Тёмный

Deg-deg! Sababta Dib Loogu Dhigay Safarka Madaxwayne Biixi Kutagi Lahaa Ethopia Turkiga soogalay... 

DHIGAAL TV
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

Deg-deg! Sababta Dib Loogu Dhigay Safarka Madaxwayne Biixi Kutagi Lahaa Ethopia Turkiga soogalay...@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
#dagaal
#Laascaanood
#gooja_cade
#Somaliland
#ssc
#khaatumo
#muuse_biixi
#garaad
#warqaad
#warka_maanta
#Somalia
#Puntland
#Somalia
#saciid_deni
#Muqdisho
#hargeysa
#xasan_sheikh
#xamse_Cabdi_bare
#Reysalwasaare
#Madaxwayne
#jabuuti
#Galmudug
#Jubaland
#KoofurGalbeed
#Hiiraan
#Jigjiga
#Sool
#warar
#ciidan
#dagaal
#garoowe
#saciid_deni
#aaranjaan
#Baarlamaanka
#dastuurka
#puntiland
#siyaasada
#Somalia
#darood
#hawiye
#isaaq
#garxajis
#GoojaCade
#sool
#Madaxwayne
#baarlamaanka
#guul
#Somaliland
#somalia

Опубликовано:

 

23 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@hamdaelmi
@hamdaelmi 5 дней назад
❤❤❤geese iladhashay hore usoco alle ha ku xifdiyo ❤❤❤
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 6 дней назад
👏👏👏👏👏👏👏
@Halgame334
@Halgame334 6 дней назад
MADAXWEYNE MUUUSE DEGDEG HAW SAXEEXO MOU DEG DEGG
@abmoh9216
@abmoh9216 6 дней назад
Gabdhaha ha ugu daro amxaarada
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 6 дней назад
@@abmoh9216amxaarada ninka ay futadudiisa ilaaliyaan dumarkiisana cashuuran fasax ugama baahna Hasan inta u koonfur xukumo waxa ka badan inta abby xukumo
@Halgame334
@Halgame334 6 дней назад
SAXWAYE ADBA SAW AMISON LAMA NOLID. DAD KU JECEL WAX USHEEG CIILQABTAYAY
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
@@abmoh9216 Waa geyaan Amxaarku muslim baa ka buuxa oromo iyo Amxaaradaba
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 6 дней назад
Somalilnd guuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@farhiyamusa6011
@farhiyamusa6011 5 дней назад
***, by on hy6
@user-kt6px6ub3f
@user-kt6px6ub3f 6 дней назад
War ruun ❤❤😂😂😂ka naxo nafta waa😂😂😂😂 somaliland guul
@abdirahmanhussein6328
@abdirahmanhussein6328 5 дней назад
Victory4Somaliland ❤❤❤❤viva 4MoU🎉🎉🎉🎉🎉Shine Somaliland
@Halgame334
@Halgame334 6 дней назад
SL DHIB SOOO DHAMAYSATAY WAS DHEEFTA. WAKHTIGOODIII
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 4 дня назад
Maashallh guul soomalilaan ❤❤❤❤❤❤❤guulqaran❤❤❤❤❤soomalilaan ❤❤❤❤❤❤maashallh ❤❤❤❤
@ahmedfarah5848
@ahmedfarah5848 6 дней назад
Sxbow, gaalka amxaarka ah ee gaajoonaya muxu so kordhinaya, dad islama oo ilahey ictiraafsan yahey ayanu nahey. Damaca ethopia weynu ka dharagsanahey ee so jireenka ah. Walaahi in aynan jireen hadii ay ethopia dhulkeena so gasho, mudo gaaban gudaheedna waxa so gali doona 20 million oo gaajonaya o ethopian ah. Ethopia waxa ay kun jeer ino sheegtey in ay Somalia, djibouti, South Sudan, eriteria ay dal mida noqon doonan.
@makebravo7133
@makebravo7133 6 дней назад
July marabno june ban ka jecelahay
@amalos3435
@amalos3435 6 дней назад
Inka mareykan dabaduu inajauey
@makebravo7133
@makebravo7133 6 дней назад
Waxasi war maha sxb june inay inala dhaafto maaho
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Ila dootashadu dhacdo oo maamulkan warersan la bedelo sonalilnd dal aaminaya ma jiro
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Kanu wa mid xoolo ah kkkk xabashi buu 24 sacadood xayaysinaya
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 6 дней назад
Waa la yidhibaa la yidh kkkkkkk Maaweelo iyo sheeko Muuse Biixi cod loogu raadinayo. Ilaaa inta doorashada la gaadhayo waxa socon doona,dibaa loo dhigay iyo meelbaa lagu in Mouga la saxeexayo.kkkkk
@JamalSharif-ze6gc
@JamalSharif-ze6gc 6 дней назад
Kkkkkkkk hadana matanad keenten China inta ay Taiwan joogto somaliland waxaa u taala vito unati Nation
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 6 дней назад
Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤loov🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 6 дней назад
SOOMALIGA KELIYAATA EE XORTA AH EE TASHADAA WAA IIDOORKA SOMALILAND SOMALIDA KALE WAA LAGUMEESTAA
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t 6 дней назад
Adeer maalinba ma.dib baan.uguureynaa
@husseinomar5942
@husseinomar5942 6 дней назад
❤ you from Kenya 🎉
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 6 дней назад
🤔🤔🤔🤔🤔
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 5 дней назад
Mansha Allah gobanimo
@januarySl2024
@januarySl2024 6 дней назад
Bric Geeska Afrika waxa uga wakiil ah Turkey in kasta oo la leeyahay Ethiopiana waa ku jirtaa ! Iyadoo la lahaa ayaamo ayaa ka xiga ku dhawaaqida Ethiopia ee aqoonsiga Somalilaand, sheekada shalay soo baxday in Madaxweynaha Turkey, Erdogaan iyo Rais al-Wasaare Abiyey ay ku shirayaan Jabuuti, way iska cadahay in ay tahay xagaldaacin la doonayo in la xagaldaaciyo heshiiska loo diyaargaroobayey in la fuliyo ayaamaha soo socda. Edogaan iyo Ina Geele oo wadankiisa magaalada ah lagu shirayo in aanay hadimo mooyaane u soo sidin kheyr waa la arkayaa. Abiyey haduu yeelayba in uu Jabuuti tago oo arrinta doodeeba ka qaybgalo oo dhegaysto, waa u liidnimo iyo kalsooni daro iyo mawqif adag la'aan. Abiyey iyo Maraykan iskuma fiicna, Turkina maalgashiga ugu weyn Ethiopia ayuu ku leeyahay. Diyaaradaha Byraqdaar ee Turki siiyey ayaa jebiyey Tigreygii jebin gaadhey Abiyey ee qabsan gaadhey Addis Abeba. Markaa Abiyey wuxu Turkey isugu haleeyaa si aanu Maraykan isugu halayn. Hadii arrintu dhab tahay oo hadalkii Xassan Shiikh iyo safarka Ciro ee . Ethiopia dib maanta loo eego oo Abiyey Turkey ka doorto Somalilaand, isago isasiiya xoog ku qabso bada, hana aqoonsan Somalilaand, Somalilaand msrkaa waa in ay heshiiska MoU ka baxdaa. Waa in ay xulifadeedii hore, Imaaraadka, Wadamada Khaliijka, Ingriis, Maraykan iyo Europe Galbeed ku adkaystaa. Turkey waa xaliifka kowaad ee Somaalia, kheyr uma soo sido Somalilaand, Ruush na Turkey ayuu ku xidhan yahay. Warkaas lama rumaysan karo ilaa la arko, waayo Abiyey wuu ogyahay in Somalilaand aanay Bric ku biirayn. Safarka Ciro waxa loo turjumi karaa in uu yahay Ciro oo Abiyey u sheeganaya awood aanu lahayn iyo guul aanu isku hubin oo ku odhanaya heshiiska dib u dhig anaa saldhiga shuruud la'aan kugu siinaya. Abiyey ma dhici karto in uu u gacangalo Ina Geele, Farmaajo iyo Xassan Shiikh oo maanta si cad Daacish, Qaacida iyo Shabaab adegsanaya. Wefdiga Maraykan ma laga yaabaa in uu Abiyey ku qanciyey in aanu saldhiga ciidan iyo aqoonsiga Somalilaand isku xidhin. Hore ayay u dhacday 1977 in Maraykan iyo Ruusha ku heshiiyeen jebista Somali Republic dagaalkii. Maantana sidii hoos ahaan way ku heshiin karaan, iyakoo doonaya in Somali faashil wada noqoto oo aan la taageerin dawlad Somaaliyeed oo guusysata.
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Ila doorasho dhacdo oo budhacdan somalilnd haysata inta hadhay ee muuse iyo kaahin dal aaminaya somalilnd ma jiro
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Ila doorasho xalaal ahi dhacdo oo budhacadan muuse iyo kaahin la bedeo dal somalilnd aamiaya ma jiro
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Ila doorasho dhacdo oo budhacadan la bedelo dal somalilnd aaminaya ma jiro ha daalin warya
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 6 дней назад
Adakaa oo adakaa shacabkii s.lan niyad jab weeyaan beenta hala joojiyo oo hadii itopiya ictraaf hayso ha keento hadii kale dabayl xagaada hanlaka daayo
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 5 дней назад
Kkkkkk Ciddiyahay ku dagaalamayaan yaahuuu allaylehe kuwaanaa cudura Bal maxawga cabba taada inaad raacataa kula gudbon shankaroon wxba kaba badalayside
@Fariid
@Fariid 6 дней назад
aad iyo aad waan imikaan fahmay waxaan is laahaa dawladahan is diidan ee qaybna somaliland la socotay qabna ethopia opposite isku ah
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 6 дней назад
Kani ma reer abaarso baa ?
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Nacasnimada iyo badhaciska mesha kaka bax xabashi bad 24 sacadood xayaysinaysa doqon doqon dhalay oo bada in ay qadato ad raali ka tahay fulaynimo aya waxa kugu kelifaysa
@iidxasan5453
@iidxasan5453 6 дней назад
Geesi qaran
@nimasahal8599
@nimasahal8599 6 дней назад
XASAN BAAD HADA UU NA SOO GEYNAYA JULY DOIFAR DOOFAR DHALAY XASAN IYO JABUUTI BUU AQOONSI KA RABAA??? DOQON MAANU FAHMIN
@AhmedomerMohamoud
@AhmedomerMohamoud 6 дней назад
Guul iyo gobanimo somaliland
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 6 дней назад
Waxbaa kama ogiid waxaa diblogudhigey safaka madaxweynaha
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 6 дней назад
Ehiopia way ku jirta Brics
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 6 дней назад
Kanu ethopia ayuu khafiifay waba doqon caadi ah ethopia ayay 24 sacadood ku muusanabaya war ethopia tanu naqanay ee duliga ahayd miyanay ahayn fulaynimo aya waxas oo xabashi amaan ah ka yeedhsinaysa duli alle ku bad bada somalilnd ayuu raali ka yahay in xabashi qadatp isaga oo garxajis hub ad kula dagalantan ha idin siso iyo ciidan is leh
@user-ub1pi8zs7d
@user-ub1pi8zs7d 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 6 дней назад
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 6 дней назад
Beenta inag da xageed ka keentay
@adamsamakab2726
@adamsamakab2726 6 дней назад
Rubbish Rubbish Rubbish Mar waa 18th May. Mar waa 26th June Mar waa 1st Julay Now CHINA & BRAZIL. Ka dar oo dibi dhal: labada waziir ee S/L iyo Somalia ayaa Turkigu wada hadalsiinayaa kkk Waa lix bilood ictiraafka did u dhiga. Maxaa social MUUSOW. Ethiopia daacad ma aha. Reer Galbeed runtII MIDNIMO YEY Wataan Arrintu waa Somaliland hey daran doori. Muusow talo kale keen.
@saalaxy
@saalaxy 6 дней назад
Heego propaganda
@ali-hm7gz
@ali-hm7gz 6 дней назад
waar haanbo maxaad ka naxaday warka wanagsan
@fardusaw9688
@fardusaw9688 6 дней назад
Waryaa beenta umada kadaa
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 6 дней назад
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 6 дней назад
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 6 дней назад
Subax kato been baad la soo taagantahay waxaad tahay kadaaiib beenlow ah
@AxmedCali-gk3zz
@AxmedCali-gk3zz 6 дней назад
tuug tuug dhalay qabiiliiste beenlow ah
@Dekadjama-jc1dn
@Dekadjama-jc1dn 2 дня назад
Beenta ka joojiya shacaabka masaakiinta ah
@amalos3435
@amalos3435 6 дней назад
Meeday warbahitii Somaliland Maye tv yada madaxa banan ee Somaliland jooga
@makebravo7133
@makebravo7133 6 дней назад
TV YADA FARMAAJA LAHA MAKA HADLI KARAAN MA INAGA IS OGBA
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
@@makebravo7133 naa bax faqsh yahay
@saalaxy
@saalaxy 6 дней назад
Dameer cabdi Dameer qaranka barakaysan ha Laga qabto
@princesshawd6859
@princesshawd6859 6 дней назад
Faqash ARGAGIXISO iyo budhcadbadeed ka sexo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
Saalax dameer saalax dhali
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 6 дней назад
Kkkkk Kani waxuu u eegyahay foolxumada kuwa abaarso iyo hidodhawr.iyo beenta uu caabudo
@shamisali4599
@shamisali4599 6 дней назад
Ethiopia somalilan hala wareegto idorna xabad futada ha kagaliso badda ha ku shubto maxay ubaryee cidna mataqan mele udacwodana malahan ayaga soo dhaweyste ha qixiyan ssc ha adkestan xadkoda oromo iyo isaaq is ku si ha udilaan yena usoo gubin 😂Ethiopia Welcome dhul idoor
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
@Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 5 дней назад
Nacabku hayskaa ciyaane caynka awrka u giiijjaa kkkkkkkkk
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 6 дней назад
Beentii ahayd 26 juun may soo gudhay? Wax la saxeexayaaba ma jirin e beenbayd ahayd.kkkk Ethopiya aqoongeeda iyadaa u xor ah wax uu kordhinayaana ma jiro. Laakiin dhul la siinayaa ma jiro.
@MustafemuuseMuuse-wl4gg
@MustafemuuseMuuse-wl4gg 6 дней назад
Fffg
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 6 дней назад
Riiyo iyo soco ma jero Isaaq Land.
@user-lb4ub5nd3b
@user-lb4ub5nd3b 6 дней назад
Kuli yoom mush ciid maalin walba waa beri
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 6 дней назад
Muuse cayna lagu ridi maayo isaaqa intii dhaladka ahayd way lasocdaan garxijsna iyagaa nasabadooda shaking geliyay
@abdifarah4017
@abdifarah4017 6 дней назад
Kkkkkkk Riyo kkkk
@fardusaw9688
@fardusaw9688 6 дней назад
Faqashyay hadal kuma yalee xabalo qodo.
@Darwish1988
@Darwish1988 6 дней назад
Waaxbaa haa waalaan saaxiib . Abiyee muse xeraan maa raaboo. GUUL WADANII
@makebravo7133
@makebravo7133 6 дней назад
TII KU XAARTAY U GEE
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 6 дней назад
Aqoonsi alle kumasiiiyo ictiraaf kulahaaa
@AbdiMohamed-je6bz
@AbdiMohamed-je6bz 6 дней назад
Idoor citirafka armu dinta islamka ogabaxa
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 6 дней назад
DOQONKII OGAADEEN OO DOQONIIMO HADLAYA!!!!!!
@shamisali4599
@shamisali4599 6 дней назад
😂😂😂😂
@nimasahal8599
@nimasahal8599 6 дней назад
SIDUU DIB UGU DHICI KARAAN??? YAABNAY ITOOBIYO WAA DIYAAR MAXAA NOOGU JIRO WADAMADA KALE??? YAAB MUUSE MA LACAGYII GADAR BUU QAATAY???
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 6 дней назад
Somaliland kkkkkk aqoonsi Ethiopie iska riyo idoorow war datki iyo qabiladi somaliyed iya inalayabsan aqoonsi jabuuti mababayeyso dhibibyada aya lodhisay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
waadiga baqdin wadnaa farta ku haya ee soo cararay wadnahaa ku dhugle kkkkkkkkkkk
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 6 дней назад
Alla dooriyoow waanu helaynaa insha Ansha Allan miyaad dhiman
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 дней назад
Is not dream/riyo just remember 26/6/1960 again
@user-mf1oi8nc1t
@user-mf1oi8nc1t 6 дней назад
Maxaad u been hawaaseysaa? China ma ogola Brics ma ogola. Xabashina ayadaa is cuneyaso
@AxmedCali-gk3zz
@AxmedCali-gk3zz 6 дней назад
waryaa qabiil yar baad tahay cidi ku aqosan mayso beenta kadaa dadka tuug yahaw
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 5 дней назад
Adu qabiil mahid mageedbad baxdey nacasyo ictiraafka ma hooyadaba haysa
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 дней назад
VIVA SOMALILAND one nation like or not.hhhhhhhhh
Далее
Ayollar orzusidagi er😂😂
01:01
Просмотров 963 тыс.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
03:54
Просмотров 10 млн
Как выжить на 1000 рублей?
13:01
Просмотров 698 тыс.
skibidi toilet zombie universe 33 ( New Virus)
02:59
Просмотров 2,4 млн
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36
Ayollar orzusidagi er😂😂
01:01
Просмотров 963 тыс.