Тёмный

Fashilka siyaasadeed ee Villa Somalia | Ciidamo kale mise...? 

Sahanka
Подписаться 416 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Dhammaan buugteenna Website-kan ka dalbo:
www.aadansahan.com
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
RU-vid: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page:
www.facebook.c...
X (Twitter): Aa...
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.c...
TikTok: www.tiktok.com...
Sahanka Tiktok:
www.tiktok.com...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
9- Hadhkii Madoobaa.
10- Dhagrtii Weyneyd.
11- Qiraallada Mucaashaqiinta.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- الإسلام بين الشرق والغرب
4- بروتوكولات حكماء الصهيون
5- الشيطان يحكم
6- إسرائيل البداية والنهاية

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 272   
@sahanka97
@sahanka97 2 дня назад
Dhammaan buugteenna waxa aad la helaysaa: www.aadansahan.com
@Abdirahiim_Cimraan
@Abdirahiim_Cimraan 3 дня назад
Muuqaalka Hala share gereeyo oo Hal faafifiyo waa mawduuc xasaasoye
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 дня назад
Dhalinyaro Siyaasadda Soomaalida ee waalan yaan la isku mashquulin ee waqtiga ha laga Faa'iidaysto
@AliMohamedJama
@AliMohamedJama 3 дня назад
waxyaabaha qaar ayaan laga aamusi karin
@ahmedhussein760
@ahmedhussein760 2 дня назад
Agreed 💯
@Michealfot
@Michealfot 2 дня назад
Ma hubaa intaa Somalia tahay? Aaba ka aamusna ma xumee
@JIROOW-sv7
@JIROOW-sv7 21 час назад
Ralada qaado illeen ma awoodid wax aan ka ahayn inaad fadhi kudirirka amuranta'e lkn nafsadaada wax uqabso meeshaan dowlad ma taale ganacsibaa yaa la'e ❤❤​@@Michealfot
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 2 дня назад
Dad caqligu madowyahay ayaaad Wax usheegeysaa Adanoow😂
@popular7493
@popular7493 2 дня назад
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 3 дня назад
Aadanow madaxdan waqooyi iyo koonfurba waa isku wada mid mid gaara oo dan soomaliya uhaaya ma jirto waxay ka midaysan yihiin danahooda gaarka inay ka fushaan dalkan intey iyagu joogan
@Abdirahman-o7v
@Abdirahman-o7v 2 дня назад
Waa run dhinacyo badan wey iskaga mid yihiin,lkn siyaasiyinta waqooyi iyagoon u baahan taagero caalamaka ama ciidamo shisheeye ay dawlad dhiseen
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 2 дня назад
Danahad kasheegaynaysa waxay wlhy abaal aan uhayaa majirto ama jixinjix ee iska aamus
@Waxku_anfcayoku_dadal_markasta
Aadanow so dhawow sxb Anaka hadan reer konfur nahay qalbika ka kubanayna Ethiopian wax Naka neceb ma jiro 2006 waxa na dhaxmary wa la oKyahy Hadi marka siyasiyinta kon fured xun yihin shacabka ha umalayn Hadi lo baxsan wayo siyasiyinta konfured sidan ku socdan xisbi ama kox ba as asmi donta Sababto ah dowlada waxay dowlad ku tahy shacabka.
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 3 дня назад
wll waa runtaa shacabku marna ma jecla ethiopian laakiin wll sidii bada berbera looga qayliyay ee looga mudaharaaday ee fanaan tiktoker youtuber weriye siyaasi aan loogu kala hadhin maxaa tan loo maqliwaayay oo loo odhan waayay dhul soomaaliyeed Ethiopian uma ogolin mise marka ay somaliland wax samayso ayaan soomaali noqonaa oo calanka lasoo wada qaata oo la idha dhul soomaaliyeed Ethiopian siin mayno
@Waxku_anfcayoku_dadal_markasta
@@sareedocabdi6129 mahadsanid wll
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 дня назад
Idinku uun cida aad cadawga u arkaysan iska bad baadiya anagu wan isku filanahay wax an idin tarno mooye waxba garab ah idinkama baahnin sababto cida cadawga idin ah iyo sxbka idin ahba kala garan maysan 30 sano waxan u xayiranahay aqoonsi aqoonsigina dawlada somalia aya naga hor taagan anakuna cida na hor taagan wa cadawgayaga sidas baana ku tihin cadawgayaga koobaad waanan idin cadeyney inad cadawgayaga tihin ood na hor taagantihin malaga yaaba inad burburtan caalamkuna na aqoonsado idina ad ka so kabsan weydan maalin maalmaha ka midana ad micin na so bidaan adunku wa hadhka labadisa galin iminkba burburba qarka u saarantihin
@dr.usayma1870
@dr.usayma1870 2 дня назад
😢😢😢waa runtaa sxp
@Ladik_01
@Ladik_01 2 дня назад
​​@@tayaysteinayuusuf3776 caqli xumida nio kolay waxa halkaas iga caad ina qalbiga ka bukto oo cuduro nafsiiyan ah ku hayaan ee isdawee mida xigta haddi idinka aqonsi la idin siyo somalida kaleena waxy raban nin walba Gobolkiisa inuu madax baanaani heelo mrka Waleey ka tahay heeli maysan inshallah
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v День назад
Xassan gur guurte koonfur wuu qaribay allah hanaga saaro wallhi inaan hawiye nimo kutaageereenin
@zakirboss143
@zakirboss143 3 дня назад
Siyaasiyiinta Somalia waa kuwa ugu cunsuriyeynta iyo Xaasidnimada badan ee Soomali oo dhan.
@miskoo1333
@miskoo1333 2 дня назад
Cidmadama Ethiopia wadanka jooga wa kabxayan sanadkan dabayaaqadisa weliba khasab sandulay kagabaxayan balse idinku dhul bad cadi uwarejinaysan
@Sabirchanel
@Sabirchanel 2 дня назад
Maandhow tartiib Xasan iyo abii tixsiga kalama qaalisnide
@CabdikariinmaxamedGahayr
@CabdikariinmaxamedGahayr 2 дня назад
Oo sawtaa loo kala qaypsamay oo xildhibaanadii kala qaypsameen midina taageerayo inay ciidamadu joogaan qaarna sidaas si kaduwan
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re День назад
@@miskoo1333 mad royonaysa inay kabaxan iska Daye gado iyo magaloyin kale ayaba iska qabsaden Amar la aan
@hibocadar5342
@hibocadar5342 День назад
Abowe “idinka” cidadad u adeegsaneyso ma aqaano lkn hadad adan ka wado intadan ogan buu ka hadle sii adag waliba oo meshuu ku dhashay kama jeclid asiga shacabka rer woqiyi dagana wala mid badankooda marka cidii adiga kuu kentay cidamo shisheye un baa iyagana dhulkoda ibiye wana madaxda
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 3 дня назад
الصومال أصبح نمودجا للفشل حتى إن البعض يستحيون من ذكر هذه الدولة الفاشلة بكل المعاير😂😂😂😂😂😂.
@abdixalimabdulahi8710
@abdixalimabdulahi8710 3 дня назад
لكنك ذكرت
@salmaanchannel67
@salmaanchannel67 2 дня назад
Kkk wadadii Hore loo ogaaa ayaad maanta ogaatay😂
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 3 дня назад
Map khiyaaliya inaad isticmaleyso aad dhul aadan lahyn sheegneyso waxa dhaanta mapka qabilkga isticmaasho bal in aanu kugu qabsano adigu munafuqad in haku eedeyn waayo intas kalya ba munaafaqdnimo kugu filan
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 2 дня назад
war zxp ninkan isaaq kama hadlayo ee somali laan buu ka hadlayaa dee map ka somalilnd marka ay soo qaadanayaan dadka aduunka ama war baahintu sool ama awdal kama jaraan ee waa ku daraan
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 2 дня назад
@@badarsiciid3718 war waxzi waa jaceylkga. Nio wax dunidu isla aqoonsanthy Oo map ah majiro aniguba goboladaada wan ku dansan karaa markaa isagoo munafaqd wada yaanu umad Kle cid ku munafaq ku tilmaamin
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 2 дня назад
Waanku raacsanhay fashilka siyaasadeed ee xasan gurguurte waana la ogaa barigii 'Farmaajo' in somalia laga lugo duwan jiray qorraxdana dallad looga hoos dhigi jirey, marka aadanow dee shacabka shacabka gamasyo ha iskugu dhiibine eedda cidda leh siih muuqaalkana dib u daawo malaha adoo caraysan baad soo dirtaye. Mahadsanid wll
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 2 дня назад
Waanku raacsanhay fashilka siyaasadeed ee xasan gurguurte waana la ogaa barigii 'Farmaajo' in somalia laga lugo duwan jiray qorraxdana dallad looga hoos dhigi jirey, marka aadanow dee shacabka shacabka gamasyo ha iskugu dhiibine eedda cidda leh siih muuqaalkana dib u daawo malaha adoo caraysan baad soo dirtaye. Mahadsanid wll
@ShaficiXuseeb
@ShaficiXuseeb 2 дня назад
Ninkaan waa beentiis reer waqooyina beentu waa cadadooda iyo dhaqankooda xasan itoobiya ma boryo
@maxamedmuxiyadiin8232
@maxamedmuxiyadiin8232 2 дня назад
@@ShaficiXuseebcadenba waxa kugu filn hubka ethiopia malinti dhaweyd kenty puntland
@HAAWOapdulllahi
@HAAWOapdulllahi 2 дня назад
madaxwaynaheena xasan sheikh manta dalka in la difaco iyo in la gato waaxa ufican in la gato wayo isaga dhib walbo naso garo wax ka mdi ah ma garo wa nin awladisii qurbaha geysatay anakana suu rabo ayuu naga yelanayaah ilhow naga qabo madaxdeena na qimaysah😢😢🤐😭😿
@liibaanmaxamedaxmed1496
@liibaanmaxamedaxmed1496 2 дня назад
Waxa kagadaran magaca benta e ay ragerayashisu ubaxsanen xasan dalxoreye kulaha xabi io owgaal odhan ne wadankeni ayey fafadhiyan wawalalehen cml xasan sh io mamulgoboletyadu aakhiro hal meel ayey cadabta kawadagalayan hade sidan kudhintan ilahey hasohanuniyo hadu hanun uqornen ALLAHA KABADAL QAATO
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 дня назад
Ex xaaskii abii ahmed mss farmaajo way ugudhamaatay villada iyo nin dambe daarood ah
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 3 дня назад
Dadkan somlia udhashy in runta laga hadlo maba rabaan intaydin isledin somliland xaasida yany horumr gadhin ayaa iyadii lakala qaybsanyaaba idnka unbaa god madow kujira waligiin😂😂
@KARIIMPOY9f
@KARIIMPOY9f 2 дня назад
Adigu markaa ma itoobiyaan baa tahay😂
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 2 дня назад
@@KARIIMPOY9f AniGu Somalilanderr Ahy adiGuna Ethiopian iyo amizon ayad Naag utahay wuxupa wa inTa😂😂🙌🏻
@Ladik_01
@Ladik_01 2 дня назад
​@@mubaarigcumar9226 adigana Qomuluud iyo ingiriis baa nag u tahay oo markasta wxa ku haysan ingiriis ba dhul nasiyay taas ogow ina Oromow😂
@mubaarigcumar9226
@mubaarigcumar9226 2 дня назад
@@Ladik_01 Engriis anGu wixi danTyada ahun kala hadlna lkn sidina okaLe manihin Hablihina amizon iyo Ethiopian aya Gedo ilmo garc ah kGa dhala malin wlpa adonYow daaln waligaba adonkaz ahnysa adu makhnudow😂😂🖐🏻
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 дня назад
Ilma amizom idinkaa udinkaa adoon u ahaa talyaani oo wabiyada laydinkaga tilaabi jiray shalay maanta amizom adoon u ah kkkk😂​@@Ladik_01
@kurana289
@kurana289 2 дня назад
Waa xaqiiq runtii wll aadan sahan waxaad la hadlaysaa dad dadnimadooda dhimatay damiirkooda dhintay Alle ha u gargaaro umadan
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 2 дня назад
Waanku raacsanhay fashilka siyaasadeed ee xasan gurguurte waana la ogaa barigii 'Farmaajo' in somalia laga lugo duwan jiray qorraxdana dallad looga hoos dhigi jirey, marka aadanow dee shacabka shacabka gamasyo ha iskugu dhiibine eedda cidda leh siih muuqaalkana dib u daawo malaha adoo caraysan baad soo dirtaye. Mahadsanid wll.
@AbdiweliJaamac
@AbdiweliJaamac 3 дня назад
Nintiisa haw qoryeysto nagu kalawada dheh
@SadamHaadi
@SadamHaadi 2 дня назад
Villa somalia Wey tagtayy RU-vidr heer lagala tashta neh Manta ma taagno ama Ra’igiisa wxass Qaldan oo dhaho laga maqlo ma taagno Manta Aadanow sxb Dadkan dhiirigalinta u baahan Mowduucyadoodi u soo celi Tan ka har Wey Tagtee 🔥
@Michealfot
@Michealfot 2 дня назад
😂😂 Hadal sax ah walahi, youtuber ha iska shaqeystaan laakin siyaasada Somalia Ha ka baxaan
@naswarcabdi3968
@naswarcabdi3968 2 дня назад
Intaay somalinimada iyo muqdishawi nimadu iska kaa dhax gashan tahay ma fahmaysid hadalka aadan lkn runta oo laysku shego wadan jacaylka ayay kamid tahay, indhaha fur
@Ladik_01
@Ladik_01 2 дня назад
Adigu xaq uma lihiid ina comment ka dhex nikiisid nio daamirki ba ka dhintay sida Qaraax kaga ag dhacayay😂
@maxamedmuxiyadiin8232
@maxamedmuxiyadiin8232 2 дня назад
@@Michealfotindhaha laga firsn mayo wixi runa la shegaya haday runta idin dhibayso idinka ayey idin tala
@APDUL7HI
@APDUL7HI День назад
Markad khiyaali isku maaweelinayso waa iska sidan
@Sayidismalure
@Sayidismalure 3 дня назад
Caqliga reer koonfurka horta ma 0.0005% ayay adeegsadaan 😀😀
@juweriyaabdihakim1287
@juweriyaabdihakim1287 3 дня назад
Inoo badala 😮
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 3 дня назад
Maxa noo caayaysa nio anaga shacabka isku mid kanahay waxba kama badali karno madaxdan koonfur iyo waqooyi danahooda ayey wataan
@Sayidismalure
@Sayidismalure 3 дня назад
​@@InaaliMohamed anigu madax weynahayga danihisa waan ku raacsanahay!
@Sayidismalure
@Sayidismalure 3 дня назад
​@@juweriyaabdihakim1287 islama jaan qaadi karno 60 sano ayan idnka horeynaa 😅
@InaaliMohamed
@InaaliMohamed 3 дня назад
@@Sayidismalure 😂 muse maa kahadalaysa taas soo logu ma yeeri jirin qabyaalad
@MohamedAbbas-e4p
@MohamedAbbas-e4p 3 дня назад
Somaliland-ta aad ka hadleysaa ma isaaq baa ileen somaliland la wada leeyahay raali laga yahayna ma jirtee
@Somali_shorts-m9s
@Somali_shorts-m9s 2 дня назад
Haa waa isaaq mxaa ka badeli kartaa
@faclon.
@faclon. 2 дня назад
isaaq naar naar waa baarqabka somaliland
@HodanMaxamuud-jo1eq
@HodanMaxamuud-jo1eq 2 дня назад
Oo ma hadad ogatay munafaqada qadad waynta inader😂😂
@Ladik_01
@Ladik_01 2 дня назад
Wxa adunka wa nag isleh qadiyad isku yeel orod Canjeerada iska dubo adeer😂
@cqadarbuneeste3438
@cqadarbuneeste3438 2 часа назад
Shar maleh inshaa allaah allaah sidaqeer ka ah allaah ha nawaafajiyo wll aadan ❤qeer rajeey wixiijiro allaah uun baa og inlee siyaasadakumajornee
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 3 дня назад
Aadan khadar cali roble ❤💯
@osmanabdulkereem6001
@osmanabdulkereem6001 День назад
Anigo mugadisho joogo ayaa guleh adanow xasan waa munafaq waa ninkii shalay lahaa jig jigo waa dhul etopia . Io waa walalaheyn etopia . Somaliyey isku tashta ❤❤
@NicmoMowliid
@NicmoMowliid 2 дня назад
Kamay ahayn dhul jacayl ee waxay ka ahayd somaliland nnacayb
@MahadHussein-zs9ie
@MahadHussein-zs9ie 2 дня назад
Dhul jacelka iyo somaliland waxa uu maleyna in aad tahay oromo af somali baratay
@APDUL7HI
@APDUL7HI День назад
@@MahadHussein-zs9ieoromo oromo un haku haynine dadka ama iska qabta ama amaan siiya
@naajicade599
@naajicade599 День назад
Anigu fikir ahan wan ka so horjeda mawduucan Wana kugu ixtirama inad Nala wadagtid fikirkaga siyasi🤝
@mahamudh6983
@mahamudh6983 18 часов назад
Xaqu qalinka unbuu saluugaye ciyaarta lug baa lagu wada tumayay
@TripleA0825
@TripleA0825 2 дня назад
Aadanoow horta mid waan kula qabaa Xasan iyo Muse inay isla ogaayeen heshiiska lkn heshiisku sidaad u fahantay wuu ka duwanyahay Itoobiya waxay doonaysaa Dhulbadeed ay iyadu leedahay micnaha dalkeeda ka mid noqda sida Dawlad deegaanka waxayna Calaamdsatay Lughaha iyo Saylac tan Xasan sheekh wadaa waa uun heshiiska oo Dawladda federaalku si dad ban u saxeexday maadaama itoobiya ay heshiis difaac badeed la gashay inay ka laabato oo deked ay iyadu wax kaloo soo dagto lkn aysan lahayn sida kuwa Djibouti 🇩🇯 laga siiyo Hobyo ama xatta saylac lkn waa iska maaweelo waayo Itoobiya already saxeex ayay haystaa sheekada nimankii Yuhuda ayaa ku daaban Masar na wxay ciyaaraysaa Role kii 1967 falastin lagu wabssday Horumar Somaliland loosoo wado maahane waa Itoobiyaanka in badda cas ay Control iyagoo ay Yh ku dabanyihiin ayaa la doonayaa magaalooyinka Somaliland waxa aakhirka la wareegi doona Xabashida.
@najaxraagemursal9139
@najaxraagemursal9139 2 дня назад
ADANOW FARMAJO BAANAGA SOGAADHAYEE U UBIQIN FARMAJOW SO OROD DAWLADII QUDHUNTAYE❤ ALA AABOW ❤
@hibocadar5342
@hibocadar5342 День назад
3:11 walahi wan kula yaabne adanoow 💔 anagoo muuse qaain ku shegeno aa aabihiis xasan shaydaan soo baxay 😂 bismillaah balayo tan ka qoslisa ugu daran eedhahan carabta 🙂 bal ilahay waxo noqoray arkena madax mesha noma fadhidee
@the-street-criminals
@the-street-criminals 2 дня назад
Wa Aanay xukuumadu Somalia ka hadlayn ciidamada Ethiopia ka xadka so dhaafaya waa heshiiska Ee ATMIS oo u soorta galinaya in ay ciidankuuda so gaaliyaan si ay arsenal ka wada dagalaman. Markay sanadku dhaamadu ayey villa Somalia talaabo ka qaadi ciidamada dhex jooga wadanka. Hadiina ka bixin dalka sida ay villa Somalia ku amartay Ethiopia.
@ciisecabdinuur9445
@ciisecabdinuur9445 2 дня назад
Aadanow xassan sheeq waan garaney waa munaafuq ilaahay ka furtay.lkn abiy ahmed muxuu ku diiday dekada hobyo ee uu ka rabaa midda kale? Yacni maxay ku kala duwanyihiin labada dekadood?
@liibaanmaxamedaxmed1496
@liibaanmaxamedaxmed1496 2 дня назад
Muuse biixi waxa nogadaran xasan dal dhiibe xoreye mahan wa munaafaqnimo
@Sabirchanel
@Sabirchanel 2 дня назад
Saaxibaw waa xaqiiqo qaraar Xasan kidibna rajo kale shacabku male is aaminaadna weey dhamaatay
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 День назад
Adanow sxb hubka sharci darada wax ka hadlay malahan cid kaa dhageeysane malahan. Lagama mudaaharaadin sidii arimaha bada loogu mudaaharaaday waa sxb lakiin cid ka hadashay malahan ha dhihin. Badkalaa lasiina ayada cid kale oo ka hadashay oo rer koonfur ahna malahan ha dhihin saxiib.
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy День назад
War dalkan walaa madax baan unoolayn walaa dad baan u noolayn. Waxay ku odhan madaxdaa xun ! Hayee shacabkana? Ma umadan iskawada fadhida ee waan ka soo horjeednaa uun ku koobsaday ! Niyow maxaa ina duleeyay 😢. Maanta ayuu itoobiyan ka adkaan kari la' axmaaro xanaaqday dalkeenii sidaa u basbiiyay
@janojecelxusen
@janojecelxusen 2 дня назад
sahanow adu ma waxad u aragtaa in dhul somaliyed heshis ganacsi lagu gali karo sided u odhan karta waxas itobiya ma la awod bad tahay maanta markad odhanayso heshis ganacsi teda kale itoobiya ta tiri mayna ahayn heshis iyo awod taan donaba wanu ku helayna somali waqoyina waynu ognahay in itobiya damac inaga qabto markaa anako caqli kugu tuhmayna hana odhan itobiya ayan ganacsi dhul somaliyed kula galayna from awdal❤
@faclon.
@faclon. 2 дня назад
iga gadan ninku idhi sinaan meyno adna diid sareyntiisa wlhi dhalinta koonfur kunool taariikhda ma baadhan xagay kuwa waqooyi ay uyaqaanan taariikhdii ayaga iyo somalia dhex martay halka shey ee koonfur dadka kunool iyo maamul gobeeldyadooda iyo madaxdoodu ka siman thy waa wixii usoo kordha waqooyi waxa kaliya ee hub uahana waa yeeeeeeeeeeeeeeeeeli mayno af bes horaba looguma joojin hadana yaan loo joojin
@ilyasmaal1545
@ilyasmaal1545 2 дня назад
Maamula somalida oo dhan aya faashil a . Baraha bulshada in la so dhigo ma haboona. Cadow umbaad maclumaad u birinaysa. Le linge sale se lave en famille.
@ilyasmaal1545
@ilyasmaal1545 2 дня назад
Maamula somalida oo dhan aya faashil a . Baraha bulshada in la so dhigo ma haboona. Cadow umbaad maclumaad u birinaysa. Le linge sale se lave en famille.
@MohamedAli-sb4tb
@MohamedAli-sb4tb День назад
Ustaad qaladka ugu badan ee naheysta waxaa waaye siyaasi dantiisa khaaska ah wata markuu hadlo deegan ama qabiil ayaa loo sarinayaa.
@SabirSHacuur
@SabirSHacuur 2 дня назад
MAATAN MIDIG AYD THY BIDIX AYN AHAY MEELNA WAA U WADA SOCONA MEELNA WAAN KA SOCONA CADDAL MARKALE AYN SOCELIN DOONA INSHA ALLH 🤍💯🤲
@salaadkariish
@salaadkariish 2 дня назад
Aadan walal maskaxda ku haay abi axmed wuxuu yiri waxaan dooneynaa bad aan angu leenahy marka sideed uleedahy waa heshiis ganacsi
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 2 дня назад
Aadan sahan hada caadibu shaxda u fahmay iyo somalinimada an qanjaha dhaafsiis nayn ee cida gaarka ahi caalmka wax kaga cunto kuna dawarsato 😂😂
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi 2 дня назад
Waycadaysteen cadaawada ay uqabaan jamuuriyada somaliland ayna u doonayn in ay talaabo horumar ah hore uqaado waxa nagubalan ah oo nagu wacad ah oo walaahaya in aanu danbas kadhigno meelkasta iyo goobksta oo aanu ku aragno cidsheeganaysa somali ama qaranimada somaliland waxka sheegaysa dulaana waanu kuqaaadi doona dawlada tamarta daran ee iska xorayn kariwayday rag duurka iska jooga maxay kula tahay haday somaliland dagaal ba anlagasho wlhy wixi hal naaskeedgaadha dhagta dhiiga loodaraya manaqaano somalinimo iyo walaalnimo magaca somali marka lasoo hadal qaado cadhaa iqabata dawlada madaxa banaan ee somaliland dadkeeduna waa landers iyaga haday cadaw iyo zxp kala garanwaayen anaku waanu kala naqaana , Malihin cadaw kadaran xamar iyo kuwa xintama Waxa iga xiga amxaar iyo oromo xurmiyo sharaf igula nool guul landers
@mohadmohamed6521
@mohadmohamed6521 2 дня назад
ma Ana midiyo la qayrshaa Hadhow la igu qali doono Apti somalinimo hala ilaawo wa shaadh la xidho oo markii la doono la iska saari karo
@malaakalbi7337
@malaakalbi7337 2 дня назад
Adanow reeerkan ha ku walaan reer makikiba la yidhaa iyo ila muraan, maxaa yeelay xoriyad iyo nabad midna may arag oo xiqdii iyo xasidnimo iyo muqunin ayey ku korayn ee haku xiiqin wllo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅
@Abdisalaam1
@Abdisalaam1 2 дня назад
Muuqalkaan waa muhiim meel dheer gaarsiiya
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 дня назад
Dalkaan dhan walba markaad ka eegto kama maarsamayo in shareecada islaamka lagu maamulo 😂😢
@Michealfot
@Michealfot 2 дня назад
Aadan arimaha Somalia wey ka weyn yihiin ee maansooniyadii isaga laabo
@ABDIHAMIDABDILAAHI
@ABDIHAMIDABDILAAHI 2 дня назад
DAWLADU HAWIYE EE SOMALIA WAA DADKA SOMALILAD UMA ARKAAN DAWLAD 87% DADKU FAILURE U ARKAAN
@qataarqato1367
@qataarqato1367 2 дня назад
Somalia waa munafaqiin 😂😂, laakiin waanu fahanay 😂
@IBRAHIMfjizow-r4l
@IBRAHIMfjizow-r4l 2 дня назад
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
@Maahir397
@Maahir397 3 дня назад
Marmarka kamida wxynu kabaqayny A.S. lkn waxs odhan waxa kadarn shacabki somaliyed in any manta ogyn waxa ay kusugan yihn iyo sida ay wxa kudanbyndonan somalia 🇸🇴 wxy noqoty goob dhig badan kudadty 17 sano udanebyay imikana waxa losadalinya in tarikhda lagamasaxao wx laidha somalia 🇸🇴 Qorshexumada iyo siyasasd xumadas XASAN SHEKH wata manta kadhigty dalki samaliyed mid dabada kuhya burabur dhanwalba ah Ethiopia 🇪🇹 damacoda helen walibana basid dalkina ..💔
@MahadHussein-zs9ie
@MahadHussein-zs9ie 2 дня назад
Qof walbo degankisa xasan shekh ka food dr adna adan kaso hadal
@ShaficiXuseeb
@ShaficiXuseeb 2 дня назад
Nin yahow beenta jooji xasan nadd ma bixin
@shorttube507
@shorttube507 2 дня назад
Muuse us daji bisha 12 /31 way baxayaane
@Raabi70
@Raabi70 2 дня назад
Siyaasi aan aqoon haysani waa bulsho bilaa iftiina
@suldaan6712
@suldaan6712 3 дня назад
Soomaalinimo waa beerdulucsi munaafaqadi ku lammaanthy wax soomaalinimo loogu yeedho majirto...la isku fahan awr kacsiga iyo waraabe u taaga...walle markalaan soomaalinimo laygu dagin😂
@suusaanabdi5058
@suusaanabdi5058 2 дня назад
Vila somaliya khayr kama soo socdo😢😢
@xasanxuseen9708
@xasanxuseen9708 3 дня назад
xasan duuufle isgaa jeclaa itoobiyanka markii layidhi somalind ayaa badsiinaysa ayuu hinaasay lkn waxn layaaban ahay rer koonfurku maxay u nacayaan somalinad
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 3 дня назад
Nio aadanaw maanta ayuun baad runta sheegtay
@MURAADMEDIA-xf8tg
@MURAADMEDIA-xf8tg 3 дня назад
Somali waxa ay noqotay dal tusaale loogu so qaato fashilka iyo dib udhaca Somalia waxa siyaasiyiin calooshood Usha qaystayaal ah 😢😢😢😢😢
@Mohame-Amiin
@Mohame-Amiin 3 дня назад
Wix shalay qeylinaye in saxn so kireysty bey aheyd manta ayaga unba amusan mahe somali kale ma jirto adan
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk 3 дня назад
Walahaya Aadanowo waxasi waa waxa madaxu igu xanuuno maraka aan jawaba uu wayo sababata somaliya sida uu samiinay.. 🤔🤔
@ibrahiimmohamud6707
@ibrahiimmohamud6707 2 дня назад
Somalia waxkama sosocdan
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 3 дня назад
Xasan dekad dal iyo dadtoona ma rabo wuxuu naftiisa ucuno uunbuu doonayaa
@GudoonHassan-j1u
@GudoonHassan-j1u 2 дня назад
Wcs wll aadan sahan ❤❤❤❤❤❤
@Besthistoryworld1
@Besthistoryworld1 2 дня назад
#telefashinka qaranka
@suldaanka7
@suldaanka7 3 дня назад
Somaliland iyo muqdisho heshiis bay ku ahaayeen in badda labaxsho
@BaraweGraphicStudio
@BaraweGraphicStudio 2 дня назад
The lengd man Adan sahan
@abdilahiali6677
@abdilahiali6677 2 дня назад
Somaliland 4:33
@Sabnaxasan
@Sabnaxasan 2 дня назад
Mid ba mid madhaamo
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 2 дня назад
Waa. Saxiix😢😢
@MAJIDSHEEKO
@MAJIDSHEEKO 3 дня назад
Waa sax❤
@truthhurts2085
@truthhurts2085 2 дня назад
War ganacsi iyo kiro aya laga hadlaye lkn adeerka muuse military kacbada weeraro ayuu 50 sano siinaye oo uu laha diyarad waqti walba burburi karta iyo aqonsi eeysan awoodin oo muqdisho kuxiran ayuu kubadashe
@kaaha1233
@kaaha1233 2 дня назад
Muqdisho aqoonsi somaliland ma siin karto waayo iyaduba isma xukunto xtaa cidamada dhulkeeda jooga iga baxa ma odhan karto waa loo taliyaa ta kale awooda aad kacbada ku tifaaceyso maad dumarkiina amizon ka difaacdan ood dal dhisataan😂😂
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 2 дня назад
Come back
@kaaha1233
@kaaha1233 2 дня назад
Rer somalia maskaxdooda ma isticmalaan waa caruurtoo kale😂
@TechBarAmaBaro4810
@TechBarAmaBaro4810 2 дня назад
Shacabka ma aha wall ee waa xasan gurguurte waad ogay waagii 'Farmaajo' sida ethiopianku qorraxda dalladda uga dhigi jireen.
@AbdirahimYaqub
@AbdirahimYaqub 2 дня назад
Waa runta
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 3 дня назад
waa aqdig muusi baahi hhhhh
@Goalsports5-wx6hl
@Goalsports5-wx6hl 2 дня назад
😅😅😅😂😂😂😂😂😅😅😅
@Dumrul-py2ck
@Dumrul-py2ck 3 дня назад
Map ka ad isticmalaysi waa mid khaldan gabi ahantiba Ooo mapka aad Somaliland ku shegaysi waxad ku dartay dhul waynaha SSC khatumo
@YahyeYusuf-dd1rj
@YahyeYusuf-dd1rj 3 дня назад
Sool Somaliland ayay ka mid tahy
@Dumrul-py2ck
@Dumrul-py2ck 3 дня назад
@@YahyeYusuf-dd1rj hooyadana ana qaba ok ✌️
@xuzeenapdi86
@xuzeenapdi86 2 дня назад
Mxd state sheegan somalia kumaba aqoonsanee shuruudihiina maad buuxin. Marka hore sanaag ku soo darso hadaad dooneysid inaad state sheegato
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 2 дня назад
​@@Dumrul-py2ck ssc naas dheer Mel an laascanod ahayn iyo tuuloyinka sool baro anay ka talin bal isheg langabow
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 2 дня назад
​@@Dumrul-py2ckssc naas dheer Mel an laascanod ahayn iyo tuuloyinka sool baro anay ka talin bal isheg langabow
@DailyUseful-01
@DailyUseful-01 3 дня назад
Wa Runtaa Aadanooww
@AmiinIrmaan
@AmiinIrmaan 3 дня назад
Really🔥🔥
@xadiisaadam4011
@xadiisaadam4011 3 дня назад
Sahanow dhexdaxaadkii waa ka baxde dhibka jira waxoo ahaa maamul gabaleed Io dowlad inee heshiiyan balse hda waa dowlad Io dowlad
@xuzeenapdi86
@xuzeenapdi86 3 дня назад
Meydun marka horaba muunafaqada iska deysaan oo warka sidaa u cadeysaan ood tiraahdaan hormarkiina ma rabno
@azooziofficial4277
@azooziofficial4277 3 дня назад
Labada waa isku keymid
@Wiilkaaxmed
@Wiilkaaxmed 3 дня назад
Somaaliland ethiopia sharciyad bay siisay ay dhul ku qaadan karto haday somalia ka aamusi lahaydna itoobiya dhulka waa u xalaaloobi lahaa lakiin in itoobiya somaliya ciidan soo galiso macnaheedu maaha in dhul siiyay waa in ay xad gudub tahay hadii laga aamusana shrciyad dhul qaadasho ah ma siinayso ee somaliya waxay ka dhigaysaa dhul lagusoo duulay awoodna u yeelan waayay inuu is difaaco Farqiga waa intaaas
@xuzeenapdi86
@xuzeenapdi86 3 дня назад
Oo wxy farqiqaga u dhaxeeya dadaka hobyo in lasiiyo in dakada berbera laga kireeyo 😂
@Wiilkaaxmed
@Wiilkaaxmed 2 дня назад
@@xuzeenapdi86 dakada hobyo heshiiskeedu waa in ay maal galin u raadiso wax kala soo dakto share laga siiyo faaidada ee maaha inay 100% iyada maamusho saldhigyo ka dhisato waxaad ogtihiin naadi ay dowladaha khaliijka sameeyeen bishan gudaheeda kaasoo ay ku sheegeen inay masuuliyad iska saarayaan amniga bada cas oo aana masar iyo somaliya ku jirin balse ethipiopia lagu daray naadigaas Dhalinyarooy waa inaan fahano dhulkaan la wareeg oo adiga 100% hayso iyo lacag lagu dhiso keen wax ka dhoofso kala soo dag lkn anaa leh way kala yihiin
@abbazahmed2847
@abbazahmed2847 2 дня назад
Adanow qaabka labada isku bar bardhigtay isku mid maaha. Itoobiya dhul baded la siiya lagu shaabadeyo ayaa ka xun in itoobiye somalia military ahaan uso gasho sababtoo ah somalia haddii xoogaa ay xoogeysato itoobiya si fudud ayaa lo saari, mida badda in la siiyo wa adag tahay in laga saaro soomaliya
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 дня назад
Ciiidan dagaalamaya oo iska kaa celinaya ayaad leedahay waraaqo yaal meel baa ka khatarsan 😂😂
@haras2143
@haras2143 2 дня назад
Ciidamada Itoobiya Koonfurta Somliya Si Sharci ah ayey ku jogaan wakhtigooda marka la gaarana way bixi!
@kaaha1233
@kaaha1233 2 дня назад
Madaxweynaha somalia wuxu ku yidhi cidamada Ethiopia baxa lkin iney baxan iska daaye cidamo hor leh ayay kenen waxay sharciga aad shegeyso😂
@haras2143
@haras2143 2 дня назад
@@kaaha1233 halka uu ku yiry baxa ii keen wllo Wax aadan ogeen laguma hadaaqo Mahadsanid
@AliaDirie-n1g
@AliaDirie-n1g 2 дня назад
Ciidamada ethopia ee somalia jooga ATMIS ayey ku jogan qarkodna farmajo ayana kny mida kle cid xasan sh ku tagersn ma jirto Mida kle hobyo cid bixi karto ma jirto lkn loghaye waxy u dhow dhy xuduuda ethiopia
@HodanMaxamuud-jo1eq
@HodanMaxamuud-jo1eq 2 дня назад
Oo hadaydan ogolen waydinki muuse bixi ku mudaharadaye mad mudaharadan sheko😂😂
@nazirabdi9554
@nazirabdi9554 2 дня назад
ok wll sidii bada berbera looga qayliyay ee looga mudaharaaday ee fanaan tiktoker youtuber weriye siyaasi aan loogu kala hadhin maxaa tan loo maqliwaayay oo loo odhan waayay dhul soomaaliyeed Ethiopian uma ogolin mise marka ay somaliland wax samayso ayaan soomaali noqonaa oo calanka lasoo wada qaata oo la idha dhul soomaaliyeed Ethiopian siin mayno
@xamseeid170
@xamseeid170 2 дня назад
😢😢😢
@jeebjiib6729
@jeebjiib6729 2 дня назад
Itobiyaanaa dekedda hobyo lugu baryay iney qaataan intee kakeentay mase warkaan aad la liiceysid sidiisa inaan isaga rumeysannaaad rabtay
@salmanbashiir1712
@salmanbashiir1712 2 дня назад
Pro waa sax dakada hobyo inay waxkalasoodagto wxna kadhoofsato ayuu dawlada ogashahay lkn dhilaygan wxuu kadhigooya inlagutuugooyo
@abdiweheliye8022
@abdiweheliye8022 2 дня назад
Beenaale qabiiliiste ah ayaad tahay
@wacdimedia5533
@wacdimedia5533 2 дня назад
Runtad diidaysa 😂
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 2 дня назад
‏لااستبعد سيناريو اوكرانيا في الصومال تنظيم الاستفتاء مزور لمناطق الصومال لضم اثوبيا مثل القرم ولوهانسيك ودونيسك في منطقة دونباس ان يفعل ابي احمد في الصومال كما فعل بوتين في اوكرانيا اعلان جزء كبير لصومال انضمام اثوبيا تحت كونفدرالية لااستبعد كل هذا الامور والله ‎#الصومال
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 2 дня назад
Aadan fahan walaalo Somalinimada ganacsi weeye sida iran ugu ganacsato falastiin Hhhh هزلت
@nimonimco3063
@nimonimco3063 3 дня назад
Xasan sh:wuxuu ka shaqaynayaa Mashruura Somaliya lagula wareegayo. Shacabku wadani bay modayaan. Hadii aad sidaa ufikirayso habeen ma jirtid!!!!
@liibaanmaxamedaxmed1496
@liibaanmaxamedaxmed1496 2 дня назад
Ereyga ah Xasan dalxoreeye wa munaafaqnimo baanka taal munafaqnimaduna wa labawajiileen
Далее
Редакция. News: 136-я неделя
45:09
Просмотров 1,1 млн
Трудности СГОРЕВШЕЙ BMW M4!
49:41
Просмотров 1,5 млн
MAGAALO AAN SURWAAL LAGA XIDHAN 📍RAASO
16:43
Просмотров 156 тыс.