Тёмный

Halkuu nagu furayaa heshiiska seddax geesoodka ah ? 

Abdirahman Abdishakur
Подписаться 11 тыс.
Просмотров 3,8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 День назад
Siyaasi Ahna Xilldhibaan Qaranka Somalia 🇸🇴 Cabdiraxmaan cabdi shakuur warsame Wa shaqsi Hadafku siyasada ku so galay taagan marna an is badbadalen GUULEYSO ❤
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile 17 часов назад
Kaas u danbeysa waan kugu raacsanahay runtii
@AbdirahmaanNuur-e9n
@AbdirahmaanNuur-e9n 2 дня назад
Mtr Olole doorasho ayaa ķujirtaa sabota oo ah waxkasta waad dhaliileysaa ku soco
@rapileeilix1677
@rapileeilix1677 День назад
Mudane madaxweyne Abdirahman abdishakur warsame, hadalkaadu waa xaqiiq biyo kama dhibcaan ah.
@MaxamedAbdiqadir-dw9jv
@MaxamedAbdiqadir-dw9jv День назад
Siyaasi miisaan ku fadhiya
@a.fatahmahamed1224
@a.fatahmahamed1224 22 часа назад
Legend ka
@hiirale2042
@hiirale2042 2 дня назад
MUDANE wacyi galinta noo soo badi somali wacyi galin u baahan tahay.
@fatmaahmed7636
@fatmaahmed7636 День назад
Asc wr wbr Wadani daacad ah madaxweynaha 2026 allaaha ka dhigo xasan Sheekh musuq aabaha iyo hooyada dhalayba saga waaye allaaha na dhaafiyo
@maaamoduhbaar1234
@maaamoduhbaar1234 2 дня назад
AL Usataad Abdirahman cabdishakuur gooad point ✨️
@I_Trade_Money
@I_Trade_Money День назад
Muusow ciyaarta nagadaa
@TheIdea2999
@TheIdea2999 2 дня назад
Somalia waa cadowga somaliland waa in shacabka somalia ee wadanka inagula sugan la raafaa
@aminamaxamed8058
@aminamaxamed8058 День назад
Anigu cawqabada ugu wayn ee dabartay somaaliya waa federaalka oo siyaasiyiin kala fikrad ah lugu kala shaqaysanaayo😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka День назад
War Ninkaan waa daba dhilif majeedheen
@mohayuusuf725
@mohayuusuf725 2 дня назад
Somali wa mid Wa ul iyo mayrax
@AnCmaj
@AnCmaj 2 дня назад
ASC Mr abdirahman Siyaasiintiina lixdankii ilaa Hadda kursi la isku haystaa. ma laheli karaa Siyaasiin Ku midooba hal xisbi shantii sanana Qof kamida Shanta somalida loo qaybiyay xukunka saarta saasna kursi dagaalka looga baxo dalka iyo dadkuna u hagaago.. Xisbi midnimo.
@abdirizakabdullahiabdullah5365
Siyaasi wasiirka arimaha dibbada ayaad ku Fiicneyd .
@BisharoNor-tq7fu
@BisharoNor-tq7fu День назад
Somali xasus malahan tariqda ma xasusto ninka u Fican oo danteda ka shaqeyo ma jeclo mana fahman mudane Ilahey dantoda ha fahansiyo
@PilotibraYare
@PilotibraYare День назад
😂😂😂😂😂 adi ma wax no shegaayo qaran dumis waaxid
@abdiaziizahmed4465
@abdiaziizahmed4465 2 дня назад
Samayn intee buu nagu yeelan Kara Dagaal ka socda bariga dhexe
@abwaankooreeyemaquuste1243
@abwaankooreeyemaquuste1243 2 дня назад
Wacyi Number wan ayaan u ahayd dhanka taageridda
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 День назад
WAARUN SOOMLI WAA MID LAAKIIN HAWYAA UDIIDEY OO DALKII IIBSADEE DULMI IYO DHAC MOOYEE DAWLDMIMADIINA DUMIYOO DAYACAA INOO KEENAY DAWADANA UDIIDANE DADWEYNOOW MAXAA XALLA HADYDAAN DAMIIR IYO DALKA TOONA DOONAYNIN DULMIGUNA IDIINYAHAY DIITA IYO IIMAAN.
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu День назад
wey leeyihiin oo xasan oo ismaaciil u balan qaadey inuu boqr ka dhigaayo ayuu masar u soodirey masarna waxey geensatey eritareya iyo imaaraad waxey yiraahdeen waxaan kaa dhigeynaa boqr milatari ah ciidamo aad u badana waan kuu geeneynaa ciidankasoomaaliyana waxaan u direynaa badacas oo xuuti ayey la dagaalamayaan halkaas ayey ku dhamaanayaan ciidankooda dib uma noqonayaan masar oo shacakeedii ku soo baxeen oy leeyihiin waa in naloomaxkamadeeyo oo la dilo soomaaliya aad faraj ayey u aheyd masar
@Saeed-me6gq
@Saeed-me6gq 21 час назад
Mooryaan 😂😂😂😂😂😂
@aan4280jaamac
@aan4280jaamac 2 дня назад
Suaal laakin
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 День назад
Markabka Shidalka no qodaya ee ORUÇ REIŚ TURKEY 🇹🇷 Marku barida ka bilawo Somalia Qasatan Galmudug NINKII XEEF AHA ARMU YIRAHDA ANIGA SHATI U LAHA WAGI SIYAAD BARRE KA GANACSIGA SO DAJINTA SHIDALKA HADANA HADANA QEEYB AYAN KA AHAY ILEN SHATIGA AN HESTA II BANEYNYEE HHHHH SOMALIA WAX WALBA KA FILO WALOW AAN HADA ANI UUN ISKA SO QORAY HADALKANEE HHHH
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 2 дня назад
Ccw ina makko xassn howshiisa ayyu wataa adna taada ayaa wadataa wa la is ogyhy C.rahman somalia 35 sano ayy buktaa wax kasto daawo ayy modaa dab allha ka dhigee In la gubo diyaar bee u tahy Xasana wadkki gubi lahaa ayow la raadinaa adna berito ayaa gubi doontaa marka hoos aan is kugu dhigno hana naga waalin std
Далее
Kaftanka Siyaasadda "Jabuuti, Somalia iyo Somaliland
49:02
Как не носить с собой вещи
00:31
Пресс-конференция перед UFC 308
49:51
Is verse groente gezonder dan uit pot of diepvries?
13:19
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
Просмотров 22 тыс.