Тёмный

Sidee Looga Bogsadaa Narsisistaha Marki Laga Tago? Talooyin 

Ishraq Yasin
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Assalamu calaykum❤ Dhamaantiin waad ku mahadsantihiin falcelinta quruxda badan eed videoga ka bixiseen iyo sada sharafts leh eed channelka u tageerteen❤ Baraka Allahu fiikum! Inkastoy tani caddayn u tahay arintan inah tahay dhib bulshadeena haysata. Insha Allah anna waan ku soo dadaalayaa videoyadan oo kale❤
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
Jazakallah qali ❤
@shukriamohamed7411
@shukriamohamed7411 11 месяцев назад
Abaayo aniga aye iheysataa massenjerka aya kala sohadlay fadlan iga aqbal
@xasancali2853
@xasancali2853 6 месяцев назад
jazzakallaaH kheyr wll wlahi dad bdn oo dulman aYuu alle Kuzo diraY oo anigu kujiro ❤
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Год назад
Masha alaah noo soo badii barnamashi kaan wqa kuhaystaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah abaayo❤
@siti2shekh602
@siti2shekh602 Год назад
Subhanallah ilahey hanaga qabto dadkaas abaay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa rabb🤲🏽❤
@AmalSheekh-ur7ol
@AmalSheekh-ur7ol 3 месяца назад
Wall waad idawayisay shuukran
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Ilaahay hana wada daweeyo❤️
@nasteexocabdiraxmaan3126
@nasteexocabdiraxmaan3126 Год назад
Masha allah abyo mahadsanid waan iskailalindona kuwaa❤️🥰
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Insha Allah abaayo, Alle kuna tuso❤
@nasteexocabdiraxmaan3126
@nasteexocabdiraxmaan3126 Год назад
Allaha ignagaqabto insha allaah wllo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
Xilegube ayay dumarkii hore ugu yeeri jireen allaah anaa Xilegube idhibay
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
Thank you so much qaali ❤❤I love your channel runti wax badan kaga bogsaday qof nucas an sanadki tagay xirir la laha aad ban ugu dhibtoday right now I feel happy waayo wn ka taqalusay xiririkisa ugu dmabeyn hada wax xiiso ah uma haayo alxm
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Alxamdulillah🤲🏽 Thank you macaan badan, farad bay ii tahay taas❤
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 Год назад
@@ishraqyasin aqiro iyo adun ba allaha ku karameeyo
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
masha allah
@HadiyaCalimaxamuud
@HadiyaCalimaxamuud 9 месяцев назад
Waa munafiqiin
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Год назад
Mahadsanid walal waa runtaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigana mahadsnid❤
@FaizaFunny
@FaizaFunny 3 месяца назад
Anoo kumaqlayo Ana nacaysaye waxanaqe balse waiska kadhahesanaya
@asmaaosmn981
@asmaaosmn981 Год назад
Asc abyo qof waalid ah okalmaduu kuyiraahdo admudo dheer kafakaryaid wuxuu kawady adlayaabysid manoocaasa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam abaayo❤ Astaamaha narsisiste yaasha hadduu leeyahay, 5 ka mida 9 astaamood waa macquul. Videoga "markuu waalidku narsisiste yahay" daawo. Playlistigan buu ku jiraa. Insha Allah mardhaw hooyads narsisistaha ah ayaan ka samayn doonaa video.
@latifah008
@latifah008 Год назад
Wa calaykum salaam abaayo , way ka buuxan bulshada somaalida narcissist
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aad oo wayn!
@gugixixi3695
@gugixixi3695 Год назад
Mahadsanid abaayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigaa mudan❤
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
Allaha ku saqiro imtixaankaaga
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Jazaka Allah alkhayr abaayo❤
@Dagancabdi4063
@Dagancabdi4063 Год назад
Narccistic soomali ahaan waa isla wayni ama isxambaarsanaan qabwayni hoos kamaran kalsoni daro ayu qarinaya qofka wuxuna iskaga kaya dhigaya wuxusan ahayn
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa sax👌 Mahadsanid❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Год назад
​@@ishraqyasinabaaye ragaas waxaa ladhahaa xilegube waa rag cadaab ah
@kalsonchannel2712
@kalsonchannel2712 Год назад
Abyo qofka cudaurkas qabo anaa lanool mudo 6 years ah wan waalan rabaa 3 ciyal ah Ayn uhaayaa hadan katago ciyalkuu igu dayacaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allaha kaaga miciino abaayo macaan❤ Aqoonto waa tilaabada koowaad, marka videoyadan oo kale badao. Kuwayga iyo kuwo kaleba.
@leylamuse5441
@leylamuse5441 Год назад
Abayo anbo sadex ayan uhaya wna nacay xaladisa ad uxun😢
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Год назад
Mana xariistayaal u bixi Abaayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa magac ku habboon runtii👌 Mahadsanid❤
@Lucky-m8i6g
@Lucky-m8i6g Год назад
Abasyo masha allah tellfankaada ka helicopter karaa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Abaayo WhatsApp wuu Inga xidhmay, messenger iigu dhaaf fariin insha Allah.
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Год назад
Animaa iga hadloysaa yaahuu 😂😂😂
@AaminoHussein-ns4wm
@AaminoHussein-ns4wm 3 месяца назад
Waxa ubixin lahaa. Bahalo
@maancali362
@maancali362 Год назад
Abyo wadmhdsanghy marka hore, maraan vidiowyadadaa dawdy kabacdi mid sxbkeyga oo cudurkan khawo mudo badana aan dhiwaato ku khawy aa shaley soo af jaray runtaana usheegay in uu cudurkan khawo ilaa iyo maan ilama hadlin wajigoo iibadashy hool fiican aakhawaty aan is dhahy lkn dambi aan dareemooya falkan sameeyay ilama fiicnaan, siwalbo ha ahaatee howl fiicanaa heysaa barteeda kawad.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam walaal! Kolay fiiri gaara u yeelo. Waayo sababti aad u soo afjartay baa meesha ku jirta. Mahadsanid walaal🌸
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 10 месяцев назад
Narcissist waa cudur ku dhaca dadka qaarkiis sida CVID19, Dawo malaha, waxaad ku dadaasha in aad gooyso.
Далее
Wildest 10 SECONDS OF HIS LIFE 🤯 @TomIsted
00:14
GO'AN SIDA QOF LOOGA QAATO
8:26
Просмотров 119 тыс.
SIDEEN ISKIIGA BADBAADI KARAA NARCISSTI-GA?
22:31
Просмотров 9 тыс.
NARCISSISTIC MUSLIM MOTHER
31:36
Просмотров 41 тыс.