Тёмный
No video :(

"ITOOBIYA HADDII AY RABTO XEEBAHA SOOMAALIYA WAAN SOO DHAWEYNEYNAA " MADAXWEEYNA XASAN SHEEKH. 

Abdijaliil Show
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

"ITOOBIYA HADDII AY RABTO XEEBAHA SOOMAALIYA WAAN SOO DHAWEYNEYNAA " MADAXWEEYNA XASAN SHEEKH.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 188   
@shairabdi
@shairabdi 2 месяца назад
Wllhi waxaan oo kale dhiig kar inaan ka qaado aan ka baqaa 😢 Ilaahaw wadanka noo xifdi
@MohamedHassan-wh8ph
@MohamedHassan-wh8ph 2 месяца назад
Dabadhilifkii ugu liitay soyaalka somaaliya اخزاك الله
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Shalay wuxuu lahaa ethiopia badda somalia ma qadan karto hadeerna wuxuu leyahay waan soo dhaweyneynaa uf🤮
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye 2 месяца назад
Lama siinayo lagamana iibinayo ee waa lala ganacsanayaa haday diyaar yihiin sida caaalamka kale uun ,
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
​@@Darwiishdaweeye ganacsi sifo noo cee ah ?! Ma sheekadii miuse bixii baad fasiraysaa ?! Far baa kugu taagan
@Deeqcumar-sn9tq
@Deeqcumar-sn9tq 2 месяца назад
Qofkan allow naga qabo War baL waxan dhawra hada waxasa dad 30 miLyan kabadan xukumo😢
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Waxan qof xun weye
@musaibnnuseir8313
@musaibnnuseir8313 2 месяца назад
Xamar bu xukuma
@Halimashalle
@Halimashalle Месяц назад
Very sad indeed
@wm5913
@wm5913 Месяц назад
Ellaho kaan, naa dhaafsee, Maadaxwayne maa ahaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 2 месяца назад
Ficilkaas xun ee aad u muujiseen somaliland ma shaqaynayo. ??? Tanbaa u marqaati ah laakiin xalku wuxuu ku jiraa inay somaliya iyo somaliland ay si dhab ah u heshiiyaan , hadii kale waa midi midi ku taag , Somalina taas way ku jabaysaa meelna walba oo ay joogaan
@John__Lewis___
@John__Lewis___ 2 месяца назад
San ma no dambesy mia😢😢😢
@suniilofficial2341
@suniilofficial2341 2 месяца назад
Wlhi cabsi badan aya ka muuqato oo hadal adag kuma hadli karo maalin walba walalahen ayuu ku haya ma itobiya walalahen ah
@MustafAhmedMohamud
@MustafAhmedMohamud 2 месяца назад
Inalilahi waa inaa ilahey rajicuun kan ilahow naga qabo asaa qasaro naku filan
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Haa qof dalka dhisaya buu iska dhigaa dalka asagaa duminaya wuxuu la dagaalamayaa dadka hormarka somaliya ka shaqaynaya
@Fast.money86
@Fast.money86 2 месяца назад
Naga aamusa siyaasada waxa kamatagaanide madax weynaxa ayaa ciyaaroyo game fiican oo cadowga loga shabag daadinoyo❤❤🎉
@Fast.money86
@Fast.money86 2 месяца назад
Madaxweyne horey usoco dadaalkaga mayeree mucaaradkana hadhinto
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 месяца назад
Shabagu muxuuu yhy iimaanka seege dalkaagiii baaad damac dal ka galisiye ethiopia clipkan waa ku doodi doonta mustaqbalka iny somaliya badeeda lahyd​@@Fast.money86
@pharah01
@pharah01 2 месяца назад
Maantaa la sii jabay
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Qof kan yaa inaga qabta asagaa dalka duminaya
@hodaneey6777
@hodaneey6777 2 месяца назад
Waxa la jabay marhore 😂
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 2 месяца назад
SOMALILAND Guul iyo gobanimo 🎉🎉🎉
@user-dq2xw6rb5j
@user-dq2xw6rb5j 2 месяца назад
waar xasan xabaale qote halaga qabtodalka dameer intii buushilashiiyo umbuuqaadaa waa wax dhicikarin inta qofsoomaalikanoolyahey iskadaa reer awdal dhaceyn
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
Waxan hadeer ma dadbuu madaxweyne u yhy!!!
@YasserAA93
@YasserAA93 2 месяца назад
Waa madaxwaynaha somali ! From jijiga ! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 2 месяца назад
@@YasserAA93 waa bur buriyaha umadda soomaliyed
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
​@@YasserAA93 weli waxaa maskaxada ku dhex jira gumeesiga xabshada , cabiid waaxid
@YasserAA93
@YasserAA93 Месяц назад
@@Jaalejaale12 xabshi awoowgay iyo awowyaahsy dilay miyana aniga cabiid u ahay 😂 Somali baa ahay sxp xabshina waa cadowga kowaad ee somaliyed ee aduu qabil ayaad tahy lakin anigu somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@YasserAA93
@YasserAA93 Месяц назад
@@liibaanfagadhe hasan qaabil ayaad ku nacaysa waayo mid aad isku tuulo tihiin ayaad rabtaa somaha! Kolay qof dhalinyaro ayaad Tahay waxbaro o aqri wax badan kana fikir ilaheeena iyo kuwa ay si dhalan iyo calamka qaabka loo noolyahy
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
War wxaaan dulliga ah xilka deg deg halooga xayuubiyo
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 месяца назад
Comments hadalka madaxwayne Xasan Sheekh waa la soo jar jaray sababtoo ah waan dhegaystay. Marka wuxuu cadeeyey gaddii ay Itoobiye rabto bad ha u soo Mario sida dowladaha deriska ay u soo Marleen kuwa aan lahayn vad sida Jabuuti Tanzania iyo Kenya. Marka waa in ay Itoobiye soo Mario dariiq sharci ah. Waan dhegaystay.
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 2 месяца назад
HSM & ASSOCIATES Brokerage firm 😅😅😅😅
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Ma shirkad dilaaala baa u bixisay 😂😂😂😂 war magac bixinta wad garanesa😂
@xanaancali8502
@xanaancali8502 2 месяца назад
Horta nikaan markuu yurub aado ma washa mise saxir bala so siyaa uf
@mohamedhassan3983
@mohamedhassan3983 2 месяца назад
😂😂😂😂wallahi baan ma axan jahil waaye kan he is an embarrassment to us and a fuley to Somalia acudu bilahi
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 2 месяца назад
HADDII AAD U OGGOSHAHAY MAXAAD UGU DIIDDAY MARKII AY SOOMAALI LAAN BADDEEDA KU WAREEJISAY.
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 2 месяца назад
Somaliya good buu kuriday
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 2 месяца назад
This guy cannot be a Somali president. This guy is embarrassment to the whole Somali people. I don’t care what tribe you from.
@MohaHassan-pg7zk
@MohaHassan-pg7zk 2 месяца назад
2 xasan miyaa jiro ani waayeebee
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu Месяц назад
War Somalia hala difaaco war ETHIOPIA waa Cadawga Somalia war dhulkeena ayey u socotaa Soomaaliyey Toosa arintaan waa in Baarlamaanka loo gudbiyaa lagana hortagaa. Eritrea ayaa iska celisay oo Badeeda u diiday oo 30 sano la dagaalamaysay sideey ku dhacdey anagoo dhul aan leenahay naga heysato batroolka ay ka soo saarato dadkiina ka baahan yihiin aanan ka soo celini sidey noo soo haweysatey oo Xasan Sh and geele dhulkeena iyo Badeena loogu gorgortami karaa . Geele Ciisihii CANFARTA leynaysay ayu wax u qaban waayey Somalia marabo iney magaceeda Soo noqoto waakan korsigii Fowsiyo u diidey fadlan Arintan waa iney Baarlamaanka ka hor yimaadaan oo la hordhigaa Fadlan ma'aha wax sahlan ETHIOPIA yaan loo ogolaanin Badeena iyo Ciidamadiisa halaga saaro sida uga dhaqsiyaha badan.
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 2 месяца назад
Waste man begging because Ethiopia doesn't care, its not the old Somalia n they can't do nothing
@runsheegxaqaani4742
@runsheegxaqaani4742 2 месяца назад
Yaa ku yiri nagu dar East Africa, 350Million oo jareer ah oo 90% gaalo ah, warshado leh naga horreeya dhan kasta.biyo intayna ku soo gàarin baa la iska moosaa.
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 2 месяца назад
Shallayyna wuxu laha DHULKA SOMALIDA KAMA GOR GORTAMAYNO 😅 IMIIKANA WAN SO DHAWAYNAYNA CALOOSHI LA CIYAAR WEYI 😢
@yusufjey
@yusufjey 2 месяца назад
Waa hadal domlamacy ah oo loo qaateen ah marka inta fekerkaas ila qabto like ha saarto
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 2 месяца назад
Walaal diplomacy way ku dhimatay ee meesha waxa yaala qof camiil khaa'in wadanka oo aan kala garanaynin shalay iyo maanta waxuu ku hadlayo.
@yusufjey
@yusufjey 2 месяца назад
@@Ot_Ot20123 walaalkey waa runtaa balse xasan sh ummada somaliyed wax aysan rabin uma qaadi karo somali iyadaa culeys iska filan balse aniga waxay ila tahay in uu wax badan xeerinaayo hadalkiisana haddaad dhameysato waxaa ku jirey in riyada itoobia ka baxdo oo caalamka shuruucda u degsan so marto marnaba la aqbaleynin in saldhig ciidan ay ka sameysato badda somalia marka intaas ka soo gudbo walaalkeyga aniga waxaan qabaa somali qof aan ahayn dalkaan dhib kuma haayo shisheeyaha la sheegaayo somali ayaa hormuud iyo dalaal u ah marka aan meel kasoo wada jeesano aduunka intaan eeda saari lahayn anaga ayey wax naga xun yihiin ee aan is saxno markaas ayaa aduunka wax la qeybsan karnaa inta igu raacsan like ha saarto
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 месяца назад
Ani hala isoo maro uu leeyahay iska fahan wadaayow
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 Месяц назад
M H X ISKA SEEXO DADKA SOOMAALI WAAD KAKALA GEYSEY
@user-eu2vq8sx5b
@user-eu2vq8sx5b 2 месяца назад
Sax weeye warka madaxweynuhu uu sheegay, wuxu yiri Ethiopia haddii ay rabto in ay soo gaarto badda Somalia🇸🇴 haku soo gaarto sida Uganda 🇺🇬 ay ku soogaarto badda kenya 🇰🇪 iyo sida ay isla Ethiopia 🇪🇹 u gaarto badda Jabuuti oo ay u isticmaasho, warkaasi war qaldan maaha somaaliyeey yaan caqligiina lagu dheelin.
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 2 месяца назад
Xeebaha buu yiri ...xeeb iyo dekad waa kalamid
@mohamedabdullahimuse7917
@mohamedabdullahimuse7917 2 месяца назад
Muhiimara warka maaha ee wakhti aan mumaasab ahayn ayuu sheegay
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 месяца назад
Waa ssxanyahy ninkaan aniga hala isoo maro uu leeyahay yacnii fahan wadaayoow
@mohamedabdullahimuse7917
@mohamedabdullahimuse7917 2 месяца назад
@@maxamedxuseen4516 warka waa saxanyahay lkn dadka waxay ka xanaaqsanyihiin ayaa ah in daandaasiga eithopia uu madaxweynaha si jilcan uga falceliyay iyado waliba shalay ay matabaan 3,000 askar eithpoian ay amar la'aan kusoo galeen uusan ka hadalin madaxwaymaha
@Mideye157
@Mideye157 2 месяца назад
Qofkan maxa ka khaldan. Somali ha ka jawabto. Sh Sharif ha lasoo celiyo.
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 2 месяца назад
Soomaalida kaca sidaa uga kacdeen markiba hore. Kani waa "Took ka daran kii hore".
@mohamedadankulane4641
@mohamedadankulane4641 2 месяца назад
He talked in diplomacy way adeer umada sharciye kuwada nol yihin Ethiopia hade sharci diyar utahay wa welcome adeerka farmajo markuu barbar 17%kasinayay wadi buu ah sax waa caqli darood
@adensamater5874
@adensamater5874 2 месяца назад
Color fooqal xoolo ma rabto sidaas waxay rabtaa bad ay iyagu yeelato itoopia iska jir hadii kale way ku qabsan waxaba ma fahmaysid adigu
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 месяца назад
FARMAAJO U SAXEEXAY ITOOBIYA MUXU SAMAYN KARAA MISKIIN
@maanka19
@maanka19 2 месяца назад
shekdu ethiopia wey soo dhaaftay hadda african kii ba nalaleh
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 месяца назад
Muxuu yiri Badahayna ay wax ku leeyihiin Ilaahow nadhaafi kan
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 2 месяца назад
Badaheena ayey wax ku leeyohiin aaa iimanka beel😮
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 2 месяца назад
Ethiopia is a hostile country and must be treated the same.
@hodaneey6777
@hodaneey6777 2 месяца назад
Well its hard to do that when you have NGO workers as president. At this rate Sland should just go its separate way wallahi and the rest should make their own plans
@XafsoYasiin97
@XafsoYasiin97 2 месяца назад
Xssanow waad buktaye dawadada waa lacag in qahuuraha ad qufeysid in adiga lagu duugo danta qoskaga mooye dan guud o somaliyed kama shaqeysid adiga kooxda ada xararash qaran dhulkii danta guud waad xarashatey hadan waa qabuura faag wax dhul oo dhiman majiraan wax lagu amini karo ma jiran waxan maqli jiray labo warood laguma halen karo wa gera masuul ilaahay umada haka qabto
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d 2 месяца назад
Illaahow AS noo keen waanu ku daalnay munaafiqiintan kolba leexada dhunacay gaaladu isoo yeedhisoo noo saarayaa waanu dawakhnay wallee
@mohamedhassan3983
@mohamedhassan3983 2 месяца назад
War shabab maa rabno naftada kaa xadal dil iyo qarax maa rabta qawarijyaxow🤦 jahil wallahi somali xa nolato 🗣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@safarle9284
@safarle9284 2 месяца назад
Xasan waa madaxweyne Qaran, waa dal xureeye cidii fahmeeyn koleey fahan lagu qasbi maayee, dadkiina dhinac ka raaca
@laaska0014
@laaska0014 2 месяца назад
madaxda sooomaaliyeed ciyaalka yahuuda ayaa maamula dalkaan waalaheystaa halabadbaadiyo reergalbeedka maraykanka iyo gaalo dhan dadka soomaaliyeed bay isku bahaysteen
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Kudaroo Xitaa alshaab reer galbeed ayaa sameestay si dalka quus loosii geliyo kuli waa mashaariic is daba socota ..
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 месяца назад
SOMALI ISKU DAN MAAHA, WAY KALA TAGTAY, ISMA RABTO!!!!!!.HADAAD IS INDHA TIRAYSAAN IDINKAY IDIN JIRTAA!!!!!!.
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Месяц назад
HSN uurkada afkada is wafaji
@Adan974
@Adan974 2 месяца назад
Ka warkiisa wan kulablabooday 😢
@libankhalif5610
@libankhalif5610 2 месяца назад
Sixun wax u sheeg ha noqon ninyahow Madaxweynuhu wax khalad ah ma uusan sheegin
@flimbychuckz6947
@flimbychuckz6947 2 месяца назад
Walla xawlla walla quwata somaliyeey xasan sheekh iska qabta waa nin iimaanla oo waxba ka xishoonayn dhulkii iyo dadkiiba uu iibinayaa itobiya iyo kiniya goormaan walaaloonay wa laba cadaw oo somaĺi gumaysta
@mowhei5568
@mowhei5568 2 месяца назад
War kan waa loosoodhaartay wallahi. Hadalkiisa waa fulay fulay doqona oo kale. Kan dartii baan alshabaab ugu biiridoonaa hadii uu wadanka iibsado oo walahi Xabashi alshabab baa iidhanta. 😂😂
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv 2 месяца назад
Cabdijaliilow sxp maal mahaan waad gaa bineysaa
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d 2 месяца назад
Somaali si dhab ah ha u tageerto AS kuwaas oo cadow u haysanay hadaan tageeraynaa xasan adaanu islahayb wuu ka yara dhiidhiyay nimaankaas aan gaalo ka amar qaadan ee kitaabka nagu maamulaaya ayaan soo dhawaynaynaa ha idin wasaan idinkanee hoyadii maamul goboleedada ka wasaa
@mohamedhassan3983
@mohamedhassan3983 2 месяца назад
War shabab maa rabno ayaka gaalo ax oo muslimin somali ax dil iyo qarax isku daray war masaxdada fur jahilyaxow madaxwayna badal lakin shabab waa gaalo wallahi guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚔️⚔️⚔️⚔️🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@maxamedyusuf1063
@maxamedyusuf1063 2 месяца назад
Dowlada somalia wlle iyo bille shabaabkaa ka saxan hadda unbaan ogaaday Inaan tahriibo niyadayda kuma jirin lkn hadda kadib waan haminayaa intuu ninkan camal hogaamiye noo yahay
@subraarm4381
@subraarm4381 2 месяца назад
Hassanoow Ilaahay ku qabay waad buktaa ama Imiraadka iyo Yuhuudaad u dhuumanaysay ayaa Film kala duubay waadiga socda wax dhacaya meel had eegto raadinay Hawiye Damiirle oo dalka kala qabtaa ma jirto miyaa Alle ha ku qabto
@NajmaHuss
@NajmaHuss Месяц назад
Ani hadlkisa meelxun makfiiriin wuxuudhahy yacni inay adeegtaan wacaadi lkn ineey usooguraan aaqalad aha
@user-hv4mh3ji7k
@user-hv4mh3ji7k 2 месяца назад
Cajiib dad ayaaaba u sacaba tumaya lana dhacsan qudhunka uu ku hadlayo madaxwayne kusheekani
@DalabMaxamed-nc7pm
@DalabMaxamed-nc7pm 2 месяца назад
Dadka Ka hordhaqaaq illaahey nakaadhaaf oo haku badalo Wada I qableh xasan huuro nadhaaf
@user-fe9iv8ld1y
@user-fe9iv8ld1y 2 месяца назад
Hal qof oo taageera kuma jiro
@craxmanaadan1481
@craxmanaadan1481 2 месяца назад
Ethiopia iyo somaliland ayaa heshiiska wada galaya maxaad adigu u hanbalyayn wayday ? Waa maxay cadaawadu mar hadaanad joojin Karin afxumada iska ilow horaa loo yidhi afxumo nabada waa kaa fogaysaa colaadna waxba kaagama tarto ma waalan tahay adigu sidee waaye
@AbdulfataxAbdullahi
@AbdulfataxAbdullahi 2 месяца назад
Imaanka ala kaqaad warkan illlah dalka hadhaafiyo
@Wadani924
@Wadani924 2 месяца назад
Ninkan bad u ma dagaallamaayo ee lacag buu u dagaallamin.
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 месяца назад
Halyeeyadii u geeriyooday dhulka somaliyeed ineey qabriga ka soo baxaan baan ka cabsanayaa
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 2 месяца назад
Xasan dhiiqo hadal jilicsan looma baahna iyo xukun jilicsan iuo hogaan jilicsan
@mohamedyuusuf8749
@mohamedyuusuf8749 2 месяца назад
Adigana kudhegysan mayno Xasanow
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 2 месяца назад
Xasan runta wuu arka wuuse diiday Hdna in dunidu dhagaysato ayuu Raba war berbera in isaaq leeyahay aduunku waa yaqaan Ethiopia adigu isma kaayo barayside Hortaaban dal ahayne edeb qaado😂😂😂
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 2 месяца назад
Qabuura faagashada miyaa ah hor umarka
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v 2 месяца назад
Hadaa maxaa somaliland lagu haystay.
@addesom
@addesom 2 месяца назад
Warxumo tashiil sixir waa ka daran yahay. ogow Abdijaliilow aakhiro isxisaabin inay jirto "weylun lilmusaliin" oo aan la dhameys tirin suurada waa arin aad u qaldan.
@user-hc8yr8lg9w
@user-hc8yr8lg9w 2 месяца назад
Oday xasan usi yurub malagu Soo tumaa😂
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c 2 месяца назад
He is by believe that somalia is normal country like other that is why he said global satisfies Somali’ being a country so he is so crazy person
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u 2 месяца назад
Ey ey dhalay. Kusoo dhawey amxaar. Mareeg. Cadale. Warshiiq. Muslinka dhulkooda iyo badeeda udaay waaya. Warka wuu cadeystay waaya. Qabiil loogu hiilinaaya
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 2 месяца назад
Kan dulkii Qabuuraha ayaa Ka badbaadi waayay Walee Hasshan Sheekhow Baahi badan Dalka Wuu kugu Qabaa Goormaa ayay Baahidaada Dhamaanee 😅
@mahatthassan
@mahatthassan 2 месяца назад
Muuso bixi bilash logu dhagnaa ninkan gatay bada
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Anigu waan Ogaaa in ninkaani bada iibsaday ali balcad baan wakiil ka ahaa ninkaan, balse hadaad adigu ogaatay awoowe Hambalyo
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv 2 месяца назад
Nio quburada amniga ka hadla sooraadi
@Jibriil571
@Jibriil571 2 месяца назад
Tuug xabaalo qote
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 месяца назад
Subxaanalaah>>>> Ethiopia haddii ay rabto iney soo gaarto xeebaha Soomaaliya waan soo dhaweyneynaa ? Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah!
@abdikhadarahmed
@abdikhadarahmed 2 месяца назад
meed canshure hadalka layab malehan😅😅😅😅
@-xu9nd
@-xu9nd 2 месяца назад
Kan yaa Naga aamusiya oo Naga qabta
@user-mp3ui8ov3d
@user-mp3ui8ov3d 2 месяца назад
Tuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuùuuuuuuuuuuuuuuuug
@HassanHashim-ed8jj
@HassanHashim-ed8jj 2 месяца назад
Wa dayuus an diin lahen qainkan qabura fagte Ibiliis aya kushaqeysto
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 2 месяца назад
Kani ethiopia sirta ay ka haysaa ma yara ee waxaani caadi ma aha shalay hadal.buu lahaa maanta wax kale buu leeyahay . Dalkaan rag buu u baahanyahay oo aan sir laga haynin waxaani rag iyo dumar waxay yihiin laga shakisanyahay oo sirta laga hayo yarayn dadka iyo dalka halla dhaafiyo.
@Weheliyechannel
@Weheliyechannel 2 месяца назад
Wll waxba haka walwelin dalkaan rag iyo rabi baa u joogo niman aan gaban oo 18 sano ilaayahda aan laloodin karin ayaa jiraa kuwaana waa daba dhilifyo lagu shaqeysto
@AhmedBaari-st7qe
@AhmedBaari-st7qe 2 месяца назад
Biyadhaca hadal kuma so qorin discription Dhax ka qabashada hadal ama nuxur ka lexashada saxafada ka.mid ma aha
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 месяца назад
Sheikh shariif hala soo celiyo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Shariif, Soo kuma jirin Ragii Miranaayo ee Burbur qaran oo qabiilka U Ordaayay Maanta natiijadii waakaas dalkii burburay
@user-iq1wy7pf4q
@user-iq1wy7pf4q 2 месяца назад
Hye hye xaad ku hadleysa xasan tuug waan ogaa inan rabto in bada adiga aad saxixdo oo aad gadato tuug feero weyn
@user-zw6wl9hc7c
@user-zw6wl9hc7c 2 месяца назад
Xasanow ma dalkayga ayaad nagu haysata Ma adiga ayaa berbera lagaala tashanaya? Bal doqonimada inta leeg eeg 😂😂😂 Bilaash aniga Ethiopian dalkayga ku keenay Ee caqli miyir qaba ku hdl
@zahraabdalla4957
@zahraabdalla4957 2 месяца назад
Subxanalah
@hussnimoha
@hussnimoha 2 месяца назад
لا حول ولا قوة إلا بالله 🤦🏽‍♂️
@xarfo
@xarfo 2 месяца назад
marka aniga kaliya i dhageys tuu leeyahay ninkii shirarka qabilada qabam jirey adiga ma aheyn miyaa 😅😅
@bakarmaxamed3065
@bakarmaxamed3065 2 месяца назад
@Abdijilow waxaan oo kle ha inoo gudbin naga daa ileen itoobiya ayuu inoo faalinayaa illahow hasan skeikh wadanka ka badbaadi 7:44
@yooltube2022
@yooltube2022 2 месяца назад
Subxaanalaah illaaho kan naga qabo😢
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 2 месяца назад
Kuwi caayayey alshabaab hada maxaad leedihiin? Maangaab yahay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
Alshabaab yaa abuurau ?! Iyaga Xitaa waa mashruuc gaalada reer galbeedka dhistay oo iyagu maalgeliyaan waa sida ISIS waxaa laga maamulka Addis abab iyo CIA Mareykanka.. daciif baad tahay lagu qaldaayo diintaada macaan, Ogoow marka Dawldaa. Reer galbeed iyagaa abuuray alshabaab iyagaan Burburin doona markii aay alshaabtu Soomaali dhameeso ayaa igana la dhameenayaa.. khalaas.. saasa dalka lagula waregayaa
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 2 месяца назад
Odaygani maxaa ka qaldan ? Sidani miyaa ka dhab ah ?
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 2 месяца назад
Shantii casho uu cusbaa oo lawaayey maxasuusataa ayaa wax lagu soo sameeyey madaxwaynaha madaxiisa wajigiisa fiiri waxbaa qaldan
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 месяца назад
Hassan gurguurte dhagahiisa, afkiisu isma maqlaan, markee ayuu saxsan yahay Shalay Iyo Maanta. Odaygu wuu isku dhex yaacay, waxaasoo waxaa ugu waa xaaraan quute/ cunne bilaa damiir ah kkkkkk
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 2 месяца назад
Kan allah naaro doqonka damiir laawe
@user-kx1ps4ib5x
@user-kx1ps4ib5x 2 месяца назад
Intee walaal kunoqonay itobiyo iyo keenya subxaana laah
@iskamajiidhe
@iskamajiidhe 2 месяца назад
4:00
@user-xx1oy7wk7n
@user-xx1oy7wk7n 2 месяца назад
😂😂😂
@alcabaasforextrader7410
@alcabaasforextrader7410 2 месяца назад
Fuurayeey
@abuubakarmaxamed8336
@abuubakarmaxamed8336 2 месяца назад
Intee walaalo ku noqonay waaa yaabee???
@AmalAbdirisakMahamed
@AmalAbdirisakMahamed 2 месяца назад
Nabada iyo karaamada ay hawiye iiiiii keeenayaaan muxuuu ahaa 😂😂😂😂 Fulay fulay dhalay baa tahay sinji xun
@issahalane7293
@issahalane7293 2 месяца назад
Bal EEG caagaan
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej
@sheeekhmaxamadcaliali-lc8ej 2 месяца назад
Subxanalah horaa loo yidhi ido hor manoqdaan ninkan maskax ahaan ayaa lohayaa
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 2 месяца назад
war kan waa isku dhex yaacay walaahi
@mahadhomedia
@mahadhomedia 2 месяца назад
Madaxwaynuhu waa doqon xaqiiqiyan😢
Далее