Тёмный

Burburka cusub ee Somalia | dagaalka aan ina khusayn ee Masar iyo Itoobiya. 

Sahanka
Подписаться 416 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 173   
@sahanka97
@sahanka97 2 дня назад
Dhammaan buugteenna waxa aad la helaysaa: www.aadansahan.com
@AGUUN
@AGUUN 3 дня назад
Ducada "Sayyidul Istighfaar" اللهم أنت ربي، لا إله إلا أنت، خلقتني وأنا عبدك، وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت، أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي، فاغفر لي، فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت. "Allow! Waxaad tahay Rabbigay! Ma jiro ilaah xaq ah aan aheyn Adiga. Adigaa I abuuray oo aan ahay addoonkaaga. Waxaan dhowri oo xurmeyn doonaa intii karaan-keyga ah ballantii iyo wacadkii aan adeeciddaada u qaaday. Waxaan kaa magan galaa dhammaan denbiyadeyda. Waxaan qiraa galladdada iyo nicmooyinka aan xadka laheyn ee aad igu galladeysatey. Waxaan qirtaa gefefkeyga iyo dhammaan denbiyadayda. Ee (Allow) ii denbi dhaaf! Cidina ma dhaafi karto denbiyada Adiga maa-hee"
@RahaabAbdalla
@RahaabAbdalla 2 дня назад
Ilahay khayr io ajar hakugubadalo
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 3 дня назад
Caqliga Allah ku barakeyo wlal 🇸🇴💯✔️👏
@kingjezteye
@kingjezteye 3 дня назад
Zxp allah haku karameyo xaqiiqada ayad taabatay runtii 🙏
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 3 дня назад
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@popular7493
@popular7493 3 дня назад
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 дня назад
Wll Adan Waxa Aan rajeeniya in aad u soo jawaabto Dadka kugu xidhan bartan Si fiican kula falgalaan Aragtidaadan
@wll___yuuchanel8422
@wll___yuuchanel8422 3 дня назад
Bro 40 sano ee masar eey maqneed Ethiopia meysan dhaheeynin qeeyb somalia ka mid ah ayaan qadanaa masar ne ma arkeynin Dan teeda iyo tan somali oo ka mideyn karoh waqtiga iyo waayaha ayaa kulmiyay adan sahan bro nin aan aad u taageero tahy lkn raigaga wuu qaldanan karaa dadka waxa rabto haku shubin bro
@NewsFusion24
@NewsFusion24 3 дня назад
Asagu sidaas ayuu u arkaa, ha khaldanaato amma ha saxsanaato. Adna si kale ayaad u aragtaa, Laakin waxaad u dhigaysaa inuu dangaara kalleeyay, oo uu ogaan majaro habaabin wado. *Muhiimaddu waa in ciidan soomaaliyeed la dhiso, amma hub masar halagu dhiso amma mid chinese amma mid turkiye*
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 3 дня назад
Masar hiil kama sugayo iyo siisi
@Arabduur
@Arabduur 3 дня назад
Xassan sheekh baxba siyasad kama oga, Bal imika eeg siyaasadii farmaajo Wuxuu la hishiiyay ethiopia halka uu kenya cagaha dhulka u dhigay. Thats the fuct
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 3 дня назад
ma arkeysid xadgudubka ay Itoobiya ku sameysay Soomaaliya?
@Michealfot
@Michealfot 3 дня назад
Wuxuu ka mid yahay dadka amxaarada ogol iney gumeysato
@Alon_404
@Alon_404 3 дня назад
Wuuka meer meraya kama hadlikaro munafaqa cuqdada qaba
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 дня назад
Dhulkaas Somalia magc ahaan uun bay dunidu ugu yeedha ee maha wax jira
@Michealfot
@Michealfot 3 дня назад
@@dhiibsanetvshow waa caqli dadka qaarkood oo inkaarta qabo laakin Ilahay ma Iran Somalia waa wadan qof taaban karto eysan jirin xitaa hadaa Oromo soo wadatid
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 3 дня назад
Somali hadaa nahay 30 sano ayaa gubanaynay oo qaraxyo iyo macluul baan ku jirnay ilma adeerayaal maanta ma meelbaa noo fiyow maxaa dagaal nala kaga qadayaa, War hadaa dhimanaysid dhareerka waa la iska duwaa, ee Maalin cad gaal iyo Muslim noo kala saara 😢
@FardowsoAhmed-k8l
@FardowsoAhmed-k8l 3 дня назад
😢😢😢😢😢waaan daaalnay walaaahi qalbiyan iyo jismiyan waan u daalnay ilhey wax qeer qabo hnoo keena🤲🤲🤲
@Weliwaqal
@Weliwaqal 3 дня назад
Siyaasadu ma taqaano Muslim iyo gaal Lkn shacabku wey daalen
@Michealfot
@Michealfot 3 дня назад
​@@FardowsoAhmed-k8lyahuud ha ku hineysato ayaa dhaanto intuu dhul keyga Oromo igu humeysan lahaa daal ma jiro ee diyaar Garoowe dagaal
@Michealfot
@Michealfot 3 дня назад
​@@Weliwaqaldhulkaada xoreyso
@FardowsoAhmed-k8l
@FardowsoAhmed-k8l 3 дня назад
@@Michealfot taas been aheen amxarad weliged cadowga somali ahed wena thy madaxdan dental dadk dalka mayaqana alah np maqan😪😪😪😪😪😪
@warsamedacad123
@warsamedacad123 3 дня назад
annaga xabashii kama baqaayno Mamulka hargaysa fadhiiya walhi tako dhulkeena kamiid aah hadaay so galiyaan qaraxyada mujahidin badan aya xagiina uso jeesan
@faclon.
@faclon. 3 дня назад
kkkkk hargeisa xoolow waa wada dharcad xataa anigayaa kula hadlaya shaqo qaran ma maqli jirtay waayo cid intaan lagaadhin maaha meeshan meel aan laystabin wax aliyo waxaan arsenal idin wastay uga baqnaan jirin iyaduba wey ogthy kaana sirdoon badnthy mission halkan kama fuli kro biyo liq badana hooyada malaha ee liido ku siigeysta
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper 3 дня назад
SOMALILAND SOMALI OO DHAN AYEY IS HAYAAAN EE ARSINAALNA SOMALIDAAS UUNBY LAMITAHY QORI CARADI AYAA LAGU ILAALIYAA GEEDKA SOMALILANDERNIMADA
@warsamedacad123
@warsamedacad123 3 дня назад
@@faclon. waad uu hadli karta siido donta laakin xaqiiqda mahan siida modaay dhulkaan awawayashaay uso dhintaay hargaysa iska daaye Somalia dhan raabna inan gacan adaag laagu qabto oromadana laaga safeeyo insha allah
@warsamedacad123
@warsamedacad123 3 дня назад
@@Somaliyoutuper adiguu oromo tahay somali tihiid mar walba laagu dili iska suug waqtigaga
@waxiid3759
@waxiid3759 3 дня назад
❤❤❤❤
@vl6112
@vl6112 3 дня назад
Ikhtiyaar kol uun bay helaan, uumiyaa kale'e Annagana orobbaa (Europe) sidii, awrta noo rarata Ma il-bixin kuwii aan lahaa, way ka aargudane..!!
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 3 дня назад
Somalia kama jirto dawlad dabiici ah waa gacan ku rimis mar uun khadka waalaga saari mar ay shacabku ku gadoodaan ama ay alshabab qabsataba
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 3 дня назад
Aamus Oromo ku dashy wase orodo cuqdadada iskala dimo
@maxamuudjimale
@maxamuudjimale 3 дня назад
Muuse biixi waxaas kuu sheegay 😂😂 waxa rabto no sheege sida inaad naga aqoon badan tahay
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 3 дня назад
Amxaaro baa dabada gus kaaga hayso asaad sii hdlee walaalkaa baad muuse biixi oo shaqsi ah u caynee dhilaa ku dhashay walalkey ee guska xabashida iska saar goboladaada soo cesho kadib saan u hdal maku xumeeyay lugo paasto fashilmayow😂😂
@ccasiismaxamedmuuse1923
@ccasiismaxamedmuuse1923 3 дня назад
Ma.Allah zxp 💪💪💪💪👍👍👍👍
@SubeerSaid
@SubeerSaid 3 дня назад
Somalia 🇸🇴 guul
@MohamedIsmail-pf9bd
@MohamedIsmail-pf9bd 3 дня назад
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa ❤💯
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 3 дня назад
Hadad dhimato geeridu waa xaq inader In amxaar iyo oromo la iska celiya waa jihaad Hub iyo saanad mooye wax kle looma baahna. . Malin aynu intan ka awood yarayn ayey inna qabsan lahayd Lkn ragbaa u kacay 1964 . Ma intay inna qabsayso oromadu ayeynu daawanaa ?
@AbdibasidAliDaley
@AbdibasidAliDaley 3 дня назад
Masar dandiida waxe kujirta somali oo awood leh sabab tana wa ogtahay lakin a duunka waxa uku xun inaa dadka u sheek tid waxaad rabto oo an u sheekin waxaad ogtahay
@YahyeMomed-
@YahyeMomed- 3 дня назад
Hadi masar muslim wx ku cawinayso may falastin oo dariskeda cawiso ama xududa ufurto wax muslim nimo ah majiran oo masar ay ku tagerto somalia waa ben tas
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 3 дня назад
Xassan -_nin iyo g*sba jileeca kuma fiicna 😢
@Tuuneey.yriseyy4545
@Tuuneey.yriseyy4545 3 дня назад
Alla ustaad run badanidaa😢
@ilkacaselnamahamouud
@ilkacaselnamahamouud 3 дня назад
Aadan sahan Xaqqaaiq qadhadh baad kahadashy run ahaan tii Guulayso Allah haku sharfo lipax from jigjiga Ethiopia 🇪🇹 👋😫
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 3 дня назад
Aadan khadar cali roble ❤💯
@MohamedFosi432-kt4hv
@MohamedFosi432-kt4hv 3 дня назад
Videoydan wa lataby
@MohammedJama-c7o
@MohammedJama-c7o 3 дня назад
Sxp 2026 madaxweyne isku sharax aad dalka badbaadiside
@Sirsultan77
@Sirsultan77 3 дня назад
Firstcomment❤
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 21 час назад
Wax Somalia La yidhaahdo majirto ee daLkaaga aamin, reer koonfurka beenta ay aaminsanyihiin ha aaminin ee ay Mugdisho la fadhiyaan. Inagu somaliland ayaan nahay oo xoriyad hore uga qaatay ingiriis haynagu darin dadkaa taLyaaniga xoriyada ka qaatay shaqo iskumaLihine
@abdimuhumadcabdiraaxo
@abdimuhumadcabdiraaxo 2 дня назад
Runtu way khadhaadhahay marka somali looshegayo 100% Waa sidaad hadalka udhigtay
@Jiireeye
@Jiireeye 3 дня назад
Caawaale waa cabanayaa uuna ciraystay isagoon dawladnimo calfan hayska caynad wacnaade ciirsi mahayo allaha caadila mooyee cidkale uma maqna aadanoow Baddu kaluumaysi oo Kaliya uma baahna ciidan cadaawaha ka Celiyana way u baahan tahy soomalina midaa ma awoodo iska daa xabashigu xero haka yeeshee
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 10 часов назад
Warunta madonayan inay arkan iyagana loso kaa shanaya balse somalida aya kala yacaysa ilahayow cadawga naga qabo
@mrdallace4499
@mrdallace4499 3 дня назад
Kkkkk calaacalka jooji xabashi dabada gus laga gilinaa 😂
@Hakandaahir6834
@Hakandaahir6834 3 дня назад
Beenta niyada is kugu dhis 😂😂😂
@Zara13s
@Zara13s 3 дня назад
Calaacal io xaqiqo kala saar niyahow🙄🤨
@shaficimohamed6481
@shaficimohamed6481 3 дня назад
Ma masaarida iyaga dhulkooda lahaysto oo yuhuudu dhulka ka haysato baa sugaysa inay wax ku qabtaan waad huruda wale
@mrdallace4499
@mrdallace4499 3 дня назад
@@Hakandaahir6834 itoobiya iyadoo koonfur dowlad ka dhisneen madaxweyne ka jirin ayaa wixii ogeed lagu dhigay, hada oo hub nooc walba soo dag sankarno maalmo nagu qaadan meeyso
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 3 дня назад
Adigey hada xabashi dabada gus kaa galisay ok dhulkaagi ay la wareegtay ee mxaa qoraal iskugu dhibee dalka iskaga bax waxba makala ogid mar horaa gobolo hor leh lagaa qabsaday qoslaayow
@XaawaXirsi
@XaawaXirsi 3 дня назад
Todobaataneeyadii markey soomaaliya qabsatey itoobiya ma itoobiyaa soomaaliya iska dhicisex mise waa loosoo gurmadey
@ismaelmuztaphe
@ismaelmuztaphe 3 дня назад
Taas kaamaan yeelin waayo Waarun dawladu marka hore waykukhaldanayd keenis ciidanka Ethiopia 2012 Lkn imika waykusaxan tahay keenista ciidamada masar waayo somali waalooxoog sheegtay markaa waa inaan Ethiopia dagaal ka awood wayn hagasho masar %67 ayayka xoogwayntahay Ethiopia
@XanjoowYare
@XanjoowYare 2 дня назад
War dagaal siduu inoo quseeynin Sootaa itoobiya muddo sannad ah dhul weynaha somaliyeed ineey xoog ku boobto rabto
@abdiibraahim8478
@abdiibraahim8478 2 дня назад
Xikmada aan kaa sugeynay waa aqoon cilmi ku fadhiso lkn aqliyada habarjeclo aa noo gudbisay.kkk
@XaawaXirsi
@XaawaXirsi 3 дня назад
Waxwaad sheegtey laakiin saad wax u sheegtey waxbaa ku ladhan
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 2 дня назад
Adanow dalkeenu waa somaliland ta barakaysan ee hasheegan dadka lagu danaysto ee qaraxland
@Sumadeena
@Sumadeena День назад
Goormuu dalkaaga noqday sowtaa iidoorland aaminsanayd. Muhiimada waa in itoobiya baxdo.kadib ayaa kuwa kale la iska eryi doonaa.
@ahmedinholyrics4518
@ahmedinholyrics4518 3 дня назад
Dalxureeye 💪💪💪💪
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 3 дня назад
Beenaale Taiwan USA baa muruq iyo maal ku bixiyey xeer shiinihii weynaa ku dhici la`ayahay. Adiga lafti nagaa ah maxaa xikmad ah oo lagaa maqlayaa ? Majirto
@JihaanAbdulaahi
@JihaanAbdulaahi 15 часов назад
Qabiil ku qaaday sidaan u jeedo laakiin runbuu sheegay reer koonfur hadaanahay illahay hanoo gargaaro
@Michealfot
@Michealfot 3 дня назад
Ma moodaa Marki horeba inuu heystey wadan nanabd ma xor ah, war dagaal haduu dhaco Somaliya ayaa faaiido ku qabto oo ka baxeyso oo ka baxeyso guneysigii Amxaarada 34 sano ugu dambeysey
@mahamudh6983
@mahamudh6983 21 час назад
Masar io itobiya somaliya isku dhexgaali maayaan ee nin waliba dantiisa ayay dhinaciisa ka raacan, ta kalee wareerka ah waxaa keenay tiiha ku darsoo tiih kaloo horleh ayaa u bilaabmay somalia
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper 3 дня назад
SOMALILAND MOW QAFKA SOMALNIMO WAXY KA ISTAAGTY MEEL TAARIKHDEEDU QORANTY SIDA MIDNIMADII SOMALI EE (SOMALI REPUBLIC) EE 1960 LAGU DHISEY MIDNIMADII SOMALI IYO SHIRKII [AUN]MAXAMED" H.IBAHIM CIGAAL" UU UGU BAAQEY NABADYINTA QARAN SHACABKA SOMALIYED OO AHA UTANSULAKA MIDNIMADA SOMALI REPUBLIC AMA JAMHURIYAD SOMALI EE LAGU DHISEY MAGACII 1960 KAHOR LOO YAQANEY SOMALIA ITALIAN. HA U DOONTO MIDNIMADA SI NABAD AH OO SOMALI DAWLAD KU WADDA DHISANKARTO WADDADA QALADKA AH EE QORI CAARADDI WAA TII SHALEY LAGU KALA TAGY EE SIDII MARKII HORE SOMALI U MIDAWDEY OO KALE AYUNBEY SOMALI KU MIDOWI KARTAA.
@faclon.
@faclon. 3 дня назад
sabay sabay soamlia sababtay meesha aduunyada vampire camal looga baqaa waa somalia
@HusseinKahin-p7x
@HusseinKahin-p7x День назад
Waxaan filayaa cid fahamku u toosanyagay ineeysan jirin danta masar burburka itoobiya ayeey ku jirtaa somaliya daciif ahna kama shaqeeyn karto burburka itoobiya Soonqaliya iyo masar khatarta weeyn maanta waxaa dareemeeysa masar waana xaqiiq taas soomaaliya markii horaba khatar kama maqneeyn 60 kun itoobiyaan aha ayaa xamar mar fadhiyay
@cqadarliibaan1089
@cqadarliibaan1089 2 дня назад
Run sheeg waa ceeb sheeg Meshay labo maroodi isku dagaalaan waxaa dhib ku qaba cawska iyo ariga daaqaayo
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 3 дня назад
Muuqaaladi aad sidan uso gudbin jirtay waan uxiisnay
@sulekhamohamed-5564
@sulekhamohamed-5564 3 дня назад
Runbadanidaa hno
@MohamedAhmedsmmd
@MohamedAhmedsmmd 2 дня назад
Waxaad kawalaacsantahy in ciida xoogan ay soomaliya yeelato oo somaalilaand miisha kasaari kara
@warrior_566
@warrior_566 3 дня назад
Weligaaa maaanta ayaad runta sheegtay Mahadsanid sidaas kusii wad oo dadka baraaruji
@Hamidher
@Hamidher 2 дня назад
Dantena ku jirto Ethiopian baaa tahee na dhaf
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 3 дня назад
Waa iga qoslisay caawa . Abagayaashi ba hadalkas kusoo dhiibay baan umaleynaya
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 дня назад
Waan soo dhawaynybaa burburka😂😂
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 3 дня назад
Hadaan faarax lugo baasto iyo xaliimo calooley nahay waan fashilanay😅😅 hooyadiin wasa somalaay waan fashilanaye aduunka aan ka dhuumano😂😂😂 Xabashi baa gus dabada nooga hayso oo dhulkeeni qeyb la wareegtay commentigana waan isku cayneena meeshaan ku tashan laheyn markii laga reebo raga leh magacyada maxamuud oo fikir sareeyo soo qoraya inta kale ayakaa isku cayna qoraalada😢😢😢
@XxxxtantasionAfrica
@XxxxtantasionAfrica 3 дня назад
Wlhi aad ayaan kuu taageri jiray waana ku taagera balse aad ayaan kuugu xanaaqay
@AbuKhaalid-e5b
@AbuKhaalid-e5b 3 дня назад
dagaal aan ina khuseyn.....bal noo sharax hadii masar vs itobiya is galaan .. meedaanka ama garooka lagu dagaalamayo waa dhul soomaliyeed
@Haghar2001-yd3hc
@Haghar2001-yd3hc 3 дня назад
Waxaaba kaaga sii daran iyadoo xaaladan mogdiga lagu jiro ayayba dawladiina shacabki isku direysa. 😢
@XaawaXirsi
@XaawaXirsi 3 дня назад
Waayo kuwii daba dhilifyada ahaa ee looga maarawaayey foodada dalka iyaga iyo kuwey u shaqeynayee ee itoobiyaanka ahaa qadhaadhka in lawa dhadhamiyo wey fiicantahey
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 3 дня назад
Igadaa adanow ma wanagsana inan runtan maqalno maxan awoodna mararka qaar wxan is dhahaa gumeystihii bareerka ah baa dhama kan somaliyadu ma bararugto ilaa birtu ku dhacdo ma garanayo awooda aan lenahay oo keenaysa in nala muquuniyo xasan inta noola siyaasigi igu xuma weye kaliya wxan sheekobku maqli jiray baa hortayda ka dhacaya sida dadka waaweyn ay uga shekayan bur burka miya uga shekayn doona dabcan raja soo ifaysan lahayn xasan horti lkin way dantay walina qabil baa lagu wata xita siyaasigii nogu xuma oo aan cidna somaliya dayn wali dad buu halyey u yahy somalidu kabta xaarka leh inte bay sidaysa intebay qof qaldan leyihin wuu ila dhashay 😢
@abdiciye
@abdiciye 3 дня назад
100% sax laakiin hujuunka cusub ee Itoobiya iyo maamulqabiileedka sidee lagayeelaaayaa.
@MUUMIN252
@MUUMIN252 3 дня назад
muuqaaladaada sidaanaa u wacan soo badai wall kuwa noocana { faceless }
@AbdibasidAliDaley
@AbdibasidAliDaley 3 дня назад
Runta gama hadlin lakin kuso ciwanka marka arkayaa daremay inaan dadka melgala inaa waxkadustit rabtaa
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt 2 дня назад
Nio dadka ninka dhalinyarada dhalecaynaya nimanyahow fikirkiisa xor bu u yahay kaga ka hadal inta caytamayso wax khaldana ma u shegin sadasha somalia ku socota idin shegay oo saaxo dagal u eh inay noqonayso somalay dhaga la ay se wax nili fahansiya inta guruba la furta ka qaylima anaga nala si aflagadeya
@saraMohamed-so2kd
@saraMohamed-so2kd 3 дня назад
ILaa goormaan saan ku jiraynaa yacni ka dal ahaan iyo ka ummad ahaanba Mowqifkii daleed ayaa inaka lumay gabi ahaanba
@kurana289
@kurana289 3 дня назад
Waa xaqiiq arimaha aad ka hadashay wll Alle ha inoo gargaaro insha Allah
@midnimomedia198
@midnimomedia198 2 дня назад
Sxb Ethiopian wa duulaan anybtime ayay naso weerari karaan wa inaan cud ealba oo aan ka heli karno tababaro ciidan iyo kaalmo military aan xulufaysanaa taas macanaheedu mahan inaan danahooda ku dhaqaynayno lkn fhalinyaroy us diyaariya dagaal iyo gobanimo aya is barkaan ma dawan karo dalkayga oo gumaysi gala
@CUMARXAASHIHIRAABE
@CUMARXAASHIHIRAABE 3 дня назад
Madaxweyne Xasan shekh oo cimriga ad adagta jira e waaya aragnima aaney ku yareen kama taqaanid Siyaasad iyo hagaamin Waxaana hubaa waxa uu manta sameynayo in Taariikhda lagu arki doona iyado lagu amaanayo.
@mohamudsalad5464
@mohamudsalad5464 3 дня назад
Waa fikirka amin sana intii danta laga dhex arko baa lagula joogaya.
@odaykaarto102
@odaykaarto102 3 дня назад
Shaqsiyada waxaan qabaa in aay Somaliland iyo anaga aan hihiino oo ciidama shasheeya aan iska saarno ee ka dib yaryarka iska saarno ka dibne aan ka wada hadalno iney Somaliland go aayso iyo in kle
@CwaaxidRabiic
@CwaaxidRabiic 3 дня назад
Allaah Allaah Allaah kaligii
@cabdixuseen9490
@cabdixuseen9490 3 дня назад
midbaad ka tagtay soomaliland qayb kama aha dagaalka waxaa kali ku ah dadka koonfur jooga iyagaana faa,iido iyo khasaare qaba wixi dagaalka kaso baxa
@waxiid3759
@waxiid3759 3 дня назад
Adiga nio somali 30 Sano ayey hub la'aan ahayd somalia ma waxaad doonaysaa in nalagu soo duulo aan gacmaha Isa saarano waxaas wax soconaya ma ahan . Mida kale masar inay timaado waa waxa aan sugayno ama waan shahiidaynaa ama dalkayna xuraysanaynaa iyo madax banaanida somalia 🇸🇴
@bashirali5205
@bashirali5205 3 дня назад
dadka aan rabno inaan xoreyno ayaad kamid tahay balse waa ay adkaan doontaa nin awoowgii adoon ahaan jiray in xor laga dhigo waanse dadaali inshallah
@mustafNune
@mustafNune 3 дня назад
Sxb waa xaqiqda midas❤❤
@LiibanAli-g7b
@LiibanAli-g7b 3 дня назад
...,....................Aamin....................... Alle hanaga hayo dhibkooda
@gashonio5461
@gashonio5461 3 дня назад
Ilahay haku Sharfo❤
@yaqubofficel212
@yaqubofficel212 3 дня назад
Kan waa kuwa cuqdada la joga
@Xirsiev
@Xirsiev 3 дня назад
2:23 Cadowgeenu waa kuma ayay maraysaa maanta wllhi!!????
@BaraweGraphicStudio
@BaraweGraphicStudio 2 дня назад
Ma fikiraan.miyaa
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 3 дня назад
Shugran aadam
@NajiibNajiib-nl2yo
@NajiibNajiib-nl2yo 3 дня назад
Xaqiiq
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 3 дня назад
waa aqdig muusi baahi😂😂
@ABDIHAMIDABDILAAHI
@ABDIHAMIDABDILAAHI 2 дня назад
BURBURKA SOMALIA WAA FAAIDOYNKA SOMALILAND ,,,ETHIOPIA ,,KENYA SADDEXDAN DAWLADOOD WALI SOMALILAND AQOONSI HELI ADUUNKANA BERBERU EEGAYAA
@Yt-Three_3
@Yt-Three_3 День назад
😂😂😂😂 yaa kuu qaban sool iyo sanaag Yaa awdal ka dhaadhicin Gooni u goosad
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 дня назад
Mahadsanid wll Adan
@Arabduur
@Arabduur 3 дня назад
Dalkaani daadkaa qaadaye inaad kasamirto isku day, Anigu saan uga bixi lahaa ayaan ku fakarayaa😂
@AyuubDulcadde
@AyuubDulcadde 3 дня назад
Bal madaxdu may saas wax u fahanto❤
@NuurAxmed-xv4vr
@NuurAxmed-xv4vr 3 дня назад
Garac
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 дня назад
Waxaan Been ahayn in Qola Dan u haysa Somalida aysan jirin Ilaa Caaliyaddu Shaqaysana Tabyaas ayay ahaan
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 3 дня назад
🇸🇴❤ 🇸🇴
@Liban_abdullahi_btc
@Liban_abdullahi_btc 3 дня назад
First comment 😅✌️
@tahliilqable9461
@tahliilqable9461 3 дня назад
Sheydaan xun baa tahay warya burburka itoobiya maad ka hadashid Somalia waa dhismeysaa
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt 2 дня назад
Anaga burbursan gorta anagu dhisano ayan dal burburki ka hadli karna Ethiopia iyada nagu dul ciyaraysaba
@Michealfot
@Michealfot 3 дня назад
Mamul Goboleed kasto amxaaro aya gacanta ku heyso marka dagaal waa lama huraan
@APDUL7HI
@APDUL7HI 3 дня назад
Markay gacanta ku dhigayen maad dagaalantid maxaa ku haystay ma hada unbad bararugtay
@siaragali1439
@siaragali1439 3 дня назад
Somalia wax la yidhaahdo ma jirto we are somaliland🦾❤️
@zalmaanyare8520
@zalmaanyare8520 3 дня назад
Nation iyo country makuu kala baxsnthy horta lol
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 3 дня назад
Hooyadaa u sheeg ithopian ayaa tahay masar wey imaan doontaa idoorne waa la wasaa
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 дня назад
Ma nin xamar ka yimi ba somaliland wax ka qaadaya
@suldaanka7
@suldaanka7 3 дня назад
Qofka somaaliga ah nolosha inuu ku raaxaysto illahay maqadarin iyaguna ma dalban
@APDUL7HI
@APDUL7HI 3 дня назад
Somalidu inta koonfur dagta un maaha sxb
@suldaanka7
@suldaanka7 3 дня назад
@@APDUL7HI ooo Somali meel walba ay joogta waa qaar gumaysi dhaba kujira iyo kuwo gumaysi dadban kujiree ma ayaga raja leh
@islaantoniosport8722
@islaantoniosport8722 3 дня назад
Adanow horta aqon ba leedahay lkin tan iyo 2024 wa is badashe sxb xalka wa ina si ficn u daraseeso rer xamarka waxe dhahan balayo ku heesato abow abow kagama harto inta aqonta le ba fahmeso
@abdiweheliye8022
@abdiweheliye8022 2 дня назад
War aqoon malahan qabiil ayaa buux dhaafay
@Alidinedahermed95
@Alidinedahermed95 3 дня назад
Am from Djibouti adanoow wlhi madaxda iyo umada somaliyeed everywhere they are qalbi xanun baad ga qadaysa
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 3 дня назад
Qolada Sland ee go'day = Isaaq qayb ka mida
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 3 дня назад
Isaaq boorama mooye inta kale ba Waa daga Maxa xal ah
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 2 дня назад
@@dhiibsanetvshow Gobolka Waqooyi Galbeed keliya bay gaar u degaan.
Далее
Shakhsiyaddii Sayid Maxamed Cabdille Xasan.
9:15
Просмотров 17 тыс.
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 534 тыс.
Maxay Waqtiyadda dalalku u kala duwan yihiin?
10:26
Просмотров 44 тыс.
Kaftanka Robert Mugabe | Hadallo Qosol Leh.
11:19
Просмотров 610 тыс.
Somalia mise Bomalia | Khasaare iyo faa'iido | EAC
12:54