Тёмный

#farxiyotawakal 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 135 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

#farxiyotawakalfamily

Развлечения

Опубликовано:

 

18 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@suleekhahashi7086
@suleekhahashi7086 Год назад
Farxiyay waa dhab aniga reer Hargeisa waa dhaqan caadiya naagahan ha dhagaysan todobada bartsay ku soo gashaa qaar baa laba bilood daganada waa sax Farxiyay waana wax ka caadiya Hargeisa aniga ku nool xbbti
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 Год назад
Masha Allah farxiyo noo soobadi barnamijkan oo kale fadlan. Caadi maaha wax badan ayaan ka baranay, mahadsanid
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Год назад
Masha allah abayo ❤❤❤❤❤😊
@zanjabilachannelonline
@zanjabilachannelonline Год назад
Masha allah. Gabarta hore wa fiican lkn waxa larabaa lacagta inay guri kugadato
@awalenuro4947
@awalenuro4947 Год назад
Fadumo masha Allah wa matanteyda well done sis 👏🏾 🎉🎉🎉
@luulcfitaax4048
@luulcfitaax4048 Год назад
Mashaalha❤faadumo
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah abayo
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu Год назад
Wcs Masha Allaah ❤❤
@samsammustafe409
@samsammustafe409 Год назад
Masha Allah faadumo ku dayasho mudan qayb kale noso gali wlhi waan ka helay
@NimciishaMaxamed-gy4li
@NimciishaMaxamed-gy4li Год назад
M.a fadumo Allha ku barakeeyo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Год назад
Masha allaah waa gabar xisaabtamaysa wexeedana kala maaraysatay
@maryanshariif6860
@maryanshariif6860 Год назад
Mansha allah abaayo horay usoco ❤❤❤
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Год назад
masha allh xbbti
@sadiahassan8136
@sadiahassan8136 Год назад
Maasha allaah illaahow u karakee
@faizamohamed8986
@faizamohamed8986 Год назад
Masha allh
@HaboonMaxamuud-rx1pk
@HaboonMaxamuud-rx1pk Год назад
A love abayo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc mashllah Allaha gulinshallah
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
Ani biil waxaa qaadaa 170$ ayaa uqaadaa jiro madeganin biyaha iyo korantada xaajiga ayaa baxsha 3ilmaa iyo ani iyo xaajiga ayaa nahay 80 waa raashinka gaaska 2bil maraa gadaa 20lagadaa 14 qadkaa ku shubtaa barakaaro bishii 2mar ayaa aadaa wax walba sooma gado wlhi nolosheena waa iska macquul
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 Год назад
Maashaa allh ilaahay hakuu barakeeyo abaayo ilaahay ilo badan hakuu furo ducayso 10kaan fadligiisa ka faaidayso
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
@@dheemandegan4603 aaaamiin xbbtii waaba soomanahy allaha naga dhigo ku kafaaideyso
@xafsaxaaliofficial2085
@xafsaxaaliofficial2085 Год назад
Mashalah abaayo qanacsanaantaa muhiima iyo iskukalsonaanta❤
@user-ek1cs6dq6j
@user-ek1cs6dq6j Год назад
Qudaartana xaajiga bixiyo miyaa iyo hilibka 😂
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
@@user-ek1cs6dq6j isnaa heysanid ayaa laky faanaa bilaashaa uqoslee
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
Wsc abyo faadumo allaha kuu barakeeyo
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 Год назад
Mash allhu
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 Год назад
Habo yar anaa uhoreeya manta❤
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Год назад
😂😂😂😂 wlh your funny the dhawan ban is guursanay dee wllo nayadha wa run aniga oo reer waqooyi ah baa cadaynaya waa run wa u badantihin naag la mehersaday oo ninki ka maqanyahay ion la guri gaysan
@aslimaxamud3466
@aslimaxamud3466 Год назад
Nayadha ilmaderady reer hargaysow ma shaqadas baad bilawden 😂 koley dhaqan uma lehen lkn koley waa dad isku afgartay inay sidaas samaystaan 💚🤍❤️ jamuriyda barakaysa halayno ilaliyo iyo dhaqankenaba 😊😊
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 11 месяцев назад
Masha Allah fadumo iga gadan shekdeda io sey wax ukala mareyso ❤❤❤
@NagadMcalin
@NagadMcalin Год назад
Allahuma baarik Farxiya you look great abayo mct.❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 10 месяцев назад
Masha Allah
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Год назад
Waah waah fadumo ayaa iga gadan wlee igu halee inaa kugu daydo❤❤❤😂
@fadumo7265
@fadumo7265 Год назад
faadumo waliga haka shakin xitaa aniga 😂😂😂
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Год назад
@@fadumo7265 aaaayyy ayeeyo mcn isoo korsatay magaceeda waye fadumo fariiid
@Cabdalachanneloffice3052
@Cabdalachanneloffice3052 Год назад
Labo boqolaan qaataa bilwalba 50 doolaraan meel dhitaa 150 hilib iyo qudaar igabadan farxiyo kawaran hee wax iga maqana malaha 3 waqtina waakariyaa alxamdu lilaah fahabna 100 graanbaan aruuriyay gabdho isku tashada
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal Год назад
@@Cabdalachanneloffice3052 masha alllah abyo qof walba iyo dhaqankiisa
@Cabdalachanneloffice3052
@Cabdalachanneloffice3052 Год назад
@@raxmiishchenal haa abaayo waxaa hesho hadaa ku iimaansato cindagaa noqonee
@hersihersi2406
@hersihersi2406 7 месяцев назад
Masham.alaha.nosobadi
@farduscabdi7891
@farduscabdi7891 Год назад
Waa runtaa farxiyo aniguba waan yaabijiray anigu reer bari ayaan ahay kadibna Hargaysa jaamacad u imi kadibna gabdhaha aan asxapta nahay inta la meheriyo kadibna uur bay yeelanaysa iyadoo uurleh ayaa la aroosa ama markay dhasho ayaa la aroosa anigu waxaan dhihi jiray abaayo ninka i araas dheh waa caadi baa lagu dhahaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-yj2ik5wd1c
@user-yj2ik5wd1c Год назад
Markay dhasho aa😂😂😂 wlh wa waxkale taas
@sagalsiyaad-el3fj
@sagalsiyaad-el3fj Год назад
Habo wn ku salaamay xamar ban imi xamar wa ku Leele Lakin wy qurux badan tahay ❤
@roqiyahalsomali4954
@roqiyahalsomali4954 5 месяцев назад
Waa dhaqan horye badiya dhaqanka reerwaqooyiho wa inay inantu ku ag dhasho hooyadeed marka meherka kadib bu la Aqal gala xaflad meher ba lodhiga arooskuna wa marka lawareejinayo
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 Год назад
msh alh fadumo abyo allha ku barakeyo noloshada aniga inaa kugu daydo ayaa isku dayaa inkasto. aniga bil keyga. an waridkeyga ka bilo waxbo ima soharan wayo warid ayaan. ka bilaa bilkeyga. lakin waxan isku dayaa alaha ka dhige bishi inaa 50 sef kadhigto inkasto somliya ana jogin o wadanka an jogo qarash kisa said yahay lakin abyo wan kugu dayana bisha inaa wax sef karesto ayaa isku dayaaa abyo
@hindahaybe5700
@hindahaybe5700 Год назад
Farxiyo waan ku salaamay waa sax in la dago hotel ayaad iska dagaysaan inta aad ka wareegaysaan oo arooska dhiganaysaan dhawr bil ayay qaadanaysaa dad is qabana waa titiin meelahaa waad isa sii qootoqootaysanaysaan anigaa ka mida kuwa ku nool 4 bil ayaan mehersanaaa xaaraan ma kala nihin ninkaygii maxaa diidaya inaanu is aragno habo waa sheeko hargaysa caadi ka ah❤
@user-ek1cs6dq6j
@user-ek1cs6dq6j Год назад
Gbdha kowaad 900 haqadatee imisa caruur ah waye farxiyo taas sheegin 😅
@user-rc8fr3hq7q
@user-rc8fr3hq7q Год назад
❤❤❤
@arwaaxmuqtaar1291
@arwaaxmuqtaar1291 Год назад
Axame
@asmabashiir3829
@asmabashiir3829 Год назад
Wow Macha allah tabaraka rahman queen farxiya love you 😍
@hidaayoshaati2307
@hidaayoshaati2307 Год назад
@saudahussein3336
@saudahussein3336 Год назад
Abayo waysaxsantahay
@amiiramahamuud9243
@amiiramahamuud9243 Год назад
Waa runtaa abaayo xataa jigjiga waa saa naagta marka la meher Sado toddobo ayaa hottel lala dagaa kadib 3 4 5 bilood ilaa sanad guriga hiyadeed joogaysaa
@sahraaden7784
@sahraaden7784 Год назад
Ac farxiyo sadax jeer Ayan ku ku riyoday walashey iso waca anku sheekeye
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯👭❤🎁🙆🌹🙏💎
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Год назад
wsc
@MaxamuudCabdi-ge6ts
@MaxamuudCabdi-ge6ts Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@faizamohamed8986
@faizamohamed8986 Год назад
Manta ana uhoreyo www ❤
@FarxiyoTawakal
@FarxiyoTawakal Год назад
💕💕💕💖❤️🙏
@iqroileys-iv4mn
@iqroileys-iv4mn Год назад
@@FarxiyoTawakal hbo xagen kala sooxariraa Wan kuu bahnay
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Год назад
​​@@FarxiyoTawakalarxiya hadaa reer hargaysa nahay kugu qaylinay raali noqo qaali xoog noosoo jaf sida reer xamar ka wllhi waan ku jecel nahay 7 waan galnaa waa dhaqan keena lakin 3 caruura waa waali weeyi jileec iyada laga arkay
@hidaayoshaati2307
@hidaayoshaati2307 Год назад
Ma xumee gabdhaha ilmaha guryo weey u gadi karaan lacagaha ha keydiyaan maxeey thy ilmaha badanoo guri kiro eh lagu hayo
@sabaad4328
@sabaad4328 Год назад
Farxiyo aniga hawiye ahay xamr ayana u sosoddaa hadana gargeysa ayaan joogaa
@yasminhussein9021
@yasminhussein9021 Год назад
Wall waxaa layiraa dadab gal.
@shukridahir9950
@shukridahir9950 Год назад
waa runtaaa wlhi hargaysa caanbayku tahy beena kamad sheegin
@asmac.raxmaan3447
@asmac.raxmaan3447 Год назад
😂😂farxiya nagu qado hadanu reer hargeysa nahay kulaylkan udhalanee aniga xataa maalinkaa waxan kuso dhahay rer hargeysa dhaqan umalaha
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Год назад
Farxiyooy ma qaldanid waa sax waxaas waa dhaqan keena laakin 3 caruura waa waali deee 7 waan galnaa arooska iyo meherkana waa la kala reeba dhawr bilood baa u dhaxeeya
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Год назад
Ar anigaa ubaahan talo lacag ma kaydinkaro
@user-tg7od1it1x
@user-tg7od1it1x 7 месяцев назад
Abaayo dhaqalaha gabdhaha lacagta yar kasosamee naag 1000 qadato qorsho Uma bahna eenida. 200 qAdato kasosamee
@khadrhassan8724
@khadrhassan8724 2 месяца назад
Laba qof keliyaa ayaad aragtay laba qofna waxba laguma qiimayn karo abaayo farxiyo
@sanaahmad3599
@sanaahmad3599 Год назад
Naago hanyar baad aragtay fadxiyay waanku dhashay hargeysa kuna koray todoba waa la gali jiray lakin hotel gabadh lagu haysto oo 4 gurigooda lagaga dhalo waa ceeb dhaqankaa ma lihin huno fadxiya sharafey
@hindahaybe5700
@hindahaybe5700 Год назад
Waa run abaayo marka lagu meheriyo badanaa dhawr bilood ayaad gurigiina sii joogaysaa waa wax caadiya markaa intaa aad mehersantahy waa xajigaagii maxaa diidaya waa iska sii qootoqootaysanausaan
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Год назад
Ascww walaalayaal please 🙏🏻 waan idin baryaa iigusoo duceeya awoowahey hooyadey dhalay ayaa xalay naga dhintay in alle unaxariisto wuu nasoo koriyy aadna wuunogusoo naxaristay allaha kuu naxariisto aabe mcn 😢😢
@adoonkii-Alle
@adoonkii-Alle Год назад
Alle ha u naxariisto qabrigana ha u waasiciyo, kitaabkiisana gacanta midig alle ha ka siiyo malinka qiyaame, beer beeraha jannada kamid ah Alle ha uga dhigo qabrigiisa, idinkana sabar iyo iimaan rabbi ha idinka siiyo wll aamiin
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Год назад
@@adoonkii-Alle aaaaamiin yaa allaah wll shukran
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Год назад
Alle ha unaxariisto awoowe godkiisa beer janada kamid ha uga dhigo
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare Год назад
@@asmaanaxariisbdn2105 aaaaamiin yaa allaah
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 Год назад
Ilahey janatul fardosa hooygiisa haka dhigo awoowe Abaayo idinkana samir ha idiin ka siiyo
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 Год назад
Ani ilmo madhalin koronto iyo biyo mel lagu bixiyana ma ogi rashiinka marku dhadana keen Ayaan dhaha lacgta qudartana komiya uqata tasa ayaa wixi karo haaro mel dhigta wana shaqesta alx bilwalbana lacag ayaan savegareya Walahi way dhibanyihihin gabdhaha koronto biyo kiro lacag wax barasho bixiyo ilahay hanii bog dhayo
@Pkiin77
@Pkiin77 11 месяцев назад
Dadab gal paa ladhahaa hargeysa ilaa jigjiga ayey ka jirtaa inkasto jigjiga hada israaciska laga baranooyaa
@hodaacdi699
@hodaacdi699 Год назад
Dadab gal aya liyadhada. Rer hargeisa oo dhan masameyan
@foosbashiirfoosbashiir7870
@foosbashiirfoosbashiir7870 5 месяцев назад
1500 qaata 250 kiro 300 dugsiga schoolka 100 gabadha icaawiso koronto biyo 100 gas internet 54 700 iso harto adeega waxas waye 1$ ima so harto yaab 😂😂😂
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Год назад
Maasha allah somaliya meelo wax laga dalbado ma jiro ?????? Hotelka qarashaka lagu dagayo guri ma les kaga ijaarto dhib jecla 😂😂😂😂
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Год назад
Kkkkkkkkkk iyaaaa wlhi ma ka yeelin ani bishi 5aad aa ley mehriyey tii 8 aad waan aqal galney kkkkk iya marbo hadii buugaga la furo oo la aqriyo maxa ku yaalo ya aroos ku dhigahaayo ya dahab ku gadahayo muradkiis heloow meel dheer aas ka Mara a decesso 😂😂😂😂😂😂
@samiiramohamed6331
@samiiramohamed6331 Год назад
Farxiyo haa hargasay arooska iyo meherka way kala dabeeyan labadii isla garta inay hotel isla dagaan way dagan labadii kalan way iska sugaan laakiin reer xamaku qudbo siro da la sheegayo ku badan yihiin
@hodoyusuf950
@hodoyusuf950 Год назад
Wall waxa layi dhaah dabgal sadax ha been bay ahan jirtay
@kifahmoha9785
@kifahmoha9785 Год назад
Maxay yihiin naagaha 900 iyo 800 qaata kiradana laga dhiibo oo waxbaan dhaqaaleeyaa kufaanaya war anigu waxaan arkay maamo 5ciyaala haysata 3baa waxbarasho school iyo dugsiba gurigay dagantahayna waa 250 hadana 600 bay qaadataa macaa kiro macaa shopin
@munocali5531
@munocali5531 Год назад
Mano 12 ruux ayan guriga ku jogna 5 waaa ilmo 7 jir iyo wax kasi yar iyo ani iyo abohod iyo 5 qarabo wax barasho ujogan walhi 300 ayan qata kiro maku jirno wax dhan qudar iyo rashin hilib ku kujirin iyo koronta iyo biyo maku jiran walhi 1dollr ma iiharo walhi wanbo ku wareraY
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Год назад
Uu cadalad same waxbo ka halabi Mayan. Abaayo
@najmasaid9321
@najmasaid9321 Год назад
Abyo war runta farxiyo aniga horta yaabay gabar saxibtey ah baa iga shekesay yaab aniga saxibtey ninkeda wa hawiye marki kowad yurub ka imaaday wu mehersaday hotel la dagay uur yeelatay wu ka so halaabay mar ku xigta uu yimid aroos loo dhigay guri la dajiyey
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 11 месяцев назад
Rer hargeysa ma aqaan dhaqankoda miyaa ma aqaan aderkey gabar rer hargeysa so gursday markii lagu meheriyo todobda kadib dhowra biloda kadib xmr aroos logu dhigay alabteda xmr ka gadtay sidaas gurigoda ku dhisten rer xmr hadaa nahay waxan naqanaa gabdha subxii hadii la meheriyo galbtii wa laga guri geyaa alabteda io gurigeda diyaar u ah tageydaa gurigeda
@fartunahmed4354
@fartunahmed4354 10 месяцев назад
Tan 9boqol qaadata walle dhaqaale maleh
@hibojama9367
@hibojama9367 Год назад
Horta waa sx ana ah reer Somaliland meeher kaa xoolo baadn aya laa biixiya Hargysa lkn meeher kadiib waaxa laa dhaa daabgaal aroos ku naa waa ku xiiga
@user-fp6zs1nk3x
@user-fp6zs1nk3x 7 месяцев назад
Warun waqoyiga waykaritah
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Год назад
Farxiyo arinkaa reer hargeysa warun Ani sanad iyo bar lay qabaa guriga hooyaday jooga ilma haysta 7 bilood jiro
@deqadegan
@deqadegan Год назад
Masaakiinta yaa u maqan hadeey saas lacagi u qeyma beeshay😢
@arwaaxmuqtaar1291
@arwaaxmuqtaar1291 Год назад
Arwaaxmupraar
@hindaa.rahman8160
@hindaa.rahman8160 Год назад
Farxiyo arinkan ay ka waramayso waa run badanaa reer hargaysa gabadha marka saa loo maheriyo aa hotel lala galaa lakiin gobolada kale ee somaliland arinkaa lama qabaan
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Год назад
Dhaqan xuma her woqoyi naag hotel lala dega oo ayado uurle ama ilma dhasha la guurina war xishoda dee gaalada iyago urle is aroose maxa laga aroosa mey sidooda iska ahaadan hadeyba hotel degen
@caynaancisman9517
@caynaancisman9517 Год назад
Runba ficane somaliland waadhaqan aan leenahay waayo labada dhanba waalagasoo tabaabulshaysanaa ninka io saduhdubo
@janoaideed
@janoaideed Год назад
Hargaisa khudarta waa qali iyo kiraduba siiba xafada ani dagenay jigjiga yar sadex qol ban 350 ugu jiraa😂
@farduscabdi7891
@farduscabdi7891 Год назад
😂😂😂😂 3 qol 350 waa waali aniga guri dhan fiilo ah ayaa 300 ugu jiraa xaafada 150 ka
@janoaideed
@janoaideed Год назад
@@farduscabdi7891 guri ii radi waan soo gurayaye
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Год назад
Jigjiga 7 qol ee dayrka leh baba 250 halkee lgugu dhacay naa adiga
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Год назад
​@@farduscabdi7891dee waa saas fiilada dhanbaa 250 ah
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Год назад
​@@janoaideedhalkee lagaa helay ma goglan yahayna
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Год назад
Nin ewal banaanka aad waxaadi ku siisay miyaa aroos kuu dhigaayo reer xamar hadaa nahy inuu ninka nagu boodaayo aamin sanhy arooska iyo meherka waa hal maalin wax la kala dhigaayo ma jiraan 😂😂😂
@adoonkii-Alle
@adoonkii-Alle Год назад
Waa booday in lagu dhahaa ka baqday miyaaa😂😅
@caashaqaasim2399
@caashaqaasim2399 Год назад
Maasha alaah
@maxamedciise2310
@maxamedciise2310 Год назад
Waaa sax nimanka reer muqdisha qayaanadaa kubadan marka aaminikaro lkn nimanka reer hargeysa sey ubadan yihiin waa daacad baa layiri ee maxa kajira
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Год назад
@@adoonkii-Alle maxaa ka xun ninka intaa ka nabad qabtid lacgta laga qadaa wax dhan waa isku bixis 😂😂
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Год назад
@@maxamedciise2310 nin daacad ah maba jiro gabdhahan hada laga sheekenyo guriga hooydoo aygoo joogan ilmha laga dhalay miyaa daacad loo aha waaba ceeb reerka lagama xishoonyo miyaa gabdhood la guri geen ilmo laga dhala wiliba hal ma ahan waa sadax 😂
@Zuzu-Moha
@Zuzu-Moha Год назад
❤❤❤
Далее
Разоблачение ушные свечи
00:28
Просмотров 296 тыс.
Как похудеть на 10 кг ?! БЫСТРО!
07:06
MAAREYNTA BIILKA💸 GURIGA🏕
16:54
Просмотров 27 тыс.
Dhaqaalaha guriga side loo maareeya ?💴🤔
1:05:40
Просмотров 20 тыс.
Все ради семьи!❤️
0:55
Просмотров 2 млн
26 июля 2024 г.
1:00
Просмотров 6 млн
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Просмотров 20 млн