilowgiiba iskaga harto ayay ahayd, hadii kale gabadha marka ay kuu timi ood aragtay familyka sida ay u xunyihiin ayay ahayd inaad noloshaada dhaqaale ahaan sidaa u sameyn lahayd lacag badan inaa gasho maba ahayn xili aad safar iyo sharci kadaba wareeg aado ganacsi sidaa ku furan lahayd inaa gasho ayay ahayd oo at least xaskaaga hadii ay mar kale imaato aysan family io dhalinyaro islamed qol oga dhex kireyn oo aad kireysan kartid qol iyo fadhi noloshiinana aad maareyn kareysid ma aysan dhicin gabadhiina cadaadis ayaa la saaray shilingkaaga ninkaas kugulama cunayo la dhahay way ku imaatay way kugu ag xanuusaty stress ki aya kusi batay iyo ciilki waa aragtay xldeed iyo dhibka iyo rafaadka ay dartaa umareyso iyo sida naxariis darada ah ay familkeda kula dhaqmen adigina weli shiid baa tahay oo ma kafaala qaadi karesidba nolosheedi. gabadhi wey adkeysan waysay cadadiski family ga ku hayeen dartii way isdhiibtay adiga waxa ugu wanagsan oo ahayd inaa gabadha u sameyso waxay ahayd inaa inta furto welibana meherkeedi siiso khayrna u rajeyso lkn maxaa sameysay qofki dartaa dhibkaan oo dhan ugalay ayaa adoo familkeeda ku xumeynaya ayada u isticmaashay waa xaskaagi waa qofki aad dunida ugu jecleeyd waxa dhahday nolosha stresskan iyo silican haku sugnaato ama lacag hala isiiyo taas oo ah arrin kaloo qalbi jab ku ah gabadhaas, adiga waxa kaliya ee aad waysay waa rajadii aad is gelisay ee inay maraykan ku geyso ayadana kuma diidin balse familkedi aya ku xumaday gabadhaas inaa wanaajiso ayay ahayd oo madaxeedi siiso hada gabadha waxa ay ku aragtaa qof cadwgeda ah qof la jeclaaday dhibaato familykana arintaan ayay ka faideysanayaan gabadhana waligaa kuma so labaneyso kaliya adiga ayay ceeb kuu tahay hala ficiltamin gabadh kuu dhaxday ehelkeeda wanaagna ugu dhamee gabadhaas oo madaxeeda sii familyka ma ahan waxa dhibka qabo ee waa gabadha maskiinta ah oo nolosheedi sidi kubadi qolaba dhan uga cayaartey. adigana nin raga tahay calaf baaa la cunaa maraykan allah ku sahlo ee gabadha waa xumeysee wanaaji wanaag ilaahay khayr ayuu kuugu badali karaye waxan waa imtixan lagugu imtixamayo marka zhp iska fasax maskiintaas.
@bilanmohamed55
@bilanmohamed55 18 дней назад
Wllhi wa sax xujo ku noqday waxas ma ficno🥺
@daadaaadan9709
@daadaaadan9709 3 месяца назад
Thanks Ridwaan issack
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 3 месяца назад
Qofka go,aankiisa in uu madax banaanyahy ayaa fiican,lakiin mar haddii go aanka lagula leeyahay, hor u socod malahan.
@HalimoCaday-to5dv
@HalimoCaday-to5dv 3 месяца назад
Guuulayso wll❤❤❤❤❤❤
@sakarianoor883
@sakarianoor883 3 месяца назад
Guur daneysi ah faaaiido maleh lkns Waan ka xumahay nafteeda neh majevleynin gebdha nasiibka ku samir sxb horay neh usoco is ka fur gebadha
@kamiladeria-nj4wv
@kamiladeria-nj4wv 3 месяца назад
Allah ha ku gargaaro wllo
@BashiirNoor
@BashiirNoor 3 месяца назад
Keep going pro
@Faadumoaadan-n5w
@Faadumoaadan-n5w 3 месяца назад
100/100 TANI WAA DHAQAN AY CADAYSTEEN DADKA SOOMAALIYEET IN RER DHISAN LADUMIYO LKA YAABEE GABADHAN CADAADISKA AY KU HAYAAN DARDEED IN AY RERKEEDA UNACDO AY 😢
@zahradahir2811
@zahradahir2811 3 месяца назад
Mashallah ❤❤❤
@Sumayo-c8z
@Sumayo-c8z 3 месяца назад
Saa u sugaaye lee❤
@abdifatahshuriye5107
@abdifatahshuriye5107 3 месяца назад
😂😂😢
@NimcaMohamed87
@NimcaMohamed87 3 месяца назад
Icaafi waxan kudhahay warjecla
@abdifatahshuriye5107
@abdifatahshuriye5107 3 месяца назад
@@NimcaMohamed87 gabar qurux badan Tahay qalbi
@Najuudcabdalla1979
@Najuudcabdalla1979 3 месяца назад
Ma hooshaa kuqab sataa😂
@QadiijoCabdi-cz1xf
@QadiijoCabdi-cz1xf 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢waxanuunu 😢😢😢
@Ukhtiii1296
@Ukhtiii1296 3 месяца назад
Mid wa miid oo family ga wey ku gardarnayen in ee family dhisan dumiyan but adiga madan noqon qof wanaga gabadha idinka dhaxeyey kusamra sida shegtay gbdha stress xaga family ga aya heystay oo xagada kasocdo ado oog ine mrka gursaneysay lacagta ka cawisay oo guuri waligeed adan udhigin sida shegtay qol iyo musqul dadka ladaganeded of which it is not bad but. Wanaga uu kujiray in guri ogoan ine dagto madama ee guur cusub tahay hadane xita ayada ee kucawisay oo mrka aday South Africa kolay qof ee gacan qabaneysa ahayd waxan fila inee ayada safarka ka cawisay hadane labo jeer ee kuimatay oo ay kudhahaday guuri haisku dhibin afakada mrkad kashegtay iin furninka xageda kasoconin oo laso qasbayo oo xita hdalka uurka ee dhahaday ani madhihin mida filayo ee tahay dheeh in ladhahay ayad goan kugartay Ina dalaqadeda ka gadatid walalo hdalkada qof caqli badan ayad igula muqada oo gbdha kuwatay caqli wa dambi ina dhaho dibad doon aya tahay but the fact aa Ila South Africa kaar qoxoti uradisay hadane aa shegtay Ina labo sharci Kenya kuledahay wan ogahay dadka labo sharci leyihin but hadalkada waxa laga dhadhamina danta guurga Waxba kuracsana coz qof aad jeceshahay kolay dalaqada kamad gadateen wanageda iyo sida ee kugarab tagneed ayad kucafin lahayd but hda waxa ila muqada adi iyo gbdha cideda Waxba isma dhantin Illah Mahadleh kolay hdibo gbdha ee manta ilmo ladhibatoneynin ee walalo hadi illahay badal qeyr qabo kusiyo istiqaara tuko fuur neh gbdhaas illahay idilkis
@HamdiMuse-i4i
@HamdiMuse-i4i 3 месяца назад
Wlhi adunka nin walbo sii ayuu uu abuura lakin wilkan daganansho iyo dulqaad iyo wanag intubu iskudarsadhe qofka sidha ehne mafirinayan dadka walee ibnu Adam ayaa sidha Iska,eh Tena maxa iga igudaran xasiloni iyo wanag ayu uuhadlaya asago oog Inu dib haysto waa alle kacabsan mansha,Allah alle hakuxafidho badal qeyr qabo oo wanagsan waad helii insha,allah
@hamdaxilwa
@hamdaxilwa 3 месяца назад
Wlk ridwaan wilkaan lambarkisa isoradi
@MohamedAbdirahman-j5q
@MohamedAbdirahman-j5q 3 месяца назад
Marabta
@ZamzamMahamud-p8h
@ZamzamMahamud-p8h Месяц назад
Qalbiga Allha kuqabojiyo abowe wax walbo qader bee aheed
@KowsarAsadaadan
@KowsarAsadaadan 3 месяца назад
800k coming soon l.a ❤❤
@Kawsarcabdisalam
@Kawsarcabdisalam 3 месяца назад
Nin degan oo mas'uula u eegyahay wiilkaan m.zhallh
@Wardaofficl
@Wardaofficl 3 месяца назад
Soomaalida badnak wx doomiyaaaa reerka family barbleenka😢😢
@safiyaduale2767
@safiyaduale2767 3 месяца назад
Scw
@Mohamed-bg3ix
@Mohamed-bg3ix 3 месяца назад
ninkaan xariif weeye khashifi maayo waan dareemay ujeedkiisa😊
@aanaan6027
@aanaan6027 3 месяца назад
Mataqanaa walal 😂😂😂😂
@fadumoahmed8001
@fadumoahmed8001 3 месяца назад
😂😂😂😂
@SadkaPoi-qh9qj
@SadkaPoi-qh9qj 3 месяца назад
Qofaadan aqoon u laheen ha dulminin wll
@Mohamed-bg3ix
@Mohamed-bg3ix 3 месяца назад
@@SadkaPoi-qh9qj horaan kuu idhi khashifi maayo
@falisa576
@falisa576 3 месяца назад
Wiilkaan wa lagu xad gudbay Xaqiiqatan sida hadalkisa ka muqato Nin naagtiisi rabo xoox iyo laaluush Looga furanaayo toloow ma qabiilbay Ku riixayaan wiilkan ilaa somali Qabiil laga raacye reer xun Bay Ahayen Allena arinta an uga cabsonin. Mid ka qayr badan Allaha kugu badalo
@bilanmohamed55
@bilanmohamed55 18 дней назад
Dinta miyey banesay in gabdha meherkeda lo dido yab badna ama xujo loga dhigo tas wa qlad wll🥺
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 3 месяца назад
Sorry my brother 😢 Cudoon waa tagteye ilow insha allah mustaqbal wanaagsan ayaan ku rajayneynaa 🙋‍♀️
@NafiisAbdi-s6e
@NafiisAbdi-s6e 2 месяца назад
Maalin aan maanta ahayn bay ka shanlay wiilk qurux badan ba tahay badl kahyr qaba insha allah
@xasanxasancalicumar
@xasanxasancalicumar Месяц назад
Sorry wallka waa qiso xanun badan 😢 wana kulaqey bsaheynaa xanunka 😢😢 oll waa dhageystay qisada
@Qadro-d5x
@Qadro-d5x 25 дней назад
Ax wlhy wa Xanuno 😢😢
@Zuumih
@Zuumih 2 месяца назад
Somalidu waa dadka keliyah ee inty guri dhisaan hdana dumiyah😢😢
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 3 месяца назад
Wiikan walagu gar darooday iska samir waa Aduunye
@adontiialle2748
@adontiialle2748 3 месяца назад
Wiilknn shekadisa cajis weyh😂😂
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 3 месяца назад
Ninkan shekadha mesha kente ayuu kahadle adhii hadii kugasoocon qasab mahan ina sidha rabto loga hadlo 😂😂
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 3 месяца назад
26:02 gabadhu hadday furriin dalbato, keliya meherkeedii baa meesha ka baxaya lkn lacag lama rabo, yarku halkaa waa khalad fahmay.
@cbashier6840
@cbashier6840 3 месяца назад
Isagaa saxan , shurruud la'aan gabadhu haday dhahdo ninka ifur way U furan tahay inuu Ku shardiyo inay dalqadaha iibsato .
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 месяца назад
@@cbashier6840dalqad lagadaa majirto ee waa wax somalidu keen sadeen oo gabdhaha islameed rabaan in ey xoog kuheystaan kaliya woxow xaq uleeyahay in ow meherkii ow kuguursaday yiraa waan qaada how siiyana dhoho isoo celi lkn wax dalqad lagadaa majiro waa qalad
@aanaan6027
@aanaan6027 3 месяца назад
Isaga saxan dalqadaha ayeey ka gadaneysaa madama iyada rabto furiinka bilaa sabab ah qof aan waxbo uu dhimin
@ZahruujAli
@ZahruujAli 3 месяца назад
​@@hamdinur9382my abaayo rasuulka scw saas dhahay gabadha hdii furiinka dalbto bilaa sbb wey gadanee dalqadaha
@suadaalisiman9153
@suadaalisiman9153 3 месяца назад
​@@aanaan6027meherkeeda oo kaliyaa ayay cafinesaa ee wax iyada dhiibi meyso😎😎
@indadeeqmahmud5916
@indadeeqmahmud5916 3 месяца назад
I’ve never heard MEHER ADAAN SINIIN GABADA INAAD KU XIRTID INAY KUSISO. YACNI this brother is saying he asked her for the 5000$ meher. But he dusty even give/pay hee meher!!
@QadiijoCabdi-cz1xf
@QadiijoCabdi-cz1xf 3 месяца назад
Wasaxa waayoo gaabarakuu jeeceela waaxakawaanasan faamiini fiicaanaa😢😢😢😢
@amranyasin6840
@amranyasin6840 3 месяца назад
hadii shanta 5000 lasinlaha wuu furilaha ama ladhofin lahaa 😂😂😂😂 awalba xoolo iyo dhoof radia ah waye gabadha hadu wanag uhayo wuu furilahaa bilash yuu isla maskininaya
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 3 месяца назад
Asc wll Warki oo kooban niyahoow diyaar mautahey inan hada ku imado oo iskursano , jileca inaga da , waxaa lagaga bahanyahey adadeeg ok , so Ila soxarir.
@abdirahman1630
@abdirahman1630 3 месяца назад
Luuqa soogal
@HabiiboMohamed-z7i
@HabiiboMohamed-z7i 3 месяца назад
She will live to regret it, nabsi ma daalo. Iyada qof ka fiican ayaa Allah kugu badalaa. Inshaallah ….. my heart is broken for him 💔
@caanoos
@caanoos 3 месяца назад
Asc wiilka waan maqalney ee aan sugno gabadha Inshaa’allah…. Warku hadduu sidaa yahay hebel cadde waa laga qaldan yahay Allah uun baa og waxa qarsoon
@RaxmoAxmed-t9g
@RaxmoAxmed-t9g 3 месяца назад
ridwaan aboowe xageee kalasoo hadlaaaa
@Wardaofficl
@Wardaofficl 3 месяца назад
Ilhaay ha isku keen soo celiyo
@husseinyoutubeofficial4008
@husseinyoutubeofficial4008 3 месяца назад
Walee kan wa cideena
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 3 месяца назад
Yawaye bro
@ahmeddychannel9885
@ahmeddychannel9885 3 месяца назад
@@khadarsaalim8903war jeclidaa 😂😂😂
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 Месяц назад
Wiilkan waladulmiyey wana wax somalida lagu yaqano, wan kaxumahay runtii. Lakain, asigana in my opinion all he's talking about is his interst. Sida an qiyasayo gabadha u wayey waxa ugu daran lineka u wayey wana wax laga ficanaha. Sido kale gabadha waxi ay familka u shegi jiren ayu isku cadeeyay kadib marki u meherka lacag madax furasho $ 50000 oga dhigay 😢 tas oo ah sida ay raben intay qofka ka xanajoyan oo melxun garsiyan sida ay utasan tusaalahoda xun.
@bashir4725
@bashir4725 2 месяца назад
Sxb iska fur arintaan dib ayee ku degesaa Kuma fecnaa mustaqbalkada ka fikir wax ka kheeer badan ayaa heli
@Farta_haji
@Farta_haji 3 месяца назад
First time e gabarta katagto ma eheen gabarta wuu silciyey ayada ayaa bilka iyo waxkasto bixineysey xilkisa wu gabay daneyste aha America kutag e ka eheed Illah xaqeeda hakaso saaro
@zuuzuuahmed6156
@zuuzuuahmed6156 3 месяца назад
Yaku shegay wll dadka haku danbabin
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
Asw.walahi.waxanuun
@noordayib5044
@noordayib5044 3 месяца назад
Alxmdulillah qisadaas aniga igo dhachaday mar adoonka iyo xanun badan bey oo ahed walaahi waan iska qoslayaaa lakiin calosha xanun ka dareymayey Lakiin qof bani adan ah Uma ooynaaayo😂
@amuunahmed1438
@amuunahmed1438 3 месяца назад
Adi Miya qofka wilka sas galay
@AbdiazizAbdiaziz-f5r
@AbdiazizAbdiaziz-f5r 3 месяца назад
ilahow xasoo celi
@faadumosharmaarke170
@faadumosharmaarke170 Месяц назад
Aad baan uga xumahay wiilka waala dhawacay😢
@QUREESHOAADAN-nr1kj
@QUREESHOAADAN-nr1kj 3 месяца назад
Wlh wilkan wa maskin dacad ah dad xun ba helay
@abdirahmaanxalane3676
@abdirahmaanxalane3676 3 месяца назад
Naagta hadayba qoys kee dii kuu dii deen is ka fur wax kafiican alllah waydiiso
@mohamedfarhan8791
@mohamedfarhan8791 3 месяца назад
waa dulmi waxaasi lakiin waa wax akhra u yaala iyaga
@fadxiyaqurax9166
@fadxiyaqurax9166 3 месяца назад
Waa iska aduun 😢😢😢😢
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 3 месяца назад
Walalo waxaad Tahay will run loow ah abowe ilahey waxaa uu Ku siin mid ka fiican. Waan ka xumahay
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 3 месяца назад
Oo miyaad goob joog u ahyd wllo
@ulaawacaptoypoi9651
@ulaawacaptoypoi9651 3 месяца назад
Shekadan cml aniga aye hda i hesata bil ka hor ba xaskyga abahed iso wcy ka dib bu igu dhahy abo wxn raba ina gawdha iso dirto si bishan ila iyo eida e anga nala so jgto ka dib ba mlinka axada la eidey malnka ku xigtey ba sodohdey o qelineso iso wcdey iydo igu leh ii so fur gwdhyda mel e uso socoto malhne malnka isninti be ahyd ila sabtigii be odiyasheda iyo odiyashena wda hdlayen lkin ugu dnben sbtigi laso dhfey ban furey iyado 2 carur ii heso xqiqdi we xnun bdn tahy mrka qofkga ehelkisa kugu atkadan si ad u dhqmesan mlhn walidow dhibka naga daaya 😢🙏
@Sumayo-c8z
@Sumayo-c8z 3 месяца назад
Kasoo shekey abow inta imoow😂😂
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 месяца назад
Walhi waa dhib illhey hakuu dhib yareeyo wll hadaa ayadii kala tagteen insha allh ilmahaaga kawar haay oo lakorso oo aabe fiican unoqo
@oordiinauush4940
@oordiinauush4940 3 месяца назад
Bro adigana luqman balanso 😂😂
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 3 месяца назад
Ax sorry wll insha allah faraj qaair waba Allaha kusiiyo
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 3 месяца назад
Wll hadad rabtid inaad nafistid arintada Ila so xarir
@AyaanCabdirixmaan-t6k
@AyaanCabdirixmaan-t6k 3 месяца назад
Haddii furnin lagaa codsado waa la siiya qof biniadama la is kuma dhajiyo
@IfrahOrdaaye-db6or
@IfrahOrdaaye-db6or 2 месяца назад
Necbiyaa qofka qofkiisa losoo dhexmaro😢 family kaasna weyku xumedeeen ayaga ayayna dhibeee😢 adigana waxba kama halabayan daganan iyo qurux AYANA ka muuqda😢
@zahradahir2811
@zahradahir2811 3 месяца назад
Sorry wallkey don’t be stress we love you ❤❤❤
@FaadumoFaadumo-yi1bf
@FaadumoFaadumo-yi1bf 3 месяца назад
Waaaaan yaabaaa nahay
@Îqŕāďïămõņď-o6t
@Îqŕāďïămõņď-o6t 3 месяца назад
Ax 😢 mar walba dadka daacada maxa loo dhawacaa waa yaabe abwe ilahy ha kuu boogo dhayo 😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭
@kaafiyafaarax3098
@kaafiyafaarax3098 11 дней назад
Naagta ninkan heshay ee iska dayacday waa calafla waayo halkaan ayaan ka dareemaynaa daganantiisa Dhib male pro aduu nafsi maad gelin noloshaada horay usii wado waad guulaysan doontaaye
@leylaaliomar2312
@leylaaliomar2312 3 месяца назад
Nabsi masoo daaho😢wuu kasoo bixi doona
@Rashiid899
@Rashiid899 2 месяца назад
ninkan xooga dhibaato la soo daristay lakin gabadha qof daciif u muuqato sida shagayna waa qof madax wax ka qabto
@dekowrage1643
@dekowrage1643 3 месяца назад
What sad ending,all of this problems is money factor😢
@nasroabdirizak8347
@nasroabdirizak8347 Месяц назад
Gabadhu hadday rabto inay ninka iska furto waa in ay u celisaa wixii uu ku mehersaday oo ay madaxeeda ku furataa, laakiin ma ahan in meher aan la siin ay iyadu bixiso.
@ApdirahmanAllqazzi
@ApdirahmanAllqazzi Месяц назад
Axax 😡😭zxp 🙏
@yaqubabdi9532
@yaqubabdi9532 3 месяца назад
Somali iyo dhulumi ma kala dhamadan . Wadankodi ay dhulumi iyo qabyaalad ku burburryn. Hadana ma reerihi xalasha isku ahay bay dhulmieyn?
Далее
Siwirkii Hawaryar  ii qastey  ayaa malab  ii noqdey #qiso
1:04:43