Тёмный

Howlgal qorsheysan oo ciidanka amnigu ka fuliyeen xaafadda Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo. 

Somali National Television
Подписаться 741 тыс.
Просмотров 79 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@sadammohamed5176
@sadammohamed5176 Год назад
Wa sax qada iyo qariye wa iskudambi Si dadka kale tusale loga dhiga wa iney xukunta dadka qariyay fududeyay imatinkoda
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Год назад
War waxaan masakiinka ah badbadiya we seen many young ppl used by both sides with their evil deeds someone please save young Somalis
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Год назад
Dadka ka soo qaxaayo gosha ee imanayo kismaayo si fiican ha loo baaro guryahood iyo meelah kamamka ee qaxiitiga si fiican ha loo baaro waxaa ku dhexe jira kuwa dadka dilayo
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf Год назад
waxaas waa beentaa axmed madoobe dhiigya cab oo shabaab ayuu katirsan yahay wax uu sooqabanayo majirto alshabaab ayuu dhuxusha lagataa
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
Caruurta ay askar ka dhigaayaan. Khawaarij Ilaahay ka furatay
@gondagooye3101
@gondagooye3101 Год назад
Afsomali ku hadal dheh filintorow Maxaa waaye😂
@AliD-xm7ro
@AliD-xm7ro Год назад
Afsomali original ku hadleya doqonka ku soo gala @ gondagooye 3101 Nacasa tahay somalia wa maymay kuwa kale waa lahajadoo marka nacasa tahay tariiqada aqriso jahali sida adeerka siyaada bare oo babiyeyeey hormarka waxabarsho soomaali oo luqadayoonkii calamka ku badeleyaa af maaxa
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliga Lahjadiisa oo keliya Ayuu ka yaqaanaa, kan fasiixa Maku Hadli karo Laakiin Waa Afsoomaali Lahjadeeysan
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Год назад
SHABAABKA WEYN WAA AHMED MADOBE. ASAGAA DHALAY SHABAABKA . CUNUGAN MISKIINKA AH ISKA DAAYAA
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Год назад
Dadka dhalinyarad waxa looga faaiidaysanay baahida ay dadkood u dilayaan
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali Год назад
Waa under age
@pretyalmaaz4956
@pretyalmaaz4956 Год назад
ALLAA SOO GACAN GALIYAY CIIDAMADA JUBALAND GUULEYSTA
@mogawarta8550
@mogawarta8550 Год назад
Eelaaydaan diin ma laha miyaa iyo dhaqan
@liishuu4
@liishuu4 Год назад
Alshabaab qabiil malahan, qabiil qof Alshabaab waa kujiraa, teeda kale cunugaan si walba uu u qaldanyahay, waa kamuuqataa inuusan garasho weyn laheyn, sidaas oo tahayna wuxuu ubaahan yahay in danbigiisa cinqaabtiisa lamariyo, kadibna dhaqan toosin loo sameeyo.
@user-un2mk1pb3y
@user-un2mk1pb3y Год назад
​@@liishuu4 kan waa yaryahay bal kawaran kuwa kaween ee ku faraxsan inee layan shaxabka
@SmileAli-xi2ml
@SmileAli-xi2ml 7 месяцев назад
Saan ey dadka ugumaadaan saq dhexe.... wan oga cararnay wlhi war lama kala yaqaano arsenal iyo tuugada ciidan iskushhega
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 Год назад
Cannugaan wuxuu ka hadlaayo waa lacag. Many gangs around the world recruiter an unemployed man via money. Somalia is cashless and uses electronics. Manageable if administers are serious about peace.
@zakijunior-fs9zt
@zakijunior-fs9zt Год назад
In loo naxo maaha nimankaas iyaguba manaxan imisay dad maskiina ay qarax ku laayeen, dhibkay dadka ugaysteen halaga jaro
@mohacade8773
@mohacade8773 Год назад
Wa wiil yar
@Ismaelkhaani
@Ismaelkhaani Год назад
Ha latogto de. Wa daadki somalida hurumaar uu diday
@sacdimohamed6272
@sacdimohamed6272 2 месяца назад
X GG
@cabdilaahicabdilaahi4590
@cabdilaahicabdilaahi4590 Год назад
ᴡᴀxᴀ ᴜᴜ ʟᴇʏᴀʜᴀʏ ɴᴏᴏ ᴍᴀᴄᴀɴᴇᴇʏᴀ ᴘʟs
@asha3777
@asha3777 Год назад
Waxa ugu naxdin badan carruuraha la jahawereernayo, ee mustaqbalkood la baabinayo, ee halaga loo horseedayo
@habiboabdi8839
@habiboabdi8839 Год назад
Kan waa yar yahay wax haloo sheego
@salasabuukar908
@salasabuukar908 Год назад
Eelaay waa masiibo
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe Год назад
Ninkan wa yar yahay ee dhaqan celis halageeyo haddii uusan wax horay u dilin
@sadammohamed5176
@sadammohamed5176 Год назад
Wa fayris yaan LA fududeysan
@umuahmad2535
@umuahmad2535 Год назад
Alla waa caruur wali
@habonkheir7999
@habonkheir7999 Год назад
Ala wil yar waye miskinka
@MOHAMMEDV3465
@MOHAMMEDV3465 Год назад
Dadka nuucaas ah dad lasoo dhaweeysto ma ahan waxeeyna ugu talagaleen dadka soomaaliyeed meel kasta oo aay joogaan ineey dilaan waana cadaw cadeeystay dhagartooda hadiiladili waayo waligeen amni maheli doono
@halimamumin375
@halimamumin375 Год назад
Waxaan ilaaheey hanaga khabto
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 Год назад
Fadlan ninkaan qof xanuunsan boo u egyahwy DR xabeeb haloogeeyo simaskaxda looga baaro please
@carminerussi8601
@carminerussi8601 2 месяца назад
Ci facciamo la barba
@AL_shahada
@AL_shahada Год назад
Shurda sacudi oo dadka tarxlay sidiis udhaqmeysan qofto waxu dhawac lagu qaban halahan dowlad afgabin kara kugobanay dowlad baa kudidsin sidi mareykan hub barayay sadam ka adkaden askari halaga cararo xafad lajog adoo dowlada wadahadal lalaheen waisku dubanahay qorshe hishis kuqanci bila xudud gudah wadanka cidi dido hala xiro
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf Год назад
been badanaa axmed madoobe asaga ayaaba shabaab ah goormee wax soo qabanaa
@mohanedzubeir5116
@mohanedzubeir5116 Год назад
Hala toogto xaramka nolol uma qalma kan dila galka
@mohamedalikalaay-ws4kf
@mohamedalikalaay-ws4kf Год назад
Dhaqan celis le wye kan
@xasancalimaxmid-yt9so
@xasancalimaxmid-yt9so Год назад
Farixiyo zona
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 Год назад
Unugaan wuu yaryahay subxaanalaah
@sharmarkesharif7171
@sharmarkesharif7171 Год назад
Odeyshan masakinta ah haliska daayo ogaden waidin garanaa aqli xumadina iyo micno la,anta dadka u leysaan
@user-un2mk1pb3y
@user-un2mk1pb3y Год назад
Masakinta intee ku aragtay
@sosoh759
@sosoh759 Год назад
ilmaha yar bey qasbayaan qawaarijta Allah naga qabto dadka Elaayga caanayo waa dad nacas ah
@amanabutchery9843
@amanabutchery9843 Год назад
Sekuogaden inu cidan sosocdo?
@bushra445
@bushra445 Год назад
Koleey kuwo kale oo ciidanka ka tirsan ba shababka la shaqeeyo
@ismahanaden57
@ismahanaden57 Год назад
War miskinka is kadhaafa
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Год назад
Axamadowe waaa xaaraami sheydaan ah
@Kweensunami
@Kweensunami Год назад
HAKU waso
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Saan Somali nabat kuma imaaneysa!
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Qof wax qalabsan ladilaa maalinkasta.
@Maxamed-Muse
@Maxamed-Muse Год назад
Wuu yaryahay walidkis halala xariiro weey qasbeen dhaqan celis haloo sameeyo
@hassanrobleali6494
@hassanrobleali6494 Год назад
Been waaye datka masaakiinta labar tilmaameysanaya,
@user-un2mk1pb3y
@user-un2mk1pb3y Год назад
Hhh shabab ka dhan weeso cala caloyan
@sayedcali4721
@sayedcali4721 Год назад
raxmen caadi maha
Далее
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 3,8 млн
Qiraalka Cadde iyo Cabdiqani Sayloor
18:04
Просмотров 254 тыс.