Тёмный

Hereri & South Africa Part 3 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 148 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 307   
@mohamedgarane3249
@mohamedgarane3249 4 года назад
Masha allah waan jeclahay dumarka soomaliyeed. Dhamaantoood waa dad aan cuqdad iyo cadaawo qabin. Allaha dhib niima tuso.
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 года назад
Amiin amiin
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 4 года назад
Doqon ayaa dadkiisa kala socsoca mashaalah gabdhaheena
@odayjama1829
@odayjama1829 4 года назад
Waan ku fanaa Abdisalaan hereri waa wariye bulshada muhiim ah
@dudu5somali934
@dudu5somali934 4 года назад
Wllo isar subscribe
@xamaraaweshow6797
@xamaraaweshow6797 4 года назад
Legend hereri alle haku xafido waxa tahay qof wax badan aan ka faaiday
@macoeahmed1923
@macoeahmed1923 3 года назад
Habar Awal,400 Sanno ko hor ayay Adduunka ka Ganacsanayeen.lyo Aqoonba.Reerkaa Waa in la Doonaa
@ayanlesaid1167
@ayanlesaid1167 4 года назад
Amina Waa Qof Wax garad ah Somali dhab ah mahadsanid
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 года назад
I born in kenya we have been away from somaliland for about 100 years but went back 2016.I would like give advice to people like me pls go back see your country and people it's incredible feeling and they are very good people.
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 4 года назад
Khadar Mohamed there is somalia don’t get lost you mean northern Somalia
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 4 года назад
Did you heard any somaliland word from hareri or mama mamada
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 года назад
You guys are obsessed with somaliland being part of Somalia, why don't you clean up your mess first in Somalia.
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 года назад
@@khadarmohamed6505 waar heedhe qadaadweynta Ka lug bixi mayno adr please nagadaba hadha Waar na dhibteen Ma waxaad rabtaa inaad waxa aad aamin santihiin Naga dhaadhicisaan
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 4 года назад
You mean northern Somalia 🇸🇴
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 4 года назад
Waa barnaamij fiican Hereri horay usoco wan kahelay barnaamijkaaga Mr. Haaye haaye xamar baa kaasoo salamaaya
@xassansiciidjaamac1895
@xassansiciidjaamac1895 4 года назад
Masha Allah dunida Somalida isaaq ayaa ugu ilbaxsan kiiniya anagaa ugu horaynay koonfur afircana sidoo kale wadamada UK iyo yurubta kalena Somalida degen anagaa ugu badan Taasi waxay cadaynaysaa inaanu nahay Hormuudka Somalida😎
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
kkkkkkk haaa gaalo raac bad ahan jirten xiliga somalida way ka fani jirtay san cadaalaha Ingiris ey waday ama iidoor miyada maqal kalmada
@Cukaashe.
@Cukaashe. 4 года назад
Waaaruntaada zxo inagaa ugu ilbaxsan somaalida waxa ingu xiga Majeerteenks
@warfaa1920
@warfaa1920 4 года назад
Rock_ Diamond kkkkk maxa tiri ingiris ay wadey ama iidor mah maah igu cusub
@amalomar860
@amalomar860 4 года назад
Xasan siciid dad lumay ayaa tihiin ilbaxnimo mahan wadan kaagii katag dibna ha ugu sonoqon waa cawanimo
@abdifatahfaisalofficial5327
@abdifatahfaisalofficial5327 4 года назад
@@rock_diamond9475 adiga cuqdad isaaq baa kuheysa
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 4 года назад
Walahi maamadani wa mooraal miidhan Ilaahay maamo cimrigaaga ha dheereyo Somalida waanaageedii baad kasheekaysay somali jacayl maadamada kudhan
@alimoallin
@alimoallin 4 года назад
Adna garashadada waad ku mahadsantahay walal 😍😍😍
@nahimaahmed6765
@nahimaahmed6765 4 года назад
True leadership Amino Suldan 🙌🙌🙌🙌🙌
@wilzomaliyeth2396
@wilzomaliyeth2396 4 года назад
Habar awal😂🤛🏿
@gaadh-haye9481
@gaadh-haye9481 4 года назад
Wlaahi Maamdu way iga oohisey Allaah haku xafido Maamo
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 4 года назад
Alle Cimriha hakuu barakeeyo Weriye Abdisalan Hereri wuxuu soo baahiyay barnaamijyo qaaliya khaasatan inuu raadiyo Somalida qarnigii hore bilowgiisii waddama kale u haajiray oo tafiirtoodu luntay.
@abdiwelicaska6117
@abdiwelicaska6117 4 года назад
Nio izaaqu horta miyuu iska lumaa waaban yaabee bari dhawayd waxa guriga naguula keenay qaar indho buluuga leH aabahy ayaa igu iri dadkn waa half somali half Norwegian oo ilmaadeer ayaatihiin😂 aar mxaa izaaq lumay dhulka jooga🇸🇴🙏
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 4 года назад
Abdiwali ibraahin Isaaq is extremely large population all over the world the largest Somali clan. Voyagers travelers all over the world that is why.
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 4 года назад
Waxaan ku la kulmay India magalda xaydrabaad waxay ii sheegeen in ayka soo jedaan Somaliland siba isaaq habar yonis
@mplsridah
@mplsridah 4 года назад
Ogaadeen is the largest clan. Isaaqs are just open minded people, they are the only people who mix with others. I've never met anyone from another qabil that get lost easily
@abdiwelicaska6117
@abdiwelicaska6117 4 года назад
@@FaadumoArdo izaaq isn't largest ntion on Somali but they're mixed well and intact another population many Izaqian lives alot of countries. Somaliland colonized is caused tht i think
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 4 года назад
Isaaqu waa qabiilka qudha ee aanu ka lumin dadkooda Somalinimadu,
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 года назад
Amina suldan hoyo sharaf kunoolaw maclumaad fiicanbaad nasiisay
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Год назад
Abdi Salaam Hereri waa walaal Somaliyeed oo daacad ah. Abdi Salaam waxa uu soo baahiyaa wanaaga Umada Somaliyeed
@BAASAVLOGG
@BAASAVLOGG 4 года назад
Waxay tusaaale cad u tahay dadkeenaan qurbaha u hanqaltaagaya ama u yaacaya ha ogaadeen In ilmaha ay ku dhalaan ay noqo ayaan with out identity’s ama lost of indenttity ee ha la ogaado quud iyo qaaraan iyo qaran iyo xataa qabiil midna ka helimaysaan ee ukunta ha lagu beero dalkii
@Ladykhalifakhalif
@Ladykhalifakhalif 4 года назад
😭😭😭😭😭💔🌏🤭🌏haaah wlhy
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 4 года назад
Hhhhhhh ukunta halugu beero dalkii waa war aan una riyaaqay kuna qoslay mahadsanid wll
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 года назад
Masha Allah waa eedaday Aamina maxamuud Suldaan Allah haku daayo
@abdifatahnouraden3304
@abdifatahnouraden3304 4 года назад
30/November/2019 Day Saturday/sabti/soorogga. Night sunday/axad/koobin
@kokkahmed4025
@kokkahmed4025 4 года назад
1
@caligeedafuul5320
@caligeedafuul5320 4 года назад
@@kokkahmed4025 bar
@terraheesosomali8874
@terraheesosomali8874 4 года назад
Csalaan hereri thanks you video clip
@mohamudahmed608
@mohamudahmed608 4 года назад
Masha allah Abdisalam luqad kasta wuu yaqan
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 года назад
Wadankan south Africa la dhoho haduusan caddan ku jiri laheen aba uusan hormari laheen
@Ladykhalifakhalif
@Ladykhalifakhalif 4 года назад
Hi to my Somalis people, same here I'm originally from Somalia, but i never been to Africa, & I want visit putland, my mom is from hargeisa & i want see other part of Somalia in sha Allah. I'm Spanish Somali, my family & i we live in Bilbao Spain i love my people Somali😭🌏🧭🤝
@saeedmohamed9198
@saeedmohamed9198 4 года назад
Dadkan qurbaha jooga waxaan leeyahay arka dhiibatada qurbuhuu leeyahay abtirsiintaada ayaa lumaysa
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil 4 года назад
Abdisalaan hereri bilad ayu u qalma Wa wariye raadiya inta badan taarikhda somaalida
@adnanmanderes5362
@adnanmanderes5362 4 года назад
Hareere nin aad utaagero like iisaara waa qufkii 2aaad daawada muuqaalkan
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 4 года назад
Mum Aamina Waa Rijaalad Waan salaamaya 🙏
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 4 года назад
I love and respect universal TV for doing this wallahi.
@lailasaed2175
@lailasaed2175 4 года назад
Mashalah this is very good programe
@abdihashi2310
@abdihashi2310 4 года назад
Hereri waa weriyaha aan ugu jeclahay.
@cumarimohamed7766
@cumarimohamed7766 4 года назад
Aminaa manshallah kheyr ilhay hasiyo
@universeboy6304
@universeboy6304 4 года назад
I am proud to be Somali
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 4 года назад
Iam glad iam somalian and lion king of Africa
@omalkhyrmahamuut8528
@omalkhyrmahamuut8528 2 года назад
Walee Habar awashu badnkood way Naga lumeene noso urui Hereriyow😂👌🏾
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 4 года назад
Masha Allah mamadan was qof qaliya allaha kor Ka dhigo Somali o dhan
@omerabdirahman3130
@omerabdirahman3130 4 года назад
Waar nimankani waa ciise musue ee hala soo hubiyo.
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 года назад
No waa sacad muuse ciise muuse maaha
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 года назад
Liiban Mumin sacad muse wa qabil kee brother mahadsanid
@wardaosmaan3719
@wardaosmaan3719 4 года назад
Kkk sow maha lkn ayay nu u durnaa
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 года назад
Hereri keep GOING
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
masha allah war dadkan keenaya somaliland afka ha bartane somaliland berigi hore kuma xisabsanayn madowga dad aan u sheegay baa iga rumaysan wayaay balse walahay wa run lamo aqoon madow sidas darteed meel walab waay geli jireen dagalki aduunka marki laga soo noqday wati odaygi ka sheekanayay lahaa in uu siiyaanayay dumar ay diideen
@mohamudjamma5537
@mohamudjamma5537 4 года назад
Wax fahan horta..odayada hooyadood oo maleeshoyaan ah waxa saa umadoobeyey wa ninka Somaliland ee aad ka hadleysay
@somalistories5037
@somalistories5037 4 года назад
Niyoow meelkasta isaaq lumay baa jooga hindiyana soow kuwii qaar somaliga ilaabay hereri kasoo helay 😂😂😂 Aniguna waxaan ku arkay seycheles qoys yidhi awoowgaybaa somali ahaa ka yimid Berbera.
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 4 года назад
somali stories xagey kaga qoratanhay iney Isaaq yihiin I see just Somali people ka imid meelkasta
@adamali8966
@adamali8966 4 года назад
Waar kuwaasi waa Warsangeli lagu xidhay meeshaas oo Britiskii markaas haystay Somaliland geeyay iyana afka waa ilaabeen.
@somalistories5037
@somalistories5037 4 года назад
@@wizhargeisa3338 isagaa yidhi odaygu aabahay isaaq habar awal ayuu ahaa ma anaa ka yeedhsiiyay nio. See at 6:27
@walwaal3533
@walwaal3533 4 года назад
somali stories sxb seycheles sidee ayaad u tagtay somalina ma joogta
@somalistories5037
@somalistories5037 4 года назад
@@walwaal3533 ma joogo hadda sxb laakiin trip vacation u aaday. Somali kumaan arag marka laga reebo qoyskaa aan sheegay.
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 года назад
Ka filo Cabdisalaam hereri iyo Antartica 😂😂😂
@masuulb3661
@masuulb3661 2 года назад
Maan shaa alah herary hooray usoco barnaamij fcn
@ramadanmusse4457
@ramadanmusse4457 4 года назад
Walahii mama amiina wa qof wanagsan walahii bal u fiirsada siday u dhirigalinayso xata dhalishodi way asturtay masha allah
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj 4 года назад
Maansha allah Runtii Hareeri Wariye culus Su aalihi Loo Baahna Ayaad Weeydiisay masuulkaa balse kamu qanacsani Sida fudud Ee U Yareesanayo Xaalad Halkaas Kama helin
@missmystery1977
@missmystery1977 4 года назад
I am his family from Cardiff, he is talking about my father Hersi Abdullahi.
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 4 года назад
Wow that's Amazing.
@abdihakimmohamed1006
@abdihakimmohamed1006 4 года назад
missmystery1977 do u know him cz he's your uncle lol
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 4 года назад
Visit him in south Africa
@missmystery1977
@missmystery1977 4 года назад
Abdihakim Mohamed our fathers are cousins.
@camelcamel6495
@camelcamel6495 4 года назад
may i ask, are you isa muse or sacad muuse?
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 года назад
Maama aamina suldaan waxay kasoo jeedaa qoys caan ah Somaliland oo ah saldanada guud ee subeer Awal axmed jaambiir suldaan wsiirkii arimaha gudaha somaliland indrtii weeye Dr sheekh cali oo ah garyaqaankii guud somalia odaygeeda Sucuudiga usoo direy Southafrica inay muslimiinta SA diinta baraan
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 4 года назад
isaaqu waa ilbax meel walbo way joogaan
@MohamedAhmed-vx8ku
@MohamedAhmed-vx8ku 4 года назад
thanks
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 4 года назад
Waxaa madaxa ka fadhiistay dhig is aruursaday 10 sano ka dib wuu dilaacay wuxuu ka darsamay dhiigaas jirkiisa intiisa kale sidaas buu u geeriyooday soomaalida qaarbaaa ka maqan hadaladuu yiri markaa waxaan jeclaan lahaa in aad si fiican u dhageeysatid ka dibna sharaxdid si hadalka u sheegay taasina kaa dhigeeysa weriye aan waxbo ka tegin sidaa iyo nabad gelyo
@caqlicade534
@caqlicade534 4 года назад
maasha allaaah cabdisalaan aad ayaa umahadsanthy
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 4 года назад
So sad walahy hoyo aamina ilahy hakusharfo
@jablibaax
@jablibaax 4 года назад
South Africa waa bahalo galeen
@mohamedhersi1709
@mohamedhersi1709 2 года назад
habar awal zuper awal laandheerayaal
@somkaplan1563
@somkaplan1563 4 года назад
Aabihii "markuu yimid naag malaay uu guursaday " 😂😂 what a joke
@mahamedali5878
@mahamedali5878 4 года назад
Masha Allah
@suhaib9811
@suhaib9811 4 года назад
Somalidu Waqtigii Hore Dad Reer Guura ah bay Ahaayen Meel Kastana Waa Laga Soo Helayaa Weliba Africa Ha U sii Badnaate oo Waxaa la sheega wadamo Badan oo Africa inay Ku Nool yihiin oo Ku Dhex Milmeen.
@msomahy9087
@msomahy9087 4 года назад
Somali wale in aysan lumeynin odaygaan somali In uu yahay wa loo jeedaa
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 года назад
Xitaa wuxu garanaaya qabiilka uu Somali Ka yahey Wuxuuna sheegey inuu isaaq yahey Wuxuuna waliba sheegey in aabihii ay African Ku Ku naaneysi jireen Abasiiniyihii casaa
@msomahy9087
@msomahy9087 4 года назад
Samriiye D haa abowe somali dhiigeeedu isma qariyo
@abdirahmandheere9367
@abdirahmandheere9367 4 года назад
Aamina suldaan waa qoyska saldanada guud ee habar awal sacad muuse ree axmed cabdalle
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 года назад
Mashallah reer axmed intaanu iskabaranayba waa reer sharaf leh inbadan baanu jaar iyo asxaab noqonay reer magaal ixtiraam badan weeye
@nuuxtaani1960
@nuuxtaani1960 4 года назад
Nuux asc aamina
@wardaosmaan3719
@wardaosmaan3719 4 года назад
Allaha mahad iska leh aan awoowgay ku lumin afrikada waayo awoiwgay waxa uu qamida ah raggi askartii la geeyay meesha dalal badan uso maray lkn wuuso lasbtay dalkanu ku dhintay Alle ha u naxariiste
@msomahy9087
@msomahy9087 4 года назад
Hareri 🙏👌👂👂👂👂
@asmafarax7311
@asmafarax7311 Год назад
Ninkaaz Shiishka Yaqaanah Wadanka imaw Dheh Ciidanka Qaranka Ku Biir
@muhyadinismail1754
@muhyadinismail1754 4 года назад
Hala raadiyo dadka lumley ee soomalida ka mida from berbera
@mohamedhassan-jd9ni
@mohamedhassan-jd9ni 4 года назад
If you go cape Town you will see alot of colours people and mixed Somalia people's
@munoomarmunoomar7761
@munoomarmunoomar7761 4 года назад
mxaa cuqdad haysa soomaalida wariyaha iyo dadka kalaba wxay leeyihiin soomaalidii halkan joogtay dadkii commenka isaaq unbuu raadiyaa kaga dhegtay hadii ilbaxkasta ilaahy isaaq ka dhigay mxaad ka xasdiyi soo raadi bal soomaalida inaad hesho qabiilkaaga cuqdad baa kaa buuxdo isaaq soomaali 99 dhan baa xasdida waana inta uu ka horeeyo waligood ma gaadhayaa leaders of soamaali clans waa isaaq
@abdihassan3836
@abdihassan3836 Год назад
Gabadhan waqtiga ay ka sheekaysano odaygeedu aad buu ugu weynaa waayo Omar Arte Qaalib iyo odeygeeda ayaa isku waqti ahaa. Gabadhan waxa la guursaday iyada oo aad u yar. Eega lafteeda ayay Gabadh yar u eg tahay.
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 года назад
Isaaqu maba ahaa soomali ee waa carab Sheekh isaaxaq binu axmed binu axmed
@kaahanuura512
@kaahanuura512 4 года назад
Samriiye D Beeenta jooji carab jecel aya ka keenaya hadalkas aqas naaa Isaaq waaa DIR Dirna waa somali asal ah qolo ka curadsan oo somali ahna jirin
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 года назад
@@kaahanuura512 aniga miyaad qabiilka aan ahey iiga waramesaa Isheeg xageed adigu soomali Ka soo gashaa Xageen se anigu Ka soo galaa Somali waa dad dal uun Ka dhexeeyo Ma jareerka Sanka weyn iyo cadcadka barawaaniga ah ayaanu isku hayb nahey caqliga Ka shaqeysii
@suhaib9811
@suhaib9811 4 года назад
African baynu nahaye Carab Meelna iskama soo Galno oo Waa sheeko Carabayn.
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 4 года назад
Samriiye D Isaaqu was Arab wana la hubaa Lkn dee markanu Daroodka ku adkaynayno ayaan dhahna Diir iyo Irirsamalaan nahay Waa proof and facts Isaaqu waa Dad Hashimia
@gahayrabdu8493
@gahayrabdu8493 3 года назад
Carab aan maydhan baad thy miyaa war african baan nahee hanala soo galin carab lahayne
@Brightone1
@Brightone1 4 года назад
Beesha Habar awal dadkooda ha doontaan
@hassanwaberi8152
@hassanwaberi8152 4 года назад
Sxbkey abshiir nin igu qaali waxaan waada noolan abshiir moodo 5sano Kimberly aadban ku salamya wa nin aad fcn
@adamali8966
@adamali8966 4 года назад
Waxaan halkaas ka arkaa BARBARA ma Berbera?
@qhazaaaliyusuf4886
@qhazaaaliyusuf4886 4 года назад
Ninkani Ciisa Musa ama Sacad Musa ayuu ka soo jeeda, Qabiilat As Zubeyri
@jammane3880
@jammane3880 4 года назад
Hooyo qaali ah maxay taariikh la ururisay somali luntay maamo ilaaahay ha ku xafido adiyo familkaga
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 года назад
If u go deep to Port Elizabeth u will find more somali people living there since 1890s most of them originally Come from Qandala Somalia
@hassanmusara7882
@hassanmusara7882 4 года назад
You have to put forward if you are telling really
@musemuse6648
@musemuse6648 4 года назад
Yaa noosheeg ku dhahay gobalkey ka yimaadeed qabiil ayaa madaxada ka guuxayo
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 года назад
@@musemuse6648 ma qabiilbuu kuu sheegay mise qandala
@sevenscounty409
@sevenscounty409 4 года назад
@@umufadumosahra1421 qaandalla soo majeerteen ma degeno? Gormeey ilbeexeyan qoloyiinkan. Somalinimada haaku deqdo
@abdibasirelmi2379
@abdibasirelmi2379 4 года назад
Waxaa cajiib ah harari haduu somalidii hore waraysanayo waxaan isaaq aheen ma wareesto
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 2 года назад
😂🤣😂
@fahadshakir8897
@fahadshakir8897 4 года назад
cabdisalaam please kaalay greece waa meel heer sare taarikh ah
@engyahye4307
@engyahye4307 4 года назад
reerkaa dhan habar awal kama go ee u soo kaxee cab salaan
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
kkkkk
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 года назад
War wad iga qoslisay nin yahow iidoor si kasta ay isku so aruursadan landheere noqon mayan ee
@engyahye4307
@engyahye4307 4 года назад
landhere way dhaafeen sowdigaa arka inay wadamo kale noqdeenba
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 года назад
Kolay waa nuux ismaciil
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 года назад
Deeqa Cumar Hhhh Garahan reer Axmed Mise Shirdon
@abdirahmanmahamud2833
@abdirahmanmahamud2833 4 года назад
Runti nasiib baa lee dihiin hadaa Somali ka baxdeen hada wax la sheegto ma ahan somalinimo waa qashin iyo qabiil uf 😭😭😭😭
@hodanahmed491
@hodanahmed491 4 года назад
Abdirahman Mahamud wlhi waa runtaa
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507
@abdigeeljirehabarbakhtiday4507 4 года назад
Waa runtaa geesi
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 3 года назад
Aad iyo aad🤣🤣🤣🤣
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
wa sida reerkayaga afsomaligana lama ilaawao lakiinse iyaga waxay guursadeen naago kale sidaasa ilowsiisay hereri dadkan kalaya dheh somaliland afka iyo dhaqanka ha bartaane war reerah inoo soo uruuriya yay inaga lumine kuwas kuwii india kuwa arabaha ku lumay kuwa kenya tansaniya dhaman
@AhmedJigga
@AhmedJigga 4 года назад
MA WAALAN TAHAY BAL DHIBTAAS FIIRSHA MAXAY KASOO DONAAN JAALLE MUUSE JAAMBAD INA BIIXI CABDI DAMEER...........WAAR HA U IMANINA HORORKA HITLER IS IN THE HOUSE ..................WA LAAHU ACLAM. ajigga.blogspot.com/2019/11/somaliland-closes-another-tv-channel.html
@talokeen259
@talokeen259 4 года назад
Hareeri afartii isaaq buu isku soo ururinaya
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 года назад
Haaya haaya😂
@farxiyamohamed6543
@farxiyamohamed6543 4 года назад
Hay Hay
@artan7578
@artan7578 4 года назад
Jamac colow, habar awal, cise muse, cabdalle qoyan
@abdilkadirwarsame1787
@abdilkadirwarsame1787 4 года назад
Masiiboyinkan waxa geeystay gumeystihii igriiska
@mohamedabdiabdullahi3090
@mohamedabdiabdullahi3090 4 года назад
masha allaah wariye abdisalaam hareeri
@nadaom5586
@nadaom5586 4 года назад
Cidaan somali uma eka aniga artidayda waa arab ama indha yar
@wardaosmaan3719
@wardaosmaan3719 4 года назад
Horta masha allah waa dad aad u qurux badan dhiigi isaaquna wuu ka muuqda lkn dal kle ayay is noqoden mid kle maxa dadka isaaqa lumiya kkkk
@mohacawalle7929
@mohacawalle7929 4 года назад
Qoladani wa ciise musse
@cabsidaallekudadaal3959
@cabsidaallekudadaal3959 4 года назад
Jamac colow waa soomali
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 4 года назад
Kan hurdada xayaysinaya waxay hurdadu igu iman laadahay shaati ayuu ku seexday
@alimoallin
@alimoallin 4 года назад
Kalamaan 😀
@dailyxiin
@dailyxiin 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@simmubarikmubarik8100
@simmubarikmubarik8100 4 года назад
Ninankani soomaali uma eeka warka ha la cadeeyo
@leysanbarriorsi6723
@leysanbarriorsi6723 4 года назад
Why don’t you go to westbery joburg I have met a lot of Somali colors . Hey man nayer my grandba from somalia
@somalistories5037
@somalistories5037 4 года назад
Wow really? Im planning to visit south africa this summer and i would love to see somali mixed with other races.
@user-ux2py6lo8k
@user-ux2py6lo8k 4 года назад
Which side in jopeg you are?
@leysanbarriorsi6723
@leysanbarriorsi6723 4 года назад
MOHAMED sharawe I used to live in westbery joburg back early 2000
@user-ux2py6lo8k
@user-ux2py6lo8k 4 года назад
Long time ago I met in westberry a guy called keenaan Ibrahim he was gang leader he told me that his grandpa is Somali
@user-ux2py6lo8k
@user-ux2py6lo8k 4 года назад
@@leysanbarriorsi6723 are ur garanpa originated from somalia
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 4 года назад
Odeygi rerka dhalay Aun miyanu afsomali Lula hadli jirin
@sultan_guleid1489
@sultan_guleid1489 4 года назад
habar awel
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 4 года назад
I am proud to be somalian
@xasanbatalale4494
@xasanbatalale4494 4 года назад
Nimaanka somaliga ilaway Waay Lumayaane laga gadho nimaan tolkaye
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 4 года назад
Somalidu in laysu soo ruuruyo bay ibaahantahy
@kadarahmed255
@kadarahmed255 4 года назад
Visa south africa isoo saara please
@saamimohamed5593
@saamimohamed5593 4 года назад
Herari gabadha shekada uu ka dhax galay markay tidhi nuradiin abihii ayaa lagu dilay khamar ayuu shekada badalay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 года назад
hereri war nimanka dna ka qaad anu ogaanee qoyski ay ka sii aahyen habar awale
@mohamedhersi1709
@mohamedhersi1709 2 года назад
bisinkoow
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 4 года назад
Mashallah
@mrhoryaal
@mrhoryaal 4 года назад
CUPA oo America ah laga soo helay Reero Badan oo Reer AWDAL ah oo ENGLISH ku barigii qaadeen dad Badan soomaali ah BRITISH ku inaga lumiyeen
@heersare8314
@heersare8314 4 года назад
Waarun meel walba oo uu gumaysan jirayba dad somali ah ayuu geeyay oo weliba reer waqooyi ubadan
@ayaanxuseen3305
@ayaanxuseen3305 4 года назад
Mashallah mr hereri kujecliyaa iinolow
@dudu5somali934
@dudu5somali934 4 года назад
Sodhawada inasodhaweya
Далее
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Просмотров 60 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 21 млн
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 81 тыс.
Hereri iyo Hiiraan Part 1
33:37
Просмотров 169 тыс.
Hereri iyo Malaysia Qaybtii Labaad
47:41
Просмотров 42 тыс.
Barnaamijka Hereri iyo South africa Part 01
45:03
Просмотров 92 тыс.
Hereri & France qaybta 2aad
25:40
Просмотров 22 тыс.
Hereri Iyo South Africa Part5
47:44
Просмотров 30 тыс.
Hereri Iyo South Africa Part 4
1:03:27
Просмотров 57 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 21 млн