Тёмный

Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 220 тыс.
Просмотров 257 тыс.
50% 1

Fahad Yaasiin wareysigiisa maxaa ka run ah hadaladiisa

Опубликовано:

 

13 июн 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 395   
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 года назад
Walahi isma lahayn qof caynkan ah ba somalida laga helaya alahu akbar super hero hooyadiiba amaan mudan ❤
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 11 месяцев назад
Makuu dhisaa hooyidii had amaantide hibocaasha
@musedhere5561
@musedhere5561 2 года назад
Dadka noocan ah dhagaysta dhallin yaro, wax badan baad ka faaiidaysaane
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 года назад
Allah ha badbaadiyo Fahad, kana dhigo madaxwaeynaha mustaqbalka!!
@fatima-sx2ff
@fatima-sx2ff 2 года назад
Amiin
@User34509natali
@User34509natali 2 года назад
Aamiin
@mahamedali2552
@mahamedali2552 2 года назад
Asc sheekh cabdi rahmaan bashiir masha alaah jasaakalaah
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 года назад
Asc shiiq caqliga iyo cilmiga iyo cimrigaba. Allaha kuu barakeeyo waxaad nasiisay Falanqayn loobaahnaa Fahadna waa herroga soomaaliya Cadowgana gudo iyo dibad allaa jabinaya Inshaa allaah wadan keena xor allaha nooga dhigo aamiin aamiin aamiin
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 Месяц назад
Hero ma waxaad u taqaan shaqsi ku eedeysan dilal kufsi iyo khiyaano shame on you adiga asagaba umadda ilahey ayaa dhaafiyey,
@Jason-pe2hq
@Jason-pe2hq 2 года назад
Mshallah sheikh kheyr iyo wanaag. Ilahay kheyr kugu badalo wakhtiga👍🏿👍🏿👍🏿
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 2 года назад
Taageeradaan fahad u hayay way sii laba jibbaarantay... Shakigii aan ka qabay kuwii dilay ikraan tahliilna wasii laba-laabmay Xamsana jidkuu kusoo jiraa 😲 samir Alla Soomalaay 👋👋
@aliigal6267
@aliigal6267 2 года назад
Jazakallah kheyr Sheikh. Fahad waa wadani (patriotic)
@nasra9836
@nasra9836 2 года назад
Mashallah waxa aan dhihi lahaa Raga qaar oo wax falanqeeya sida wareeysiyada qof laga qaado amaba siyaasiyiinta iyo wareeysiga Fahad yaasiin oo kale in eey ku daydaan Sheekhaan sida uu u soo dharaadhuriyay noona sheegay in caadifad aan wax lagu soo bandhigin sida aan u badanahay hadaan Soomaaliween nahnay, Waxaan la cajiibay 4 su’aalood uu soo jeediyey oo hadana sida cajiibka ah ee uu uga Jawaabay Sheekha iyo sida uu uga markhaati kacay Ninka uu yahay Fahad oo uusan xaqirin taasna lagama helo inta badan Dadkeena, waxaanse ka helay erayga nagu batay ee meel aduunka looga dhaqmo eeynaan maqal oo ah MILKIILAHA DOWLADA oo Sheekha si wanaagsan u tusay Soomaali in eey eraygaas jirin , Fahadna ku tilmaamay Erey Qaldan, Mahadsanidiin.
@mohamedali-oz7gp
@mohamedali-oz7gp 2 года назад
Jazakallah kheyr Dr abdirahman bashir,ilaahay cilmiga ku xafido Amin
@abdiomar7315
@abdiomar7315 2 года назад
Masha allah sheikh abdirahman bashir wa dadka fara ku tiriska ah ee xaga cilmiga ummada Somaliyeed
@Hana-997
@Hana-997 2 года назад
Shukran sheikh sida fiican eed nooga jaahil bixisey arinkan la isla daba wareegayo.
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 года назад
Walaahi waa MaashaAlLaah wadaadkan ILAAHAY swt ha’noo xafido InshaAlLaah Aamiin yaaRabbi!
@nimcocabdulahigeele8626
@nimcocabdulahigeele8626 2 года назад
Sh cabdiraxman bashiir allaah haku ciseeyo runtu waa wax fiican waxaan isoojiitay hadalka sh ee ah haijeclaan kkk ilaaan
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 2 года назад
Allaha kuu barakeeyo Maskaxdada in badan laga faa'idayo in badan ban ku salaamaya nookow hoyada wiil Alle hagaajiyey bay Dihatay....
@dreamergabay6992
@dreamergabay6992 2 года назад
Anoo jecleysanaya ayay iga dhamaatay Mahadsanid sheikh Bashiir
@cadar1499
@cadar1499 2 года назад
Haa waa hadal aan laga daaleeyn Masha Allah
@falisissahak
@falisissahak 2 года назад
Asc Sherkhow gabadha AUN Waxaa la taga aaqiro oo marqaati iyo xoog badni aysan marnaba jirin kolay mom iyo aabihii dhalay allaha ka sabar siiyo Fahad iyo kooxdiisa dilay iyo rooble iyo ilmo adeeradisa dilay waxba yaan leysku tuur tuurin ee illahay xaqa banaanka waa keenaya insha Allah Hadii maanta lawaayana Maalin aan laweynay oo lakala xoog badnayn baa lagaaraya illahay hana xafido
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 года назад
جزاك الله خير الجزاء
@naimaabdi1315
@naimaabdi1315 2 года назад
Masha alaah aheekh sifican ayuu wax u fahan sahan yahay runtii alaha ku xafido
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 2 года назад
Masha allah Fahad waa geesi soomaaliyeed soomalidu geesigeeda cadowgiisa ayey la dishaa Sayid Maxamed bal tasriikhdiisa akbriya soomaaliya lama gumeysteen hadii ay Sayidka gacan qaban lahaayeen allow alle 🇸🇴🍀💙
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 года назад
Jazakallah Shiikh Fahad yasiin waxuu ka hadley arin oo uu xogteeda kawar hayo
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 2 года назад
Maashalaah sheekh Bashir ilahay ha ku barakeeyo
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 2 года назад
Maa shaa allah alle ha ku xifdiyo sheikhena
@xasanadan573
@xasanadan573 2 года назад
Alaah cimiri dheer cafimaad qaba ha ku siyo,amin
@yusufhassanshekh7125
@yusufhassanshekh7125 2 года назад
Masha allah Sheekh allaha ku barakeeyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@smartwatchandsmartphone5675
@smartwatchandsmartphone5675 2 года назад
Mashadsanid sheakh waxwayn bay dadka somalidu kaafaa, iidayaan
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 года назад
MaanshaAllaah Tabaarakallaah Allaah ha Xifdiyo Jazaakallaah kheyran
@malyunali3217
@malyunali3217 2 года назад
Ascww dhamaanteenba sheekh mashaa Alaah tabaraka laah walaa xawla walaa quwata ilaa bilaah u raaci qofka ilaahay talent uu siiyey ilaahay ha xijaabo Amiin.
@munahassan880
@munahassan880 2 года назад
Allaahuma aamiin
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 года назад
JAZZALLAHI Sheik Abdulrahman Bashir Really si fcn baad ugu Hadashay
@MohamedHassan-lu9zk
@MohamedHassan-lu9zk 2 года назад
Waxaan Fahad ka fileenaa wax kaweyn inta uu sheegey Wareysigiisa wuxuu kusheegey inuu war bixinta uu sheegey ay aheyd 10⁸% Waxaan sugnaa waa 90% oo aad uculus
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 года назад
JazakalLaahu kheyran yaa sheakhunaa wa baarakalLaahu fiik.
@shukrimohamud30
@shukrimohamud30 2 года назад
Masha allah sheikh Abdirahman run sheegey rabi kumacadaabo
@ibadoabdiwahid7734
@ibadoabdiwahid7734 2 года назад
Waa mahadsantahay sheekhow allah haku sharfo
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 года назад
Thanks. RABI haku xafido iyo fahad...
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 года назад
Fahad is our heroes if we're Somalian nations we love Fahad Yasin. Nooloow sheikh abdirahman bashir.
@josephkoodo6241
@josephkoodo6241 2 года назад
Shiikha CBB ayuu ahaa illeen kkkkk
@Fihiimaquule
@Fihiimaquule 2 года назад
Maansha allaah sh abdi Rahman bashiir rabi yaxfidak 🤲
@mruun2509
@mruun2509 2 года назад
Ilaah baa og xaqiiqada, gabadhana Allah ha u naxariisto
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 2 года назад
Aqoon yahan aan falanqayn tiisa cashar ka barto weeye sheikhu runtii. Mansha allah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 года назад
Marqaatiyada iyo muuqaalada iyo maqalka ee codadka ah wuxuu soo bandhigi doono 28/06/22 insha allaah.
@saidahagi6297
@saidahagi6297 2 года назад
Hadalada lagu soo samen doono computer ka hhhhhhhh
@khadarchanel4138
@khadarchanel4138 2 года назад
Mahubtaa😅
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 года назад
Ha deg degin ee sug 28/6/22
@sameerismail840
@sameerismail840 2 года назад
Jazaka Allah Adero🙌🏽
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 года назад
وعليك السلام ورحمة الله وبركاته واستودعك الله شيخنا البشير
@transsomalirealestate3004
@transsomalirealestate3004 2 года назад
Mashallh sheikh Bashir guulaso 👏👏
@saeedchanel7204
@saeedchanel7204 Год назад
❤waanku tageersanahay sheikh jacayl garanmaaaye 😂
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 2 года назад
نم نم نم جزاك الله خيرا" باشيخ الكرم
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r 2 года назад
ربنا يخليكى يا شيخنا الفاضل والله يحفظك والله ما قصرتا
@saredofaraxg6657
@saredofaraxg6657 2 года назад
Jazakalah khayr
@hamdamohamud8704
@hamdamohamud8704 2 года назад
Mashallah well done 👍🏽 waa sax wallahi
@abdisalaan6226
@abdisalaan6226 2 года назад
Mansha allaah alaha gu xafido
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 года назад
shee kh waa runtaa barakalaahu fiika sifiican baad utaxliishay oo xikmadi kujirto fahad yaasiina 5ntii saneetagay somaali wakaqaylisiiye, hooyooyin badan oo 3odon sano ilmahooda kukorinjiray yaayo miis lasooro buu quyar ku kaxeesaday isagoon runta usheegin in iletariya lgeenaayo oo been loosheegay ilaahadana beentii buu wadaa markaa fahad sidee loo rumaysada haduuba ilmihii haayooyin koodii ilahada beesheegaayo waar fahad waa finad soomaali aan wali soo marin dhaqan xun oo iskhaarajina wadanka keenay iyo been bafiiri gabadhii ikaraan maeeda,y xataa taariikhda soomaalida tanookale lama arak lamana maqal waa ugub
@mohamedhabibullahi9296
@mohamedhabibullahi9296 2 года назад
May Allah protect you and your family
@maymunahadi2483
@maymunahadi2483 2 года назад
ما شاء الله، waad kumahad santahay sheekh sida aad u gorfeysey mauduuca aad kahadleysey
@kayzekayzeadan1029
@kayzekayzeadan1029 2 года назад
Cheikh Abdirahan Bashir Salutations à vous et à tous mes amis muskidal rahma tels que abdirahman barqad god et bien d'autres
@mhwildlife
@mhwildlife 2 года назад
Alle haku xiftiyo sheikh
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Год назад
Insha Allah fahad wuxuu noqondoonaa madaxwayne
@zeidkeytoon
@zeidkeytoon 2 года назад
Alle hakubarakeeyo sheikh
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Waraysi cajiib ah ayuu ahaa sir badan ku dheex qarsoon tahay shaqsi yaan lagu mashuulin dalkeena aan ilaashano
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
jasaaka llaah sheekh craxmaan
@anwaraseyr7453
@anwaraseyr7453 2 года назад
allaha kaa cafiyo dadka diinta wax aan ku xukumin asagaa ka mid ahaa dalkana diin laguma dhaqo ee sheekhow illah cafis weydiiso
@sadaxiyosagaalchannel5560
@sadaxiyosagaalchannel5560 2 года назад
asc shiiq Alle hakuxafido
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 2 года назад
May Allah protect our sheek thank you 🙏 sheek. We love our djoubti sheeks.
@nimcomuxumed3106
@nimcomuxumed3106 2 года назад
Sheekh abdirahman bashiir Sifiican noogu qaadadidh oo noo faah faahi Ilahay ha kubarakeeyo
@fowsiyofarax6316
@fowsiyofarax6316 2 года назад
Masha Allah
@lanfurelias2244
@lanfurelias2244 Год назад
Hadalka soo gaabi جزاكم الله خيرا
@user-bs7vp4tv7c
@user-bs7vp4tv7c 2 года назад
Soomaali maraban qofka wanaagsan fahad iyo farmaajo camal mahelayan
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 2 года назад
Ninksn fahad ahi masaajidku ayuu kubadnaa baa layidhi taasna waa maashaa allaah
@qansaxqansax6810
@qansaxqansax6810 2 года назад
Sheeikh abdirahman walaal waxaan codsaneynaa gabadha ikraan hooyadeed u duceey kadibna ku dheh hooyadiisna ha samarto amiin inshalaah
@qalideeqo7472
@qalideeqo7472 2 года назад
WCS MashAllaah you are thanks
@najatjamat2030
@najatjamat2030 2 года назад
Soomaali fudeyd, ninkan wuu hadlee yaa baarey wuxuu sheegaayo iney run tahey iyo inkale.
@june6206
@june6206 2 года назад
Aqliga iyo sodium sheekadu u socotey cadayna wuu hayaa
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 года назад
Waan ku jeexelahay miyan is guurssnayna very funny 😄 😂😄😄😁
@user-oc3tt7xs6w
@user-oc3tt7xs6w 7 месяцев назад
3:00
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 года назад
Maashaallaah🍀🍀🌿🌿🌿🌿🌿🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒
@kingmubarak9146
@kingmubarak9146 2 года назад
Mahadsanid sh bashir
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Sheekh dhooqada ka bax Jazaka Allah kheer
@cabdulcabkey1681
@cabdulcabkey1681 Год назад
M.a Fahad wa nin dacaad ah ,gesi ah .sheikh wa mahadsanthy
@nimcocabdulahigeele8626
@nimcocabdulahigeele8626 2 года назад
Illaahay balaaqadaada hakuudaayo
@yusrabile8324
@yusrabile8324 Год назад
Masha allah waa runtii sheekh
@khalidashkir8940
@khalidashkir8940 2 года назад
Thanks sheikh
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 11 месяцев назад
Alle habadbaadiyo fahad Yaasiin hada maanta al shabaab ayaa gacanta kuhaysa sirdoonka soomaaliya😢😢😢😢😢😢
@qansaxqansax6810
@qansaxqansax6810 2 года назад
Mashalaah sheeikh ninkan fahad wax u shaqo ku leeyahay malahan waa in ka shaqeeyey nisa
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 2 года назад
Maash ahAll
@hassanmohamud6638
@hassanmohamud6638 2 года назад
mashaAllah walal
@hodangeedi5393
@hodangeedi5393 2 года назад
ilaahay ha axfido
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 года назад
Ilaahey kammad baqin. Diinta haku qabato.
@kinzdarwish9010
@kinzdarwish9010 2 года назад
ASC . Thanks for the objective analysis of the issue. It would be great if you would use proper Somali words instead of the Arabic for the benefit of those who do not which will make it beneficial for them to understand fully your opinion, knowledge, etc. Security and Intelligence services is of paramount importance for Somalia. For a generation this country had no basic infrastructure, no semblance of any form of what one would call government, regional or central, no military or law enforcement of its own. An open land for all to exploit be it foreign countries, mercenaries or organised criminals. Non of those referred to as presidents or parliamentarians had prior political experience to run a regional post let alone the unique position Somali is in. The so called "presidents" are agents appointed by foreign countries to legislate the whole sale of the country in return for crumbs they are given. The few truly nationalists are pushed aside or eliminated. Any one who served in any Intelligence Service or Security would be very cautious when interviewed. Good on Fahad not to waste his time on distractions such as cinema and trivial things. Wish many had such discipline.
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 года назад
Adigu-ba Ingiriisiga iskadaa 😁
@macalinfanah
@macalinfanah 11 месяцев назад
P
@axmednasix3293
@axmednasix3293 11 месяцев назад
Cajiib bal hye isagu ba muxu ku hadlaya maangaabku
@MohamedOsman-md2di
@MohamedOsman-md2di 2 года назад
Jasaakulaahiqayran
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 года назад
You’re right 👍🏽yaa’Sheakh anigaa saas’ah markà su’aal ley’weydiiyo Oo aan ka’fekeraayo jawaabta 🙄cirkaan fiirshaa si’aan jawaabta runtà ah u’heló i don’t why?
@mahdiahmed1526
@mahdiahmed1526 2 года назад
masha.alaah
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 2 года назад
I believe fahad Yasin waa diamond waa inaan ilaalsanaa
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 года назад
Walaashey wasax arintaas laakiin somalida waa kuyartahay dad wax fahma qabiilkana kacaafimad qaba.
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 2 года назад
@@faravsharif4988 aboowe ka waran aniga habar gidir baan ahay hadana waxaan dareensanahay ninkaan wadaniyada iyo hanka ku jira maantay soomaali lihi inuu yaryahay
@faravsharif4988
@faravsharif4988 2 года назад
@@hindaseenyo1556 Haa walaalo Honda waa runtaa.
@leilohusseinabdulle8648
@leilohusseinabdulle8648 2 года назад
Asc cheikh abdirahman Le journaliste Farah était un top
@ubahnuurnuur3089
@ubahnuurnuur3089 2 года назад
Fahad allaha xifdiyo cadowga gudaha ay ugu horeeyaan moryaanta dadka dhiigooda kunol xaraanta iyo is baarada kuso kory
@gorgorelmi7024
@gorgorelmi7024 2 года назад
Greate mansha allah
@qaasimibrahim5475
@qaasimibrahim5475 2 года назад
Khera Badan alha ku siiyo Adun iyo Aakhiro alha ku Xafido iso Qora Taleyfunkaga Haduu ale idmo
@WajirLives14
@WajirLives14 2 года назад
The old was CBB even before
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله قد ااخط هذه النقطة لان النظر في السنما الم يكن حراما فهي ضياع وقت والوقت مهم لذلك نقول لك أصلح الله
@saynababdi6226
@saynababdi6226 2 года назад
Woooooow woooooow siduu shiikhani fahad yaasiin uga hadlay aragtidiisa anuu waanka helay lkn waa halyay lahubo inuu nin culus yahay waxyaabuhuu ka hadlay baa laga gartaa siduu shegay waxba laysuma quudho waxkastoo wacan dadbaa kanaxa
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 года назад
Shiiq wxn kaa sugeenaa faalo ku saabsan Rwzaare Roble maadaama aad tiri waa qof culus Tusbaxa yuusan idin sirin insha allaah.
@abumahamadshafi1338
@abumahamadshafi1338 2 года назад
Ninkaaa qaladbaanka aminy se xaqiiqadii waxay xataa dibnoo jeclaysiisay farmjo iyo fahad yaasiin
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 года назад
Rooble ayaa khatar ah, miyaad aqoon u leedahay Rooble, waa tuug aqoon gaab ah, ( baahane) ayaanu u naqaaney, waanu la shaqeyney, waanu ka fog yahay diin. ( keliya topic-ga rooble) colaad ma aha waa aqoon aan u leeyahay ( in somaliland)
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Raysil wasaarihii hore cadabkii Rabbi kugu fogee wuxuu dhulka lagalay sharaftii soomaaliya wuxuuna ahaa mid cadowga u shaqeya yaa munaafaq manta soomaali waxay ujabtay cadowgii oo dhan ee wax kafaa id yaa munaafaq Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi.
@jamaalaadan897
@jamaalaadan897 Год назад
sh cabdiraxmaan si cilmiyeysan oo around iyo khibrad ku dheehantahay ayaad u sharaxaysa
@cabdiraxmancarfan2002
@cabdiraxmancarfan2002 9 месяцев назад
ولي كتابة عربية عما قال : المفكر عبد الرحمن بشير عن فهد ياسين في وقت عمله عن الهيئة المخابرات الصومالية ، ولكل من المفكر ورئيس المخابرات شأن واهتمام في أمورهما .
Далее
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50
Викторина от ПАПЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:56
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Просмотров 2 млн
PART 2: NINKI HIV/ AIDS KURIDAY QISADA MAMO 50 JIR AH
56:21