Тёмный

Gabdhaha yaryar ee odayaasha laguqasbo😪 

dhaqan kaaba
Подписаться 224 тыс.
Просмотров 769 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

1 авг 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
Muqaalka liketa ubadiya inta kaxun gabdhaha odayaasha lagu qasbo Siiina sheergareeya Sidookale qayb labaad ma usoosameyaa🥰
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 2 года назад
Kkkkk haa usoosamee
@sumayomohamod5550
@sumayomohamod5550 2 года назад
Haaa abayo part two lasoo dhaqso
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 2 года назад
Haa wllshy
@maxamedcabdilaahi2394
@maxamedcabdilaahi2394 2 года назад
Ax ax wlllhi anuu waan arkay inbadan
@mohamudilmi2587
@mohamudilmi2587 2 года назад
Soo samee
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 2 года назад
Jiliinkaago waa 100%dhaqankaba ❤❤🙏
@baariyowabdallebaariyowabd6193
@baariyowabdallebaariyowabd6193 2 года назад
Wlhi gobol kasto iyo melo badn be kadhacday rafad iyo xanunbo we somaren😢😭meel muhim ba kahadshay aad bad umahdsnthy dhaqankabo
@aliayeh9449
@aliayeh9449 2 года назад
Sc,ader waa run arrintaasi waa jirtay wayna jirtaa oo gayiga soomaalida waa dhaqan ayka mideysanyihiin,diintana way ka fogtahay, waxaana jira oo an arkay gabadh ayku dhacday, waxana la iigana sheekeeyay gabadhu haddey saddex jeer inka badan kabaxsato duqa lagu xidhay, waxa laga dalooliyaa sanka kadibna waxa lagaga xidhaa sanka xarig, waxana xariggaa lagu xiraa awrka geela ah dabadiisa, dabadeed awrka nin socod badan ayaa hoggamiya, maalin dhan ayuu lasocdaa,oo buur iyo bannanba wuu lamaraa, haddii ay gabadhu siduu usocdo awrku usocon waydo, awrku wuu jiidayaa kadibna sanka meeshii laga dalooliyey ayaa jeexmaysa, waa nooc kamida cadaabka ama tacadiyada lagula dhaqmo gabdhaha si loo ogolaysiiyo duqaha waalidiintoodu kuqasbaan. Hadda waxa lajoogaa waqtigii laga tirtiri lahaa meelaha weli lagaga dhaqmo ee degaannada soomaalida.wsc
@sumayomohamod5550
@sumayomohamod5550 2 года назад
Qaabka aad ujileysid baa qosolka iga dhameysay
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 2 года назад
Wlhi waxa aad so dhigta dhan waa wada muhiim, masha Allah dhaqankaaba channel aan jeclaha.
@rasmireysofficial4470
@rasmireysofficial4470 2 года назад
Masha allaah abaayo hore usoco keep going my sister 😭😭♥️
@naxwoibraahim5858
@naxwoibraahim5858 2 года назад
Hhhh Wiiilasha si fiican ay u jileen Masha Allah
@xaliimonuur8419
@xaliimonuur8419 2 года назад
Wiilal miyaa oday u egyihiin😁
@dadarmnaganbr752
@dadarmnaganbr752 2 года назад
😭
@dadarmnaganbr752
@dadarmnaganbr752 2 года назад
❤️
@Adelina24244
@Adelina24244 2 года назад
Hahahaha
@kofianoyare6032
@kofianoyare6032 2 года назад
This is the reality that happens in the Somali community
@ismaaciilhiiraay8560
@ismaaciilhiiraay8560 2 года назад
Somali ku hadal
@nacimajamac1125
@nacimajamac1125 2 года назад
1wsx vbnu6883ezxxuhv jkigyyyioojvcdt7779ojxzsr
@garanmuuse4607
@garanmuuse4607 2 года назад
Fhvfttfhhg
@kaltoumragueh6288
@kaltoumragueh6288 2 года назад
intaan wax daawaday waa vidéo gii iigu cajiibka badnaa aadna waan uga naxay marar waan qoslay sida quruxda badan ee loo matalay
@ugaaskailkacase5886
@ugaaskailkacase5886 2 года назад
Ha walhi
@faizalabdullahi2891
@faizalabdullahi2891 2 года назад
I would never do this to my daughters
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 года назад
Lacagta ku waleso marka wa ilaabe🤣✌️
@dr.sakarieadem1324
@dr.sakarieadem1324 2 года назад
Everything is possible when ever you live in the world
@munaxasan7262
@munaxasan7262 2 года назад
Faizal 🥰🍹
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 2 года назад
Waxaad tahay da'dka haku cabirin iyo lacag ka jacalaysi ubad
@sahroahmed7763
@sahroahmed7763 2 года назад
Sax
@issaibrahim8892
@issaibrahim8892 2 года назад
Maasha.allaaah, Gabadhu weey soo guryonoqotay. Xaafad kalle ma,aysan aadin waa jilliin wacan.
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 2 года назад
Habo waad kusaxantahay wiil aan habaryar u ahay ayaa igaga shekeyey gabar lasiyey oo diidey kadib katiinad loogu dhax xirey qola jiifka asagaa iga shekeyey aniga markaas wadanka waan ka maqnaay gabadhiina uma dhaqmin wey carartey aaqirki wuu furey waliba waa muqdisho dhaxdeeda baayiya mahan aniga sheekadi ayaan ilaa hada kanaxsanahay qofka ey kudhacdey kawaran qalbigeeda gabdhaha uqubo badan ayaa laga galaa ilaa hadana laga galaa Allaha naga qabto nimanka habo noo sobadi qisooyinka dhibaatada gabdhaha loogeysto sida guurka kufsiga dilka iyo ilmaha lagu dayaco I.W.M. Kheyr Allaha kusiiyo.
@hoodoiyonasiib9861
@hoodoiyonasiib9861 2 года назад
Ubaxeey aad baan uga xumahay waxa ul iyo xarig kugu dhacay si aad noogu soo gudbiso sheekadaan😂😂 Mahadsanid quruxeey❤️
@nimcosaciid5526
@nimcosaciid5526 2 года назад
Kkkkkkk ubax wa igagAdan thy
@abdulqadirhusenali8146
@abdulqadirhusenali8146 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 war saan uqoslaayay idhahyga biya ka imaaday waa qosol waa tusaale waa muuuqaal cajiiba xaqiiq
@FADSO
@FADSO 2 года назад
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@ahmedalihassan2970
@ahmedalihassan2970 2 года назад
Mashllh wllshda waa mowduuc muhiim
@saadiabilow6336
@saadiabilow6336 2 года назад
Masha Allah this is exactly our somali culture specially in north-eastern kenyan.
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 2 года назад
Subxallaha subxallaha wan ka xumahay walahi 😭😭😭😭😭
@Peysoney
@Peysoney 2 года назад
Wallahi abayo taas in laga hadlo waa jacelay Mahad sanid wallhi maa fiicna waxas Oo kale duuq waye mesho ka duuceysan laha Oo gabar Oo dhaali karo boqol mar aya raba taas Oo kale waxa lagu tilmama dooqon nimo wallhi 😓😓🥺🥺🥺😢😢😢😭😭😭😭😭😪😪😪😭😭😭
@medi5890
@medi5890 2 года назад
Walalaha musliminta iso boqda please sharudhaha waxyar aya igadiman
@abass2818
@abass2818 2 года назад
Keep going wll
@Abwaan-Halgan.
@Abwaan-Halgan. 2 года назад
Jiliinkan waa 100% dhaqankaba sidan sax mahan
@amiraqurux4384
@amiraqurux4384 2 года назад
Waxad qortay community qurx San kadib sawirka kusaran galay waxad nasiib kuheshay Inan kusaro suBscRibed🙏😁😁😂
@leylomakaran9470
@leylomakaran9470 2 года назад
Yrjyhec
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 2 года назад
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiiya
@nrx8684
@nrx8684 2 года назад
Galguduud waa meesha aan Somaliya ugu jeclahay, dhaqan xumada gabdhaha la qasbaayo halaga tir tiro Galguduud!
@zuhraabdullahi1763
@zuhraabdullahi1763 2 года назад
Mashaa ALLAH waa wacyi galin lobahanyahay dulmiga laga galo waye gabdhaha ceeb ALLAH haasturo 💕💕💕💕
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 года назад
Odayaasha sifiican beey ujileen😂👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 waa Arin xun runtiii
@canabosman4064
@canabosman4064 2 года назад
Mansha allah abayo ariin fiican waayo taso ban dhigtay
@safaodorosh286
@safaodorosh286 2 года назад
Masha Allah Allaha ku xafido Dhaqan Kaaba waa gabar fiican Muuqaalkan wan ka helay noo so Badi my sister wan ku jeclahay ❤ Qisadan wan maqlay balse ma arag Waana qiso dhab ah oo dhacda.
@deeqdeeq59
@deeqdeeq59 2 года назад
Waa Arin xaqiiqo ah Gabdho walalahey ah ayey Ku dhacday Aniga wan yaraa xiligas xasusteyda kamago do Mid magalo ayaa Lagugursaday ninka waa kaguqasbay Markey socarartay gurigisa ayaa Lagucekshay Sisilad ayey kucirnanjirtay Sidaas ayey HAL canuga kudhashay Wa xanuun arimkas Ilaa hada masakaxdeda maficno Waa gas ayaa waxgaren
@ashaqaar7330
@ashaqaar7330 2 года назад
I will never ever do to my grils ❣️💕🇺🇸
@Candyg14
@Candyg14 2 года назад
What’s that got to do with America flag.???
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 2 года назад
Masha Allah diinteena qasab ma ogola wa diin darro Allaha nasoo hanuuniyo
@abuucali5963
@abuucali5963 2 года назад
Balse lasoco diinteena inay nafarayso in wilaayada ay hayaan waalidiinta cideey doonaan siin karaan oo Muslim ah sidoo kale nama farayso gabadh ama inan inaan wadooyinka iyo gidaarada la'istaagno hadaba haku xadgudbin dadka dhaqankeena diinteena way isleeyihiin mana ubaahnin dhalanyaro xumoo diinta Alllah kafoogaday inaan dhaqankeena ugu tagno Allaah haku soo hanuuniyo
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 2 года назад
@@abuucali5963 dhaqanka xun ee gabadha hadey diido diin maqabto in lasbo iskaba daa in lajirdilo oo looxirxiro Allah xaquuq wayn buu siiyey dhaqankaa qudhunka ah haku lamaanin diinta wa in ladabar jaraa قال رسول الله صلى الله عليه وسلم(لا تنكح الايم حتى تستأمر ولا تنكح البكر حتى تستأذن)
@MyHoonta
@MyHoonta 2 года назад
Like i saar Hadaad umeleyso gabadhaan in ay soo daawatay sheekada qori ismaris 5ta gabdhood abahood siinaaayey
@samaramoha7133
@samaramoha7133 2 года назад
It's really hilarious waan kaheley jilinka keep going xppti Africa oo dhan ban dhaqankan kua rkey
@dr.sakarieadem1324
@dr.sakarieadem1324 2 года назад
Machallah sister howl dag ayad bulshadena uheysaa wana wacyi gelin muhiim u ah bulshadena somaliyed
@scadeeymoha8188
@scadeeymoha8188 2 года назад
Beautiful sunset😍
@user-bd7rz7sb7m
@user-bd7rz7sb7m 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة ماشاءالله الله ولا حول ولاقوة الابالله تبارك الرحمن أختي الكريمة اعانك الله من فضله يارب حياك الله حياك الله حياك الله من سوريا المنكوبه وصلى الله على محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا إلا يوجد ترجمه
@cayushsomali2669
@cayushsomali2669 2 года назад
مش واقعي اعني هدا فيديو بس تمثيل من العادات وتقاليد صومال بالزواج ان يجبر اب ابنته بشيخ كبير
@ikraanhalane1637
@ikraanhalane1637 2 года назад
جزاك الله ياkamr zman على تشجيك وسلمكم الله يا أهل سوريا اعانكم الله وجعل بلادكم مستقرة آمنة
@sharmaakemohamed3889
@sharmaakemohamed3889 2 года назад
Walahi aad u mahad san tahay sida quruxda badan aad noga soo gudbisay arintan wa arin ma fiicno gabdhaha dooqeda ha lo dhaafo guur qasab ah guur ma ahan mida kale masha aad ku tuubeso quraxda sii dhaceso aad u jeclahay wa romatic mesha aad joogto
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 2 года назад
Ilaahay kuma bado oday raabuq ah walaal
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 2 года назад
Amiiin wllo 😭
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 года назад
Mashalah wll❤️❤️
@saciidamaxamuudaxmad3527
@saciidamaxamuudaxmad3527 2 года назад
Qofwalboo masuul laga dhigy masuuliyaddaas Alle wuu weydiin doonaa ee qofwalboo masuul ahoow mas'uuliyaddaas Alle uga baqo oo wnaji
@muxammedxasanmmm6064
@muxammedxasanmmm6064 2 года назад
Mahaa allah berhii hore aadbay u badnayd waliba way soo dhawaatay laakiin laba arin aa sababi jirey JAAHILNIMO IYO LACAG AMA GEEL inta badan culimada diinta ayaana yaraynteeda ka qayb qaatay oo dadka u sheega inaan khasab jirin.
@sowdosowdo9794
@sowdosowdo9794 2 года назад
Sorry wallahi way dhacdaa badanaa somalida
@munoqali826
@munoqali826 2 года назад
Masha Allaah xabibti 💖💖💖💖💖💖
@shugruxassan6643
@shugruxassan6643 2 года назад
Asc
@shugruxassan6643
@shugruxassan6643 2 года назад
Asc hambalyo
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 2 года назад
Wll waa iga codsi wareysi nooga sooqaad odayaasha sidan cml gebdhahooda uguuriye iyo kuwa uguursade iyo gebdhaha sidan cml loo guuriye Si aan u ogaano natiijada guurkaas
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 2 года назад
Xitaa hadii aad awoodid Odayaasha kuqanacsan inay sameeyan
@abdullahiabdirahman4058
@abdullahiabdirahman4058 2 года назад
Diinta islaamka kuma wanaagsana in gabar yar lasiiyo duq wayeel eh diintuna kuma suntana waana qalad Weyn gabadhii rabto yeelkeed lkn in oday lagu qasbo waa qalad diiniyan eh
@fawsiyogeedi5477
@fawsiyogeedi5477 2 года назад
mashaa allah mahdsani wllo qaali allah ku xifdiyo wllo mcn💕🌹🥀⚘
@shamsomohames4762
@shamsomohames4762 2 года назад
🤣
@somaneido7181
@somaneido7181 2 года назад
هههههههههههههههههههه الواقع خير شاهد بارك الله فيك يا كريمة بنت كريم حفظكِ الله في حلكِ وترحالكِ ووقاكِ من شر الحوادث والفواجع، رأيت هذا شاهد عيان،في بعض أقارب والله نفس هذا
@user-kd7gd7xj5n
@user-kd7gd7xj5n 2 года назад
للأسف مثل هذا القصة حصلت لأختي قبل ٢٥ سنة و إلى اليومنا هذا تعاني والله المستعان 😭😭😭
@inasiyaadcasir9812
@inasiyaadcasir9812 2 года назад
HOOYO
@inasiyaadcasir9812
@inasiyaadcasir9812 2 года назад
FARIYOHOOY
@maxamedking1257
@maxamedking1257 2 года назад
انموىززةوزىؤ😗😙😙😍😍🤗🤗🤗🤗🤗😍😄😁
@umakramofficialchannel6067
@umakramofficialchannel6067 2 года назад
masha Allah Aqliga iyo dadada ismaleh Allaha kusiyadiyo
@khadijaosman5548
@khadijaosman5548 2 года назад
Mashallah abaayo Allah kuxafidi waa runta 💙
@abdirahmansalah5028
@abdirahmansalah5028 2 года назад
Wawaxdacay arintan اتقوالله في مسؤوليتكم روجوا علي منهن كفؤا adikan wad mahdsantahay ilahay umada muslimkah hastur نسأل الله حسن الخاتمه
@abdirahmansalah5028
@abdirahmansalah5028 2 года назад
بمعني زوجوهن علي منهم كفوءلهن
@ugbaadjirde3807
@ugbaadjirde3807 2 года назад
Mnshlh hanbalyo wlshy hore usoco
@adnagurre9452
@adnagurre9452 2 года назад
Aniga waxan jooga osturaaliyaa 1 sano kahor waxa aabahaye siiyaay gabar wlshy ah o 14 sano jirtaa nin asaga kaweyan oo geel ogaa qatay kadib marki maherkii dhacaya ee ladamcay inaa gabadhii loo galbiyo ayaa walashaya iso wacaday waxayaan igutir abyo I caawi oo igaa kaxee maashan hadi kale waan isdilayaa kadib gaari ban u ingaayraay gabadhii oo arooska dii socdan kaso qaad ayaa alx magalo kale oo kaa foog mashaas baayana hada joogta oo waxa kabarata mashallah
@dewinner3554
@dewinner3554 2 года назад
Mashaa Allah tabarakallah maamo nalajoogi jirtay ayaa nooga sheekeyn jirtay sidii loogu qasbay oday awoowgeed le eg
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 2 года назад
Www Amazing story and keep going sisters
@nafisomahamud1592
@nafisomahamud1592 2 года назад
Mansha allah abaayo horay u soco
@therplegendary5331
@therplegendary5331 2 года назад
masha allah walhi wa xanun dee kas wax kaa qaadi mayee labo deble uqabo markuu ku soo aado deetana markuu xiiqo ayuu ku fasixiye
@beer-lula_22
@beer-lula_22 2 года назад
😢😢 wa xanuun wlhi Maxa dumarka loo dareemi la'yahy Somaali goormey iska dhaafayaan Gabdhaha yar yaro lagu khasbo odayaasha
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 2 года назад
Ilaahoow aabe heey u naxariiso o dembiyadiisi weligiis maqasbin gabar ow dhalay ama mit adeer ow u yahay o agoon ah
@deekjr7872
@deekjr7872 2 года назад
Xanun wye wlhi illahow mid ila dhalatay iyo midan dhali doono ba aan siin
@hibomuhumad4800
@hibomuhumad4800 2 года назад
Wsc War matulahi wabarakad my sister manshaalah ad kula socda Runtii keep going ❤️
@munaabdi9351
@munaabdi9351 2 года назад
Asc abaayo walaahay iguma dhicin laakiin waan ooyey oo wiilka ayaan fahmayaa eedadey nin loo xirxiray oo aakhir na muqdisho u fakatay waagii dowladii maxamed siyad bare wayka dhaaratay guur danbe wayna ku duqowdey sidaas subxaan allaah.
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 года назад
😢😢
@hanimahamudhussein2285
@hanimahamudhussein2285 2 года назад
Masha allah
@ayuubnaaji3119
@ayuubnaaji3119 2 года назад
RU-vid kaan video aan like saarin malahan ama aan fiir sanin 🥰
@nasabkaamila6999
@nasabkaamila6999 2 года назад
masha allh wacyi galin weeye aad iso jiidatay aniga dhaqankaaba thanks wllo
@HassanMohamed-ul2qr
@HassanMohamed-ul2qr 2 года назад
you are good at talking about this problem and i am with you every dad must stop it please🤲🤲… .
@adowhabashow8748
@adowhabashow8748 2 года назад
This is another level bring another one
@ikraanhalane1637
@ikraanhalane1637 2 года назад
Maashaa allah waa bandhigyo wanaagsan abaayo caqligaada allaha kuu deyso
@blackmumb6267
@blackmumb6267 2 года назад
Aniga baadiyo yaraantaydi ayaa mar mar tagi jirnay kadibna qurbaan kusoo kornay hadii aan kuu imaado ma imarti galinaysaa waa kuu hanbalyeeynaa abaayo😍😍😍😍
@khadrabintusheikh8862
@khadrabintusheikh8862 2 года назад
Abayoh part two soo samee Insha Allah plz
@cayushsomali2669
@cayushsomali2669 2 года назад
Jiliinkaga waan ka hely mash allh
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 Месяц назад
Waa run ilahay ha ugargaaro gabdhaha soomaaliyeed xaqiiqatan aad ayaa loogu xadgudbaa waanadaasna in aan qaadano ayaan rajayn hayaa ilahay haku xifdiyo walasheen qaali. Ayaantan laguma hayee ku mee? Dhaqan kaaba nabadi majirtaa?
@fihiimaxasan2999
@fihiimaxasan2999 2 года назад
Waa run taas wll Waa arin muhiima Maanshaalah
@Ahmet_zhukri
@Ahmet_zhukri 2 года назад
ANIGA UHOREEYA WllOH PIN II DHEH
@abibawale4976
@abibawale4976 2 года назад
Maasah Allah waa qiso jirta oo cajiib ah wllhi allow odayasha nooga reeb hablaha oo wakhtigooda garadsii Hablaha farxad bay rabaan ee oohin jogta ah ma rabaan
@najmadheeman1291
@najmadheeman1291 2 года назад
Mansha alla ubax jilinka waad ku horaysaa hore u soco walaalo 💪
@droska654
@droska654 2 года назад
Jiliinkaan waa lagu guulaysty 100%
@maxamuud9559
@maxamuud9559 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣qosol waynaa
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 2 года назад
Karbaash odeyaashii kudhacay se toosin ah allah haku karameyo wllo
@saynabfaarax345
@saynabfaarax345 2 года назад
Dhaqan kaaba mowduuc aad u muhiim ah baad soo gudbisay anigu miyi waanku dhashy waana kukoray allaha aruntan oo kale aan ila kulansiin ayaa mahad oo dhan u sugnaatay hore u soco wll muuqaalo badan oo quruxbadan baanu kaaga baranay oo kaasugaynaa
@farhiyoqaasim9780
@farhiyoqaasim9780 2 года назад
Masha aallaa🤗🤗😭😭
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 2 года назад
Farhiyo Qaasim Hhhhh cararbaa kadhacay😂😂, Boorsadii beyba kaqaadatey😂👈
@fahmoabdille2541
@fahmoabdille2541 2 года назад
Keep going mcn 👌👌👌🔥🔥🔥❤️👍
@jamiilacabdulaahi223
@jamiilacabdulaahi223 2 года назад
😭😭😭 balaayo kuqaday oday gusoyiraday
@osmanbuthul6051
@osmanbuthul6051 2 года назад
Masha Allah wa gabar qali ah wan kugarab taganahay wll qali ah
@dahirise7762
@dahirise7762 2 года назад
Aad baad u mahadsantahay runtii anigu ma jecli sidaas balse dhaqtarka u qorey waa calaf rabi qorey yaadiidi kara?
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 2 года назад
Abayo marka hure wan kusalamay salan kal iyo lab ah iga ho 🤣 😂 mida xiga abayo gabdha udiysha lago darayo wan kasohurjeda wayo udiga faciisa ayu hela gabdha yabyar will kufac aye helayan mida 2bad hadan usolabto udiga waxa jiro mid waya arag ah kabxikaro gabdha dhagankeda ama ka kensakaro markab dhahena hana lo ilayo ilahna hanosharfo dhagankabo mawaran ani hadan isku gabsano wan iska kensanyana gasab maahan
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
😓😓😓😓😓😓😓😓
@blackmumb6267
@blackmumb6267 2 года назад
Kkkkkkkk maasha allaah abaayooy aad baan kuugu hanbaleeynayaa anigu hadaan daawaday kiliibkaan waana kuxidranahay barnaamijyadaada maasha allaah
@ahmedsaladibrahimsaladibra6117
@ahmedsaladibrahimsaladibra6117 2 года назад
Maasha allaah daqankaaba waa arin sax ah imisaa gabar oday kacarareysa meeleysan usucun ambad kutagty waaku mahadsantahay caqligaaga wanaagsan
@faisamaxamud4724
@faisamaxamud4724 2 года назад
Walahi wanaxay markan arkay sida xun ee loola dhaqmo gabdhaha somaliyed subxanallah Abayo wa mahadsantahay nooso badi Muqaladaan okale
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 2 года назад
Allow yaa oodda ku tuura tabar yaraa suu dhaho day😁😁😁😁😁😁
@cayushsomali2669
@cayushsomali2669 2 года назад
😂😂😂
@somiyaaabdullahimohamed7787
@somiyaaabdullahimohamed7787 2 года назад
😅😅😅
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 2 года назад
Wllashy Bey ku dhacay 😭😭😭 sorry abaayo
@fadumoaden9255
@fadumoaden9255 2 года назад
Sory haada meeday wll
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 2 года назад
Gabar aad u caqli badan masha allah qaabka ay uhadlayso qaabka ay wax usoo jeedineyso aad aan uga helay wlhi masha allah
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 2 года назад
Fariid hore usoco sida gabadhaasa viewska loo raadsada wax wax tar lehna loosoo gudbiyaaa
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 2 года назад
ma arin noocaan ah ayaa dhacda ilahay iima qadarin inay igu dhacdo alxamdulilaah lkn haday igu dhici lahayd aabe kama dhigteen aabaha isiiyay oday cimri la foorarsaday
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
Kkkkkkk ala beer waad iga qoslisay oday da la foorarsaday
@nimcomuhumed7995
@nimcomuhumed7995 2 года назад
Waxbadan bay dhacday aniga mid walashay ah waa laqasbay labo aan habaryar u ahay waa laqasbay
@alihussein1432
@alihussein1432 2 года назад
Thanks you for mysistar wa wxobahan yhy matana jiro
@maxamuudxaaji2909
@maxamuudxaaji2909 2 года назад
Waxaan Soo xasuustay Bari aan yaraa Gabadh deegaanka ah baa lagu qasbay oday waayeel ah waa loo xirxiray sidaa ay tahay odaygii Waxaa ku adkaatay in shaqadii qabsado Kadib Waxaa dhacday in loo qabqabto si uu howshiisa u guto, hadde Waxa aan ka hadlayo waa xaqiiqo ogaada
@deeqyusuf3156
@deeqyusuf3156 2 года назад
DHAQANKAABA hal mid ogow, dadyawga dunida ku nool dhaqankoodii hore maanta marka loo eego cid ku faani karta ma jirto oo wuu la wada xumaaday maxaa yeelay waqtigii iyo dadkiiba way is badaleen, Dhaqanka aan isbadalin ee lagu faani karo waa kan diinta oo kaliya, Arinkana ha u dhigin inuu wali sidiisii u jiro ee waa wax lagasoo gudbay 2021 baa lagu jiraa miyi iyo magaalaba waa lays badalay hadad leedahay waa wax jiri jiray waa run laakiin hadad leedahay wali wuu socdaa dad badan baan kugu raacsanayn waxaanad ka garan kartaa inta “dislike” uu helay videogaagan.
@abdirahmansalah5028
@abdirahmansalah5028 2 года назад
اهلا وسهلا صباح الخير
@jirfe
@jirfe 2 года назад
Waxaan ku qoslay inan yar oo food dheere ah
@arwaomar906
@arwaomar906 2 года назад
Ax ax walhi waa xanuun waana wax dhaca noo soo sameeya qalyb labad wll
@umubayaan6097
@umubayaan6097 2 года назад
Masha alaah abayo wlhi waxmuhim aah baadka hadasha xayati hormarwcn qrxbdn wlhi daar ilaahku jclhy walashey mcaan 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️
@amaleetiabdi3918
@amaleetiabdi3918 2 года назад
waa muhiim in gabdha loo guuriyo nin masuuliyad qaadi karo. odayashana xaq ayay u leeyihiin in ay doontan gabadhii ay jecladan, kumana xirna cimriga qofka uu jiro. gabar 15 jirto weey guursan kartaa oday 80 jiro waa hadii labada qof isku qanacsanyihiin
@june6206
@june6206 2 года назад
Akhas ta iyadoo 15 jira 80wax ka daydey maxey radinaysey eey ka heli duqa ba qiima isku yeela qadhuuf tiisa iyo urtiisa odey 80jira balaayada idin gaysey garenmeynee
@caawiyerunsheege3005
@caawiyerunsheege3005 2 года назад
Baaraka laahu fiikumaa 😂😂
@sumayafoodcade7033
@sumayafoodcade7033 2 года назад
Gabdhaan 1M e istaahishaa wlhiii Runti ani muqdishan kudhashay kusobarbaaray ilaa iyo hadana an ku nolahay hadina dhaqan kaaba waxay nofududesay anko magalka joogno ine nabarto dhaqamada iyo cadaadka baadiyaha aadbaa umahdsantahy walal dhaqan kaaba horay usoco marna haniyad jabin insha allh wan kulasocona mar walba #dhaqankaaba
@sahroabdi9889
@sahroabdi9889 Год назад
Kkkkkk
Далее
Nolasha geeljiraha ee baadiyaha
11:55
Просмотров 89 тыс.
СКАМ НА TWITCH
14:07
Просмотров 281 тыс.
arawelo iyo siday dumarka uga aqli badnayd😅
15:04
Просмотров 612 тыс.
Reerka anigaa saaka gabar u ah🥰
12:05
Просмотров 356 тыс.
Riwaayad Cusub Askariyd la jeclaaday Part 1
10:36
Просмотров 688 тыс.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Routine baadiyaha iyo muqaal qurux badan
16:51
Просмотров 76 тыс.
Извини😂инст:sarkison7
0:42
Просмотров 1,5 млн
Русалка
1:00
Просмотров 4,2 млн
Дед и новая машина😁
1:00
Просмотров 4,7 млн
And how are they not embarrassed?
0:19
Просмотров 15 млн