Тёмный

Waxaan ku Riyooda Anigoo dhiig kaajaya Ii Fasir Sheekh? 

MM Somali TV
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Barnaamijka Fasirka Riyooyinka iyo Sh.Dr. Saciid Maxamed Faarax

Опубликовано:

 

10 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@canababdi9022
@canababdi9022 Месяц назад
برك الله فيكم ❤
@abdullaahimahammad
@abdullaahimahammad Месяц назад
Asc wr wbr sheki sacid waan salamaya magacega c/lilaahi waxan joga itobiyaa sheki waxan ku riyode angoo mel webigaa dahabi kagurayoo iyo garadeyida galeyida cagaran ob ber caxan kabaxde cayan ku riyode labada riyo weyi igu sononode ifasir sheki asc wr wbr
@xabiibaibro6186
@xabiibaibro6186 Месяц назад
@Munasagal
@Munasagal Месяц назад
Asc wll MMTV sln kadib Sheekha xageen ka helaa meesha loogusoo hagaajinayo Suaalaha plz iiso sheeg???
@MaxamedSiyaadaxmedSiyaad
@MaxamedSiyaadaxmedSiyaad Месяц назад
Asc mm tv wad mahadsan tihiin sheekha ubahnaye nambarada soodira
@aminadualeh1433
@aminadualeh1433 Месяц назад
Asalaama calaykum email ka riyooyinka lagu soo dirayo halakan boo soo dhiga
@israhachi4947
@israhachi4947 26 дней назад
rinyo xun sidee wax wanaagsan loogu fasiri karaa sh ha iiga soo jawaabo jawaabo ma kutub laga bartaa fasiraada ilaahay ha inoo danbi dhaafo 7:49
@user-kh3fr9yf5z
@user-kh3fr9yf5z Месяц назад
Xageen kaalasoo xidhidhnaa
@israhachi4947
@israhachi4947 26 дней назад
waxaan idin waydiiyay riyada fasiraadeedaa ma kutubaa laga bartaa waayo arimaha dhamaan ilaahay ayuunbaa og 1:34 markaa qofku sidee u fasiri karaa miyaanay danbi ku noqoyayn nabigeena scw waxaau inoo sheegay qofku haduu rinyo argax le ku rinyoodo inuu shsydaanka iska naaro bidixdisana candhuuf ku tufo
@xaawamaxamedyuusuf4847
@xaawamaxamedyuusuf4847 4 дня назад
Waxaan ku riyoday waalidkey oo dhintay sheekh ii fasir oo waliba sidaan u nolan jirnay
@xaawamaxamedyuusuf4847
@xaawamaxamedyuusuf4847 4 дня назад
Ma xagan baa lagala xidhiidhaa
@MarshalToronto
@MarshalToronto Месяц назад
waxan wa qurafaaad lakin jaahilintu run bay moodayan lakin anigu wan ku qosla walahi🤣😅😂🤣
@jeywow
@jeywow Месяц назад
walahi m maha anigu waxbaan uga soo joogay markii hore sidaadan ahan jiray walahi
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 Месяц назад
Qof muslim ah hadaad tahy oo qur'aanka yaqaan khuraafaad Riyada ma aadan dhahdeen sababtoo ah riyadu waa aayad kamida ayaadaha rabi illaahy unoqo wad danboodaye oo qur aanka ha beenin sabtoo ah waa lagu gaaloobaa in aayad qur aanka kamid ah aad beeniso
Далее
Cat Plays with Window Washer
00:22
Просмотров 1,3 млн
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
28:22
Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?
18:34
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Просмотров 450 тыс.
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
26:25
Cat Plays with Window Washer
00:22
Просмотров 1,3 млн