Тёмный

Qado Bariis iyo Hilib Ari 😋 aad u macan 

Nasra Abtidoon
Подписаться 911 тыс.
Просмотров 827 тыс.
50% 1

Хобби

Опубликовано:

 

20 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 936   
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 года назад
Team nasra abtidoon anaa maanta uhoreeya plz like iisaar
@saynabahmedmashalaaahwalas3130
@saynabahmedmashalaaahwalas3130 4 года назад
Mashalaaaah wll ilaahay haku xiftiyo
@faaisokhaliif7403
@faaisokhaliif7403 4 года назад
Habo mcn nasro waxan raba ina ii barto cutada mcn marka xage kala so xidhidha🙏❤ 💖
@barwaaqoahmed8548
@barwaaqoahmed8548 3 года назад
Good luck
@ladancookingandbeauty7617
@ladancookingandbeauty7617 4 года назад
Mashallah so yummy 💖👌recipe for sharing
@micraajxuseen2726
@micraajxuseen2726 Год назад
YummY😋qaIbiwanaag rabi nano kadaayo❤❤👍
@haniabdullahi2334
@haniabdullahi2334 4 года назад
Hmhmhmhmm inta carata io macanka ka daremoyaa 🤣🤣🤣 Msha allh xbbt allha ku xafido ❣❣
@haliimaibraahim4276
@haliimaibraahim4276 4 года назад
Masha allah walasheyda cunadada aad uquruxda bdan iyo soo jiidashda leh ilaahy gacantda haku dhaafo uma manaal wan rajeyna in aan ku soo boqon doono 🤩🤩💯💯✔
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 4 года назад
Masha allah xbbt ilahey gacantadahakubarakeyo xbbt masha allah jasakalah washey qali ilahey hakuxafido
@zainabathman7921
@zainabathman7921 3 года назад
Masha allah all macaan badana nasra abtidoon iyo cuntadeda woww
@abdifitahdalaan2797
@abdifitahdalaan2797 4 года назад
Inta iskaabulada ah ee niyada ka cunay like ii saar 😂😂
@aragsanqurux9723
@aragsanqurux9723 4 года назад
Mansh alaah
@aragsanqurux9723
@aragsanqurux9723 4 года назад
Mansh alaJ walaahi aad ayaan uga hilay bariiska
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Manshalah ka faidesi wacan🤣🤣
@abdifitahdalaan2797
@abdifitahdalaan2797 4 года назад
@@rahmaahmed4317 waan ka faa'idaystaa mar walba👏
@fatumamoulid9983
@fatumamoulid9983 3 года назад
Kkkkk aniga kamideh skabulo indhaha kacuneso
@ashuubea6653
@ashuubea6653 4 года назад
Yummy 😋qalbi wanaag rabi hano kadaayo ❤
@hoodomahamud6738
@hoodomahamud6738 2 года назад
Masha allah bariis indhaha uroon waaye
@abdulghanimohamed9685
@abdulghanimohamed9685 4 года назад
Mnsha allah tabaraka allah wll seddex gabar oo aad u yar ila dhashay ayaa kugu daysato vediowkasta wn tusaa si ay uku faa'iideestan mahadsanid ayan ku leenahay dhamantenaba✌🙏👍🏽😍
@salmocali2168
@salmocali2168 4 года назад
Masha allah
@abshirobarre8564
@abshirobarre8564 4 года назад
@@salmocali2168 rooekeelvpeksv xlsellevww
@nuuraxuseen4353
@nuuraxuseen4353 4 года назад
Masha allah
@najiibabdiisse1773
@najiibabdiisse1773 4 года назад
M.a
@mohamedcabirte1032
@mohamedcabirte1032 4 года назад
Asc 😚😚😚😚
@abshiroabdimohamed2534
@abshiroabdimohamed2534 4 года назад
Macaantiisa intaa kadaremoyaa masha Allah
@mohamedahmedmohamed5084
@mohamedahmedmohamed5084 3 года назад
Masha Allah walasheen cashar baad bixinaysaa wanaagsan waxaan ayagana umahad celinayaa gabdheheena soomaaliyeed oo rabay inay cunto macaan ukariyaan caruurtooda iyo xajaigooda iyo naftoodaba udiyaarsan Masha Allah gabdho waa jiraane rag la,aab baa jirta war gabar baan rabaaye nin mustaqbal doonaan ahaye Bal halkaan armaan kahelaa halkaan
@nawalali7934
@nawalali7934 2 года назад
Maanshlh nin wanaagsan ayaadthy maadaama aad qirtay wanaaga gbdhaheena mrka wll nin wngsn gbr ma waayo 🙏♥️
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 4 года назад
Masha allah nasro waxaanba kuugu jeclahay waxkaste dhanka quruxda best 👌👌👌👌aad ku tahay allah kuu siyaadiyo maskaxdaada❤️❤️❤️💚💚💚
@qnhana1781
@qnhana1781 4 года назад
Masha Allah xbbti nasra quruxey Wlhi wax badan ban kaa faaide Allah haku xafido qali quruxey❤💋❤💋❤💋❤
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
Masha Allah Tabaraka Allah looks delicious and beautiful.
@mawliidmacaani3444
@mawliidmacaani3444 4 года назад
Maashaa allaah nasro abtidoon gacantaada illaahay hakuu barakeeyo
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 4 года назад
Wawwwww maansha allah sieht lecker aus!! So yummmmyyy! Mahad sanid keep going sist... Gaari dumar ilaahaw iisahal mid qudha oon xitaa janada ku midowno,, aamiintu waa xagiina guys respect........
@fartafarey5042
@fartafarey5042 4 года назад
Seyhfahob,
@maryanxasan4009
@maryanxasan4009 2 года назад
amiin allha keeno
@adanmohamed1958
@adanmohamed1958 4 года назад
Masha allah abayo keep going allaha ku dhowro isha allaha kaa ilaaliyo amiin abayo azxpta like ii saara
@bintisharif9500
@bintisharif9500 3 года назад
Waankaqadey salaantamashaallah cu to macanbadan mashaallaah Qatar macaan.mashaallahcuntadaadamacantabadan
@bintisharif9500
@bintisharif9500 3 года назад
Macaan cuntoda
@sahrabishaar5816
@sahrabishaar5816 4 года назад
Queen of Cooking ayaa Tahay alle haku dhowro
@hafsomohamedali3227
@hafsomohamedali3227 4 года назад
M.a abyo nasra gacantada Allaha ku barakeeyo runtii waxyaabo bdn ban ka faaiday ani ahaan❤❤
@ifrahdahirwarsame5585
@ifrahdahirwarsame5585 4 года назад
Masha allah xidig xamar keep going xabiibti from canada
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 4 года назад
Ifrah Dahir Warsame 😁😁😁😁😁
@qadanhani855
@qadanhani855 3 года назад
maaansha Allah alle haku xiftiyo wll anana waad noo faaiidaysay
@souhoursaidharoun6579
@souhoursaidharoun6579 4 месяца назад
mash Allah wll illha ha ku xafido
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Masha Allah my Sister Nasriina ABTIDOON Allah ha idin barakeeyo Caafimad ku cuna
@xiisaxmed9586
@xiisaxmed9586 4 года назад
Amiin
@nimconuurto782
@nimconuurto782 4 года назад
Masha allah abaayo nasro allha nokaa xafido wn kaheley wllhi
@abshirobarre8564
@abshirobarre8564 4 года назад
Eorhtkzliyfv growls elcv
@cawocayni7530
@cawocayni7530 4 года назад
Mnsha Allah aadaan uga helay waaba qadadaan ugu jclhy Allah ha ku xifdiyo xppti quruxeey
@sucaadsomaliofficial1747
@sucaadsomaliofficial1747 4 года назад
Nolow abayo mcn casha qurux badan sameysay keep going
@rukiadalmar6891
@rukiadalmar6891 4 года назад
Masha Allaah illaahy haku barakeeyo abaayo 😍😍😋😋
@umubassaamumubassaam4462
@umubassaamumubassaam4462 4 года назад
Masha allah nasra wax badan ayaa nooga faaidayso mahadsanid hppti💘
@farduuscali1880
@farduuscali1880 Год назад
Msha Allah isha Allahu gurigaygnku kariin markngadho
@nagaadofficial2332
@nagaadofficial2332 2 года назад
Macha alaah wow 😮
@hamdifarah2677
@hamdifarah2677 4 года назад
Yeeey. Iam the first one! Iga dambeeya. Aniga hilib hadaan arko sidaasan usoo ordaa🤭
@ifkaistar5024
@ifkaistar5024 4 года назад
Masha allah walaasheey nasra waad kumahad santahay sida quruxda badan oonoogu soogeliso wax yaabaha qurux da badan 🌷🌷🌷🌷👈💋💋❤❤❤❤👏👏👏👏👏
@hamdihasan3120
@hamdihasan3120 3 года назад
Aniga bariiska mar wuu iga jilcaa marna wuu iga aadkadaaa mansha allaaah
@fartuunhussein4836
@fartuunhussein4836 2 года назад
Masha allh
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 4 года назад
mashallah nasro, abaayo pizaa awe oo forno laan
@fatimayassin4916
@fatimayassin4916 4 года назад
Mansha allah wax badan baa ka faidey mcnto mahadsanid❤
@jalaqsanlove6720
@jalaqsanlove6720 4 года назад
Maasha allaah walaasheyda gacanta allaha ku barakeeyo
@caaishayusuf
@caaishayusuf 4 года назад
Mashallah xbbti wey quxur badan Gacanta Allah ku barakeeyo
@fardowsonuur1505
@fardowsonuur1505 4 года назад
Wasladee abti liban miyaa wan kujacelnhy xabiibti
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 4 года назад
Cawa miiska ka shidan thy no, ku shiin like igu qabta
@farduuscali1880
@farduuscali1880 Год назад
Msha Allah Allah yaa xafiidkum walshaay
@xiinkaxaaji2602
@xiinkaxaaji2602 4 года назад
Nasro abyo wlhi reer muqdisho waxbadan ayaaad u faaideysay marwalba hore usoco
@saadodalqaf6006
@saadodalqaf6006 4 года назад
Macalimadyda abaalkaga ma gudi karo alle hakuu barakeeyo familykaga waxd tahy qofka aan halkan ujoogo wadashadeeda waayo waxan kaa faaiidy ma qiyaasi karo 💋💋❤❤🌹🌹🌹❤
@simanlove4841
@simanlove4841 4 года назад
Mash allh abyo waa qaado mcn💖
@isbadalnololeed3122
@isbadalnololeed3122 4 года назад
Masha'Allah abyo nasra Allah ku xafido xppti wlhi video wlbo ima dhaafo wlhi hore usoco❤💪
@fadumomohamed2407
@fadumomohamed2407 4 года назад
Masha Allah yummy❤️JazakaAllah kheyr
@sacdiyocaligaraad5752
@sacdiyocaligaraad5752 4 года назад
Masha Allah
@sabayonabdullahi5550
@sabayonabdullahi5550 4 года назад
Mash alah xbti ilah haku barakeyo qaliyey ❤️❤️❤️👍
@ayaanproduct2736
@ayaanproduct2736 4 года назад
msha allh caadi maahan abyo😋 bandhigii ayeeyo ee shalay Aaminoy santuuq furatooy malagu soodaray horta😂
@rayaanmohamed5671
@rayaanmohamed5671 4 года назад
Masha allah alle ha kuxafido caruurtada dhaman tood abyo waxa tahay qof qalbiwanaagsan leh
@shamsoaxmed866
@shamsoaxmed866 4 года назад
Masha allah bariis iyo hilib was jeclahay Thanks sister
@maqtuubchannel4951
@maqtuubchannel4951 4 года назад
Nasra hormar wacan ayaa kuu rajeynaa abaayo qaali❤
@amuuabdow4717
@amuuabdow4717 4 года назад
alla ku barakeeyo quruxeey
@abdulnoor6811
@abdulnoor6811 Год назад
Masha allah carafka hilibka videoga uu iiga soodhex baxay dhareerna waa soodaatay qaaq
@kadramohamoud6313
@kadramohamoud6313 4 года назад
Waaaaw nasra qofkiii ugu horeyay oo like kuu saara ii qir in aan ahy taageere lanbar one sxb wan ku tageeraaa
@duniyamohan8596
@duniyamohan8596 4 года назад
Masha Allah abyo cadi ma ahan Allah ku barakeyo ❤
@fartuunali1952
@fartuunali1952 4 года назад
Masha allaah walaashy caadi mahangacmaha alle ha ku barakeeyo
@user-jq6ue6gi6z
@user-jq6ue6gi6z 4 года назад
anoo daawanin ayaaba like sii saare waayo presentation ka ayuuba igu qanciye markaa daawadana love yaal iga istaahilaa gacmahaaga alaha kuu daayo abaayo ❤❤❤❤❤
@fatimajr6918
@fatimajr6918 4 года назад
Waw wax kale illyy gacmahaga hakuu barakeeyo
@Dr.Muhiyidin
@Dr.Muhiyidin 3 года назад
allaha ku barakeyo walsh wallhi waa cunto macn iyo waliba hab fudud oo qofkasta karsan karo 😋😋😋 thanka so much wlshy anigoo arday jmcded o qurbaha joga ayaa ka faideystay aad iyo aad masha allah wana dawaday video yaasha kale o dhan masha allah siba malawaca iyo odkaca aad iyo aad baa usameystay kas sificn ayuna iiguso baxay masha allah thanks so much wlsy qali 🙏🙏🙏
@nastexobbenalkabbe3102
@nastexobbenalkabbe3102 3 года назад
Jazakllah wax badan Ayan kaafaiday cimri dheer iyo cibaada suban illah haku siiyo ilmahadana illah haku barakeeyo 🌹🌺
@OmarAhmed-bl3lb
@OmarAhmed-bl3lb 4 года назад
Mash allah NASRO keep going qof qalbi fican tahay
@rumancabdi5334
@rumancabdi5334 4 года назад
Mashaallah channel kaga manta igu horeso allaha kuxifdiyo abayo
@hewho7993
@hewho7993 4 года назад
Waaw ... waa mac jug 👍
@khadijaahmed6916
@khadijaahmed6916 4 года назад
Mashallah tawarakalah ilahey ha ku barakeyo cuuntoyin kaga wan kahela macan badanaa nasra😍😍 👌😋😋
@ayaanxasan1444
@ayaanxasan1444 3 года назад
Mansha Allah nasra alleh hakaa abaalmariyo ajar iyo xasanad hakasiyo sidad Noga faidayso casharada mansha allah
@aaminaismail6964
@aaminaismail6964 4 года назад
M.a xabibti
@rayanruxi2620
@rayanruxi2620 4 года назад
Waw msha allh💙
@fatumamoulid9983
@fatumamoulid9983 3 года назад
Nasro abayo wankuguso xirte m.a wankafaideste madama wax si lo korio experience ulehen 🥰🥰😍
@duniyomucalimmaxamuudaxmed9637
M.a
@nuurabdul417
@nuurabdul417 4 года назад
Masha Allah abaayo cafimahad illahay ha ku siyo abaayo
@barwaaqoahmed8548
@barwaaqoahmed8548 3 года назад
Masha Allah gacantada caano lagu qab Keen growing sister samira
@foosiyoarmedxashi2966
@foosiyoarmedxashi2966 2 года назад
Masha allah abaayo gacanta allaha ku barakeeyo waxbadan ayaa ka faaiidey shukran❤❤
@nuurhassan1193
@nuurhassan1193 4 года назад
Mahad sanid abaayo in bdn wanka faa iiday 🙏
@mudicade6325
@mudicade6325 4 года назад
We love u sis keep going
@shidaneabdi2675
@shidaneabdi2675 3 года назад
We love u sis keep going
@saalimcaana8375
@saalimcaana8375 2 года назад
M.a
@qalbisaafi8071
@qalbisaafi8071 3 года назад
Abaayo wlhi Aniga marwaliba waxanjeclahaye ina adiko kale naqdo waana moqonaya ina sha Allha 🤲🤲🤲
@princessamina9363
@princessamina9363 4 года назад
Masha Allah delicious
@munamohamedsharif3512
@munamohamedsharif3512 4 года назад
Waaaw masha Alllah caawa anigaa ugu horeyo nasra masha alllah my sister thanks sida quruxda badan aad mar walba noga faaiideyso masha Alllah my walaashey thanks mid kale ani goormee vlog ka soo muqanaaa naima carow wey iga masersiisay kkkkk🥰🥰👌👌👌👍masha Alllah nasra keep going
@maryanmaxamed4327
@maryanmaxamed4327 3 года назад
jgiv bjjjjnn cc
@ugbadxusen-ew9qh
@ugbadxusen-ew9qh Год назад
Mansh aallha
@fartuunciise3584
@fartuunciise3584 4 года назад
Masha Allah xbbti wxaatahy macalimad aan wx badan ka bartay cuntadaad karisana inaan kariyo aan isku dayaa mar kaste wna ku guulesta masha Allah abaayo allaha ku barakeyo guuleyso waliga
@abdirahiimmukhtarali1915
@abdirahiimmukhtarali1915 4 года назад
Wlshy qali wan ku slmy pqrtyo aan jeclaa💕💕💕💕wlhi I trst uh
@aliabdi5414
@aliabdi5414 4 года назад
Mashallah what a beautiful woman may ALlah bless you my dear
@queenfardowsa9520
@queenfardowsa9520 2 года назад
Mnsh allah wllshy qli gacantada alle hakuu barkeeyo hore u soco wllshy qli
@maryamomaxamed8590
@maryamomaxamed8590 4 года назад
Masha allah abooyo caafimahad kucuna
@ardosiyad9053
@ardosiyad9053 4 года назад
M.a Allah abaayo
@shukriyamohameld2329
@shukriyamohameld2329 4 года назад
Kow kow
@yoonisguuledguuled4174
@yoonisguuledguuled4174 4 года назад
Hilibka icajabiyaya masha alaah 😍😍 nasro walal alah kubara geeyo
@makaalmadiina6277
@makaalmadiina6277 4 года назад
Maclin noosooo Gali bedkoo dhawr noocloosameeeyo💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@aminocali816
@aminocali816 4 года назад
Mnsha allah wlshy mcn illhy haku xafido illhy dartiis kuu jeclahy ❤
@mouseguled6053
@mouseguled6053 3 года назад
Dee
@rahmoabdi8164
@rahmoabdi8164 4 года назад
ماشاالله حلوه. ❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷 Masha allh nasro Qado sharaf ayaad diyaarise Wxaad tahay Marwo sharaf leh❤❤ Xafidullah mcnto
@raxmaminey3036
@raxmaminey3036 4 года назад
Mashaa allh allha ku sharfo xabiibti
@raxmaminey3036
@raxmaminey3036 4 года назад
💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@qaalimcan3801
@qaalimcan3801 4 года назад
Buskutsaliidnasro
@smile-db6bv
@smile-db6bv 4 года назад
Mansha Allah nasra you beautiful cooking
@maandeeq5soomali677
@maandeeq5soomali677 4 года назад
Mshaa allah nasra allah haku shrfo anagaa kaa faaidaysano. From Canada thank you very much
@rowdasalad1068
@rowdasalad1068 4 года назад
Msha allah walashey nasra mahadsanid sida Quruxda badan aad nogu Faideysay Farxad ku nolow waligaa ❤❤🙏🙏
@maryanibrahimcabdi876
@maryanibrahimcabdi876 4 года назад
Masha allah abyo qaali
@umucamaar4807
@umucamaar4807 4 года назад
masha allaah macaan waaye abaayo
@umucamaar4807
@umucamaar4807 4 года назад
alaah haidin barkeeyo
@deeqa2700
@deeqa2700 2 года назад
Mashaa allah macalimadayada wan ka faidnaa soo badi muqalan oo kale
@nimcuushnalka3791
@nimcuushnalka3791 4 года назад
Masha allah alle gacantaada hakuu barakeeyo ilxun kuma aragto alpi😍😍😋😋
@aymannajma4152
@aymannajma4152 4 года назад
Tnx nasra qn❤❤
@caashacali6855
@caashacali6855 3 года назад
2uuujjjjnngfe3 I tuil
@sacdafrmcy3933
@sacdafrmcy3933 4 года назад
ماشاءالله جزاك الله خير اختي الغاليه
@queensnia3013
@queensnia3013 2 года назад
Mnsal
@idomuse6572
@idomuse6572 Год назад
😁😁😁🥰🥰🥰
@quensiman596
@quensiman596 Год назад
Thnks
@hodoho3778
@hodoho3778 Год назад
Sida ay dadka wax u fahan siiisan ka hela inantanyar mazha allaaaah wllo mcn hore u soco
@B_R114
@B_R114 2 года назад
Nasro abtidoon waan kujecellnahay allh kubarakeey adiga iyo reerkaaga aamin
Далее
Digaag Foorno la'aan La Sameeyay aadna u macan
6:24
Просмотров 738 тыс.
Макс Пэйн - ТРЕШ ОБЗОР на фильм
47:02
Bariska hadi aad sidan u kariso wa kahelesa KA FAIDESO
17:07