Тёмный

Dood Adag! Dumarka In saan loola dhaqmo ma rag nima mise Nacas Nimo 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

#RidhwanIssack #Subscribe

Развлечения

Опубликовано:

 

23 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 309   
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 29 дней назад
Kan nacaskaa ridhwaan baa qac ka yeeedhsiiyay hooyada ma aabahaaa baa lahaa 😅😅😅😅
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 29 дней назад
Mxaa nacas ah wuu sazanyhy qarasha baa kugu bixiye anaa ku gaty
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 29 дней назад
​@@shavshtoak7788Hooyadaa unbaa ceebaysay iyo hablaha kugu xeeran ee ehelkaaga.
@sumayaaxmed6445
@sumayaaxmed6445 28 дней назад
Ha😂😂
@Ixsaas3
@Ixsaas3 26 дней назад
😂😂😂😂😂 wllhi waa runtaa hooyada aabaha hadusan lhayn adigana malihid dee gbdhan
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 29 дней назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢
@nimcoabdiibrahim9780
@nimcoabdiibrahim9780 29 дней назад
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 10 дней назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 29 дней назад
Bar namijkan wan kaxeley Lkn waa in Lakeenaa dad wax bartey diintana ka dhisin❤❤❤❤
@user-gg1di2pn6w
@user-gg1di2pn6w 29 дней назад
War neefkan naga amusiiiii waaa lax caadiya waleee ta nin ahaan kuhaysata ayaaa dhib hystaaa waleeee
@cabdullahiibraahim922
@cabdullahiibraahim922 29 дней назад
Filand ilahay maba ku geeynay kulaha qoftu waa Aftahan😄😁
@Misbaax
@Misbaax 28 дней назад
Wxan iska yeerayo oo doqonka araka bal alla foosha iyo dhalmada yaa dhandhansiyo😢 Waleee inan la Heleen dumar ka somaaliyeed Kuwa ka hoooyo wanaagsan ama ha waalnaato ama ha fiyoowaato nin somaaali inuu ilmo haayo iska daayee bilkoodii ayaa laga la 'a yahay ilaa in yar oo biisho mo yanee ilaa gormaa la xaqiryaaa haweenka somaliyeed very sad😢wlhi diinta udiiday hooyo ilmaheeda majirto wax hooyo ugu xaq badan majirto
@xaliimoxaliimo1782
@xaliimoxaliimo1782 26 дней назад
ragan waa rag ciilan oo nafisaya hhhhh kan yar oo cas baaba xoga roon lkn kan klee waa mid soo canbaxaya
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 29 дней назад
nin kan Dhahaya Ninkaa Masuul ah iyagoo Kalatagey diin ahaan iyo dhaqan ahaan ba wllaahi waa Beentii Ma Yaqaano diinta. Diiniyan haddey kala tagaan Caruurta Hooyadaa iskaleh Waliba Qasab wuu ku biili. sidaasey diintu Fartey FiqiGa Barta😢😢
@mahamedmacow75
@mahamedmacow75 29 дней назад
❤❤❤❤ yas
@sultanilyas2565
@sultanilyas2565 18 дней назад
Wuu qaldanyahay but diinta waxey shegee inu abaha xaq leyahay dhinaca caruurta markii lafiiriyo. Lkn asi siduu usharaxay wa qalad
@maryanmursalmaxamed6517
@maryanmursalmaxamed6517 29 дней назад
Ar kanaa alloow raga qaar kood gacan tooda ha na galin qor qore in ta wngsn baa naga badan
@badriaomar4843
@badriaomar4843 20 дней назад
Amin 🤲🏻
@Madinoibrahim-ir6nf
@Madinoibrahim-ir6nf 29 дней назад
Kusaliya nabigeyna scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 16 дней назад
صلى ألله عليه وسلم
@jawibila3005
@jawibila3005 29 дней назад
Ma nin somali ah baa caruur korin karo bur burkii ilaa hada waxa caruurta la daalaa dhacayo waa hooyo Somali ah ani ahaan hadaa guursado inoo iga bur buro ma jecli lkin hadii ey dhacdo caruurta abahood siinaa haduu isii dhaho waaye 😅
@Ixsaas3
@Ixsaas3 26 дней назад
😂😂😂😂 hooyo xun aya thy wana iska sii raaxaysanaysa miya faarax kla sii raacsa 😂😂😂😂
@jawibila3005
@jawibila3005 26 дней назад
@@Ixsaas3 haahey
@Ixsaas3
@Ixsaas3 26 дней назад
@@jawibila3005 insha allah sida jceshay nolosha allaha kaga dhigo
@Anna69-y3w
@Anna69-y3w 29 дней назад
Kan ookiyaalahaa waato wabaa nacas naagtiisa dhibee qabtaa
@sumayaaxmed6445
@sumayaaxmed6445 28 дней назад
😂😂
@queenaisha8930
@queenaisha8930 28 дней назад
Camera da horteed waaye ee xaafada xliimo u leefaa
@Ixsaas3
@Ixsaas3 26 дней назад
​@@queenaisha8930😂😂😂 wllhi beenta mhan
@user-ow3eu5gi4w
@user-ow3eu5gi4w 28 дней назад
yarka abdirizak waa qof ay ku qufulantahay jaahilnimo iyo reer baadiyonimo. wallahi waan u naxayaa isaga iyo wixii wax la wadaagi doonaba. hasbunallah
@sultanilyas2565
@sultanilyas2565 17 дней назад
Alpha man ayuu qalad kafahmay
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 29 дней назад
Ku saliya rasuulka scw scw❤❤❤
@Hamze_mi1an
@Hamze_mi1an 29 дней назад
Scw scw scw ❤wll qaliy🥰
@cqaadirsheekhcali5670
@cqaadirsheekhcali5670 28 дней назад
Scw❤scw❤scw❤
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 27 дней назад
Scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 10 дней назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@saacidabdullahi2871
@saacidabdullahi2871 28 дней назад
Mowduucani waa mowduuc wanaagsan lkn single mather aanan suna iyo sajuud kala garaneeynin iyo dad aanan aqoonyahano iyo culimo ahaayn kama hadli karaan so totally mowducani waa mowduuc qaldan ee mar kale kunoqo ridwaanow❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 28 дней назад
Xaqqiiqada waxay tahay ilmaha aabo la'aan way noolaan karaan laakiin hooyo la'aan ma noolaan karaan. Waana sabab ka mid ah sabaha Alle hooyada 3 xaqq u siiyay. Balse hooyo xuna way jirtaa oo ilmaha lagu aamini karin waase in yar oo faro ku tiris ah.
@amednuur3490
@amednuur3490 28 дней назад
Ilamha hoyadoda wax u dhamalahan e ilmahan hoyada halagu biil ragow❤❤❤❤❤
@deeqomaxamud4549
@deeqomaxamud4549 27 дней назад
Hussein og oo inta tagan wye 😂
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 29 дней назад
Waxaas oo kale ayaa naago nin umaleynayan I am so sorry
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 28 дней назад
Very good debate! Doodaha arimaha bulshada soo badi Ridwaanoow. Balse fadlan kuwa aqoonta iyo qibrada leh kusoo dar dhalinyaradaan wax badan ayaa ka maqan. Dadkana rule u samee oo yaan lagu xadgudbin bulshooyinka kale. Maxay tahay adoomay iyo jareer. Anshaxa ama ethics ka hala ilaaliyo. Cunsurinimada waa dambi.
@ShahidoHaashim
@ShahidoHaashim 28 дней назад
Maryan thanks abyo Naga celi 2 bahal oo meeshasofadhiyo
@MaryanSharif-xh9ci
@MaryanSharif-xh9ci 23 дня назад
Ridwan cafimad alah hakusiyo rental sheg intad nooshay
@MaryanSharif-xh9ci
@MaryanSharif-xh9ci 23 дня назад
Masham alah walalkey aniga runta Leyland guilestay
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 29 дней назад
Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw
@munaxasan3114
@munaxasan3114 29 дней назад
😂😂😂kaasi dumar soo ciilay wii ciilan yahay wlh
@user-bw4uy1pe9o
@user-bw4uy1pe9o 29 дней назад
Ciil ma jiree ilmahisa isgaaleh 😅😅 Inkasto hooyo ilmaha wax idhamo jirin
@HusniSawmHusni
@HusniSawmHusni 29 дней назад
Saxib Ridhwan doodan zaaid ayan ujeclaaan lahaa in an kaqeeb qaato 🙏🙏🙏
@abusufian3824
@abusufian3824 29 дней назад
It's just a matter of maturity co parenting because they are equal to their children's👶 no one is perfect or better a lone
@omarabdi613
@omarabdi613 29 дней назад
They are not right persons to discuss this issue
@abdiazizadawe7196
@abdiazizadawe7196 29 дней назад
Absolutely
@user-ss2dv8gi8h
@user-ss2dv8gi8h 29 дней назад
Really ✅️
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 28 дней назад
What do you mean?
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 28 дней назад
@@fouzifouzi3393dee waa dad aan aqoon iyo caqli toona lahay dhamaantooda maxamed faarax mooyee inta kale
@haniabdulle88
@haniabdulle88 28 дней назад
Absolutely not specially the guy with the glasses he’s very uneducated Subhanallah she’s my property kulahaa waa damiin diin iyo akhlaaq dhan ka aradan
@fayea4374
@fayea4374 29 дней назад
Sadly, our people don’t understand coparenting 😢😢😢
@inafarah3448
@inafarah3448 29 дней назад
Xilimoyinku waa kibren kulah in Dumarland calan leh❤😂 nahay muga duliga washamsi weeyeh jwbtadu dheh dulayste
@cudooncabdullahi3284
@cudooncabdullahi3284 28 дней назад
Kan ookiyaalaha wata waaba qof aysan waxba ku dhex jirin wll cilmiga baro intaadan hadlin
@cqaadirsheekhcali5670
@cqaadirsheekhcali5670 29 дней назад
Scw❤ scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@Farxiyocali005
@Farxiyocali005 29 дней назад
Scw Scw Scw ❤Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@naimahussein3911
@naimahussein3911 10 дней назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@queenramla9683
@queenramla9683 29 дней назад
Kan kolay wa cagdheer qabkisa hadalkisa laga kasa wa nacasnimadi o dhar xidhan 😅
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 29 дней назад
wallee adaa Doqon ah Saa waxaad maqashey ayaad iskala shir iman..! ma Xaafaddiinaa Lagaga sheekeystaa sidan😂😂
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 29 дней назад
Koley ninkan nin laga aqli badanyahay u arka hadi usan is yeelyeleyn
@MubrikHazzsn
@MubrikHazzsn 29 дней назад
Qabiil dhan ayaad u gaftay diinta baro noi qofka qof kle wuxuuna ahayn ku sheega danbigeeda ma ogtahay adiguna Qabiil dhan 😢
@nimcocabdi2603
@nimcocabdi2603 29 дней назад
Sida xusen og buu uhadlayaa maragtaa😂
@queenramla9683
@queenramla9683 28 дней назад
Haa bahasha wa ka simanyhiin😅​@@nimcocabdi2603
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 29 дней назад
Golden voice❤😊
@user-vu8uy1fd9g
@user-vu8uy1fd9g 28 дней назад
Rudwaan meel gaaban ayuu wax katusay hoooyada abahaa allaha m a
@AnfacMohamed-qc1rd
@AnfacMohamed-qc1rd 29 дней назад
Afdheere kanoo kale hada gabarba guri ujoogta aqas war dee ilkaha iskaxir
@dheereyechannel
@dheereyechannel 29 дней назад
Big legend always ridhwan isaq another's levels best discussion boy's and girl's 💯💑❤😊
@AbdikerMaalim-uh8go
@AbdikerMaalim-uh8go 27 дней назад
Waalida gaalatag mesha hooyo macan wax udabm maalah ilmah
@Hamze_mi1an
@Hamze_mi1an 29 дней назад
Ridhwan issack goat of podcast 😇you made my day😂
@xabashow498
@xabashow498 28 дней назад
Aabaan ahay ee labaadaan nin waxaan qabaa in la uleeyo
@user-sz9ey2hj2q
@user-sz9ey2hj2q 29 дней назад
Ilmo hoyadoda ufican
@seed3966
@seed3966 29 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw.
@user-cq6ls2vn2c
@user-cq6ls2vn2c 22 дня назад
قل رسول الله لا يكرم النساء إلا كريم ولا يهين النساء إلا لإيم
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 29 дней назад
Naagtaan yaa ka xanajiyey subxanalah
@user-vj8ue7qf7b
@user-vj8ue7qf7b 24 дня назад
Inalillah ragan is difacid bey wadan meqo ilmahoda dayacan
@shamsafarah2174
@shamsafarah2174 26 дней назад
Walhi waan ka helay barnamjkaas so funny
@AnimaSaida
@AnimaSaida 29 дней назад
Yahooooy caawana xaa nookentay😂😂
@MilkshakeHa
@MilkshakeHa 29 дней назад
I really enjoyed this video! 😂😂 please post more group topics
@KhalidAhmed-mz1yj
@KhalidAhmed-mz1yj 28 дней назад
صلي الله عليه وعلى نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم تسليما كثيرا
@abdiissacka.i8510
@abdiissacka.i8510 29 дней назад
Barnaamish ugu fiican manshaallah
@Umuisra92
@Umuisra92 29 дней назад
Carurta hooyayoda loma dhamo ❤
@saidohaji4800
@saidohaji4800 29 дней назад
Ridwaan please dad intelligent ah noo keen maxaa shirka la timi maanta dadka aad noo keenaysid waxaa room inay yihiin dad wax u bilaaban yihiin wiilka tusbaxa haystaa loogu qaatay.
@MuniroBashirALI
@MuniroBashirALI 28 дней назад
Ragoow haisxayaysiinina dumarka magaartiine hooyo magaartaane samarka badanaa hooyadaa leh
@Coolgranma
@Coolgranma 27 дней назад
Dad Aqoon leh keen doodaan Camal,,
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 28 дней назад
runta marki laka hadlo ciyalka marwalbo hoyo ayaa muhim u ah wayo abahaa ilmaha si ma ahen karo waxuu ugenaa nag u gursade meshas neh ilmaha ayaa ku dayacmo
@IsxaaqXasan-sl3ll
@IsxaaqXasan-sl3ll 29 дней назад
Jonathan waa jangling welcome back 🙏
@raxmoseeraar7899
@raxmoseeraar7899 28 дней назад
Hussein og baa mesha Kentey 😂😅
@user-gx4np4vr2g
@user-gx4np4vr2g 28 дней назад
CAMERA ISNOT EASY kan guriga marku joogo alwayta xitaa wu dhaqaa😂
@queenaisha8930
@queenaisha8930 28 дней назад
Xaliimooyin waa kibreen kuyeh wa laidin ku kaadin intaa nuucaas tihiin akhas
@seed3966
@seed3966 29 дней назад
✅. Ilmaha hadaan dhib kale jirin hooyadaa u fiican aabane inuu ku masruufo inteyna nin kale guursan 😮 war naagtaas mataanaha dhashay meeday😮😮
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 29 дней назад
Taas Allihi na abuurtaaba na amray in hoiyada ubadka haysato xataa hadii lagula dhago ay ilaa 7 jir ka gaaraan haystaan. Balse hablaha ka tago waa la qasbaa oo xoog baa loo sheegtaa diintana looma maro.
@Hamze_mi1an
@Hamze_mi1an 29 дней назад
Barnamij another level 💯 we need more mr rudwan ✌️
@shamsafarah2174
@shamsafarah2174 26 дней назад
Walhi waxaan la qosley ridwaan suaashii aabahaa ma hooyadabuu lahaa kkkkk answer waa no
@bushramahad2859
@bushramahad2859 28 дней назад
Waa nacasnimo
@user-nb3qi9yq9e
@user-nb3qi9yq9e 28 дней назад
Manayacni ayey ka hadalayan nimankan fekara qaldan ayey ku dheganyihiin subaxanllah
@maryambishar1913
@maryambishar1913 29 дней назад
doodan ookale wan jecelaalah waayo waxa badan oo qarson ban ruta kasheegi laha noolasha wa runta qofka
@anisashueyb2111
@anisashueyb2111 28 дней назад
Gabdhahan yaa igu badalo aniga ciil la gsriira
@anfacmaxmuud
@anfacmaxmuud 28 дней назад
😂😂😂Labada naag Aniga Dood baan ka qba wxa aaminsa nahy in eysan na meteli krin waayo wx ksta Ayaga lagu eedeyo wey qadnayan Next time waxan rbna Gabdho😂Adag
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 29 дней назад
Iyaa 2 wiil mitaqno ah 2 gabdhood mitaano ah miyey tiri wlhi wan ku dhimin karaaley ma ogii gabar mitaano ii dhashey ma furaayi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sumayaaxmed6445
@sumayaaxmed6445 28 дней назад
😂😂😂
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 26 дней назад
😂😂😂😂😂mataano jacayl miyeey kaa tahay
@deqasheikh5396
@deqasheikh5396 28 дней назад
😂 Masha Allah ilkacase waan wataa waa aftan
@user-yw9qv6xk5i
@user-yw9qv6xk5i 20 дней назад
C.risaaq labka kiisa adag 😊
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 29 дней назад
Totally mowduucan waa qaldan yahay anshaxa iyo waxa laga hadalayo ma fahamsana dadkan hadana mesha culumo ma joogto aqoon yahana ma jogan
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 29 дней назад
Absolutely 💯 culumo iyo aqoonyahan baa ka dhiman
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 27 дней назад
Dadkan waxay sanenayan ma iska dhaadhicin diinta maxay ka qabtaa maxa u wanaagsan hooyada iyo aabaha kala taga caruurtooda ee dood aan qabanayna unbad ka tahay ​@@user-ek6fo6pr4c
@user-wy8tw2mr2f
@user-wy8tw2mr2f 26 дней назад
Scw ❤ scw ❤scw ❤ scw ❤ Scw ❤ Scw ❤ Scw ❤SCW Scw ❤
@saadocali-nt5tx
@saadocali-nt5tx 29 дней назад
Fariiid waan ku wataaa
@Rahmo-pf1rv
@Rahmo-pf1rv 29 дней назад
Finland dharbaaxo majirto ogow
@seed3966
@seed3966 29 дней назад
Asc war hadalka kala dhegeysta hoow 😮😮😮
@sabaxyusuuf2067
@sabaxyusuuf2067 29 дней назад
Hooyada ku haboon
@fatximahad1750
@fatximahad1750 28 дней назад
Wiilashaan iska yuuq yuuqleh waaya arag maahan Hooyo waa hooyo markii wadankeenii bur buray waxa inaku sootabcay oo reeraha biili jirey waa hooyo
@NasraArai-gp8nc
@NasraArai-gp8nc 27 дней назад
Keep going
@kaafiyafaarax3098
@kaafiyafaarax3098 27 дней назад
Dumarka kuwa xun baad ku wareegalaysanaysaan hooyo si kasta oo ay uxunthy ilmaheeda uma xuma lkn hada waxa xumaaday waa ragii oo khayral masuulin noqday badankoodii oo meel kasta Dumar nimankoodii xumeeyeen ka oyaya
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 28 дней назад
Horta hooyoyin xun baa jiro .hoyada wanagsan ilmo ma dayacdo.
@queenaisha8930
@queenaisha8930 28 дней назад
Ilkacase waa from baadiyo kadoono naagtaa rabto baadiyo ay joogtaa
@bushramahad2859
@bushramahad2859 28 дней назад
Maryan is not easy
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 29 дней назад
Teeda kale ilmaha inta uu 7 years kagaarayo hoyadaa xaq u leh ilmaha hadhowna waa laweydinaa yuu racayaa
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 28 дней назад
Ilmaha hoyada xaq u leh ilaa 7jir uu ka gaaro kama qadankaro markas kadib ilmahaa la weydin qofka aay dooranayaa ilmaha hoyoda u fiican. Ragga carurta inta hoyada ka qatan nag aan dhalin u geynayo ilmihina silcayo .
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 29 дней назад
Teeda kale aabaha fiican waa in uu hooyada ilmaha ku bishaa soo booqdaa uu wataa nolosha ilmaha uu ku hayo hoyada
@Abdulfataaah
@Abdulfataaah 29 дней назад
SHEEKADANI DOODIHII HAAYADUHU LACAGTA KU BIXIN JIREEN BAY U EGTAHAY... RAG vs DUMAR
@lamafilaan6968
@lamafilaan6968 29 дней назад
Wale wey jiraan raag xuun O hantilayaal ah carurtoda kabahaan wlh ana arkay😢
@saidoadey9989
@saidoadey9989 28 дней назад
Ni ku caqui xumaa ma hooyaa ilmaheeda neceb
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 28 дней назад
Gabadhan ninbaa xumeyaa u .maleynayya hadeybo xanaqsantahy .
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 21 день назад
Bilashaa lagugu siinaa mana taabankartid baqiilyow magac Lee hakaa haree😂😂😂😂😂
@barbatov288
@barbatov288 29 дней назад
Sunadee 😂😂😂😂😂
@KhalidAhmed-mz1yj
@KhalidAhmed-mz1yj 28 дней назад
Asc team ridwaan Topic gan wa mid lo baahanyahay nokeen dad dooda ku fiican oo wax laga faiidaayo xanaaq qaas ah waxba lagama faiidaayo mahadsinid
@quruxsanmedia1457
@quruxsanmedia1457 28 дней назад
Waa labadi nin abid aduun Ugu xumaa oo DUMARKA xaqiri jiray ciyaalkana ku dayici jiray
@MuniroBashirALI
@MuniroBashirALI 28 дней назад
Abayaasha qaar ayagaa dayaca
@AaishomahamoodDuduble
@AaishomahamoodDuduble 27 дней назад
Fariiid
@sacdiyocabdikariim8683
@sacdiyocabdikariim8683 28 дней назад
Ridwaadaw maxamed faarax kaliya ayaaa si ay aqoon ku jirto u hadlayo dadkaa caadigila ah meesha hakeenin mar dambo wax lagama faaa iidayo
@Iyuuuust
@Iyuuuust 26 дней назад
Ninkan wx edbiya uradiya wan dawan kari la ahye wllyalow
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 21 день назад
Wadani gabadhaan naag nool waaye😂
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 29 дней назад
Salalaahu caleeyhim wasalam
@fadumosharif5688
@fadumosharif5688 28 дней назад
Scw scw scw scw scw scw
@marishmoge5028
@marishmoge5028 29 дней назад
Mr bady to bady shib iska deh 😂
Далее
БАССЕЙНЫ ПО ЦВЕТАМ ЧЕЛЛЕНДЖ !
38:20
waar Dag Dag Ah
35:40
Просмотров 118
ЧУВСТВУЕТЕ ГАБАРИТЫ?😂#shorts
0:14