Тёмный

Bipolar disorder / xanuunka nafsiga ah ee laba bogleeyaha/laba wajiilaha 

DrMawliid Ku-dar
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 2,4 тыс.
50% 1

Xanuunnada Nafsiga iyo Dhimirka
2) Bipolar disorder

Опубликовано:

 

7 янв 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@mohamedabdikaafi5337
@mohamedabdikaafi5337 3 года назад
Mahadsanid Dr mawlid kudar
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 3 года назад
Adigaa mudan wll
@naeem4091
@naeem4091 3 года назад
Ma.allaha allaha dr shacawacn
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 3 года назад
waad mahadsantahay wll
@HodanAbdi-by1sc
@HodanAbdi-by1sc 11 месяцев назад
Dadka fan showu wayi xanunsanyihiin
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw Месяц назад
Laba Geesood dheh marba gees buuu aadaaye👈👈👈
@muniita6357
@muniita6357 Год назад
Dr waa iskaga shakisnhy xanuunkaan waxaana jogaa somlia mana lahan dhaqaatiir daweysa xanuunadaan 😪😪😢
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 10 месяцев назад
Wey jogaan wll Ma ila so xiriiri karta
@TITANX-1
@TITANX-1 10 месяцев назад
​@@cadaankudhiiglehana donayey halke Kala so xirira
@ismaelshuraim1424
@ismaelshuraim1424 6 месяцев назад
Derealization iyo depersonalisation ka so hadal sxb
@idealbooy9820
@idealbooy9820 3 года назад
Thanks bruh
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 3 года назад
adaa mudan wll
@frau6191
@frau6191 Год назад
Xage lagalaso xariira DR?
@aaadanabdi4672
@aaadanabdi4672 Год назад
Walaalkey ayay kushegeen cudurkan,lkn asaga waa lagadhaadhicin waayay inuu xanauunsanyahay ilaa aan xoog dhaqtarka kugeynay,hada wuu ficanyahay lkn weli ma unsanitary aqbalin inuu xanuunsanyahay ilaahay hakadulqaado,cuduradaan dhimirka way dhib badanyihiin.
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 Год назад
aamiin Alle ha caafiyo
@umurayaan4624
@umurayaan4624 Год назад
wllo ana wllkay ayaa qab daawo maleyahay walaalka ma qaatay
@suhuurhussein7693
@suhuurhussein7693 9 месяцев назад
Wll aniigan abah buu iga dhacay wuun diiday inuu qabo cuduurka imaaka wan la tacalay waxuun ka yiimad qorbaah waxan samay baan garan lahay xiita hadan ku dhaaho waad qabta wuu dagalmay😢😢😢
@garaadchannel2456
@garaadchannel2456 2 года назад
Slides ka xagee laga helayaa dr
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 2 года назад
Salamulah sxb aad baan isaga shakisanahay xanuunkaan bipolarka sxb wuxuu igu bilawday 2016 waxan isku arkay overreacting ama inaan waxyaalo aanan kaantarooli karin aan ka felcelinayo waxaan isku arkay sanadihii 2018 2019 farxad aan waligay intaan so noolaa isku arkin self esteemkaygu high bu ahaa 2020 bishii 2aad waxaa i balawday depressionka ilaa hada waan ku jiraa noloshii waan ka quustay maxaan talo ka heli karaa
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 года назад
Waxaad u tagtaa dhakhtarka kuugu dhaw ee ku takhasusay xanuunada nafsiga dawana qori kara Psychiatrist, hadaad waydana Psychologist oo ah qofka ku xeel dheer cilmiga nafsiga si uu talo kuu siiyo
@adnaanibrahim7043
@adnaanibrahim7043 2 года назад
@@drmawliidku-dar6625 sweden ban jooga sxb dhakhtar maalin walba baan la kulmaa zxb wax i qanciya iima sheegan zxb kaniin martizapine bay ii qoreen hadii aan joojiyo aniga nooc kale noqonayaa hurdadii waa iga duushay depresion dartiis qof geerida sugayaa baan ahay wlhy sxb nafta un baa igu jirtaa maahee si kale uma nooli rajo la'aan quus baan taagnahay zxb hurdada iga duushay walwal saaida igu sii abuurtay wll bal meel private ah aan kaala so xiriiro ii sheeg
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 года назад
@@adnaanibrahim7043 waan gartay kolay hadaad dal horumaray joogto waxaan lahaa wuu heli karayaa dhakhaatiir cilmigan ku takhasusay. Facebook isla magacan ayaa iigu qoran oo waad iga heli kartaa
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 2 года назад
@@adnaanibrahim7043 wllkey ani sidan wan ahaan jirey alx Waxa kaa dul qaadaya waa Quraanka iyo inaad iLaahay bariso si joogto ah cibaabadana wanaaji fusuqa ka dhex bax iLaahay u Og wllkey waxaad dareemi doonta inaad aad u fiicnaatay
@naeem4091
@naeem4091 2 года назад
@@engapdirahman6079 sax
@yusufhussein4364
@yusufhussein4364 Год назад
xanuunkan waxaa qaba 40 million kudhowaad qofka xanuunkan qaba ma waalna xanuun walba oo maskaxda kudhacanna wali maha ha isku furin Illahay talada saaro quraankana aqriso
Далее
Major Depressive Disorder/Af-Soomaali
16:02
Bipolaire stoornis
16:30
Просмотров 4,4 тыс.
ОСКАР И ДЖОНИ БРОСИЛИ НАС 😭
01:00
Finding Out About Therapy: Somali (w. English subs)
14:06
Darsiga 1aad Xanuunka Bipolar Disorder
24:58
Просмотров 6 тыс.
BIPOLAR DISORDER ( AF-SOMALI ) DR.AYANLE ALI
10:50
Просмотров 1 тыс.
Calaamadaha lagu garto dadka narcissistic ah
11:40
Просмотров 2,2 тыс.