Тёмный

Riyada qofka dhintay qof hadduu ku riyoodo dad meyd ah 

Barta Aqoonta
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Riyada qofka dintay qof hadduu ku riyoodo dad meyd ah, qofka meydka maxaa lagu fasiraa hadii lagu riyoodo, qofka hadii uu arko nin ama naag dhimatay oo u imaanayso riyadaas waxay u noqonaysaa xalaaka uu ku sugan yahay qofka, marka riyada meydka ama qofka dhintay waxay yrrlan kartaa qaabab badan, qofka meyd oo aad la hadlayso ama dad dhintay oo aad la sheekaysanayo ama qof soo noolaaday dhamaan muuqaalkan ayaad ka arki kartaa fasirka riyada qofka dhintay.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@cabdiqanicabdinajax7317
@cabdiqanicabdinajax7317 Год назад
Acs sheekh waxan kuriyodiy walil an shekisano intu geedka bocorka intu beriy o geedka midhihisa isinaya o macan sheekh ILHY khir hakusiyo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws riyadaada waa tanaa: www.riyooyinka.com/2023/04/riyada-cunitaanka-geedka-bocorka.html
@Rose_____Blink-d6k
@Rose_____Blink-d6k 3 месяца назад
Asc shiikhoow een sheekh waxan ku riyooday qof caan ah oo gaala oo si xaqdaro eh lagu dile qofkas hadana xalay riyo igu imaday isago sidiisi caan u eh lkn wakhti yar riyadeyda wuu ku dhimanaya isago hore u dhintay hadana iga soo jawaab sheekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 месяца назад
ws waxaa laga yaabaa inaad ka fikiraysay geeridiisa ama maskaxda ayaad ku haysay
@abdullahiali5874
@abdullahiali5874 Год назад
Asc shiikhoow adoo mahadsan waxaan kuriyodey 2mar anoo quraan kudul aqrinaayo Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi waxaan ahey hooyo xaas ah Sh Ii fasir qeyr bdn allaha kusiiyeee.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
WS www.riyooyinka.com/2023/05/waxaan-ku-riyodey-2mar-anoo-quraan.html
@shankaroonwrsme4787
@shankaroonwrsme4787 2 месяца назад
Shiikh i fasir riyadan insha allah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 месяца назад
ws waa farxad gurigiina u imaan doonto inshaa Allaah
@shankaroonwrsme4787
@shankaroonwrsme4787 2 месяца назад
Asc shiikh waxaan ku riyooday abahay o dhintay mar hore o so noladay hadana salamaya dad meel dhoban mid mid u salamaya o faraxsan marka san uyeray o waxan dhahay abe asago iso adan hur dada ka kacay dhor jeero horana wan ku riyoday asago faraxsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 месяца назад
ws waa farxad gurigiina u imaan doonto inshaa Allaah
@shaymaquruxskincare7072
@shaymaquruxskincare7072 9 месяцев назад
Asc sheekh waxaa ku riyooday anoo mowtal faja ku dhimanayo anoo fadiyo cadi ahaa ayaa hal mar waxa iga baxaysa nafta Hadana anoo meyd ah oo caadi usocdo guriga dhan ku wareegaa lkn ma hadli karo hooyana way i arkee waxa arkaa walalky oo balwad lahaa asi wiil guriga keynayo qolka dhan inee haleyan hooyana dhahayso iga bixi wiilka Hadana waxaa kalo arkay anoo qabriga lay dhigay Isoo jwb sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 месяцев назад
ws riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka nasan doonto rafaad iyo dhib iyo murugo waa haddii aad ku sugan tahay arrintaas aan soo sheegay waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa towbad faahfaahin dheeraad halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-geerida/
@fowziahassan7242
@fowziahassan7242 5 месяцев назад
Asc sheikh waxa kuriyodey xajigega oo shil gari kudhinte ano xamila sheikh i fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 месяцев назад
riyada dhexdeeda miyaa uurka mise dhab ahaan ayaad xaamila u tahay?
@fowziahassan7242
@fowziahassan7242 5 месяцев назад
@@barta-aqoonta dhab
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 месяцев назад
waa walwalka uurka kugu hayo inshaa Allaah wax dhib ma arkaysid riyada shilka guud ahaan halkan ka akhris: www.daruur.com/tag/riyada-shilka/
@fowziahassan7242
@fowziahassan7242 5 месяцев назад
@@barta-aqoonta shukran sheikh
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 месяца назад
Shekh waxan ku riyodey naag daris nahey ila had leso anig iyo hawaryar teyda ayan isla socoti naagta waxey dhaheysi qof kas igu wac anig ayey ihey sati anig wan ka amusi naag ta wey dhamati mar hori
@RadiyaRadiya-eo1ho
@RadiyaRadiya-eo1ho 2 месяца назад
Yacni qof dhintey aya ila had layi anig wan ka amusi
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 месяца назад
naagtaas ma qaraabada baa mise qof kaa fog?
@deeqoisaaqaadan9842
@deeqoisaaqaadan9842 11 месяцев назад
Asc waal isoo jawab hada farinteyda aragto qof dhintay oon aqaano oo lugaha igu dhagan markii danbe xoog baan iskaga fujiyey
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
ws waa halis aad u daran aad ka badbaadi doonto
@HakimaAbukar002
@HakimaAbukar002 Год назад
Asc shekha waxana kuriyodaye hooyadeda wadhimataye ayadometa aha ayana kuriyodaye karafana cata ku jirato sarirata sarana.sidi marakahore camala
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal aad heli doonto noloshaada ayaa isbadalayso guur ama safar ama wax kale faahfaahin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-zSTgEQL1WfY.html
@Amouchy
@Amouchy 4 месяца назад
Sheikh xly ku riyoode anoo gbdho bdn la joogo oo meel isku rceyno wa bcdyn aniga wn ka so haray lkn gbdhaha mesha sii aade gbdhaha wx sameyn wiil so dilyn ka bcdi wxn u imade gabdho askar ah markas dhaha askrinimo rba inan noqdo mrks idhahyn bari imow bariya lgu qora haya dhaha anoo soo socda wxa arka wiilki gbdhihii ey dileyno dhintay oo la karfnyo ka bcdi meedkisa oo laqadi rbo aa Mamo meydka wx ka qdysa aya runta shgyso meedkiiya hadalya afcarbi ku hdlyo anga dhan wn wada nxyna markas ani iyo ninman bdn ilhey usujudeyno oo dhahyno allahu akbar laaxowla wala quwata ila bilah markas wuu so kaca qofki dhintay wuna so Nolan karftana laga furfura ane karftan iyo bca ka furfura 😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
Ilaahay khayr haka dhigo riyada dood iyo mashaakil culus ayay tilmaamaysaa oo dacwo ay la socoto
@Amouchy
@Amouchy 4 месяца назад
@@barta-aqoonta amiin yaa rabi sheikh jaskumullahi khyrn ❤️👑🥰
@sukhranasir
@sukhranasir 25 дней назад
Sheekh waxan ku riyooday islaan anu jaar nahay oo dhimatay wayna noshahay xanuuna ma hayo xta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 дня назад
adiga ma gabar baa tahay? islaantaas ma qof yar baa mise qof waayeel ah?
@sukhranasir
@sukhranasir 22 дня назад
@@barta-aqoonta anigu gabar baan ahay.islaantuna maha qof waayeel ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 22 дня назад
Waad kala fogaan doontaan safar ayaa idink kala geynayo ama dhibkeeda ayaa kaa harayo hadday ahayd qof dhib badan
@asiamohamud5344
@asiamohamud5344 11 месяцев назад
Waxaan kuriyooday gabar an azxp aheen oo dhimatay .anogoo kulanahy oo laabta is galinay kadibna an ku dhahay somadan dhiman markasey igutiri maya markaasna daganan ba ka muqatay an arkayo io qurux farabadan dhar quruxbadana wey qabta weyna asturneed😢😢😢😢😢ilahow unaxariiso anagana nogadaba naxariiso ilahow igubishaaree aaxkasta uqurbadan oo kheyrbDan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
waa khayr gabadhaas xaalkeeda wuu fiican yahay waxay u badan tahay naxariista Alle inay heshay
@FardousoAli-t5g
@FardousoAli-t5g 2 месяца назад
Asc shiiq waxaan kuriyooday anigoo meyd raacay si aan wax uga soo duugo waa laba nin daadaan aqaanana ma aha maydkaas
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 месяца назад
xaas maa tahay?
@FardousoAli-t5g
@FardousoAli-t5g 2 месяца назад
@@barta-aqoonta maya
@FardousoAli-t5g
@FardousoAli-t5g 2 месяца назад
@@barta-aqoonta maya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 месяца назад
waa riyo tilmaamayso murugo iyo nasiib xumo
@munaabdi8852
@munaabdi8852 3 месяца назад
Asc waxa ku riyoday ani hooyo oo dhimate iyo walasheda oo dhimate oo ladugaye oo sonolade oo hooyo xanaqsan oul gacanta ku hesato hooyo mar sak oo aan dhimani hooyo ucaresan gabadhi oo dhimate nin keda iyo qoskisa ani aan ka celinayo waxa dhahay ya kafura qobriga sekusonolate ayadi miya firiya aya dhahay ani hooyo wax dhade wa aayadi ani wan yabaye kadib wax aarke ani guuri kiro ah radi kayo wax aarke beero cambah ka baxo dhulka oo waad qoyan geed oo cambah ah aya sodhacaye beraha qof ka lee aakasayi ani cambah wuu bislade wax yar kadi 3 nin aya aarke mobelkega iyo mid kale aya is ku xirna 3 nin mid kamid ah aya icawiye labadi mobelka ah auy kalafura Wana ubaha inlikalafuro wa Liga dhagesanjire guuri cusub aya sodaya lakin geedka cambah oo sodhacaye aya layabe iso fasir ani ah hooyo garob ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 месяца назад
ws riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo ku wareerinaya iyo naso la'aan iyo fikir iyo walwal aad la kulmi doonto waxa aad raadinayso oo kugu adkaanayo
@hibofarhan7254
@hibofarhan7254 3 месяца назад
Asc sheekhow Ayeyday oo mudo 10 sano kahor dhimatay ayan ku riyoday mar kle inay dhimatay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 месяца назад
ws waa arrimo aad ka fikir doonto oo la xiriira mustaqbalkaaga
@HabibaHussein-j6q
@HabibaHussein-j6q Год назад
Asc Sheikh waxan kuriyodi ayeyo oo mar hora dimati oo lcg isineysi plz iga so jwb
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws waa khyar iyo wax aad ku farxdo inshaa Allaah riyada ayeeyada dhimatay: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-L99e1e9qbQA.html
@Rahmogelle-f6d
@Rahmogelle-f6d Месяц назад
Sheekh waxn ku riyoday awoowgay oo mar hore dhintay oo hada sakaaraadaya ama xanunsanaya oo nafta ka baxaysa oo hadana dhimanaya Oon ooynayno ii fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Месяц назад
duco ayuu u baahan yahay
@ZuuZuu-z5u
@ZuuZuu-z5u 11 месяцев назад
Asc sheikh waxaan ku riyooday qof dhintay oo qaraabo nahay oo 3 bil ka hor oo asi iyo hooyo mashaakil ka dhexeeyeen oo raba inoo ila hadalo balse aniga aanan rabin inaa la hadlo oo aan ka dhumaanayo.shukran
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
ws riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu u baahan yahay in la cafiyo haddaad awooddo hooyadaada uga dalab inay iska cafiso
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 10 месяцев назад
Asc sheekh waxan kuriyoday aniga iyo family keyga oo dabaq qebta sare saran oo hosna xalfad kajirto dabaqa wuxu lehyahay jaran Jaro badan oo wanso daganeyna inta kale wey daganayan lkn ani markan dhex garo Wan dagan weyna oo korna ma aadi karo hoosna maudagan karo inan dhaco kabaqa hosna mudgi waye marka dambe xereg leyso xera xeregas kuso dagaa mesha iidhimin waa Mel yar hadana Wan kaso dagi weyna sheekho marar badan igu soo laa labatay riyadas aan dabaqa dhexda ka taganahay korna usocon karin hoosna aadi karin iifasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 месяцев назад
ws riyada waxay tilmaamaysa dhibaato oo in laga baxo ay adag tahay Ilaahay hakaa badbaadiyo
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 10 месяцев назад
@@barta-aqoonta aamiin ❤
@deeqomaxamedcabdi5187
@deeqomaxamedcabdi5187 6 месяцев назад
M.a alaah wll xalay ayaab ku riyooday wiil walalkey oo 21 jir ah marka asagoo nool ayaan arkay wax yarna quf bad ku dawashay camal in dhihisa gadud yar walina an dhahayo adiga waaba dhimatayee maxa kugu dhacay aniga ayaa dhahaayo qabriga sidee uga soo baxday asoo dhahaa yaan wanka soobaxay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
wiilka ma nool yahay?
@MaryanOsman-ch4uu
@MaryanOsman-ch4uu Год назад
Shikhow waxan ku riyooday quf dhintay mar hore riydana ku dhimnyo markle
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
www.riyooyinka.com/2023/08/waxan-ku-riyooday-quf-dhintay-mar-hore.html
@NadiifoRaage-rt9ee
@NadiifoRaage-rt9ee 3 месяца назад
Meed kafanxran ayaan waty mxeeythy sheeqw
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 месяца назад
fadalan soo faahfaahi qaabka riyada aad ku aragtay
@hayaathussein5069
@hayaathussein5069 9 месяцев назад
Acs sheikh marar badan waxan ku riyoday Awoowgay oo dhintay isaga oo nool Oo an la shekaysanoyo oo aan leyahy ii ducee awoowe 😢marka uu iiducaynayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 месяцев назад
ws waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof duceysan oo mustaqbal fiican helayo
@abshiroabshiro8879
@abshiroabshiro8879 Год назад
Asc sheikh waxan ku riyooday anigo hoyadey dhimatay xambarsan hoyadey ne manoola hada marna waxan ku riyooday ayado dhabteyda kujifta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws www.riyooyinka.com/2023/07/riyada-hoodey-oo-dhimatay-aan-xambaarao.html
Далее
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
28:22
Fasirka Riyooyinka Dad Dhintay oo Lagu riyoodaa
12:55
Просмотров 116 тыс.