Тёмный

Deg deg Fosiya oo Afka Furatay Xasan & Xamze ayaa Kursiga AU-da iga rebaya 

Dal Jire Tv
Подписаться 387 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

19 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 Месяц назад
Subaxaanallaah waa dad ujooga dowlado kale horay usoco Adaa geeri iyo Nolol dhaama kuwa madaxda noo ah oo kushaqeeyo laaluushka Guul Fowsia H,Aadan Horay usoco don’t give up i hope you are doing well Inshaallaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🎊🎊🎊⭐️⭐️⭐️⭐️🎉🎉
@user-gw9jy1gl2q
@user-gw9jy1gl2q Месяц назад
100&100 waa xaqiiq inay dadkale iyo dalalkale xassan dhiiqo iyo xamse marxuun ushaqeeyaan waa masiibo Soomali loosoodidhay xassan dhiiqo iyo xassan marxuun SubhaAllah caloosha ixanuuntay dhibta Fowsiya lagula kacay😢😢😢
@user-hr5xw8ij6h
@user-hr5xw8ij6h Месяц назад
Hzhur😮
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej Месяц назад
Horay USOC wll waad gulasan inshaa allah wixii alle ku qorayna waa yimaysit inshaa allah
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Месяц назад
Fariid ha ka harin waan. Ku garab taaganhy hiil iyo hooba ceeblow yaasha dulmiga isku bahaystay ceebtooda alle ma asturon
@user-io8qn2bo2e
@user-io8qn2bo2e Месяц назад
Mabruk gabadii 1 u horeysey e somalied wan kuu hambalyenaya. Horey u soco walaal
@mayeabdukadir2366
@mayeabdukadir2366 Месяц назад
Danta shisheeye ayaa ka weyn danta guud ee qarank
@user-lg6vh4vy7q
@user-lg6vh4vy7q Месяц назад
Ilaahoo Naga qabo xasan sheikh Aamiin Aamiin
@xamdidhicis8841
@xamdidhicis8841 Месяц назад
Waad gulaysane horey u soco IA dad aan dawladnimada aqoon u lahayn baa ku helay.
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 Месяц назад
waxaan umalayn in ay Jabuuti siisay boos(jago) ama xabaalo looqufo.
@Terza56
@Terza56 Месяц назад
Inaad wax noqoto waan jeclaa lkin Hassan Qoslaaye ayaa Ilaahey kugu khataaray Hassan Qoslaaye waa is barateen baan jeclahay hada dhibkaas ayaan ku aragney✅✅✅
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g Месяц назад
Waxaan ku baaqaya mudaharaad culus o an lo kala harin in lagaga hortago dhibka wayn e xsn sh kaga jorjoogo hablaha somaliyed hormarka siyasaded e Africa , Hal ku dhigenu wa , Dooni mayno Hal ka dollar .... halka dollar... hablaha siiste , Doni maynoo From SSC
@hawaali7417
@hawaali7417 Месяц назад
Ascw maanshalaah tabaraka laah. Naag Nool ha ka harin intaa awoodo. Waana markii labaad oo Gabar soomali yeed loo ciilo. Maaha kuwaani madax waa dhagax xaan. Ukhtii guulay so
@Turtle333face
@Turtle333face Месяц назад
Somalia Allah aa oo maqan 🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Месяц назад
Guulayso inshallahu foosiya waa istaahisha mansabka Iyo weliba Wax Ka sareeya I'llahay haku siiyo garabka ha gallo Hassan waa TUUG Dilaala maha mw ❤❤❤😮😊😢
@user-zy2mu2iw5e
@user-zy2mu2iw5e Месяц назад
Foosiya guulayso waan ku garab taaganahay
@abdiali4991
@abdiali4991 Месяц назад
Somalia 🇸🇴 madaxda hada joogta way fashilmeen magacii iyo mansaabki ayayy qateen oo guelle ayaa xukuma mama fowsia thank you waxad tahay qoof somalinimo ku wentahay
@abdirizaqcali6646
@abdirizaqcali6646 Месяц назад
Maashaa allaah Walaasheey Horay U Soco Waad Guuleeysan insha allaah
@hawafarah2410
@hawafarah2410 Месяц назад
Mama fowsiya yuusuf xaaji waa aqoonyahanad halyeeygii caruurta udhashey alaha u naxariistee soo hagamey insidaa loogalo umaqanto khayrkaa ragee horey usoco mamo
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 Месяц назад
Fosiya waxan.ku rajaynaya guul insha allah
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Месяц назад
Fariid fariid caqli badan mashalla Tabaraka Allah I'llahay garabkaga ha Gallo guulayso guulayso inshallahu. Illahayaw guusha SII Rabiyaw Raxmaanaw Amiiin inshallah ❤❤❤😂😅😊❤
@AyaanleiidleAbdi
@AyaanleiidleAbdi Месяц назад
Foosiyooy ku soco shacabka soomaaliyeed baa ku garab taagan
@shukro114
@shukro114 Месяц назад
Insha Allah waad ku guuleysaneysaa gabar nemo ayaan kuu tageray iyo aqoontaada
@hamzadabeyl2515
@hamzadabeyl2515 Месяц назад
Mama Foziya raali noqo shacabkada Ayaa kutagersan walee Farmajo & Xasan kala raganimo badan ❤❤❤❤❤
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 Месяц назад
Fosiya hore u soco tageero weyn baan kuu haynaa guulayso
@xajiibraahim316
@xajiibraahim316 Месяц назад
Anigoo ah xaaji inraahin hilowle maxamed kana soo jeeda gobolka hiiraan weyn waxaan kuugu duceynaa in ilaahey kuugu guuleeyo xilkaas cadawgaadana cagta kahoos guul guul walaashey fowsiyo xaaji aadan
@SahalBarwaqo
@SahalBarwaqo Месяц назад
Waad guuleysan Insha alaah
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
dalkan xayawaan baa haaysta geelaana ka masuul ah dalkan oo madaxwaayneka ah foosiyaay iskadaa xasa xayawaan waa neef xayawaan ah inkaar alle hakurido kuwii doortay insha allaah jahanaba illaahaay hageeyo
@abdiali4991
@abdiali4991 Месяц назад
Hada adiga ayaa uu qalma bosska xasan shisheye kal kaal wayo waxad nadareensisay hanki iyo meqamki somaliyeed ee lumay haka tanasulin tuugadasi wanka guleysanayna guul guul iyo gobanimo mama fowsiya
@luulhashi1664
@luulhashi1664 Месяц назад
Thank you foosiyo
@alihassanawil8789
@alihassanawil8789 Месяц назад
❤❤ guuleso xildhibaan edo
@adanissackabukar2456
@adanissackabukar2456 Месяц назад
Horey usoco Rabi ayaa gula jira
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Abayo horay u Soco waxna kuuma qalmo waan ka xumahay walalo
@maryan186
@maryan186 Месяц назад
Guulayso fawsiyo horay usoco
@gamalolow3885
@gamalolow3885 Месяц назад
Halyeyyad Halyey dhalay baat baad tahay how joojin dadka caamiliin ah ok Aan ka shaqayn danta dalkoda iyo dadkoodaba keep up the good work, good luck!!
@najmanaji4414
@najmanaji4414 Месяц назад
Go forward darling don’t listen to them because they are failure.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Месяц назад
Alla foosiyo saan ula jeclaa kursigaas hada ka hor gabadhii marwo ayagaa u diidey
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Месяц назад
Ismaaciil cumar geele ayaa xoog ku haysta kuwa xayawaanka ah ee xamar ka taliya sidee ku dhicin kartaan dantiina aniga isiiya
@AminoAbdullahi1
@AminoAbdullahi1 Месяц назад
Fowsiyo is someone how have the capacity of a leadership leadership is not by giving it’s by earn she is a visionary woman who want to represented for her own country she doesn’t have to give up for other country. Why? What is wrong with our president and who is he representing Somalia 🇸🇴 or jabuti It’s unfortunately we’re supporting Fowsiyo as of our leader well need to support this woman anyway we can it’s unacceptable 😡
@GC21701
@GC21701 Месяц назад
Fawzia: you make me cry , I will never forgive Hamza what he did to you if that is true, he is my family we will never except that kind of action. It’s too bad for him, he will pay the price. We love you sister and I promise I will support you all my life. If you didn’t win this one kind wait one day you will lead us as Somali president. We will campaign you all in North America. You all ready earned our respect. We love you sister.
@aniwaaye484
@aniwaaye484 Месяц назад
😢
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 Месяц назад
Foosiya haka tanaasulin
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 Месяц назад
Somaaliya toos waxaa tiriyey Abwaan Ali Mire Libaan.
@abdiali4991
@abdiali4991 Месяц назад
Inaa lillah xasan sheik somali miyaa mise ajanabi waye
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 Месяц назад
Hasanaw TUUG Tuug dhalay óo baahan had Iyo jeer óo dawarsi kusoo koray Iyo baahi Aya mw Ka Noqday dalkii waa TUUG dilaala óo dad Iyo dal midna aan Rabin subxanak 😅😅😊
@SIGADABDI-om6kq
@SIGADABDI-om6kq Месяц назад
Sorry 😢mum xassan waa munaafuq, munaafuqna balan mlhn umada Allah ha kahor leexiyo 😢
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 Месяц назад
Fariid ha ka tanaasulin ee hawshaa ee wad
@abdihakimmohamed3196
@abdihakimmohamed3196 Месяц назад
Dal ba’ayow yaa kuleh. Xagee lagu arkey madaxweyne tartankii kareebaya musharaxisii ooleh madaxweyne geele ayaa naga codsadey. War barlamaanow ninkaan meesha kaqaada wax maamul dowli ah xassan sheekh uma bilowna. War ninkaan dadka dhaafiya. Foosiya ha ujoojin somali oodhan baa kutaagersan hore usoco.
@hamzadabeyl2515
@hamzadabeyl2515 Месяц назад
MW xasan shiiq walee meel xun ayuu wax uwadaa ee Gabadhuna weygarnaqsatay Mrs foziya xaji halyeeyad iinooloow wll
@Light_soccer
@Light_soccer Месяц назад
Soomaalidu waa Caadifad socta. Gabadhan waan maqalney ee Madaxdii dalka ugu sareysey aan sugno. Inta aanaan hadalkeeda dad kale ku xugminin. "Ruux caloosha dabataal hadaad aragto ha ugaraabin in uu meyd ka soo tageyna ma hubtid ee"
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Abayo waxaad tahay Gabar Somali ah abayo wixii dhacay Waa nasiib Daro. Ha ka tanaasulin abayo waxaan ilahey kuugu barya yey insha Allah hel oo Ku guuley so insha. Allah ilahey Ayaa.
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t Месяц назад
Foosiya yuusuf xaaji aadan waa madax madaxi dhashay oo madaxiqabtay ilaahay hawnaxariisto waalidkeed waa garabyaaganahay naf iyo maal hadaanu nabay umada soomaaliyeed waadiudnay in hablahayaga labahdilo oo hanjabiyo mayeelayno
@maryammb7064
@maryammb7064 Месяц назад
😭🤲❤🎉
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
dadka noocaan ah afrika madax loogama dhigiro habar
@GC21701
@GC21701 Месяц назад
Fawzia: you make me cry , I will never forgive Hamza what he did to you if that is true, he is my family we will never except that kind of action. It’s too bad for him, he will pay the price. We love you sister and I promise I will support you all my life. If you didn’t win for this ,one day you will lead us as Somali president. We will campaign you all in North America. You all ready earned our respect. We love you sister don’t give up. Shame on you Hamza. You were better than this.
@Somadam11
@Somadam11 Месяц назад
Waa ka xumahay waxa kugu dhacay. Wadankii shirkad ayuu noqday xataa khaadka iibisa.Fawsiyo garabkaaga taganahay hadaan nahay Shacabka guulayso.
@addull1
@addull1 Месяц назад
Madaxweyni iyo Xamzaba la garey oo jabouti ayaa looga taliyaa..4madaxweyni gobleed Laftagareen. Goorgoor.Ahmed madoobi iyo Guudlaawi maxaa jabouti u taageereen
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 Месяц назад
Xasan hunguri ayuu ku baddalan waxkasta
@doog880
@doog880 Месяц назад
Somali meel ay u socoto iyo meel ay ka socoto la garan wa
@HassanAbdidahir
@HassanAbdidahir Месяц назад
Guul iyo gobanimo habaryar
@abdiali4991
@abdiali4991 Месяц назад
Aax aax wan qiroday wllh haka hadhin mama wanku garabtaganhay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
gaalbaa qabi jirey
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 Месяц назад
Dulmi ayaa ku dhacay foosiya yusuf X Adan
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Waan ka xumahay
@johnhennery5780
@johnhennery5780 Месяц назад
Xassan miyaa ballan fuliya?
@mohamedismailmohamed71
@mohamedismailmohamed71 Месяц назад
Wadankaaga iyo aabaha yuusuf x aadan iyo shacabka sl ayaa kuu baahan ee u kaalay ha quusane
@IsmailGuirreh
@IsmailGuirreh Месяц назад
Damu-Aljadiid waa ayax iyo moryaan wax kasto,dalka iyo dadka dan u ah iyagu dan iyo faa'iido uma arkaan lakiin calooshoda iyo hungirooga waxii maraya ayay dan u arkaan,waana markii 2aad waxa uu XASAN ka hor istaagayo wasiir,FOOSIYA u tartamida,,Gudoomiya midaw afrika, kaaso fursad iyo faa'ido wayn u noqonlahaa soomaaliya,sidoo kala waxa uu iska hortaagay u tartamida gudoomiyaha baarlamaanka aduunka,MARWO BASHIIR,kuwani dhaqankii soomaaliyeed ee ahaa in gabdhaha loo dhibriyo loo naxariisto ma leh,ee ilaahay ku wan wadanka ka qabo.
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 Месяц назад
Anigu runta hadaan idiin sheego ujeedadu waxay tahay in gabadhan ina haaji aadan waxaa Ku riixayay kursiga koox muuse biixi madax u yahay gabadhuna ey ujeedada ey ugu ordayso halkaa ey tahay soomaalia oo kursiga fadhisa in ictiraaf loogu raadiyo maamulka gooni u goosadka ah ee soomaaliland waa hadaad wax fahmi kartaan Soomaalia oo kursiga fadhisa ayaa lala doonayaa in fashil iyo is qab qabsi laga abuuro taasina waxa ey hoos u dhigaysa soomaaliyada soo koreysa
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l Месяц назад
Kurigaa somalia faaiido uma lahan. 2024.Somalia mapkeeda waa Xor maanta: reerka isaaq. yuusan kale Goyn:2025: noo kursi:
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Месяц назад
Soomaali daarood ku jiro ma ahi baa dhaanta
@u.j4515
@u.j4515 Месяц назад
Dowlad maahee waa mooryaan dalalkale u shaqeeya 😢😢😢😢😢😢
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 Месяц назад
Waxaan ka xumahay dadkeena aan aheen dad
@luulhashi1664
@luulhashi1664 Месяц назад
Waxa aad iyo aad loogu xumaado .
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 Месяц назад
Guul iyo gobanimo gabadh soomaaliyeed garabkaga Alle ha galo
@AliAli-ey5ic
@AliAli-ey5ic Месяц назад
Fawzia ilaahay ha ku sharfo yeey baa ku heshay an aqoon qiimaha waddanka iyo waxa ay ku fadhido in jagadaas qof somaliyuhu ku fariisto dadka iyo dalkana wax wayn ugu yaal Sheekadaan waa 1974 waxaa la dooranayey secretary generaalka midowga Africa allaha u naxariistee Maxamad Siyaad barte madxwaynihio somalia wuxuu jagadaas u Soo rashaxay allaha u naxariistee Cumar carte oo ahaa wasiirka arrimaha dibedda tartankii ayaa adkaaday dawladihii afrikaanku siday u badnaayeen waxay taageereen ninkii la tartanayey cumar carte dawladda somalia dagaal xun bay u gashay inay kursigaas hesho madaxwayne Siyaad barte waa la Mari waayey dawladda badanna way isku xumaadeen asagoo daafacaya in cumar carte jagadaas qabto Maantana madaxwaynihii waddanka ayaa hor taagan in Gabar somalyeed jagadaas hesho wuxuu ku baddashayna waa shaqaale iyo inuu iska dhiso dawladda kale waa markii afraad oo xasan shikh hor istaago qof somali ah oo u tartanaya jago caalami ah oo somali u tartanaya waxaa u jeedaa somaliyeey is barbar dhigay xasan shikh iyo Siyaad barte Ilaahay waxaan ka baryaynaa in horor xasan shikh dadka iyo dadka somalyeed ka qabto aaaaasmiin dhah.
@user-wl9if4se7q
@user-wl9if4se7q Месяц назад
Maxaa gabadha saa logugalay Geesi baa dhalay yee
@user-xg6dk6is1t
@user-xg6dk6is1t Месяц назад
Waa madaxwYnay istaahishaa ilahay medlxunkumadhigo foosiya yuusuf xaaj aadan waad tartamaysaa walaalo soomaalibaa kugarabtaagan waxaad tahay indheergarad indheergaradna naago daayoo ragbakuyartahay
@MomoMomo-jl8gt
@MomoMomo-jl8gt Месяц назад
Waa yaab
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Месяц назад
Ileyn 4maamul goboleed iyo dawlad kushega waa dad laga xikumo jabuuti ilen jabuuti waa in soomaaliyaa ay kakacaan ooheeryada iska tuura tuuran oo lataageeraa fawsiyo
@saladkalla7813
@saladkalla7813 Месяц назад
Somaliyey madaxweynihinu ma dillaaley baa?. (boroko)
@mohamedabdi8265
@mohamedabdi8265 Месяц назад
Foosiya. Maxaad. Jaaliyada. USA. Waqooyi. Ameerika. U. imaan. Wayday. Waan. Kutaageeri. Lahan. ⚖️🇺🇸✌️📢☎️👈✈️✈️✈️✈️✈️✈️
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Месяц назад
Xasan shiq in uu daroogo isticmalo tasa cadeeneso habiqleso
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Месяц назад
Xasan shiikh ceebi waxkamadhinto waji adagaa shalay wuxuu lahaa waalaycaayaa
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
been teed heestaas qaasin hilowle baa lahaa
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Месяц назад
Dadka xasan taageera waadad sidiisa lacag kushaqeeya maantana maxay oran
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt Месяц назад
HAN BAL YO. OO. HOR DHAC AH WAD. GUU LEY SA NEYSAA NIN. SHA LAH. HORU MAR KA. MU WADIN. KA. QARAN KISU. WAA. IN. UU. DACAD. U. AHADAA. GUUL. IYO. GAWANIMO. MU WADIN. FOW SIYO. XAJI. ADAN KALIN TA. KOWAD. TAR TAN KA. X DH. F X A. (IN. SHALAH YAA RABI )❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Месяц назад
EDO MEEL AN LAGAA OGOLAYN AYAAD ISKU XIIJINAYSA
@aesse7702
@aesse7702 Месяц назад
Heests 'Soomaaliyey Toosa' ma tirin marxuum Yuusuf Xaaji Aadan ee waxaa tiriyey macallimkii abwaankii weynaa ee reer SSC marxuum Cali Mire Cawaale. Muuqaallo ku jira Youtubka ayuu Cali Mire Cawaale kaga sheekeeyey taariikhda heestaas iyo xilligii uu tiriyey. Rag kale ayaa hore si been-abuurasho ah u sheegtay inay tiriyeen heestaas.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
xasan xaaraami waa neef dadkaluu ushaqeeyaa nacaladu shalayba gabadhii marwo bashiirbuu kareebay xilna illaahay nacalad kugu rid war hawiye ismadhaamaan daawladna marabaan ismana qabtaan waa dameero
@user-wl9if4se7q
@user-wl9if4se7q Месяц назад
Damiir laawa yaal baa kuhelay ceeb la daadagay ye
@engilyas44
@engilyas44 Месяц назад
Sharaf iyo goboniimo
@Mideye157
@Mideye157 Месяц назад
Muse Judan baad I shaqayn lahayd ee na dhaaf. Xagee laga soo doortay tolka somali kama mid nihin bay leeyihin
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
xayaawan kolaay caqli idinkama sugayo oo dameeraad ahaaydeen soomalina idinkaa halkaa dhigay walee waa laaydinka tashanayaa
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 Месяц назад
Midab takoor hadalka xasan baa ugu ilan
@digalefarah3227
@digalefarah3227 Месяц назад
Dambi aad gashay baa lagagoyna Riyada kabax Hassan oomanee gooankisa waa Amaar doowlo waa dharci
@LST25
@LST25 Месяц назад
Dambigee gashey maamadaan I xasuusi
@AA-xl8ev
@AA-xl8ev Месяц назад
SOMALIYA WAA MASHRUC CUNSURIYAAD REER WAQOOYI XAMAR U QABTO WEYEY SAMIR ADIGA KA GULEESAN DOONA HAMBALYO & GUUL
@LST25
@LST25 Месяц назад
Xasan reerkeeda muu fiirsanine Ee waa gaal
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
abaheedna fandango buu ahaa been
@abdimohamed9252
@abdimohamed9252 Месяц назад
Ceebey tacaal aad ayaan uga xumahay arinkan foshaxun ee kuqabsaday marwo fosiya xaji
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
habartaan jagadaas ma qaban karto luuqadna ma taqaan
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 Месяц назад
Subxanallaah somali sheegato
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Месяц назад
ISAAQ NIMO AYAA LOOGA REEBAYAA MISKIINADAN KU SOCO FOWZIYO ALLE HAKU GARAB GALO
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
horayba gabadh kalaa looga reebay gabadh daarood ah daaroodnimo
@aesse7702
@aesse7702 Месяц назад
Heests 'Soomaaliyey Toosa' ma tirin marxuum Yuusuf Xaaji Aadan ee waxaa tiriyey macallimkii abwaankii weynaa ee reer SSC marxuum Cali Mire Cawaale. Muuqaallo ku jira Youtubka ayuu Cali Mire Cawaale kaga sheekeeyey taariikhda heestaas iyo xilligii uu tiriyey. Rag kale ayaa hore si been-abuurasho ah u sheegtay inay tiriyeen heestaas.
Далее
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 222 тыс.
🤡Украли У ВСЕХ🤪
00:37
Просмотров 222 тыс.