Тёмный

Deg-deg! Cod Sir Ah Huwantii Oo Sixir Iyo Weerar Diyarisay Gruopyada Habarjeclo oo Lagu Dhexjoro... 

DHIGAAL TV
Подписаться 30 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Deg-deg! Cod Sir Ah Huwantii Oo Sixir Iyo Weerar Diyarisay Gruopyada Habarjeclo oo Lagu Dhexjoro...@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Опубликовано:

 

21 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 142   
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 29 дней назад
Thanks.. brother..👍👍👍 Guul .. Somaliland ..❤️💚❤️
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 29 дней назад
wariye Alle haku barakeeyo geesi qaran guulayso taliye Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@sahraismail610
@sahraismail610 29 дней назад
xasidkena alle hajabiyo somamlinad way guulaysanaysa inshaa allah ciidanka qaranka iyo ciidanka ssb waxan leyahy War fejignada ayan ladin gadin quraanka akhrista guulaysta guulaysta
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 29 дней назад
Waligaa Sixir ha aaminin waa khuraafaad
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 28 дней назад
Ciidamada qaranka cabsi cabsi guul somalilnd insha allaah
@AyaanWaano
@AyaanWaano 29 дней назад
Viiva somaliland❤
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 29 дней назад
sixirka Alle ha ku celiyo iyaga
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 29 дней назад
Waxa garxaji iyo hjeclo sheganayaa ee isku keen dirayaa waaiyaga waa fadhiga halaga kaco fadhiga halaga kaco faqash yaan ladhayal saan 😢 Ayad kursiga hala akhristo Allah ha inaga qabtao cadowga Amin yaa Allah
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 29 дней назад
Meesha sixir iyo shayaaltiin ka buuxada
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 29 дней назад
khayr insha alaah sixirna ma jiree inaga daaya warkaa
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 28 дней назад
Sixirka illaahayba ka weyn allaahu akbar guul somalilnd insha allaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@amiiradkhadrapodcast2785
@amiiradkhadrapodcast2785 29 дней назад
Ma waxa sheegtaa wayday. Iyaguse m wada maranba markay garanayn qof an iyaga ahayn
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 29 дней назад
Kuu doqonka ah
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 29 дней назад
Allah haku celiyo sixirkooda iyo sharkooda allah hajabiyo huwanta
@husseinfadumo4264
@husseinfadumo4264 29 дней назад
Ilaahaybaa kaween Quraan aqrista
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 29 дней назад
Huwan fallbay lawreegayaan iya kunoqon ina shaaalah
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 29 дней назад
Guul jamhuriada Somaliland Insha Allh
@abdullahiahmed3774
@abdullahiahmed3774 29 дней назад
ALLAHOW AGBAR ALLAHOW AGABAR
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 29 дней назад
Allah ha inaga qabto
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 29 дней назад
اللهم اصلح د ات بيننا ilahow somali dhexdeeda i slaaxi
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 28 дней назад
Waxaan ku sheegaya in qaranku Habsan uu yahay
@roodacawad13
@roodacawad13 29 дней назад
Bismilaah alle ayaa idin qaban
@husseinnur8250
@husseinnur8250 29 дней назад
Ilaahay basaasadnimada ha ku ciqaabo. Culimo saaxiriin ah. Allah swt beenta sixirka iyo huu haada waa arkaa.
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 28 дней назад
Basaasiinta Iska ilaaliya reer somalildnow
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 29 дней назад
Yaa huba inaad aduu run sheegaysid iyo in waxani ay yihiin wax aad aduu soo samaysay kkkkkk Aqli kale la kaalay.
@user-iy7fm3hs5c
@user-iy7fm3hs5c 29 дней назад
Subxaanallaah allaha naga bad baadiyo sharkooda kuwan allaha umadakaqabto shadaadiinta ah
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 29 дней назад
Dagaal ayey soo wadaan kuumey qarin
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh 29 дней назад
War. Raag baa ugu jira cidank
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 28 дней назад
Walee dabadaa dhogortala idinkagoyn saancadalayal habarmaxbus iyo huwanteeda sancadalayal way idiindhamatay Inshaa alaah
@abdourahmanahmed-ui1od
@abdourahmanahmed-ui1od 29 дней назад
Allahu akbar allah akbar war quaranka kariimka wxba laguma sixirikaro allah idin ilaaliyo
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 29 дней назад
Snm baa sixirka yaqaan hooyadaa usheega iyoqaxaabtii ku dhashay
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 28 дней назад
Nin abes kosada
@AyaanWaano
@AyaanWaano 29 дней назад
Yaab yaab isaaqw dily
@abdihajiahmed5500
@abdihajiahmed5500 29 дней назад
Walahi wad luguaysa benale
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 29 дней назад
war waxan lama eegan karo
@Xirsishow
@Xirsishow 29 дней назад
Qiraan ka ilahay ma wax baa lagu six raaa caqligiinu waa sideee
@abdirashidgowdan4871
@abdirashidgowdan4871 28 дней назад
War waxaba mahasid jooji beent sixir soo khalkhali luguyidh been iyo kadaabnimo sheergaya .
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 29 дней назад
Geesi qaran nolow inader qali guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 29 дней назад
Quraanka ayaa sixirka %100 ka adag Waxn ku talinayaa in ciidamadenna Iyo guud ahan xarumaha dawlada In quraan lagu akhriyo lagu gadamo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 29 дней назад
Walaaxawla walaaquwata ilaabilaah ala ninkuben badanaa balwejigiisa ega wadkaranaysa in ubenshegayo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 29 дней назад
Beenta daa isllaamka haysku dirin Naftaadana naar ka badbaadi ka xishoo Allaah ⁉️ subxaanallaah Beenta daa xumanta daa ‼️🛑❌
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 29 дней назад
SIXIR MABA KARO CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND REPUBLIC
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 28 дней назад
Dhigaal ILAAHAY khayr ka ku siiyo ,Aan ku bushaareyo e Naagtani dib ulama hadli doonto Cida ay shegeyso oo wa la aqoonsaday iyada iyo Islanta ay sheegtay iyo reerka ay sheegatayba . QURA'NKA KARIIM KA Ahna way ka been sheegtay oo waxba laguma Sixro ..
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 29 дней назад
ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR RUNTII HADDI SIXIR SHAQAYNAAYO AFWEYNU IYO FAQASHTIISI AYU U SHAQAY LAHAA ALAAHU AKBAR WAA FATAXAH NASSAR BI IDNI LAAHI KARIIM ❤❤❤❤INSHALLAH ❤❤❤❤ ❤❤GUUL SOMALILAND❤❤
@nimojirde8252
@nimojirde8252 29 дней назад
Isku baxa huwaneey Allah baanu idinku Reebey Allah baa idin Arkaaa yuhiida Sooamaali waa huwan habaar qabooyin
@zahrasaed791
@zahrasaed791 29 дней назад
Fuley fuley dhashey oo cuskanaya shayaadiin lkn Calankayaga iyo Tawxiidkiisa iyo malaaiig Alle baa nalajira reer sheydaan xaadiriy waa waxaad lawaalantihii waa Anshan xumadiina Falku car wax haidiin qabtaan
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 29 дней назад
Alle ha inaga qabto sixirka ay wadan Hadii ay dhab tahay
@mustafesulyman
@mustafesulyman 28 дней назад
sheeko.xumeme.caruurbaad.usheekaynaysaa
@cashaaqli2584
@cashaaqli2584 27 дней назад
Aar quraanka ciyaarta kadaayaa hooy
@nuurdahirali8437
@nuurdahirali8437 29 дней назад
ASC H AKA DHINAC HADLIN SI LOO FAHMO HADALKEEDA
@abdifatahmohamud620
@abdifatahmohamud620 29 дней назад
Adigu pro Waad dadaalaysaa lakin Hal dhib ayaa ku haysta taasina waxa weyi chankaagu mid qaran oo Dhex dhexaad u ah reer Somaliland ha noqdo o siyasada faraha kala bax wadani kulmiye anaguba wada leh Hadi kale warkaaga cadayso taasin
@munayousuf8460
@munayousuf8460 29 дней назад
iidoor waa sixirkii ay dhulbahante kuhaysteen illahay igu celi horeba idinku celi
@mubaarikabdi4506
@mubaarikabdi4506 29 дней назад
si dag daga wax looga qab taa
@amiiradkhadrapodcast2785
@amiiradkhadrapodcast2785 29 дней назад
Beena waas wa gabdh uu yiri sidaa usoo hadal wa fashiluu warkaagu we meel kale quud u doono
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 29 дней назад
WALALAHAY WA YAAB DAD QURANKA ILAHAY KA BAQAYAA BISINKA KULAHA WA AFGEBI MA QURANKA KU AF GENBINAYA WAR WA LA IDIN HAYAA DHEH HA BIQINE FAANKI AAD FAANAYSEEN YAAN LA IDINKA WAAYIN
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj 29 дней назад
Subxanla ilhoow shadadintan naga qabo sixirolayasha idnka diib idnku noqoy 😮
@user-tj9gs5mo5q
@user-tj9gs5mo5q 29 дней назад
✋️
@user-xf2gs1vm4x
@user-xf2gs1vm4x 29 дней назад
"war beenta jooji anagu sixir ma,adeegsano koow itoobiyaan masoo kaxaysano beena masoo mina awaalno mana is been fariimno idinku intaas idinkoo sameeya ayaad guul daraysataan munaafaqada iyo beentu wax iniiqaban mayso
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 29 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-fj6bb4fk5p
@user-fj6bb4fk5p 29 дней назад
Ayado waxan aqan aan qof isaqa uusan xabad ridikarin
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 29 дней назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@madinaali6274
@madinaali6274 29 дней назад
Waa runtaa oo waxkastoo aad isu sheegtaanba waan lasocoona balse sixiirka aad sheegta waa beenta oo daarodba kama zhaqmo fal iyo sixir midna ee taas idinkabaa ku dhaqma
@samybourhan6476
@samybourhan6476 29 дней назад
Bennale
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 28 дней назад
Allahu akbar ☝️cidamada qaranka somaliland guuuuuuuuuuuul geesiyaashii guuuuuuuuuuuul insha allah 💪💪💪💪💪💪🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 28 дней назад
Inagumeedow yaa warkiina qaadanayo
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 29 дней назад
Waar waxaa utarimayso suurad kasta oo uskhariaan because they are so nijaasa dicots khamriyo cabah.
@AbdullMohammed-pq9zj
@AbdullMohammed-pq9zj 29 дней назад
iidooroow waxaad haaysaan soo daaya oromo iyo jabutiyaanba lkn waxaa ballan ah inaad shalaaydaan
@MaxamuudSaalax-mv3ij
@MaxamuudSaalax-mv3ij 28 дней назад
Waxaan qabsanaya harti mariya maqarowbaa
@sacadcabdicaynabcabdicayna9519
@sacadcabdicaynabcabdicayna9519 29 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@sacadcabdicaynabcabdicayna9519
@sacadcabdicaynabcabdicayna9519 29 дней назад
Wruuta
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 29 дней назад
Waar naagta halaqabto, eeyada ah, waa in halkay joogto laguqabtaa iyada iyo naagtaburco joogta ee ay lacagta udirto ee ugudbisa dhulbahante, waa in labadaba qabtaa qabtaaay
@amalos3435
@amalos3435 29 дней назад
Sirka iyo khurafadka qurankaa ka adag Gadhsiya quranka isku difaca mismilaah ba ka adag cidanka qaranka qadhsiya
@user-yi1nu9ne8t
@user-yi1nu9ne8t 29 дней назад
Naya wanu akhrinay.
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 29 дней назад
Ayaaga yaqana sixirka waxaay ogyihin in laga adkaanayo makaa aay yirahada waa nal sixir
@DARAWSH24
@DARAWSH24 29 дней назад
Kkkk ciyaarta daa
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 29 дней назад
Sixirkaasi hadal qaadkiisa malaha inaynu iska dayno ayaa fiican waayo niyad jab bay ayay inoo keeni kartaa
@mudiali719
@mudiali719 29 дней назад
Waxuu soo qaato garan waayey maskiin
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 29 дней назад
Asc dadku waa in ay sirta sida loo xifdiyo bartaan ciidamadana waaba khalad in ay ku milman mediaha. Iyagaa indha beeli bi,idnillaah.
@YurubAyuub
@YurubAyuub 29 дней назад
Waa khiyaanu sixirkii ayaa inaga Raba in San u aqrino harumaysanina waa sixirkii abwaan Ka qabsay eeya dileeen markaa ingaaa layna qaldayaaa sidii. ISU ilaaaliya laakiin naagta warkeedu waaa sixir laynala rabo in any isku dayno iska ilaaaliya ayada haa naagtu shiigty sidina isidiin ISU ilaaaliya difaaac Shan walba halaaka difaaco Insha Allah guuuul iyo gobanimo
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 29 дней назад
Kusoco libaax ee dhexdeena iska ilaali
@shucab
@shucab 29 дней назад
Dayuus cadaabka ilaahy xagaad kagelidoota maxakaa maqan runta usheeg naftaada
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 29 дней назад
Huwantu way jabayan ilahay waa arka xasad iyo munafaqad quran sicilia suuradii jsbinayo ayan lawadagi doona sixirka aanu karayn waxan lawadagi madaxda
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n 29 дней назад
Ilaa faqashtii waay yaqaneen sixirka ee garsiya ciidamada si sharkooda lasaga ilaaliyo dadka reer somaliland haska dayan dadka haybta usheeganay oo ayago aqon aay warka siinaya iyo gulubada aay wax kasheegayan waa inaay warka meel kale umariyan cidaykusocoto sixirka huwanta baa taqana waa in lagaarsiyo ciidamad jeeda hore oo dhan
@ahlanhussien
@ahlanhussien 29 дней назад
Dee aamu adigiba hadlaye
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 дней назад
HABARJECLO MUSE HASIRXO😂. IYAGUU XAABADA KUSHITAA
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 29 дней назад
Waar waxwalbaa miyaad rumeysataa
@aminafgh2127
@aminafgh2127 29 дней назад
naagta hadlaysaa maaha dhulbahante dadku isuma hadal eka
@user-uz4ly1js4p
@user-uz4ly1js4p 28 дней назад
Walalo haday doonaan hasoo werartagan iyaga baqanaya oo sexanla ciday is ka dhigi Karan waa rerka ay isku deganka yihin
@abhayb7723
@abhayb7723 28 дней назад
Sixir wax la dhaho ma jiro adeer waalada joojiya,qofku wax wuu cawryi karaa LKN ciidan baa la sixraya waa waali.
@hiraabnews4578
@hiraabnews4578 29 дней назад
Iaaqow ma sidanas tihiin, walle booto iyo raganimo isma leh
@user-zc9un5er1o
@user-zc9un5er1o 28 дней назад
Alaahu akbar. Beenalay
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 29 дней назад
Maxa baadhaciska kadheeysanasan
@Xirsishow
@Xirsishow 29 дней назад
Suaashu waxay tahay quraan ka alle waxba laguma soxro
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 29 дней назад
WALAAHI HADDI HABAR JECLOOO ABTI ABTII IYO GACAL GACAL ISKA LAABIWAYDO OO MIDNIMADEENA IYO JIRIDANKEENA LAGA SHAGAYAA SI AYNU DHUL IYO DADBA LOO WAA'IN
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 29 дней назад
Cidanka somaliland, manta qurufad iska daaf. Allam Tara ayan jojin karin. Allahi Qafuru Rahimka oo idhin ka qabto moye !!! 😂
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 29 дней назад
WAR TIKTOK LAGA QAADAA MUXUU TARAA🤣🤣🤣🤣🤣
@user-lc2sn7hm2y
@user-lc2sn7hm2y 29 дней назад
Kan wakas oguxun ogu jaahilsan mafutada salid lagumarinlaha hadan sirdoon iyokhayano lagugusameynin mahoyadaba lawasilaha
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 29 дней назад
SIXIROOLE WAA MUSE😂 RIINI HAKULEEXININA DADKA. LO´DII GAAJADA U DHIMATEY BAA SIXIR AHAYD
@user-pe8ys6zd6m
@user-pe8ys6zd6m 28 дней назад
😅😅
@mohamedweli6146
@mohamedweli6146 29 дней назад
Yaa huwan ah ?waxaan huwan ninka oromo jaarso ,wacal midgaan gudubiirse wato ayaa huwan
@hiraabnews4578
@hiraabnews4578 29 дней назад
Nacasnimada ruuxan wuxu nooga figayaa in marlabad la jabin doono ciidankooda laakiin sixir awgii
Далее
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Просмотров 1,6 млн
AYAYA PAPAYA 😝
00:14
Просмотров 1,6 млн
Waar Deg Deg Ah.
15:54
Просмотров 1 тыс.