Тёмный

"Daanyeero Duulaayo" | Ciidamada Narsistaha | Ka Feejignow 

Ishraq Yasin
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 1,2 тыс.
50% 1

#flyingmonkeys #ciidanka #narcissism
Dadka kuugu dhaw oodan filanaayn iyo dad aan ogeenba way adeegsadaan Narsisistaha dadka ah. Ka fiirso.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@ahmeddaahir8635
@ahmeddaahir8635 Год назад
ASC ishraq, Masha Allah, mar dhow ayaan flow kugu noqday, runtii waxaan kuu malaynayaa qof Aniga iigu dhex nool, cajiib walhi , ilaahay haku dhowro abayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam, Ahmed walaal soo dhawow🌸 Aamiin Ya Rabb. Adigana Allaha ku dhawro🤲🏽
@ahmeddaahir8635
@ahmeddaahir8635 Год назад
​@@ishraqyasin aamin WLL, ❤
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
Thank you queen ishraq adun iyo aqiraba allaha ku❤xifiyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Thank YOU abaayo macaan❤ Aamiin Yaa Rabb, adigana Ilaahay haku barakeeyo adduun iyo aakharaba🤲🏽
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Год назад
Qof iskaga kaa dhigay inaad isku dhaweedeen. Oo wax aan micna leheen kuugu yiri bas xiriirkeena wuu dhamaaday. Qofkaa hadhaw sanad ka bacdi intaad wacday si aad u caawiso dhibaato ku dhacday awgeed oo ku yiri maxaad ii jadhay ma markay wax dhacaan un isoo wac. Qofkaa calamada u leeyahay mexeey tahay always not acknowledging what they did they either laugh it off or just ignore it.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Sounds like qof daniste ah🙄 Dadka sunta ah way noocyo badanyihiin! Maalin fiican baan kuu rajaynayaa❤
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 Год назад
Abayo qofka narcista ah sidee ku garankartaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Calaamado badan buu leeyahay, video baan halkan kuugu soo lifaaqi doonaa, insha Allah😊
@dr.asmahajiali6992
@dr.asmahajiali6992 Год назад
Masha Allaah Ramadan mubarak macalin
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Jazaka Allah Dr Asma❤
@somali9133
@somali9133 Год назад
Ishraq xppti waan ku salaamaya ramadadkariim
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Ramadaan Kariiim❤ You have been missed😁❤
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
masha allah ilahey ajar ha kaa siiyo walaal wad na bararujisaye❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin macaanto❤ Allaha ku barakeeyo 🤲🏽
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Год назад
Asc abaayo aad iyo aad ayaad umahasantahaye aad aayaan kula socoda tan kle somaliyeye ka faideysta waa wax jira alaha nagu shartirio cidaas garu ma gasho kamana baxado mahadsaniid isra❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa Rabb, mahadsanid Sahra abaayo❤
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 Год назад
❤thanks that is true
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Thank you🙂
@shacnisharaf3220
@shacnisharaf3220 Год назад
Asc wll caawitankaga ayaan aad ugu baahanahay ee qeypta privateka iga hi iga soodhe si aan kuula sooxidhidho plz
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam abaayo. +4791275183. Insha Allah khayr.
@anyaahmed4696
@anyaahmed4696 Год назад
Aniga wax walbo leey weeydiiyo anoo horay ka sheega is arkaa waxbo maqarsan karo tan kale dadka markan lahadlo kadib waa qoomameya diiqadaa kaqaada iyo niyat jab iyo waxaan dareema inaan isxakameyn Karin waxaan sameyo ma aqaan xitaa lambarada dadka waa tuura mar mar lkn Malmo kadib meeshiya ka bilaaba hadana😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah waqti iyo waayo aragnimo ayaa ku bari doonto inaadan kala baratid dadka oodan jeclaanin wixi la soo dhaafay❤
@keyfomar5684
@keyfomar5684 Год назад
Narsistaha gilti maleeyihiin ama iney kaxumadan meesha ay kugaarsiyen
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Assalamu calaykum Keyf❤ Sida caadiga ah maya. Mid fake ah haa laakiin guilt ma yaqaanaan dadkaas!
@zundusmohammed721
@zundusmohammed721 Год назад
Ishraaq OCD kaso hadal huno
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Abaayo macaan, OCD si general ah mooyee, khibrad uma lihi. Basle research baan ku soo samayn insha Allah🙂❤
@zundusmohammed721
@zundusmohammed721 Год назад
@@ishraqyasin mahadsanid huno
Далее
Witch changes monster hair color 👻🤣 #shorts
00:51
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 14 тыс.
Narcissistic waa Cudurka toxic ah
52:33
Просмотров 12 тыс.
2 BADII GABDHOOD EE HAL GURI LAGU QABAY!!
33:19
Просмотров 10 тыс.