Тёмный

DEG DEG Ruushka oo Cunaqabateyn kusoo rogay Joe Biden | soona ridaya Saldhiga hawada Sare | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 690 тыс.
Просмотров 139 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@huda9105
@huda9105 2 года назад
Mahadsanid
@keyseabshirguled1278
@keyseabshirguled1278 2 года назад
Mahadsanid saaxiib.
@jicrii4948
@jicrii4948 2 года назад
ok
@yaasiinsiciid5675
@yaasiinsiciid5675 2 года назад
Maracadde show hore u soco
@DEEQ-BARIYO
@DEEQ-BARIYO 2 года назад
TEAM MARACADE FLOWER ME PLZ
@DaharAhmed
@DaharAhmed Месяц назад
Mahadsanid nadara show
@axmedmaxamedcali2340
@axmedmaxamedcali2340 2 года назад
mahadsanid maracade show
@SHAFIYusuf-wy8px
@SHAFIYusuf-wy8px 5 дней назад
Wankusalaamayaa.walaal.maracadde.shaw!
@seadwarsame10
@seadwarsame10 Месяц назад
Vive maracade show🎉
@Humblegwal.1
@Humblegwal.1 Месяц назад
Aadbaad u mahadsantahay mara cade
@abdirizakhiiramadan7686
@abdirizakhiiramadan7686 2 года назад
adiga ayamudan walal maracade shukran 🤙insha Allah ☝
@quuleoutsparpart9873
@quuleoutsparpart9873 2 года назад
Maracade show mhdsanid sxb
@saciidxuseen2901
@saciidxuseen2901 2 года назад
Wariye qaali ah
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 года назад
Viva.raashiya.guuuulaysta
@DaharAhmed
@DaharAhmed Месяц назад
Avec toi nadara show n 1 merci
@eideidapdiwali3484
@eideidapdiwali3484 2 года назад
Maracade walal waxan kaa rabnaa inaad noo faah faahiso saldhiga cisrku xaga ui ku yaalo iyo noociisa
@abdirahiimmarketer
@abdirahiimmarketer 2 года назад
Pro arinta shiinaha kasoo tagtay
@maqsoodabdullahi62
@maqsoodabdullahi62 2 года назад
Mac sonkor...Allah haisku laayo
@xuseencaarif5396
@xuseencaarif5396 2 года назад
10 daqiiqo haka badin wararka Ukraine
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 года назад
Keep going ugaas
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 года назад
My god bless you USA America
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 года назад
Kkkkkk Saldhigu.masoo.dhacayee Waa.lagu.soorida.yaa.maraykanka Si.wax.loogu.burburiyo
@abdulahimahadale7379
@abdulahimahadale7379 2 года назад
Aad iyo umahadsantay
@masuusow1093
@masuusow1093 2 года назад
Wadamada arbeet waxaa u dan in ka foojiknaadaan khayaanada reergalbeedka USA .ARABTA SIDII HORE MA AHAN GAAR AHAAN WADAMADA KHALIIJKA.(((BAARAKA LAAHU FIIK AL USTAAD MARACADE. JAZAAKA LAHU BIL KHEE)))
@abdulkadirahmed9230
@abdulkadirahmed9230 2 года назад
Maxaa ugu naxee caraba ma adaa carab eh war hooy ha wada qaraxdo ugu duceya emirates vs sacudiga ha wada galaan dagalada qarxi rabaan
@Abdulhakim-ch5sd
@Abdulhakim-ch5sd 2 года назад
Gaalo Kle waaye carabta awalba slaves ahayeen adunka arab io wiixii shegto hala waso
@mikmikis8845
@mikmikis8845 2 года назад
Sln sare maracade iyo dhamantiin
@abdullahiabdigesey6946
@abdullahiabdigesey6946 2 года назад
First time
@musegaladi9858
@musegaladi9858 2 года назад
Asc xayeesiinta naga yaree thanks
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 года назад
mudane mar waxad leedahay ukerene wa la godomi hadana madax aya tagtay ayad dhihaysaa marka xagey mareen
@amalnoor4760
@amalnoor4760 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walhi aniga hortaa yaabay youtuber waaye kuligood u fiirso wey kala hadlaayan been waaye waxan dhan uu sheegayo qof ogaan karto iska yar xogogaal ma heystaan kulahaa waa la wada go.doomiyey xagee ka soo baxeyn marka mida shiinaha war ayuu soo saaray kulaha mana uusan sheegin youtuber dhan jeebkooda waaye warka lacag been ah shaqeysanaayan
@suuriyaabhai9903
@suuriyaabhai9903 2 года назад
Habeen lamida zxb
@sharmoboy8026
@sharmoboy8026 2 года назад
Wow
@Madasha33
@Madasha33 2 года назад
Maracade show mahadsanidiin 👋 Assalamu calekum
@ruqiyanuur8356
@ruqiyanuur8356 2 года назад
Manasha Allah abowe. Aata ayaana Ku dhageysaaa sacta waliba hotey usoco
@mohamedabdi7652
@mohamedabdi7652 2 года назад
Hhh Russia waxa hanti ah miyaa taanan heee
@mohamed-abdirahman
@mohamed-abdirahman 2 года назад
April Dagalka waxa ku soo biri doona Nato 🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 2 года назад
Nin baa horay u Yuri Oo maxaa iiga kidhiisha amxaaradaas is dilaysa!!! Ruushka reer halbeed meelbuu saaray
@cabdulaahimaxamed1116
@cabdulaahimaxamed1116 2 года назад
Rushka yurub myaa
@DEEQ-BARIYO
@DEEQ-BARIYO 2 года назад
Maracade barnamijka basaasita xagge uugu dambeeyey
@abdibasidmohamed9593
@abdibasidmohamed9593 2 года назад
First viewer
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 2 года назад
Aniga waxan ku maqlay hadhis ka hadlaya wax yaba laku karaan doono akhiru samaanka. Waa taan ho kale.... Dowladaha reer galbeedka ee hor maaray ho so qaaxi doona wadamada fuqarada ee afrika xaga horena uu qaaxi jireen wadamada afrika wadamada reer galbeedka.. Marka imika wakala waareg ciyartu ho afrika aya loso qaaxi doona.. ALLAH WEYN UNBA OG anigu waxba ma ogi INSHA ALLAH kheir
@gaashaanxasan2015
@gaashaanxasan2015 2 года назад
Mahad sanid MR SHOW Wadamadan muslimiinta ah ee aan carabta ahayn hayska ilaaliyaan khiyaanada USA iyo xulufadisa waxaa udan ah inay banaanka ka ahaadaan sirta reer galbeedka lana safta raashka waayo wXaa hubaal ah inay tignolojiyada ruushka helayaan ayaa cad hormarna gaadhayaan taladayda intaas ayaan kubiirin laha wadamada carbeed iyaga waxaan odhan majidho dhanki ladoono haloo didsado
@mikmikis8845
@mikmikis8845 2 года назад
Aad baan kaga mahad celineynaa sida sharafta leh aad nola socodsiso wararka dunida
@ilaarag4758
@ilaarag4758 2 года назад
Comment namber 3treeee
@muslimoxasan6838
@muslimoxasan6838 2 года назад
Waakuwataa
@jacfarabuu7708
@jacfarabuu7708 2 года назад
𝐚𝐧𝐚𝐰𝐚𝐬𝐨
@crashidcali6176
@crashidcali6176 2 года назад
Sxb kasoo hadal arimaha dalka waxaan naga yaree plz👏👍
@elmijebel2225
@elmijebel2225 2 года назад
Waad mu mahadsantahay sida wanaaksan ee aad uga faalootey
@Dheregcaddemedia
@Dheregcaddemedia 2 года назад
Wlle wararka soo koob 8:00 daqiqo ha dhafin walagu cajisaya muqalada dhadher mhdsnd
@HassanAli-ud9yg
@HassanAli-ud9yg 2 года назад
Sanadka maanta ah carabi wxa u tala roon inay Mr president putin taageeraan
@drhassan2369
@drhassan2369 2 года назад
Shidaalka somalia wuxuu marayaa 1:10 halka markii hore u ahaa 80 wu sii korda Malin malin 😭😭😭
@jaceyldhab3477
@jaceyldhab3477 2 года назад
0.5 buu ahaan jiray 90 buu noqday. Kadibna 1.5 hada wuxuu marayaa 2:00 dollar.
@abdibasidmohamed9593
@abdibasidmohamed9593 2 года назад
Horta baal suaal caambaryeen maxy ruushka u dhimii karta
@alimmahamud9412
@alimmahamud9412 2 года назад
Ukraine was Nazi regime mana mudna in la caayi tanks kalena All Western countries are war criminals and racist oo Muslim iyo madow badan laayeen welina isu diyaarinaayo ciribtirkooda marks caqliga ha shaqeeyo
@yoonistuurcade593
@yoonistuurcade593 2 года назад
Waytii
@CabdulahiBulshaawi
@CabdulahiBulshaawi 2 года назад
Asc
@fahadinhomohamed9430
@fahadinhomohamed9430 2 года назад
Shidaalka iyo saliida soomaliya xitaa wey saameysey
@xuseencaarif5396
@xuseencaarif5396 2 года назад
Ififaale dagaal sadaxaad weli ma muuqdo Lkn waa lagayaabaa
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 года назад
Dhibka.caranta.haysta.waxaa.weeye Iyaga.oo.dhaqaalaha.aduunka Gacanta.kuhaya.ayaanay.wax. Kalsooniya.lahayn.waayo.markasta Ninku.danaysanaya.ayuunbaa Yidhaahda.waxbaan.ka.dhaadhicin Hayaa.carabta.sida.afrikaanka Baahan.oo.kale.ayaa.loo.istic.maalaa
@yaxyeabdinuur3313
@yaxyeabdinuur3313 2 года назад
Mhdsn sxp marcade show
@ahmedqoslay2178
@ahmedqoslay2178 2 года назад
Mr Putin bufi yahuda 🤣🤣🤣🤣
@BashiirmakhtalMaxamuud
@BashiirmakhtalMaxamuud Месяц назад
mahad sanid
@AhmedIgueh-l1w
@AhmedIgueh-l1w Год назад
Aad baan.kaga.mahad celilayna
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 2 года назад
Madaxwaynaha Ukraine wuxu rabaah in dagaalka laguwadagubto maadaama isagaba wadankiisi gubtay. Ninku wa nin yahuudah wuxu kudadaalayaah in yurub lagubatoh oo uusan kaligiisgubanin
@herozacki1178
@herozacki1178 2 года назад
Aniga waxee ila tahay hadii Dagaalkan Socdo ilaa bisha Meey in uu noqonaayo Daalka 3Aduunka. Mindi Mindi ku taak Xal ma ahan, iyo munaafiqnimda Reer galbeedka
@DEEQ-BARIYO
@DEEQ-BARIYO 2 года назад
pro waxaan u.s.a marekan kadambeeyo
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 года назад
Waxey u muuqata in afgembiga minallaahida ee ku socda gumeystayaasha gaboobey ee reer galbeedka fursad usiin doonto qaaradaydan qaaliga ee afrika horumar dhinac walba siiba dalal faro badan ay gaari doonaan isku filnaansho buuxda taasooy fursad u waayeen intey reer galbeedka ku hayeen gumeysiga dadban.
@abawnadhaameye3241
@abawnadhaameye3241 2 года назад
22
@faadumoahmed8458
@faadumoahmed8458 2 года назад
🇹🇷👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
FAKE NEWS Ruushka asagaaba tacbaan AH FAKE NEWS MOORYAAN iyo sirdoon Cajiib jaahilinta somalida u sheeg
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 5 месяцев назад
Arabtu.dantooda.hakartaan.gaal.waawadagaal.ninba.dandiisa.ayuu.wadaa.iSalaam.iyo carabi.dantaada.hakartaan
@xuseencaarif5396
@xuseencaarif5396 2 года назад
Waxaa layaab ah marakaynu cunawabtayn buu ku soo rogay ruushka dagaal aan socon asbuuc 4 sano ayaa dagaal lagu waday yaman cunaqabatayna juma soorogon sacuudiga
@talowanaag3800
@talowanaag3800 2 года назад
Mararaykanku isagaa burburiya dalalka Muslim ka ahmanaarki karo dal muslim ah in ladhameyana wuu ku farax san yahay away ciraaq iyo Afghanistan so isagu ma burburin suriyaana ruushku ma burburin maxaa looga hadli waayay waxani waa gaalo iyaga ha isku jeestaan
@marwohusein1158
@marwohusein1158 Год назад
Ok👌 lol rcya 1
@shekhcabdi8520
@shekhcabdi8520 2 года назад
Way la soo daaheen waa horaba in ay saaraan ayey ahayd....carabtu haday damiir lee yihiin reer galbeed ma soo dhaway nayaan
@user-ckc_cc
@user-ckc_cc 2 года назад
964👍
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 2 года назад
Kkkkkkkkk Hadaa.lays.hayaa.reer.galbeed Iyo.NATO.ayay.barataye.horta Odaygan.joe.BIDAN.ee.maqaarka Maansa.luga.leeyada.heh. Cunaqaba.tayn.hala.saarooooò
@shekhcabdi8520
@shekhcabdi8520 2 года назад
Waa beentood reer galbeed waxba uguma maqn
@abbasdahirshiekhahmed3283
@abbasdahirshiekhahmed3283 2 года назад
War away wantii nabadeed mdax weyn ha YAHUUDDA naftani Barnet iyo madadii kalle France Turkish ma in waliba shacabka loona co plz🇺🇸⭐ma we xey aheyd hal bacad lagu Lissy😡😠🗣️wayab mana Yarra MXD CIIZE 🏍️😎 mahad Sanid SHIIQOW 👌🆗
@yahyemohamed4007
@yahyemohamed4007 2 года назад
Maracade magaaladu waaahareraysantahay ayaaad leedihiin Hadana wafdi reergalbeda ayaaa tegay ayaaad leedihiin Midakale madax tooyadada iyo idaacada Waashaqaynayaan ayaad leedihiin hadana duqayn ayaaa kajirta taaas bal iswaafajiya .mase meesha mela cayiman ayaaa laduqaynayaa ee duqayn caama majiraan
@homar8336
@homar8336 2 года назад
Warkaas wax baa ka qaldan
@AhmedIgueh-l1w
@AhmedIgueh-l1w Год назад
Maclumad sided nosocodsinyso
@Baremaxamed887
@Baremaxamed887 Месяц назад
Yukryn waa daba dhilif iyadiyo israil ha baaba aan insha alla
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 года назад
Viva Russia 🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪🇷🇺🇷🇺🇷🇺💪💪🇷🇺🇷🇺
@luqmaan753
@luqmaan753 2 года назад
Maracadow adiga in Ukraine dagaal kasocda faraj ayay kutahay .aad Baana maalmahan ufaraxsantahay
@abawnadhaameye3241
@abawnadhaameye3241 2 года назад
Qaa
@xuseencaarif5396
@xuseencaarif5396 2 года назад
Waxaad ku mahadsantahay tabitha wanaagsan ee aad u soo gudbiso Bulshada kugu xiran oo aan anigu ka mid ahay
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 года назад
mudane mar waxad leedahay ukerene wa la godomi hadana madax aya tagtay ayad dhihaysaa marka xagey mareen
Далее
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 377 тыс.
Caawa iyo Dunida
59:40
Просмотров 205 тыс.