Тёмный

Calaamadaha lagu garto dadka narcissistic ah 

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 2,4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 сен 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@halimohellos8943
@halimohellos8943 10 месяцев назад
Thank you walalo. Deed Badan Bajira oo an fahmeen Wixi kugudacaay laybaan, Hadaan isjiriin weykudamanisa.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Haa walaal
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 19 дней назад
Video gan 9 months laga jooga anuu hada qof saan ah nolosheyda kujiraa Thanks Dr soo badi bal🙏
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 19 дней назад
Haye walaalo thanks for watching waxaad ka heli kartaa videos noocano kale ah qebta playlistiga enjoy
@DeeqoHassan-qj3vc
@DeeqoHassan-qj3vc 19 дней назад
@@Drkhadarabdi1 wan dawanoyo insha laah waxaa rajeeyna in aan wax badan kaa faaido Dr 🙏
@zoonak6770
@zoonak6770 Месяц назад
Dr khadar wlh waxa iso sawirantay qofta xiriirka igala dhaxeyo inan kaa cararo mooye warkale malahan😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Ilaa meeqa carari kartaa? Bila aada baa tahay waad daaleysaa
@MaxamedAbdukdir
@MaxamedAbdukdir 9 месяцев назад
Thanks dr.khadar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Adaa mudan thanks for watching
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 10 месяцев назад
Runtii qofka la dhaqmaa ruuxaasi waxuu noqdaa qof daalan oo awoodii laga miirtey ,vampire oo kale,si uu naftiisa uga xafidana adagthy lkn wax kasta xal bey leeyihiin kolba ,waan kaa sugeynaa inshaa ALAAH.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Waa runtaa walaal dadkaan waa energy vampire enerjigaada ayee kaa dhuuqayaan
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 10 месяцев назад
Aniga laa nool hadana waxan go aan saday in an nolashisa is kagag baxo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
@@user-el4ji5by2iqisa nooce ah ayaad kala kulantay dadkaan?
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 10 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 maxan qiso shega wlal mcn maskaxaadi ayuba iga dilaye o xasusti ayuba iga qadaye wa niin muran badan Ben badan aminsaan markasta in laga qaldan yahay waxba lo shegi karin amin saan in asagu wax kasta ogyahay hadu kugu qaldamo oo ad jwb ka bxisid 7 bari ka amusayo bila naxriis ah hadad Ben ku qabayo si wayn o cajiib ah u xanaqayo daadka dhan o bananka joga waji kale ayu kula dhaqama waxay amin san yahin niin bari ah o boqor ah in u yahay dambi kasta o u naftiisa ka gaalo aniga ayu dusha I sara adiga maxu kula yahay wlalkey 😢😢 please
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Walaa email isoo dir @m.salehj48@gmail.com waxwalba uu kugu sameeyay si aan tala kuu siiyo oona dadka kale ula wadaago
@Ahmedy64
@Ahmedy64 10 месяцев назад
Dr. Mowduuc muhiima ah ka hadadhaa mashaalh
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Mahadsanid Zaki aad ayee farxad iigu tahay inaad ka heshay videoka
@Kowsar15
@Kowsar15 2 месяца назад
Thanks 💯🥰
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
Thanks for watching
@PrincessRazi
@PrincessRazi 2 месяца назад
wu leyahay dhaman calamadaha wana darensanahy inu yahay narcissistic lkn kwrn hdi aan zait u jeclahay aana ka marmin ? mana rabo ina wayo i fell like inu ijeclayahy hada he behave me like qof usan dan kalahyn cml ik inu ijecelyahy 💔🥺 waxa kaga daran hada isku dayo ina ka fogado oo nolol samesto i feel like ina qalad ka galayo ama aan qiyamayo qalpi ijecl idk waxa sameyo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
You’re trauma bonded wllo Illahey garabkaada hagalo
@saammu8231
@saammu8231 13 дней назад
Walal waxa aat noso gudbineso wa wax faai,ido leh lkn xooga wa laga qurux bdn yahay inaat adoo maqaal duubayo wax iska ruugto.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 13 дней назад
Haye walaalo waad ku mahadsan tahay daawashada aad daawatay vidiyowka salut
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 10 месяцев назад
Wcs. Waanu fahanay.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Marxaba I’m glad to hear that
@sumaya200
@sumaya200 10 месяцев назад
Bini aadam maaha waa shayaadiin insi ah aan maqli jira laakiin qofkastoow ogoow naftaada adaa leh wixii kuufiican samee wixii aan kuu fiicnayn kadhaqaaji sufudud
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Waa dad dhib badan
@sumaya200
@sumaya200 10 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 Haa oona dadka dhiba waliba
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Sidee ula macaamisha?
@sumaya200
@sumaya200 10 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 Alxamdulillaah waxaan aad ugu dadaalaa inaysan waxba nadhex marin laakiin haday dhacdo lama doodo waa ismaahiyaa aadbaan ugu fogaadaa intaan awoodo xitaa haduu walaalkey ama walasheey yahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Sifiican ayaad sameysay waa laga fogaada
@Sister.sthree
@Sister.sthree Месяц назад
Group iisheeg sheka hayaa 😁😁😁
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Месяц назад
Haye chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk
@faadumomuhumedgaabay-kh7mk 2 месяца назад
Wll arintan ad shegeyso aniga iheysata ila tali qof nucas ah aya ubada ilaga dhaxeya wan walan raba walhi in uu iwalo ayu raba fadlan ila tali xagen kala so xarira
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 2 месяца назад
Marka hore kusoo biir groupka walaal marka labaad daawo videos badan waxaad ka heli kartaa qebta playlistiga Waa kana what’s link 👇🏾 chat.whatsapp.com/Dm6ZldJY7rlLT30uJik26H
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 10 месяцев назад
Asc waa sax 💯💯💯💯💯♥️
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Wcs thanks for watching
@khadijaawesi1435
@khadijaawesi1435 10 месяцев назад
Waa sax dadka wey qaldan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Waa runtaa waa dad qiyaama badan
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 9 месяцев назад
Waaridka caruurtoda makunoqdan hadey kunoqdan maxalagu garta selodaweya mahadsanid
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Walaal dadkaan ma,ahan dad si fudud Loo fahmi karo waana dad dhib badan waxaana jira waalidiin narcissistic ah oo ka maseero caruurtooda
@user-em3op8bn4t
@user-em3op8bn4t 10 месяцев назад
Walal dadkaan waxaan kala yaabay ma fahmaysid xaga ay ku socdaan io xagay ka socdaan way ku jaha wareerinayaan layaab🤔
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Haa waa dad aad u dhib badan
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 5 месяцев назад
Ka waran hadad ka xoog badantahay oo markay ku dhibaan aad garaacdid ❤❤❤❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 месяцев назад
Waxey isku dayaan inee masxkaxda kaa qabsadaan hadii aad garaacdo waxey ciyaran victim cardka ama dhibana ayee iska dhigaan meelwalba kama faganeysid adiga ayaana marwalba qaldan waa caruur weynaatay wax masuuliyad ah ma qaatan
@UmmuSalma-ix7km
@UmmuSalma-ix7km 9 месяцев назад
Asc wallal xagen kala soo xiriiraa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Walaal waxaad e-mail iigu soo diri kartaa @m.salehj48@gmail.com
@alideck8559
@alideck8559 4 месяца назад
Dr. Khadar. Clip yadan Aad bey muhiim oogu yihiin bulshadeena. Watsup kana waankusoo codsaday Lambarkeyga waxaa u danbeeya 70.
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 4 месяца назад
Haye walaal waan kaa aqbali thanks for watching
@ikramohamed4672
@ikramohamed4672 10 месяцев назад
Asc wallkey mohamed khadar waxa iso qorta gmailkada inan qiso kula wadaga raba
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
@m.salehj48@gmail.com Fadlan at somaliga sifiican usoo adoo raali ah mahadsanid
@shukri846
@shukri846 10 месяцев назад
Waan arkay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Dhaqan nooce ah ayaad ku aragtay?
@shukri846
@shukri846 10 месяцев назад
Sax walal
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Thanks for watching
@shoowaayecadde7278
@shoowaayecadde7278 10 месяцев назад
Wax yabaha eenaceb yahiin kasohadal❤
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Haye insha Allah mardhow ayaan video ka samwyni doona
@shukri846
@shukri846 10 месяцев назад
Waa sida aad u sheegtay oo aan biyo la marnini
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Ma qisa kala kulantay dadkaan?
@najmaapdalla7215
@najmaapdalla7215 2 месяца назад
Somali dhan ah narcissist beenta nga dhaaf
@Hibaa667
@Hibaa667 3 месяца назад
Caawa ayaan nasiib u yeeshay inaan videogan daawado ,dadkani waa umad dadka somaaliyeed iyo umada caalamka kaleba ku dhex jira nimankaana u badan waliba.belaa idin guursata oo wax idinku darsata ayaan leeyahay😂😂😂😂😂
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 3 месяца назад
Thanks for watching walaal
@-farhia
@-farhia 10 месяцев назад
Wll naga caawi sida lagu barto luqada englishka
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Walaal mabaro dadka luuqada Englishka ee raadso macalamiin bara dadka luuqada englishka
@-farhia
@-farhia 10 месяцев назад
@@Drkhadarabdi1 adigu kama hadli kartid miyaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Kuma fahmin? Maxaad kawadaa? Waan ku hadli karaa English laakin dadka nadaawanaya waa Somali marka af somali ayaan ku hadlaa si aay inoo fahmaan dadkeena
@user-cd6iz2rr9d
@user-cd6iz2rr9d 9 месяцев назад
Dadkaa sida lays.kaga ilaliyo noosheeg maxayse nacebyihiin haday nala noolyihiin
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 9 месяцев назад
Video ayaan hada ka sameena
@Ruuneey15
@Ruuneey15 10 месяцев назад
Walaal tiktok ma leedahay oo arimahan uga hadasho
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
Haa walaal Dr Khadar abdi
@Ruuneey15
@Ruuneey15 10 месяцев назад
Inshallh waa kaso flow gareyna ma mar live noo soo gal wll arimahaan uga hdl dadka intooda badan ma fahansana jzkllah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 10 месяцев назад
@Ruuneey20 Haye walaal waa balan insha Allah
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 8 месяцев назад
War maduucan waa itaabtay wallahi😂 war facebook gan kuguso direisojab
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 месяцев назад
Facebook miyaad email iigu soo direysa mise igu soo darsanee?
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 8 месяцев назад
Drfacebook gaagan badho wankusodiray shalay bal iso jawab wll wan ujawabo way uqadan la'yihin markaa way isukay tagen dadkina wxay leyihiin manu lahadal waxna umaanu gaysan hadalkan idhaa wumuqanaya koduna mamuqanayo waxay idalbaden dadkale o icaayaya iyo kuray
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 месяцев назад
Waan arkay video ayaan ka sameyni jawabtana xaga ka heli doonta, dadka ku caynaya waxaa la dhahaa flying monkeys waa eeya iyaga u shaqeeya ha dhageysan
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 8 месяцев назад
Alle dadka haqabto shartoda hatuso umada wadmahadsany dr
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 месяцев назад
@@UmuriyaanIbraahim Aamin walaal
Далее
7 shey ay dadka narcissistic ah necebyihiin!!!
9:35
Просмотров 3,4 тыс.
Narcissism or Narcissistic Personality Disorder?
21:57
Waxey rabaan inee burburiyaan xiriirka
13:55
Просмотров 1 тыс.
Hooyada Narsisistaha Ah (Ma Naxariisatada)
12:53
Просмотров 2,3 тыс.