Тёмный

Geeridii Reer Galbeedka ~ Sirta Dadka Diinta Islaamka Ka Baxa & Sababta | Sh Cabdiraxmaan Bashiir 

Suldaan Media
Подписаться 353 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Geeridii Reer Galbeedka ~ Sirta Dadka Diinta Islaamka Ka Baxa & Sababta | Sh Cabdiraxmaan Bashiir
Muxaadiro aad u qiimo badan oo Sh Cabdiraxmaan Bashiir Kaga Hadlaayo Xog La Xidhiidha Dhamaadka reer Galbeedka Iyo Sababta Ay u Dhamaanayaan
-----------------------
✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔ شكرا
--------------
Speaker: Sh Cabdiraxman Bashiir
--------------------------------
Fair Use Disclaimer
Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
1. This video has no negative impact on the original works.
2. The video is intended for educational and awareness purposes
3. The video is transformative.
4. Video content is always in demand from our community
All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
-----------------------------------------
Tools I use to edit my channel:
Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@maxamudsalsabiilapro8536
@maxamudsalsabiilapro8536 Месяц назад
Walal muxaadarada sheekha fadlan kadaaya waxa aad soo dhexgelinaysaan
@BashirMohammed-nv8nh
@BashirMohammed-nv8nh Месяц назад
Prophet Muhammad PBUH ❤❤❤
@farahsaid6913
@farahsaid6913 Месяц назад
Islaamku wxuu kaa reebaaa xumaanta wxuu ku faraa wanaaga
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 Месяц назад
صلى الله عليه وسلم ❤ صلى الله عليه وسلم ❤ صلى الله عليه وسلم ❤
@HanadDayax-qo5kl
@HanadDayax-qo5kl Месяц назад
Caleyhi salatu wa salam 🇸🇩🇸🇩🦁🇸🇴 alhamdu li ALLAH waann ku rahaxsana islanimada masha ALLAH
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb Месяц назад
Sh cabdiraxmaanow dimuqraadi baan taageersanahay islaamna waan ahay yaa kaa yeelaaya
@user-zw1dk8hu9e
@user-zw1dk8hu9e Месяц назад
Manshaalah
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Месяц назад
صل الله عليه وسلم
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Месяц назад
Sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@lulafarah6885
@lulafarah6885 Месяц назад
جزا ك الله خيرا💚💚💚 صل الله عليه و سلم.. صل الله عليه و سلم.. صل الله عليه و سلم
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 Месяц назад
Ninkii sawir gacmeedka sameeyn jiray Sweden Lars Vilks si mucjiso ah ayuu u bakhtiyey gaarigii ayaa si xun ugu gubtay meeydkiisana asaga iyo ilaaladiisa weey ku dhex baaba'een gudihiisa ilaa eeydanbas noqdaan cid u dhawaata waa la waayey ILAAHEEY swt ayaa qabtay Nabigiisana csw difaacay 25:12
@mohamedcirro
@mohamedcirro 24 дня назад
Way badnaayen ragaasi mid kamida waaye kan gaarigu ku gubtay wll
@Abdulahiosmaan-ls4mk
@Abdulahiosmaan-ls4mk Месяц назад
Scw scw scw
@aa.i6233
@aa.i6233 Месяц назад
Fadumo rasuul cs , oo kaliya ayu uga kaci fadhiga nabi maxamad scwa
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v Месяц назад
😭😭😭😭😭 ALLAHU MASALIM WASALIM CALAA SAYIDINAA MUXAMAED kuwa lajira oo maciisa ee uu ushafeeco qaadi doono ilaahow nagudar yaa Allah
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 Месяц назад
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 🤍
@user-mj7fw5lm7z
@user-mj7fw5lm7z 4 дня назад
That is true forever🫶🫶 our prophet is so intelligent, gentle, best leadership, and so and so and sooooo🥰🥰🥰🥰🥰
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Месяц назад
Maashaa alaa scw
@LovelyDrumKit-db4qx
@LovelyDrumKit-db4qx Месяц назад
I love nabi moh'ed scw
@salahapdiasis
@salahapdiasis Месяц назад
masha allah sh.
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p Месяц назад
Alxmdullilaah calaanicmada islaam❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Месяц назад
Salallahu calayhi wa salama❤ Salallahu calayhi wa salama❤ Salallahu calayhi wa salama❤ Salallahu calayhi wa salama❤ Salallahu calayhi wa salama❤ Salallahu calayhi wa salama❤ Salallahu calayhi wa salama❤
@CaliAbukar-m3w
@CaliAbukar-m3w Месяц назад
Alle haku xafido
@AxmedGadhyare
@AxmedGadhyare Месяц назад
Allahaku xafido waxbadan ayanu kafa idnay sheekha
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 Месяц назад
ALLAAHU AKBAR
@bashiirmohamed7448
@bashiirmohamed7448 Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@ckariimclaahi3215
@ckariimclaahi3215 4 дня назад
Salalahu caleyhi wasalam
@faahiyeofficials2461
@faahiyeofficials2461 Месяц назад
أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم وبارك على محمد
@user-xw3hj6fq4h
@user-xw3hj6fq4h Месяц назад
Alaha Ku xifdiyo cheekhzygii
@faadumoali117
@faadumoali117 Месяц назад
Scw
@ckariimclaahi3215
@ckariimclaahi3215 4 дня назад
Allahu akbar
@faisaljama4208
@faisaljama4208 Месяц назад
Saliga nabiga iska sax sheekh صلى الله عليه واله وسلم
@user-sv8fw7ui1d
@user-sv8fw7ui1d Месяц назад
Scw scw❤❤❤❤
@axmedisman7427
@axmedisman7427 Месяц назад
Sheekha anaa tageera yaa wax ka badali kara 🎉
@SamalehAli-c8d
@SamalehAli-c8d 18 дней назад
Salahu caleyhim wasalam ❤🥹
@coolcatschitah6394
@coolcatschitah6394 Месяц назад
S A W ❤️
@FARHAN_805
@FARHAN_805 Месяц назад
@MAHDIJAMAAC
@MAHDIJAMAAC Месяц назад
scw scw
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 Месяц назад
Csw csw csw❤❤❤
@SaidAbdilahiGuled
@SaidAbdilahiGuled Месяц назад
SCW SCW SCW
@faisaljama4208
@faisaljama4208 Месяц назад
Sheekadaas mudo dheer ayan maqli jiray, waxbana kama jiraan, Saacad walba waxaa ku dhasha dalka Germany 10kun oo qof, hal qof kama dhinto, Masarna waxaa ku dhashay 20kun oo qof 15kun ayaa dhinta, Markaa kuwa dabar go'ayaa waayo? Bal intaa nooga jawaab
@aa.i6233
@aa.i6233 Месяц назад
Nabi maxamad scwa waligi ma garacin qof ,bal iska daaye qowl dhiba qofka kuma odhan. Wa qisad beena ninkani dhunkani. Daliil : iskuma imaanayaan khuluqul cadiim iyo ul bu ku gudbay shaqsi.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Naa shiikha maxaad ku cayday shaydaamad yahay
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Месяц назад
Maanad fahmin nabiga scw safka musliminta ayuu toosinayay usha ayuu kuyara riixay saxaabiga .
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 Месяц назад
Sheekada (xadiithka) in Caisha habeen nabiga daba gashay (qubuuro in uu aaday) ka dib guriga uga soo hormartay.. iska dhigtay in ay hurudo .. Nabigu xabadka ku dhuftay ( waan xanuunsaday tidhi) iyo dad geel dhacay oo geeljirihii la jiray dilay,, maxaa lagu sameeyey... indhahaa laga soo bixiyey oo qorraxda la dhigay ...
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Месяц назад
700 oo yahuud ah ayuu hal maalin kudilay madina nabigu kolkaa aaway naxariistii aad sheegaysay.
@cawkecabdiqaadir2030
@cawkecabdiqaadir2030 Месяц назад
Iyaga wacadkii iyo balankii ka baxay oo ahaa wada difaaca magaalada oo waliba dhinacooda kasoo dayay quraysh
@abdifitahmoalim5246
@abdifitahmoalim5246 Месяц назад
Cadawgaaga oo aad halmar disho adigoon suurad xumeyn maatadana( caruurta, hawenka waayeelka an dhib wadin) dilin waa naxariis mrka dagaal lagu jiro Bal kwrn waqtigaan qof nool oo arkaya waxey yahuuda qaza ka sameyneyso hadane ujanjeero waad dhimatay ruux ahaan Iska daa islaanimee bani,aadanimadii baad weysay Allah yahdiik
@AbdirahmanI1
@AbdirahmanI1 Месяц назад
Ma liska dilay???? Mxay sameeyeen ma ogtahay?? Kuwan hadda Gaza gumaadaya waxba ma dhaamin hadaysan ka darnayn. Inta gor oo ay nabiga shirkhoolen. Siirada baro .
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 Месяц назад
700 mujrimiin ayay ahayeen Eebbe beeniyay
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 Месяц назад
Yuhuuda nabiga scw waa unacariisty maalintaa sababto ah muuma lays birimagaydadooda ayagoo ah cadawgii ilaahay oo kubalan furay rasuulka scw , adiga maanta wxaa nasiibxumaa inaad afsomali ku hadlayso adoo damiir ahaan qof nool ahayn
@ChoueibMaalin
@ChoueibMaalin 24 дня назад
Scw
@abdihusseinhaylow4894
@abdihusseinhaylow4894 Месяц назад
Scw scw scw
@abdiateeye
@abdiateeye Месяц назад
Salalahu calayhi wasalam
@IstaahilAxmed-s5l
@IstaahilAxmed-s5l Месяц назад
Scw
@abdiateeye
@abdiateeye Месяц назад
Salalahu calayhi wasalam
@abdiateeye
@abdiateeye Месяц назад
Salalahu calayhi wasalam
@zahradurow9525
@zahradurow9525 Месяц назад
Scw scw scw
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Sheikh Abdourahman Bashir - Jacaylku manaqonaya xal ?
32:16
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн