Тёмный

Dhamaadka Dollarka ? | Nidaamka Cusub ee caalamka | Qisada BRICS | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 110 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 307   
@khayr_k85
@khayr_k85 Год назад
Qofki ugu wangsana e dunidan somara uguna naxrista badna wa subnahena nabigena muhmed rasululaah scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaynabhasan5280
@zaynabhasan5280 Год назад
اللهم أعز بنا 🇸🇴 الاسلام والمسلمين
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 Год назад
Ilaahow farash inoo fur
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
Gaalada ha jaban
@wanoTube
@wanoTube Год назад
M.a intay dad idinko kale ahi somali ka mid yihiin weli rajaan leenahay
@Xuseen-cs3ip
@Xuseen-cs3ip Год назад
Aamiin
@bull.run.1
@bull.run.1 Год назад
Amiin
@UPDYSALAM_
@UPDYSALAM_ Год назад
Ku saliya nabiga scw ❤
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Год назад
Scw Scw Scw ❤❤❤
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 Год назад
"إنّ الأرض لله يورثها من يشاء من عباده والعاقبة للمتّقين"
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliga Qor
@Robot_B
@Robot_B Год назад
​@@m.k.7788 Waa quraan 🤣💔
@Kheyr_show
@Kheyr_show Год назад
Noloshii hore wax ka deban aya rajeynaya nolosha cusub wa guusha umada Musliminta insha Allah
@abdirizakabdulqadir7017
@abdirizakabdulqadir7017 Год назад
Cumar inshaar waad ku mahadsantahay soo gudbinta waxyaabaha aad u muhiim ka ah ood noo soo gudbiso
@ahmedalbadri.
@ahmedalbadri. Год назад
بارك الله فيك وكثر الله امثالك أخي عمر إنشار
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 Год назад
Mashaa allaah excellent news that helped us Muslim
@tahaosman8354
@tahaosman8354 Год назад
Maashaa ALLAAH Ustaad Cumar Ishaar
@mohamedjagne3289
@mohamedjagne3289 Год назад
aad baan ugu farxaa marka uu muuqaalkaagu soo dhaco 😊
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Год назад
Masha allaah illaahow midkhayrle noogadhig yaarabi
@dugsionline
@dugsionline Год назад
Somalidu inta badan dollar ayay isticmaalan hadaba hadii dollar ku dhamaado Somalia dhaqaalaheeda dhulka ayuu galayaa sidaas darteed waxaa haboon in Dadka Somaliyeed ay samaystaan lacag oo ka marmaan isticmaalka dollarka
@ayanali9514
@ayanali9514 Год назад
Dhaqale Maa hada heysata 😂
@sedowjr
@sedowjr Год назад
@@ayanali9514 kunka shilin waa 5 senti, halka doolar na 26 kun. Ani xisaabtan mafahmin 😂😂
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Год назад
💯☑️
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
​@@ayanali9514may lkn ee waan kasii dari doonaa
@A...A09888
@A...A09888 Год назад
Waa runtaa Dollar inuu dhaco ayuu inyar ujiraa lkn somalida dhan mawada isticmaalan somaliland io somalia unba dollarka aad u isticmaasha
@Mrindhayare-ld9cx
@Mrindhayare-ld9cx Год назад
Hada waa taarikhda Saalax xudiiyn ayuubi❤👍👍👍🤝 MAHAD SANID WALAAL والسلام عليكم❤
@hassanmaawiye6680
@hassanmaawiye6680 Год назад
Jazakaallah wll ❤
@libanmed7284
@libanmed7284 Год назад
Djbouti iyo somaliya aya laga rabaa iney ku biran BRICs insha allaha❤
@h-learning
@h-learning Год назад
Su aal ma aminsan yihiin ree jabuuti in ay dowlada somalia ay lamidoban
@abdulnoorali
@abdulnoorali Год назад
Daqaalo maheystan
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Год назад
​@@h-learningmaxay ka fa,idayan somaalia iyadiiba sii kala.go,ayse
@abdirisakaadan4199
@abdirisakaadan4199 Год назад
Mudane dayaxgcmeedkii indiya warbixntaas no soo diyri❤❤❤
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🥰😢
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤😊
@sulubyarecabdalla2562
@sulubyarecabdalla2562 Год назад
War nabiga ka xishoo
@Cr71251
@Cr71251 Год назад
Subhanallah magaca nabiga like haku raadin doqon yahow🤨🤨🤐🤥
@naimahussein3911
@naimahussein3911 Год назад
Scw Scw Scw ❤❤❤
@ayneihraif8876
@ayneihraif8876 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi Wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi Wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi Wasalam ❤
@littleone6300
@littleone6300 Год назад
Kaligey Lee miyaa inta rabto in dollar ka la rido 😅
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Год назад
maya
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
The golden voice 💛 the best 👌 you tuber is ogaansho wax badan ayan kaa faideystay thank you my teacher 🎉waxan ku leeyahay guuleyso Maclin ❤❤🎉👍👍🫵
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Год назад
Masha Allah Tabaraka Allah, Allow Wllken Cumar Inshar noo Barakee
@Arlind_14
@Arlind_14 Год назад
Golden Voice ❤
@Kingabdi98
@Kingabdi98 Год назад
Allahuma baarik dheh
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Год назад
@@Kingabdi98 aad iyo aad, Allow Ubarakee
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Год назад
Saaxiib waan kuraaxaystay wallaahi muuqaalkaaga markaan daawanaayay❤
@alipapa1309
@alipapa1309 Год назад
Waa arin fiican in laga gudbo gumaystaha dollarka wax walbana wakhti ayay leeyihin
@MahdiClaahi-uo4wu
@MahdiClaahi-uo4wu Год назад
Golden voice
@muparikafqarshe2881
@muparikafqarshe2881 Год назад
Somaliyey ninka 1m an garsiino wax badan ino faidiyaaye an isna wax tarno🎉❤
@AxzaabAbdalla
@AxzaabAbdalla Год назад
Waxgarad 👏
@mohapro2
@mohapro2 Год назад
Xikmadle omar inshaar , Halaysoo salaamo waxaanka hadlaa waxyaabo muhiim ah🎉
@usaamamahad6307
@usaamamahad6307 Год назад
Shukran sxp video ga xoga noga dhig waakuma yaphgeni pergojin🙏🙏
@YasiinMaxamed-h5d
@YasiinMaxamed-h5d Год назад
mahadsanid walaal loolanka wanagsan
@nimcoahmednimcoahmed7539
@nimcoahmednimcoahmed7539 Год назад
وتلك الأيام نداولها بين الناس👍
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed Год назад
Baaraka allahu fiik cumar waan ku taageera nin akhlaaq wcn ayaad thy lkn wll dumarka qaaqaawan ee medi yaha ka warama markaad ka fursanweydo inaad noosoo gudbiso naga qari waxbaa la saaraa pullar la dhaho
@AliNoor-nr6ch
@AliNoor-nr6ch Год назад
Tirilada buni aadanka aduunka ku nool ee saxda eh maaha tan ey reer galbeedka sey noogu celcelinaayaan dadka qaar iska aamineen bini aadanka aduunka ugu tirada badan waa qoomka yaajuuj iyo wamaajuuj sida ku cad axaadiista nabi muxamed scw lkn taas reer galbeed meysan arkin weyna beeniyeen lkn anaga anagoon arag ayaan rumeysannahay waxey ilaahey swt iyo rasuulkiisa noo sheegeen scw
@Amandatrivizas8766
@Amandatrivizas8766 Год назад
i rumeyso waxa bilowday ma ahan dhaqaale burburka Dollarka lkn taas cagsigeeda waxaa bilowday dhaqaale burburka wadamada Carbeed ee in mudada ah heystay dhaqaalo heer sare ah, Brics wax macno ah ey soo kordhineyso ma lahan dhaqaalaha aduunka waxaa hogaaminayo reer Galbeedka, qofkii dhaqaalo ahaan kasoo hor jeesto waa qof waalan
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Год назад
Jumladaa Kun sadar ayaan kuuhoos dhigay ustaad 😊
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Год назад
Fariid uhoosdhig😂
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 Год назад
ustaaad omar inshaar kasoo diyaari barnaamij horumarka afgaanismaan ustaaad mahadsanid waa codsi yaa igu raacay asxaabta
@abdiraxiim8842
@abdiraxiim8842 Год назад
Golden voice♥️
@nagiibkamaal
@nagiibkamaal Год назад
Guul iyo gomanimo Somalia🇸🇴🇸🇴❤ caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado❤
@ak444ahmed5
@ak444ahmed5 Год назад
Noso badi Omar barnamishyadan ado Mahad san isbuuuc walba Qaybta calamka noso gudbi wax badan ayan ka faidayna iyo siduu calamka u socdo
@xuseenfadal
@xuseenfadal Год назад
Walaalkey mahadsanid.
@sultankhaalis6429
@sultankhaalis6429 Год назад
Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Cumar Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤❤
@mohamedabdulkadirahmed
@mohamedabdulkadirahmed Год назад
900k coming soon ❤
@hackerboy7187
@hackerboy7187 Год назад
Mahadsanid
@eidhassan7047
@eidhassan7047 Год назад
First one Good like
@eymanmohamedhassan3166
@eymanmohamedhassan3166 Год назад
BRICS mudo ku dhaw 5 sano ayaa dhaq dhaqaaqeeda kuxirnaa wlhi waa is beheysiga kaliya umada islaamka aa dhihi karo wax ayee ka faaiidaayaan anagana hadaa somali nahay waa xiligii aa yurub iyo beeswax caalamka oo mareekanka dawada ka maamulo aa bye bye dhihi leheen oo xiriirka BRICS aa wanaajin leheen I aamina argagaxisadaan kudhawaad 20 sano lala meereesanaayo sanad kayar ayaa laguso afjari lahaa dhalinyarada somalida ee aqoonta leh waxaa ka codsanaayaa in dhexda aa uxiro wadankeena insha alah
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
editing kadaaa waa incredible😱😱😱😱😱
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Год назад
Sug markaa youtubeka kusoo biiro adaa yaabi doono inshaAllah
@kingbadel2023
@kingbadel2023 Год назад
Zxb adigaba waad suubin karta waa wax yar oo dadaal ah
@Cr71251
@Cr71251 Год назад
Jazakallah ustaad🎉❤✨
@KadirBarreh
@KadirBarreh Год назад
I'm first/ka hadal dalka jabuuti
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un Год назад
asc magacygu waa maxamed waxan kashaqeeya suuqa forex 5 tii sanee lasoo dhaafay anoo khibradayda kaashanaya markaan ka hadlo arinkaan hadalhyntuusu maalmahaan soo badanayso horta maaha markii ohoreysay ee laisku dayayo in dollarka ladhabar jabiyo sanadadii lasoo dhaafay oo addan usku dayadaan walasoo waday lkn waalagu fashilmay wayna adagtahay in dollarka sidaasfudud lagudhabar jabin doonin
@adanmohamednor97ag
@adanmohamednor97ag Год назад
Aad io aad zxb masahlan dollarka
@MoOsman990
@MoOsman990 Год назад
Mahadsanid wll cumar inshaar
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne Год назад
Itoobiya rer galbeed kama badbaadayso Wlhi wala kala daadin doonaa Taariikh baa socota
@Musa566ghuuu
@Musa566ghuuu Год назад
Asc zhp information ma iga siin karta wadank Kazakhstan inaan waxbarsho uu aada rabaye
@juuwaryele
@juuwaryele Год назад
USA economy way u dhamaatay sanadkan dhaxdiisa 3 bank ayaa collapse ku dhacday marka dollar layskums halay karo mar hadii dalkii hos tagi jiray USa oo recssion lugu ku la jiro haday soo socto laga yaabi inay noqo like great depression 1929 dhacay ka soomaali ahaan dhaqalihina waa dollarize meel usocno Allah ugu un
@Tutulisho
@Tutulisho Год назад
ALLAH IS ONE👆📿
@mohamedsalimiin5441
@mohamedsalimiin5441 Год назад
Ustaad inshaar
@mohamedabdiqadir2186
@mohamedabdiqadir2186 Год назад
walahi wawaxlago farxo lacagta us umada afriko wawareriyay
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 Год назад
Reer Galbeed waa jabay
@MaxmadIbraahim
@MaxmadIbraahim Год назад
cumar inshaar
@bigfire-di3fp
@bigfire-di3fp Год назад
Qofkii ogo horaya ahay pro 📍 igu qabo❤
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 Год назад
Wcs ustad thanks
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 Год назад
Al Rajihi kasohadhal
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Год назад
aniga fikirkayga BRICS wax sal laiskuhalayn karo kufadhiya hada ma aha,lkn sida looqaabayn doono ayaa goaamin doonta mustaqbalkiisa. waxa aan kufaraxsannahay waa in ay muuqato gabogabada galbeedka wadadii ladoono haloo maro.
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Allah is one☝️😢❤️❤️
@MaxmadIbraahim
@MaxmadIbraahim Год назад
yaa moog wll in uu Allah kaligiis uu yaahay😢
@KiraDeath-Note
@KiraDeath-Note Год назад
Calaamadaa😢 maxaa ka wadaa ,ma diidan tahay inuu hal yahay🧐
@MaxmadIbraahim
@MaxmadIbraahim Год назад
@@KiraDeath-Note subxaanallah sidee u diidaa rabigii I abuuray
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
الله أكبر؟الله وحد? الله الصمد ?❤❤❤❤ allah waa kali aduunyadana asiga ayaa maa maamula
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 Год назад
Ya ahlan wa sahlan السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sodiyari mowduc aad kaqiseyneysid ninka mudlimka savudiyanka la doho Al Rajihi ee iskalaha bangiga Alrajihi sidhad ogahashey Jarir books shops. انتظر ردك. مع السلامة.
@fiskahassan5305
@fiskahassan5305 Год назад
Allow Cizey Soomaali oo dulimimada naga saar
@nasroibraahim-g5z
@nasroibraahim-g5z Год назад
Asc wll ogaansho waan kusalamay
@nurshareeco9658
@nurshareeco9658 Год назад
Waxaaan aad uga xumahay in India ay ku jirto group kan
@quranalkarim819
@quranalkarim819 Год назад
Somalia hormar hakasuginina waxay lahagasami donan yurub iyo america
@hanadRached1
@hanadRached1 Год назад
Samenta ugu xun Bay nagu yelanesa lkn dan wenba nogu jirta
@mustafNune
@mustafNune Год назад
Brics waa burburka doolarka
@khldkhld1028
@khldkhld1028 Год назад
Big legend ❤
@Mangabmedia
@Mangabmedia Год назад
INILXUMU ILAA LILLAH!!!
@AdamAbuzuhri
@AdamAbuzuhri Год назад
Warbixin wanaagsan ee horay usoco.
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 Год назад
Waa LA heshiisiiiyay Iran iyo sucuudiga
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 Год назад
Omar inshaar guuleyso
@MaymunaMukhtarJelle
@MaymunaMukhtarJelle Год назад
Mashaa alaah
@Thehabonchannel
@Thehabonchannel Год назад
Somalia allaha Aya u maqan lacagna ma qabaan
@الملتقيالجنه-ج3غ
Walaalo isbadalka caalamul islaami noso gali ابراهيم تراوري burkiinna faaso
@jimalebaash9450
@jimalebaash9450 Год назад
Wankusalamay omar inshar fadalan muqalada ad sameysid ee adkuturjumeysid afsomaliga qoraalka lama Arka adigana we ad amustay si an u aqrisana qoraalkas marka hanoqda qoraal la aqrisankara please 🙏 please 🙏 please
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Год назад
Wow! It's best news we've ever heard.
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv Год назад
Algeria maxaa loogo diiday?
@Tusmoiyotariikh23
@Tusmoiyotariikh23 Год назад
Ogaansho mahadsanid
@cabdirashiid5970
@cabdirashiid5970 Год назад
Galbeda wey duqobeen ebar habar io oday Lee jga waa Janis Haka faideystan ✊🏿👍🏿
@FadumoMohamed-us3wz
@FadumoMohamed-us3wz Год назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته اخي عمر انشار😊
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Год назад
Faceena waan kaharnaye ilaahey ha inaga daba geeyo
@meryemmeryem5182
@meryemmeryem5182 Год назад
Somalia wa dawadhilif, dawadhilifna wax qeeymo aduunka kuma laha. Madax kuligeda so shaqa tagti aya hogamisa.
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 Год назад
Kaliya waxa salmayaa irirsamaale hawiye iyo isaaq FROM USA 🇺🇸 minnesota ♥❤❤❤
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Год назад
Manoo shegee marka 🤣🤣
@westy937
@westy937 Год назад
Zxp qurbhad joogta dholshda wax u baro wadnkna wax kusoo kordhi from mj kii lbdoodba taagay 😂
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg
@MaxamedCabdiraxmaan-ud6cg 10 месяцев назад
لمن الملك اليوم لله الواحد القهار🌏🌎🌍
@zakariamoheddin109
@zakariamoheddin109 Год назад
Omar inshar waxa ku jira neceyb badan oo Christian ah
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 Год назад
Galbeedka aduunka Alle hadhaafiyo kuwaana waxbo sidaas ah madhaafan aan ka ahayn in qowmu-luudka u ololeeyan
@DHIIRIGALIYE681
@DHIIRIGALIYE681 Год назад
Youtupe only lagan❤🎉
@FathiGurhan
@FathiGurhan Год назад
Masha Allaah huno
@Story_time1432
@Story_time1432 Год назад
In order for one empire to rise, another must fall.
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 Год назад
Sidee urur ugu biirnaa Alshabaab aaba lugaha nahayee, Somalida mushkilada way sheegtaa lkn sbbta keentay ma sheegto, Shisheeye dalka wa jogaa lkn hadaa alshabaab iska saarno shisheeye waa iska tagayaa oo amisom waba bixi rabtaa.
@Nimcanak2345t
@Nimcanak2345t Год назад
Voice golden
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Somaali haku biirto
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Год назад
Somaalia waa wax jiro maaha
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Год назад
Wad ku mahad santahy Omar
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 Год назад
Mustaqbal waa inaan kudarna
@iM.YOTiNHO
@iM.YOTiNHO Год назад
Dollar ka maanta america kaliya malahane dunida odhan aya ila shanoso xtaa europe tan lacagt EU wa xa keyd uah oku jaangosan dollar ka africa odhan wxa laga istcmala dollar 6wadan lacag ay dollarka wx udhimi kraan wuka wen yahay🙌
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Год назад
Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran RU-vid-keyga ❤
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 Год назад
Mxn ku qoraaa wll
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Год назад
@@xasancolaad1595 @MasagoEnglish
@Hacabsan99
@Hacabsan99 Год назад
@@xasancolaad1595 wll Masago English
@poorindiansanddogsarenotal1276
@@xasancolaad1595 dee profilkooda kudhufo waad kujirtaa page kooda markaas
@kacaankii
@kacaankii Год назад
war zxp naagtaan qaawan dee dadka ka qari haddii kale 50kun oo qof ayad dembigooda madaxa ku qaadaneysaa
@AbdilahAxmed
@AbdilahAxmed Год назад
Mashaallah walakey
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Cadowgeenii Wuu Sii Awoodeeysanaayaa
@LibanMire-pu3ig
@LibanMire-pu3ig Год назад
السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته
Далее
РЫБКА С ПИВОМ
00:39
Просмотров 295 тыс.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
Maxaa Sugaayo Ciidankooda ? | Ku Soo Dhawaada jaxiimada
12:10
Meesha Dhulka Ugu Cidlaysan | Mowduuc Juquraafi ah |
8:08