Тёмный

Dhagaxaanta Ama Huurda ilkaha Iyo sida ugu fudud ee loo Daaweeyo | Plaque 

Dr CK
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 87 тыс.
50% 1

WASAKHDA ILKAHA SIDA LOGU BAABIYO
Waxaan Videogan Ku sharxayaa Sida ugu wanaagsan ee Iskaga daaweeyn kartid DHAGAXAANTA ILKAHA AMA HUURADA.
Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u hesho Talooyin iyo casharro caafimaad oo ku xiisa geliya, kusoo biir CHANNEL-ka Dr CK oo SUBSCRIBE dheh, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh.
MAHADSANID 🖤

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@hamidahmed5485
@hamidahmed5485 Год назад
Merçi beaucoup ,walal cilmiga ALLAHA ku siyaadiyo.
@caashaciise-r9h
@caashaciise-r9h 3 дня назад
Shukran
@user-yp4rs2pl6l
@user-yp4rs2pl6l Месяц назад
Nabraha bishmaha maxaa lagu daweeyaa
@cabuudimoha2281
@cabuudimoha2281 2 года назад
شكرا على المعلومات حبيت مرااا❤️❤️
@gamer5Real
@gamer5Real Год назад
Masha Allah ❤❤❤
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l 2 месяца назад
Xayeeysiis bilaash ah baad samaynaysaa"colgate,listerine(mouth wash)...
@Raaho-xf8vk
@Raaho-xf8vk 2 месяца назад
Lux
@Farhan....kudhimo
@Farhan....kudhimo 7 месяцев назад
Masha Allah Aad ayaan U booge Dr Ck
@nuuradiinSheekh-hz4vm
@nuuradiinSheekh-hz4vm 6 месяцев назад
M.a wll Allah ha ku barakeyo
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 6 дней назад
Mahadsanid
@maryanaxmed5275
@maryanaxmed5275 Год назад
Mahadsanid Doctor Jazakalaahu Qeyr
@abdulkadiralielmi7945
@abdulkadiralielmi7945 Год назад
Dr.hadii la waayo prodox lagu cadayeesto maxaa la isticmaali kara badalkiisa.
@naaneey6476
@naaneey6476 2 года назад
Shukran walalkis ❤️
@dekabella284
@dekabella284 2 года назад
Thank you very much doctor
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
walal wad mahad san tahay aniga ilkahayga way feer feral yihiin marha 2 ilig ehoose ayaa kusamays may dhagaga xaas markaasn is dhahaa safer kadib saan ukala dhax galinayay cadayga yay sii kala dur keen waxana maqlay dhamaan in la xiro waaye maxa igula taking lhayd wll fanax wayn bayna noqotay ona aan lhaan jiririn
@maidohussain-it9nd
@maidohussain-it9nd 3 месяца назад
ILakaha wax dhibato ah amey iga soo gaare sida soos okle jajab okl4
@mohamednasersaid7164
@mohamednasersaid7164 Год назад
Cigarette ama tobacco iyo sigaarka ma sa babaan dhagxaanta ilkaha ku sameysma ama plaque
@maxameddacar7700
@maxameddacar7700 3 месяца назад
DR waa mahadsantahay
@Shafiic-Tv
@Shafiic-Tv 2 года назад
Dr haldhib ayaa ilkaha IGA heesata waxa weye dhibka ciridka Aya hoos udagay Oo ilkaha Io ciridka ba kala dagay marka malasocilin Kara cirid iyadoo surgery(qalin )lasameyn . maxaase daawo uah please 🥺 iso jwb?
@naimaahmed4685
@naimaahmed4685 Год назад
Ani xitaaa saas iga noqdeen ee xal muu heshay wllo
@mukhtarabdiqadir6637
@mukhtarabdiqadir6637 Год назад
War wllow hadad xal u hesho dhibtadaa isoo jawaab
@faafumoxawo2286
@faafumoxawo2286 Год назад
Xaalkaas ayaa ihaysta
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 Год назад
@@mukhtarabdiqadir6637 aniga xata🥺
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Год назад
Dr xagee kaala soo xidhiidhaa
@rahmaahmed1916
@rahmaahmed1916 2 года назад
Doctor waxan u baahanay dhakhtarkaga finan aya i dhibay iyo haaro please dhakhtarkaga xagu ku yaal
@adarhassan2389
@adarhassan2389 Год назад
Ilku qafiif ayay noqonayaan oo layrtu dhibtee maxaa xalah dr
@user-pm3yx2sm6x
@user-pm3yx2sm6x 2 месяца назад
Thankis dr
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
Dr irzaaqda ayaa halkaa kaa gashey moyeee anigu afkaaga ayaaba shaki ka qabaaa bal adigu horta
@hamdasra8417
@hamdasra8417 2 года назад
Colgateka ugu fican noso sheeg wll
@user-nv8jg2or4q
@user-nv8jg2or4q 2 месяца назад
Merci beaucoup huno ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rayaankhalid9201
@rayaankhalid9201 Год назад
Mahadsanid dr
@user-ek4ct6nv7k
@user-ek4ct6nv7k Месяц назад
M.a❤
@dekabella284
@dekabella284 2 года назад
Ok thanka very much doctor
@abdifataaxhaaji2236
@abdifataaxhaaji2236 2 года назад
Keep going
@mulkiali8797
@mulkiali8797 Год назад
maasha allaah jizaakalaah
@user-nj4vl9jz4g
@user-nj4vl9jz4g 2 месяца назад
تبارك الله
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 года назад
wll ilkaha hoose qaar kamida ayanku arkay inuu ciridkii durkay sideen kusoo celin karkaa mida kale hadii aan ilkaha xidho isagoo sidaasa maxa igu dhici kara shukran
@abdikarimdimbil1473
@abdikarimdimbil1473 2 года назад
Wll vitamin C istimaal si joogto ah daawada ilkahana ku cadayo si joogto ah ciridka deg deg buu ku soo buuxsamaya booskisa wax dhib ah maaha haka wel welin Thanks
@ifraaxcabdullahi8517
@ifraaxcabdullahi8517 Год назад
@@abdikarimdimbil1473 kaniiniga pharmacy lgu gado mise ifahn Sii wll
@abdikarimdimbil1473
@abdikarimdimbil1473 Год назад
@@ifraaxcabdullahi8517 vitamin C dheh farmiya kastaa gado abaayo waliba mid fcn oo biyo lagu dhex ridaa kadibna aad cabeyso insha allah waa ku fcnaanee🤲
@mohamedabdulahiwardhere4248
abayo bls dhaqtarka utag aniga wayay ciridkeyga qeyb ka mida cudurkan wu fa fa abayo blse hada wax qabasho ledahy abayo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Год назад
@@mohamedabdulahiwardhere4248 wll markaa maxad samaysay waan ku tala jiraa inaan aado dhakhtarka waliba dhawaan insha Allah
@maidoabukar9142
@maidoabukar9142 9 месяцев назад
Xagee ku task Dr ck
@abdifataaxhaaji2236
@abdifataaxhaaji2236 2 года назад
Thanks brother
@queenxasan2220
@queenxasan2220 2 года назад
Thanks dr ck
@salmanAiAhmed-qt9vf
@salmanAiAhmed-qt9vf 2 месяца назад
Sual idinka masameysan?
@omarkabiilawajeer6375
@omarkabiilawajeer6375 2 месяца назад
6 dii bilood hal aan dhaqaa waana natiijo wanaagsan
@user-rv9bv9pu6c
@user-rv9bv9pu6c Месяц назад
Kuwaa madowgaaa mxa waye
@sumayodegancabdimaalik6182
@sumayodegancabdimaalik6182 Год назад
Shukrn wll
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 2 года назад
Shukran wllkie
@queendiamond3680
@queendiamond3680 3 месяца назад
Mar baa iska daweeye hadane mar kale igu soo laabty maxaa xal u aj😢
@MuuminFiidow
@MuuminFiidow 3 месяца назад
DICTORE XAGEY XARUNTADA KU TAAL ISHEEG
@aragsanyusuf605
@aragsanyusuf605 2 года назад
Asc dr fadaln xagee laga la so xidhoidha waxn kala tashan laha hawlo cafimaad fadan
@zuzanzuzan4980
@zuzanzuzan4980 2 года назад
Doctor waxan raba wajiga iga casanya xididona iga leh e maxa iga binya
@axmedsuud3365
@axmedsuud3365 2 года назад
Adaa umausabthy walal
@musamumin1943
@musamumin1943 9 месяцев назад
Mashalah
@hibaqmahamed7553
@hibaqmahamed7553 Год назад
Dr suaal please iiga soo jawaab Sharoobada beco actin syrub ku qorantahy ee amateedka furta hooyo nuujinysaa ma cabi kartaa
@munomanka940
@munomanka940 6 месяцев назад
Wll diktoorkan ilkaha bes aya qabilsanyahay e qof kale weydi
@jamaluddiin-.4433
@jamaluddiin-.4433 2 года назад
Dr daawooyinka lagu cadiyeysto nuuucayada uga fiican muuqaal nooga soo suub
@drck1895
@drck1895 Год назад
Hye wll
@cabduqaadir5091
@cabduqaadir5091 Год назад
Maasha allaah
@hodanqueen7207
@hodanqueen7207 Год назад
Xagee fadhiisata aan kuu imaadee dhakhtar plzzz
@mohamedabdulahiwardhere4248
isbital kaafi sobe abayo
@mohamedabdulahiwardhere4248
kaafi hosbital walal
@fatimanour625
@fatimanour625 6 месяцев назад
Maha allah
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 Год назад
Dhalin yarti biro ayay wada gashten ilkahana mana nadifiyan alaw sahal weye arinkodu
@HassanKimmich
@HassanKimmich 7 месяцев назад
Merci beaucoup walal cilmiga allaha ku siyaadiyo ❤
@abdillahimuumin5701
@abdillahimuumin5701 2 года назад
Dr sidee kuula soo xiriira
@drck1895
@drck1895 2 года назад
Facebook page-kyga iigala soo xiriir wll 👇 Dr CK
@CabdiReermagaal-ib8dg
@CabdiReermagaal-ib8dg 2 месяца назад
​@@drck1895 mahadsanid dr❤
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
Dunta sawirkeda soosar wal ado mahad san
@nalkahassan9503
@nalkahassan9503 2 года назад
Asc Dr wad mhdsnthy Dr sudocrem kwrn no so sharax fadidisa iyo qasarihisa mhdsnd dr
@HanaMukhtaar-lo3cm
@HanaMukhtaar-lo3cm 4 месяца назад
M allh wll❤
@maxamedcadde3233
@maxamedcadde3233 Год назад
Xajee joogtaa dr
@user-tg9cw5el2r
@user-tg9cw5el2r 2 года назад
Drkani xguu joogaa wllyl
@abdifataaxhaaji2236
@abdifataaxhaaji2236 2 года назад
Never give up
@maryamocabdi5723
@maryamocabdi5723 Год назад
Dr xage laga helaa waxan donaya in aan ilkaha dhagxanta ku dhagan iska daweyee.
@xamdaibaraahin1453
@xamdaibaraahin1453 Год назад
Abyo ani hadey igu so bilabi raban xanun miya marka la dhaqaayo hal ilig baa ku arky myi kabixi hada dhaqo jwb
@user-gt7ul2wu3z
@user-gt7ul2wu3z 2 месяца назад
​@@xamdaibaraahin1453abyo muhim weyo nadifinta ani xata hadan raba inan ado
@qalbisafi4623
@qalbisafi4623 Год назад
Doctor xage kaalasoxirira
@suldanxanuujiye898
@suldanxanuujiye898 8 месяцев назад
Dhakharku maguu kuyaalaa
@farhiaadan141
@farhiaadan141 Год назад
M a wa arin wacan
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
mahad sanid
@dhakosiliib6626
@dhakosiliib6626 2 года назад
Sanboorka sida loo daweyo kaso hadal zhp
@JABRA_1
@JABRA_1 Год назад
Please isojawab caga meqawadanaa
@qadanahmed5880
@qadanahmed5880 Год назад
Wll 5 jeer ayaa laynadiifiyay mana iga tagayo wax yar markan jogoba wuu igu samays maya ciridkina wuu idhigyaa birna way ixidhanthy waxn sameyo ma aqan ilkina way iga qafifen
@drck1895
@drck1895 Год назад
iigala soo xirri Facebook pagekyga Dr CK Talooyin gaar ah ku siina insha allah.
@qadanahmed5880
@qadanahmed5880 Год назад
@@drck1895 Haye thanks wll
@hoodoclaahi-ye2wh
@hoodoclaahi-ye2wh Год назад
​@@drck1895 doctor ana dhibtas oo kle ihaysata
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 месяца назад
FAKE DOCTOR OO MOORYAAN DHIIGYOCAB AH OO CIYAAL WEERO AH AYAA HADDA NOQDEY DOCTOR
@leylo1234
@leylo1234 Месяц назад
Xaruntada inte ku tala
@rodaabdulahi9274
@rodaabdulahi9274 6 месяцев назад
💝💖💞
@sumayomaxamed7133
@sumayomaxamed7133 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@faadimaomar4831
@faadimaomar4831 2 года назад
Ala anaa leh maxaa dawo u ah
@saynab7503
@saynab7503 Год назад
intuu ku samays mayaa
@roodoarab6684
@roodoarab6684 2 года назад
Ciridka idhiiga
@mohamedaamiin6278
@mohamedaamiin6278 Год назад
Shugran d.r
@dejisnet6904
@dejisnet6904 Год назад
m.a Latalin wngsan
@faadumasheikhabdifaadumash1615
@faadumasheikhabdifaadumash1615 2 года назад
Mahasanid jazaka allah
@zamaaraaahmed3951
@zamaaraaahmed3951 2 года назад
Dr malaxda ciridka maxaa keena
@abdikarimdimbil1473
@abdikarimdimbil1473 2 года назад
Bactria sabatee nadaafad ku dadaal qalajiyena isticmaal caadi bay kuu noqonayan
@qaali8845
@qaali8845 Год назад
Dr ur makeena dhagxata
@balqiisawcn1731
@balqiisawcn1731 Год назад
Haaa wlhi mid qadhmuun waliba
@roodoarab6684
@roodoarab6684 2 года назад
Wllo hadaan rabin inaa dhaqo iisheeg waxkale kusameeyo
@user-ys4xm8fg2r
@user-ys4xm8fg2r Год назад
Dunta mrkaa isticmalo ur saaida iyo af ur qf lama hadli karo
@user-ys4xm8fg2r
@user-ys4xm8fg2r Год назад
Mrkaa ado dhkhtr ilka cover ka lay galiyo xoga wan ronhy mntana wan lajoga coverkas kwrn mafcnyhy madama urkaa ilkaha igu bdn
@nuuradiinSheekh-hz4vm
@nuuradiinSheekh-hz4vm 6 месяцев назад
M.a wll Allah ha ku barakeyo
@cabuudimoha2281
@cabuudimoha2281 2 года назад
شكرا على المعلومات حبيت مرااا❤️❤️
@RuuneeyMacalin
@RuuneeyMacalin 3 месяца назад
Mahadsanid
@khadraxasankhadro6983
@khadraxasankhadro6983 Год назад
Mahadsanid dr
@cabuudimoha2281
@cabuudimoha2281 2 года назад
شكرا على المعلومات حبيت مرااا❤️❤️
@aliomarhassan4092
@aliomarhassan4092 2 года назад
So dhawoow Dr mar kle Wad mahadsan thy
@nuuradiinSheekh-hz4vm
@nuuradiinSheekh-hz4vm 6 месяцев назад
M.a wll Allah ha ku barakeyo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Год назад
Thanks dr
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 19 млн
Мама знает где все документы
00:21
NABRAHA KASO BAXA AFKA | APHTHOUS ULCER\CANKER SORE
7:01
ILKO XANUUNKA IYO SIDA LOO DAAWEEYO
8:31
Просмотров 21 тыс.
DHAGA YARAHA IYO CAAFIMAADKA
4:29
Просмотров 249 тыс.
FANAXDA ILKAHA IYO SIDA LOO BA’BIYO | DIASTEMA
4:24