Тёмный

Dhacdo Naxdin leh: Nin 3-bilood la noola Libaax oo ka waramaya xaaladiisa; 

Shuuke Aadan Gurey
Подписаться 59 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Masha Allaah allow kheyr sii yaa rabi Allaahu ma aamiin 🤲🤲😭😭😭🇸🇴🇸🇴🕋🕋
@sahranoor5594
@sahranoor5594 5 месяцев назад
Ninkaan caadi ma ahan Libaxii iyo naxdintii 3 da bilood ayaa jug weyn gaarsiiyey. Dadki ma fahansano.dhaawac weyn ayaa gaaray
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
حسبن الله وأنعم الوكيل
@mama-zg9jr
@mama-zg9jr Год назад
ALLAH hau gargaaro amiiiiiiiin
@HardTalk1
@HardTalk1 Год назад
Weriye aan ninkan ahayni ninkan oo kale labo jawaabood kama helo. Waa weriye xirfad leh oo qof aan waraysi u diyaar ahayn ka waransiin kara.
@safia5954
@safia5954 Год назад
Ninkan waalidkiis baa dad wanaagsan ahaa oo ilaahay baa wiilkooda libaaxii u sakhiray, subxaan alaah waa in waalidkii lasoo waraystaa waxay samayn jirtey
@ibrosuldaan1446
@ibrosuldaan1446 Год назад
Dadka qaarbaa iska amuume ah oo aan hadalka iyo sheekada udhalanin waa Nin calool adag runtii
@gntlmn4
@gntlmn4 Год назад
Keep going sheeko libaax moree moree
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 11 месяцев назад
War odaygu waraysi xumaaa 😂😂😂😂
@abdikadiribrahimali8868
@abdikadiribrahimali8868 Год назад
Kan waa dad fun laftiisaa ah libaax
@mama-zg9jr
@mama-zg9jr Год назад
MashaAllah
@faisaosman5647
@faisaosman5647 Год назад
Yankuniydjabin..mashaqydayaashu
@haybeismaaciil4515
@haybeismaaciil4515 2 года назад
Ninkani SNM buu ahaa
@faisaosman5647
@faisaosman5647 Год назад
Manshaĺaz
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Xolaha laqalo malintii meeqaa xarig lala agtaganyahay mitir kadheren caag ah merax aheen xuskul uegyahay merax
@abdirashidhersi1232
@abdirashidhersi1232 Год назад
Wariye ,ka gudub suaalaha xarigga.
@ahmedromanio
@ahmedromanio Год назад
Ninkan waresi diyar umahan wariyaha wu qasbaaya
@xidighanuniye3452
@xidighanuniye3452 Год назад
Arintaan been baan umaleynaya xaqiiqdi
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 года назад
Shaqadan waa shaqo dumar .
@ahmednunow2717
@ahmednunow2717 2 года назад
Kkkk
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
Siraad Xasan gobolada qaar baa ragu hawshaa qabtaa balse waanad arag oo somalilandar baad tahay
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 2 года назад
War libaaxii abaal buu kugu lahaaye raadih oo u abaal gud
@Cadceed-editor
@Cadceed-editor 2 года назад
Salahuddin Mohamed Jama
@abdiwehabjamaahmed3308
@abdiwehabjamaahmed3308 Год назад
Waar beenaale weeye muu arag libaax
@habibahassan375
@habibahassan375 2 года назад
🤣🤣🤣 doofaar bu arkay mindha
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
Habiba Hassan ninku in uu shoogay yaraantiisii way ka muuqataa oo hadalku wuu ku yaryahay hoos buu u guuxayaa
@boorkakakac
@boorkakakac Год назад
😂😂😂😂
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 года назад
Waar ninkani majecla ina la waraysto
Далее
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
9 JIR WIIL AH OO LIBAAX U BAREERAY EEDO  XUMINA HESHAY
27:00
Libaax ninaan aqoonbaa lax ka ritta ayaan maqlijirey
9:08
Ninkii liibaxa dilay sheeko xiiso badan
8:07
Просмотров 3,4 тыс.
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59