Тёмный

Caweyska Washington 

VOA Somali
Подписаться 520 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Caweyska Washington: Wareysi xiiso leh oo ay Asha Ibrahim Aden "Caashocuud" Minneapolis kula yeelatay fannaanadda caanka ah ee Hiba Maxamed Huddoon (Hiba Nuura). Qeybta 1-aad.

Опубликовано:

 

6 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 9 месяцев назад
Waxan filayaa maama hiba, national theater'kii in ay ku bedasho masaajidada, heesahana ay ku badasho digriga alle, run ahaantii heesaheedu aad bay u macaan yihiin, laakiin alle xagiisa wax kama gooyaan, runtii qofkii wali nool nasiib buu leeyahay, alle ha u denbi dhaafo maamo hiba❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 9 месяцев назад
Mashaa Allaah ilaahay Ha ku xafido Maama Hibo waa fanaanda 1aad Aan Aadka u jeclahay.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 8 месяцев назад
Xishood,karti iyo hufnan bay dheerayd Hablaha waaberi Hibo nuura Cimriga iyo Caafimadka ilahay haku barakeeyo Habo❤
@hindayusuf4661
@hindayusuf4661 9 месяцев назад
Edaday macan hibo maxed hodon H.Nuura ilaahay cimriga caqliga cibaadada intaba hakuu barakeeyo .......mahadsanid wariye caasha cuud baarakalaah
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 9 месяцев назад
Maansha Allah Caasho Ciud cod la yaab leh Ayaad leedahay Allaha ku dhowro Fanaanada qaran Hibo Nuura Allaha u siyaadiyo cimriga Aad baan u jeclahay fankeeda
@abdullahimohamed9706
@abdullahimohamed9706 8 месяцев назад
Hibo(Nuuro) waa qaali, Raboow ku dhoowr, amiin.
@muhamedhusein2980
@muhamedhusein2980 9 месяцев назад
Mid ka mid ah Tiirarkii ugu waaweyn fanka soomalida Hiba Noura❤
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 9 месяцев назад
Maashaaallaah Tabaarakaallaah cod macaanaa aad baan u jeclahay heesaha HIBA NUURA.
@abdikaficafo7276
@abdikaficafo7276 9 месяцев назад
Casho cuud. Heestan naf jaceyl haleelay waad jeceshahay adigoo qadayaan arkaye codkaga Kali ah🙏
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 9 месяцев назад
Mashaa Allaah guul iyo gobanimo mama hibo waad soo halgantay
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 9 месяцев назад
MASHALAAH HIBA NUURA ALLA HAKU XAFIDO
@ApdixakiinChama
@ApdixakiinChama 9 месяцев назад
Maashaallah guul iyo gobinimo mam hubo nuur
@awilawad123
@awilawad123 9 месяцев назад
hibo nuura waa fanaanada ugu heesaha badan ugu codka macaan ugu akhlaaqda asluubta iyo dhaqanka wanaagsan ee aadan marna ka dhergayn alaha ku xafido maama hibo nuura cimrigana alha kuu dheereeyo ❤❤❤❤❤
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 9 месяцев назад
Uguma cod macaana lkn inta kale waa runtaa waxay aheyd qof aad u wanaagsan
@mohamedfarah4866
@mohamedfarah4866 8 месяцев назад
Allaha caafimaad Wanaagsan siiyo Mama Hibo Nuura aameen aameen
@cabdilaahiidriis598
@cabdilaahiidriis598 9 месяцев назад
Hibo Nuura maashaa allaah Mamo ilaahay haku dhowro
@cabdilaahiidriis598
@cabdilaahiidriis598 9 месяцев назад
Caasha Cuud maashaa Allaah Allaha ku Xifdiyo hees aan jeclahay bay dhextaal kadhigtay Kuluc & Hibo Nuura wayba kusoo xidhay barnaamijka
@ainanyacinovic1506
@ainanyacinovic1506 8 месяцев назад
Masha Allah Masha Allah walahi aad an u jeclaaday in an maqlo codka hibo nuura fanaanad qaaliya alaha ku xafido long life habo hibo nuura sido kalee wariye caasha cuud salan sare abaayo
@fowsiyaali3097
@fowsiyaali3097 8 месяцев назад
MashaAllah Nolow Hibo Nuura Nice voice ❤❤
@mowlidabdi4390
@mowlidabdi4390 9 месяцев назад
The best of all times cafimad iyo camal suuban Hibo halgama wadani ah
@abdimuse7911
@abdimuse7911 9 месяцев назад
Eshcalaa Fanaanad Codmacaaneydaa Hibo Nuura, Hablhii waaberi waa kala Darnaayeen inta noolna caafimaad iyo cimri dheer eebe ha ugu deeqo, i tii dhimatayna dembi dhaaf iyo janooyinkiisa insha allaah❤
@kingfahad8899
@kingfahad8899 9 месяцев назад
More better Cimri dheer Maama Sharaf heestaadii Raxmad sigaar ah ayaan u jeclahay ❤
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 9 месяцев назад
Masha allah Hiba nuura ilahay caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo ❤ thanks Caasha Cuud
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 8 месяцев назад
Hiba Nura one of the most popular and bold musician in the recent century.
@munamuuse3728
@munamuuse3728 8 месяцев назад
Allah ku dhawro Mama Hiba nuura.
@abdussalemaare2566
@abdussalemaare2566 9 месяцев назад
Maashaallah hiibo nuura iyo caasha cuud
@abdullahiCabdi-mp3lj
@abdullahiCabdi-mp3lj 8 месяцев назад
Wll shay mcn aad ayad umahadsantahay❤
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 9 месяцев назад
thanks waayo waayo iyo xasuus horey inkastoo wayadaa anan joojin anigu habo cafimaad iyo firdawsa cashuud adiguna wad mahadsan thy
@abuubakarsaid7531
@abuubakarsaid7531 8 месяцев назад
Fanaanad qaran waa qofta kaliya ee aan ugu jeclahay fananinta somaaliyed waa wadaniyad akhlaaq iyo sharaf leh wa qof dadka somaaliyed oo dhan ixtiraam kuleh❤❤❤
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 4 месяца назад
Eebe ha dhawro Hibo Nuura
@omarnuh
@omarnuh 9 месяцев назад
Amamaay Alustaada Hibo Momamed Cudoon [Hiba Nura] Cod Tool moonaydee Waayo waayo waxayna ka mid ahayd Hablaha ka Tilmaaman Hobaleedeenii Caan baxay ee Waber Stars, Thanks Alot Asha ud. Ex Hamar Child Omarpk. sun.12:00pm.15okt.23.holland.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 8 месяцев назад
Muusow sida garaadka ilaahay u amaan oo ubari si aad uguulaysato.
@alikibaar132
@alikibaar132 7 месяцев назад
Hibo 25 fanaan ayey la heestay 1.m.axmed. 2.m.saleeban. 3.m.yusuf. 4.m.mooge. 5.m.a.dacar. 6.m.i.qalinle. 7.cumar dhuule(wadani). 8.cumar rooraaye. 9.c/qaadir juba. 10.c/qadir xasan nageeye. 11.c/khadar xasan .12. G/naasir macalin.14 .cabdi muxumed.15.cabdi qays.16.cismaan gacanlow.17.xasan aadan.18.xasan aadan.19.a.c.cigaal.20.axmed mooge.21.axmed rabsha.22.saalax qaasin.23.bashiir xadi.24.faarax guuleed.25.shamuuri(wadani)
@yusufaskarkhayre
@yusufaskarkhayre 9 месяцев назад
Hibo Nuura iyo Caasha Cuud Waad salaamantihijn ❤❤❤❤❤😂😂❤
@yusufaskarkhayre
@yusufaskarkhayre 8 месяцев назад
Mahadsanid
@kamalkhashoggi2374
@kamalkhashoggi2374 9 месяцев назад
Masha allh fanaanad hibo nuura allah xafido qisooyinkeeda jacaylka maba sugi karo
@RadioIskaarbo
@RadioIskaarbo 9 месяцев назад
Thanks caasho
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 9 месяцев назад
Hibo nura wa qof qali ah illahay cimri dhere iyo janadi Fardowso ha siyo
@mohamedali7812
@mohamedali7812 9 месяцев назад
Cawa hibo nuura iyo casha cuud waxay indhaheyga ka keneen ilmo ano sooxusuustay wayahii dahabiga hibo aduunka nicmo cafimaad akhiro firdoowsa wariye sare casha cuud aduun iyo akhiro tama. Waxaan ka codsanayaa in aad badisid wareysiyada fanki haday tahay hesa abwan laxameyste majajaleyste thanks alot casha cuud baàbaaa .
@user-ey2hk7zu7b
@user-ey2hk7zu7b 9 месяцев назад
Ahaa l love your soud
@yunisahmed9979
@yunisahmed9979 9 месяцев назад
Cashay ,i love your voice.
@shukrilibax
@shukrilibax 8 месяцев назад
Masha allaha guulsto walal dulmigi diid free Palestina 🇵🇸 🇵🇸. 🇵🇸🇵🇸❤️🇵🇸🇵🇸😭😭💔😭😭✌️💔 Ilaah ha u gargaro shacbka musliminta oo dhan amiin yaa allaha 🤲🤲🤲
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 9 месяцев назад
Tanks caasho cuud
@geljirownuurow9115
@geljirownuurow9115 9 месяцев назад
Hibo nura iyo cashable cud wan idin salamay away Hiba yerey maxd ugu keniwayday samideda
@user-yy6id6bn3p
@user-yy6id6bn3p 9 месяцев назад
Caasha cuud waan kusalamay❤
@warsameissa7156
@warsameissa7156 9 месяцев назад
Hibo nuura I sow her lake calhun 3 Years walageey fanaanad or somali celebrate ka wanaagsan ma arag hibo nuura cimri dheer iyo cafimaad 👌
@mohamedhilowle3384
@mohamedhilowle3384 8 месяцев назад
Waa laba Qof oo Dumarka ugu qiimaha badan dhanka Heesaha Hibo dhanka Wariyaasha Caasha-Cuud, HornAfrik baan ku bartay aad ayeey u wanaagsan yihiin labaduba akhlaaq ahaan & Somalinimo intuba.
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 9 месяцев назад
WE ARE LOVE MAMMMMMA HIBBBO ❤
@maxdar11
@maxdar11 9 месяцев назад
Anoo niyada kuluc niyada ku hayaa wlaahi ayey caasha tidhi kuluc kwrn
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 месяцев назад
❤❤❤❤is a very 🎉
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 9 месяцев назад
Wow caadi maaha
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 9 месяцев назад
Caasho cuud iyo Hibo Nuura allaha xafido
@AbdisalanHassen-bn2lx
@AbdisalanHassen-bn2lx 8 месяцев назад
Hiba Nuura
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 9 месяцев назад
👋 Cuud&Fanaanada Hibo.
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 9 месяцев назад
ASC VIVA 7UP MASHA ALLAH MASHA ALLAH M MA FIILLLLAYO HIBO NUURRA O KALE IN FANNADATINTA LAGGA HELLLLLLAYO HIBO NUUUUUUUUURRRA NOLLOW ILLLAH HA KU XAFFFFFIDO MAMA WADDANIYADADA
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 8 месяцев назад
Hibo iyo c/naasir maclin kaalinta koobaad bay iigu jiraan
@moonlight2373
@moonlight2373 9 месяцев назад
hibo somali finest
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 9 месяцев назад
Maamada fanka sharafta dalkeen
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 9 месяцев назад
MAHADSANID CAASHUUD
@halimahersi8454
@halimahersi8454 9 месяцев назад
Wankujicelnahay mam hibo nuuro mahadsanid cash cuud
@AbdikhadirAlimursal-js7rh
@AbdikhadirAlimursal-js7rh 9 месяцев назад
Labadiin labo shaqsi oo wanagsan aya tihin oo wali aqlaaq & diin ahan ku wanagsan ...casho shacuud hon afric radio
@cabdirashiidcusmanwanas
@cabdirashiidcusmanwanas 9 месяцев назад
ku xiji Xasan adan
@mussaali3842
@mussaali3842 9 месяцев назад
Wuu kala dhiman yahay Caasha Cuuday barmaamishkaagu daldalool badan baa ka muuqda !!!!.
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂🎉😮
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 месяцев назад
Hibo nuura hibo sharaf deris aheyn wardhigley guriga ku koray guriga ku dhegen rer xaji gadafey deganan jirtay
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 9 месяцев назад
Heestu waa DOWGAL Heesaha laxamada layaabka leh Ayay ka tirsan tahay ereyadana waa tiris gaaban
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 9 месяцев назад
ASC VIVA 7UP FANNANIDA ABWANADA FANNADAD HIBBO ABWAN MAKKI XAAAJI BANNADIR WADDANI GUUBBABIYE DAWLADU SI GOONIYA HA U MAMULLAN 2 SHAQSI WAAAAAAAAAAA SIDAN SAMAYN LAHAAAAAAA HADDAN AHAY MASUL LA MAQLAYO
@Worldwide24hrs
@Worldwide24hrs 8 месяцев назад
Reer Palestine wa dulmanyihin. Waxbo uma qabankarno annagii aya 32 sano kala quban. Masjidka ay koolkooliyan Alaqsa hala gado oo dhaqaalaha kaso baxa halagu tagero jamhadaha Palestine ee wax iska caabinta. Taladaas ayanu u hayna reer Palestine hadanu Somali nahay.. gurigaas balaaran ee Suleiman dhisay, Maxammadna ka duulay $billions of dollars wu gadmaya.
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤😂🎉😮❤❤❤❤❤🎉
Далее
Caweyska Cawke iyo Jaajuumow
1:36:22
Просмотров 467 тыс.
Wareeysi Caasha Cabdoow November 2011 By VOA Somali
43:00
Cadar iyo Cawke, sheekooyin qosol badan.
6:08
Просмотров 20 тыс.