Тёмный

Hadalka Xiisa Ha U Yeelin Markaa Narsisistaha La Dhaqmaysid 

Ishraq Yasin
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 2,5 тыс.
50% 1

#greyrock #narcissism #xiiso

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@Qadroali231
@Qadroali231 Год назад
Masha allaaah
@aminaissa7307
@aminaissa7307 2 месяца назад
Well done!
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv Год назад
Mashallah jazakallahu khar Eid Mubarak ❤️❤️❤️🥰🥰🙏👍🥰🥰🥰🥰💗👍❤️🙏🙏💝💝💖💖💖
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allah yajziki Alkhayr abaayo❤❤❤ Ciid Mubarak sidoo kale inkastoo la soo dhaafay😁
@bisharoabshir3811
@bisharoabshir3811 Год назад
Mahadsanid sallalahu caleyhi wasalim jizaakallahu kheyran sister
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Calayhi afdalu salati wassalam❤ Adigaa mudan qaali❤❤
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Год назад
Rabigey qeer hakusiyo mugdi ayaa nagabixisay adigana ajarkeda janada alaha kadhigo amiin amiin amiin amiin yaa alaah ❤❤❤❤. Ubadkaga alaha kubarakeyo haku xifdiyo bari hakaga dhigo abayo insha alaah.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allaahu akbar, abaayo macaan aamiin aamiin aamiin. Ilaahay adiga iyo awlaadaadaba haydin xafido oo waxaad ku faraxdaan aakhiro iyo adduuba haydin siiyo❤❤
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Год назад
​@@ishraqyasin amiin yaa alaah abayo mcn dhamanteen.❤
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Год назад
Warkaas ayaa imaara waa iin laga gashaanto mahasaniid abaayo ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigaa mudan macaanto❤
@marwo_8031
@marwo_8031 Год назад
Mahadsanid qaali waxban ayn ka faiday 🥰🥰
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa Ilaahay mahaddii xabiibti❤❤❤
@habibaaddow7868
@habibaaddow7868 Год назад
Abyo wlhi dadka aad kashekeyneysid somalida wey ubadanyahay qasatan kuwa commentiyada kasoo hadla, malin dhoweyd video waxan Facebook sogeliyey sideen 6 bilood afjarmalka ku bartay dadkana ugutarjumaayey, nimanka oo dhan wada negetiv ayay ahaayeen oo muran iyo dood aan loo baahneen, manta waan kaa faidey insha allah saad sheegtaan kula dhaqmayaa❤❤😂😂
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Commentiyadaba ugu daran Xabiibaay, xabiibti. Shaashad bay ku gadaal dhuumanayaan. Wax fiicanna qofaan naftooda ahayn lama rabaan. Shaki iigama jiro inaad luqadda dhakhso ku baratay. Haku taagnaato🤣 Like you said, cadowgaaga guusshaadaa looga raayaa❤
@bisharoabshir3811
@bisharoabshir3811 Год назад
Your helpfull
@malyunarab2632
@malyunarab2632 Год назад
ASC Jazakalah Khayr Abaayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam. Allah yajziki kulal alkhayr abaayo❤
@deeqaali4536
@deeqaali4536 Год назад
Masha allaah aqli allaah hakuu barakeeyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa Rabb, kuligeen🤲🏽❤
@muslim8194
@muslim8194 Год назад
Masha allaha run aya kasheetay
@gugixixi3695
@gugixixi3695 Год назад
Mahadsanid abaayo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigaa mudan abaayo❤
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Masha Allah❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
❤❤❤
@bisharoabshir3811
@bisharoabshir3811 Год назад
Maasha Allah indhahaa ka riday
@sahraabukar9105
@sahraabukar9105 Год назад
Alaha ku barakeyo ad ban kaga mahad celinaya inkastoo ad naga so dahday oo an jeclen in an da da culs ay nagu harbored inan marhore kula kulano lakin never to layt ilahay khayr an dha man haku siyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa Rabb!
@Qadroali231
@Qadroali231 Год назад
Asckm
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam❤
@fadumoshiekh-bk2zw
@fadumoshiekh-bk2zw Год назад
Asc wlley sidaan ugu sheegi karaa ama aan ugu falcelin karaa qaladadkisa
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam. Way adagtahay runtii. Dadkan qalad islama laha. Haddaad qaladkiisa tustid, wuu ku inkiri ama wuuba ku weerari. Insha Allah video ayaan ka soo samayn doonaa❤
@bisharoabshir3811
@bisharoabshir3811 Год назад
Bilaa intarees
@osobeey1459
@osobeey1459 Год назад
si fican ayaa abayo u kala qeeyxday Narsistaha maba lala sheekesan karo waxna ma u kula jiibinayo hada sheeko la wadaagtid
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 4 месяца назад
Wallaley gabar habaryar u ahay ku arkay hadaad danteeda ka hadleen way kugu caajisee .. maxaan sameeyaa
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Год назад
Walaahi waa musiibo qof nuucaas ah marki Noloshaada ka mid yahay.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aad oo wayn. Allah kuma tuso❤
@RunsheegAbdi
@RunsheegAbdi Год назад
@@ishraqyasin dhibki iga soo gaaray waa u waalan rabay. Alxamduĺiilaah sidan kuugu soo biiray wax badan aya fahmay wa mahadsantahay. o naftayda ayà dib u helay waxaana ii cadaatay inaan fiyoobahay o dabin la ii dhigay si aan u waasho ama u yeelo adoonsi.
@yusramuhumed7321
@yusramuhumed7321 Год назад
Asc macaanto setahye kawrn isden ku lasoxiriraa wlashye
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Abaayo macaan messenger, Facebook❤
@osobeey1459
@osobeey1459 Год назад
subxanalah maxaad si fican u daristay Narsistaha exactely waa sidaan ku arkay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Waa isku wada mid😫😫
@zaynabmohamood9985
@zaynabmohamood9985 Год назад
Walal can I have your number your amazing I’m living with someone like this
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
I am sorry about that abaayo. May Allah make it easy for you❤ My number is +4791275183. Leave me a voice message, insha Allah.
@nayrusmohamed1090
@nayrusmohamed1090 Год назад
Kanbarkaga intee kahelaa wall
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
+4791275183❤❤❤
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 Год назад
Waad mahadsantahay, wax loo baahanyahay ayaad noo sheegtay
@dhaymandhayman
@dhaymandhayman Год назад
Asc abayo ishraq dadkan in la dhaho narcissist aa tahay maga xumadan in loo sheg
@malyunomar8507
@malyunomar8507 Год назад
Asc abaayo murankaan taagan maxay ka helaan? mida kale waxa markii lugu qabto maxay isku miskiimiyaan? markaad ogaato maxay dagaalkooda u badan yhy ileen narcissista inuu yhy baad ogaatay maxay dagaalka u badiyaan walahi su aalo badan baan ku waydiiyay jawabta allaha kula garab galo
@malyunarab2632
@malyunarab2632 Год назад
Abaayo Waxay u da galaman ma raban runta in ay wajahan Khalad koda qirtan marka way is walayan si ay arin ka I qariyan.
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam abaayo. Muranka waxay ka faaiidaan inay ku wareeeiyaan oo ay kiis iskaga waalaan iyo waxyaalo kaloo badan. Marki lagu qabtana ama way is miskiimiyaan ama way is waalaan, hadba kii u shaqeeya. Insha Allah, suaalaha waan ururinayaa. Mahadsanid❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aad iyo aad❤
@malyunomar8507
@malyunomar8507 Год назад
@@ishraqyasin insha allaah mcnto
@malyunomar8507
@malyunomar8507 Год назад
​@@malyunarab2632 thanks abaayo sidaa iigu jawaabtay waxaan shaydaanki aa qof ah acuudubilaahi
@cuntocunissomalimukbang3858
Waxu iga tagay anigo u baahan oo kids yaryar heesto naag ayu iskala dagay child Support inu dhiibo ma ogolo ilmaha maalmahiisa mobilka igu dhageesta waan ku rafaaday marku arko inaan ka tashtay ilmaha wuu jeclaana wuu iga wada lkn markan ku dhaho iga haay adeeg u doonana haye intuu dhaho mobilka igu dhageesana wlh waxan sameyo ma aqan alaha iga kaafiyo ilmaha ila koriyo special need ayaan heesta xata wuu igu ciseen waayey
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin yaa Rabb🤲🏽❤ Ka tasho Ilaahay hakula garab galee❤
@deeqaali4536
@deeqaali4536 Год назад
Masha allaah
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
❤❤❤
Далее
Dareen walba maha jacayl    @DrsAshosaid
8:41
Просмотров 7 тыс.
ВЫЖИЛ В ДРЕВНЕМ ЕГИПТЕ!
13:09
Просмотров 301 тыс.
@ItsMamix учу делать сигму😎
00:12
Просмотров 785 тыс.
Muranka Naraistaha Muxuu Ka Helaa? Iyo Qodobo Kale😁
19:07