Тёмный

FINANKA WAJIGA SIDA UGU FUDUD EE LEYSAGA DAAWEEYO IYO WAXYAABAHA KEENO . Dr faris 

Dr faris Al attas
Подписаться 411 тыс.
Просмотров 178 тыс.
50% 1

FINANKA WAJIGA SIDA UGU FUDUD EE LEYSAGA DAAWEEYO IYO WAXYAABAHA KEENO . Dr faris
𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
Face Book page : Drfaristhahi...
FACEBOOK: / drfaaris1
Twitter: mobile. account
Gmail : dr.faris@somalifirstaidassociation.org
Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.

Опубликовано:

 

17 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 477   
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇 facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks 𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇 instagram.com/farisalattas/
@nalka1878
@nalka1878 2 года назад
Abyo dhora jera ayn ku laa so hadleya lkn jwp kama helina
@nalka1878
@nalka1878 2 года назад
Ee siqasa ayn raba ina wxa ku wediyo oo ana ku dhibanahy wxan sameyana garanmayo abwe plz fursad yra lee isii plz wllo
@halimaibrahim3854
@halimaibrahim3854 2 года назад
Wajiga duldulka blz
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
@@nalka1878 wllo farimaha isoo gaaryo aad u badan anigana qof kaliya ahay, ma awoodo in aan u wadajwbo, fadalan dib igu soo celi
@hodanfaaqid1142
@hodanfaaqid1142 2 года назад
Mansha.alah xafidaka.raxman walalo.aniga.wajiga.nabro.igaso.baxayan.kadibna.baxdin.bay.isku.badalaysa.ee.talo.maxan.isticmalaa.jasakalahu.qayr
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 года назад
Sida finanka Wajiga la iskaga daweeyo 1 jooji dhaqista badan 2 ha tabtaaban finanka 3 seexo hurdo fcn 4 jooji walwalka 5 jimicso
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 года назад
Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye
@hindasalad3833
@hindasalad3833 2 года назад
Aniga kudawanaye xagee lagaga sohagagaya wll
@DAARULIIMAAN
@DAARULIIMAAN 2 года назад
@@hindasalad3833 youtube kan DAARUL IIMAAN iga daawo wllo
@muntazmuntaz8547
@muntazmuntaz8547 2 года назад
Waa kusaareey inta aad soo gubisida diinta xageeda ayaa ka qayr badan waxayaabaha dadka qaar soo gudbiyaan
@muuminnadiiq3421
@muuminnadiiq3421 2 года назад
Sidee loo yaren karaa dhidika badan ee wajiga
@abdifatahmuhumed4256
@abdifatahmuhumed4256 2 года назад
Samir same wll
@qferiiha1909
@qferiiha1909 2 года назад
Masha Allaah wa mahadsanthy Dr 💯🥰
@nemcoahmed1082
@nemcoahmed1082 2 года назад
Thank you Dr faris Al attas
@ahmedabdullahi1607
@ahmedabdullahi1607 2 года назад
Waad ku mahad santahay sxp alaha ka ajarsito dr
@princess_naduu
@princess_naduu 2 года назад
Thanks u Dr🥰
@GAANI.
@GAANI. 2 года назад
Masha alah Doctor
@wadaaye_7
@wadaaye_7 9 месяцев назад
Yes the best doctor ❤️ 😊
@xaawabashiir4450
@xaawabashiir4450 2 года назад
Mahadsanid dr dhabar xanuunka dr kaso hadal wan ubahnayne
@xaawaqaali7150
@xaawaqaali7150 2 года назад
Mahdsanid dr faris
@naimanalka8110
@naimanalka8110 2 года назад
Aniga wajigeyga runtii sacad sacad in aan u dhaqo jclhy wlhi fina isma aragno alx🤲🤲 aad ugu dadalaa wajigeyg wlhi🥰
@Maidaxasan123
@Maidaxasan123 Год назад
Abayo maxaa kaa cawiya fananka ?
@foosiyaahmed2672
@foosiyaahmed2672 Год назад
Ha noo sheegin naaya waa naagta 😜🖕😡
@kalinimoiyokaalintakoowaad8367
@kalinimoiyokaalintakoowaad8367 2 года назад
Shukran Dr
@shukricabdilahi8057
@shukricabdilahi8057 Год назад
جزاك الله خيرا جزاك أخي
@ilyasomar2183
@ilyasomar2183 2 года назад
Thanks my dr
@axmedaadan3488
@axmedaadan3488 2 года назад
Masha Allah
@rahmaslath3749
@rahmaslath3749 2 года назад
Thnks Dr
@sahalboi5012
@sahalboi5012 2 года назад
Keep going pro😍😍
@aabacali5469
@aabacali5469 2 года назад
Jazaakallaahu qeyr dre
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 Год назад
Thank you Dr
@drsnawaalhussein5354
@drsnawaalhussein5354 Год назад
Masha allah cilma aan ubaahna ayad iso gud bisey oo iga dhimna aniga allah ku sharfo
@mohamudissack2376
@mohamudissack2376 2 года назад
Thanks Dr
@shadiyasalax4155
@shadiyasalax4155 2 года назад
Masha Allah huno
@fatimaladan6463
@fatimaladan6463 2 года назад
Allahku barakeyo dr energyga kaso hadal io waxyabaha u daran
@farxiyacabdiraxmaan2216
@farxiyacabdiraxmaan2216 Год назад
waxa laga qadaa oo eegu badad wll binaanka ,??
@Kuniciil
@Kuniciil 2 года назад
Wa mAhad santahy DR🥰
@apdilahimohametaadam1486
@apdilahimohametaadam1486 2 года назад
Dr faris aad baa umahad santay cilmiga aad noo kor dhisay Ilaahay hakugu anfaco cilmiga aad nabadtay maanta waa Mahad santay mar labaad Halsu aal ayaan qabaa Doctore kawaran hadaan liin dhanaan ama liinta cuntada lagu cuno hadba saa ufahmaysid aan mariyo saabunta dharkana aan ku dhaqo wajiga Waxaan filayaa inaad ii idayn doontid
@xamdimaxamuud6783
@xamdimaxamuud6783 2 года назад
masha Allah
@aminahassan6249
@aminahassan6249 2 года назад
Shukran Dr wax badan waankafaaidaystay waxad iishegtaa kuudhka cad xaga aad kasoo iibsado
@ihsanmawlid5293
@ihsanmawlid5293 2 года назад
Asc dr mahadsanid . Su'aal ma lamarsan karaa vaseline galka blue ga ah leh ,se maxaan ku gartaa in wejigaygu saliid leeyahay?
@SacuudiIbraahim
@SacuudiIbraahim 2 месяца назад
Mahadsanid Dr aad iyo aad ayaad u Mahadsan tahay
@khadiijadaahirziyaad4609
@khadiijadaahirziyaad4609 2 года назад
Masha.allh.Dr
@faatimacawad5377
@faatimacawad5377 2 года назад
M.a thanks dr
@cismaanmaxamed7700
@cismaanmaxamed7700 2 года назад
Masha allaah wll
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid wllo, soo dhawoow
@muskamuniir2563
@muskamuniir2563 2 года назад
Thanks dr
@drsriimayuusuf3975
@drsriimayuusuf3975 2 года назад
Mashallh doctor alle ha ku xafido 👍🥰
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@wardodaauud1060
@wardodaauud1060 Год назад
Asc
@ilyasomar2183
@ilyasomar2183 2 года назад
Dr wad mahasanthy
@SaynabMohamuud-cw2vk
@SaynabMohamuud-cw2vk 5 месяцев назад
Thanks for ❤dector
@AaminaCabdirisaaq-ek5ve
@AaminaCabdirisaaq-ek5ve 19 дней назад
Allah ha kubarakeeyo dr
@farisdahirsayidahdmed8627
@farisdahirsayidahdmed8627 2 года назад
Masha llah dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@shaymaupdalle2412
@shaymaupdalle2412 2 года назад
Tnknz you dr
@ceynurahma2232
@ceynurahma2232 2 года назад
Mahadsanid dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@tiktoksomalifuns
@tiktoksomalifuns 2 года назад
ok dr waad ku mahadsanthy taladaada
@abdinazir8466
@abdinazir8466 2 года назад
Asc Dr waxaa ka soo hada shaa timaha wajiga ka soo baxa io lugaha io gacmaha waxa badiya io wax yalaha keena inay qofka ku bataan isda cadiga ah ay ka xadgudbaan dadka qaarna ma lahan qaarna way leyihiin ayaan dhan baa barayee thanks Dr
@Samsamcabdilaahi4119
@Samsamcabdilaahi4119 22 дня назад
Mahadsanid wll❤❤
@MonaMona-qd1ft
@MonaMona-qd1ft 2 года назад
Masha allh Thanks wll
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@shiinefuelstationandsuperm5378
@shiinefuelstationandsuperm5378 2 года назад
Finanka wajiga maxaa biiya
@axlaanaxmed6098
@axlaanaxmed6098 2 года назад
Thanks walll
@lakiaxmed2918
@lakiaxmed2918 2 года назад
Msha alh dr muqaladadu ima dhafan adban kutageraa waxbadan baankaa faiday
@YahyeAfey
@YahyeAfey 2 дня назад
Thanks 😊👍
@xafsasaleymaan2468
@xafsasaleymaan2468 2 года назад
🤔🤔🤔 shukrn
@ilwaaddahir2108
@ilwaaddahir2108 Год назад
Mahadsanid dr intaasba waa sameya dhafar waxan arko waa ku tijaabiya walwalna sido kale subxanalalah
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Год назад
✔️
@user-xd9jz1vy7n
@user-xd9jz1vy7n Месяц назад
Waa mahadsantaha wll mcn
@sayidali3119
@sayidali3119 2 года назад
Shukrn dr faris 🙏 Waxan raba ina kaso hadasho mxaa sababo xasasiyada iyo side laisaga daweyn karaa ????
@naruuronalka1711
@naruuronalka1711 2 года назад
asc dr qer allha kusiye wajiga dul dulelada maxa biiyo io nabraha jasaka allha qer
@Cabdiraxmanismacilxasan
@Cabdiraxmanismacilxasan 11 месяцев назад
M.a Dr Allah ku barakeyo waxan jeclan lhaa mel an kaga so xiriro inad irebto dhibato dhanka wajiga ihaysato 🤕
@user-pc7ne3wi6n
@user-pc7ne3wi6n 2 года назад
Thanks wall Sharaf bdn
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@muxamedcabdulahi8050
@muxamedcabdulahi8050 2 года назад
Keep going dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid wllo, soo dhawoow
@nuurugas5248
@nuurugas5248 2 года назад
@@drfarisalattas asc wall isoo qor lambarka WhatsApp
@nuurugas5248
@nuurugas5248 2 года назад
@@drfarisalattas si aan iga taliso finanka
@shukriaadan2915
@shukriaadan2915 2 года назад
Asc dik toore wajiga geeg salii badana baan kuleeya hay waxaan ubaaha nhay kareema da wajiga finan kaleh iyo foosh wyash tilmaanta meel aakaheli karo mahadsamida
@samira-te2xh
@samira-te2xh Год назад
Thanks 😊 wllke mcn
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 2 года назад
Dr bomatada CLIN-CAP ayan isticmala Dr ima qorin ma dhib ayey ii keneysaa❓please iso jawaab
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 года назад
Hore usoco doctor
@libanmohamed4690
@libanmohamed4690 2 года назад
Dr marwalba wey igusoo laalaabtaan waliba xili walba aan stress dareemo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
wllo qaado talooyinkaas, sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@libanmohamed4690
@libanmohamed4690 2 года назад
@@drfarisalattas shukran dr❤🙏
@abdalla2527
@abdalla2527 2 года назад
dr si gaar ah ii soo qabo adigoo mahadsan
@nafisaliiban4138
@nafisaliiban4138 2 года назад
TNX U DR
@waliidfosi8950
@waliidfosi8950 2 года назад
Dr jasakalah
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
mahdsanid wllo, soo dhawoow
@user-yc9nh8dm9z
@user-yc9nh8dm9z 5 месяцев назад
Thanks
@user-ln4re1qk3z
@user-ln4re1qk3z 5 месяцев назад
Merci
@cadaawemohamed6337
@cadaawemohamed6337 2 года назад
Dr aniga wajiga finan ayaan ka leeyahay waxaad ii soo sheegtaa kareem natural ah oo lok isticmaalo
@hodanfaaqid1142
@hodanfaaqid1142 2 года назад
Mansha.alah xafidaka.raxman
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@ilyasomar2183
@ilyasomar2183 2 года назад
Nosobadi hore usoco dr ficna thy wlhi
@samirdoon7131
@samirdoon7131 2 года назад
Asc dr .waan kuu bahanahay xagee kaala soo xiriiraa
@roodacabdilaahi7217
@roodacabdilaahi7217 3 месяца назад
Thanks Thanks
@sataralachannel9425
@sataralachannel9425 2 года назад
Masha allah shukran dr
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@samsammohamed1112
@samsammohamed1112 Год назад
شكرا
@ifraxahmed9334
@ifraxahmed9334 2 года назад
Dhakhtar wajigaygu finan iyo saliid ayuu leeyahay dhakhaatiir badan ayaan la xidhiidhay wali dhakhtar ciladayda ii sheega waan waayey waxaan rabaa in aan kula soo xidhiidho waxaan rajaynayaa in aad ii soo Jawaabi doonto dhakhtar,
@abdiqaniabdullahi2888
@abdiqaniabdullahi2888 2 года назад
Halkeed ku sugantahy wll aniga kuuhaya dawo Germany ah 24 saac gudahoodna kaaga tirtiraysa dhamaan finanka nooc ayihiin iyo madmadowga ilaso xidhiidh insha Allah
@xalimomukhtar6705
@xalimomukhtar6705 2 года назад
Walal qali Allah hakudhowro jisakallahu kheyr ilahy dartisa ayn kujeclhy
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale wllo, soo dhawoow
@Najma-mu5gb
@Najma-mu5gb 10 месяцев назад
Allaha ajar kaa siiyo cilmigaaga Wiilkaan waxaan ka faaiiday vidoe yaasha uu you tube ka soo dhigo Wax yaabo badan waxaana ka mid ah faruuryaha bukado dhalmada oo wareerto iyo kuwa kale video gaane inaan kaa faaiido ayaan rajeeynaa
@haawodoore6985
@haawodoore6985 2 года назад
Mahadsanid dr ❤❤❤❤
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@Mohameddiriye10
@Mohameddiriye10 2 года назад
Sxp beans [digirta ] io ukunta ma saamayn bay kuyeelan karaan fininka thanks
@hibanuura4612
@hibanuura4612 2 года назад
Allfa shukran wataxiya min hiba maxamud 🖐🌹
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@abyana3671
@abyana3671 2 года назад
Dr aniga xasaasiyad ayaan wajiga kuqaba io cun cun wan saliid miran maxa ugu fican oo isticmali kara
@X.VALVERDE123
@X.VALVERDE123 8 месяцев назад
❤hye dr
@Najah-Moha.7.
@Najah-Moha.7. 2 года назад
Asc dr aniga finan man lhyn lkn waqtiydn danbe marky cadada I imanayso yan isku arka aqon na uma lhyn o wa iska dilaciyay hdana waxa igu so bilab maya dulduleel e maxa sameya wajigygana salid mlaha o wa normal iska qalayl ah mana isticmlo make up io karinba biya cad le ku dhaqda mahadsanid wxn rajyna inad iso jwbto
@ceynicumar9562
@ceynicumar9562 2 года назад
Qeer allah kusioyo
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@abdiweilmohamed6053
@abdiweilmohamed6053 2 года назад
Asc dr
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 года назад
Mahadsanid dr, anigu ilaa iyo 2013 gii ayaan lahaa finanka wajiga, balse intii lagu gudajiray sanadkan ayaan akhriyay maqaallo ka hadlaaya mawduucan oo google ka kujira markaas ayaan talaaboyinkii qoraalka kujiray qaarkood kudhaqmay, qodobka kowaad ee aan isleeyahay finanka wejiga inuu iga kexeeyay alle kasokow. Waa dhaashiga wajiga oo aan gebi ahaanba joojiyay noocuu doono ha ahaado ama saliid ama creamo e.
@alonso8043
@alonso8043 2 года назад
Sxp meel akala so xariro number whats appkaga isheg
@meykalcade779
@meykalcade779 2 года назад
Asc sxb ana igu caawi
@cabdiamin3591
@cabdiamin3591 2 года назад
Wll ii caawi
@user-dn4pn7hm6w
@user-dn4pn7hm6w 9 месяцев назад
Dr integumentary ka soo hal
@xamoudanour7741
@xamoudanour7741 2 года назад
Doctor marka hore wan Ku salmay een fidyo ka hadlayo no so same finaanka sanka nor kiisa Ku yaalo balck head mahadsanid
@IBRAHIM10Cali
@IBRAHIM10Cali 3 месяца назад
Maash alah
@mohamatdekchannel9029
@mohamatdekchannel9029 2 года назад
Dr faris waxan ka codsan laha inad kaso hadashid kaninka lo yaqaano indol
@faayfoonge7089
@faayfoonge7089 2 года назад
Wllo dhawar xanunka maxakeno oo zaidka ah oo laga istagi karin thank you so much 💓💗😘💖😊💕
@caashomaxamed1997
@caashomaxamed1997 2 года назад
Majiraa saabun ufiican
@Ina.mataan
@Ina.mataan 2 года назад
Asc dr waxaan ahay gabar marka uu caadada ii imaado dhabarka finaan ayaa iiga soo baxo marwalba oo caadada ii timaato maxaa sababay xitaa haduu caadada iga qaldanto xilii caada waay iga soo baxayaa plz jawaab dr
@shamsobashiirshamsobashiir2292
Kula mid ahay
@cabdiraxiinmaxamed2819
@cabdiraxiinmaxamed2819 2 года назад
Asc dr wajiga finan ayuu iga leeyhy waxna ma isticmalo Karim io sabun mrka mxaa udaawa ah
@hibougaas5600
@hibougaas5600 2 года назад
Masha allaha alowa waxawalabo oo xunaa kaqawo🤲🤲🤲
@drfarisalattas
@drfarisalattas 2 года назад
aaamin wllo, sidoo kale mahdsanid wllo, soo dhawoow
@barbahariawil2656
@barbahariawil2656 2 года назад
Thank you so much
@abdalla2527
@abdalla2527 2 года назад
dr haddaan isticmaalo kwrn green stic mask ma waxyeelo ayuu ii geesanayaa ii soo jawaab adigoo mahadsan
@cabdinuursheekh-3645
@cabdinuursheekh-3645 Год назад
Mashallah
@luckykhadar5833
@luckykhadar5833 Год назад
Asc dr aniga weekna finaanka adunka iga soo baxa weekna way iga babaan waana laabta dhabarka wajiga maxan ku daweyaa adoo raliya
@deimond9187
@deimond9187 2 года назад
Dr faris
@zermuniirchannel6395
@zermuniirchannel6395 2 года назад
No so bada kuwan zxp ado mahad san
Далее
WAJIGA SALIIDA LEH IYO SIDA LOO DARYEELO | OILY FACE
7:10
Qaababka Hurdada Iyo Shakhsiyadaha Ay Ka Turjumaan.
8:02
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 790 тыс.
HAARAHA WAJIGA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAWEEYO.
10:26
FINANKA WAJIGA IYO SIDA LOO DAAWEEYO
8:02
Просмотров 22 тыс.
NAFAQA UGU MUHIIMSAN LUGO XANUUNKA
6:54
Просмотров 3,7 тыс.