Тёмный

Go tallent dance 

Qays Qeyser
Подписаться 568 тыс.
Просмотров 254 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 мар 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 829   
@ismaip1
@ismaip1 Год назад
iyado ay dadku sigaara u wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅
@mihiimnasirmihiinaasir
@mihiimnasirmihiinaasir Год назад
Haa waab anig ❤
@haseem7506
@haseem7506 Год назад
👋
@zuzuahmed3371
@zuzuahmed3371 Год назад
Ma aniga qofkaas 🤣🤣
@hooyocaasha5205
@hooyocaasha5205 Год назад
AXA iso qabateY marka 🥺🤣
@Fihimois
@Fihimois Год назад
Jah waa anigaba 😂
@MOOD77767
@MOOD77767 Год назад
an kU salinO nabigena muhamed scw 💖
@maymuunabdirizak8182
@maymuunabdirizak8182 Год назад
Scw
@nasramuse9863
@nasramuse9863 Год назад
Scw
@NajaxDuale
@NajaxDuale Год назад
Scw ❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Год назад
Scw scw scw scw scw scw a
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
صلى الله عليه وسلم
@zakiaswad3100
@zakiaswad3100 Год назад
Ku saliya xabibken maxamad scw ❤
@suldaanusalaadiin8627
@suldaanusalaadiin8627 Год назад
Zcw zcw scw
@zaxarlaadam811
@zaxarlaadam811 Год назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤
@bahjarashiid6684
@bahjarashiid6684 Год назад
Scw scw❤
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Год назад
Scw 😊
@cabdifatahofficial9132
@cabdifatahofficial9132 Год назад
waa maalintii 3 aad ee bisha barakysan ee ramadan alle waxan weydii sanyna soonka iyo salaada io acmaasha suuban inu alle inaga aqbalo❤️
@khaaliddayib1677
@khaaliddayib1677 Год назад
Malin dhafka kadaa zxp
@Abdisabir
@Abdisabir Год назад
1. Microphone ka iska hagaajiya (Qofkaste 1 microphone hala siiyo). 2. Masraxa marka la eegayo, 3 Garsoore oo kaliya ku soo baxaya (In aad casuumad fadhidaan ayaa imika la moodaa). 4. Background and lighting ka inyar oo micno lahayn hormariya oo wax ku dara. 5. Garsooreyaashu waa in ay si ay ka muuqato degnaan wax u qiimeeyaan.
@Ahmedjamac-uv1de
@Ahmedjamac-uv1de Год назад
Subxaanaallah waa bil ramadan wadna soomantihin hadana macsi ayaad ku jirtaan iyo illaahay waxuusan raali ka ahayn. Qays iskadaa ramadankiiba waxan mana lagugu aqoonine sababta hada keentay maxay tahay iyadoo lagu jiro bil cibaado. Fanaaninta xataa ma heesan bishan marka walal. Waa aduunyee waana maalmo marka walal ka faaiidayso waa bil cibaado iskdaaya waad liibaanaysaane wax khayra ku badala
@faadumosiyar1705
@faadumosiyar1705 Год назад
Sax wall wakuugu raçsanhy wax wanagsan maaha
@hindacabdi3671
@hindacabdi3671 Год назад
sheekh u kaadi barnaamijka haben baa la duubaye😂😂
@arawelond
@arawelond Год назад
Ramadaanta kahor ayaa laduubay barnaamijkan😊
@nasrajaamac3224
@nasrajaamac3224 Год назад
Wll Ramdaan Kahor ba Laduubay
@hindacabdi3671
@hindacabdi3671 Год назад
yes
@dekamuhuyadiin
@dekamuhuyadiin Год назад
Aan kusalino nabigeena mohamed scw❤️🥰
@apdishakourahmed3540
@apdishakourahmed3540 Год назад
Saliga nabiga sxbyl malmo khyr leh baynu ku jirnaye. Salalaahu Alayhi wasalam. ❤
@azma4456
@azma4456 Год назад
Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💯❤️‍🔥❤️
@cckhaan
@cckhaan Год назад
The best youtuber inuu yahay qays inta igu raacsan🙏🤎
@gossipstyrs6763
@gossipstyrs6763 Год назад
THE BEST GOT TALENT. MY VOTE GOES TO THE FIRST GROUP
@MustafaAliina
@MustafaAliina Год назад
The legend qeys qeysar Good progress my friend ❤️🙏❤️
@moha___pk8939
@moha___pk8939 Год назад
Ramadan kariim zxp allaha naga dhigo kuwii ka faaideysto bishan barakeysan ee ramadaan cafimaadna nogu dhameyo🤲🤲
@sihamsahaljama
@sihamsahaljama Год назад
Qays in the building 😅❤😊 Keep going pro 😊
@hudaabdullah4173
@hudaabdullah4173 Год назад
The RU-vidrs of Somaliland and the one of Somaliland ha rajo dhigin qayis qaysarow from burao❤🤵😽😘
@Kbsl621
@Kbsl621 Год назад
Ramadan mubarak ✨ sxbayaal Nabigeenii subanaa aynu ku wada salino Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@mohamedmohamod371
@mohamedmohamod371 Год назад
Qays is the only person youtuber pest in east Africa keap up Nin aan ku daydo ❤
@mahadyre
@mahadyre Год назад
Sxb ramadaan waaye kadaa bahasha
@khubaybcabdirisaaq4196
@khubaybcabdirisaaq4196 Год назад
Waar ninkan aabihii ba ushaqeeyee adu dadaaal wxd do to haso qorine
@abdikanikaynan7650
@abdikanikaynan7650 Год назад
@@mahadyre 🤣🤣🤣🤣
@abdikanikaynan7650
@abdikanikaynan7650 Год назад
@@khubaybcabdirisaaq4196 🤣🤣🤣
@nimcosamsammaxamed8964
@nimcosamsammaxamed8964 Год назад
Qays qaysar sorry habo waan jeclaa youtubekaaga lakiindib baad ka xumaysay Habo plz iska dhaaf qaybtan wiilkii akhlaaq wanaagsanbaad ahayd diintaadu yaanay khal khal kaa gelin allaayaxfidkum😢
@morsal_fanpio
@morsal_fanpio Год назад
LaYsma xaqire kuwa Danbe Another level weyeeeee Dance🔥🔥
@Sundus198
@Sundus198 Год назад
Omg labada wiil🫣 on 🔥 weeye kabax dance gooda iga gadan 😩❤️
@Saaxipkanolosha
@Saaxipkanolosha Год назад
Two boys legend always legend😊
@abdiwiish2210
@abdiwiish2210 Год назад
Ramadan mubaraka qay qasar❤
@milaatoboy7075
@milaatoboy7075 Год назад
Ku saliya xabiibkeena Mohamed CSW ❤️❤️❤️
@anzalahmed1070
@anzalahmed1070 Год назад
❤❤ qayasr ❤ waa wiil dhaliyare oo maskax la yimada ❤❤❤ guuliso 😊
@muniirhassan5859
@muniirhassan5859 Год назад
نهاية عام وبداية عام جديد 💐💗 أما الشئ الوحيد الذي يستحق الذكر في نهايات الأعوام وبداياتها وأثناء مرورها الخاطف الذي لم ينتبه إليه أحد ، وأيضاً قبل الشروق وبعد الغروب وعند الشدائد الثقال وفي المحن وكذلك في عين السعادة ومنتهى الفرح وفي مواسم الأمطار وأثناء الأسفار، أن فضل الله كان علينا عظيماً ، وأن نعم الله لم تنقطع عنا، وأن ستر الله لم يكشف عن عيوبنا، وأن الله قد أمهلنا لنعود .. أنت على قيد الحياة لسبب ما...ابحث عنه ولا تُفلته من يدك. "كل عام ونحن أكثر استشعاراً للنعم وأكثر قدرة على تقديرها"❤✔
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Год назад
Masha allaah tabarikalaah wan idin wataa dad kiigi xagee joogtan ma burco mise hargaysa from America ✋
@sulupo8535
@sulupo8535 Год назад
Idhofi walal😂
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 Год назад
@@sulupo8535 Ethiopia fiisa ka qado kkkkkkkk
@nuunowacademy2100
@nuunowacademy2100 Год назад
Labada Team ee ugu Horeya absolutely waa talented
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
Kooxda labaad aadban uladhacay ee labada wiil kakooban woow anather level weeyi wan wata anigu 👏👏👏
@haniqueen7523
@haniqueen7523 Год назад
400k is coming soon guy's 🥰❤🥀 Keep going my favorite RU-vidr 😍😍 Candirahman Cabdiwali 💋😘
@bellamouna4355
@bellamouna4355 Год назад
Woooow c'est vraiment superbe la danse qu'ils sont mis dans le terrain 🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍
@hanafaysal2309
@hanafaysal2309 Год назад
The best somali RU-vidr I never see
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw Год назад
Wow first person ❤❤
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Год назад
Boqorka vlogyada qays qeyser salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Fariid qayser somali got talent ayuu sameeyay 😂🌹hore u soco
@hodanali2015
@hodanali2015 Год назад
Amazing two boys ❤
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Год назад
Mashalaah wllaladay qeyser iyo dhakhtar khalid ck hor mar wacan
@marwaaadan9969
@marwaaadan9969 Год назад
Ramadan Karim dhamatiin inta aan wali afurin
@mooji7576
@mooji7576 Год назад
Rammadan karim all mislim aLaha inaga AqbaLo. Bishan barakaysan ❤
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Год назад
QAYS SHOODHE WAXAD HAYSA HAWL MUHIIM AH EE DHALIN YARTA MADADAALIH HA ILAAWIN BALWADA TAHRIIBKE GOT TALENT CALAMKA ILAWNE EE INOOSARA RAGGA SOMALILAND GRATEFUL RESPECT 🥰🥰🥰🥰
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
RAMADAN MUBARAK RAMADAN KAREEM رمضان مبارك رمضان كريم TO ALL MUSLIMS
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад
Dhakhtar siduu is leeyahay😂😂😂
@bashiirosman6611
@bashiirosman6611 Год назад
Qays qayser wll bil Ramadan wax wanagsan dadka inad uga faidaysid ayaa kawanagsan intad inad music u dartid ad tirahdid hala jaaso danbi moyee wax kale kama so gaarayo ilahay ka cabso dadka wax wax u taraya uga faaidee wll wa shahrul cibaada wll iskadaa janiska bisha barakaysan ee ramadan ka faidayso si uu cibaadada alle kaga aqbalo wll
@najmaelmi3885
@najmaelmi3885 Год назад
Wllo wa ramadan vedio an music lahayn so gali man dhamaysan markan musicada ku arkay, waa qof iyo rayigii ee ilama qurux badna aniga
@raxmiita8r384
@raxmiita8r384 Год назад
Wallhi caadi ma ahan inamada danbe Aad bey u cayaaren runtii my brother's team qeys qeysar wan idin wataa keep going legendary ❤
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz Год назад
Ramadan Mubarak ❤ qayska wewe
@Somali_media
@Somali_media Год назад
Hal mar igula sali xabiibkeena muxamed scw scw scw
@maxamed7258
@maxamed7258 Год назад
I like the 1st group.. they both got talent.
@user-sf6uu6nl7j
@user-sf6uu6nl7j 4 месяца назад
Walaky Qays Qaysar hore USOC wlll mcnne❤
@jaawozkaofficial6738
@jaawozkaofficial6738 Год назад
The legend Qeys qeysar❤
@maxamuudabdi-kk8yw
@maxamuudabdi-kk8yw Год назад
Waww Another level waaye barnaamijkaan sxb noo soo badi❤🔥💯💯
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Legend qays qayser waan ku salaamayaa salaan sare sxb
@abdirahmanmohamed3964
@abdirahmanmohamed3964 Год назад
Best youtuber man qays qayser Go Forward pro❤
@Wawareey
@Wawareey Год назад
The legend qays qeysar 💚🤍❤👏🏻👏🏻
@Burcoboy
@Burcoboy Год назад
Waa kuwaaa Tallentigii qarsoonaa la soo baxEN DhaLinYaraYaDiii vivaH soomaLiLaNd
@TAZ_10
@TAZ_10 Год назад
Thank u wll Andi Rahmaan❤
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Год назад
Legends kuwa Danbe Another level Weeeye❤
@samawadakhadar6002
@samawadakhadar6002 Год назад
Ninkan yaa ilaaa arakaya adad iga ween but ku khafifiaya wara xisho
@nasriinapea9609
@nasriinapea9609 Год назад
Qeys sidan ilama quruxbadna because waa bil Ramadan waxyale kale la imada mesha😊
@MssSabrein-rf3db
@MssSabrein-rf3db Год назад
Keep going kings🥰
@nasradahir8033
@nasradahir8033 Год назад
Astqfirullh ramdaanka maa lugusoodhawenayaa macsi subxanllh
@sadiaomar9324
@sadiaomar9324 Год назад
Qeys wllo qof wanagsan baad tahay ayado ramadan ahayn xita lagagama baran macaasi ee iska daa heesaha waa bisha Qur,aanka ee ku tartama Qur,aan ajir iyo denbi dhaafba aad heshiine
@thucaysanali5196
@thucaysanali5196 Год назад
Wloo waa ramadaan ka hora la dubai
@abdixakiimyuusuf3163
@abdixakiimyuusuf3163 Год назад
Amazing the two boys❤
@moudandajiya6049
@moudandajiya6049 Год назад
Amazing the two boys
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 Год назад
I love this video aniga my favourite group wuxuu ahaa groupka labaad ❤️😍🔥 laakinse labada group runtii aad bay u fiican yihiin way shidnaayeen libaan waa runtiis dhakhtar iyo qays midna jaas magaranayaan laakin dakhtar baa close ahaa
@wayoflifewayoflife1135
@wayoflifewayoflife1135 Год назад
Show niyow dhalinyartu waa hibo miidhane wax garab ku siiye uun bay waayeen Keep going gudoomiye adigiyo asxapta kle kala shaqeynaysaba😮🤴🙌🌙🎉
@filsanmoumin
@filsanmoumin Год назад
Qaysow shaydankii la xidhxidhay yaryarkii kasoo hadhayba cawa noo casuuntay😂😂 subxanallah
@sakariyesayid
@sakariyesayid Год назад
Dancerska Labaaad top wlhi🕊️❤️
@Burco.
@Burco. Год назад
Bisha ramadan wax intan ka khayr badan ayaan idinka sugaynee
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Год назад
Talo yar baan idunkula talinayaa, haduu barnamijku yahay live waxoogaa Audion ah keensada si ay shacabka u tumaan oo ay motivation ugu noqoto kasoo qaybgalayaasha, una farxad galiso daawada yaasha, hadii aad edit garaysaana sacabka u daara si ay Anaga oo daawada yaasha ah noogu macaanayso, we love you All, Thank you ❤
@bureeqo2171
@bureeqo2171 Год назад
Keep going brothers qays dhakhtar❤🎉
@nasmaawil
@nasmaawil Год назад
Labada danbe ayan ku haystay anigu meel ayey iska dhigen ciyarta👏🏻👏🏻👏🏻
@Suadnur7
@Suadnur7 Год назад
Group two absolutely 👍
@maamexaashicade
@maamexaashicade Год назад
Sxb qays adiga dhan wada qosol bd tahay mnshaa allaah wn ku taageersanahay anigana qays bn haaa siiyay ramadaan mubaarak sxb wli
@Zakiadam_4544
@Zakiadam_4544 Год назад
Qays I like your dance you make my day happy 😂😂😂
@aaminacabdillahi6154
@aaminacabdillahi6154 Год назад
Woow soobadii kuwanoo kale wllhi waa khaamee😊❤❤❤
@nasriinclaahi7003
@nasriinclaahi7003 Год назад
Kooxdaa afroo barii hooryso baxeen lkn may soco keep going ❤🎉
@khaalidmaxamuud6017
@khaalidmaxamuud6017 Год назад
Sida kale waa another level laakiin camera maanka ayaa inaga jilic San waayo dhawr. Jiho ayaan ka aragnaa kooxda thnkz
@NastehaNuura-hj3mh
@NastehaNuura-hj3mh Год назад
Wow 😲 keep it up qeysar
@halimasaadia008
@halimasaadia008 Год назад
Woow wooow amazing keep going brother lakiin saum wayo hesaaa mafecno an kafaitheysano Ramadan kaaa inshallah
@fatimamaxamed7992
@fatimamaxamed7992 Год назад
Horu soco qays qaysar from burco
@hayatquruxomar3305
@hayatquruxomar3305 Год назад
Subxallah waa ramadan wllo bisika
@hanirashiid4214
@hanirashiid4214 Год назад
First person❤
@laylaali8812
@laylaali8812 Год назад
Nimanka jaasaya dhaqan xumaa Bal eeg xilliga ugu dambeeya.
@Anwaralichannel
@Anwaralichannel Год назад
Qays qayser keep going❤❤
@aishabadal
@aishabadal Год назад
WALAL ELAHAYI HAA KUBAR AKEYO QURAN NOGUSODAR HUNO QAYS❤
@ZIMAAMomar2757
@ZIMAAMomar2757 Год назад
Wow Qays in the building in the house 🤣🤣🤣
@munamaxamed1589
@munamaxamed1589 Год назад
Anada😂😂😂😅😅
@najaxayaan79
@najaxayaan79 Год назад
Jah qays wad naga walaysa wllhy ee ku soco markastaba waxle noso dub ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanibraahim3716
@ayaanibraahim3716 Год назад
Best RU-vidr Go forward qays qayser
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Год назад
🙏🙏🌧🕊🥀Best youtuber
@yazircabdi365
@yazircabdi365 Год назад
Zxp waqtiga badiya waad soo koobteene
@aishabadal
@aishabadal Год назад
HUNO ELAHAY KACABSO WAA LADEMANE QURAN KUBADAL ABOWE QAYS❤
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Год назад
Nice good somali dance🕺 wow Another level 🥰🥰
@sazo822
@sazo822 Год назад
De last two guyz were dancing so amazing wow top qeys am your big fan hello❤
@shaaficicali2974
@shaaficicali2974 Год назад
Mai favou youtuber📸🎬qayska👊✌️
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 Год назад
Qays qeysar farxad sameeyaheyga baa thy ku soco wllo🥺❤️
@fadumohussein3425
@fadumohussein3425 Год назад
Beautiful ciyaalka labaad
@shaymamaxamed7504
@shaymamaxamed7504 Год назад
Ku mahadsanid inaad dhalinyarta dhiirigaliso qaysar
@apdishakurali9124
@apdishakurali9124 Год назад
Wa parnaamij heer caalamiya wllhi
@nadrahirsi4498
@nadrahirsi4498 Год назад
Qayz Qayzer wlhy waan ku Wataa❤️❤️❤️❤️
@Sooraan
@Sooraan Год назад
Kusaliya xabiibka scw ❤
@Izaphara1
@Izaphara1 Год назад
My fv RU-vidr ❤👏
@guleidaltesoofficiall9285
@guleidaltesoofficiall9285 Год назад
Mzha allah music ka reba waa Ramadan bro 🎉
@sagalaxmed4374
@sagalaxmed4374 Год назад
Wa islegtihin iso egtihin ragidi burco iyo salaan sare waligin iswaheshada insh allh
@maskaxofficial7771
@maskaxofficial7771 Год назад
Team 2 wow best dance wow🤯🔥🔥🔥
Далее
Go tallent Dance
13:16
Просмотров 106 тыс.
Isku day inaadan qoslin | challenge qosol badan
18:18
Просмотров 151 тыс.
Alisha Lehmann joins Juventus Women 🤍🖤
00:16
Просмотров 1,7 млн
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Просмотров 15 млн
когда мучает жажда // EVA mash
00:58
Просмотров 1,1 млн
CHALLENGE ADAG IYO XUJOOYIN KU RIDA SWIMMING POOL KA
17:14
Got tallent magic
19:45
Просмотров 138 тыс.
SCHOOL KA ABDIKARIIN ALI SHAH
14:31
Просмотров 330 тыс.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
CODKA UBAX: Qays Qeyser
1:11:24
Просмотров 603 тыс.
Got tallent comedy
16:05
Просмотров 99 тыс.
CHALLENGE IYO SU’AALO DAGDAG AH
16:54
Просмотров 503 тыс.
Alisha Lehmann joins Juventus Women 🤍🖤
00:16
Просмотров 1,7 млн