Тёмный

Hereri & Kenya qaybta 6aad 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

9 фев 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@BashGuevara
@BashGuevara 3 года назад
Hererigii haaye haaye guri jirey waxaa helay mid leh ma i maqleysaa 😂😂
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 3 года назад
Qeybta Hore ee Lagu soo Qaatay Geriga - Waa Muhiim, Waxaana muuqataa is faham la’aan Xagga lahjadda ah, Wariye Cabdisalaam Waxaa dhaaftay fursada badan uu Wax ku ogaan karay, Siyaad bundiin Waa khbiir aad ugu xeeldheer ‘wildlife’, Su’aasha u Hore Ayaad Ka garanaysaa inuu Wariye Cabdisalaam Ka dhacsanyahay Deegaanka iyo Noocyada xawayaannada ee ku dhaqan ama Lagu xannaaneeyo, Goobtani Waa la Dhahaa ( jariiroot) Waxayna u dhowdahay Gumarreey, Oo ah duleedka Buula orgi Ee Magaalada Garissa, Wariye Cabdisalaam Waxaa fiicnayd inuu raadiyo Dr. Abdullahi Ali oo ah “conservationist” oo Kasoo jeeda Garissa (home of the hirola) oo national Geographic marar badan uga warbixiyay Ugaadha ku nool Geeska Africa ...Dr Abdullaahi Wuxuu Xaruun wayn ku Leeyahay Deegaanka Masalaani oo aay Hoy u tahay ugaadha ugu badan Ee NFD..
@northernnewsagency6224
@northernnewsagency6224 3 года назад
On your Point
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 года назад
Mahadsanid wax war ah ka ma hayn gobaha iminka intaa cabdi salan ka soo diyariay baan ku farax sanahay garan maayo somalida kiniya sababta aan dholkooda loo maqal ama aan shekadoodu somida kale u gaadhin tusaale burco ayaan ku noolahay somali oodhan waan aqaan dhullkooda sida jabuti iyo koofurta dawladeeganka itoobiya laakin kiniya iyaga warbaa hinta somalida kuma badna garisa lama maq lo sida jig jiga loo maq lo tolow miayay sii lumayaan😭😭😭😭 mesha i daqnanayasa somali dhaba garan kara
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 3 года назад
Shukran akhi
@abdiali8227
@abdiali8227 3 года назад
I really enjoyed watching all episodes of Hareri kenaya
@jasiiramedia6307
@jasiiramedia6307 3 года назад
nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adonkisa waxa uu cawiyaa marku adonku cawiyo wllkis wll mcn subscribe ilahay haku xifdiyee wll mcn subscribe igu cawi🙏🙏
@xogsoor7755
@xogsoor7755 3 года назад
Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan RU-vid sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanid Asc
@batulaisse2844
@batulaisse2844 3 года назад
waa u gaadhi ka soo carartey Soomaaliya xataa waxaan arkey shìbirihii Soomaaliya joogi jirey oo Kenya ka buuxa.
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 3 года назад
Waxa kenya jooga waa kuweeni wana soo ceshanayna mar aay noqotabaa hadaa hereri waa no idho indheynayaa waa no ilalinayaa oo kaliyaa 😂😂😂
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 года назад
Naa mesha isaga carar dhilayahay
@abdiwakiildek8915
@abdiwakiildek8915 3 года назад
Waa kanaal ama RU-vid cusub oo Faafiya diinta Islaamaka qeybaheeda kala duwan sida muxaadirooyinka dhiirigalinta ah su'aalaha diiniga ah iyo casharada cilmiga ku salaysan Sida Geographiga :: sidaas Aawadeed Wllo Kaliyaata Waxaad Nagu Taageeri kartaa Subscribe iyo Fikirkaaga oo nagula Taliso.
@differentabdi5699
@differentabdi5699 3 года назад
As a Somali who is born and lived in Kenya my thoughts on tourism in the country specifically NFD is that we are blind to what development tourism can bring to our region. We have all type wildlife including endangered and unique species like hirola and the white giraffe. Our landscape is vast and beautiful we just need to start investing more in tourism infrastructure like camps and hotels.
@WarfaFarahsouthafrica5257
@WarfaFarahsouthafrica5257 3 года назад
Brother, you are spot on as far as tourism is concerned. We have a large uninhabited swath of land best suited for the conservation of wild animals. We can create several game reserves and in turn make money from the local and international tourist. As a professional in the tourism and hospitality industry, I've thought of this idea long ago, but the biggest challenge remains security.
@differentabdi5699
@differentabdi5699 3 года назад
@@WarfaFarahsouthafrica5257 security is the major issue we are facing. I am involved in wildlife conservation in Garissa and the potential is endless. I hope one day my people will wake up from their deep sleep.
@adnaanhamza4303
@adnaanhamza4303 3 года назад
Gariss waxey caan kutahay gari midib cad ayaa laga helaa on laga helin adunka kale
@uleexyare6403
@uleexyare6403 3 года назад
Laba neef lee waye sug niyow
@ssh1898
@ssh1898 3 года назад
Mashaalah adeer barakall
@abdiali8227
@abdiali8227 3 года назад
Maashalah masuul sare A/salaan Hareri aad yad oogu mahadsntahay Documentarigaan aad inoo soo gudbisay inshalah inoo soo badhi
@amrannoor604
@amrannoor604 3 года назад
Guulayzo awoowe Abdisalan Hereri♥️👋
@XMan-qu5kl
@XMan-qu5kl 3 года назад
There is a subspecies of Giraffe called somali
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 года назад
Gerigaan Waa kii Soomaaliya ka soo qaxay, tola’ay,
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 3 года назад
Maxaad duurjoogta uga calaacali dadkii baa lagaala wareegay oo aana afsoomali garanayn ninkan afkiiba ku adkaaday miyaanad arkayn
@janua1998
@janua1998 3 года назад
Dhulka waa dhul somaali waligiisna gari iyo maroodi iyo libaax weey joogeen
@abdifatah-abu-osob
@abdifatah-abu-osob 3 года назад
Meeshan Sankuri miya tolow? Ninka lahjada ayuu galinaaya 😁😆😅
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
plz cabdi salaan hareeri waxaad soo waraysataa haday suurta gal tahay suldaan deeqow macalin, suldaankaa taariikh mug iyo miisaan leh baa ku duugan maskaxdiisa lkn wariye ruug cadaaya marna si feecan uma soo waraysan plz plz
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 года назад
Ninkan Ma Kuukuuyo Afsomali Bartaa
@abdiqanimohamedadan3005
@abdiqanimohamedadan3005 3 года назад
Cabdisalanow waa iga codsi ee nuugu imaw wajeerna
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 года назад
Heemad ....waxey ka wadaan ( teendhada)
@mohamedfarah6317
@mohamedfarah6317 3 года назад
It’s great to see Abdisalan Hereri finally in Kenya, specially in NFD, but abdisalanow still you haven’t visited 90% of NFD. If it’s possible we will be great-full if your camera reaches Wajir and Mandera.
@KidsBruh
@KidsBruh 3 года назад
Soo caydhiya qaar anaga naga soo carareen 1991 kiiye
@Deeqo1857
@Deeqo1857 3 года назад
Asc walaalkeyga somaliyeedow waxaan si naxariisle kaaga codsanayaa hadaad Iga danbeyso in aad subscribe ii saarto Mahadsanid wllkey Allah ha ku garab galee
@famos4153
@famos4153 3 года назад
Haaye haye haaye iyo ma imaqlysa again
@ahmedzaki7
@ahmedzaki7 2 года назад
Ma cuni karan mana ugarsan karan kalabyada waweyn e sawaxiligana hilibkisa wu yala lkn somalida wa ka mamnuc somalida kenya maxa ufcn kenya iney ka goan wexey rabto haku qadato
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 3 года назад
afkii soomaaliga ayaa dhibayah yarka
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 года назад
Waxaa Is Weydiile maxaa Dhulja Soomaalida Ka Dhigay meel ,Siigo Ka duuleyso, Waa Dhulka Soomaali Dagtoo dhan,
@janua1998
@janua1998 3 года назад
waa inkaar qabayaal nacalad Alle ayaa saaran xumida uurka soomaali kabuuxdo
@musemuse6648
@musemuse6648 3 года назад
Haaye haaye
@muali9773
@muali9773 3 года назад
Somalida weey cuntaa waa hilib macaan yahay geela garigaa ka hilib macaan
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 года назад
Way tolay soomaliyey Intaad dalkiina dhisan lahaydeen ayaad dhul shisheeye dhisanaysan oo 30 sano heshiin lahaydeen noqonimadeena shesheeye inaga xaaidaysay
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 года назад
Somalia business allaaha u fudideeyay
@nastehanasteha5533
@nastehanasteha5533 3 года назад
Haaa wlhi mashaAllah
@aadanhaaji2323
@aadanhaaji2323 3 года назад
Ma maqlaysaa ma i fahmaysaa ayuu ka wadaa north eastern afsomaligi waaku dhintay 🤣🤣🤣
@cabdiraxmanguray7950
@cabdiraxmanguray7950 Год назад
Sln Sare 🙋🙋🙋🙋🙋
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 года назад
Ma' fadhano kulahaa..af xumaa.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Masha alah euro africa travel liiban alle ganacsiga haguu barakeeyo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 года назад
Mashaallah noso badi program wax bdn kafaidnay
@ibraahimmahamedmahamud5170
@ibraahimmahamedmahamud5170 3 года назад
Mnshlh hereri
@dajiyedalmar9553
@dajiyedalmar9553 3 года назад
HAayo Haaye 😆
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 года назад
Barashada quraanka kariimka ah hab online ah hadaba fadlan lasooxidhiidh watisaab mumberka 252633600735
@kaisehassanjama2075
@kaisehassanjama2075 3 года назад
Mansha-Allah Ku dayasho ayuu mudanyahay Mulkiilaha Shiraddan Euro Travel
@abdiazizmuktar2641
@abdiazizmuktar2641 3 года назад
Abdisalam plz nagu soo booqo wajeer , wa magalada ugu da'ada weyn waqoyi bari Kenya, Kali oo naga wareyso WAGALA MASCAR
@fardowsamohaa6551
@fardowsamohaa6551 3 года назад
Welcome to kenya wariye hereri
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 3 года назад
Xaaye xaaye horey usoco camal waye
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Welcome episode 6
@afmadhiinhaji7404
@afmadhiinhaji7404 3 года назад
security gourd May maqlaysaa Abdisalan. Herreri. Haaye Haaye aar ninku ma kenyan ba somaligu dhib buu kuyahay
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 года назад
Waa afsomali fasiix ah oo lamacno ah: Ma garatay? Ma fahantay? Maila socotaa? Maila haysaa? Makuu dhacay warkeyga? Iwm
@salahudyneabdi183
@salahudyneabdi183 3 года назад
Afsomali is not a rich language..he's tried his best 2 giv de interview...
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 года назад
Hareeri haaye haaye 😂😂👍
@abdinoorninweyn2076
@abdinoorninweyn2076 3 года назад
First man wow
@Acook410
@Acook410 3 года назад
Hereri maiscaadenisa waxaanka badaman taariikh raadinmah'ahane wa'adiga caatobaye
@abdirahmanyusuf8896
@abdirahmanyusuf8896 3 года назад
Ma maqlaysaa 😂 😂
@bbuunited150
@bbuunited150 3 года назад
Af-somali sii dhimanaya ayu xariifku ku xdlaya Kenya dhinac mental ah ayay dhaqanka iyo luqada uga suulizay somalida northeastern
@Burco.
@Burco. 3 года назад
Haaye haaye waxa helay nin leh ma maqlaysa
@abdifatah-abu-osob
@abdifatah-abu-osob 3 года назад
Ineen Waa Jariirod
@Abdullmoalimu10
@Abdullmoalimu10 3 года назад
Maxay micno noo samynysaa kenya iyo ugaadheeda inaad natusto
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 Год назад
Animlas
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 3 года назад
I have no idea about the animals he talked about. Just realized I don’t know Somali 😳 That’s it I need to marry nin reer Baadiyo or go to Baadiyo. Otherwise how will my future kids know af Somali?
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 года назад
Let's go badiyaha huno.
@janua1998
@janua1998 3 года назад
Hada isqabo
@mahamednaasir5573
@mahamednaasir5573 3 года назад
Kenya sanweyneey dhulka noso warejiya dagal kahor intanad hiilo uradsen bretain
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 года назад
AFSOMALI SAX AH KUMA HADLI KARO...hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@mankahomeboyz9451
@mankahomeboyz9451 3 года назад
Mamaqleysaaa😀😀😀😀
@carfaaye3000
@carfaaye3000 3 года назад
Gaaariza somali miyaaa leh mase kenya
@mohamedcarab8903
@mohamedcarab8903 3 года назад
Kkkkk wey isfmilahyin
@robleroyus9333
@robleroyus9333 3 года назад
Ma maqlaysaa
@moonlight2373
@moonlight2373 3 года назад
kenya dadka joga luqadodu hada wasa in 30 years luqadu wey masaxmasa
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 3 года назад
Hhh ma maqleysaa, war ninku afsomaliga wuu bartey.
@jamaaamohammed6865
@jamaaamohammed6865 3 года назад
Idinku ma I Maqlaysaan
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 года назад
WARIYE ABDISALAAN HERERI . WA HEER CAALAMI. EURO AFRC WA SHIRKAD CALAMIYA YADUNA SOMALIDU HA DADAASHO ADUUNKANA SAMAYN AYAY KU LEYIHIIN 5 QARADOOOD ALLOW SOMALI DHAMAN BARAKE.
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 года назад
Qofkaa afsomaligaa dhibkuah
@daadirey576
@daadirey576 3 года назад
Dadkaan qoraayo
@xogsoor7755
@xogsoor7755 3 года назад
Soomaaliyey wllo I caawiya waxaan doonaya inaan RU-vid sameeyo oo aan soo galiyo quranka iyo axaadiithta iyo siirada nabiga scw marka khayrka ka fa.idayso wllo inoona subscribe insha Allah mahadsanid Asc
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 3 года назад
Qosol uga harin kan afsomali waa kufaday kkkkkk
@janua1998
@janua1998 3 года назад
hhh. Wajeer ayaa kasii daran kan waaba roonyahay
@abdirahmanhassan1480
@abdirahmanhassan1480 3 года назад
Kenya yetu hakuna mtat
@alltechcommunication2919
@alltechcommunication2919 3 года назад
Waxaan afsomaliga aan aqoon maxaa loo shaqaaleysiiye marka hore. Bullshit
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 года назад
Hacaayin, waayo waa Afkisii HOOYO!! Halkii uu ku dhashey ayuu katurjumayaa!! Weligaa QOF Bini'aadam ah, ha aflagaadeyn!!
Далее
Hereri iyo Kenya Qaybta 7aad   17 2 2021
23:43
Просмотров 140 тыс.
МОЙ НОВЫЙ ДОМ
1:01:04
Просмотров 2,1 млн
Hereri & Kenya Qaybta 4aad
21:10
Просмотров 42 тыс.
Hereri Iyo Goobaha Dalxiiska Qaybtii Sadexaad
39:17
Просмотров 50 тыс.
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Просмотров 409 тыс.
Hereri iyo America-Chicago
40:10
Просмотров 63 тыс.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
МОЙ НОВЫЙ ДОМ
1:01:04
Просмотров 2,1 млн