Тёмный

Hyatt Regency Istanbul with SolaPortal 

Sola Portal
Подписаться 147 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Vlogan waxaa ku eegi doonaa Hotelka caanka ah ee Hyatt Regency oo ku yaala magaalada Istanbul oo saaran badda, kaasoo ah mid aad u qurux badan

Развлечения

Опубликовано:

 

5 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 года назад
ilahow somali qashinka iyo qurunka naga saar , dhul wanaagsan oo cimilo wanaagsan waa qabnaa lakiin dad wnaagsan ma lehin oo dadnimo iyo damiir leh , alow sidaa noo dhaan Amiin ya rabi,
@jamasaladhirsi9598
@jamasaladhirsi9598 3 года назад
Sax really 😭😭😭
@nasra9836
@nasra9836 3 года назад
Waad mahadantahay Sola Portal sida aad noogu soo gudbiso Istanbul Hotelada iyo meelaha ugu quruxda badan, Waxa aan jeclaan lahaa oo aan wax badan ka fakarar erayga SOOMAALI MARYOOLEEY, Meesha uu nooga yimid iyo cida noo bixisay, Ileen adduunka oo dhan maryo eey qabaan wax qaawan waaba yaryihiin xiliga aan ku jirno,Qofkasta oo Soomaaliya waxa uu isticmaalaa marka uu rabo in uu wax ka sheego Soomaalida, Soomaali Maryooleey, Qofkasta kii wax bartay,Kaan wax baran,Oday, Dhalinyaro wiilal iyo gabdho,Hooyooyin,Kuli maxeeytahay waxaan, Waayaab,Aduunka maan ka marya badanahay, Soomaaliyeey iska daaya magacyada xunxun aad noo bixineeysaan,Iska daaya bahdilaada aad isku heeysiin, Mahadsanidiin .
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 3 года назад
Sola mahadsanid vloga .hotelada kiradooda macquulka ah familada tagi karaan inoso sheeg walaal iyo melaha ugu caansan laso booqdo suuqaqa laga adegto inoga faaidey
@abdulkadiralimohamud8994
@abdulkadiralimohamud8994 3 года назад
Thanks ustaad Abdinasir, vlog-yadan inoo soo badi inta aad joogto turkey, tankale ma booqatid miyaa meelaha museum-ka ah ayagana waa la xiiseeyaa oo waan kaa sugeynaa. Thank you.
@nadaarasoomali6107
@nadaarasoomali6107 3 года назад
The best vedio I have ever seen wlhi sola nin kusareeyo flog sameynta Link ga English ka soo geli
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre 2 года назад
Aad iyo aad waa qurux aduun wlhi aadbaa uga helay View Hotelka udhaw
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 года назад
Waw Mashaallah waa hotell qurux badan iyo Gob dalxiis kuwacan. Mahadsanid walal.
@mirameraabi8328
@mirameraabi8328 2 года назад
Very good like it
@abronesenior
@abronesenior 3 года назад
When professionals doing their profession unlike a 50yrs old muppet need to make money from insulting Somali girls 🤔, am a huge fan of you Boss (Sola), Please keep the wonderful job, respect 🙏
@SolaPortal
@SolaPortal 3 года назад
Thank you sir
@thephenomenon6258
@thephenomenon6258 3 года назад
Asc cabdinasir sola keep the good work bro
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 3 года назад
Wax qiimaha iiguma fadhiyo waxaan ka jeclahay wadankayga anigoo daash ka seexda markaan somaliya tago sidaan hurdo uma hurdo markaan dibada joogo.
@eugensavu7725
@eugensavu7725 2 года назад
Super 👍
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 3 года назад
Maxaa noo diidan In an sidan u horumarno. Thanks sxb
@lukmanabdirashidsaid5747
@lukmanabdirashidsaid5747 3 года назад
Sola port thank you
@sumayaahmed3638
@sumayaahmed3638 3 года назад
mashallah no so badi video oo kle
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 3 года назад
Sola barnamijyadan cml wn jeclhy mrka so taabinesid saxiib ilaa oorod wey nagu ficnan laheed lkn dalkena mel kasta babuur baa socda mel kasta jaab wyeh😁😁👐
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 3 года назад
Absolutely. Umadan daljoda way dhisten kodi oo u qurxon ayey kuwa kle tagan dalxis kanaso shaqrstan. Anaga xita kama masereyno dalkena ina dhisano ban dhib u aragana sorry wlh
@cabdirashiidqaliif9353
@cabdirashiidqaliif9353 3 года назад
Kep up
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 года назад
waan dhisan karna ,laakiin inaga cadow isu ah oo wadano kalan dhisna.
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 3 года назад
You’re incredible person thanks for shared with us ❤️👍
@SolaPortal
@SolaPortal 3 года назад
Thank you abaayo
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 3 года назад
@@SolaPortal your very welcome my dear brother.!
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 3 года назад
Waaw waaba eshcalaa waa in arooskeeyga aan ku aqal galaa inshaa Allah
@abronesenior
@abronesenior 3 года назад
Nice dreaming sister, dream big always 😍
@fatihadehibi659
@fatihadehibi659 2 года назад
Combien la nuit ?? Le pri
@Gobsr
@Gobsr 3 года назад
GOOD JOP SOLA PORTAL
@alihanash9829
@alihanash9829 3 года назад
Hyaat rgency hotel
@daadirmohamed6580
@daadirmohamed6580 3 года назад
Where is English one
@abdirizakmohamed5988
@abdirizakmohamed5988 3 года назад
Waan ku salamay Abdinasir Ma Ila so xiriri kartaa ebow ?
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh 3 года назад
Sidaan dhawr goor oo hore kuugu sheegay vlog ga aad baad ugu fiicantahay
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 года назад
War insha allah sanadka cusub baan Turkey soo aadaya isagan dagaya nio legend baad Tahay ❤👍
@axmedxuseen3274
@axmedxuseen3274 3 года назад
Sxp sola Ankara aad please
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 3 года назад
Zola sxb meelaha museumska ayaan kaa wada sugeeynaaa
@abdifanta6065
@abdifanta6065 3 года назад
1200 euro anoo sadeysta idhaaanta
@abdiyussuf1144
@abdiyussuf1144 3 года назад
Abdi fanta hadaad sadaqaysanayso waa wax adiga kufican, ninkan barmamij kisa ayuu dubanaya don’t be pussy bro
@farxiyo2790
@farxiyo2790 3 года назад
Mansha Allah beutiful 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩🤩🤩🤩 Waan tagay meeshan 3 sano kahor mansha Allah 🎁🎁🎁🎁🥇🥇🥇🏅🏅🏆🏆🏆🏆🏆🎁🎁🎁
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 года назад
Yaa ku weeydiiyay.😄😄😄
@farxiyo2790
@farxiyo2790 3 года назад
@@Ahmedali-gw7xmumabahnid in ad ka jawabtid thanks 😀😀😀😀😀😀😀😀
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 3 года назад
@@farxiyo2790 😄😄😄
@habdihassan4960
@habdihassan4960 3 года назад
Bro waxa no sheg lacagah Bitcoin na wereeri no faaidey please aqoontada thanks bro
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 3 года назад
Aniba caadi ma ahan insha allaah anaa Hobyo Godon ka dhisi doona insha allaah.
@takar1095
@takar1095 2 года назад
Reer miyi uurleh. Ader Ataköy waa degmo maahan xaafad.
@MohamedHassan-kp7kf
@MohamedHassan-kp7kf 3 года назад
mr sola heeso soomaali ku dul codee videoga
@sahraolad6700
@sahraolad6700 3 года назад
Aniga sahra olad ah waxaan la.yabaa qof dagan wadamada reer galbeedka ee turkey ama dubay hotel iyo meel dad badan baabuur tareen dalxiis u maleeya
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 3 года назад
mcnto macnaheda waxa weeye inaan ku dayano wadamada horu marey ka shaqeysano wadankeena hodanka nabadna ka dhigano dadaala waagaraa
@malikaomar1460
@malikaomar1460 3 года назад
Asc walaalo, I congratulate you on your success masha allah.Other wise I follow you and interested in your programs but why you say all the time “somali maryooley” knowing that they support and encourage you. In addition, you bite like a little mouse because in the same sentence you say “somali wa dad wanaagsan”. The term “somali maryooley” is an offense to us Somali women. Thank you walaalo waa aniga oo ah Maalika omar
@SolaPortal
@SolaPortal 3 года назад
Wcs walaalo Maryoolay is NOT an insult, waa dharkii labadda good ee aan xiran jirnay, I will never insult anyone
@malikaomar1460
@malikaomar1460 3 года назад
@@SolaPortal asc walaalo. Far from it, and I have never seen you insult anyone, but in my opinion it is somewhat pejorative, and thank you.
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 3 года назад
Walhiiiii warun waaaa guri aduunyo oo lagu waareeen ilaahoow akhiradeen noo wanaaji
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 года назад
Allaahuma Aamiin Yaa Rabil Caalamiin
@hoali2995
@hoali2995 3 года назад
Wallo waxad ii sheegtan somalida maxaa loo dhaha somali maryooley
@jacju3376
@jacju3376 3 года назад
Music iga daa hadalkaada waxkale
@abdullahiqoslaaye1604
@abdullahiqoslaaye1604 3 года назад
Kbo sobadi muqalada nucan ah solport
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 3 года назад
Chelsea iga waran rali galin makaso bixisay
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 3 года назад
Solo port wax kale ood sheego miyaad waysay bro no body cares about hotels we can't over.
@abrahammohmed5045
@abrahammohmed5045 3 года назад
mudane cabdi naasirow Dollar ahaan ma igu sheegikartaa haweenkii imisa lacagta aad sheegtay ma fahmine ma tii turkiga mise tii UK Dollar ahaan waa imisa
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 3 года назад
Euro Ayaa lagu dhahay oo xataa Dollar ka saraysa 😩😩
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 3 года назад
1200£🤯🤯🤯 per night
@samiiryowsamiiryo8590
@samiiryowsamiiryo8590 3 года назад
Qalbi gaaba I dhaqaqay hhh waxba lagama qaban karo
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@najmamaxamed5173
@najmamaxamed5173 3 года назад
English soogali
@malikaomar1460
@malikaomar1460 3 года назад
Asc walaalo, je vous félicite de votre réussite masha allah. D autre je vous suit er interesse par vos programmes mais pourquoi vous dites tout le temps “somali maryooley” en sachant que quils vous soutienne et encourage. De plus vous mordez comme une petite souris car dans la meme phrase vous dites “somali wa dad wanaagsan”. Le terme “somali maryooley” est un offense pour nous femmes somaliennes. Merci walaalo waa aniga oo ah Maalika omar
@rashiid187
@rashiid187 3 года назад
Wadankina guba rag kale oo wadankooda dhistay iskusoo sawira
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 3 года назад
Maxaad naga tusaysaa dal kale waxay shaqeysteen,adigoo Kenya ushaqeynaya ayaa dalkeena horumar udiidan 👎🏿👎🏿👎🏿
Далее
Inside the 10 Most Luxurious Hotels in Istanbul
8:36
Cabeças erguidas, galera! 🙌 Vamos pegá-la!
00:10
Zlatan embarrasses Speed 😂 #ishowspeed
00:32
Просмотров 4,6 млн
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Просмотров 71 тыс.
5 Star Hotel Somali ay leedahay oo laga furay Istanbul
22:28
This Underwater Tunnel Connects Asia To Europe
8:49
Просмотров 122 тыс.
19 Tips I Wish I Knew Before Visiting Istanbul
8:02
Просмотров 224 тыс.
Where to stay in Istanbul: Grand Hyatt Istanbul Review
6:27
Самый милый крокодил
0:17
Просмотров 3,1 млн