Тёмный
No video :(

KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 Dulmiga Lagula Kacay Gabadhaan | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 25 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 Dulmiga Lagula Kacay Gabadhaan | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

12 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 560   
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 29 дней назад
I never support this dahir but this tym i support him the way he treat the Girls with patient masha allah may Allah protect him always 😢😢😢😢😢this story its pain 😢😢😢😢😢
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 Месяц назад
Daahiroow gabadhaan aqiro iyo aduun hadii aad tan cawiso dabigaaga Allaah waa dhaafidoonaa
@aminayusuf4899
@aminayusuf4899 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Walaahy illintaa iga joogsan la.gabadhaan calaamadaha isha xasadkaa iiga muuqata quraan badaneey rabtaa iyo duco badan ax ax
@farhiyamahamud35
@farhiyamahamud35 28 дней назад
😭😭😭😭😭😭
@sahraj3885
@sahraj3885 27 дней назад
😭😭😭😭 Allah ha kaaga qabto Gaalada Allah ha kuu sakhiro Waalidkaa iyo Walaadadba iyi Ninkaa aad Caruurta wada dhasheen ALLAHUMA Aamin Aamin Ay
@user-ni1yx5py1v
@user-ni1yx5py1v Месяц назад
Gabadhan waa gabar fiican runtii waalidkaan Allaha xaqa tuso gabadhaan Allaha caawiyo
@lailafarah2575
@lailafarah2575 29 дней назад
Allaahuma aamiin
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Aaamiiìin yaa rabbi
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 29 дней назад
Illaahow ugar gaar gabadha yartaa ilmaheedana illaahow gacan gaalo ha gelin aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Somalifooddecorandbeauty.
@Somalifooddecorandbeauty. Месяц назад
Ilaahow cadawga uga qabo caruurteeda aamiin yaarabi
@cousinbro1580
@cousinbro1580 Месяц назад
Walhi waa ciilan tahay gabadhan Illaah ayaa wax walba naga og Illaahey culeyska hakaa dul qaado waa habeenka barkiisa dabe waan kuu soo duceeynyaa abaayo ninka nooca ahna qabiil ma matalo qofki qabiil ugu hiiliyane waa qof aan jirin qalbiga Allaha kuu qaboojiyo owlaadana Allaha kuu xafido abaayo
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Месяц назад
Wiilkeena hadii uu xumado waxaan lasafanaynaa adiga si caruurtu noogu fiicnaato waa hadalkii Daahir Calasoow runtii waxaa ladhihi karaa Daahir Calasoow waa nin sifiican Hablaha ugu dhow una naxariista Daahir ajar baad kahelaysaa keep going mudane.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Arinkaan waanka ooyay walhy Gabadhaan imtixaan ki iso maray lamid so maray laakiin wadan gaalo majogin Dhaxalkii aabahay la iididay hooyaday iyo 4ila dhashay iyo 5habaryar u ahay iisoo wada baxay xataa igu sigay inay nafta idhaafiyaan ilaahayoow hadaan 01 ka helay Kansar iiga dhig markaa waa ciil Gurigii iyo magaaladi waan uga guuray😢😢😢😢 alx iyagana mucjisuu alle tusay Hantidii ay diidayeen cadow kala wareegay xataa dhulkii walogu awood shegtay ganacsigii dukun daakuun Ax ax ax aniga wuxuu alle iigu gargaaray yaasiimo ayan aqrisan jiray istiqfaarbadan Ax gabadhaan alow kaqabo cadowga aamiiin wala imtixaamay Waalidkay anigoo uroon dollar siinaya ax ax siday diiyo kala ku dhacday😢😢😢 yaa allaah
@FahadYasinYasirBossman
@FahadYasinYasirBossman Месяц назад
War Gabadhaan hala caawiyo waa gabar caqli badan boqorad ah waa ooyay walahi Naagaha Yurub nolosha uga dhacay maahan ee ragooda dacweeya iyaga oo aan waxba ka sameen iyadana reerkeda waxay ku colaadinayaan ninka dacweey inta uusan gacanta uqaadin caruurteda ayay ka fakireesay waa qof aragti dheer leh nacas baa helay hadaa gabadha isfahmi weysaan macsalama lkn gacan yahu waa ka xumahay abaayo😊😊😊
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Ilaahay ayanku dhartaye 2jeer duhur iyo hado aytahay saacadu 07 fiidnnimo waan ooyay waayo Gabadhaan calaamadaha ISHA XASADKAA HAYSATO qurux iyo karti lagu cunay gaalo iyo somaliba way uga imaan kartaa nin doqon ahbaana qaba yaa allaah Amèy tahay qof aan xaafidu quraan ahayn ama aan dhagaysan qur aanka ax ax ax waxay tiri nabi muxmed ugu magac daray waan u walqalay si aan NABIGA MEEL UWADADA DEGNO AX AX AX ALOOW USUG DINTEDA MACANE AY JECESH HAY AAAMIIIÌN YAA ALLAAH
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Месяц назад
Wlhi Ayaan si fiican ayaan u aqaana waana gabar fiican oo waliba baari u ah hooyadeed iyo wanaheedba yaarabi caawi Ayan Ahmed 😭😭
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Месяц назад
Ineey Ayaan caawiyaan waxaa uga weyn ilaaheygoodii Hawiye iyo Daarood ahaay ee gabdhoow tatashada.
@liinmango3656
@liinmango3656 29 дней назад
Gabadhan weey xanunsantahay. Hooyoded aya uu haysa ciyalka. Waa beented
@liinmango3656
@liinmango3656 29 дней назад
Jimcihi ayey kaa soo baxdey isbitalka dhimirka
@ashaoali8020
@ashaoali8020 29 дней назад
@@liinmango3656 bismilaahi raxmaani raxiim.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
AX AX AX SORRY​@liinmango3656
@casalasal6466
@casalasal6466 Месяц назад
Wlhi waa calolxumo hooyo waa hooyo allow caawi hooyo kasta oo dhibaateysan allaha caawiyo
@firdowsahassan4350
@firdowsahassan4350 Месяц назад
wallahi dumarka mel walbay kudhibanyihin Aniga iyo Gabadhan qisadeyna waay isku dhowdahay lkn Ninkeyga ayaa igarab tagan Hoyadey iyo gabar ilaa dhalatey markan dhaley o sixun laijarjarey on fadhini karin xitaa ilmaheyga qabsani karin garab waanka wayey aniga abo keli ayaan ahay hoyadey darteda iyo gabdhaha ila dhashey san ugarab istago shah ayaan uso kariyey unsi iyo cillan ayaan uso warijeyey 😢😢markii laigursadey Aqal fcn madhigan dahab ma gadan hoyo darad qurxon udhis hoyadaa hoy fcn uyel unbaan islahaa hoyadey aan saas ugarab tagnay waxay igu nacdey wax qabsigeyga aan iskeyga wax uqabsadey 3ciyal ayaan dhaley mid Nairobi ayaan kudhaley labada kale hoyadey agteda lkn cid umul iga bixisey majirin anigo sixun laijarjarey anigo fadhini karin soconi karin 😢😢😢😢😢😢😢anigo shan haben dhalan aan waaxbo Qabsani xitaa cunugeyga aan qabsani karin ayaa laideyriyey waxkale iska dhafa ee gabadha shaqalada o ijogto ayaa laiga mashqulinayey saay wax igu qaban 😢😢😢😢😢😢hoyadey guriga aan wax walbo dhibayee aan magalada aan Xamasho ilmahan nagta shaqalada igu dul firi igama yeleyso WALLAHI QISO WALBO QISAA KADARAN EMOTIONAL AYAAN noqdey intan ka badan kama shekeyni karo
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Месяц назад
Sabiir wll adiigu wanaaji xumaan cidii kula rabta isagay la goaaysaye ciid haku mashqulin ilahayna talosaro oo ku xiidhnoow hooyaana ilali waayo ayadu hadaay ka gaabiso xaqaaga adigu haka gaabin kaay kugu leedahay adiga xaqaaga ilahay baad ka heeli
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u Месяц назад
Wll waxd waxkasto wanaagsan kuhelaysaa adoo hooyada iyada wanaajiya ilahayna ku xidhnaada maskaxdaadana ciilka hakusoo celcelin ismashquuli cafinta badi wll ilhy haku garab istaago iskana ilaali social media inaad soo fadhiisato noloshaada ha iska burburin wll
@hawaali2760
@hawaali2760 Месяц назад
🎉Illaayow caawi hooyadaan dhiban caruurteedana u badbaadi soomaaliyey gabadha haloo hiiliyow hana loo helo qof soomaaliya oo caruurta haya hooyadeed iyo aabaheed halala hadlo qof kasta oo wax qabankara ha is xilqaamo caruurta yaan loo ogolaan inay galaan gacanta gaanada please soomaaliyey is xilqaama intaan ilmaha gurigooda laga saarin xataa ha lagu caawiyo in gurigeeda lagu caawiyo.
@caanoos
@caanoos 29 дней назад
Asc: gabadhan culeys ayaa haya oo stress ah, Allah ha bariso ducada murugada aqriso…لا إله إلا الله العظيم الحليم لا إله إلا ربّ العرش العظيم…….،، إلى آخر الدعاء
@deeqadahir105
@deeqadahir105 Месяц назад
Yaarabi walaahi waan ooyay😢😢😢😢😢
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre Месяц назад
Doqon buu ahaa ee caruurta hanaloo badbaadsho
@hamdinur9382
@hamdinur9382 29 дней назад
Shekadeeda ani marhoraan maqlay lkn ayada uma modeyn hadaan fahmay gabadhaan waxaa ladhahay wow jarjaray illhey unbaa badbaadiyay woxow rabay inta jarjaro inow qashinka kurido sow midi ugu waday ilmihii waa kudhex madeen qeybaha caloosha aad ow ujarjaray ayadoo miyirkii katagay ow dhimasho ugoogownayo ow malaha rabay inow qeybiyo ayaa arday jamacada booliska uweceen
@nimcokuukaayofficial563
@nimcokuukaayofficial563 15 дней назад
​@@hamdinur9382subxaanalaah
@Isaak.K
@Isaak.K Месяц назад
Acuudu billah Wuxu gunsana xata abeheed dad wada iman la‘ we make du’a sister 🤲🏾😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Yaa Allah alloow caawi I'll xasad umaleynaa qur aan badan rabtaa iyo duco badan ax ax
@Nastani91
@Nastani91 Месяц назад
Wlhi gabadha dad nimo ledahay hadi ay isku buuqday waxba ma qariseen way iska hadli lahayd sida ay wax u xeerisay ayaa mashaa allaah qof walbana wu qaldami karaa lkn wlhi waxbay xeerisay ❤❤❤
@amalrage9786
@amalrage9786 Месяц назад
Poor Mum! She is going through a very tough time! She needs kindness and comfort as she is completely tromotized by the death of her child and also that she was almost killed by her husband. She needs psychotherapy and counselling. She also needs emotional support, understanding, patience, listening and none judgmental people with a positive attitude and behaviour towards to her while she is prossesing and recovering from this horrific events! She is not in state to challenge or judge her now. She needs help from family, friends and people who could feel and understand her pain and able to encourage and lift her up without nagativity and nonsense talk.
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Месяц назад
Ilmo haday mar gacan galo so gasho wa Albaab furan Allaha uga qabto shartooda hooyadan Carurteda kuwa shirqoolay iyo kuwa qaadanayaba Aamiiin
@a3d1rahman
@a3d1rahman Месяц назад
Waalidkaa ayaa waalid Xun. Sabar Intixaan waaye
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 29 дней назад
Amiin yaa Rabbi
@mohamedabdullahi9279
@mohamedabdullahi9279 Месяц назад
Subxaana Allah Rabbi haugargaaro Wallaahi beerka ayaan ixanuunay sidaan uooyay. Rabbi hauboog dhayo
@zulluufahimagabu6050
@zulluufahimagabu6050 Месяц назад
Scw Scw Scw Scw Scw Scw....Very Painful ...I Can't Watch More Than These Waallahi....Yaa Rabii Yaa Rahman Protect Our Female Who Are Going Difficulties 🤲🤲🤲🤲🤲
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Месяц назад
😢😢aALLAAHU AKBAR 😢ALLA MXA NIN XUNI NAAG CIQABAY ALLOW INTII XUN INAGA XIJAAB OO BAALAYO XILAGUBAA DUMARKA SOMALIYED KA XIJAAB😢
@SuadFarah-n9s
@SuadFarah-n9s Месяц назад
Waalidkan l dhofiyey hadana ilmahoodii dhibaaya ilaahay ka baqa waaalid iyo.walaal. gabadhan caqliley waaye.mashaAllah.
@hawohosh9198
@hawohosh9198 29 дней назад
Somalidu waxay caado u leeyihin wiil iyo gabar hadey is qilaafan gabadhey culeyska saaran waxay dhahayaan walaakedey ka hortimid
@QaniYusuf
@QaniYusuf Месяц назад
Ax ax why wa so sad. Xaloosha u hurtay. Nin somaali wa qashin qarkood.
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
Kaliga ma tihid Allah leedahay ,iyo somali inta wanaaga jecel ,oo aqoon iyo qalin kugu garab istagi karta Daahir calasow team maxkamada cadalada ah insha allah ,wbt wa kiski u horeyey aan aad ugu Oyey caloosha ixanuuntay ,wa ku du'ayn Allah ha ku caawiyo
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Walaahay 2waqti ooyay duhur iyo hada oay tahay 07 11fiidnimo
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Месяц назад
Waxas nin ma aha waa bahal ee gabadha dahiroow ha la cawiyo somalinimo qabil wuxu noo yahay ma leh gabadha yarta walaahi waa la ooyay ilahoow qalbiga u qabooji
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 28 дней назад
Nin raag ah gabar ka oohiyo aad ayaaan oo ka xuumahaay waaxa gaaraya gabdhaheena somaliyeed😭😭😭😭😭😭
@ziziprecious3124
@ziziprecious3124 Месяц назад
I knew this girl long time ago before she even had her first kids. We were sort of friends back then for a while. However, I stopped being friends with her because I found out that she wasn't so nice. At first she seemed very sweet and kind but when I got to know her better I saw a different side to her. One that was mean, divisive, that takes advantage of others and just a bully. Shortly afterwards, I stopped being her friend. Almost year later after that, she calls me up randomly one day very angry, hostile and wanting to fight with me over the phone. I was so confused because I hadn't seen or spoken to her all that time and there was nothing for us to even argue about. In the midst of her harassing me, she tells me that she was possessed by a jinn and that the jinn was abusing her. I was so freaked out that I hung up the phone. Never talked to or seen her ever since. Anyway, I'm sorry for what she's going through now. May Allah swt help her and her kids.
@imaansh1590
@imaansh1590 Месяц назад
NINkii dhib ka u geystay inu comments ku caayo waa ka xumahay. gabadhaan anaga naqaan gabar ka asturan oo ka fiican ma jirto fiiri dadka dhan yyaqaaan laakin. ayada oo aad xumeyseen hadan inaaad caaay u soo oortaan waa ka xumaha fear Allah. adage public ku caayi mica qof fiiican ah?????
@user-dp1cf5re6b
@user-dp1cf5re6b Месяц назад
I feel sorry for you habaryar.. Allah waxaan kaga baryayaa in uu kuu saqiro armahaaga dhan, waan kuu ducaynayaa marwalba.aamiin yaa Rabull Caalamiin.
@reemali6728
@reemali6728 29 дней назад
marexaan Ayuu ku waashay
@reemali6728
@reemali6728 29 дней назад
maxaa qabiil ugu ordeysaa
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 29 дней назад
Gabadha ooyneysa la ooy adigaaba qabiilku waashaye​@@reemali6728
@SaciidAbuukar-uj5zj
@SaciidAbuukar-uj5zj Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@N.A.M1234
@N.A.M1234 Месяц назад
Scw scw scw
@KabelOumalkairemed
@KabelOumalkairemed Месяц назад
😢😢gabadh wanagsan nin fican mahesho😢😢😢😢in ay walaan bay donayan ee walalay ducayso 😢
@CalafwaaCajiib
@CalafwaaCajiib 29 дней назад
Gabadh wanaag udhalatay lakiin gun heshay 😭 haloga hiiliyo Daahir jazakallah
@kinsialin8009
@kinsialin8009 25 дней назад
Wlal wey xanuunsanaysaa gabadha yari
@FAAD21
@FAAD21 Месяц назад
Wlh waa naxdin qof aad soo korisay dhabarka hakaa toogto😢
@khadraali2862
@khadraali2862 Месяц назад
Habaryar ilaaheey hakuu hiiliyo caruurtaadana gaalada hakaa indho saabo aamin
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Месяц назад
Please gabadhan halacawiyo
@khadraali2862
@khadraali2862 Месяц назад
Ooyin taadu qalbiya ayeey xanuunjisay allah ha kuu gagaaro
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu Месяц назад
Gabadhaan garb somalinimo ayey U baahan tahay Iyo ilmaheedana loo badbaadiyo illaahay ha ubadbaadiyee
@hannahani192
@hannahani192 29 дней назад
Waqtigaan walalo iyo family fcn wey yaryihiin, ma ogi waxa dadkii damirtii ka qaadey😢, alaha ku Caawiya abayo macan
@ahmedmohamud787
@ahmedmohamud787 Месяц назад
That’s same issue I have in. USA be patient sister allah’s with you insha’llaah
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Месяц назад
Ilaahey hakuu saqiro wll
@Yusufxasann
@Yusufxasann Месяц назад
GABADHAAN HALA CAAWIYO. ANIGA ILMAHA AYAAN U CABSANAYAA WAAYO WADANKA AY JOOGTO AAN AQAAN. WALAAHI WAA QATAR EE ILMAHAAS BAD BAADIYA FADLAN
@fatal2340
@fatal2340 Месяц назад
Sorry, Ilaahedy dumarka ha xafido
@halanenuur128
@halanenuur128 28 дней назад
Waxa. Aad u fcn in ilmahaa la bad baadiyo hadii wadanka la keeni karo lakeeno.
@user-gc9bz2yj6i
@user-gc9bz2yj6i 28 дней назад
Qof ad la Hadasho hadi ad rabto I am here for you Abaayo
@ibaadoafroow9002
@ibaadoafroow9002 Месяц назад
😢allhu akbar allhu hugrgaar Ada ayaan uga xumahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu Месяц назад
Habaryar waa kabaxaysaa iska adkaysi Hana illaahay waxaan kaaga baryayaa inuu kaa saro ciilka Iyo caloolxumada 😭😭😭😭😭
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 29 дней назад
Gabadha wa emotional maba hadli karto Dad Somaliyed ha lo geeyo caruurta Hana loo duceeyo inaan caruurta gacanteda laga saarin
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Месяц назад
Haadaad caaruur kudhiibaataasaan taahaay ciid kuu naaxaasaah maajiirtoh.
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 29 дней назад
Xanuunka murugada welwelka Carada Allaha si deg deg ah kaaga qaado
@falisa576
@falisa576 Месяц назад
Gabadhaan ayadoo ciilan dhib lo gaystay ayey hadana Awlaadeeda ka wal walaysaa in laga Qaato ilaahoow caruurteeda u bad Baadi gaalo hawga gacan galin
@sahraj3885
@sahraj3885 27 дней назад
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@saidali7233
@saidali7233 Месяц назад
asc my sister caruurta allah ha ku xifdiyo aamiin
@Nasra-w2k
@Nasra-w2k 29 дней назад
Walaaleey xawaadllan ahay ninkaa ku dilee wasaqaa lama jirno adaan ku hiilinaynaa qaali nin xun qabiil ma matalo
@najma649
@najma649 Месяц назад
gabdhaha kama fiirsadaan guurkooda waxay ugalaan duleyste hadhowna wey ooyaan
@adnaali8112
@adnaali8112 Месяц назад
Ilahay ha ku sahlo walal mcn Ilahay gaalada ha kaa xijaabo mcnto ilahay ayaa ku caawinaya iska samir ❤ insha alaha adigana Daahir Ilahay khayr ha ku siiyo thanks Waa xaasidiin wanageeday ka xinyihiin Ilahay ha ku caswiyo sis
@fatal2340
@fatal2340 Месяц назад
Subxaanalaa, Ilaaheey dumarka ha xafido
@hodanabdi3667
@hodanabdi3667 Месяц назад
Very very sad. .. this somalia man r out of control
@AdanAli-ju1fz
@AdanAli-ju1fz 28 дней назад
Please please wixi mesha joogo gabadha dhulman hala caawiyo. Maanta wa aduun berina wa aakhiro, Gabadhas garab istaaga oo caruurtena Gaalada Ee u gacan Galin, Gabadha muragada laqebsado. Wa Gabadh qaali walahi. Wax bilaa dhamiir aya helay, bal haduu Xaaskisa ishayaan xitaa ma caruurtisa Gaala ugacn Gelinaya, dayuus wa un dayuus.anigaa dhad ugu dhaw neefkaas walahi hadaan halka joogi lahaa calosha toori ugu kala jari laha, aniga ha layxirte. Si Gabadha iyo caruurteda ubadbaadaan, 😢😢😢
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 27 дней назад
Jazakallah khayr dumaashi Dadku isku mid maaha inaadeerkaa baa iqaba laakiin weligii gacan iimuu qaadin Alxamdullilah
@hawoali120
@hawoali120 Месяц назад
Waa sheukh ali Abdiraxman al hudefi
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 10 часов назад
Yurub ayaan aadaya maraykan ayaan aadayaa waxa ka dambeeyo bal fiiriya hoiyooyin badan oo waalan waddanka waa lagu soo celin doonaa illaahoow waddankeena nabad iyo barwaaqo nooga yeel aa
@shamismohamud4051
@shamismohamud4051 Месяц назад
Abaayo allah ha ku caawiyo dhibta allah haka qaado
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 Месяц назад
Hooyo waa hooyo ilaahow markey yimadaan ay argagax ku rid oo ay dhahaan heyso
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Месяц назад
Raaga somaliyed qaar ka miid ah wa eey wa duli wa raag dhintay hooyo walba oo oyeyso idinka uu sabab ah illahay haku gargaro walal adiga iyo inti islam ah waxba kuma helayan ishaallah from Djibouti 😭😭
@hawohosh9198
@hawohosh9198 29 дней назад
Hada waxaa uga daran waalidka oo wiilkeyga isku dhaceen uga hiilinaayo somalida wiilasha jecel yihiin
@AdanAli-ju1fz
@AdanAli-ju1fz 28 дней назад
Very sorry my dimashi. Wa midh useles oo qashin ah. Anaga aya XAWADLE ah aadna wan kaxumahay baayo, nama galo eeygu eeygu dhalay dayuuska ah, madaxa inoo saaranthy dumashi mcne, ALLAAH QALBIGA KUU QABOOJIYO. WALAHI WAN QIIROODAY. WAXKASTO QOF DUMAR AH SAMEEYSO MA AHA INAD GACAN ULATAGTO, MA ASAGAA DHALAY QASHINKA, ISDHAJI DUMASHIIYEYI, WALAGAA GARBAXAYA INSHALLAH,
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 27 дней назад
Anigaba dumaashidaa baa ahay weligiisna gacan iimuu qaadin Ilaahay ha iidhaafo ninkayga Waa walaalkay waa saaxiibkay Marka laga soo tago nin iyo naagtiisa walaahay erey xun iima quudho, hooyadiis waa xawaadle wey igu dhago hadashaa iyadoo dhidid kayga cunaysa 14saacadood baan shaqeeyaa maalintii si ay unoolaadaan saas ay tahay wey ineceb tahay aniguna waan jeclahay hooyo timiro Xabiibkayga hooyadii
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Месяц назад
SUBXAANAALLAH. GABADHAN DHIB BADAN IYO CULEY BAA SAARAN. ILAAHAY HA U GARGAARO
@saadiyehaxmed9526
@saadiyehaxmed9526 27 дней назад
Allahu Akbar, gabadhaan dhalinyarada ah ferej khayr qaba ,Allah hau furo, yaa Culimada u geeya Sheekh Abu Dalxaa sifiican ula talin lahaaye. Yaa Allah yaa kareem.
@xayatimaxamed9758
@xayatimaxamed9758 Месяц назад
Alle qalbiga ha u qaboojiyo ayaan waa qof dulman alle ha u saqiro familkeeda gaaladana alle haka indha saabo wlhi aad bn uga naxay so sad😢
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 29 дней назад
Raga inta xun Allaha duleeyoo 😢😢 please sister be patient. Abayo Suuratul yuusuf aqriso ama qisatul yuusuf
@halimohassan276
@halimohassan276 28 дней назад
Keliga matihid Allah ayaku joga iskaga bari kuna kalsonowo
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Месяц назад
Gabadhaan sheekqdeed xamdi home decor aa soo gudbisay
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 Месяц назад
Ilahay gabadhan qalbiga haw qaboojiyo walahi waa xanuun in dhinac aad kutiirsato aan uducayno maskiinta 😢😢
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 29 дней назад
Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah, Allah ha kaa qaado kurbada
@munalizashow5969
@munalizashow5969 29 дней назад
I feel her pain waxaan Illaahey aheena u baahna maskiinta Illaahey dhibka haka qaado iyo xanuunka loogeestey aamiin🤲❤️
@mohamedabdirahman3706
@mohamedabdirahman3706 Месяц назад
Sorry sister! Sad indeed!
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 28 дней назад
She is emotional na pregnant 🤰 woman ninka filet cubugiina. Dhintey ninkaa life for ever inuu galo Gabdhaan qalbiga jaban Waxaka oosiinaya waadhaawacagaarey
@libanalifarah7246
@libanalifarah7246 Месяц назад
hooyo somaliyeed alllaha u gargaaro lkn ninka haduuba xumaaday aaway reerkedii aaway aaway hoyadeeed iyo aabaheed
@user-kj9pk5gs3w
@user-kj9pk5gs3w Месяц назад
Hooyadeed iyo abeheed iyo walaaleheed ba waayo kuwa caruurta ogu wacay gaalada beytiri
@ifrahaden3886
@ifrahaden3886 Месяц назад
Subxaanalah waa gabar dhibaato badan ku dhacday ilaahoow ugargaar m
@hamdishiigdon2044
@hamdishiigdon2044 Месяц назад
Ilaahow murugada ka qaad
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 Месяц назад
If the somalis who are in the diaspora are not changing and still has trible issues what do you think of those who lives in Somalia
@FosFoosto
@FosFoosto 28 дней назад
You talking her own mother and father ayaa sacweenoowo because of Money so in somalia there is no money ilma lahaayo oo lacag laku qaato but dabadaha yes so no qawiil but money
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 29 дней назад
Illaahow caawi oo owlaadeeda cadaw ha u gacan gelin yaa rabi uduceeya walaasheen illaahey dhibka haka saaro
@CalafwaaCajiib
@CalafwaaCajiib 29 дней назад
Aduunka waa iska imtixaan dhib weyn baa gabadha ku dhacday nin xun iyo familkii ku xumaday iyo cadawgii oo carurtii chance uhelay yaa Rabi qalbada uqabooji aamiin yaa Rabi 😢
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
EDADA WA MID INKAR QABTA EE XASUUSTEEDA KADAYA INANTA ,HALA CAWIYO SI MASKAXDA UGU DEGYO ,NOLOL DEGAN U HESHO IYADA IYO CARUURTEEDA .
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 28 дней назад
Ninkaa qabyaalad kumadilin eedada ba mareexaan saa kucumeesey waa qabiil kaaga Somalida hafahmaan zaalim alwayd daalim waana inlaqabta innqabiil kutubaraacdo
@sahramahamed6501
@sahramahamed6501 Месяц назад
Subxaana Laaah Allaha u Gargaaro dhamaan Hooyada Soomaaliyeed ciil badanaaa
@user-qg7rl6yu4m
@user-qg7rl6yu4m 29 дней назад
Ninku muxuu saas ugu dilay gabadha miyaa cabsanaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Princessnaima16
@Princessnaima16 Месяц назад
Raggow ilahey unbaa idin xisaabin dona dumarkii waad ciisheeen
@user-fu3kl7hg1o
@user-fu3kl7hg1o 29 дней назад
Rag aancaadi ahaynbay gabdhuhu ugacangsleen😢😢😢😢 masaakiin gabdhow raga iskabaadha intaydaan guursan insha allah
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 25 дней назад
Walhi inatan qiso dhagayasnay qisadan khabigeyaga bayatabatay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HamiishHussein
@HamiishHussein Месяц назад
Sorry dear sister illahay haka qabto wixi ku dhibyo
@AminaOmar-wn1by
@AminaOmar-wn1by 28 дней назад
Ilahay haa uu gurmado ilahay idamki
@rorobano6907
@rorobano6907 Месяц назад
Allah hakaa qabto wixii ku dhibaayo mcnto so sad
@hotnachanel7558
@hotnachanel7558 Месяц назад
Ala dumaroow maxaynu galab sanay😢😢😢😢😢😢😢
@kawsaraidid5196
@kawsaraidid5196 25 дней назад
Inantani waxy u bahanthy gargaar degdega inay hesho phycology waxy u bahanthy inay is dajiso ilahay la hadasho isaga barido sijayada un ku oydo allah adomihiisa gaal iyo muslim ba ha u sakhiro amiin
@rahoroble3224
@rahoroble3224 29 дней назад
Lailaha ilalahu maxamed rasululahi ilahow carurteda ugabadbadi galada ilmaheda amin yarabi
@Lei382
@Lei382 29 дней назад
I don’t get it how she’s so quick to change her emotional one minute she’s traumatised and crying and next minute she’s talking normally
@aminajama160
@aminajama160 28 дней назад
Lei382 She mentally abused 😢
@AbdirahmanAbdi-ls9kk
@AbdirahmanAbdi-ls9kk 28 дней назад
😭😭😭😭😭aloow caadaalad xagaaga kasii aaqiroo iyo aduun gabdaan wll dhaac waada allah u diiboo
@faadumoali117
@faadumoali117 25 дней назад
KALIGIISOW ALLOW KOONKA MAAMULOW WUXUU KEENAAYO CID KALE LA KAASHANOW
@faadumoali117
@faadumoali117 25 дней назад
KURBADA NAGA QAAD KARIIMKII NA UUMAYOW
@leilamohameda6889
@leilamohameda6889 Месяц назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimabarre7088
@naimabarre7088 29 дней назад
GABADHAN DHIBATO XUNAA KU DHACAY MASKIINTA ILAAHOW CAAWI YAA RABII AAMIIN
@ifrahshire6839
@ifrahshire6839 29 дней назад
Ilaahay waa qafururaxiime alaha usahlo iyadoo qalbigeeda wax gaarin Alaahuma Aamiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@umimohamed2323
@umimohamed2323 29 дней назад
May Allaha make her pain easy
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 29 дней назад
Mansha Allah ajir Allah hakasiyo allow ilmaahas yaryar badbadi adigaboqor ah Amiin yarabi
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Месяц назад
Dhakhter privacy ah , gargaar bey ubahantahay wa hooyo caqli badan karti badan oo yar weye , Allow cawi , Allow Cawi ,
@xamdijamalxamdijamal5584
@xamdijamalxamdijamal5584 23 дня назад
Illahey gaala gacantoda kaama galiyo abaayo qalbiga allaha ku qabojiyo aamiin ❤❤❤❤
@youngingace2674
@youngingace2674 Месяц назад
Subxanallah, may allah help her
Далее