Тёмный

GURIGII MARKUU DHAMAADAY QURXINTII BAAN KU WADNAA WAXAAN RABAA INAAN KU NASTO GURIGAAN 

MamaMalyunSuuban
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

MASKAXDAYDA YARAAN IYO WAYNAANBA WAY DAASHAY WAXAAN U BAAHANAHAY NASIINO
SUBSCRIBE LIKE 👍 SHERE AND COMMENTS KA II SAARA ADINKOO MAHADSAN

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 324   
@aminaosman3469
@aminaosman3469 6 дней назад
Masha'Allah, I love the colour of the doors. 3 years and you built 2 houses singlehandedly what an achievement.
@kaltuncooking3702
@kaltuncooking3702 6 дней назад
Mashalla Mashalla ❤
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 6 дней назад
soo cimraysatay guri dhisatay wixii hore dib hawgu noqon caydii iyo qurunki qiimahaaga hoos u dhigasyey ilaah kuguma celiyo cibaadadaada wado waxa fiican soo gudbi horey u soco
@Xarago319
@Xarago319 5 дней назад
Cimri ad gurigaga ku nasato allaha kusiyo beautiful house ❤
@Fatima24-y8u
@Fatima24-y8u 5 дней назад
Asc malyuuney miskiin ma tahide naag nool baa tahay ,maashaalaah oo wax qabsatay anana waad na dhiiri gelisey,aduunyaduba waa intaas hadaad meel aad seexato hesho waa good,ilaahay baa bixiya alxamdulilaah, waa dadaashay keep going.
@cadaraden5211
@cadaraden5211 2 дня назад
Mashallh So beautiful congratulations
@HodanSamatar-w7s
@HodanSamatar-w7s 5 дней назад
Mansha Allah guriga cusub Allah swt ha ku barkeeyo malyun caliyey ❤
@haacali9857
@haacali9857 5 дней назад
Maasha'allah, derbiga silig dusha uga xir waayoo waa gaabanyahay!
@khadijaowais9265
@khadijaowais9265 5 дней назад
ilaahay kakuu barakeyo hanakaga dhigo mid aadkunasato ilahay idinki guri qurux badan waye masha alaah a l m c maxamad
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 5 дней назад
Asc masha Allah your strong woman 👍❤️beautiful house 🏠 your great work don’t listen to anyone else ❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 дней назад
Malyuun dhulkaga waa meeqa cabirkiis ma labo boos aad isku dartay miya ii soo qor mashallah waad qurxisay
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 5 дней назад
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤😊❤
@AbdiAhmed-x9c
@AbdiAhmed-x9c 5 дней назад
Maashaa alaah Waa dadaashay Walaasheey ku cibaadeeso ale ku tuug asigaa kaa badan
@yasminali5763
@yasminali5763 5 дней назад
Mashallah tabarakalaah you did a good job
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 дней назад
Maasha allaah guriga hortiisa flowers iyo geedo aan badnayn ku beer
@FLuulkaAliBelgium
@FLuulkaAliBelgium 5 дней назад
Mashallaah Tabarakallaah mama Malyuun Alaah ku xafido allahumma amiin amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 5 дней назад
Mashallah eedo illah ha kuu barakeeyo illah ha kugu xafido balaayo ku dhibta illah kuma tuso guul baa kuu rajeeynayaa waxaa tahay qof ku dayasho umadan peace 🕊️
@SurprisedBamboo-vj8eh
@SurprisedBamboo-vj8eh 4 дня назад
Mansha Allah ilhoow ku barkeey angane nasii ❤alhuma amiin
@lionsxxx3968
@lionsxxx3968 5 дней назад
Mansha Allah guul iyo gobonimo aad iyo aad baan kugu farxay guushada qeer Allaha kaga dhigo❤
@DeeqoAli-b3z
@DeeqoAli-b3z 5 дней назад
Dumarka soomaaliyed waa karti miiran masha allah
@afrahap4406
@afrahap4406 6 дней назад
Waxba maad dalin imkad kaqurux badanthy illaahy Baa kasaray ijaarkii lagtii kirada keen waad karaystay Durbaba Qalbigii baa kudhismay maasha allah
@munocali9272
@munocali9272 5 дней назад
Masha allah maamo malyuun allaha kuu barakeeyo qurux
@basrahassan5116
@basrahassan5116 5 дней назад
Maashaa Allah! Guri wayn wuxuu kaala maqan yahay waa hawl iyo shaqaalaha oo kaa carara. Ani waxaan ku dhihi lahaa, intaan baa kaa badan. Beer taada uun balaadhso. Maashaa Allah! Kadabaa ❤
@saynabaadam6882
@saynabaadam6882 5 дней назад
Alaha kuu barakeeyo
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 5 дней назад
Thank you Kuma dha Heena hambalyo kudha Heena mama malyun
@AminaAbdullahi-r1f
@AminaAbdullahi-r1f 6 дней назад
Malyuuney, qumbaha geed timir ah ku agbeero. Hadhoow Waad harsan mirona waay kudhali doonaane
@fowziamohamedaden888
@fowziamohamedaden888 5 дней назад
Maash alh a)h kusiiyo cimori iyo caafimaad aad ku dhameeysato aamiin yaarbi
@warzandahir5915
@warzandahir5915 5 дней назад
Masha Allah Queen kordahab karti badan allaha kuu barakeeyo markii oranjiga laga reebo colorka guriga waaka helay dayrka weyn qudaarta lagu beeray ❤❤👏👏👏
@AmaanALiMudanALi
@AmaanALiMudanALi 5 дней назад
Malyuun qurxley karti badan ilahay cimirga iyo caafimaadka haku siyaadiyo idamka alle aduunka farxad iyo cibaado akhiro jano fardoosa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AminaYusuf-pr2kg
@AminaYusuf-pr2kg 5 дней назад
maansha Allah walashay malyun fariid baatahay caafimad iyo nabadgalyo ku noolow
@abiibc78
@abiibc78 5 дней назад
xariifad xaajiyo qeyr marwalba qof qalbi wacan
@waryaamaanta168
@waryaamaanta168 День назад
Thank you gawar Somaliyeed
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 дней назад
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️ ilaahay cimridheer iyo cafi ha kusiiyo nolowacan o inta cimrigag Shimano aa ku dhamesata Alla hakusiiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤️❤️❤️❤️
@ShirhanHagi
@ShirhanHagi 5 дней назад
MAASHA ALLAAH INAAD FECEED KA ROON TAHAY WAA OGEEN ALXAMDU LILLAAH 🤲🤲💯💯👍👍🇸🇴❤️❤️
@anabhaji4516
@anabhaji4516 6 дней назад
maasha Allaah
@fatimaosman2659
@fatimaosman2659 5 дней назад
Mashallaah rabi Haku barakeyo
@FawziaMohamoud
@FawziaMohamoud 5 дней назад
Mama malyuun MashaAllah, Allaha kuu barakeeyo Gurigaaga
@Queenema-eo7wc
@Queenema-eo7wc 5 дней назад
Maashallaah ilaahayhakuu siyaadiyo
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 5 дней назад
Mashaa allah viva MMS dumashi bileney, asal burco dii hore waan qosley wax kale iyo cismaan sugule.
@imanmohamud5457
@imanmohamud5457 5 дней назад
Asc wallo Allah ha ku barakeeyo guriga cusub
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 5 дней назад
Maasha Allah Shaqo fiican baad qabsatay hantida ilahay hakuu barakeeyo fariid
@ifrahismaciil158
@ifrahismaciil158 5 дней назад
Maansha Allah Ilaahay ha ki barakeeyo. Cadowgana iishooda Rabbi ha ka jeediyo. Hote u soco
@zahramussa3045
@zahramussa3045 5 дней назад
Maansha Alaah Tabaaraka Alaah adiga iyo Guriga Waad qurux badan tihiin
@BushraAhmed-vs5fw
@BushraAhmed-vs5fw 5 дней назад
Mashaallah Allaahuma baarik ❤❤
@fardosahussein3534
@fardosahussein3534 5 дней назад
Maanshaa Allah guuleyso
@UltraInstinctGoku1234
@UltraInstinctGoku1234 5 дней назад
Waa food malyuun
@khadra27day12
@khadra27day12 5 дней назад
Mashallah Alle haw kuu barakeeyo
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 дней назад
Waad dadaashay
@Fahimoyuusuf
@Fahimoyuusuf 5 дней назад
mamo in ad inta kudah ah oodhan cadan kadhigtid bey eheed cadanka waa qurux maanshaa allah alah kuu barakeeyo gurikaaga
@hodanali285
@hodanali285 5 дней назад
Malyuun walaalo Fariid baad tahee Allaaah hakuu Siyaadiyo🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@mohamudgureyabdirahman2844
@mohamudgureyabdirahman2844 5 дней назад
Masha Allah guuleyso
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 5 дней назад
Hoyo allha kubarakeyo
@lulum8017
@lulum8017 5 дней назад
MashaAllah tabarakAllah fariid ❤
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 дней назад
Masha Allah Allow cadowga kaa qabo Asharafta u ducee
@BilanCali-cm9kz
@BilanCali-cm9kz 5 дней назад
Qurux waa dadaashay👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@asiamohamoud6288
@asiamohamoud6288 5 дней назад
Malyun suubanay wan kusalamay illahay ayankaga baryaya ingurigaga barako iyokhayrkalakulantid amiin Ado guulayso
@SacdiyoMahamed-r6u
@SacdiyoMahamed-r6u 4 дня назад
Inshallh wa Gurigaaaan Rabo Inan ka dhisto Tuladanadiiiii❤inshallh
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 5 дней назад
Ilaahay hakuu barakeeyo
@afnancumer8907
@afnancumer8907 5 дней назад
Mansha allah alle ha ku barakeeyo hoyga ad dhisatay
@mamasuperk4001
@mamasuperk4001 5 дней назад
Masha ALLAHA ALLAHA kuu barakeeyo Amiin yaa Rabi 💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲
@bilam26
@bilam26 5 дней назад
Masha Allah Tabaraka Alllah Wa dadaashay Abaayo👏👏👏
@FadumaGurey
@FadumaGurey 5 дней назад
Wooow🎉 masha allha 🎉
@sahraahmed4682
@sahraahmed4682 5 дней назад
Masha allaah strong woman allaha kuu barakeeyo
@saynabaadam6882
@saynabaadam6882 5 дней назад
Thank You mama malyuun
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 5 дней назад
Masha Allah
@monafarah4324
@monafarah4324 5 дней назад
MAASHA ALAAH ILAAHAY HA KU XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤
@shiqiashandhan01
@shiqiashandhan01 5 дней назад
Mashaalah allaha ha ku barakeyo
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 6 дней назад
MashAllah ❤❤❤
@AnabXassan-k5w
@AnabXassan-k5w 5 дней назад
Masha Allah allaha kuuziyaadsho waxkasto aad jeceshay waad dadaashey walaahi dadaalaa waagaaraa
@duniyosarmaney8631
@duniyosarmaney8631 5 дней назад
Masha Allah Mamma Malyun waxad tahay hormud balse kasojawab sualahaa dhulkan kaqod ceel ad beeraha ku warabiso
@haldhaa2420
@haldhaa2420 5 дней назад
Mashallah habo waa guri qurux badan Garden aad uweyn Mashallah allaha ku barakeyo
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 5 дней назад
Wow masha alh
@BilanCali-cm9kz
@BilanCali-cm9kz 5 дней назад
Masha allaah alle hakuu barakeeyo
@Barwaqo.Channel
@Barwaqo.Channel 5 дней назад
Allahu Mabaark❤️
@saidaabdilaah4135
@saidaabdilaah4135 5 дней назад
Mansha alaah Mansha alaah hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hadiyachanal2206
@hadiyachanal2206 5 дней назад
Masha Allah 🎉❤
@queenealsheakh
@queenealsheakh 5 дней назад
Well done maansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@Himiilo-
@Himiilo- 5 дней назад
Cswb illahey ha ku saidiyo nimcada cimri dher cibado san diin macalal iman allaha kugu irsaqo amiiin yarabi ❤❤
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 6 дней назад
thank you waad istaahisha
@saynabmohammed9499
@saynabmohammed9499 5 дней назад
Maansha allaaah illaahay hakuu calfo aamiiin❤❤❤❤❤
@mamaunique411
@mamaunique411 5 дней назад
Masha allah waad dadaashay
@umomuslima8318
@umomuslima8318 5 дней назад
Mansha Allah qurux ilahay ha ku barakeryo guri aad ku dagto ilahay ha kaga dhigo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊
@user-Queen701
@user-Queen701 6 дней назад
Masha ALLAH mamo diracad geesiyad ah baa tahay hooyadaa doqon ma dhalin ALLAHA kuu barakeeyo gurigaada
@UmuSara
@UmuSara 5 дней назад
Man sha allh ilahay ha ku ziyadiyo
@Anab44
@Anab44 5 дней назад
MashaAllah caadi maaha qurux Ilaahey hakuu barakeeyo❤️
@YasminCabdi-qi8fh
@YasminCabdi-qi8fh 5 дней назад
Maash alhaa
@amalhaggar2799
@amalhaggar2799 5 дней назад
Mashallah mms Guul yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@umgaled5705
@umgaled5705 5 дней назад
Manshallah mama malyun ilahay ❤haku siiyo kythr badan waad dadashay
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 6 дней назад
wallahi habo wankuqiray gessinimo iyo karti , mashallah tabarakallah well done ! guri weyn kana kaga howlyar shadiisa iyo howshiisa
@qanniya7744
@qanniya7744 6 дней назад
Mashallah Maamo malyuun tnx you❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Hafsa-b2p
@Hafsa-b2p 5 дней назад
Guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 5 дней назад
Waa nolol qurux badan Maashaallaah
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 5 дней назад
Maashaallaah
@barlin1622
@barlin1622 5 дней назад
Fariid guuleeyso walaal
@safiswisdom9369
@safiswisdom9369 4 дня назад
❤❤❤maasha Allah cimri iyo Caafimaad allaah ku siiyo walashey
@duniyowahir4080
@duniyowahir4080 5 дней назад
masha allah
@cosinasim6378
@cosinasim6378 5 дней назад
Mashallah ❤
@MemoMemo-g7c3x
@MemoMemo-g7c3x 5 дней назад
Taankiyuu maama
@wllcaska9689
@wllcaska9689 5 дней назад
Guuleyso maama malyuun❤❤❤❤❤❤
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 5 дней назад
Hambalyo hambalyo ee ku naso, kuna reeyso gurigaada ❤🎉
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 5 дней назад
Maansha Alaah tabaaraka keep going we❤ you mms
@Hasna-x9p
@Hasna-x9p 5 дней назад
Mashaallah Allah ha kou barakeyo.
Далее
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
Просмотров 30 млн