Тёмный

#farxiyotawakal 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 132 тыс.
Просмотров 38 тыс.
50% 1

#farxiyotawakalfamily

Развлечения

Опубликовано:

 

17 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 170   
@saredomohamed3155
@saredomohamed3155 Год назад
Qofki rabo barakada biilka iyo waqtigaba meshu aniga ilahay iga sahlay ayan idin shega axbabi salaada subax yeeynan ku dhafin waqtigeda tuko quraane akhriso wardi maalinle ah sameyso hadaa xataa howl qabaneysid wardiga iyo saliga afka haka qadin ilaa qoraxda ka so baxeyso salatu shukrga badane same wax badan baa ka faiday e ka faideysta xanta, benta iyo namiimyada ama isku dirka iska ilaaliya sadaqane baxsade wax yarba ha ahate allana ka cabsada ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Farxiyo benta ma ahan aniga hata ilmahey baris mayelayan axsan canjero shahi igu cunayan canjero qado ma ugu celi kari dadka qar alxd ha dhaha hadu rabi se iga rawan ugu dhigay
@FaadumoMaxamedadam-lk4lu
@FaadumoMaxamedadam-lk4lu Год назад
Shukran wll walahi wa runtaa
@foosiyomaleele4576
@foosiyomaleele4576 Год назад
Maash Allah abaayo waa runta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saqiqa
@saqiqa Год назад
Asxaabey aniga salata Subax wee idhibta ee iso duceya ilahay ha ihakajiiyo 😢
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 5 месяцев назад
Jazakallaah abaayo
@zaro3938
@zaro3938 Год назад
I live in Canada. I told I was the only one mom who's dealing with this being a mom is Not easy may Allah Bless our moms🤲🤲🤲
@Munaomar728
@Munaomar728 Год назад
Horta meeshaan dad lawada qabo lee miyaa ku jira ani single qof ila ah kuma jira miyaa reer singal farta soo taaga😂😂😊
@nimcahilowle6131
@nimcahilowle6131 Год назад
Maya wali guriga hoya iska jogna
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 10 месяцев назад
Naa wallo anigne igu dar team single ku jiraa 😂😂😂
@Beerlula_adam
@Beerlula_adam 12 дней назад
iska sii barta gebdho
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah abayo
@fartunabdullahi1486
@fartunabdullahi1486 Год назад
Allow noo saqir aniga hooyadey qurbaha iga aaday inta iga yareyd iyo aabahey leyga rabaa inan kala maamulo xisaab laga rabaa ley yiri wixii ka baxo 😢
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Год назад
😂😂😂 Nimanka waa naga aqli badanyihiin Walaahi. Wax walba anaga ayay qoorta noo galiyeen. 😂😂 biilka wax ka baxsan hadi nala siiyo xataa biilka ku dareenaa ma Taajireyno inta sidi Taajiriinta u dhaqmeyno.
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Год назад
Walaahi waa runtaa abaayo
@amnahaji1769
@amnahaji1769 Год назад
Abaayo farxiyo masha Allah
@hamdy8566
@hamdy8566 Год назад
Dhibaatadan wawadaqabna alaha nobarakeyo❤
@rodokyf-xn3db
@rodokyf-xn3db Год назад
Farxiyo cady ku jecliyaaa ❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 11 месяцев назад
Masha Allah sister ❤❤
@user-rp6uo1hr3w
@user-rp6uo1hr3w Год назад
HBO farxiyo coming soon 100k 😮❤ wan ku faraxsanhy
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@user-vg3vx5jf1k
@user-vg3vx5jf1k Год назад
😂😂😂 farxiyo maanta aad ayad iiga qoslisay wlhi markad iska hadlaysay waxaad uqabtaa inad aniga iga hadlayso subxaanalah ala maxan iskumid nahay kkkkk
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Год назад
Aniga gabar ahy hooydee iyo aabahy la joogaa hooyo safar jirto biilki lii dhiibay 900 boqol qadanaa 100 dollor hooyo u save gareeya 800 boqol oo kiro ku jirto 50 dollor ka sii dhigaa hooydee hada sadax bil maqantahy 400 boqol u aruuriyey lkn dad badan ma nihin Africa meel kamid joognaa oo xoga iska qali ah 😂
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Год назад
Wa si fiican msha allah qorsha la raba 100 hoyo hadadan save karayn lahyn hada wax kamaad hayseen. Plan ku wa muhiim
@cocoo456
@cocoo456 Год назад
I have no advice I'm the worst. 😂😂😂. I live on pay check to pay check subhanAllah.
@adenfatma8280
@adenfatma8280 Год назад
You are not alone dear 😂
@zaro3938
@zaro3938 Год назад
Same here😂
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu Год назад
Wcs Masha Allaah ❤❤
@sophiakiin4762
@sophiakiin4762 Год назад
Aamiin Aamiin Aamiin mutasadiqad alaah hayga dhigo
@Najma98
@Najma98 Год назад
Gabdhooow reerka dabka U gala dhaqaalaha wa jikada dabkaaga hadaadan qofna ku halayn wlhi wax badan baa idiiin save garees maayo wlhi
@bisharoabdi180
@bisharoabdi180 Год назад
M.A habo farxiya ❤
@umuu1333
@umuu1333 10 месяцев назад
Alhamdulillah wax ila mida jiro aniga waxan laha caruurta waad ku qafiiftey oo maya iyo maso gadayo ma dhahdid arma waalida caruurta qabta oodan fiyowen Alhamdulillah hooyooyin ani camal in ey jiran ilaahey ha u barakeyo caruurta hooyooyinka inta aan heesan guur kheer qabo iyo awlaad bari eh ilaahey ha idinku irzaaqo aamin yarabi.
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashllah Allaha gulinshallah
@shamsomohamed6743
@shamsomohamed6743 Год назад
Xbbti qurux❤
@xanancali7920
@xanancali7920 Год назад
Wcs wrx wbr sas wye ani abahey ciid ka ciid o dhargadaa Inta kle hooyo korkeda wye dhib wye. Faraxyaasha mrka ugu horeyso hala baro shobin in aad u bahantahy bilkasta, ilmaha wxyabo yaryar u bahan yhn ayaga xitaa intaasna biilka ka koreyso
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 Год назад
Farxiyo was funny,runtaan kugu jeclahay
@hindahaybe5700
@hindahaybe5700 Год назад
Aniga xataa wuu iga dhamaadaa anigoon bishii dhamaysan raashinka asagaa soo dhiga lacagta hilibka iyo khudrataa laysiiyaa hadana way iga dhamaataa anigoonay bishii ii gaadhi walina wx caruura ma yeelan habo hargysa kaa la soo hadlayaa waanan kugu xidhanahay
@user-dt1jn8ys1j
@user-dt1jn8ys1j Год назад
Asc maanta anaa ugu soo Hornaday
@aslimaxamud3466
@aslimaxamud3466 Год назад
wlhi biilka dhab baan ku qabna ila hda waan maaraynkari layay qofkasta oon waydiyan wuxu i leyahy anigaba ka daran😂😂😂 anga talaw ma hayne sidan siden wax uga badalna
@cashocabdicali1888
@cashocabdicali1888 Год назад
Waalagu dhacaa wlhi Aniga waxaan qadnaa nuskiilada nadiifka Ah 65kun bis
@umucalina5962
@umucalina5962 Год назад
Ana u horeyaa hey 👋
@IkraanCabdi-zi2zu
@IkraanCabdi-zi2zu Год назад
Hhhh ani wlahi kow markii lay guursadey 100 dollr aaa 3 malin keliya adeega ku gadi jirey lkn hada waa xisaabtamay
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 Год назад
Kkkkk waa iga qoslisay hooyo jilcsan wax meel ma dhigan karto bal Ilahey qeer ha keeno hada wax waliba wey qaaliyoowen Ilahey qeer haka dhigo
@hidocali4651
@hidocali4651 Год назад
Farxiya 😢apaayo qaatir pillahi hadhihin macnaheedu waa ilahey aan qaatir ka taganhy😊😢
@nasrodaahir1880
@nasrodaahir1880 Год назад
Guul habo
@mohaibra-se1cq
@mohaibra-se1cq Год назад
Xppti xage kala so xiriraa tala ubahna
@shamsociise478
@shamsociise478 Год назад
😂😂😂😂 saa uqosle lee wlhi farxiyo isku dabeecad nahy
@arliaden9560
@arliaden9560 Год назад
Mashallah ilmaha farxadoda wamuhim hadaba awoda farxiya gabdhaha an awodina kistooda habara keystany lkn qufki bil fiican Qata ilmahiisa hadala aniga alxm carurteyda wa lambar kow waxey jecelyihiin
@falxadoisman24
@falxadoisman24 Год назад
ASC Abaayo farxiyo dad baaban biilqaadan OÖ habrihiileeladaal dhacaan ilmahood ayuudheerihii qabayn guriga udhexfadhiyo marka tiiwaxlasiiyo alxandulilaahi ha dhahdo
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Год назад
Abaayo farxiiyo kalunka daasadaha ku jiir mercury ka buuxya maalayga waadanka cuuna biilka aniiga dhiib igu haya tuugo iga dhaagay card credit odayga ka xaata markas meelkasta ku soo xooqa biilki laacaag
@HalimoHalimo-me8mg
@HalimoHalimo-me8mg Год назад
i love you 💖
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 Год назад
Sister Fsrxiyo Tawakal
@suadhirei1028
@suadhirei1028 Год назад
Farxiyo hilibka 3 waa sax dhumatada mesha hilbka ugu jilcan ugu mac waye
@zahrodauud5411
@zahrodauud5411 Год назад
As abayo anig sodas ayn ahy lamacilikaro lacakto walahi etalakeno abaayaala
@IkranSalax-yg6ys
@IkranSalax-yg6ys Месяц назад
Walhi run shegtay
@maryanahmed4477
@maryanahmed4477 Год назад
Baris sedhe locuni quruc
@user-mw7zg4go8o
@user-mw7zg4go8o 6 месяцев назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Год назад
MASHA ALLAH ABAYO ❤❤❤
@ALNUURTV
@ALNUURTV Год назад
Wcs
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Год назад
Wsc
@ubahshyusuf1741
@ubahshyusuf1741 Год назад
Dhibkaas waan kula qabnaa wll
@nimco3140
@nimco3140 Год назад
Ana reer hagaysa
@fadhumomohammeddiire4281
@fadhumomohammeddiire4281 Год назад
😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@nashadhussen9212
@nashadhussen9212 Год назад
Wsc M awoke❤️🥰🥰🥰🥰❤️
@fatushabdi-jl3zd
@fatushabdi-jl3zd Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatushabdi-jl3zd
@fatushabdi-jl3zd Год назад
Kkkkkkkk😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 Год назад
Fadxiya huuno anaa kadaran inaa diric wila ha inaa isado rabaa bilka ilaa shana didickawar
@leylomohamed836
@leylomohamed836 Год назад
Aniga ogu horye mnte
@maryamamohamedcabdimaryama4616
@maryamamohamedcabdimaryama4616 4 месяца назад
Farxiyo abayo xaajigaga kuma fiirsado miyaa😂😂😂
@khuluudajannaat2513
@khuluudajannaat2513 8 месяцев назад
Asc sthy abyo aniga cwa ayaanba arky muqalkan aniga waxan haya 7carur ah 6 aya waxan kabixiya dugsi ii school cfmd hadi o bahdo dhar kab io carurta waxay jclyihin dhan koronto ii biyona waa korkyga hadana saasay tahay waxa laysiya 300 beeso dambe layma waydin karo bishi lcgta hadi laso diro isla marki wn bibixiyaa beri kun ma hayo deen radiya ma anaa qaldan mise waxba iga qaldan wllyal😂😂😂
@khuluudajannaat2513
@khuluudajannaat2513 8 месяцев назад
Lkn hada waxa ii qorshaysan in ilmaha abahod meshu joga geyo kalia inan bilba ka qadan wqx walba in asiga keeno kaliya qudaar io hilib kalia laysiyo saas ila fcn waa talo xumadayda xaa xal ah hee 😂😂😂😂😅😅
@ikranikrush7798
@ikranikrush7798 Год назад
HBO mcn farxiyo ana kula mid aha haddan suqa adoo wax walba in an so gato bana jeclahay
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 Год назад
M.a hbo waxa kugu jeclahy run
@faadumoahmed1426
@faadumoahmed1426 Год назад
700$ oo aan kiro Laga bixinayn lacag yar maahee waa balaa basar
@fosiyacawil727
@fosiyacawil727 Год назад
Bisinka saaka anoo iga jajabantahay oo biilkaa go,aaya u xanaaqsan fikiraaya seed wax dhahdaa isleh ayaan mujqaalakaaga arkay waan ku orday waanan ku nafisaa muqaalada farxiya tawakal lkn waaban yaabay farxiya maxamed cismaan oo iyadii tidhi war keena kkkkkk kor naaged kabo isma dheera waaye ilaahay xaqa hana waafajiyo
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal Год назад
Aamii xbbti
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Год назад
Tumin hilib iyo 8 cunug mashallah aq bey u dishy
@shukri8964
@shukri8964 Год назад
Xaqodeey gashay bal muxu ku taraa lacag an save gsreyso carurteyda o dharagsan o faraxsan aa iga muhiimsan wlh
@otruunshopin3017
@otruunshopin3017 Год назад
Farxiyooy isku mida nahay wlhi mara isku dayay inan canjero qado uga dhigo markey dugsiga ka imaden oo ay cunen canjerada sideed saac markii lagaaray waxey dhehen hooyo manta qado malahano kkkkkk so tad hada qadeyseen .canjero ma lagu qadeya marka kadib waxan ku qasbanaday inan qado markas kariyo
@hodoyusuf8418
@hodoyusuf8418 Год назад
Asc wall Fadxiya wan ku hanbalyeynaya ciyalka si dama qasho
@mohamedabdikarinmohamed4081
@mohamedabdikarinmohamed4081 6 месяцев назад
Deen deenku kud kasooo hadal wee nugu wareeeriyeeene😂
@nimcoosman1944
@nimcoosman1944 Год назад
Walaho waa qoslay suuqa waa iska ilaaliyaa hadaan tagore lacagtaan wato waa soo dhameeyaa
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Год назад
qureec bariisa malacunikaraa
@UbaxDheeman-pw3td
@UbaxDheeman-pw3td Год назад
wlhi farxiyo aniga dhibkaas ayaan qabaa ilhy hanoo barajeeyo biil😢
@nastexomaxamed815
@nastexomaxamed815 Год назад
Xaliimoyinka dhanaa saas ah abyo wa Isla qabnaa Ani hada Somalia majoogo odaygeyga haben kasto marka tago lcgta biilka la iiso diro kafikiraa saa isku deqsin laha hada Asa ila jogo mogo 😂😂😂😂😂😂
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Habo mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯❤👭🎁🙆🙏💎
@NagadMcalin
@NagadMcalin Год назад
Limit suuq aadista badan jooji. Bishii 1 mar ama 2 mar kaliyaa add suuqa. Ciyaalka lacag guuni budget bishii u sameey. Oo lacagtaada biilka kabaxsan. Hana ka isticmaalin iyaga leey ku spend garee. Lacagta ciyaalka u so harto bisha kaley kuqabo, marwalba lacag ayaa u hareeyso ciyaalkada.
@mendme4384
@mendme4384 Год назад
intee loga kena gaar miyaa asaga looga qaadha mise
@NagadMcalin
@NagadMcalin Год назад
@@mendme4384 haa abayo abayaalka waa in eey kala saaraan lacagta biilka guriga iyo lagacta ciyaalka. Ciyaalka waxaeey u baahanyihiin. 1 school, iyo dugsi money 2 lacagta dharka 3 lacagta treats sida nacnac iyo jalato Aabaha jeebkiisa ayeey kuxirantahey inyo inta ciyaal kuu jogta.
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Год назад
Bill mustakafi aa ayutakagala lkn inaa ilmaheyga waxey ubahnyihin wlhi ayuto kamagalayo ilma baris ilaa cashda kugarayan miyaa waba inkar waxii daruufa waa macquul
@faizayahye-db5xd
@faizayahye-db5xd Год назад
Abayo ayutada wax faida miyay ledahy😊
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Год назад
@@faizayahye-db5xd Haa xbbti xoga baa kuu aruurayo
@faizayahye-db5xd
@faizayahye-db5xd Год назад
@@umuaxmed5402 tawan kun lagama geli kara gclo
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 Год назад
@@faizayahye-db5xd shiln somli cmlaa abyo
@faizayahye-db5xd
@faizayahye-db5xd Год назад
@@umuaxmed5402 HAA ONA BIL KUJIRO
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 Год назад
Channel noga dhig waano iyo dhiiro galin
@munajirde8416
@munajirde8416 Год назад
Wahi anaad iga hadlaysaa maintain kkkkk
@SihaamSihaam-pf2hv
@SihaamSihaam-pf2hv Год назад
Farxiyo adiga maba talo naso weydisay 😢😂
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro Год назад
Wllo ma muqdisho bad joogta wllo fadlan halke kala soo xidhiidha fadlan jawaab
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal Год назад
Facebook farxiyo tawakal igala so xiriir wll
@samsammustafe409
@samsammustafe409 Год назад
Baarti 2 ino sogali
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Год назад
Hhhhh cabulo caloley cano iyo sor kadhar jiya carurta 700 iguma filna warmahane 100 bil walba mel dhigo jimcaha sugo u kari iyo cunug walba waxi doqisa ah qurux iyo cayilne markas ugu horeysa baris iyo basto maclul ba laga qada
@ibtisaam1627
@ibtisaam1627 Год назад
ani wali magursan lkn biilka dhibka ku qabo ilahy aya og hooyo way xanunsan tahy mudo 6 sano ana hayo biilka koranto biyo dugsi rashiin bilka kale ee malinlaha loo isticmala laha 300$ la iidhiba hda guursado wxan farha kala baxa insha allha saa ufakaraye waan xanunsady
@qaalileyli8626
@qaalileyli8626 Год назад
Abayo aneka taledeydo waxawaye sahata kusucoto kusoco nbbto carorta sana ufican wax dhefna alle akenayo cawana malaqadayo lakin gebdhaha wey kala duwan yihin
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Aniga sas ahay
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 Год назад
Cudurkaas waa inla qabaa intii naga fiican qofkii waxna dhaama hanaga soo gaaro talo dag daga nasiiya
@bahjocabdirashidcabdi5403
@bahjocabdirashidcabdi5403 Год назад
Reer kaxda hadn nhy kiladi 3 nuskida 1.5 🤣
@sahraahmed6008
@sahraahmed6008 Год назад
Wllhy amba farxiyo kula midbaan ahay wan kala maareysanla ahay lkn guri kira ah baan kujiraa ilmahana wa 6 ilmood iskoolna ma dhigtaan lkn dugsi iyo barefad baydhigtaan 75000 kenya ah baan qaataa lkn aguuto 2o dollar baan kaga jiraa markasta dhaxdu ku go aa marka ragi fiican nokeena asxaabta reer maana iisho
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Biika bilaha ah waxa ka fican midka yumiga aniga bilaha tawar u wayay lkn yumiga an iga fucan
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Anaga maa talo nalaga rabaa🤣🤣 yaab bdana saa taldada u dhegeysaneyn wxba u malena inan talin krin🤣 ani col iyo abaarba ka dhaga li I hpoy mana la I qabo wxn so shaqeyo hoyady badhkn siyo io intan kso bixyo bakharka inta iso harta dhar io kabo ba leh biribayr igma so harto markan qaato bisha qaato inaa suuqa galo o ani io hooyo dhar uso gado maahe mb I dqedo hda wxba hoydy I dhahada kaad kentaba qof maskina siin ilaa deyn myso dhar inaa kento markaa wxnba ka yabnhy ninka I gursan dona su I hynayo yarntydina hoydy baa indhaha igso koriso hilib dad wxn ahyn wn hystay so talda lgu siya qadan
@user-gc8cu1wz9d
@user-gc8cu1wz9d Год назад
Walahi far iyo wajeclhay dawshadada wanakudawda markan janishelo Latin malinti igu qosalka banned waa malintii bilka aa kahadashay walahi waxa modaa inaa ani igahadlesid marka waxan rajenaa hoyoyin badan oo nalaqabo iney jiran tankale aniga waba ogahay bahasa lacagta ah ma unaxo markasto wan iswaniya inan wakabadalo dhaqnkeyga Latin madhaceso Lakin waxan rajena inan go an dhab ah inan qato
@Shariifoaxmed-pt3dr
@Shariifoaxmed-pt3dr Месяц назад
Isku midaa nahy
@mendme4384
@mendme4384 Год назад
asc abayo farxiyo m.Allah...aniga hanta gaska xitaa bil imagrsiso hilib iyo digir ne kumakariyo kwrni
@Najma98
@Najma98 Год назад
Dabka gaaabi abaayo
@suheybdahir240
@suheybdahir240 Год назад
Aniga dhuxul ima talo guriga sida gaska lo kenay gaskana hal xaba bishi isticmala
@Najma98
@Najma98 Год назад
@@suheybdahir240 wlhi hadii la tashiilo wax badan ayaaa la save gareeen karaah
@suheybdahir240
@suheybdahir240 Год назад
Ha abayo hada Adiga gacanta ku haysid wax walba wa dhaqalaysan karta wixi adan ubahneyn ad iska dhafto bilba wixi muhim ku ah ad so gadatid wax wa dhaqalaysan karta
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 Год назад
Dabeesha wey boobsiisaa gaaska hadaa dariishada ufurto ama albaabka jikada balaqdo dariishada xir albaabkana xoogaa laab
@shukri8964
@shukri8964 Год назад
Asc farxiyo cadeey hooyo ilmaheda jecel ona naxiiris badan wax meel ma dhigan karto kula mid baan ahay wax nogama heran biilka suqaas uun ban taganhy teda kle qado la an wax iga yeelayo mlhn marka allaha nala korsho ilmaha lacag biil laga aruursho wax ma no tareysee
@IbaadoAli
@IbaadoAli Год назад
Aamiin alle ha inala koriyo lkn xisaabta ku darso taad aruurinayso meelkale magaynayside yagay bari anfacaysaa inaan meel wax udhignaana waa muhiiim ❤❤❤
@shukri8964
@shukri8964 Год назад
@@IbaadoAli sax abayo wa runtaa mel kale ma geyneyno lkn hada waxey u baahanyihiin maan dhuunta qabanaa ani saas ilma fiicno biri markasto qeyr an iska filaneynaa hadey nolyihina wax ma waynayan saas is ka dhaadhacshaa
@IbaadoAli
@IbaadoAli Год назад
@@shukri8964 insha slah alle baahi dhmnteeen imana tuso lkn wax kastaa dhici kara geeri iyo geedibs way jiraan wll mcn mnta aabaha reerkaa ushaqeya ee yoomiye ama mu shahar ky shqeeya haday tiisii noqoto adna aanad waxba intuu keeno meel ka dhigin awlaaduna ay yaryarihiin ma waxaan warwar ahaynbaa kuu soo food saaraayaa wlhi waxan aqaanaa gabadh lix awlaada ninkii ku dayriyay lixduna ay hblo yihiin ta uwayna aanay toban jir gaadhin marqudha intuu gabadh iska guursaday yadii iyo caruurtiina aanu hal maalin soo xasuusan biil fcna wuu siin jiray markii hore wlhi shilin ay meel kalasoo baxdo way wayday oy isku dabarto afartaa cishee uhoraysa markaa wax kasta aynu filano aduunyadu isku halayn ma laha caruurtana inaynu hurguriga qabano maaha in wax loo uruuriyo eeisraafkaa inagu badan haynu dumar nahay taasi ma benbaa anigu barigii hore waxan maalaayacniga ku soo iibayaa ka badnaa intaad faaido usoo iibsado lkn maalintaan gurigayga kali ku noqday madbakhaygana aan anigu galay ayaan bartay faaidada ay leedahay inaad wax dhaqaalaysato
@queninacali8994
@queninacali8994 Год назад
Waxan layaabey gbdha tiri 700 qaataaa days ayaana leygu yeeshaaa walee inaadan xisaabtamin dheh aniga 6 caruura heystaa 120 dolor qaadaa raashinka iyo gaaska naloo keenaaa inta kale waa korkeyga ollow nimanka gumeysigooda nooga gargaaar 😢
@mendme4384
@mendme4384 Год назад
iyada school fees bey bixisaa show
@nastexomaxamed815
@nastexomaxamed815 Год назад
Inre jogta xbbt Somalia hada jogto kiro Kuma jirtid somaha
@axlanadan2287
@axlanadan2287 Год назад
Allah uga mahdi abaayo
@user-yr2ey5qw8e
@user-yr2ey5qw8e Год назад
😅😅😅😅😂😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😅kkkkkkkkkk
@saqiqa
@saqiqa Год назад
Asxaabey aniga salata Subax wee idhibta ee iso duceya ilahay ha ihakajiiyo 😢
@user-ew1xu7il3d
@user-ew1xu7il3d Год назад
Waxaa fcn inaa asi kuu haayo maalin kasta kuu tuuro rali ahaan😊
@khadijaadamofficial5489
@khadijaadamofficial5489 Год назад
🤣🤣🤣🤣
@luulsalax474
@luulsalax474 Год назад
Bashaal iyo aruuris ma iskenayaan hee
@farduussiciid8370
@farduussiciid8370 Год назад
Hargaysa iyo moqdisho qarash badanaa bisinkee anaku gobolada kale ee somaliland siiba magaalada burco aad bay ufiicanthy xaga kirada 4 qol 120 dollar ama 130 kan suuqa udhaw baa ah 140 raashin full ah markaad soo qaadato waxkasta kuula socdaan waa 100 dlr Adeega maalinkiina 5dolar ayaa igu filan waxasso dhaqaale ah iga ma baxaan
@SafaMohmudChannel
@SafaMohmudChannel Год назад
8 sano laiqabaa biil maxisaabsan jirin asaga nala nolaa waxan rabno so adeegan jirney 2021 Somalia uso guurey 400 qata 3 carur ah heystaa ugu yar yahay 8 months gbr walashey ah garoob ah iyo gdheeda 8 jir ah nala nool 20 markii lagaaro eber lacagta sisib kudhamaata Somalia kutur kutur😂😂
@faizayahye-db5xd
@faizayahye-db5xd Год назад
Abayo tawan kun ayto malaga gelli kara
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 Год назад
Farxiya Tawakaal sistet Horta sallaan igaa QaBo kaTiMii Toronto Balse waaxan laYaaBay Gabadhan TiDii 7caruur ah yaanku Mareya 400$ oo UsA ah Waxan umaleynaya caruurTa kuQuracaneysa Bariska kunaa Qadeyneysa Bariska koleey caruurTa weey Silic saan yiHin ilheey Haa uGarGaaro yaa allaah ameen ameen ameen yaa RaBbi
@IbaadoAli
@IbaadoAli Год назад
Horta allahbaa inag og caruurtaa waa ta labaade anigu waxan biil iyo raashin uqaataa 200 sadex caruurana wan haystaa alxmd 30$ayuuta ahna wan kaga jiraa alxnd waligoodna cunto ay ku quraacdeen kuna qadaysiiin anigaygaa waynab cuni kari macdalaa waa caruure alxmd farsamaa laysku dhaafaye alle ha inaga dhigi kuwa naftioda intay kaafiyaan kuwo kale wax tara
@user-on9sm1xg6r
@user-on9sm1xg6r 8 месяцев назад
​@@IbaadoAliabaayo inte jogta
@IbaadoAli
@IbaadoAli 8 месяцев назад
@@user-on9sm1xg6r wll hargeysa
@najmatuuryare7305
@najmatuuryare7305 Год назад
Hoyo fcna thy farxiya ilmahada waxa siisato wax ku dheel maha gabdhaha wax kala mareyo naftoda xaq ka galaan nolasha isku adkenayan adunka wa inyar naftada waxpa haka baqiilin irsaqad alla kugu irsaqy waye
@hibojama9367
@hibojama9367 Год назад
Yaab dee isku cuno maa tiihiin waaxy sheegtay waa nolol xumo
Далее
[RU] Winline EPIC Standoff 2 Major | Group Stage - Day 2
9:32:40
dhaqaalaha hooyada iyo maarayntiisa
35:27
Просмотров 37 тыс.
Sida Ugu Fudud Ee Loo Maareyo Qorshayta Lacagta Qoyska
23:40
Утро в Нью Йорке
0:16
Просмотров 400 тыс.
Оцените переход от 0 до 10🤣
0:14