Тёмный

EYL The most beautiful Somali Town with SolaPortal 

Sola Portal
Подписаться 151 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

Booqasho aan ku tagay EYL oo ah meel aad u qurux badan oo BAD iyo BUURO leh, runtii weli ma arag meel Somaliya ku taala oo sidan u qurux badan

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 426   
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 3 года назад
I am from Somaliland and i have visited many coastal towns and villages from Kismayo to Zeyla and this EYL town is the most beautiful town I have seen. It’s beautifully breathtaking. If it was in another country, it would’ve been a prime real state worth billions of dollars. May Allah show us the beauty of our country.
@ia9763
@ia9763 2 года назад
Are you for Somalia and somaliland separation?
@waliali7915
@waliali7915 2 года назад
@@ia9763 they different country # EYL new capital of Somalia insha’Allah spread the good news walaal
@maryamadahir1199
@maryamadahir1199 2 года назад
@@waliali7915 Somaliand is maamulgobaleed of Soomaaliya.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 года назад
Waala Maalgalin doonaa dhowaan insha allah Soomaalidu ma fahansana Nolosha noocan ah
@ileey-Teens
@ileey-Teens Год назад
Lol somaliland is doodalad gobaled. Stop lying
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 3 года назад
Quruxda dhulka hooyo ❤️ From Hargeisa ❤️ Walhi Wana Iman intaan noolahy maalin Insha Allah
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 года назад
Ilahow dhalinyaradena ka dhig kuwa ixtiram iyo hadal wanaga bar kuwa sida xun hadla somali cudada iyo jahilnimada qabiil alaja ka saaro asagood ka hareen.waxan ahey somalida nfd hadana waan jeclahey meel kasta oo soomaali leedahay
@TheSayax22
@TheSayax22 3 года назад
Aamiin wallaal allaha ina tuso quruxda dalkeena
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 года назад
Aamin wllo
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 года назад
Fadlan RU-vid ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya..
@nasraahmed9127
@nasraahmed9127 Год назад
Maashallha warsan qalbigaga nadifta
@hmh3620
@hmh3620 3 года назад
Now I understand why somalia has many enemies,isku tashi iyo gacmo wada jira,from DERRI,bartamaha soomaaliya
@xacute2937
@xacute2937 3 года назад
I want to go here is it safe? I am from Hargeisa and I believe all Muslims should be one. Manshallah alx
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 3 года назад
yes.walaalkiis..visit.there..it's.your.city
@skyshooter4009
@skyshooter4009 3 года назад
@@xacute2937 Somali is one tribe. You should be able to go to all the regions our forefathers roamed freely. Greedy politicians and foreigners have made it their business to keep us separate and distracted forever. Sub sub sub sub sub clans act like they are tribes. Because it is in the best interests of those who want us to stay unstable and divided. Qabil is not a word from our language. It is a foreign word borrowed from the Arabs.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
@@xacute2937 Yes bro your welcome is your home anytime!
@rosettekz3288
@rosettekz3288 3 года назад
@@xacute2937 Have you been to Somalia before? Do you live in the west and don't know much about Somalia? Or do you live in Somaliland and don't know much about the rest of Somalia? Either way, this is a small town and very safe. So feel free to visit. I plan to visit in this year.
@dontme3080
@dontme3080 3 года назад
This is where I want to live in the future 😊😊😊.
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 3 года назад
Aniga xataa insha aaah ma israacnaa abdirahman akhii😀
@dontme3080
@dontme3080 3 года назад
@@nedramahamuud2531 insha'Allah
@barkhadodirir357
@barkhadodirir357 3 года назад
I total agree with you inshallah one day.
@skyshooter4009
@skyshooter4009 3 года назад
Nothing but love to all my people across the horn.
@atofficial7197
@atofficial7197 3 года назад
me too i wanna house there insha Allah
@democracy480
@democracy480 3 года назад
Masha allah ,thank you for visiting Puntland state of Somalia and showing us these breathtaking,beautiful and magnificent views.
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 3 года назад
Very beautiful place dhulkan dadkii laha waa qaxooti unfortunately ax. 😭😭😭😱😱😫😫😫😫
@mrzaki9745
@mrzaki9745 3 года назад
Yeah wallahi, waa maldives caadi ah runtii, do you know where this place is located azin in which province?
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 3 года назад
@@mrzaki9745 i think waa xamar area yh Maldives camal waye hadii la dhiso ee dalxiis loo tago so a ahan what a beautiful place wow.
@mrzaki9745
@mrzaki9745 3 года назад
@@Nasro_Warsame2023 Haa ManshAllah, it's in puntland I got it now. It's astonishing place 🥳🥰❤️💯
@_.waryaa4078
@_.waryaa4078 3 года назад
@@Nasro_Warsame2023 maya walaal I don think qaxooti inay yihiin waayo waagii siyaad alot of post offices bana kuyaaley even the head of international courts of justice Abdulqawi was born in eyl. Those post offices ilaa hada wey yiilaan laakinse Lama isticmaalo baan moodaa
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
@@Nasro_Warsame2023 magaaladii eyl reer puntland dhulqurxoon iyo baddo xeebo dheer ayaa alle ugu deeqay inshaa allaah eyl waan booqandoonaa sanad ka 2022
@sadiamire1931
@sadiamire1931 3 года назад
🥲🥲🥲xeebaheenii saasay cidla u yihiin anagana waa layna soo dabamariyey . Ilaahow si khayr qabta noogu celi Aaamiin
@Khaalidka
@Khaalidka 3 года назад
muuqaalka iyo dhawaaqa heesaha macaan ee aad dulsaartay waa cajiib
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 года назад
Fadlan RU-vid ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya..
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 3 года назад
Eyl Nugaal Puntlamd Somalia 🇸🇴
@Shamso697
@Shamso697 2 года назад
You don't need to add Somalia 😒
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 2 года назад
@@Shamso697 why not
@wacanali3595
@wacanali3595 3 года назад
Dubai is a desert somalia has every beautiful beaches fertile land buuro Qurux badan marka waxeey ku dadaalee in somalia waligeed nabad noqon ileen cid wadankeeda dalxiis u aadee malahan hadase suuq eey heeysataa
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 года назад
Fadlan RU-vid ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya..
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Wacan Ali runbadanidaa imaaraad waa saas ujeedadooda
@osmanjama2632
@osmanjama2632 3 года назад
Exactly
@ozzied485
@ozzied485 3 года назад
AYL wan maqlay, lakin wa markii u horeysay oo an arko. That beach view is where many rich people settle and spend fortune to live in. What a beautiful view.!!
@ifrahhashi4217
@ifrahhashi4217 3 года назад
Kawraan anagana kama faidesaneno balaya qabil qabil noqebisay
@wacanali3595
@wacanali3595 3 года назад
Dont for get it's free here you dont have to spend a fortune to live here
@ozzied485
@ozzied485 3 года назад
@@wacanali3595 I know, but is it going to be safe to live in? Do I have the security? do not forget living there is not a big deal but safety is the issue. I hope you understand.
@ozzied485
@ozzied485 3 года назад
@@ifrahhashi4217 Yes walal. waxa sidaa nogalay waa qabiil.
@ozzied485
@ozzied485 3 года назад
Wakhti waxa jirtay an dhahay waxan tagayaa Jubooyinka, kadib beer ayan meeshan ka gadandoona incha'Allah. waxa la i dhahay meeshaas ma idinkaa daga, sideed sidaa u samaykartaa?....!!!!
@afromaninafrica1368
@afromaninafrica1368 3 года назад
RU-vidr-ka ugu horeyey si fiican View gaboladaas..usoo duubay daawasho wacan ku qor 👉👉 Mukhtar nuur🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 3 года назад
MashAllah jamhuuriyada Puntland ama dal udug deegaan wacanaa waa inay gooni uga baxdaa somalidaan aan horay u socon oo wada damiinka ah
@liibana22
@liibana22 2 года назад
Wa runtaa 🤣
@mrsm6054
@mrsm6054 3 года назад
😢 from loyacadde to raskambooni sidan bu wadankeenu uu qurux badan yahay. Walahi our entire coastline looks like something out of a brochure. Ilaahow wadanka no badbaadi. Anaga iyo isagu waa isku darsanee. Love from awdal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@naimastar9366
@naimastar9366 3 года назад
Masha allah runtii wan ka helay ma isoo dhaaynayan rer eyl wan so dagaya insha allah waxan ahay gabar walshod jubaland
@yaasirmaan3938
@yaasirmaan3938 3 года назад
Cidna kaa maxigto wllshy SOOMAALIYA SOOMAALAA LEH
@somaligirl8743
@somaligirl8743 2 года назад
soo dhawoow gurigagii weeye
@mohamedabdullahi4679
@mohamedabdullahi4679 3 года назад
Look how Somalia is beautiful. Thankfully for your documentary.
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Год назад
Asc haa
@mukaramgelle
@mukaramgelle 3 года назад
Maashallah I can't get enough watching this beautiful scenery of Eyl I thank you SOLA for the wonderful work .
@ibrahimabdirrahman3263
@ibrahimabdirrahman3263 3 года назад
Deday dugsiga hoose dhexe baan kabaxey.dugsiga Sare ee EYL baan dhigtey 9 & 10 kadibna waxaan dhigtey dugsiga sare ee garoowe Ganbool 11 kadibna waxaan kabaxey Muuse Galaal Hawlwadaag sanadkii ugu danbeeyey 12. Thank so much Brother Solo insha alaah ilmahayga baan geynaa after Covid19
@bootanmedia6360
@bootanmedia6360 Год назад
Ila soo xiriir wll
@zamzamyussuf7598
@zamzamyussuf7598 3 года назад
Masha alaah tabarakalah dhulkena quruxda badan ilaahow nabad nooga dhig yaarabi dadka soomaliyedna ilaahow is jecleysii yaarabi lawadaagagana waad ku mahadsan tahay walaall qaali ah
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 года назад
Dhulkan baan lenaheey markas ayaan xafis iyo warshado niin caad leyaheey kaa shaqeeyna yaab. Somaaliyeey anaga doraneey gunimo gacmo hororsi iyo jeceyl dhuul shisheeye
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 года назад
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 3 года назад
Musqulo baan dhaqnaa warshad baaba fiicane
@ahmedshawqi2666
@ahmedshawqi2666 3 года назад
Run ahanti waa markii iigu horeysey ee an arko video laga soo duubay degmada eyl Saas ey tahayna waan ciishoodaa halka an kunoolahay iyo barafkaan an nolosha laheyn qalbigaa i gadomo markaan arko dalkeygi hooyo oo nicmadu dhextaal oo an kabahoonahay
@amirahhmukhtarxx7129
@amirahhmukhtarxx7129 3 года назад
Imagine if this town was built up, it could become one of the most desired holiday destinations, like the Maldives or something😂its honestly breath taking
@noloshanabmux2324
@noloshanabmux2324 3 года назад
Dhulkaas saas uu quruxda badan Alle wuxu siiyay dadkii oogu caqlii xumaa aduunkan oo aniga xatta kamid ahay.
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 3 года назад
Odayaasha Somalida waa in la iska qabtaa oo dhalinyarada kacdaa markaas baan caqli yeelaneynaa oo dhulkeena anfacsaneynaa inshallah
@zaytum
@zaytum 3 года назад
Meeshaha 👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴eyl ayaan rabaa in aan ado sanadkan dhamaadkiisa hadii ilaahey idmo aaaammiiinnn. Solo mahadsanid in aad noo soo duubtid eyl . The Most beuthfull city in somalia. Ilaahey ha ku barakeeyo iyo cimri dheer ayaan kuu rajeynayaa sola. Heeso aad u macaan ayaad noo sartey mar labaad m💓💓💓a👍👍👍👍h🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴a💓💓💓d💓💓💓s👍👍👍👍a💓💓💓n💓💓💓i🇸🇴🇸🇴🇸🇴d👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴
@Mooskaxaaji
@Mooskaxaaji 3 года назад
Eyl maanta ayaa iigu horeysa arageeda. Meel aad u milic wanaagsan una eg iney habeysantahay. Laami nawaagsan ayaa ka maqan. Lamu iyo Malindi waxba uma oga.
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Год назад
My my i love it from hargysa thanks for showing it ❤❤❤one day inshallah we will visit
@rashiid187
@rashiid187 3 года назад
Waa meesha uu ku dhamado dooxa togdheer ee burco maro. Really beautiful place
@ifrahhashi4217
@ifrahhashi4217 3 года назад
Meshas ninki resort kafura oo wado fican oo sogasho usameya walahi dalxis balotagi laha somaliyey Somalia dhul nagawada badaan ee aan qabil iskadeyno wadanka dhisano
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 года назад
Fadlan RU-vid ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya..
@needmybest5258
@needmybest5258 2 года назад
Wow beautiful
@rukiaismael2515
@rukiaismael2515 3 года назад
Asc waad mahadsan tahay waxad tahay nin wadani ah dadka somaliyeed adoo kale allaha ka dhigo Eyl waan maqli jirey nabad iyo barare
@maahabdi5317
@maahabdi5317 3 года назад
Abdinasir sxb wlhi waligey ma arkin dhul sidan uqurxbadan oo Somali ah aad ayu uqurxbadan yahay meshan magaceda nososheg insha alah wantagi dona thanks bro
@mohamudjakaarta7140
@mohamudjakaarta7140 3 года назад
Eyl baa la dhahaa puntland bay ku taal sxb
@pansomalia9682
@pansomalia9682 3 года назад
Waliga xamar kama bixin so ma aha, 100 mell u saan u qurxun aya somalia ku talo
@fartunmohamed6925
@fartunmohamed6925 3 года назад
@@pansomalia9682 waa runtaa wll dhul qurux badan alle wuu na siiyey lkn wan ku caasiney dhulkeena
@nurhawa646
@nurhawa646 3 года назад
Sola abtigiis waan ku salaamey ,maanta waad iga nassib badan tahey hadaad dhulkeenii ku dalxiiseyso 30 ma arag soomaalia.waxaan soo xasuustey1982 waayo waayo hadana waxaa joogaa border Canada and USA qabow ayaan la shaqeyn la ahey
@Dirir571
@Dirir571 3 года назад
Eyl 2019 ayaan dalxiis u tagnay waa magaalo cajiib ah lama ilaawaan
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 года назад
Intee waaye meeshaan aniga waligeey madhaafin xamar iyo gandarsho meehaan haliisheego
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 года назад
@@Dirir571 butland maxaa ladhaa abkeey shiiqcabduqaadroo waligeey mamaqlin raali iiahow awshiiqow
@axmedcali345
@axmedcali345 3 года назад
@@zetahusi1620 waryaa waa garowe meel udhow caasimada punyland waa hadaa taqaanid
@nanah7658
@nanah7658 3 года назад
beautiful place masha allah although am not from there I wanna visit this place definitely worth visit 😍😍
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 3 года назад
Somali hadaad tahay waad u dhalatey dhulkaas soo booqo inshallah
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Год назад
​@@umuraxmi9005haa
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 года назад
Solo u the best walaahi caadi ma'aha qaabka aad u duubtay. Waana ku mahadsantahay sidaa u soo bandhigtay magaalad tariikhda leh aay Eyl.
@abdirahiimabdullaahiomar7498
@abdirahiimabdullaahiomar7498 3 года назад
Masha allaah masuul shaqo fcn ayaa qabatay Dadaalkaada halkaas kasii wad
@nafisahassan454
@nafisahassan454 3 года назад
Eyl mesha puntiland ugu jeclhy 😘
@yahyehussein
@yahyehussein 3 года назад
O mezha magaceed waa meel qurux badane
@nafisahassan454
@nafisahassan454 3 года назад
@@yahyehussein Eyl ba ladhaha wllo wxay ku tala puntiland garahn nugal by ka tirsanthy
@calideeq12379
@calideeq12379 3 года назад
Eyl, Gobolka Nugal MashaAllah, waxey tusala u tahey 1,000 meelod oo dalkena ku yala aan la manaacfasan. Allo Soomaali garaadka u kordhi. 🇸🇴
@yaasirmaan3938
@yaasirmaan3938 3 года назад
Waa runtaa wll
@farxiyo2790
@farxiyo2790 3 года назад
Mansha Allah beutiful Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍👍👍💓💓💓💓💓🏆🏆🏆🏆🏆🏆🎁🎁🎁🎁🎁🎁🙌🙌🙌🙌🙌🙌👋👋👋👋🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 года назад
Masha alh the best vlog sola portal beatiful town in somalia eyl thanks sola showing us our beautiful country side
@abdiomar2616
@abdiomar2616 3 года назад
sola gul iyo gobanimo ankuleeyahay noloow EYL 🕊💜🌴💜🌴💜🌴💜🌴💜🌴💜🌴💜🌴💜🌴💜
@hana8824
@hana8824 3 года назад
Aadbaad umahadsantahay sola wallahi nabarwaynbaad iga bogsiisay oo ah inaan ilmahayga u helay muuqaal aan tusikaro
@abdikadirmohammed9388
@abdikadirmohammed9388 3 года назад
Hanna ciyaalka hala jeclaysiiyo wadankooda iyo dadkooda iyagay wax kuyihiin maanta iyo bariba mahadsanid
@wacanali3595
@wacanali3595 3 года назад
Dhulkan hiking uu ku fiican yahay iyo relaxing waa jano aduun
@SolaPortal
@SolaPortal 3 года назад
HIKING PARADISE INDEED
@thehangman1091
@thehangman1091 3 года назад
@InvestEdu fr walahi, I've had 2 cousins die of snake bites, not sure if that's the place they got bite, but plenty venomous snakes in the north+ scorpions
@gaajuhaggy7455
@gaajuhaggy7455 3 года назад
daawada lagu daweeyo sunta maska waxa laga sameeya ariga iyo dameeraha. maska haduu qaniino dameer suntiisa waxba kama dhinto. arigana wala.mid jirkooda aya soo saara difaac ka difacaya sunta maska. caanaha ariga hadaaa cabto sunta maska.kama difacayso laakin cudur oo dhan way ka difacayan waayo vitamin C ayaa aad ugu badan. wqliba caanaha ariga somalia waa caanaha kaliya aduunka ee leh difaaca jirka kan igu fiican aan aduunka kale.laga helin
@bonez8246
@bonez8246 3 года назад
MashAllah puntland beautiful
@whome4851
@whome4851 3 года назад
Soomaaliyeey aan soocilinno dhulkii ladhihijiray ""punt", 5ta Soomaali guul iyo gobanimo
@user-ql8ez2kh8k
@user-ql8ez2kh8k 3 года назад
Khayaliga ha laga baxo. 5 maxaya ka hadlaysa, 5 tu lixdan sano kohor may wada jogin, manta waxa isu keenaya ee dhexyala maxay tahy?
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 года назад
@@user-ql8ez2kh8k Diin, Dhiig, luuqad, xidid. Intaba waa ay wadaagaan. Cadawgu wa oga waxa ay sameyn karaan dal weyne intaasi isu raacday oo dawlad xooggan le. That's why guumeystuhu noo qeybiyay. Guumeystaha hortiina, Afrika oo idil baan xadudo kala laheynba walaal. Greater Somalia. One day God willing. 🙏🇸🇴🤝♥️
@user-ql8ez2kh8k
@user-ql8ez2kh8k 3 года назад
@@hanadmacallin6875 Mahadsanid Wallal, Wan ogahay qodobada ad kor ku xustay dhamaan, wan ogahay in Somali ay tahay umad wadagta Af, Dhaqan Midab, Diin, Isir, Dhul, dhiig iyo waxyabo badan oo aynan la wadagid umadaha kale badankoda Lakin Somalidu hal wax ma wadaagan. Fikirka siyasiga ama political ideology. Hadaba su'aasha meesha taala waxay tahay Somalidu maxay kaga duwanyihiin umadaha kale ee dunida, Eeg dalalka carabta, Kama duwana Somalida oo dhaqan, af, diin midab, dadnimo, isir ayay wadaagan hadana way ixtiramen in fikirka siyaasiga ah kala duwanyahay oo waxbay wada qabsadeen oo iskashi amni, dhaqaale, siyasadeed iyo isdhexgal bulsho oo an ku kobnayn ganacsi iyo siyaasad aya ka dhexeeya, Maxa Somali intas u diiday inay gartan. Ta kale, Somalia waxay xubin ka tahay Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa. Labada urur midwalba wuxu leeyahay shuruuc ay tahay dalalka xubnaha ka ah in ay tix galiyaan oo ay raacan. Qodobka kowaad ee United Nations Charterka farqadisa labaad waxay dhigaysa in dalalka xubnaha ka ah ay tix galiyaan xuquuqda aayo ka tashiga muwadiniintoda si lo helo amni iyo wada nolansho. Qodobka 20aad ee Charterka African Union farqadisa kowaad waxay sinaysa umada somalida xuquuda ayo katashiga muwadinta, iyago si xor ah u cabiraya uguna dhaqmi kara iyadon wax su'aal ah laga waydin xuquuqdoda. Somalia haddi ay xubin ka tahay labada urur, maxay u tix galin ladahay shurucda labada urur se maxay u ixtirami wayaday Xuquuqda shacabka Somaliland ee 30ka sanno exercise garaynayay Right to Self Determination? Haddi Somali ay daacad ka tahay dhismaha bulshada afka Somliga ku hadasha iyo dhisida umad dunida ka dhex muuqata, May xaqireen xuquuqda shabkooda dhexdisa. 30ka sanno ee cagta Somaliland uga xidhnayd "midnimada 5ta Somali ee an waligood isu iman" bal ka fakar iyado 30ka sanno la leeyahy iskashi amni, dhaqaale, siyaasi iyo ganacsi xor ah iyo isdhexgal bulsho oo an cidina hor istagin? Gobolka oo dhan isku filnaasho buuxda ayu heli laha dhinaca beeraha, tamarta, waxsoosarka iyo warshadaha iyo wixi la mida lakin Somali iyaga iska hor tagan horumar. Ijiid an ku jiide!
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 года назад
@@user-ql8ez2kh8k Aad ayaan u mahadsan tahay. Dhamman qoraalkaaga waa aan aqriyay Aniga oo fikirkaaga tix galinaya. Bulsho ama qawmiyadi danteeda kuma jirto in ey is qeyb qeybiyaan oo ay dunida la fal galaan iyaga oo dhawr dawladood oo jabjab ah. Political Ideology waa wax jira. Somalida kalideedna ma aha ee nature. Waa dabci rabbaani ah in aragtiyadu kala duwan yihiin se marki la barbardhigo waxa ay qawmiyadda Somalidu ku mideysan tahay oo (Afka, dhaqan, isir, luuqad, Diin I.W.M) waxa ey noqonaysa "waxba yahey."-Political Ideology-ga baan ka hadli. Wax la isku qilaafo tan oogu fudud ee xal lagag gaari karaayi waa Mabaadii'da siyaasadeed hadaan gacan saddxaadi jirin. Dalalka Arbeed waa kuwii mar kuwada jiray Ottoman Empire ka, dib u milicso saameyntii Ottoman Empire ey ku laheyd Go'aamada lagu gaari jiray dusha sare ee meerahan eynu ku nool nahay (dhulka). Maanta, waa 20-meeyo dawladood, Aawey saameyntii? Aawey dednimadoodi? Qiyamkii aas aasiga ah ayaa xitta ka lumay oo Sacuudi xaalkiisa waad ogtahay !! SHIDAAL kiisa waa labaada. Arabi isma kaalmeeyn karto. Aad ayaana uga xumahay in aadan tan tix galin marki aad Arab tusaame uso qadatey. Hagaag, Arabi wax ey raalli ka aheed may aheen, faragalin shisheeye, xeelado & tubo sirdoon & Shirqoollo loo maleegay ayaa heerkaas dhigay. (Gacan saddexaad markaan ku leeyay tan ayaan ka wada). Waa laftigeeda midda ay Somalidu la kulmeen oo illaa maanta ay la liciicsan tahay oo in Somalida la qeybiyay oo illa & imika gacmayaalo ay ku dhex jiraan, waa wax aan cadeyn u baahneyn. (International Community/ beesha caalamka) oo ay ino dheer tahau dhagraha laga maleego Washington & House of Commons ka Ingiriika. Ibraahim xaaji cigaal, wafdi uu hogaaminaya oo ingiriiska ku sugna wax yar kadib marki hawd & reserved area ingriis bixiyay Koonfurta & waqooyi is raaci rabeen ayuu so wariyay ibraahim in ingriisa yiri: konfur & Waqooyi waa ogollahey in ey is raacaan lkn marnaba ma taagerayno fikirka Somali weyn !! X: Buuga DANJIRE QEYBE... Muxu ka waedey talo?? Waan hupa Carab oo intaas ka maran oo ka xor ah, in eysan ogolaateen in laga dhigo sida ay maanta uyaalliin. Ba'a, qaxootinimo, qax & dalal koodi oo burbursan. Syria miyaaney wadan carbeed aheyn? Yemen se? Iraaq neh? kama imo; kuwan Israel khasab xiriirkooda kula wanaajiyay ee aan xitta at least fikirkoda ka imaan 'Wa Iyama' ? Arabi waa tan.... Somaliland marka laga yimaado ma ishegi karta dbinaca helay wixi uu 30 ki sano e laso dhaafay u baahna? Ma jiro!! Si lamida sida aad koonfurta ugu eedayneysaan in ay horumarkiina ka raalli aheyn, ayay koonfurtuna idinka idinku eedaynaysa in aad hormarkooda aydaan raalli ka aheen, oo waayo; de horumarkooda & taam ahaanshiyaha dawladnimadu waxey ka xiran tahay shacabka waqooyi oo si bilaa shuruud ah aynu u midawney 1960. Iyada oo an wax heshiis ah la gelin. Marki kitaabka eebbe lagayimaado, tan oo kale ayaa loogu yeeri kara "Muqaddas." Sidaas awgeed waxaan leeyay midnimadeennu wa muqaddas. -United we stand, devides we fall. Waan ka xumabey in aan dheereeyay.
@user-ql8ez2kh8k
@user-ql8ez2kh8k 3 года назад
@@hanadmacallin6875 Mar labaad, Wad ku mahadsantahay dooda ad so bandhigtay, Arrimo muhiim ah wad tabatay qaarna wad ka booday. Taariikhda dalalka carabta wad ka dharagsantahay ban filaya oo sidaad adiguba sheegtay gacmo shisheeye aya faraha kula jiray muddo dheer. Qorshaha laga dhex wadayna wuxu aha in la curyamiyo dalalka carbeed ee ugu samaynta badan. Haddad hoos u eegto Arab League manta, waxa ku buhoobay 22 dal oo marka la isku daro dakhli sanadeedkoda uu kor u dhafayo $6.5trillion lakin dano shisheeye iyo gacmo shisheeye ayaa iyaga ka dhex shaqaystay si an horumar iyo iskashi dhaqaale u dhex marin xubnaha Arab League dhexdoda. Sucuudiga aad sheegtay reserveska shidaalka ee ay haystaan hoos udhacba ku yimid oo waxa qorshohoodu noqday in la furfuro dhaqalaha wadankoda gabi ahaanba si looga hortago burbur dhaqaale oo bahsan haddi xaddiga shidalka ay so sarayan sidan ku socdo wax kale oo ay dunida kula macamilan anu jirin taasa keentay in Saudi Aramco oo ah shirkada addunka ugu qimaha badan marki ugu horreysay taarikhda ay galan Stock market si malgashadyal ay u raadsan oo sucuudigu anu khasare u galin. Haddan ta gobolka uso noqdo, Khilaafka siyasiga ah ee ka dhasha ku kala duwanashaha fikirka siyaasiga ah sidaad sheegtay waa mid dabiici ah oo Somalida kuma koobna, laakin waa muhiim in midnimada aad sheegayso laga eego dhinacyo badan. Somaliland marna Somalia lama rabto burbur kamana ay hor istaagin horumar, Somalia waxa curyaminaya waa gacmo shisheeye iyo siyaasiyinta ad doorataan ee shacabka umadoda gacan bidixaysta si ay noloshoda qurbaha u hagaajistan inta umada inta kale qadantahy. Somalia 30 sanno waxay ku doodaysay midnimada 5ta somaliyeed waa muqadas, Djibouti meeday? Meeyay deeganka Somalida ee Ethiopia, Meeyay inta Kenya haysato? 5ta Somaliyeed ma Somaliland iyo Somaliyay ku koobantahay se maxay Djibouti oo xor ah publicly uga hadli wayday marna sheegashada Somalia ee ah 5ta somaliyeed? After all 5ta malaha waynu ku riyoone lama wada rabo malaha? Anniga fikirka an u hayo Gobolka somalida wuxuu yahay in, La tix galiyo fikirka shacabka deeganka iyo ka gobolka iyado lagu dhaqmayo shuruucda calamiga ah iyo xuquuqaha aasasiga ah. Taasa xoarayn karta gobolka Somalida ee Ethiopia iyo Inta Kenya. Sidaan hore u xusay, Xuquuqda aayo ka tashigu waa one of the fundamental human rights ay shacabka somalidu ka qatan yihiin iyado dunida inta kale si xor ah xuquuqdoda lo tix galinayo. Somalidu ha fahmaan in midnimadu anay ahayn midda dawliga ah ee qudha ee ay tahay mid dhaqaale, siyaasadeed, amni, ganacsi xor ah iyo isdhexgal bulsho. Gobolku waa qani, waxa fadhida nimco illaahay oo dunida inta kale soo eegayso, bal adigu ka fakar, Somalia, Somaliland Ethiopia, iyo Djibouti oo qudha haddi iskashi amni, dhaqaale, siyasadeed ,waxsoosarka tamarta, beeraha kaluunka iwm, ay 5 sanadood gudohood gadhi lahayeen isku filnaasho buuxda oo cuntada ah oo ay dalalka quwadaha addunku xata qarkood gadhin. Somalia waxay leedahay xuduuda bada ugu dheer mainland Africa, Somalia oo qudha ayaa dhoofinta kallunka ugu sarayn lahayd Africa oo idil. Sanadko dhan qorax ba socota, dabaysha, geothermal ethiopia hadda laga wado. Ma dhamayn karo haddan wado waxyabaha aynu gobolka ku wada qabsan kari lahayn hadana Somalia waxay dooratay curyaminta umadeeda. 2018ki waxa ay bixisay contracts dhinaca badda ah oo 32 markab oo wawayn oo China laga leyahy lasiyay 2 sanno oo ay si xor ah uga kalumaystan badda Somalia, shuruuda lagu xidhay may xadidayn inta kaluunka ee ay la baxayan, waxay qudha sheegaysay in inta territorial waterska ama xuduuda bada Somalia ay ku kiran ay soo sheegan kallunka u saaran markabka gudihiisa. 2di sano waxay dhamadeen April 2020, Hadaad dib ugu noqoto wararka Somalida, Waxa jira reports badan oo qorayay kallun yaraan mudada contractkas jiray oo haysatay xeebaha Somalia. June 2020, laba bilood qudha marki contractku dhamaday waxa qoray The Guardian in Badda Somalia kallun yaraan ka jirto oo marakiib Iran leedahay si sharci darro ah uga kalumaystan, Somalia waxay ciyaraysa siyaasada maraykanka oo waxay warbahin u noqotay Maraykanka waayo way ogtahay cida badaheeda ka kalumaysanaysay labada sanadood, in Iran farta loogu fiiqo wax ay Somlidu ku ogayeen China waa siyaasad raqiis ah. Maxaa kallun yaraan uso arkay dalka ugu xuduuda bada dheer qarada africa? se maxay ku badasheen hantida intas leeg? maxa logu badalay dalkan hantidas sida fudud loo dhiibay? Somalia rajada qudha ay leedahay manta waa in ay garato xoojinta saxibtinmada dalalka jaarka iyo tix galinta wada noolansho iyo iskashi dalalka jaarka ah lagu daro Somaliland iyo xalinta khilaafadka siyasiga ah ee u dhexeeya iyaga iyo dalalka jaarka. Haddi. kale, waxa iman wakhti an laga sheekayn karin Somaliyadi dalka hagagsan ahan jirtay oo dadka inta nool anay arag Somalia cagaheeda ku tagan.
@safiamuse5060
@safiamuse5060 3 года назад
Maashaa Allah wale somali ilahay dhul isku dad iyo diintii macaanayd ba waa ugu deeqay, wax ka maqan maleh, ilahayaw somali nimcadaad siisay tus, dhalintii soomali waa baraaugeen hada
@mctech9639
@mctech9639 3 года назад
dhulkaan hadii uu maalgalin fiican helo wuxuu u ekaan lahaa Turkiga
@wzupppp
@wzupppp 3 года назад
Its sad to see Somalis fighting when they have abundance
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 года назад
Wow maashaalaah ,caadi maaha illaahay dalkeena ha inoo barakeeyo. Thank you Solo .
@yaasirmaan3938
@yaasirmaan3938 3 года назад
Aamiin
@amaalawil2945
@amaalawil2945 3 года назад
Ilaahay maxmed siyaad bare how naxariito isagaa wadadan dhisay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 года назад
ALLAHUMMA aamiin. Sax walaashey, inkasto dadka maanta kacabaadayaan walaalkood wuxuu kusameeyey, oo weliba qofwalba siiyey waxbarasho bilaash ah. Runti MADAXWEEYNE aan qalad gelin majiro ee aduunkaan, balse soomaalida qaar diideen iney iscafiyaan 😳 Qofwalba WAA in xaqiisa lasiiyo, dadka iyo madaxda qalad waygelikaraan in laiscafiyo wanaagsantahay.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 13 дней назад
Beenta Jooji. Wadadaan Puntland baa Dhistay siyaad Leeynee. Siyaad Barre muunan aheeyn Ninkii Gaalkacyo duqeeyay ee Ceelashana Sumeeyay.
@abdirahmanahmed8381
@abdirahmanahmed8381 3 года назад
Ilin ba iga qubatay wlh dhulka ilahey nasiiyay iyo sida ugu nolnahay😭
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 года назад
ZOLA - Hadii ay macquul noqoto waxaan isku raaci doonaa XAAFUUN Waa magaalada aan waligay arkin balse aan ugu jeclahay dalkeena somalia gaar ahaan Puntland 22 Hrs in loo soconayo macquul balse waa muhiim inaad tagto meeshaas Waxaan Hubaa EYL sidaad ula yaaban tihiin inaad kasii yaabi doontaan XAAFUUN
@yaasirmaan3938
@yaasirmaan3938 3 года назад
Inshaalaah waxaan jaraynaynaa inuu muuqaal qurux badan inooga Soo duubo
@nasriinacadey224
@nasriinacadey224 3 года назад
Masha alaah dhul qurux badan waxaan ku shukrin weyney nimcada uu il!ah na siiyey wadakena maxaa u dhisan wenay oo la dhisaa dhul aadan laheyan kenya turki emairt dhulka aan heysano cid heysato ma jirto somali sida aad ku jirtaan iska badla
@hamidmo8596
@hamidmo8596 3 года назад
Excellent views Mashalah Thanks solo
@warsandehir605
@warsandehir605 3 года назад
Masha Allah qurux waa jeclahay eyl mar inaan booqdo thnks solo
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
Absolutely beautiful city This is my beloved country Nabad iyo is Fahan dadkiisa
@mjjariiban
@mjjariiban 3 года назад
This makes me subscribe!! Thanks for showing us, the beauty of our country.
@mrali3601
@mrali3601 3 года назад
I am home sick now top class filming
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 года назад
Puntland.is.very.lucky.puntland.is.between.red.sea.and.indian.ocean.mashallah
@mustafaomar5394
@mustafaomar5394 3 года назад
Brother sola great documentary as ever. One thing bro, if you can visit daalo mountain it will blow you away with its scenery. Keep up the good work 👋 👋 👋 bro
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i 8 месяцев назад
mash Allah waa inaan tagaa eyl inch Allah
@shamsoaden3815
@shamsoaden3815 3 года назад
Qurux masha allah
@abdurahmanhajji2138
@abdurahmanhajji2138 3 года назад
Aad iyo aad ban ugu faraxaya quruxda dalkeena aan maalgalino
@safiyohusein6283
@safiyohusein6283 3 года назад
Mashaa Allaah Mahad sanid Qurux aan la qiyaasi karin Allaha ku dhawro Ustaad C/nasir
@suleimanyalahow1810
@suleimanyalahow1810 3 года назад
Absolutely beautiful
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 года назад
Puntland.peaceful.and.beautiful.mashallah
@hawanasir9538
@hawanasir9538 3 года назад
Waa ku mahadsan tahay walal waxad iso xasusisey yaraantaydi meshaan ku ciyaari jiray o ku dabaalan jiray thanks markale
@abdiqaliqibrahim5403
@abdiqaliqibrahim5403 3 года назад
Aad aya u nasib banthy hda meshan yaran tadi ku soqadatay
@adammohamed100
@adammohamed100 3 года назад
Asc sola really waa wax lala yaabo dadkeena oo nincadaas haysta hadana baahan oo aduunka daadsan qaxoontina ku ah Walaalow soo badi duubista dhulkeena hooyo waayo dad badan dhulkeena waxba kama yaqaanin
@SihamabdiAbdi
@SihamabdiAbdi 3 года назад
Wowwwww❤️❤️😍😍😍 omg is this my country
@mohamedsaidofficial9394
@mohamedsaidofficial9394 3 года назад
1st view ayl ❤️
@Tasniim1
@Tasniim1 3 года назад
Qurux weeye Rabi ha nooxifdiyo dhulkayaga dadkiisiibaa gabaye.
@bashirqasim2857
@bashirqasim2857 3 года назад
Asc mhadsanid walaalkiis waa hibo eebo nasiiyey, isku day gobalda kale ee dalka inaad saas noogu soo gudbiso. Siyasadana gas ka siiso tan ayaa umada qalbigeeda midaynaysa hadii Alle idmo, adigana ALLAHA KU xifdiyo labada daarodba.
@hajinajd572
@hajinajd572 3 года назад
Great content, more like this please
@mrreality1886
@mrreality1886 3 года назад
Thank you very much. Very powerful message.
@ismahaanomar761
@ismahaanomar761 3 года назад
Mnsh Allah wdanken dhan w quruxon yhay illhow nabad noga dhiga 🥰🥰
@shukrih1404
@shukrih1404 3 года назад
MashaAllaah. Thanks for sharing this.
@mahdimohamed6695
@mahdimohamed6695 3 года назад
Thank you Brother Abdinaasir
@waliali7915
@waliali7915 2 года назад
Eyl new capital of Somalia 🇸🇴 insha’Allah;
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 3 года назад
Legend respect my brother
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 года назад
Mahadsanid Aden DALMAR I AGREE WITH YOU THANKS EVER....EYL EYL...
@knaanali7854
@knaanali7854 3 года назад
Gomeysigo qofka qiiro wadani ayoo baraa iyo dad jaceyl waxaa fahmi karo qofkii qorbo joog ah wadan waa hey Sanaa lkn rag iyo dumar insha Allah waa Inaa is garab qabsanaa
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 года назад
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 года назад
Ma Sha Allah. 👍🇸🇴 S O M A L I A 🇸🇴👍 At: (14:50) iyo at: (17:30) Dhismahaas ama buurtaas waa in taariikhdeeda labaaro, ileen Somalia iyo soomaalida waadad hore eh 💕🇸🇴💕 👍🇸🇴 Sola P. A/Nasr 👉 Mahadsanid Somaliweyn 👍🇸🇴👍
@Abdulcadde
@Abdulcadde 3 года назад
Solo mahadsanid sida aad noola soo wadaagtay , dhul qurux badan aan laga faaideysan 3.300km oo laga degan yahay lessthan 1km Liido😢
@cabdiwahaabqalbi8763
@cabdiwahaabqalbi8763 2 года назад
Walal dhul.iib ah oo.meshas ku yaal ku hayaa
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 года назад
Meehaan intee waaye waligeey xamar madhaafin iyo aniga liido iyo jaziira iyo abaaydhaxan dhinaca xalane madhaafin nee awwshiiqoow meeshaan haliisoo Sharxo mugoo
@5hanl3
@5hanl3 3 года назад
hhhhhh ader dhulkga baro waxan umaleynaa EYL ineytahy meshaaan waa meshu ku dhamado wabgia juba ama shabele
@zetahusi1620
@zetahusi1620 3 года назад
Insha allah dhulwaa qabnaa fiican leakin dadmaqabno aloow nacafi soomali dabi weeygaleen cadaabta nagakorqaad yarabi caloosha naacaafii dadkeenoo iscafiyo
@AA-ks5ip
@AA-ks5ip 3 года назад
Great work
@abeesmedia646
@abeesmedia646 3 года назад
Well done Abdinasir
@dalibahmedyahya3760
@dalibahmedyahya3760 2 года назад
Mr. Sola mahadsanid kaliya ayaa ku dhihi karaa Video si wanaagsan loo soo duubey. Kali Qoraal qafiif ah light ingariis ahaan Juquraafi ahaan xagee ama Jawiga ( Climate ) ka . Mahadsanid
@mohamudali6853
@mohamudali6853 3 года назад
Masha Allah very beautiful 😍 ❤
@abdulkadiralimohamud8994
@abdulkadiralimohamud8994 3 года назад
Masha Allaah, hadi geedka qumbaha lagu talaali lahaa maxey kasii qurux badnan laheyd!! Ustad abdinasir usheeg dadka degaanka iney xeebahoda qurxiyaan ayagoo qumbaha ku talaalaya. Thanks.
@abumohamoud5096
@abumohamoud5096 3 года назад
Long live puntland
@abumohamoud5096
@abumohamoud5096 3 года назад
Viva Somalia
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 3 года назад
Maasha Allah waa meeshaan ku dhashay EYL aad bey u Qurux badantahay
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 3 года назад
Beautiful an our lands water seaside
@abdisamadguuled2208
@abdisamadguuled2208 3 года назад
Degmadaydi❤❤❤
@mrzaki9745
@mrzaki9745 3 года назад
Waa xgee sxb gobolkee waaye?
@abdisamadguuled2208
@abdisamadguuled2208 3 года назад
Sxb waa puntlan gobalka nugal ka tirsantahay
@nimcoh1880
@nimcoh1880 3 года назад
I love my country please no qabiil qabiil love one another and let’s build our country. No more spending my money other countries to go for a vacation we should invest in our country it’s more beautiful then Dubai walahi ❤️🇸🇴
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 3 года назад
Mash allaah abtiyoow qurux badanaa meshaan waa halkee waa meel qurxbadan waan ka helay mahadsanid abti 💕
@yusufabdi917
@yusufabdi917 3 года назад
Degmada eyl waxay kutaallaa gobolka nugaal puntland
@nasristreet9089
@nasristreet9089 3 года назад
My home eyl ❤🇸🇴
@abdinour8606
@abdinour8606 3 года назад
Masha alaah rafaad aa ka muuqda dhulka lkn waa qurxoonyahay qola wax duubi taqaana waa soo duubeen thanks
@safiyaali8502
@safiyaali8502 3 года назад
Waa meel qurux ilaahey ku maneystey
@ahmedhassan2503
@ahmedhassan2503 3 года назад
Sola thanks 👍
@dalkadadka1478
@dalkadadka1478 3 года назад
Mashallah wadankeena quruxdiisa
@shukrilibax
@shukrilibax 3 года назад
Masha allaha ilah haku xifdiyo sida wangsan oo aad nogau soodubtay dhulkeena qurxda badan
@AndrewErish
@AndrewErish 4 месяца назад
Harti Darod Somali.
Далее
Xudur iyo Gaza with SolaPortal
25:03
Просмотров 6 тыс.
EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia!
13:39
3da Webi ee Somaliya Mara
4:25
Просмотров 4,1 тыс.
Hereri Iyo Puntland, Eyl Qaybtii 2aad
42:08
Просмотров 86 тыс.
Qandala, Somalia
7:32
Просмотров 35 тыс.
CAJIIB - MAXAAN KUSOO ARKAY MURCANYO?
10:09
Просмотров 28 тыс.