Тёмный

Saalaxow Konfur midnimo Somaliyed Horayna uma rabin Hadana marabte 

Dal Jire Tv
Подписаться 379 тыс.
Просмотров 36 тыс.
50% 1

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Опубликовано:

 

26 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 298   
@AssdIbrahim-p7b
@AssdIbrahim-p7b 3 дня назад
Insha Allah Guul Iyo Midnimo Jamhuuriyada Barakeysan Ee Somaliland Amiin
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 3 дня назад
Been baad sheegtay iska hadle
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 3 дня назад
Dadka hacaayin
@xasiliyefruits4861
@xasiliyefruits4861 3 дня назад
Walahi Jamaic wa runti ogow aniga konfur ayan ka sojeeda
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 дня назад
Ilma xalaal nasab kaamila allow ku daa jaamacow galadow cimrigaagana dheeree.aamiin.
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 дня назад
Jaamac duufle 😂
@jibriilmohamedfarah5301
@jibriilmohamedfarah5301 3 дня назад
Waa runtii jaamac ninkii midnimo doonaya isaga in ay ka muuqta fiican Allah swt ha isoo soo dhoweeyo reer koonfuureed ka angu xuman lama jecelin wixii wanaag ay nala jecel yihiin Allah swt ha nala kulmiyo wixii shar ah ee ay wadana Allah swt ha naga nabad geliyo waa intaas sheekadu
@MohamedMohamed-hq1rv
@MohamedMohamed-hq1rv 3 дня назад
Konfur waxay doonaysa wa lacag.
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 3 дня назад
Midhaasa run ah meesha Somalia ka dhimatay wa Koonfur
@DeeqAfbuur-rj7ue
@DeeqAfbuur-rj7ue 3 дня назад
Sxb waa runtaa
@shariifmohamed233
@shariifmohamed233 2 дня назад
Jaamac Galad waa Soomaalinimo wanaagsan oo Aragti Soomaaliyeed leh marka laga reebo marmar ay Qabyaaladu jiidato sxb waan ku taageeraa
@The_Observer0000
@The_Observer0000 14 часов назад
Kan yar ee buryoqabka ah ee shalay dhashay waxaanu ogayn khasaraha Somali jacaylka laga helay. Konfur hawiye u horeeyo waxay jecelyihiin in aanay Somalia dhismin oo xoolaha umada iyo deeqaha la Iska gurto Nairobi na guryo looga dhisto.
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 дня назад
Waligay intaan idin daa wanayay maanta. Ayaad. Cadaalda. Ka hadsheen. Oo aad noqoteen dad dhex dhexaada. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 3 дня назад
KOONFUR IYO BARI ISKU DAR WAXA SOMALIA LOOGU YEEDHO WAA BILAA DAMIIR AAN LAGARANAY MEEL AY U SOCDAAN IYO MEEL AY KA SOCDAANE RAGA XINIINYAHA IYO MADARAQA UUGA FUQA SOMALILAND CIDNA UUMA BAAHNEE
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 дня назад
Waad mahadsantahy geesi jaamac galad sifiican ayaad u tayayseen barnaamijkiinii barigii hore waan idin necebaaye raali iga noqda aad iyo aad baad u mahadsantihiin from jamuuriyafa soomaaliland hargaysa guuul guuul barnaamijka dhab kahadal guuul jaamac dahab guuul qaranka soomaaliland
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 дня назад
Jamacow waa runta reer konfur reed xuman oo dhan waa anaga lkn waxaa naga sii xun reer Wuqooyi qaraxa nagu xirayo bal ii sheeg waxay doonayan
@mjabdi1904
@mjabdi1904 3 дня назад
Waxay doonayaan in ay gaalnimadii, Daraawiishi u diiday dib ugu noqdaan,oo diinta ka Ridooban..Laakiin Reer koonfurtu badan iyo Beeso oo keliya ayey Rabaan,xitaa Aakhiro ma Aaminsana.
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 дня назад
Adigu nin somaliland ka imi miyaad ileedahay dhulkaygi ayuu igu xukumaya waliba igu qarxinaya caqli maangab ah ayaad leedahay Kaas xamar kugu qarxinaya ayaa ku dhaama
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 3 дня назад
Somalia oo dhan baaa wax ka khaldanyihiin Lkn reer waqoooyi ( isaaq waa cudur ku dhex jira somaliada) wax ka xun majiraaan ( dadkaaas waa Oromo lagu dhexbeeray Somalia xaqiidii) dadku waa qabaa ilo lkn reer ku Washay wax aaana jirin oo beeen ah ( xataaa Taariikhdii Somalia bayn bay ka sheegeeen🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia Somalia baaa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 дня назад
​@@fahdiabdilahi7692sabab maxaaa diidiyaa inaan ku xukumo Kitaaabka qorayaaa wa kee bro adigu inaad i xukuntoo hda reer kon furtay dee caqligiinu waa kaas kula yaabi maayo Anigu hdaan ku qarxinyo waliba dalkagii joogo de aayar iskaykay dhex qabo Aniguba waxa dalkyga iyo dadkayga qarxin lahaa ayaarbaa iska qabtee anoon kenyaanti u yeedhan burundima u yeeedhan carbana u yeedhan lkn anigu kuma qarxinyee adiga is qarixnyaa Kii wax qarxinyay iyo kii la qarxinyyayba isku qol seexnaya lkn de anigu sidaa mi ihi Amaan buuxna way hastaa kii i qarxin lahaana hal kiisan igu tagaa
@NimcoFf
@NimcoFf 3 дня назад
​@@mjabdi1904reer yaroo caydha oo sayidku naagahooda 10,10 sidii adoomaha ugaxaysanaayay miyaa hadlaya adoon ilaa adoon
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 3 дня назад
Hawiye ma rabo in mooska lagu soo ciriiryo.waana gartood ee dhulkooda ha Loo daayo gaar ahaan Xamar fara ha ha looga qaado.
@abdikarimosman7281
@abdikarimosman7281 3 дня назад
Jaamac Gallad waa nin si fiican soomaali u yaqaan siiba aragtida uu SL ka bixiyey waa mid duluc leh.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 дня назад
Koonfur wax ay doonayaan iyo waxa ay diidayaan midna lama yaqaano. Waa dad aan taariikh aqoon oo iska nool uun.
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 2 дня назад
Burco. Hargysa berbera. Cerigabo. Jah. War. Nio ilen. Reer waqoyiga. Intasa ugu. Shidan ❤❤❤
@ahmeddalla5913
@ahmeddalla5913 3 дня назад
Acw Hadalka jaamac galad Waa dhab koofuri midnimo marabto Siyaasi ARAGTI dheeraa oo Cali Khaliif la odhan jirey illaahay hawnaxariistee baa yidhi wadanka koonfur baa lagkalagoynayaa xiligaa waxaa joogey Xassan shiikh WAA YAABKA YAABKII ALLOW NAMOOTI
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 3 дня назад
War Jamac Cawa runbad sheetaye sed noqotay mahadsanid walalo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p День назад
waa sax qaawi ader ilahay ha ku ciseeyee aniga waa reer AFGOYE yaa weli raba midnimada somali ???????? ka jawaaba SOMAALIYEY
@AbdiganiIbrahim
@AbdiganiIbrahim 3 дня назад
Asc jamac galad runta ilaahay hakugu sogo 10 noocaaga oo kale somaliya wax . Wayn bay ka bedeli lahaayeen
@mahamedyusuf-2502
@mahamedyusuf-2502 3 дня назад
Cawaa waad ugu wanaagsan tahay oo aad gartaa qaaday midnimo maa doonayaa horeena uu maa doonen been mahaa
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 дня назад
Xamar waa in lagaa raraa caasimada.
@danjire7605
@danjire7605 2 дня назад
Sadex aragtiyood ayaa Somalia ka jira : 1. Aragti difaacaysa saamaynta taban ee matalaada reerkooda ku yeelanayso. 2. Aragti ku dhisan dhaqaalaha iyo saamaynta siyaasadeed ee ay Somalia ku yeelanayso siyaasada aduunka. 3. Iyo aragti aan kala jeclayn in Somaliland ay dib ula midowdo iyo inkale.
@hanadwadanichanell..1254
@hanadwadanichanell..1254 2 дня назад
Su.aashaan aanka jawaabee dadka koofureed waa dadka wada siman midnimada umada somaliyeed qofkastee kofur jooga uwarabaa dadkiisa iyo midnimadooda
@user-fj8vj5fp2k
@user-fj8vj5fp2k День назад
Wariye ween viva viva viva 2024year
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 3 дня назад
alaylehe hawiye inuu xayawaan yahay way muuqata meel kale oo maanta xabadi kasocoto sheeg
@user-tc2dk9qw8c
@user-tc2dk9qw8c 21 час назад
Wali qabyaalad baa kula fiican Hawiye meel dagan oo wax wada haleeyo miyaa jira. Waxaa dhaanta siyaasiinta hawiye qaarkood in aad tiraahdaan.
@IsmailIsmail-nh5st
@IsmailIsmail-nh5st 3 дня назад
Hal sual bn wataa garowe ma koonfur baa somalia wa koonfur iyo waqoyi puntland wa wa waqoyi bari intas iska saxa thanks
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 дня назад
Salax oo Ku abtissada 2 mushkilad Ee Somalia ma ragadiyey aana hargeysa tagi karin ma wxuu aaminsan yahey inuu midnimo u joogo muqdisho taasi waa aqli xumada iyo boor isku qarinta Snm
@salmaanahmed2328
@salmaanahmed2328 День назад
Asc Asxaabatah Reer Waqooyi 143 Hudaayen Reer koorfurna 143 Rudaayeen Soomalia weyn Waxaa Aqbasadaye 1881 ? Reerkoofur iyo Reerwaqooye Waa Hurdaayane Taarida Dib ubaara 1881 ? Waxaba mahayaane ?
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 дня назад
Ruux kasta oo reer Koonfur Ah Midnimada Umadda Somaliyeed Iyagaa Hogaan u Ah jaamac Galadoow sidaa u Ogow❤
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 23 часа назад
Been weeye taasi 60 kii somaliland waxay haysten midnimada ayay uhuren maantana koonfur aya laga raba lakin waxan huba inanay midnimada afka ayuun bay ka sheegtan reer koonfurku
@maarmaar6136
@maarmaar6136 2 дня назад
Waa xaqiiq koonfurta siiba Mogadishu dadka ku nool waa lo' gisi waayo waa meesha ugu dulmiga badan heer waxay marayaan in meeydka la canshuuro dadka noolna intaa cashuurta laga qaato hadana baad habeen walba laga qaado waa meesha kaliya ee Nin gurigi xaarana ku jira ay xil u dhiibteen waa meesha 60 jirku kufsanayo 7 jirka wiilsha ah waa meesha xaaskaga uurka kuu leh lagu gubo lana difaacayo waa meesha Qofkii dariska kula aha intaad disho gurigisi aad dagantahay kuna caruur dhalayso waa meesha abe somaliyeed lagu dhahay gabadha keen aan kufsanee marku gabadhi dhuumiyayna lagu dhahay adiga badalaya faylna laga galay waa meesha qof nool lagu nasiibsaday Intaa la dilo waxuu wato laga qaato waa meesha ninka dhiiga islamka qaba halyeey loga yaqano waa meesha qofka dowlada ka tirsan iyo shabab hal guri kuwada noolyahiin Waa meesha hadad dhaqaale alle ku siiyo nafta lagu dhaafinayo dadka intaso calamadood leh bal adigu u magac bixi
@Waayoarag98
@Waayoarag98 День назад
Jaamac waa runtiisa waa beytal cankabuut. Somaliweynimadu waa aan ku qaso, waa aan ku cuno, waa aan qasnaano, waa aan biniaadanimo ka tagno, waxaan la garanayn iyo maahmaah xun oo adduunku isticmaalo ayuun baa halkaa ka soo baxay.
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 2 дня назад
Allow unxriso aaamin aaamin yaarabi
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 2 часа назад
Jaamacoow hanagu fogaan walaaloow "cagta naga dhig yaanaan dhamaan caasi kaa noqone"
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 3 дня назад
Guuleed niicle waxba ma oga wasr taariikhda dib u raac caqli caadifadaysan looma baahnee
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 дня назад
Reer koonfureed weligeed midnimo ma raadin mana rabto haddana diyaar umma ah.
@user-xc5vn1do9z
@user-xc5vn1do9z 3 дня назад
Somaalidu waa CAWAAN- Cawaan wuxuu rabo mayaqaan- Cid kalootaqaan wax Cawaan-rabona majirto. Waxaa lasugaa intuu dhamaanayo. Mawaaladhameeyaa dhulkana waa lalawareegaa. Bisiq Sarmaan Bisiq Sarmaan
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 2 дня назад
Cagdheer bilaa aqli cinsuriyiin😂😂😂
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 23 часа назад
Wllee jamac galled waa nin rageed runta ka hadla ilaahay haku daayo maanta ayuunbad run sheegtay waayo mesha ay ka dhimatay somalia waa koonfur
@yusufxandal3432
@yusufxandal3432 3 дня назад
Somali waxay isku dilayaa hunguri hore ayuu u habaaray siyaad bare imaanka ayaa illaahey ka qaaday
@user-ql6mi3jk2x
@user-ql6mi3jk2x 3 дня назад
Masha allah sxb manta aya ronta shikti misha did majogo
@chalichali9452
@chalichali9452 3 дня назад
After dr Hassan sheik Mahmud we should have to vote for them All Somali people 💯
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 дня назад
Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country. It is time to recozning republiken of somaliland 2024
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 2 дня назад
JAAMAC GALAD Waa NIN WAYN OO WAXBADAN OG IGA WALLE
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 дня назад
Jaamacow mahadsanid
@bicirbiciryare4
@bicirbiciryare4 2 дня назад
Waa sax waayoo munaafaqada ayaa ku badan koofurta wiliba hadeer ayeey ugu sii daranthy
@88waaye
@88waaye 2 дня назад
Jaamac galad waanutaa waasiyaasiinta ee shacabka waaxarirra 2 dhinacba❤❤❤❤
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t День назад
NINKAAS ISAGOO XUKUMADA KUJIRA BUU HADANA SOOMAALINIMADA KASOO HOR JEEDAA. WAA CADAW UMADA KUJIRA
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 дня назад
Af midgaanlayaal soomaaliland soo noqon mayso haddaalina qalbi jabay ma kabmo maanta haddaannu nahay soomaaliland ithiopia ayaannu dhisaynaa sidaa ogaada
@adullaahimohamed4074
@adullaahimohamed4074 2 часа назад
Runtu wey qaraartahay warka jaamac hadaan reer koofureed nahay jawaab uma heyno laakiin waxaan isku qancinaa markii horeba iyagaa noo yimide hadana hanoo yimaadaano reer woqooyi
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 3 дня назад
Jaamac gallad waa dahab iyo muriyad.waana muunad qaali ah. Waana ehlu jano ee soomaaliyey ogaada.
@rashidwabi9518
@rashidwabi9518 День назад
WAA RUNTIISA BAL MU MADAXWAYNE UGAADEN KA NOQDO RAALI AYAANU KU AHAAN LAHAYN MADAXAWAYNE XASAN SHIKH WAXAA HADALKISU KA SAAMAYN BADAN YAHAY JAAMAC WAA GOB
@munahussein9687
@munahussein9687 3 дня назад
Qolada dowlada dhexe u matasho waqoyega wa in gobolkode lagu caliya,ayaga Oo wada socdana ay yimadan ama ha go een,Oo ha imansaden meshoda
@hussainilmi6630
@hussainilmi6630 День назад
Haday qiiroodaan kkkkkk walee waa runtii truly speaking 🔊 👏 ♥️ 💖 😆 ❤️
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 23 часа назад
qiirada somaaliland laguma haleyn karo wasaarada armaha dibadda iyo est africa lidership sidaaas daraadeed fawsiyo raali noqo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 дня назад
Adaabaa sheegayaaa middnimdaa aad sheegyso Xabashibaan la midoobayaaa Ader midnmo somaaliyeed wax haku taaran
@Dfefjdedgffvjjbfrnhg
@Dfefjdedgffvjjbfrnhg День назад
Gunimo heego gabilaye u ugee dadaka kale dhig
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 2 дня назад
Jaamac maanta ma caqligii baa u soo noqday waakan qabyaaladii iska daayay
@mahadhassan459
@mahadhassan459 3 дня назад
Jaaamac sifiican oo cadaaladdi ka muuqato ayuu u saafay su'aasha saalax weydiiyay soomaalidda.
@user-il7nw2td6v
@user-il7nw2td6v 3 дня назад
Reer Somaliland before 26 June 1960 Somaliland immediately without any reason they took a Somalia blue flag to xamar they wanted to reunited other Somalia Italy after so Somaliland wanted they want to rebuffed the share to the position policy & that's a fair for the Somaliland to took a perfect position policy so xamar doesn't want any fair share policy everything to ignore reality
@boorowcade2636
@boorowcade2636 2 дня назад
JAAMAC JIR JIROOLE AYAAD TAHAY WAXAAD KALOO TAHAY NIN AY TIGREE SOO DIRSATAY INUU SOMALI MADAXA ISKU GELIYO
@chalichali9452
@chalichali9452 3 дня назад
President of Somalia for issaq we have to give them then we can have solution 💯
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 3 дня назад
ADEER MARKAAD LEEDAHAY REER WAQOOYI CADAY REER WAQOOYI WAAD AQOON XUNTAHAYE YAA REER WAQOOYI AH YAASE REER KOONFUR AH. HADAAD ISAQ ULA JEEDO ISAAQ WAA KUWAAS AXMASRADA SHEEGTAY
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 2 дня назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 3 дня назад
Waa hawiye baarabin amaa garanayn dawlad
@AdnanAdde-w9x
@AdnanAdde-w9x 3 дня назад
Jaamcow waan ku taageeraa anaana reer kofura hadaladauna meesha maqabtaane kadaa ee umadda ka xshoo rrer kaafur wax ka Somali jecel marto anaa taa ku Huba halkaan bes baa somalinimo kajirtaa wlh
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 День назад
In Lagu amaano ayaa jeceshay somali ma jecLid, jacaylka somali maaha caasimadu waa konfur madaxweynuhu waa koonfur, taLiyayaasha ciidanku waa koonfur, raysawasaaruhu waa koonfur ma sidaasaad somali ku jeceshay ma jecLid somali ee qabiiL iyo qurun ayaa aaminsantihiin wll haka xanaaqin runta waa Laga yaabaa inaa adigu wacantahay lkn siyaasiyiinta koonfur ma rabaan midnimo, reer woqooyigu waa ku saxanyihiin fikirka ay qaateen 1991 waayo aan kuu taLiyo adigu ii taLinmaysid waa dhaqan yuhuud leedahay
@YurubAyuub
@YurubAyuub 3 дня назад
jamacoow waligaa maanta ayaad run sheegtay somali wax caqli udhaw kuwa waqooyi ayaa jiree sodigaa xabashi ehel uuga shigay way dhamaantay
@zupeeercade485
@zupeeercade485 2 дня назад
Wllhi waruntii maanta caasimada somaliyeed waa in laga dhigaa berbera ama ceerigaabo
@hassanhusseinhassan2932
@hassanhusseinhassan2932 2 дня назад
Jaamac galad maanta uun buu illaahay runtii ka soo saarey inbadan oo uu Somaliland iyo isaaq uu caaridayayna waynu soo dhageysaney wax badan na Wuu ogyahay waxan uu sheegayaana waa wada run kan yar ee gadh weyso ee wareysanayaana geeridii navigatie ma oga waxa kaloo aan idiin sheegayaa in ay bogsatey reer Somaliland meeshii somali u damqan jirtey dad sheeko baralaydaasi soo celineysana ma nihin ee taa ku biyo caba somaliyeey meel aad kala joogtaanba
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 дня назад
Welkom 🤗 Guuleed iyo Jaamac ❤
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 дня назад
Midnimo dhimatu kusii dhagan yahe dhagaha ugu rida inaaney dhacayn viva somaliland ❤🤍💚
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 День назад
Kan Reer Waqooyiga ayaa maanta qaad u soo qaaday.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 дня назад
Jaamac gallad waa mujaahid run badan, hadaanu xisbiga wadani iyo habaryoonis nahay markaanu wadanka qabsano jaamac gallad wasiirka warfaafinta baanu kaa dhigaynaa
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 3 дня назад
Wall.jamac ma ah innay Hargeisa Calanka iyadu geeysay. maya waaxa kaqaaday Calanka wa geesigi Maxamuud Xarbi oo aha ninki rabay innuu isku geeyo shanta somaali innta maqana kufikiray wa isaga waxa keena calanka waqooyi ee kaso qaaday isaguna ladilay oo cadaanku ogaday ragii somalida kalajaray
@user-fj8vj5fp2k
@user-fj8vj5fp2k День назад
Mashaa allaha Jamac CaQliga alakaamaQaado wariye ween slutt 2024year kkkkk marwalba halawareestay Hadalku waasax
@AbdullahiOsoble-lj1kn
@AbdullahiOsoble-lj1kn День назад
Meesha kaliya ee Soomaalinimada laga doonayo waa koofurta
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 День назад
Niyahoow cayda naga daa lo kisi manihin dadka waaween oo ethopia ahay dhahaayo midnimo marawe lkiin hal qorshaa haaya dowlad dagaanka somalida ethopia dajiya idinkane soo daga hargaisa waa bahalo kuwaan ayagaa somali dhawar jawinaayo waligoodba somali ine dhawarjawiyaane u noolaayeen meesha dad nagama jiree dalaa naga jira
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 3 дня назад
Jaamacow Ninkan yar waydii Dawladnimo iyo calankoodii 26 june 60 kii raga kuu keenay een madaxwayne ku waydiisan shuruudo midnimo dhaafsan ku waydiin waxa intaa ka wayn ee uu doonayaa maxaytahay ? Midnimo somaliland ayaa keentay maantana way ka noqotay kana samra Waxay noqotay Jamhuriyada barakaysan ee somaliland maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 дня назад
Ra'izarwasaare maha Saalax waq ra'izalwazaare ku xugeen Xamze Abdi Barre muxuu yahay markaa?
@casalasal6466
@casalasal6466 3 дня назад
WARYAA JAAMAC URAGE KALABYAHOW ADIGAA XAYAWAAN AXMAQ AH OO DOOFAAR AH NACALAD KUGU DHACDAYE KOOFUR KA DHAMOW DULIYAHOW SOMALIYA MA MEEL AANEY DAGAAL KA JIRIN BAA JIRTA
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 3 дня назад
DUULAANKA SOOL LAGU QAADAY IYO KAN HADA LAGUSOO WADO MAXAY TAHAY ADEER SU AASHU WAXA WEYE YAA REER WAQOOYI AH
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 дня назад
runtii ma jirto koofor waxey rabtaa iney waqooyi u dabranaadaan xukunkana aysan wax ka siininin waqooyina marabto ineyrunta ka hadlaan waxaad xunka isku badaleyseen 30 sano ama nasiidaaaya ama xukunka aan markeena qabano ama geed hoostii ku shetra ama beesha caalamka ayaa mudisho fadhida iskula tagaan shacabkii ayaa la waalayaa
@xidigajabarti772
@xidigajabarti772 2 дня назад
Waa run walahi.. mida kale somalidu waaba dad wada waalan bisinkoow
@munahussein9687
@munahussein9687 3 дня назад
Saxix waye somali walo yaba, waxey raban ma yaqanin wa wada hungure
@AliAhmed-qt4iy
@AliAhmed-qt4iy 3 дня назад
Dowladii Mahamed Sìyad ÿaa aga ɓadnaa rèer waqooye.
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 3 дня назад
Jamac ninkani weriye ma aha ee soo hor fadhisigiisa iska ilaali.
@mohammedgelle4812
@mohammedgelle4812 День назад
Qof xun baad adoo ogaadeen baa maanta logisi ku sheegaya ha ku waso saalax
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 дня назад
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy geesi jaamac dahab dib kuu caayimayno geesi qaran
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t День назад
SAALAH XILKA HALAGA QAADO😡. WAA JAAJUUS U SHAQEEYA ITOBIYA KANASOO HORJEEDA JIRITAANKA SOMALIA
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 2 дня назад
Waad mahadsantihiin warbaahinta daljir guuul guiil jaamac dahab tunta ayaad u sheegtay lkn koonfur waxba garamayaan
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 дня назад
Walee in badan rag ku iri mid la raadinayo waqooyi uun baa hadal haysa.
@MohamadMusa-mz1pz
@MohamadMusa-mz1pz 2 дня назад
السلام عليكم
@siciidguleed
@siciidguleed День назад
Koonfuri diyaar uma aha midnimo
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n 3 дня назад
DADKU WAA KUWAMA MA IIDOORBAA DADKA MIDNIMADA DOONAYA MISE WAA HARTI ?
@calijibriil6159
@calijibriil6159 2 дня назад
Jamac galad waarniyohow maanta ayaan ku saamaxay .waayo xaqiiqda ayaad ka hadashay .koonfur waxdoonaysa halahelo ama wax diidaysa alleh kuma cadaabo sxb
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p День назад
waa run koofurta qori ayaa lagu wada joogaa, kofur maxaa lagu wada joogaa caafimaadka maskaxda awey
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 3 дня назад
Jaamacow maxaad maalin kasto ucaysaa madaxweyne xasan sheekh nacbadanidoo cayda naga daa hadaan nahay reer muqdisho
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 3 дня назад
Dad hashiinkari waayay 30 iyo dhawr sano oo subaxwalba duullan isku ah oo gobollo iyo dawlado kala noqday,oo wixii hore loogu mid ahaa wax ka duwan samaystay,oo aan taldii dalka ino nabadiisii gacan ku hayn,oo aan garaabayn,oo waliba weerar iyo dagaal ku hanjabaya,oo aan u fooggan inay dhul nabad ah dhib iyo xasillonidarro ka abuuraan,oo sida aad faallaynaysaan aan u abaabullayn inay cid ka maqan baadidoonaan,sidee looga midnoqonayaa?
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 3 дня назад
Jamac Maxaa jira Maanta ?
@user-st7sc4dx3i
@user-st7sc4dx3i 3 дня назад
Jamacow sax way warka
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 дня назад
Gatnaqsiga RIQIISKA AH la fadhiiso.
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 День назад
Somaalidu runta ma jecLa xaqiiq ninkani run ayu sheegay
Далее
Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan
39:53
Просмотров 43 тыс.