Тёмный

baris iyo hilib iyo basbas shidni iyo qudaar losameye si aan cadi eheen waa qado dhamestiran thanks 

shukri masala
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@soriyaali3273
@soriyaali3273 3 года назад
adunka cuntadaada ayaa u jeclhy mash allh alabta xajiga cashada naga so dhis sis
@saara1434
@saara1434 3 года назад
Maasha allah alle xaku xafido inta xawaryar shukri cuntadeeda jecel ismuujiya
@aniitamersi6409
@aniitamersi6409 3 года назад
Inta beri n8yada gishatay iney sameyso☝️❤🌹
@raxmatah3399
@raxmatah3399 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك أحسنت جزاك الله
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 3 года назад
Masha alllha gacantada alllha ku barkeyo wllo
@sowdaomar4072
@sowdaomar4072 3 года назад
Baris nocee istacmaasha abayo shukri... thank you
@ruqiyohaji4454
@ruqiyohaji4454 3 года назад
Masha allah keep going hooyo mcn nolow ❤️❤️
@hibbomohammed8223
@hibbomohammed8223 3 года назад
MaashaAllah swty. I love it. And we eating n enjoying wit u. Keep moving.
@cubeydcumarmaxamud3777
@cubeydcumarmaxamud3777 3 года назад
Mansha allah walashey qaali allah haku xafido
@beerluula2390
@beerluula2390 3 года назад
The best cooking channel ayaa lasoo galiyay bariiskaan asagoon halmeel ah laga badalin codka kaliya ayaa laga qaaday yaa ila arkay aniga waanba yaabaye ee habo shukriyeey ma adigaa leh channel kaas
@ashaanabahmedhashi362
@ashaanabahmedhashi362 3 года назад
Mashaallah walalo Illahay ha ku hafido wa Jazakallahu kheyran
@zahraluul8092
@zahraluul8092 3 года назад
Masha Allah maskaxdaada Iyo gacmahaaga ilaahay hakubarakeeyo xabiibti ❤️❤️❤️♥️♥️♥️
@deqoali5101
@deqoali5101 3 года назад
M.a hoyo Garida haku ilowdo cuntoynka laysku caateyo noso gali❤
@iqlaasclaahiahmed146
@iqlaasclaahiahmed146 3 года назад
M.a waankaa qaadny wlshen salaantaada ilahy gacantaada quruxda badan hakuu barakeeyo ilxuni kuma eegto
@cawoayaan9445
@cawoayaan9445 3 года назад
Shukriyey ilahay haka abaal mariyo sister sidad wax nogu so gudbiso jabati ayaan kaga dayday walahi siday isoo baxday xafadi maalin walba no same bay dhahayan wll ilahay haka abaal mariyo ♥️
@xamdicabdikariin1604
@xamdicabdikariin1604 3 года назад
Mashallah alle haku barakeyo abyo cashadaa idhibtee casho iska fudud naga sodhis
@cayuuniqurux4983
@cayuuniqurux4983 3 года назад
M.a keep going habo
@zakiabdull7698
@zakiabdull7698 3 года назад
Hoyo somaliyed cizi iyo sharaf ku hayaa hoyo mcn❣❣❣ inta mama shukri ila jecel like🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@faaizomursal4558
@faaizomursal4558 3 года назад
Msh Allah qurx ilhy gcntda hku barakey0 💖💖
@humeranoor633
@humeranoor633 3 года назад
Masha Allah abaayo Ceeb asturtaatahee,, Allah kaa, abal mariyo,wanaagad ,noohaysid,abaayo,,waxad,noosogalisaa,MUUFO,SOMALI,IYO,SUQAARGEEL,SHUKRAN
@idilcheikh4256
@idilcheikh4256 3 года назад
Masha Allah tks shukri walal
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 года назад
Maa shaallaah Shukri Abaayo Jisaakallaahukheyrn Allaah kubarakeeyo Aamiin😘😋
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 года назад
Waw mashaa allh ilhey ha idin daaweeyo hoyo mcn😘😘😘🌹❤❤❤🔥💋💋🌹😘😘😘❤🥰🥰🥰🥰❤👸👑❤❤👸👑❤🥰😘😘🔥🌹💋😘😘❤
@najumohamed3914
@najumohamed3914 3 года назад
Abayo codkaga hoss waste Next time nosohagaji xbbty Thanks
@somalifood6935
@somalifood6935 3 года назад
Mashallah walaashey mcn guuleyso waligaa sebescrabe anagana hanaga ilaawina saaxiibada aan wada soconey teem shukri masala
@ikhlasabdi9645
@ikhlasabdi9645 3 года назад
Masha allah sweet mom gacntada iyo cimrigadaba allah kuu barakeyo we 💘 really
@fardowsa2236
@fardowsa2236 3 года назад
Maanshalaah waaye habo war kacelis malahan qadadaan gacantaada ale hakuu barakeeyo
@fatumaabdirashidfarah6516
@fatumaabdirashidfarah6516 3 года назад
ManshaAllah gacantada Allah kubarakeyo
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 3 года назад
Ma shaa Allaah inaba caadi ma ahan sabtu wan ka helay 👍❣❣❣
@saynabahmed9846
@saynabahmed9846 3 года назад
Masha allah waxbadan kafaiday habo macanto inad like nawaydisato xaqmaaha waajib ayay nagutahay love you xabibti
@nurtaolow619
@nurtaolow619 3 года назад
MashAllah abyo qali Ilahey hakubarakeyo
@nimcoshume6062
@nimcoshume6062 3 года назад
Asc Masha Alaha walashay qali Alaha kubarkeyo gacantaad⚘😍💝❤👍👍👍👍💯
@qamaryussuf6005
@qamaryussuf6005 3 года назад
manshaAllah habo mcan wlhi wax badan kafaidhe
@ifraaxgarane132
@ifraaxgarane132 3 года назад
Habo Allah hakubarakeyo ❤️ 🥰 numbarkga maqabanesid see wax ujiraa Alab ayan ubahnaa
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 3 года назад
Masha allah waxba lagama qabankaro gacanta alle hakubarakeyo abayo 👏👏👌👌
@ifraahmohamed4142
@ifraahmohamed4142 3 года назад
Mnsha Allah alle haku barakeyo gacantada
@dhageeyyare5926
@dhageeyyare5926 2 года назад
Masha allah Aad iyo aad ayan ogahelay walaashey waad mahadsantahay Waxan ku leenahay hore oo soco abaayo keep going 🙂👍
@foosmohamed1078
@foosmohamed1078 3 года назад
Shukri Masala I love cuntada aad samayso oo dhan masha allah gacantaada allah kuu barakeeyo from America aan kaasoo salaamey
@mashaaalaahnig3444
@mashaaalaahnig3444 3 года назад
💚💚💚💚❤❤❤❤⚘⚘⚘cajiib cajiib qaalo horomar wanagsan
@faadumofaysal6325
@faadumofaysal6325 3 года назад
Maansha Allaah gacantaada Alle haku barakeeyo
@sumeyahassan6931
@sumeyahassan6931 3 года назад
Masha Allah
@faynuusmohamed6767
@faynuusmohamed6767 3 года назад
Insha alaah bari oo jimce ah baan karin
@shukrimuuse2063
@shukrimuuse2063 3 года назад
Mash allh macnto wx aa adi so galiso o anann kahelin maba jiran wx badan bn ka faa iiday abalkaga illhy janadi haka dhigo mcnbdn love you bilhi 💋💋❤❤💯
@fatumaabukarasheikh3879
@fatumaabukarasheikh3879 3 года назад
Masha Allah allow gacmahaaga kubarakiy
@asmarunbintimohaa5780
@asmarunbintimohaa5780 3 года назад
Wcs ,hapo plz isheg malink tukan jogta am Mel an kalso xarira in an ku imad rab wajiga waa sensitive wan dry nabra aya iga so baxi plz plz mam🙏
@nurtaadan2949
@nurtaadan2949 3 года назад
Aad baan ugu Helney mahadsnid🥰
@soriyaali3273
@soriyaali3273 3 года назад
shukri likes isar aniga kow dawaday
@maryanbahar6726
@maryanbahar6726 3 года назад
Masha Allah keep going
@sabrincabdulahi3580
@sabrincabdulahi3580 3 года назад
So sweet I wish I can eat that 🥺🥺 I don't know cooking
@sahrahajialasow6156
@sahrahajialasow6156 3 года назад
Abayo hilibka fornada ma gilisay? Mase digsigaha ku shishay
@umumaida6601
@umumaida6601 3 года назад
Masha allh abayo qaali plz asxaabtaada ku xiran abayo shukri plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo
@craxiinqaliif6045
@craxiinqaliif6045 3 года назад
Asc Masha allah
@meymunnuur3158
@meymunnuur3158 3 года назад
Mashaa alaah abaayo alaah hakuxifdiyo
@geenyomohamed14
@geenyomohamed14 3 года назад
Mama sukri alha ku barkeyo gacntaada lkin jiyaa kaqariya maskinta gym ey adaye lamaba dhafi karo kane❤❤
@khierahussein5025
@khierahussein5025 3 года назад
MashaAllah Allah kubarakeya wlhi waxbadn ayan kafaidnii abayo.. keep going
@habibaolloe3644
@habibaolloe3644 3 года назад
Shukriyeey Gurigaga qol iga daji Walaleey bariis iyo hilib liga racay
@nuurogaabow9240
@nuurogaabow9240 3 года назад
m.a habo mcn wx badan kaa faaidy
@fadxaciise8298
@fadxaciise8298 2 года назад
Wallaashay. Shuri. Quraac. Kuuskuusan noo sogali
@ayaandhalad1863
@ayaandhalad1863 3 года назад
M.a abayo gacnta allaha kubarakeyo cuntoyinka laysku cayiliyo nosoo badi team cato ismu jiya inta rabto team cayil iska dulqata ok
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 3 года назад
Ma sha Allah 🌺🌹💕
@fowziaali51
@fowziaali51 3 года назад
Man shaa allah abayo ilaahey hakuxifdiyo
@amallul1580
@amallul1580 3 года назад
Baris nocee isticmasha abayo.thanks
@AminaAli-pf6pd
@AminaAli-pf6pd 3 года назад
M.a keep going on sis ♥️ love u 💋
@zeitunhashim2955
@zeitunhashim2955 3 года назад
Masha Allah 😍
@aminamohaaa5668
@aminamohaaa5668 3 года назад
Ma sha Allah habo😍😍❤
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 3 года назад
Shukri cadeey ayaan cuntada markaa uurka laahaay as jeclaay as karinooysaa ee wax maajiro walac maatahay waashakiyee intaas wa kaftan
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 3 года назад
Markaad maraq digaag ku dartaad ku dheeshay maraq ari qabanaa haysataye maxaad ku fashay
@ميميالاموره-ن5ف
@ميميالاموره-ن5ف 3 года назад
ماشاءالله تسلم يدك 😋😋😋😋
@yasmincookingshow8779
@yasmincookingshow8779 3 года назад
Masha alah
@mashaaalaahnig3444
@mashaaalaahnig3444 3 года назад
Waaw cad8 ma ahan
@ifrahfarah6834
@ifrahfarah6834 3 года назад
We love you mom sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato wax bdn kaa bartay wlh
@arizismail4070
@arizismail4070 3 года назад
MashaAllah
@ceynimahomed4339
@ceynimahomed4339 3 года назад
masha allah barakoow wllo
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 3 года назад
Asc abaayo gacantaada ilaah haguu barageeyo abaayo ani waan kula socdaay ee nabarkan ani leewaye ee waa laba mgac ku soo galy xabiiti noolow meel wlba aad joogtid
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 года назад
Masha allah habo mcn cafimad igu cun
@rahmoahmed9294
@rahmoahmed9294 3 года назад
Masha allah ana u horeeyo
@abdirahimnur6190
@abdirahimnur6190 3 года назад
Camera man makuu nuqdaa waxan iska barakeelahaa😀😀😀
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 года назад
Mnsha allah xbti ❣❣❣❣❣❣🙏
@shaandheyaofficial9859
@shaandheyaofficial9859 2 года назад
Mash allh
@quenalbrko3545
@quenalbrko3545 3 года назад
Dharer Wlhi hyo mcan gcnta ilHey hku xfdo
@phatmaphatmahodhan2216
@phatmaphatmahodhan2216 3 года назад
mashaAllah macaney
@shukrisharaf9514
@shukrisharaf9514 3 года назад
masha allh abyo
@Najaxibraahim157
@Najaxibraahim157 Год назад
Hilibka ma furinkaa galisay mise digsi ku uumiteesay
@hibaqaly9665
@hibaqaly9665 3 года назад
M.a hapo shukri sharf korkaga ha ahaato hor usocd wngsn mommy
@maryamomohamed4211
@maryamomohamed4211 3 года назад
Hilibka ovenka miyaad galisay abaayo
@smile-db6bv
@smile-db6bv 3 года назад
Habo Allah haku xifdiyo❤❤❤💓💞💕
@misramohamedali427
@misramohamedali427 3 года назад
Waa mashallah 🥰🥰👍
@adad6622
@adad6622 3 года назад
Masha allh cunto indhaha uu roon alle gacanta haku barakeyo hppti
@umumuxsin7612
@umumuxsin7612 3 года назад
Mashaa allaah
@maryamaadem7179
@maryamaadem7179 3 года назад
Maasha allaaha
@ruqiyoyousef2583
@ruqiyoyousef2583 3 года назад
Masha allah abaayo
@saladoabdullah1845
@saladoabdullah1845 3 года назад
Mansha Allah quxleydaa
@hareiandaud546
@hareiandaud546 3 года назад
Yummy 😋✔👌
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 3 года назад
Mashaaalah mcnto shukran
@soriyaali3273
@soriyaali3273 3 года назад
master maxa ladhaha ishega
@fardowsa2236
@fardowsa2236 3 года назад
Maanshalaah hawo horay usoc0
@leyloabdilahileylo6086
@leyloabdilahileylo6086 3 года назад
Abyo mnsh Allah wan jeceladay wan ku walcay
@aishaoud9768
@aishaoud9768 3 года назад
Hilibka namadan tusin wll shukriyeey
@aaminocali4342
@aaminocali4342 3 года назад
Mnsha Allah wlshy qali
@qamarindouroon7700
@qamarindouroon7700 3 года назад
Masha allah cadi ma ahan
Далее
Calooley dodob bilab ila dhamat
6:55
Просмотров 9 тыс.
🕊️Valera🕊️
00:34
Просмотров 1,3 млн
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
BARIIS IYO HILIB AMUUR AMA SAB AAD UMACAAN
11:13
Просмотров 78 тыс.
malinti kowad e ramadanka ilahow no fududey amiiin
12:42
baris iyo dooro pilau aad umacan😍
4:43
Просмотров 344
KADIS AYAAN UGA DHIGEY WAYNA AAMINI WEYSAY
12:12
Просмотров 102 тыс.
Qado Bariis iyo Hilib Ari 😋  aad u macan
14:01
Просмотров 838 тыс.