Тёмный

Khudbad Sannadeedka Madaxweynaha Somaliland iyo qodobada ay Xambaarsan-tahay 

SAAB TV
Подписаться 468 тыс.
Просмотров 46 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

7 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 204   
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 18 дней назад
Ilahay baa ina aqoosan inta yar ee inaga dhimana ilahay ayaa inoo dhamays tiri inshallahu Jazakallahu Khayr Mudane Madaxwayne soomaliland ha noolato. 💞💞❤️💚🌹🌷💜💕💕💛💛👏👏👏💓💓💓👍👍👍👍👍👍🌷🌷🌹🌹💞💞💞💞💕💕💜💜💚❤️👏👏💓💓💓👍👍👍👍👍
@khadarmohamed7584
@khadarmohamed7584 17 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@noormohamed8427
@noormohamed8427 17 дней назад
Ma dadka Oromada gaalada ah u sunuudaya ee ubadkoodi jaamacada Abaarso ee qowmu luudnimada u furay ayaa Ilaahay wanaag ka sugaya? 👎🦛👎🦛👎🦛👎🦛👎🦛👎🦛
@ayaanleg
@ayaanleg 17 дней назад
mashaAllah. My president. SNM ♥️ SOMALILAND ♥️ CIISEMUUSE ♥️
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 18 дней назад
Magac kale ha loo helo waxan khadbad maha, calaacal sanadeed
@Cismaanbadhaq
@Cismaanbadhaq 18 дней назад
Haa wlaahi😂😂😂
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 17 дней назад
Waar xishooda oo isla yaaba
@nugaaltv5270
@nugaaltv5270 18 дней назад
Khayr Allah Haku siiyo madaxweyne
@khadarmohamed7584
@khadarmohamed7584 17 дней назад
😅❤❤❤❤❤❤❤❤😢🎉😮😅😮😅😊😮🎉😮😮😅😮😊😅😮😊😅😮🎉😂😮😅
@maahirmooraal8728
@maahirmooraal8728 17 дней назад
Sheeko Maqaaxiyeed aan Xikmadlahayn waar kahordhaqaaq Ummada aad baabiisay Jaahilyahow,Ilaahay Qabriga hakugusii cadaabo inta Qiyaamaha kahoraysa.Anoo Will garxejjes ah Muuse Juudaan Gacantayada ayaanu sidii Qadaafi kudilidoon,insha'Alaah soon.
@HaliimoCabaas-mg2vq
@HaliimoCabaas-mg2vq 5 дней назад
Aamiin 👐👐
@Maxamed155
@Maxamed155 17 дней назад
Mashaa allh mudane madaaxweyne ilahay cimrigaaga hadheereeyo ❤❤
@noormohamed8427
@noormohamed8427 17 дней назад
Waar duli yohow ciidan ku sheegii 33ka sanno SNM ku faanaysey maxaad u weydiin weydey Muuse Juudaan meesha uu ku danbeeyey. Rekordka aduunka waxa idiinku jirta. 1- Lafihii aad meydadkii dagaalkii habraha ee 1994kii eed aduunka la wareegayseen eed lahaydeen dawladii kacaanka ayaa naga dishey 2- Duqayntaad 8da bilood ku hayseen Laascaanood iyo dadkkii maatada ahaa eed barakiciseen. 3- Jabkii la yaabka ahaa ee ay Qalasyada Dhulbahante idiin geysteen 25/8/2023 ee la baxay “WAXBAA BAALAHAYGA YAACAY” ee Isirkiini u bedeley LAGTINAGAA (OROMO) Guul iyo gobanimo SSC khaasan Qalasyadii “Dhashii Daraawiishta” ❤️💪👍❤️💪👍❤️💪👍❤️💪👍❤️
@SiciidDool-sc3mq
@SiciidDool-sc3mq 17 дней назад
waanu ladanahaye doorashada uun qabo itoobiya bad soomaliyeed waligeed wallee cag masoo dhigto wqoyi walaa konfur
@mustafejaran798
@mustafejaran798 18 дней назад
Alahu akbar Waryaahe Inamuuse dameerow kamaxaad uga hadli wayday 400boqol maxabiisa ee reerku haystaan inan gumeedyoow inan gumeedku dhalay
@KhanG-ru3lf
@KhanG-ru3lf 18 дней назад
Ha caytamin xayawaan badtahy wlhi mxa biista into xarsysan miyaanad arrkayn
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 18 дней назад
Manshlah mudane madaxweyne muuse bixi abdi❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 17 дней назад
Ilahay baa ina aqoosan inta yar ee inaga dhimana ilahay ayaa inoo dhamays tiri inshallahu Jazakallahu Khayr Mudane Madaxwayne soomaliland ha noolato
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 17 дней назад
Somaaliland ❤❤❤barbara❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤loov❤
@munirkh
@munirkh 17 дней назад
Maansha.Allaah Madaxweyne Mahadsanid.
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 17 дней назад
Mnsh allah hambalyo mdnemdaxweyne guul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤ Insh allah
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 17 дней назад
اللهم بارك في ولي أمرنا واحفظه واغفر له
@Aidid-ms8dj
@Aidid-ms8dj 18 дней назад
Maansha allaa mundane madaxweyne guuleyso insha allaah
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 17 дней назад
Maanshaa allaah
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 17 дней назад
Muuse iyo xisaabta maxaa kala haysta😂😂
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 17 дней назад
war muuse adiga in maxkamed lagu taagey ahayd waxaad dalka ku sameysey 700 boqol oo ciidankii oo la laayay mudaharaadadii ood leysey 20 qof shicibkii laascaanood ood leysey shicibkii dagaalkii 1994 waxaad wali kuleh madaxweyne aya ayaan daran waxey ay aheyd in dil lagugu xukumo waxaab leedahay doorash galay yaab
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 17 дней назад
🙏🙏🙏🙏🙏
@user-lr6mr8rb8s
@user-lr6mr8rb8s 17 дней назад
MashALLAH
@ahmedxamsa8392
@ahmedxamsa8392 18 дней назад
Madaxwayne Muuse wuxuu noo aqriyay khudbadii jaalle
@abdirisaaqomar153
@abdirisaaqomar153 17 дней назад
Mansha allah illaahay ha ku dhawro madax-weyne allah mahad lehh 💚🤍♥️💯 somaliland guul Aamiin Aamiin Aamiin
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 17 дней назад
Mansha Allaah. Madaxwene. Muuse. Biixi. Cabdi. Guuuuul iyo. Goobani mo
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 17 дней назад
Subxan allaha ummada ka gabto maasiibo
@KHADARHAJIELMI-rw4bp
@KHADARHAJIELMI-rw4bp 17 дней назад
MASHA ALLAH JAMHURIYADDA BARAKAYSAN EE SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO
@abdigah5364
@abdigah5364 17 дней назад
Wadaadka qoraanka akhriyayow Falestiinta aad u docaynayso kuma yaqaaniin , ma yaqaaniin Somaliland hadday ku bartaanna kuma oggola oo waxay kaa istaagayaan halkay ay Somalifaqash kaa taagantay . Markaa anigoo aaminsan jiritaanka xaqa Somaliland Falastiin iyo Xamaas waxa iiga muhiimsan qaranimada Somaliland وبالله التوفيق
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 18 дней назад
Khudbadada milixdiba la maqan taas oo ah taako dhulkyga ah kama tanasulaya iyo ciidanki aad ku faani jirty
@user-zk1ko4yk8o
@user-zk1ko4yk8o 18 дней назад
Bada Somaliland miyaad siisaiy mise waa kiro Ethiopia wax sheegat inay iyaduleedahay hadii itobia aqoosato Somaliland wadan madax banaan manoqnkarnaa mise wadamo kale yayaalo baahanyayiy heshiiska waad ku ceboday adiga iyo anguba dhamanteen kanoq hada no mou no Ethiopia
@Garaadmaxamed5153
@Garaadmaxamed5153 17 дней назад
Markale isha allah madaxwayne muse bihi abdi ❤
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 17 дней назад
Masha alla madxweyne cimriga cafimadks cibadada iyo caqligaba allah ha kuu baekeeyo
@dhaqansoorcultureaccdemy4397
@dhaqansoorcultureaccdemy4397 17 дней назад
GOLAHA WASIIRADA CADAANKII OO KU ASTAYSNAA NABAD IYO CASAANKII OO AHAA DHIIG CASAANKII AYAA LA SOO SAREYSIIYEY EE DALKU XALAD KU SOO WAJAHAN❤
@mursalabdi4546
@mursalabdi4546 17 дней назад
Guul guul guul
@user-yr7vq6pd8w
@user-yr7vq6pd8w 17 дней назад
Masha Allah guul
@aminamohamed847
@aminamohamed847 17 дней назад
Ninkii hadlaba ha iska hadlo waa nin lab wallee taariikhda ayaa ku qoreysa,Cadowga Alleh ha ka qabto iyo xaqiirka ku xaqiraya.
@user-wb5ds5mj8z
@user-wb5ds5mj8z 17 дней назад
muusow cid kale looma hayo wadanka huwan cidi ma rabto
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 18 дней назад
Mudane madaxweene smalilaan wayguulaysatay cadawgeeni wuu buray alxamdulilaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikanimuse3523
@abdikanimuse3523 17 дней назад
Xilibanadii wey yaaban yihiin ninkan weyni muu sheekaynaya mise waa khudbad dad aqoon leh lala horyimaado
@ibadoartan303
@ibadoartan303 17 дней назад
Manshalaah nooloow geesi geesi dhalaye muuse biixi Cabadi
@hassanomer58
@hassanomer58 17 дней назад
Hadalkiisa 10 daqiiqo maan dhagaysan maantana dhagaysan maayo
@HiBoiBrahiM-cn2bg
@HiBoiBrahiM-cn2bg 17 дней назад
Masha.allh.guuul.guuul.guuul.madaxwayne
@user-wb5ds5mj8z
@user-wb5ds5mj8z 17 дней назад
mudane madaxwane waxaan kuu rajaynayna guul
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 18 дней назад
Bal dawada meeshuu ka bilaabay waa cunfi iyo nacayabka dadka uu dhexdhigayo beelaaya kugu dhacday dhiigyacab waalan xagee difaacday beenale
@Toolcomputersolution
@Toolcomputersolution 17 дней назад
madax wayne awal ma 2023 baynu ku jirnay
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 17 дней назад
IBNU SIYAAD BARRE MR MUUSE BIIXI CABDI,BERIGII SIYAAD BARE LAYDHKA, BIYAHA, WAXBARASHADUBA BILAASH BAY AHAAYEEN ,MAANTANA IBNU SIYAAD BARE MR MUUSE WAX-WALBA WAA LACAG.
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 17 дней назад
Yaaaaaaaa. Munaafaq yaahu
@MuuseAxmed-vb7hg
@MuuseAxmed-vb7hg 18 дней назад
Muuze biixi abdi xildiid rooble madaxwaynaha qaranka jamuuriyada somaliland king of the somalilanders nahogaami waligaaba mujahid waa laguugu celinayaa insha allh tana waa madaxwayne shacabkiisa haysta wllhi kii naxayoow nafta waa ma indhahaad wax kaga guri
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 17 дней назад
Ina biixi is the queen of queen of queens ina biix man who stole millions from poor somalilanders
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 17 дней назад
Mansha Allaah. Somaliland. Guuuuul iyo. Goobani.
@shamisali4599
@shamisali4599 17 дней назад
Muuse dhaqtar gorma ugu dambesay 2023 soo marooya warba Uma hayo in 2024 lajoogo
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 17 дней назад
Faqash
@maxamedducaale7704
@maxamedducaale7704 17 дней назад
Hhh 2023 xiliga
@maxamedducaale7704
@maxamedducaale7704 17 дней назад
Hhh 2023 xiliga
@maxamedducaale7704
@maxamedducaale7704 17 дней назад
Hhh 2023 xiliga
@user-zk1ko4yk8o
@user-zk1ko4yk8o 18 дней назад
Waxba maad xorain ee waala gumoobay taliintu bilaashbay ahid caafimaakuna bilaashbuuha 2labaduba maanta waa lacag qaalia
@ibraahincaliSGH123
@ibraahincaliSGH123 17 дней назад
wara dadaw sandku waa imisa maanta waan yar qayilay
@mowliidhassan5862
@mowliidhassan5862 17 дней назад
Halkii ay ka soo bilaabeen tiradoodu kuma qorna taasaa ceeb ah halka uu dalky marayo dadku way ogyihiin mar hadii uu muuse ku faanayo wax aanu qaban wixii uu gaystayna uu qarinaayo waxa damvaysa maalin ilaahay lagu horkeeno shaqaalaha uu sheegay umuu cadaalad sameyn oo dadbaan shan qof ugu jirin ilaahay kaa qabay
@daljireali4783
@daljireali4783 18 дней назад
Walaalahaa raac jees Dowlad ma noqon karee
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 18 дней назад
😂 rirood
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 17 дней назад
KHUDBAD KU SALEYSAN OLOLE DOORASHO
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 17 дней назад
Guuul somaliland
@abdibashir6358
@abdibashir6358 17 дней назад
ben badana musa
@khadarmaxamed8959
@khadarmaxamed8959 18 дней назад
alahu akbar allaahu akbar
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 18 дней назад
Ku soo dhawoow beenta Muuse 09.06.2024. Fadlan qalin iyo warqad qaado oo xaraf xaraf u diiwaan geli si aan arkiifiyada loo geliyo.
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 17 дней назад
Habraha mushxaradayaa ma labada goley ku jiraan
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 17 дней назад
Anuu codkayga waxaan siinayaa muuse biixi
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 17 дней назад
Aniga waxay ila tahay inay tahay khudbadiisii ugu danbaysay ee uu jeediyo, markaa ha iska wato warkiisa.
@ShAbdalleh
@ShAbdalleh 17 дней назад
Maxaa in soo galay ma wax soo saar bay nu yeelanay mise waa cashuurtii oo dadka lagu kordhiyey
@XamseGeelle
@XamseGeelle 17 дней назад
Hye
@samatermaxamed5841
@samatermaxamed5841 17 дней назад
Waxad shalaytiyo mudatiyo mahadhada xasusnaw halki qorigu kamuday marlabad lugtadiyo cagtu yanay kula marin
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 17 дней назад
MARKII AAD TIDHI FARMAAJO AYAAN HARGEYSA KEENAYAA ISQABADSII IYO HADALKAAGAN
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 17 дней назад
Siyaasaddaas ayaan ku waajahayaa, waqtigaas ayaan fulinayaaa, xiligaas ayay dhamaanaysaa kama hayo, kaliya waxaad mooda oday yar oo maqaaxi ka sheekeenaya
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 17 дней назад
adigu dagaal xag dabe ayad ku dhuumaneyse snm kk ileyn geesiyashii shafkey kaga dhacdey
@xudayfesahal7211
@xudayfesahal7211 18 дней назад
Ninkan wax kale oo uu ka hadlo oo aan calaacal ahayn ma yaqaano miyaa
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 17 дней назад
😂😂😂😂😂
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 17 дней назад
Ma yaqaano
@ismailyusuf609
@ismailyusuf609 18 дней назад
Falaadhi gilgilasho kaagama go'do,madaxweyne.
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 17 дней назад
Waa calaacal sanadeed.
@turkiosman9684
@turkiosman9684 17 дней назад
Kama uu hadal jabinta Ciidanka qaranka
@basheebooshie6415
@basheebooshie6415 18 дней назад
Ma Gudbe,jahiil akhriyii la wuxuu soo malmaluuqday.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 17 дней назад
Leydhkii barbara ka warn?
@yahyeibnudaahir1740
@yahyeibnudaahir1740 18 дней назад
Waligeedba doqonku mucaarid malaha lkn waa adke
@RoodoAbdi-gi8zr
@RoodoAbdi-gi8zr 18 дней назад
Horta dastuur ka kafagow dabadeedna isa saamaa
@mustafemouse3977
@mustafemouse3977 17 дней назад
Sawir bdn kuwaa Muuse Dhagaysanaya 1:40 minute
@crashiidmaxamed4834
@crashiidmaxamed4834 17 дней назад
Waxa ka sii dulqaad badan kuwa ciro dhegeysta
@G.M820
@G.M820 17 дней назад
Markii isaga xil ka xayuubin lagu samayn waayey ee maxakabad la horkeeni waayey ee lagu xisaabin waayey jabkii uu u hagystay ciidankii qarranka inuu sidaa u hadlaa balse waxa aan leeyahay aad bay u fududahay hadal in afka laga dhahaaye bal car waa ninka laba xaniinyood leh ee sidaa u eega ninka mida Xoogagii Gacanlibaax waxa wallahay ah in inay dunidu ka sheekayn doonto ilaa inta qiyaamuhu ka dhacaayo wax aanu falno. Ina Cabdi Dameer iyo inta la xulafada ah in dhulka korkiisa laga waaya haddan aad baad ugu sacab tunteenne bal wakaas far xagoodda u taaga ragaa Hungo heeryo xumeey.
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 18 дней назад
War waxan yaa wax usoo qoray, waa ninka leh Somaliland dhulka la beeri kara 500million oo hectare. War wuxu jaahil sannaa bedka dhulka Somaliland (137,600). Dhakhaatiirta wuxuu ku sheegay 110 imminkana 500 wuxuuna ku leeyahay waxay kordheen 97%. Toloow damiin Sanaa qofka wax usoo qoray.
@yiiyaanmadadaal4457
@yiiyaanmadadaal4457 18 дней назад
Weligii xisaabta iyo akhrinteedaba kuma wanaagsana
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 18 дней назад
Diyaaradaha dagaalka ayuu shaagooda banjirin jiray ninkaan aqoin kale ma leh.
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 18 дней назад
Bedka dhulka square saar adaa ka jaahilsane
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 17 дней назад
Warwaxani khudbad lama odhan karo waacabaad
@Rajabdayibordugan
@Rajabdayibordugan 18 дней назад
Ciilqabe cataaa iyo calaacal kama bogsado iyo naxli Inu qaybiyo
@CaliRermagaal
@CaliRermagaal 17 дней назад
Shaley waxay ahayd shaxadda hadii lagaa badiyo boodhka farah boodhka ka tumo muusaa sidaas yidhi
@AbdikadirDahir-wr9sd
@AbdikadirDahir-wr9sd 17 дней назад
Madaxweyne ma waxaan ku jirnaa 2023,mise 2024-kii?
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 17 дней назад
waa illayo 2023 dhamaadki 2024 wenu ku jirna mana dhamaan marka laguma darayo xisabta
@jamacali2800
@jamacali2800 17 дней назад
Oo madax Wayne adigu Beertada kawaran
@Safethepeople
@Safethepeople 17 дней назад
Asc Bismilaah, waxaan waayay nin maddax ah oo wanaag iyo qeer sheeganaayo oo dadka u duceenaayo maxaan u doormanaa ma ineey calaacalaan yaabaye anigu 😂😂 Maddaxda Calaacalka geeska Africa weeye 😂😂
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 17 дней назад
Calacal sannadeedka
@Jibriil595
@Jibriil595 17 дней назад
Ma dhegaysto Budhuudhuqa
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 17 дней назад
Muuse dhiig ku ceesh dadkii uu laayey ee mudaharaadka ku dhintey iyo laascanood ma in looga hadhey ayuu qabaa markup qof xaraan iyo dhiig kadhergo hadalxumadu waxba Kuma aha
@sareedo8184
@sareedo8184 18 дней назад
Waxan qudbad sanad red baa mise waa calaacalkii 1960
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 18 дней назад
Ragii juuq malaha naago baa sacabka tumaya mee buuni iyo ragiisii mise naaguhuu ku dhex jiraa mee rageedi ka cuni jirey
@mowliidhassan5862
@mowliidhassan5862 17 дней назад
Muusow iscasil hadii marka aad hadasho laga naxo kuuma fiicna dhaqaalaha muu sheegin inta jeebkiisa ku jirta ilaahay ha ina dhaafiyo dadka duco ayaa ku waajibtay inay ka ducaystaan ilaa baloodhadii ayuu galay uu ilaashanayaa dadkeeniina way bakhtiyayaan
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 17 дней назад
MIISAANIYADDAAA GEBILEY ,WAJAALE IYO MUUSE BIIXI MA SOO DHAAFTO,
@yusufyasin7506
@yusufyasin7506 18 дней назад
MA.GUDDOOMMIYII.KULMIYAA.DEE.
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 17 дней назад
Waa run miisaaniyadii 700% bay korodhay laakiin sicir bararkuna 1000% buu kordhay............. Xiligii D Riyaale dadku nolol maalmeedkooda way goyn karayeen sababtoo ah sicir barar muu jirin halkuu kulmiye sicirbararku gaadhey 1000% ..... Alaahu Aclam
@ddsijigjiga9257
@ddsijigjiga9257 17 дней назад
Aqoonsigii iyo dumuqradiyadii muusaa god ku ridey
@AhmedomerMohamoud
@AhmedomerMohamoud 17 дней назад
Muuse iyo xisaab maxaa kala haysta kula haa afartaa boqol hadana afartaa milyan ayuu yidhi kkkkkkk
@hoodojamac6016
@hoodojamac6016 17 дней назад
Madxwayne biixi
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 18 дней назад
Waar dalku xagee marayaa ha nagula wareegin waxaan jirine dalkii mee laguu dhiibay ma talaal iyo caruur baa lguu dhiibay kkkkkkk
@hussainismail2004
@hussainismail2004 17 дней назад
Haloo turjumo English
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 18 дней назад
Kaahin iyo biixi run iyo xaqiiq aanay ka leexan ugu kaalay. Kuwa kiis iska waal kursi ku rabow sidaa laguma maalo.
@aminafarah7494
@aminafarah7494 17 дней назад
Inkasta oo nin geesi ahi raga geeed adayg yahay hadan garabka lala qaban guri oodi mayee madaxwayne Guulayso
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 18 дней назад
Saab tv coka madaxweynaha ma siyaasad baad gelisay badh baad aamusiisaye waa maxay habaryoonisnimadaad samaynaysaa waa ceebe
Далее
"Muuse Waa Firdhiye Cabdiraxmaana waa.."Gudoomiye Xirsi
15:41
ክትዕ ሜሮን Vs ሚኪ
28:17
Просмотров 678
Как экзамены сдали?😅
0:13
Просмотров 1,1 млн