Тёмный

ISFAHANKA LAMANAHA (PART2) 

Hamda Home Decor
Подписаться 112 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 112   
@user-tr6to1ro6r
@user-tr6to1ro6r 2 года назад
Ma sha Allaaah video 4 aad oo an ka daawano waye Runtii waxaan faa’ido iyo motivation aheyn kama qaadanin, jazaaki Allaahu kheyrn gabdh waxaad tahay Runta ka hadasho si qalbi Ah u hadasho aad iyo aad ayaan ugu helay Mowducyadada iyo adigana shakhsiyadada , Allaah ku dhowra caqligaga quruxey reerkaga iyo gurigagana Allaah kugu xafido sida aad walalahaaga u dhiira gelineysid💖💖
@ahmedler5019
@ahmedler5019 2 года назад
thank you for your advice you are a good person I was very interested in your videos from 🇩🇯🇩🇯
@umuqasimfilmschannel9571
@umuqasimfilmschannel9571 2 года назад
Masha Allah abayo ilah ku barkeyo thanks for your advice qali
@amaleid6871
@amaleid6871 2 года назад
Maasha Allah gabar karti leh ayaa tahay Hadma qurux wanaagey🥰
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 года назад
www mash Allah qalbiyeey farxad iigu noooloow
@saamiyoabdi7507
@saamiyoabdi7507 2 года назад
Mahadsanid abyo noosoo badi gabdhaha aan weli guursan taladoda aad siin laheed
@user-gn2ix7jp8x
@user-gn2ix7jp8x 11 месяцев назад
❤️❤️❤️❤️
@aishaali5813
@aishaali5813 2 года назад
Masha allah waxad tahay gabadh isku kalson oo qurux badan
@saciidomacalin9059
@saciidomacalin9059 Год назад
M.a abyo gabar caqli badan ayaa thy O karti badan wax yabaha aad ka hadasho waa wax muhiib ah waye Alle haku barakeyo rerkaga
@halimasadiaabdisalama6335
@halimasadiaabdisalama6335 2 года назад
Abyo jidhkaaga asturo xabiibtii xijaabka waa quruxda dumarka ✅✅✅✅✅🥰😍
@ashkancantar5350
@ashkancantar5350 2 года назад
Saan kuma asturna miyad leedahy?
@lunibark9978
@lunibark9978 2 года назад
halke muuqata camal la.aan ku hayse adigu is astur
@Fatima-xr2ws
@Fatima-xr2ws 2 года назад
Masha allah barakallah ❤️
@RuweydoFaarax
@RuweydoFaarax Месяц назад
M.a ❤
@sowdamacalin4816
@sowdamacalin4816 2 года назад
Masha alaah abayo waaruntaa wnkuracsanahay nin inaad kadaba cararto waabahdil runtii
@daahirgeele9291
@daahirgeele9291 2 года назад
shukran abayo lkin cod kaga wa gaban yahay
@aminaduale6940
@aminaduale6940 2 года назад
Sister horey u soco
@huriyohalanehassan9747
@huriyohalanehassan9747 2 года назад
Masha Allah abaayo nosobadi jasakallah qeer
@khadiijoqaali4857
@khadiijoqaali4857 2 года назад
Masha Allah abaayo
@khadraabdulkadir7927
@khadraabdulkadir7927 2 года назад
Masha allah welcome back
@munasharaf5602
@munasharaf5602 Год назад
Mashlllh mashlllh prti 3 meh mcnto
@ayashabdi4612
@ayashabdi4612 2 года назад
Mashallah abayo waa runta biniafamka woxo jecel yahay waa lodaya hadad ka celisid dhemen ayu u noqona sheykas aniga hada qoralka so qorayo waleyka tagay mana furni mana dhaqni marko rabo wo taga marko rabo wo so labta aniga xirika udaye inan kadaba qeyliyo 8 sano is qabna 2 sano leyma fahmin ana san usaxaye aya waxa leyku jwb wad qeylo badan tahay hada faraha ka qaday sadax carur uhaya iney nolo yihin lakama war hayo Allah ila garab kalo korimadoda nin tabar uma hayo ilen dhibmoye faido kale kama haye iso duceya qurba joga luqad am aqno caqabado badan aya i heysto ino allaha fududeyo 🤲
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Abyo mcn Khayr ilaah haku siiyo qaalii . Snbkeyga . Xamdi 2000 waaye Ila soo xariir
@ayashabdi4612
@ayashabdi4612 2 года назад
@@yuuuuga1 haye abayo wan haya snap kaka
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 2 года назад
Abaayeey muuqaalka waqtigiisa adigoo ilaalinaaya jarjarka badan iyo salaanta ku cel celiska ah iyo cudurdaarka badan iska yaree. Adoo lagu dareemin inaa kala goysan muuqaalka ayaa sii wadan kartaa sheekada.
@schuman2876
@schuman2876 2 года назад
Mansha Allah ukhtiyey allah ha ku xiftiyo waxan kugu soo biiray dhawan waxbadan ayaa ka fa idi doona
@user-zr9qw3re2k
@user-zr9qw3re2k 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 года назад
Masha.Allah Abyo qaali Caqliga wanagsan Allow ku barakee sax waye hadalkaaga
@zamzamali2134
@zamzamali2134 Год назад
Masha allh abyo keep going 💪 👏
@calid1641
@calid1641 2 года назад
Mashallah walashey dhirigalitada ima dhafto telka walkey kadawanaya wad kumahadsan tahay dhirigalitada
@madinaomar1842
@madinaomar1842 2 года назад
Habo mcn guuleyso❣
@fadumosaid4578
@fadumosaid4578 2 года назад
Masha allah abyo nosobadi inasha allah
@user-gn2ix7jp8x
@user-gn2ix7jp8x 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@Nadahajji3371
@Nadahajji3371 2 года назад
Mash allah abayo thank you mcnto gabdha aroosyada cusub maxad kula talin lehed allah ku barakeyo hamdi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Dulqado mcnto Hana dag dagan
@naimoabdinasirdahir9113
@naimoabdinasirdahir9113 2 года назад
Abayo kahadal topic adigooo raali ah. Illahey hakubarakeeyo mcnto.waxbadan aan kafaidnay .
@askaxaaji4228
@askaxaaji4228 2 года назад
My roll model
@deeqamuse445muuse7
@deeqamuse445muuse7 Год назад
tks abayo talada waadn tijabainya inshal wxan rajanay inay i shaqyso
@cnaasiraxmed4997
@cnaasiraxmed4997 Год назад
Mansha alah ilahay caqliga hakuseyadiyo mcn
@mariamabdulkadir6314
@mariamabdulkadir6314 Год назад
Masha Allah abayo shukran
@hawoyusuf490
@hawoyusuf490 2 года назад
Msha allah xamda allah ha barakeeyo
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 года назад
Allaah kheer ku xafido horey usoco xamidina.
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 2 года назад
Kabadan uqalamtaa xbty 100k coming inshalah
@Aragzan371
@Aragzan371 Год назад
M.llh👑❤💖
@marwakeyf3985
@marwakeyf3985 2 года назад
Masha.allah abyo noso badi dhiiri galinta
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 года назад
Manshallah 😍 hamdi ka shekee hadi usan ka qarinin ku yirahdo ilahay ayaa i bsneyay naag kale anan u dulqadan karin rabina inan ka tago ninkayga so xanun iguma dhicin 🤔😢☝
@iqraladan4312
@iqraladan4312 2 года назад
Adkarta badso illah ka bari ino qalbiga ku dajiyo
@faadumoyuusuf242
@faadumoyuusuf242 2 года назад
Quruxeey naftaada hadhibin marna hadad ninkaaga rabtid naag iyo waxas haw joojin ka indho la,aw hadadan xamili karina dhagayso nafsadada go,ana qaado istarays iyo waali ka ilaali nolashada wa qofad shalay baratay haysraac racin wadna hanan kartaa wanad kamarmi karta
@sucadadagan3334
@sucadadagan3334 2 года назад
Mashallah waan sugila aaba barnamish kaan huno👍
@sucadyusuf2712
@sucadyusuf2712 2 года назад
Mash Alha tabrka alha abyo thanks sister keep going
@araweloali2294
@araweloali2294 2 года назад
Jazzakallah khyr wll
@bilanyusuf6759
@bilanyusuf6759 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله بتوفيق حبيبتي 😘😘
@ayaanlibaas9893
@ayaanlibaas9893 2 года назад
alla khayr badan haku siiyo ,qof qiimo badan ayaad tay.
@munaosman4272
@munaosman4272 2 года назад
Maansha allaah barmaamijka waan kucusubahay waan kahelay
@RealCusso
@RealCusso Год назад
Mansha alaah
@alifardowsa4017
@alifardowsa4017 2 года назад
Maansha allah wll siwanaagsan ayaad uqeexday
@umuruuneey9838
@umuruuneey9838 2 года назад
Masha alh adban ugu qancay hadalkaada abayo qeyr alle haku siiyo
@aminoginde7408
@aminoginde7408 2 года назад
Maasha allah abaayo waa talo fican ❤❤❤❤
@sacdiyoomar2484
@sacdiyoomar2484 Год назад
Shukran abayo RU-vid kada abayo ina helo waqti dheer aye igu qadatay lkn hada alx wan helay dala dhaxal gala ayan kafaiday 3 malin an kugu xiranahay
@muxsina5395
@muxsina5395 2 года назад
Wllshy Hamdiyey Dadwalba Horumar gaadha Qiso Qurux badan ayay leeyihiin . Qoyskasta oo Hami sare lena Cayayaan ayaa hoosta kaga jira aanan wanaagooda Arag Bal Qiso kuso martay oon waxka baran karno noogaso sheeke xbbti.
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 года назад
Thanks for sharing sis
@fardoswrty4836
@fardoswrty4836 Год назад
Masha Allah baraka Allah
@foziyocabdi3622
@foziyocabdi3622 2 года назад
Gabdhaha xirir kala dhaxeyana shukansi mcnha aby hamdi plz haso hadal waa raba mowducas 🥺😍
@sadiaadam2919
@sadiaadam2919 2 года назад
Mansha allah 👍👍💝💝
@munamohamed4850
@munamohamed4850 2 года назад
Maansh allh wlo hore u soco
@sumayocali1908
@sumayocali1908 Год назад
Masha allha
@anisaabdulahi1302
@anisaabdulahi1302 Год назад
Manshala waxbadan ba lagafaidaya wlshay
@umubahja1748
@umubahja1748 2 года назад
Masha allah qaali dumar 🥰🥰
@ayanmohamed8806
@ayanmohamed8806 2 года назад
Mash allah gclooy
@zamirasadri8824
@zamirasadri8824 2 года назад
Masha alaah🥰😍
@khadraarten3817
@khadraarten3817 2 года назад
maansha allah
@zaytunliii2261
@zaytunliii2261 2 года назад
Masha alaah
@abdirahmanmaxamed1592
@abdirahmanmaxamed1592 2 года назад
Abyo plz tarxada sifican uxiro adoo raali ah
@NajmaXasan-yt6vh
@NajmaXasan-yt6vh Год назад
Walshay qaali aadban waanooyikaaga ujecelahy lkn talaan kaa rabaaa please
@hodanhussein3838
@hodanhussein3838 2 года назад
Walaaleey waad ku mahadsan tahay mawduucyadaad laakiin si gaara ma u xidhiidhi karnaa labadeenu ok thanks
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Haaa
@farxiya267
@farxiya267 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️🤩🤩🤩❤️❤️❤️❤️
@kadriinaCakes
@kadriinaCakes 2 года назад
Mansha alla
@anisaahmed1693
@anisaahmed1693 2 года назад
Masha allh sister waano fcn
@nafisoalinour6874
@nafisoalinour6874 2 года назад
Manshlah Wllo qli
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 года назад
Sis welcome 😍🥰🥰🥰
@sacdiyaabdigeddi6351
@sacdiyaabdigeddi6351 2 года назад
Abaya snabkaga isheg
@nafiso2327
@nafiso2327 Год назад
M.a
@kiineyxasan8066
@kiineyxasan8066 2 года назад
Mash allh guleeyso mcny
@khadraarten3817
@khadraarten3817 2 года назад
waxaad tahay gabardine caqli banana,horay usoco
@nimcoubax1707
@nimcoubax1707 2 года назад
Wlshy keep going
@fadumaweyrah9478
@fadumaweyrah9478 2 года назад
Xagee ka so wacaaa wll wa ku baaahnahayee
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 года назад
Waaw qofkii 4 aad
@xxx-lw7ym
@xxx-lw7ym 2 года назад
😍🥰❤️
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 2 года назад
🥰🥰🥰🥰
@xxx-lw7ym
@xxx-lw7ym 2 года назад
🥰😍❤️
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 года назад
Abaayo Tik Tok maxaa kugu qoran waan ku rabay abayo halkee kaala sooxiriiraa
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Hamda warsame
@rodanasser4067
@rodanasser4067 2 года назад
Qali malin walpa vedio noso gali mesha adiga nagu haye hana ilaawin
@nasramohamed9589
@nasramohamed9589 2 года назад
Ma
@halimanur9132
@halimanur9132 2 года назад
💕💞💕💞👍💋💋💖
@qalijamagulled9053
@qalijamagulled9053 2 года назад
Xamdiiyey nabar kaaga maa heeli kaara abayo
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Xamdi2000 abyo mcn snbkeyga igala soo xariir
@MulkiMaxamedcali-nd9hs
@MulkiMaxamedcali-nd9hs Год назад
P
@fahima6186
@fahima6186 2 года назад
Asc habo anigu wan kaa waayo aragsanahay oo gabaryar ayaad thy hadaba raga somalida badankoodu waa qeeyrj masuul waana bilaa arxan anigoo aan dooneeyn inaan reer islaamoo degen aan isku diro lkn dumarkii meel kasta ayagaa caruurti larafaadaaya xag dhaqaale io xag kastaba fuurkoodana mid laga fiirsado maahan ee waa iska badso naagaha iyo caruurta sidii xoolo lasoo xereeynaayo caml taasna ax diin kusaleeysan maahan ee waa qeeru masuul nimo WBT
@hibofarah2014
@hibofarah2014 2 года назад
Sax quruxay
@faadumohiirad6874
@faadumohiirad6874 2 года назад
Maansha alaah habo ilaah hakuxiftiyo
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 2 года назад
I Have husband alhamdulilaah but I am not interesting about couple I am interesting about Kids program please can you talking about kids?
@sirtanolosha7969
@sirtanolosha7969 2 года назад
Wax walbo waa step by step abaayo doorashada lamaanaha wanaagsan iyo habdhaqanka marki lamaanaha laga saxo ee koriska caruurta iyo tarbiyadooda saxmi kartaa marka dulqaad yeelo wixi waa in leesku dhax wadaa ileen dad aan weli guursanine meesha weey ku jiraan dad aan caruur heesanina weey ku jiraan
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
@@sirtanolosha7969 Mashlaaah sax waaye Khayr ilaah haku siiyo jawabtada fcn mcnto 🥰
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 2 года назад
@@sirtanolosha7969 Thanks maxumada ayadana take time
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 года назад
Xamdi xarago kuu bixiyay walale maa labiska kaso hadashid
@yuuuuga1
@yuuuuga1 2 года назад
Haye qaali
@maryamamohamed7407
@maryamamohamed7407 2 года назад
@@yuuuuga1 jir waxaad ku radisay nala soo wadaag alaabtii timirta iyo huruuda leysku karinaayo caadi ma'ahan waan tijaabiyay xariir ayuu kaa dhigaa hadane olive oil aya ka buuxdo jirka dhan qaleylka wuu ka bi'inaa mashallah
@sundusabdisundusabdi3712
@sundusabdisundusabdi3712 Год назад
M.a
Далее
SEDEE HOYADA NAFTEDA WAQTI U SIIN KARTA
20:15
Просмотров 44 тыс.
CODGISI DADKA . HOYADA GULEYSAN KARTA PRT 2
25:03
Просмотров 43 тыс.
УДОЧКА ЗА 1$ VS 10$ VS 100$!
22:41
Просмотров 346 тыс.
HOOYADA IYO KALINTEDA GURIGA
25:44
Просмотров 32 тыс.
ISFAHANKA LAMAANAHA PART 1
14:03
Просмотров 64 тыс.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 73 тыс.
DHIBATADA 5 SANO UGU HOREYSA GUURKA PRT 2
12:50
Просмотров 73 тыс.
WADA SHAQEYNTA .GURIGA  HOYADA IYO CARURTA.
17:33
Просмотров 14 тыс.
NAAG MIYAA LAYLA GURSADAY.   ??
18:25
Просмотров 52 тыс.
NAFTADA HA DULMIN{ TAALO}
11:35
Просмотров 62 тыс.
BUUQA NOLASHA IYO. HADAF LA AANTA MAXA KENA .
16:52
Просмотров 27 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 51 тыс.
NAFTADA AAMIN ???
11:29
Просмотров 37 тыс.
УДОЧКА ЗА 1$ VS 10$ VS 100$!
22:41
Просмотров 346 тыс.