Тёмный

Gabar Somali ah, oo ay habar Gaalo ahi siisay £30,000😍😍 in London 

Caaliya Sharif channel
Подписаться 43 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 2 года назад
Wixii illaahay ku siinayo cidna kaama hor istaagi karto.Allaahu Akar.
@mahaddaahir7466
@mahaddaahir7466 3 года назад
Mahadsanid sida daacadda ah ee aad noogu sheegtay waxa london ka jira. Thanks alot.
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 3 года назад
Aliyah Quruxeey keep going my sister
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 3 года назад
Walaaley ana habar sii dhimaysa isoo qabo aan dhaxlee 😆🤣😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
🤣🤣🤣🤣
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 3 года назад
kkkkkk
@mrali3601
@mrali3601 3 года назад
Wa dad naxariis badan haday ku bartan, markay dhiman raban eyga ama mukulasha ama hayad sadaqo sida kuwa xayawanka bal lacagtoda uga tagaan
@bashiirmaxamuud4747
@bashiirmaxamuud4747 3 года назад
ASC: Caaliya si aada baan kuu dhegaystaa fekerkagana waan ka helay qof ahaana waadba i soo jiidataye si gaara ma laguula xidhiidhi karaa? MHDSANID.
@مليونمليون-ف8ن
@مليونمليون-ف8ن 3 года назад
Masha Allah waxaay aheey ineey islaamka usheegto قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ان يسلم على يدك رجل واحد خيرا من حمر النعم
@Cawrala10
@Cawrala10 3 года назад
Manshallah tabarakallah gabdhani waan jecelahay ilaahay amarkii 😘😘😘😘
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
@Umalkheyr Alla ha ku jeclaado xbbti❤
@Cawrala10
@Cawrala10 3 года назад
@@Caaliyasharif 😘😘😘
@darwishka5669
@darwishka5669 3 года назад
@@Caaliyasharif caaliya walallala ma helikaraa telkaaga waxbaan ku waydiin rabaye
@abdullahiahmed903
@abdullahiahmed903 3 года назад
Masha Allah Waxad ka hadashay wa sax Allah ku xafido walashey qaliga ahayd
@umuayman757
@umuayman757 2 года назад
Masha allah hada ayaan ku soo biiray channelkaan waan ka helay London ayaana ku noolahy 5 sano
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Soo dhowoow Umu Ayman xbbti🥰🥰
@umuayman757
@umuayman757 2 года назад
@@Caaliyasharif 💐❤💯👍 Facebook ma leedahy
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 3 года назад
Maasha allah good information Caaliya cadey 🥰👏
@halimomohamed1790
@halimomohamed1790 3 года назад
Woow was amazining
@ahmedfoorahmedfoor2186
@ahmedfoorahmedfoor2186 3 года назад
Thanks my sister
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 года назад
Gabadh kalana waxaan maqlay denmark 🇩🇰 ayaa islaani u saxeexday guri dhan
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er Год назад
Asc Masha Allah wll kheyr badan Allah hakusiiyo
@omaliyahafifa
@omaliyahafifa 3 года назад
Masha Allah am proud to call myself a Somali.
@waanjeclahayallaah4895
@waanjeclahayallaah4895 3 года назад
Masha allah caliya waaan ku jecalahay wanah ka helay wllshay qofki labad oo you tuber aan tagero bah tahay adi iyo gabar kalo jawahir xusen la dhaho Waan idin jeclahay mar un Waan idin la kulmaya ani waxaan idin ka soo salama meel idinka foog Balse malin un waa rajeynaya ina live isku aragno ❤️
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Mashallah ♥♥
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 года назад
M.allah Guulayso Mamo
@daafahamedia9544
@daafahamedia9544 3 года назад
Qofyahy dhabti wan ka helay ma single mother bad tahy
@mrsayid3640
@mrsayid3640 2 года назад
Amira mashaa allaah tabarakallaah wll qalbi wanagsan baad tahay .ilaahay ha kugu sugo qalbi wanagsanaantaas wllo
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 года назад
Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha sheegadan thanks for sharing qaaliyeey.
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 3 года назад
Masha Allah
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 Год назад
Xijaabka waad Xakameysey Masha Allah 😂
@hafsaabdulahi1164
@hafsaabdulahi1164 2 года назад
Kkk caliya anigaiboking garee Keerka wasosodaye shariifo cadey habaryartana watahay
@maryamaibrahim1745
@maryamaibrahim1745 3 года назад
Mnshllh qiisaficn hadad asxan sameysiid ilhy ba kugu naxarisanaya khasatan dad ka jilicsan sida carurta wayelada ama b a dadka hahiyaha garka ah qaba ciidkasta alle wey ubahan tahy naxariistise
@SuperLaila94
@SuperLaila94 2 года назад
MashAllah ♥️
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 3 года назад
Sheeko iyo bar masha allah daacadi marna ma hungowdo runti mahadsnid abayo wan kugu cusbahay wana ka helay Chanel kaga❤️
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Sumaya quruxeey soo dhowoow xbbti♥️♥️♥️
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 3 года назад
Mashaa Allah abaayo Information fiican ayaad naga bixisa Waa madsan tahay ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🌹🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@muxubohussein9808
@muxubohussein9808 4 месяца назад
Waa runter walashey
@hamdifarah9900
@hamdifarah9900 3 года назад
masha alaah jazaakalaah kheyr abaayo aad baan ukahelay Qisooyinkaak horay usoco quruxeey
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Thank you xamdi xbbti 😍😍😍
@jiniinsi9726
@jiniinsi9726 3 года назад
Soomalida odayaashii iyo habrihii eey haayeen ayeey u cawaaadeen dadkeygi dagaalda soomaliya ayeey kudhinteen wax mahaaysti aa cawaad leen cusub waaye somaali caadi mahan
@farhiaaddedadeed1836
@farhiaaddedadeed1836 3 года назад
The power of when you don’t expect anything
@sharifoyasin7876
@sharifoyasin7876 3 года назад
Asc abayo hada yan kugusobiray
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 года назад
Mansha allah, Caaliya Quruxleey allaha ku dhowro ❤. Maanta ayaan kugu soo biiray ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Soo dhowoow xbbti qaali😍😍😍
@salmayaxye7130
@salmayaxye7130 2 года назад
Manshalaah ❤️❤️❤️.caaliya.Quruxleey.allaha.ha.ku.dhawro.qabbti.qali.maanta.ayaan.kugu.soo.biiray.👍👍👍👍👍
@marwaadan7906
@marwaadan7906 2 года назад
Mashaallaaah tabarakallaaah manta kuugu soo biiray xbbty 🥰🥰🥰🥰🥰
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Soo dhowoow Marwa cadeey🥰🥰🥰🥰
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 3 года назад
S.sare keeb going inshallaah kariim
@updirahmanmuztafe9793
@updirahmanmuztafe9793 3 года назад
MncHa allH wlzhei horE u soco
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 3 года назад
Caaliyo shariif mom keeb going xbb
@alamalam-ib7iz
@alamalam-ib7iz Год назад
Mashallh shaqo lagama xushodo
@ayaanaadan9212
@ayaanaadan9212 3 года назад
Waa wax fiican
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 года назад
Mansha allah ale baa uga soo qaadey
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 года назад
Maashaa allaah wll
@halimomohamed1790
@halimomohamed1790 3 года назад
Thanks 🙏🏾 abaayo
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 3 года назад
Mashalah walaasheey manta kugu zoo biiray waxad shegayso was run
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Soo dhowoow x bti😍😍😍
@fadumomohamud3876
@fadumomohamud3876 3 года назад
Masha Allh✌️❤️👌
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 года назад
masha Allah sis😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 2 года назад
From kismaayo Bal warka nasiib caaliya🌹🌹
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Soo dhowoow Fatima
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 года назад
Mahadsanid abaayo💖
@AshTheAestheticGirlX
@AshTheAestheticGirlX 3 года назад
Masha allah abaayo
@cqaniibrahim1608
@cqaniibrahim1608 2 года назад
Hooyo visa london iikcaawe lacag waanhaystaa 25000kun$
@ducoofficial
@ducoofficial 3 года назад
Mamo kiip going
@fadumomohamud3876
@fadumomohamud3876 3 года назад
Keep going
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 года назад
Caaliyo abaayo hadu qofku shaqeeyo ilaa 2000 kirada ma laga bixinaa
@shaxshax7836
@shaxshax7836 3 года назад
Maxaa ka wadaa ilaa £2,000 hadaa shaqeyso kirada ma lagaa dhibayaa miyaa🤔 hadee sidaa tahay bishii hadaa sameyso lacagtaas waa in aad guriga iska bixisaa xitaa hadaa £1,000 hesho waa in aad iska dhibtaa laga yaabaa in wax yar lagugu daro hadii aad kun ka yar qadato.
@samira-dg3qd
@samira-dg3qd 3 года назад
Wa runta abayo shekonyin kada wan kuhasta🥰🥰😍😍
@fartunwarsam9487
@fartunwarsam9487 3 года назад
kkkkkk
@afiarte8318
@afiarte8318 3 года назад
waad salaamantahay caaliya
@hani261
@hani261 2 года назад
Ano somalia 20 sano wax barasho ku dhumiyay o shaqo sare haysta cleaner noqon mayo wan jecla ina shaqo sare ka shaqeyo
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 3 года назад
Mashaa Alaah
@YazinDhere
@YazinDhere 3 года назад
Both somali women & men are not tuugo. Lkn wa dad Qabyaladu wad walba kala wayn tahay
@maryanhassan4347
@maryanhassan4347 3 года назад
Wax fian aya ka hadashay weldon fhanks
@fatmaali9747
@fatmaali9747 3 года назад
Jariyad
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Jaariyadu sow shaqo ma aha walaal🤔
@sacido1721
@sacido1721 3 года назад
Maansha alaah good history
@abdirihinyare1064
@abdirihinyare1064 3 года назад
Shaqo ceeeb ma aha midaaa ayaa runa Wlshay shaqo la aaan ayaa ceebe ah
@mikemoo8125
@mikemoo8125 2 года назад
Masha AllAH , good information, God bless u.
@hindamohamud7502
@hindamohamud7502 3 года назад
Si fiican baad u gudbisey
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Thank you Hinda😍
@siamabdiris99
@siamabdiris99 3 года назад
Dumarada kashaqeya wayelada nimanka ee umedhaya xata jidhka many xaran ahyn
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Rag baa personal care ka u sameeya aroorta hore. DumRku qadada iyo daawada iney siiyaan bey badanaa qaataan.
@siamabdiris99
@siamabdiris99 3 года назад
@@Caaliyasharif anaba arkay dumar umedha xata xubinta
@cabdifitaxababi8725
@cabdifitaxababi8725 3 года назад
Thanks ( sister)
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩
@ibrahincabdi7328
@ibrahincabdi7328 3 года назад
Afsml ubadihadalkaaga calaashaanlamafahmay
@Coolgranma
@Coolgranma 2 года назад
Maashaa Allaah,, TabaarakaAllah
@luulahmed5767
@luulahmed5767 3 года назад
Haa wll sacudigaba somalida waa amin ey dhahaan anigaba waka shaqeyn jirey hada waxaan jogaa Holland mansha allah qaslada omada iyo lacata meel darbi aa lacagta ku shubee omadan sido kale qof majogto qaladaha lacagta meel aad kushubee qaladan wa shidanee wll
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Mashallah ♥ waa runtaa
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 Год назад
Kkkkkkkkkkkk qarxi😂
@luulahmed5767
@luulahmed5767 3 года назад
Asc
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Wms xbbti qaali😍😍
@XAKIIM4
@XAKIIM4 3 года назад
Warkan Coldoon Ma Gaadhsiisay In Aan Aadamahu Kala Maarmi Karin Gaal Iyo Islaam.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
😂😂 Coldoon ma dhihin yaan la is gargaarin ee wuxuu yiri yeysan kuugu soo dhexdhuuman gargaarka🙄
@dahabisak8383
@dahabisak8383 3 года назад
Walaalkeey Coldoon saas madhihin qalad baad kafahantay ee xaga diintuu kahadlay taasna hadaad fahmaysid ee gaalo yaan ladhexgalin madhihin
@Bigflashlight1978
@Bigflashlight1978 3 года назад
Jawaab qurxoon ayaad siisay.manta atam kugusoo biiray and I loved your sheeko abayo keep it up
@assahaab
@assahaab 3 года назад
Bal farxaddu ha inoo dambaysee diin ahaan ma bannaan tahay in Muslm u gaal dhaxlo? Mise lacagi waa qaadasho say doontaba ha ahaatee!!!
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 года назад
Shiikh Usuuli weydii 😁😁
@aminanur2943
@aminanur2943 3 года назад
Haa Abdulkariin qofka muslin ka ah gaalka wuu dhaxli karaa. Laakin gaalka muslin ka ma dhaxli karo. Tusaale hadii aad diinta islaamka ka baxdid aabahaa wuu ku dhaxli karaa ha duu Muslim yahay. Laakin aabahaa haduu diinta kabaxo kuma dhaxli karo. Waayo gaalka muslin ma dhaxli karo. Muslin ka Haa.
@assahaab
@assahaab 3 года назад
@@aminanur2943 Mahadsanid walaashiis... laakiin in kasta oo ay jiraan culimo sidaas aragta haddana xaddiithka Nabiga صلى الله عليه وسلم sugnaaday oo saxiixa ah wuxuu leeyahay لا يرث المسلم الكافر ولا الكافر المسلم... oo macnahiisu yahay in aanay 2du is dhaxli karin.... Ilaahay khayrka ha na waafajiyo.....
@abdiroble3317
@abdiroble3317 2 года назад
Lamawcawiye kuushkanubadalaydheiyomatagankamaydhaymaxakudidaykkkkkkkk
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Oo ma ceeb baa haddii la bedelo waa caadi waana shaqo walle
@abdiroble3317
@abdiroble3317 2 года назад
@@Caaliyasharif intasiwakaftandulqadkagalatijabinanay xadariyadayaadtahay alahakuxafidooinader
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 года назад
masha allaah
@haniabdikadir5967
@haniabdikadir5967 3 года назад
a
Далее
1)BARO FIQI WAQROON iyo sagaalkiisa kidin.
7:54
Просмотров 2,7 тыс.
Ninka aad ku aragto 5-taan dhaqan ka fogoow!
20:21
Просмотров 23 тыс.